EXCLUSIVE|Maal Gashiga Lacagaha Cryptocurrency |Qaabkeen U Bilaabi Kara?How To Invest Cryptocurrency

  Рет қаралды 103,277

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show

Күн бұрын

Пікірлер: 337
@Abdijaliil
@Abdijaliil 13 күн бұрын
Dad badan ayaa garanaya waxa loola jeedo ereyada Daacadnimo, Waajibaad, Ixtiraam, Sharaf, iyo Geesinimo Shakhsiyadeed. Laakiin imisa jeer ayaad aragtaa qof si dhab ah u kulansaday astaamahaas kuna dhaqma? Daljir miyaa askariga sidaa ah mise waa cagsigeeda? Inna keeenna aan tagnee Saldhigga Millitariga ee Gashaanle Xasan Maxamed Cismaan “Tuure” si’aan u aragna dhinacyada wanaagsan sida, kartida, geesinimada iyo xirfadda dagaalka ee ciidamadeenna qalabka sida gaar ahaan Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab. Halkaan ka dalbo Buuggeyga Daljir,
@nate-z8q
@nate-z8q Ай бұрын
The video is really informative, I’ll definitely subscribe to your channel! What do you think about elizzarda? How profitable is it?
@cabuud16
@cabuud16 2 күн бұрын
Walal information badan oo qalad ayoo kahadlaayaa, matalan: halving mahan BTC in oo halv nowonaayo ee dadka mining sameeyo faadidooda ayaa haf noqonaayo 4ii sano halmar. Coin iyo token farqi ayaa u fjaxeeyo, token shabakad malahan, coin shabakad oo leeyahay blockchain. Salaamo 👊😁
@ahmedomar1740
@ahmedomar1740 Күн бұрын
Wareysiga nocyadaan wa wax saaid u wnaaagsan oo wax tar leh bulshada. Keep going 💪 broh!
@TheonlyLenged
@TheonlyLenged Ай бұрын
Aar Hadad Sola Sooqabatay legend Baatahy Lkn Nio Sheekh Mustafe Soowabo FX sharci ahaa Hanaga Jashil saaree
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db Ай бұрын
If you know well in fx you are great
@Deposki
@Deposki Ай бұрын
Fx xalal wye sxb
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db Ай бұрын
@@Deposki waxkaken
@2daysago_
@2daysago_ Ай бұрын
Sh mustafe aqoon kugu dhiman wll.....ani shekhaas waan ufiirsaday wacdigiisa waa un political science......taarikhihii hore iyo science unbuu ka hadlaa. Axkaam kale kama hadlo. Maybe sheekh kale recommend garee
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Ай бұрын
wll waxbaa lagu iibsanayaa iibku marka ribo ma ahan loo bandhigi doonaa mashaaikhda fiqiga ku cilmi leh​@@2daysago_
@AbdishakourAhmed-c4i
@AbdishakourAhmed-c4i Ай бұрын
The next turn is Xaliye's turn, Man be mindful of that, Xaliye is also a valuable man! Try to reach out Mr.Xaliye!
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Ай бұрын
Anoo jooga uk luuqada english ma soo qorayo sababtoo ah dadkaan la hadlayo waa soomaali ee iska soo qor afsoomaali walaal mahadsnid
@abdifatahalpha
@abdifatahalpha Ай бұрын
​@@Abdulahi22222English wuxuu noqday wax lagu faano
@Yusufharare
@Yusufharare Ай бұрын
Qodob sax ah wye​@@Abdulahi22222
@mustafehassan112
@mustafehassan112 Ай бұрын
for me xaliye is big scammer
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py Ай бұрын
​@@Abdulahi22222ilbaxnimaduba luqad qaladeedbay u yaqanan wllo
@FahadYusuf-i2t
@FahadYusuf-i2t Ай бұрын
Xaliye Ali, soo qabo waa khabiir Cryptocurrency-ga.
@abdulkadirali8595
@abdulkadirali8595 2 күн бұрын
mahadsanid abdijaliil show amd Al ustaad abdinasir sola
@Diamond-y6b
@Diamond-y6b Ай бұрын
Sola waa qof la aaminikaro allaah hakuxafido❤
@Maxamedqays11
@Maxamedqays11 14 күн бұрын
Waligay KZbin full video manan dhawanin wlhi kan ayaa iku horeyey sola waa another level
@kafakir
@kafakir 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂kaniini maa ku socotaa ?
