Qaabka loo sameeyo GOOGLE AUTHENTICATOR with SolaGroups.com

  Рет қаралды 36,111

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Пікірлер: 67
@SolaPortal
@SolaPortal 3 жыл бұрын
Dad badan ayaa isoo weeydiiyay, hadii MOBILKA iga lumo maxaan sameyn karaa? GMAILKAAGA hadii markaad sameynaysid GOOGLE AUTHENTICATORKA uu ku xiray yahay, any DEVICE waxaad u istcimaali kartaa GMAILKA oo soo celinaya ORIGINAL KOODKA.
@khayrallesii8278
@khayrallesii8278 3 жыл бұрын
Walaal aniga waxaa igu dhacday maalin ka hor intaadan muuqaalkan soo dhigin ayaan damcay inaan samaysto google authenticator oo code ku xidho akoonkayga. Nasiib darro waxaan khalad ayaan samayeeyay oo aniga hawsha dhamaystirin ayaan log out idhi. Lambarna iiguma save garaysnayn Facebuuga. Sida aad hada muuqaalka naga tustay ee computer adeegsatay oo cinwaanka ka furtay ka bacdina aad QR codeka scan garays maan samayn. Ugu dambayn waa ii furmi la yahay codekana emailkayga kuma soo dhacayo, lambarna awalba iiguma kaydsanayn meesha. Magaca iigu qoran Facebuuga iyo ka IDgana inyar ayay is khilaafsan yihiin. Maxaa xal ah ama sidee loo furi karaa oo talo i siinaysaa.
@mustafmursal7109
@mustafmursal7109 3 жыл бұрын
Sola walaal mobile iga dhumay waxaana iga xirnaa google authenticator sidee marka code u helaa walaal sola
@saciidmohamed7388
@saciidmohamed7388 3 жыл бұрын
Ustaad
@cabdiraxmaanaxmed21
@cabdiraxmaanaxmed21 3 жыл бұрын
Beentaa waaye hadii phone.ka lumo waa new ma helayo codes.ka marka way adagtahay
@armaniofficial6315
@armaniofficial6315 3 жыл бұрын
Wlhi mobilki iga lumay apkas u xanibanahy imika Gmail mkugalo
@mohamud12adam50
@mohamud12adam50 9 ай бұрын
Aad baad u mahadsan tahay sola waxaan dawaday 17 /4/2024. Jazaka allaah khayr jazak.
@abdirisakmukhtarabdirahman8981
@abdirisakmukhtarabdirahman8981 3 жыл бұрын
MaashaAllah waa cashir qiimo badan, xitaa Twitter-ka waan ku xirtay
@suliemanibrahim3778
@suliemanibrahim3778 3 жыл бұрын
Thank you, Masha Allah you are a very educated person
@hassanahmed8416
@hassanahmed8416 3 жыл бұрын
Many thànks ustaad Cabdinasir Ismaaciil
@Xogsidemedia0
@Xogsidemedia0 3 жыл бұрын
Masha Allah ustaad aad baad umahadsanatahy ciid Mubarik
@Phahid
@Phahid 3 жыл бұрын
Masha allah sxb waxbadan ayan ka faaidnay thanks👍
@jabrilabdullahi-g4i
@jabrilabdullahi-g4i Жыл бұрын
Sxb ii faa idey waxaa fahmi waay qaabka aan isku xeraayo binance iyo authenticator
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
Masha Allah macalin mahsnaid
@zuldaanmukhtarofficial5709
@zuldaanmukhtarofficial5709 3 жыл бұрын
thank you ustaad alle haku sharfo
@wiilodahirahmed554
@wiilodahirahmed554 3 жыл бұрын
