QAABKA LOO DHISAYO WADADA MADAARKA HARGEISA 2025

  Рет қаралды 9,762

HARGEISA VLOGER

HARGEISA VLOGER

Күн бұрын

#hargeisa #berbera #4k #wado cusub
#Hargeisa_Airport #Suuqa_Hargeisa
#sanaag​ #somaliland​ #ceel​ afwayn
#SOMALILAND​ VLOGS AL
#HARGEISA​ VLOGS
#BURCO​ VLOGS
#BERBERA​ VLOGS
#CEERIGAABO​ VLOGS
#WADAAYINKA​ #HARGEISA​
#HARGEISA​ #DHULKA​ #GURYAHA​
#TOURISM​ #archives​

Пікірлер: 46
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 күн бұрын
Masha allllah ilaaaaahow hargaysa barakeeee nooooooolaaada reer hargaysa insha alllllah❤
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 8 күн бұрын
Masha allah sow beautiful city services aad buu mohiim uu yahay daadkii keeygi hormar wacan baan idiin rajeenayah markastaa iyo meel kastaa from mudug puntland 🥰🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 күн бұрын
Mahadsanid wllo❤
@leohart88
@leohart88 8 күн бұрын
Hargeysa waa Magaalo baaxad weyn ku fadhida, dadka ku nooli waa tiro ahaa 1.5 Million... In ay yeelato waddooyin fiican waa arrin aad u muhiim ah.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 күн бұрын
Masha allllah hargaysa waxa ku noool shan malyaaaan guuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 күн бұрын
Insha aaaalah wado ad u quruxbadan bay noqon❤
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 8 күн бұрын
Thanks bro maadama aan kaa codsaday vedeo ha wadada madaarka 🙏
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs 7 күн бұрын
Adigaa mudan wll
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 7 күн бұрын
Waa Very important in Wadadaasi balaadhato 4 Haad lagadhigaa waa bilicdii Center Ka caasimada.muhiim
@Ahmed5166
@Ahmed5166 8 күн бұрын
Manshallah Casimadii Qaranka Somaliland ❤❤❤❤❤
@abdiali7666
@abdiali7666 6 күн бұрын
Masha Allah
@munahaybe6749
@munahaybe6749 8 күн бұрын
Mooge xafadihiisa wuu dhisay geesi masha Allah mayor danbe ku dayda oo xafadihiina si wacan u dhisa
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 7 күн бұрын
MAANSHAALLAH
@OmarShawqi-t8e
@OmarShawqi-t8e 8 күн бұрын
Mcha alah❤❤❤❤
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 8 күн бұрын
waaba waali. 2 KM ayaan 2 biood weli fari ka qodayn. halkaa ku noqo.
@ahmedabdulli
@ahmedabdulli 7 күн бұрын
Khaladka wadada ka muuqda lama xaaqin tii hore ee meesha taalay eh, iyadii baa la buuxiyey. Wado Cusub iyo qandaraas cusub, waxay ahayd in " Foundation" cusub la dhigo, gaadiidkana aan loo fasixin ilaa la dhamaystiro.
@ozzylink
@ozzylink 7 күн бұрын
The government in Hargesia man job should be building more roads and pavements for people to walk. Every corner in Hargesia is full of sand. Something major has to be done to change Hargesia and lets not forget all other cities in Somaliland
@kl8650
@kl8650 7 күн бұрын
What is a pavement 😂?
@ozzylink
@ozzylink 7 күн бұрын
Pavement is English where people walk. It’s like roads for humans to walk not cars you might know it as sidewalks
@mohamedhagoog361
@mohamedhagoog361 Күн бұрын
Sand is good.. Tusaale hadii wado kasta la saaro daamur/shub xiliga kulaylaha waa la'isla kululaanayaa, ciidu kulaylka qoraxda masoo celiso humidity way haysa
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 8 күн бұрын
❤❤❤🎉
@MawliidFarah-d3z
@MawliidFarah-d3z 18 сағат бұрын
Dhulka inta banan iyo inta lga dhisaya isma leeka quruxdu wxy ku jirta in wadad la ino kordhiyo hada sida muuqata wa laba haad uun
@user-horo
@user-horo 4 сағат бұрын
Waar Airportka ayaa muraayadii dalka oo mudan in lahor mariyo kadibna wadada lahagaajo,
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 7 күн бұрын
Aar igada wa la shaxaade
@BoondheereLibaax-f8e