@SkylineNews1
@SkylineNews1 27 күн бұрын
I believe it would be great to have Abdinasir (Sola) featured on your show as much as possible. His insights and presence add tremendous value, and more exposure would benefit the audience. Additionally, I highly recommend hosting a live event next time where the audience can engage directly by asking live questions. This would create a more interactive experience and make the show feel even more personal. To add to that, charging for the event could help monetize the show, supporting its growth and ensuring more high-quality content in the future. Keep up the great work, and I look forward to seeing more from you and Abdinasir (Sola)!
@fariidaadmi
@fariidaadmi Ай бұрын
Next ustaad Ahmed Busury Soo qabo Macalinka umadda Soomaaliyeed Ee Ajcrypto
@abdiwaliahmed3301
@abdiwaliahmed3301 Ай бұрын
Scam weeye kaasi
@DAFLE6
@DAFLE6 Ай бұрын
Ustaad Ahmed Busury qof gara malahan, asiga iska daaye dadkuu wax baray nin gaara malahan dhanka cryptocurrency hada wax ka baran laheyd waxa arki laheyd dad badan oo aad moodo ine aqoon leyihin ine ​maqaaxi caadi ah yihin @@abdiwaliahmed3301
@fariidaadmi
@fariidaadmi Ай бұрын
@@abdiwaliahmed3301 Waxaan filayaa inaad aqoontiisa ka xuntahay sababto ah lacag miyuu ku weydiistay? Lacag miyuu kaa dhacay? Waxaad ku tiri inoo cadeeyn ?
@abdullmohdtube9954
@abdullmohdtube9954 11 күн бұрын
Busury aaa! Ma qaainka weyn, kaas malaha sxb aqoon uma lihid
@fariidaadmi
@fariidaadmi 11 күн бұрын
@@abdullmohdtube9954 Habaar lagu kari waa 😍
@yusuf_arrap1398
@yusuf_arrap1398 Ай бұрын
waa sax qof gaajesan landheere mahan
@buraale134
@buraale134 Ай бұрын
Xaqiiq wll madaxda somalia waxa lo duluystay wa lacagta emirates iyo qadar xaafad xamar kutaal ba ka dadbadan laakin lacagta awood siiisay
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py Ай бұрын
​@@buraale134ka shekee kuwa mic isu qaata qabilada gaajeysan akhiradooda ku segay
@axmedcabdi7569
@axmedcabdi7569 Ай бұрын
Aadbaan kuugu mahad celinayaa aqoonta iyo fikradaha aad noosoo kordhisay adiga iyo martida studiogaba Waxaan kaa filayaa intaa iyo wax kasii badan hore u soco💯
@Bulshaawi2024
@Bulshaawi2024 Ай бұрын
Legend Legend dhalay bad keentay
@abdirahmandahir6918
@abdirahmandahir6918 12 күн бұрын
Solo waa i dhiirigeliyay mahadsanid. Anoo aamisanaa qaacidada ah in horay loo galo ayuu yiri horay ugal❤❤
@abshirmiraaf7775
@abshirmiraaf7775 Ай бұрын
Odayga wax badan baa isaga dhex yaacsan halfing ka oo kale maba fahamsana ta ugu daran xaaraan iyo xalaal wuu is dhex dhigay wixiiba shiba inu waa xaaraan. Ustaad Ahmed aadan oo reer uk ah ninkaas soo qabo abdijaliil.
@AarMahdi__
@AarMahdi__ Ай бұрын
Xalaal iyo xaaraan lama kala waydiin si guud buu u sharaxayaa wixii qofka soo dhex gala isagaa la doonaya inuu kala doorto waayo kun videos baa jira oo xalaal iyo xaaran sharaxaya kuwaa daawo hadaad doonayso inaad kala ogaato
@hamdafaarah-jj3rw
@hamdafaarah-jj3rw Ай бұрын
​@@AarMahdi__qofka aqoonta leh mxa loo dhaliila Ahmed adam aya aqoon buuxda uu leh isga xaq uu leh waraysi hddi muslim aynu nahay wa cilmi xalaal ah oo aduun iyo akhiraba in anfaca aynu helna
@ahmedabdillahi7066
@ahmedabdillahi7066 Ай бұрын
Kkkkk, waa runtaa, sidoo kale waxaanu fahamsanayn farqiga udhexeeya coin iyo token.