Masha allah Brother. Thanks 👍👍👍
@martisoore4961
@martisoore4961 3 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyr macalim
@dilwaryaagamer2223
@dilwaryaagamer2223 3 жыл бұрын
keep going walal c,nasir
@ZuuzuuMms
@ZuuzuuMms 20 күн бұрын
Thnks❤
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 күн бұрын
Daqiiqada 09:02 waxaan ku qoslay Abdimalik muse coldoon, qoraalkiisa 😂😂
@rashkageelday9502
@rashkageelday9502 3 жыл бұрын
#thank_you ustaad sola
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
Walal aniga wan ku xidhay ka bacdi number ka markaan galiyo ima yeelayo mxn smeyaa
@FAAD21
@FAAD21 10 ай бұрын
Thank you teacher
@sakariaabdiaziz
@sakariaabdiaziz 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad. ❤
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 3 жыл бұрын
Thank you teacher ✅ 👍
@maxamadtixsi
@maxamadtixsi Жыл бұрын
❤❤❤❤
@shueybjeele7303
@shueybjeele7303 3 жыл бұрын
Thanks ustaad
@kabtankaxafads5995
@kabtankaxafads5995 Жыл бұрын
Wa ika daleydmay marka maxa xala sawirna kaama qadan
@mohamedabdi634
@mohamedabdi634 3 жыл бұрын
Shugraan zxp
@Quraanlover291
@Quraanlover291 3 жыл бұрын
wllkey options kaas kale ee sacurity key ah ayaa fb ga iiga xirmay hadii aan kici isi dhaho waxa uu i dhahaa Use sacurity key Kaas oo leh 2 options sida USB and Bluetooth i caawi please
@dilaasuujino
@dilaasuujino 2 жыл бұрын
Sxb xal Maheshay? Ciladaas ayaa iheesataa
@mohamedkapitanoofficial1400
@mohamedkapitanoofficial1400 3 жыл бұрын
Teacher hadii mobilku kaadhumo Magali kartid facebookga sababto ah mobilka cusub makugu xirna google marka see ku helikaraa code hadii uu kaa dhumo
@Mohamed_A_Alpha
@Mohamed_A_Alpha Жыл бұрын
Tellka cusub Gmail kaga kuxir kadib application ka soodagso markaas code ka waad helaysaa
@jabrilabdullahi-g4i
@jabrilabdullahi-g4i Жыл бұрын
Ustadii qabka aan iski xerayo binance ga iyo google authenticatorka isma qawanoyaan
@mohamedabdikadir6910
@mohamedabdikadir6910 3 жыл бұрын
Mudane hadii uu telefonka kaa xumaado ama uu kaa lumo see u heleysaa code-kaagii , maadaama uusan app-kan lahayn log in ama backup
@qodeymedia347
@qodeymedia347 3 жыл бұрын
Same question
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 жыл бұрын
Markaa moobeel kale soo gadatid oo kle hadii Apple ID gaagii hore ku furatid moobelka cusub kadib soo dajisid appkaan otomatik waxaaga meeshaas ay kugu jiraan.
@mohamedabdikadir6910
@mohamedabdikadir6910 3 жыл бұрын
@@Faysal_Mohamed mudane hadii aan android haysto kawaran
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 жыл бұрын
@@mohamedabdikadir6910 taas masheegi karo bro, android Ma isku fiicnin.