@BoondheereLibaax-f8e 7 күн бұрын
Hargeysa baydhabo aya ka qurux badanee lee saan maxa waaye
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 8 күн бұрын
waa afaar km sidii la sheegay.
@BuulCaws
@BuulCaws 8 күн бұрын
@@musaali-dk8cq SAX maaha 4 haad ,Waxbaa ninkaa iskaga qaldan
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 8 күн бұрын
adeer wadooyinka garoowe weligeed hargaysi gaadhimayso. wadooyinka. hargasysi waa ku ugu tayada xun deganada somalida
@mustafa-e5f
@mustafa-e5f 8 күн бұрын
Waa kugu raacsanahay xaga tayada shirkadahaasi aad bey uga tayo fiican yihin kana lacag jaban sidaan filayo
@abdulwahidmohamud-s1n
@abdulwahidmohamud-s1n 8 күн бұрын
Siilka walasha badhyo culus u sheeg
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 күн бұрын
Waa lagaadhidoona waana laga fiicnaaandoona insha alllllah
@munahaybe6749
@munahaybe6749 8 күн бұрын
Ano reer hargysia kugu raacsan wadooyinka wan ka dhimanay magaladu aad Bay noogu wayntahay sida garowe maha garowe wan ka shaqayn jiray.
@abdishakur3791
@abdishakur3791 8 күн бұрын
Waar nio adoon caytamin ma hadli kartid miyaaa​@abdulwahidmohamud-s1n
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 8 күн бұрын
Waxa haboon,waxad umada usheegaysaa inay noqdaan wax aadhubto ama taqaano . Wadadan maadaarka caasimada waxa dhisayaa waa taywain waxlaga dhimayo iyo waxlagudarayo midna majiraan oo waa heshiis labodal taas horta oo akhri cidakarabta waxkawayn ama kayarna iyadaa daali
@Ahmed5166
@Ahmed5166 8 күн бұрын
Goormay Dhamanaysaa?
@hargeisavlogs
@hargeisavlogs 8 күн бұрын
Lix bilood ayaanu ku dhamaynaynaa ayay yidhaadeen shirkada dhisaysaa
@Ahmed5166
@Ahmed5166 8 күн бұрын
@ Mahadsanid Adeer yonis
@sakiguray3248
@sakiguray3248 2 күн бұрын
Somali musuq kama dhamadan Bal wadadasi Baaxada ay leegtahay iyo INTA Laga dhisay EEGA
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 7 күн бұрын
Uu hadu dhismo ka socdo baburta maxa lugu xidi wayay sawka iska dul maraya wadada
@MaxamedGreen
@MaxamedGreen 4 күн бұрын
2k mitir ka badan lagu wasye
@BuulCaws
@BuulCaws 8 күн бұрын
Been badanaa, wuxu yidhi ugu population ka badan,Maxaa waxaasoo been ah kugu kelifay? Waxa kale op uu yidhi 4 haad,Dadoow idinkui daacad ah 4 haad meeshaa ma ku aragtaan, Waa 2ba haad po weliba aan aad u balaadhnayn,Weli maynaaj baran sida wadoouonka loo dhiso.
@fdama
@fdama 8 күн бұрын
Somalida soo futadooda kama hadlaan? Been iyo qudhun.
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 13 сағат бұрын
ciilaney bal orodoo doorashadii iyo diwaangalintii soo eeg dagmada maxamuud heybe ayaa aheyd ta ugu codka badan
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 13 сағат бұрын
doorashadii baa wax walba cadeysey maxamuud heybe ayaa ugu cod badneyd hargeisa adaa sibiisha ka hadle soo ooy dee
HOTELKA UGU CASRISAN HARGEISA | MASALAHA HARGEISA 2025 MODERN HOTEL
11:00
ISBADALKA HORUMARKA HARGEISA CITY WALK
12:09
HARGEISA VLOGER
Рет қаралды 4,7 М.
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН
ССЫЛКА НА ИГРУ В КОММЕНТАХ #shorts
0:36
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Wax ka baro Mac-hadka Kuwaytiga ee dadka badan Soo Saaray.
14:09
MM Somali TV
Рет қаралды 9 М.
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
FADXULKHAYR RESTAURANT HARGEISA
12:47
Sultan_bulshaawi
Рет қаралды 3,7 М.
MA ARAGTAY FOOQA UGU DHEER HARGEISA 2025? ~ SUUQA WAAHEEN
9:33
HARGEISA VLOGER
Рет қаралды 8 М.
Dahabshiil Motors Hargeisa Somaliland
13:51
Sultan_bulshaawi
Рет қаралды 19 М.
WADADA 200 MAXAA ISKA BADALAY HARGEISA SOMALILAND 2025
13:56
Dalmar vlogs
Рет қаралды 5 М.
요즘유행 찍는법
0:34
오마이비키 OMV
Рет қаралды 12 МЛН