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 Ай бұрын
MaShaAllaah aad baan idiin salaamayaa sxiibboqaalli ah, MclinAbdNaser.. Iyo Abdijaliil.
@abdullahiahmed9601
@abdullahiahmed9601 2 күн бұрын
Waan taageeraa macalim soolo ilaahay hanoo daysto waa hanti qarin
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah thanks bro warbixintaada qiimaha badan ,soo badi barnaamijyada sola iyo kuwa kale ee faaiidada leh
@Em-hu3vq
@Em-hu3vq Ай бұрын
Qof Aqoon leh kuma dhiiran karo Eraygan ( Qofkii Ugu Mudnaa In laga wareysto cryptocurrency aya Studiyaha kula fadhiyo) Afkiisa ayuuba isku baabashy
@CiiltireGemar
@CiiltireGemar Ай бұрын
34:12 XRP IS THE BEST CONIS 🎉
@ShukriyowJr
@ShukriyowJr Ай бұрын
Mentor xage kahela nh
@yussuftawakal1328
@yussuftawakal1328 Ай бұрын
Dogecoin is going wild bro made $100k 🎉
@khadarmohamed3322
@khadarmohamed3322 Ай бұрын
dont sell pro ✌️
@cabdikaafiyaasiin5711
@cabdikaafiyaasiin5711 7 күн бұрын
waxee aheyd saacad aad u qiimo badan oo aan waxbadan ka faaiidey ina dhiirigelisay. mahadsanidiin mudanayaal sola iyo abdijaliil 🙏
@musealihalane6323
@musealihalane6323 Ай бұрын
Abdijaliil aa bad u mahad santhy sido kale ustadkana sida quruxda badan ee uu dhoga faadiyey aqontiisa ad ayuu mahad san yhy.
@Amiircryptor
@Amiircryptor Ай бұрын
Ninkaan sola wax badan hoos uma galin aqoonta crypto currency lkn waaa geesi aan baqin macalina eh oo inta uu yaqaano ku fahan siin karaya keep going sola sxp
@DhurwaaFam
@DhurwaaFam Ай бұрын
aad iyo aad
@azaanibrahimmohamed2846
@azaanibrahimmohamed2846 Ай бұрын
Masha Allah, I am a web developer and in the future I hope to become a back end developer.
@Daacad1999.
@Daacad1999. Ай бұрын
Ustaad ahmed busuri (ajcrypto) noo soo casuun sxb ninkaasi suuqan inta uu dad baray ee noloshooda badalay tiro iyo cadad ma leh.🎉
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 29 күн бұрын
saacad aad u qiimo badan oo aan waxbadan ka faaiidey mahadsanid sola iyo abdijaliil
@Adenrush-ig3xc
@Adenrush-ig3xc Ай бұрын
Waraysigii igu dheraa ee andawado Abdijaliil Show iyo Sola wan idin salamay sxp dhalinyarada somaliyedna waxan ku dhirigalinaya inay ka Faidaystam Technologydan casriga ah ee Aduunku isku badalay
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 Күн бұрын
Waxa u dawaneysis lacag aya laga hadlaya 😂😂 Hadi kale ma dawaneysid
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 Ай бұрын
Abdalla wey soo qawo goatka
@FarhanAbdi-m3n
@FarhanAbdi-m3n 17 күн бұрын
Sola legend khibradle weeye gulayso zhp
@HassanSaeed-l3g
@HassanSaeed-l3g Ай бұрын
Mahadsanid, Cabdijaliil
@abdirahmanahmed-eq3jt
@abdirahmanahmed-eq3jt Ай бұрын
What is a Profitable video thank you more....
@HiiraalAli
@HiiraalAli Ай бұрын
Masha allah maclin sola jazakalah
@Rasheitt
@Rasheitt Ай бұрын
Cabdi jaliil please wall abdi wali ahmed shire moalimuu fx soo qabo forex trader ayuuw ku dheereyaahe
@Knowmad1010
@Knowmad1010 Ай бұрын
MSTR will make me millionaire, insha Allah.