@abdifatahali3099
@abdifatahali3099 3 жыл бұрын
TWO FACROE AUTHORIZES ZEEE LOO ISTICMAALAA INTAAS IFAHANSIIYA PZLE
@AbukarAbukar-ub4fg
@AbukarAbukar-ub4fg 6 ай бұрын
Ustaadii sidee binance loogu xirtaa
@abdinasirmohammed6880
@abdinasirmohammed6880 3 жыл бұрын
Waad mhdsnthy Appka magaciisa noo sheeg
@abdirahmanmahamed8036
@abdirahmanmahamed8036 3 жыл бұрын
fadlan noo sharax micnaha broker
@nafisonaftauroon
@nafisonaftauroon 3 жыл бұрын
Walal dhib Aya I haysto in aan kula hadlo Ayan Raba Facebook MA iso qori karta
@saciidmohamed7388
@saciidmohamed7388 3 жыл бұрын
Tex app ku xiray ustad se uga badali kara
@WiilSubeer
@WiilSubeer 9 ай бұрын
Haduu ugu dhumo side uga furaa
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 3 жыл бұрын
BARO CARABI MEELKASTO.JOOGTO
@hayaanmedia2272
@hayaanmedia2272 3 жыл бұрын
ustaad hal dhib aya jiro hadi an delete dhaho Google authentication markan dib uso dajiyo waxu idhahaya QR CODE SCAN biniance wo iku xeran yahay set up key mel kuma qoran mxa xal ah
@theonlyone4525
@theonlyone4525 3 жыл бұрын
Anigana sidaada oo kale inta aan ku xirtey fb geyga ayaa mobelki iska badalay hada mis cusub ayaa so gatay mudo ku dhow bil fb geyga authonication code ayu o waydiiina waana so dagsadey app ka waana wax code ahna iima so dhacaan Fb 10 sano ayaa istciamaaleyeyy hada mudo bil ah ma gali karo Maxa hal ah?
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
@@theonlyone4525 zxb isku dhibaato ayaa na hysta ee xal ma u heshay zxb
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
@@theonlyone4525 wall
@ahmedyasiin2418
@ahmedyasiin2418 3 жыл бұрын
Haduu mobilku kaa lumo waad jabtay
@axmedmaxamed1892
@axmedmaxamed1892 Жыл бұрын
Asc usadi Account 1xbet ayuu igaga xeran yahay lacag ayana iga xayiran siden kaga furi karaa account kega 1xbet
@mohametamein8815
@mohametamein8815 Жыл бұрын
Ma kuu hagaagey shp
@kooxdashantasomaliyeed8197
@kooxdashantasomaliyeed8197 8 ай бұрын
Sxb ana lacag iiga xaniban ee makuu hagaagay​@@mohametamein8815
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 11 ай бұрын
War xoolihiiba raacda gurgal lahayninee
@cabdiraxmanmacalin6937
@cabdiraxmanmacalin6937 3 жыл бұрын
Iskanka inte lasaara wakuwarere
@mustafxaaji3735
@mustafxaaji3735 2 жыл бұрын
S
@haidarberdoon4416
@haidarberdoon4416 3 жыл бұрын
Asc wll sola email ayaan kusoo direy info@solagroups.com wax jwba mahaayo ilaa hada date 11 may2021 please isoo jwb thanks email: cadee2017@gmail.com
@haidarberdoon4416
@haidarberdoon4416 3 жыл бұрын
Hello
@xuseenali3896
@xuseenali3896 3 жыл бұрын
info@solagroups.com sidaan wax ugu sooo qoraayey waan daalay ee meelo kale lagaa helo majiraan wll adiga raali ah
@abdirahmanmahamed8036
@abdirahmanmahamed8036 3 жыл бұрын
fadlan noo sharax micnaha broker etoro
Recover Lost or forgotten Google Authenticator
8:45
Sola Portal
Рет қаралды 6 М.
How to Set Up Google Authenticator in 5 Minutes!
6:04
Craylor Made
Рет қаралды 143 М.
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Sida aad uga sarifan karto Taran App Stables Coins USDT, USDC and Tron
7:05
Taran Business Online
Рет қаралды 7 М.
Brashada CrypoCurrency Lesson - 1
7:38
Sola Portal
Рет қаралды 13 М.
Waa Maxay Google Authenticator Maxaase Faa'iido Loo Isticmaalaa?
10:10
Trust Wallet sida loo isticmaalo | Barashada Cryptocurrency Somali
28:38
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 81 М.
Qaabka loo furto Binance iyos ida loogu xiro Preimer Bank Part - 1
13:46
Facebook and Email Security 2021 with solagroups.com
16:16
Sola Portal
Рет қаралды 8 М.