@ZeinproaliFarah
@ZeinproaliFarah 20 күн бұрын
Sola indhahaa light ✨️ uga qabatay
@Mohammed_obsiiye
@Mohammed_obsiiye Ай бұрын
Waa fursad aad uwanaagsam
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@XabsaqaliXabsaqali-my6xj
@XabsaqaliXabsaqali-my6xj 14 күн бұрын
Wa inaan bilabaaa🎉❤❤
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 Күн бұрын
Ha degdegin iska hubso xalaal miya mise wa xaraam walalo.
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 Күн бұрын
Subxanallah hal qof oo dhahaaya kuma jiro comments section, ka war waxaan xalaal miya mise wa xaraam mxaa investment lagu sameynaya mxaa laka gadanayaa shuruudii iibka iyo tijaarada ee sharciga islaamka ma waafaqsantahay cajiib cajiib, Sola lee lawada amaanaya.
@MACSARO_PRO1
@MACSARO_PRO1 Ай бұрын
msha allah ustaad ilahay haka jasa i siiiyo ❤🙏🍂
@Abdiqaadir-ut7os
@Abdiqaadir-ut7os Ай бұрын
Solo my 😍 fav wXaan kala socodaa twitter ka
@howtoinvestonyourselfbutno4613
@howtoinvestonyourselfbutno4613 Ай бұрын
kelmada weligaa cidna uma shaqeyneysid.. waa in lasaxaa? bitcoin investment is not one night richness.
@Dhooddimeer
@Dhooddimeer Ай бұрын
CASHAR CAJIIB AH WEEYE🎉
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 18 күн бұрын
Waryaa😂
@AbdinuurCeenaanshe
@AbdinuurCeenaanshe Ай бұрын
Blockchain waxaa laga wadaa peer to peer networks weye. Oo taranscation ku dhacayo coinka to coin
@mohamedfamily9350
@mohamedfamily9350 23 күн бұрын
Moalimu fx soo qabo wll
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Ай бұрын
Ninkaan iyo Abdalla way waa isku mid, Cilmigaan si guud beey u yaqaanan, Wax badan kama fahamsana Suuqa crypto
@normohamed382
@normohamed382 Ай бұрын
waa kula qabaa ninkaan waqtigeedi ayuu ka fadeestay oo lacag hoose ku iibsaday 30 daqiiqo ayaa fiirsaday aqoon technically kama dhadhansan
@xasanmaxamuud3474
@xasanmaxamuud3474 Ай бұрын
Cabdalle nin lacag sameynaa oo hadane Arday lacag ka qaaadanaa waaye
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 Ай бұрын
Xalay barnaamijka waan dhamnauystay, Markaa SOLO waa investor ee ma aha khabiir cilmigan falan qayn kara.
@rashiidkhadar4928
@rashiidkhadar4928 Ай бұрын
Coirse crypto cid si fiican u dhigi jartaa illaa hadda ma hayo. Yalaxow baaba siSOLO dhaamay marka labada waraysi la isu eego. SOLO kaliya waa investor ka faa'iiday crypto.
@abdiqafarhaji8319
@abdiqafarhaji8319 Ай бұрын
@@rashiidkhadar4928 exactl bro
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 Ай бұрын
yes thank you abdijalil waqtigi ugu haboonaa baad kusoo beegtay
@HASSANMOHAMED-z5u
@HASSANMOHAMED-z5u Ай бұрын
Abdijalil, you re really an outstanding interviewer. And thank s to macalin sola, remember I'm very desperate to talk to him. Can anyone help connect me to him?.
@SAMAALE0
@SAMAALE0 Ай бұрын
Masha Allah aniga xoogaa aan heystay BTC markii 87k ay mareysay ayan iska gaday aniga oo kala Batbatay oo waan iscelinwyay. Hadane 100k ayee mareysaa🤦‍♂️
@mohashiine6702
@mohashiine6702 29 күн бұрын
Nio maxa kugu dhacy hda waxpa ku maharin miya lacgta lama wda baxo xoga malapaxdid bitcn wa muhim markste iney wax kugu jiraan
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 Ай бұрын
Waa Mahadsantihiin 2diina walaale
@ibraahimsaalax2237
@ibraahimsaalax2237 Ай бұрын
Ustaad mualimuu fx, noo keen waa codsi
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 Ай бұрын
Waa mahadsantihin adiga iyo Sola
@naasirhussein1590
@naasirhussein1590 Ай бұрын
Ninkan faham guud mooye si deeply ah uma yaqaano cryptocurrency waxad ka garanaysa sida su'aalaha la waydiinayo aanu si sax ah uga jawaabayn
@abdirasakaliahmed7528
@abdirasakaliahmed7528 Ай бұрын
Waa run qofkii Cryptocurrency yaqaan toos buu u soo qaban walhi saaxiib
@Abdulfitah44
@Abdulfitah44 Ай бұрын
Investment ayoow sameeys qiimaha iyo news wa u lasocda, muhimda wa uu yaqanaa
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 Ай бұрын
Cryptocurrency qoftkii ka faaideysan ayey u tashaa dunidaan way dhaqaaqaysaa waa in la malgashtaa
@banadirnet8309
@banadirnet8309 Ай бұрын
Sola Bidaar, kkkk waa mas'uul xog badan ka haya Suuqa Crypto
@siraadulmustaqiim2400
@siraadulmustaqiim2400 Ай бұрын
Team cardano ada💪🏽
@xamsanuuxwehliye4826
@xamsanuuxwehliye4826 Ай бұрын
Ninkaan waa mijn voorbeeld cadi mahan waa sola, Legnd
@abusheequna1446
@abusheequna1446 Ай бұрын
Ustat solaa..keep going teacher
@Abdiichanelll
@Abdiichanelll Ай бұрын
Thank you goat🙌🏾🐦‍⬛🎉
@Mawliidabdi12
@Mawliidabdi12 Ай бұрын
Ninkaan wuxu shegayo ma fahmayan dadka cusub waana nin aan suuqa si hoose aqoon ugu lahayn ee ustaad ahmed busury so qabo saxiib
@naiimamahdi2320
@naiimamahdi2320 Ай бұрын
aad ayaan uxiisanayaa inaan barto lkin wax aqoon ah umalihi majiraa qaab fudud qof igacaawinkaraa waa iimuhiim taladaada
@ilyaasrajaa3726
@ilyaasrajaa3726 Ай бұрын
Than next of top
@KingzakariyexassanCumar
@KingzakariyexassanCumar Ай бұрын
Thanks wlll ❤
@jamadafac8194
@jamadafac8194 28 күн бұрын
Halving ku waa kaa qaldanyahaye iska soo sax ustaad. Halving ku 4 tii sanoba mar ayuu dhacaa wuxuna ku dhacaa fee ga dadka mining ka sameeya oo afartii sanoba kalabadh hoos u dhaca si sixir bararka loo yareeyo.
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 Ай бұрын
Waxa aan kujira barasho aan baranayo Cryptocurrency Alle ha i fududeeyo❤
@Beeniyo
@Beeniyo Ай бұрын
Inte ka barata sxb somali mise dibada
@Nourdin726
@Nourdin726 Ай бұрын
Culumo badan oo shareecada Dinta aqoon badan uleh ayaa wexey qabaaan In Lacagahaan cryptocurrency iyo Bitcoins ineey yihiin xaraam. Waxan hadeysan Diinta islamka wafaqsaneen ma banaano in investment lagusameeysto
@sakariyeabdijamac5105
@sakariyeabdijamac5105 Ай бұрын
Ustaad noo waydii sida ugu fudud ee loo baran karo Iyo mesha laga baran karo
@maanrizakofficial150
@maanrizakofficial150 Ай бұрын
Abdinasir sola mcalinka wayn
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Manshaallah salaan sare dhamaantiin ,gaar ahaan SOLA waa macalinkii sida computerka loo isticmaalo na baray
@Xalkeen
@Xalkeen Ай бұрын
Somaliyeey waligiin haa maalgashanina cryptocurrency noocwalba oo ay ahaato. Cid maamusha oo kala xiriirtaan malahan, Cash ka aad dhiibaysaan cida gacanta ku dhigaysa ma taqaaniin oo kala xisaabtantaan, hadii cables ka bada mara cilad ku dhacdo, ama ku dagaal dunida ka dhaco hantidiinii waa baaba'dey. *Raga hantiileyaashu sidey u fakaraan u fakara oo maalgashi lataaban karo sameesta* Cryptocurrency waxaa maalgashada qayru masuuliyiin hantidooda raba inay ku dhaqaan gudaha Internetka
@DaakirFx
@DaakirFx Ай бұрын
Kkkkkk waxad aqoon u lehsyn haks hadlin
@mohanhuunle1904
@mohanhuunle1904 27 күн бұрын
Halista lafteeda faidadu ka danbaysaba Hadi Adan hadlista adin guuli ma jirto
@Xalkeen
@Xalkeen 18 күн бұрын
@@DaakirFx jahil waxa ah kii hantidiisa gashta meel maamul lahayn. Aduunka raga lacagta leh dhamaan waxay maalgashtaan Stockmarket, hanti maguurto ah iyo Dahab. Adina Game ay kaaga dhagan tahay iyo meel aad ogtahay inaad ka shalaayi doontid
@Xalkeen
@Xalkeen 18 күн бұрын
@@abdimalikali9993 sxb sanadkii 15k saving aan sameestaa waxana u fakaraa sida Elon musk iyo qayrkii ugu fakaraan hantida ay sameenayaan. Idinkuna computer Game bilaa maamul ah ad moodaan dhaqaale mustaqbal leh in laga suubiyo. I aamin 30k hadii ay kaa gasho waa markaas 50% inaad waxoogaa kala fahmi kartid waana marka 16k uukaa lumo
@Xalkeen
@Xalkeen 18 күн бұрын
Kan barnaamijka idiin sheegaya ayaa ka qurxaysan lahaa cryptocurrency
@maxamedmaxamuud7883
@maxamedmaxamuud7883 Ай бұрын
Ustaad solo
@MOW-GA
@MOW-GA 16 күн бұрын
57:28 pest target 🎉
@zumiitboys9670
@zumiitboys9670 Ай бұрын
caawa 98k
@nocapsaid2898
@nocapsaid2898 Ай бұрын
Thanks for knowledge
@Burhaanahmed-j1l
@Burhaanahmed-j1l Ай бұрын
Ustaad Ahmed aadan soo qabo zxb
@GaratAli
@GaratAli Ай бұрын
macalin sola keep going
@AbukarMDeerow
@AbukarMDeerow Ай бұрын
Hadan sanadaha so socdo ka taajiri waayo de nasiib maba lihiye nagu iska wada wan dhex fariisteye anu.
@abdulkadiralihassan
@abdulkadiralihassan Ай бұрын
Saxib waa ku mahadsantahay programka, Laking suaasha aad waydiisay SOLA oo ahayd Bitcoin Halving si qaldan ayuu uga jawaabay, Halving waxa uu dhacaa 4ti sano mar, waxaana kala bar noqonaayo soo saarida ama mining ka BTC, waxa uu soo bilowday 2012, maalinti waxaa la soo saari jiray 25 block, waxaa ku xigay 2016, wax soo saarka BTC waxa uu noqday 12.5 again 2020, wax soo saarka BTC waxa uu noqday 6.25, ugu danbaayay waxa uu dhacay 2024 wax soo saarka BTC waxa uu noqday 3.125.
@DrMohan-yl3kv
@DrMohan-yl3kv 25 күн бұрын
This guy looks like Idiris Elba😊
@DRARONE
@DRARONE Ай бұрын
So excited,, I need one more time😢
@warsamehaji2346
@warsamehaji2346 Күн бұрын
One more night 😂😂
@ajm13131
@ajm13131 Ай бұрын
Odayga halving dhiiqo ayuu geliyey very 4 year ayuu dhahcaa halving-ku libaax.
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio Ай бұрын
Waa runtaa Bitcoin halving si khaldan ayuu u sharaxay…
@CabdifitaaxShariif-v1l
@CabdifitaaxShariif-v1l 20 күн бұрын
Thanks
@Bashicabdi-p8d
@Bashicabdi-p8d Ай бұрын
Wow ustaad sola mahad sanid
@casiocurious8744
@casiocurious8744 25 күн бұрын
The reason we do ayuuto is because savings account is riba.
@mohammedbashiir8186
@mohammedbashiir8186 17 күн бұрын
Ma iga hubtaa
@casiocurious8744
@casiocurious8744 17 күн бұрын
@mohammedbashiir8186 you have Internet bro, adiga baxthi samee, warkeeyga meel iska dhig.
@YakubOmar-e6b
@YakubOmar-e6b Ай бұрын
Forex baa ka dhow inaad isku filnaasho gaarto waa skill cilmiga hadaad si sax ah u baratid waqtina siisid for sure bishii lacag fiican baad ka sameen kartaa , lkin cryptocurrency waa investment waliba long term wakhti dheer aad faaiido karto qasaari kartana
@somaliforex7744
@somaliforex7744 Ай бұрын
Forex aniga in badan ku jiro wax ka qaasaro ka badan crptada wanagsan😊
@AarMahdi__
@AarMahdi__ Ай бұрын
Crypto lacag yar yar oo waliba. Coins kala duwan aad galinayso ka dib Korka aad kala soconayso weeye xitaa qasaare sidaa u badan ma laha Cryptocurrency wuxu la shaqeeya waqtiga inta ugu badan markaa hadaad sugto qasaare badan ma leh in laysku dhaco waa mid aad u adag adigoo is khalda adigu mooye. Awoow 5 coin oo kala du duwan oo 50$ aad faraha ka qaado ayaa dhawr sano ka dib taajir kaa dhigi kara 😂
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 Ай бұрын
​@@AarMahdi__ 100%100 cryptocurrency ga ayaa fudud saaxiiib laakiin dadku ma fahansana😂😂
@AarMahdi__
@AarMahdi__ Ай бұрын
Xaliye chenelkan dhalinyaro badan baa ku xidhan dhalinyarada siyaasada ma jecla program noocan ah usoo daa.
@kamalali4627
@kamalali4627 Ай бұрын
Solo 2006 baan ka faa’iidaystay oo aan ka bartay quick book ka dibna ku shaqo bilaabay
@mohashiine6702
@mohashiine6702 29 күн бұрын
Legend ninka apal ogahy
@afarah9985
@afarah9985 21 күн бұрын
Uff waxan wareysii xuma
@hadayamohamed6732
@hadayamohamed6732 22 күн бұрын
Legend
@ilyaasrajaa3726
@ilyaasrajaa3726 Ай бұрын
waasax wey dhicikartaa
@gedojubbachannel6101
@gedojubbachannel6101 Ай бұрын
Maxalaabaa
@ayaanlerk6128
@ayaanlerk6128 Ай бұрын
Ustaad c/naasir mahadsanid
@Cabdirisaaqsaleebaan-l5r
@Cabdirisaaqsaleebaan-l5r Ай бұрын
Al ustaad sola
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 Ай бұрын
Alx sadan kaan baa ilaahay iikasay in aan suuqaan cryptocurrency kubiiro
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 26 күн бұрын
Good
@waayoaragmohamed9341
@waayoaragmohamed9341 24 күн бұрын
Real state leee aaminsanhy
@yussuftawakal1328
@yussuftawakal1328 Ай бұрын
I wish I could invest XRP 😢 made more than $100k Alxm wlhi talo wngsn ayuu idin siiyay❤ dogecoin ku yaaca iyo shiba inu
@shuay0987
@shuay0987 Ай бұрын
Suurtagal maaha 100k kuwaa ma gaari karaan
@ajm13131
@ajm13131 Ай бұрын
Odayga bitcoin halving muxuu ku macneyey😂😂 , . A Bitcoin halving event occurs about every four years when the reward for mining is cut in half.
@beryalex1798
@beryalex1798 Ай бұрын
waa sax saad soo qortay white paperkeyna ku qorantahay
@aayahacali5788
@aayahacali5788 Ай бұрын
Having kaad u fahantay ee 4 sano mar dhaca maaha ee wuxuu sheegaa midka isbadalka xiliyada ee suuqa ka dhaca waad aragtay samaynta xiliyada ay suuqa ku leedahay saas ufahan
@AbdimalikMursal
@AbdimalikMursal Ай бұрын
Thanks sola
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Qaabkeed u bilaabi kartaa CryptoCurrency?
8:15
Sola Portal
Рет қаралды 98 М.
Cryptocurrency 2025 sidee lacag uga samayn kartaa?
19:18
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 22 М.
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04
Sh Abdirahman Bashir "Khilaafka DF iyo Jubaland, Somaliland iyo Itoobiya"
1:32:02
10-kaan coin kaliyaa u baahan tahay 2025
17:13
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
Qaabkee loo bilaabaa Cryptocurrency?
4:41
Sola Portal
Рет қаралды 42 М.
QABKI BASBOOR QOF ISKU IGNAHAY YURUB KU GALAY & TARXIILKAYGA
59:25
Ridhwan Issack
Рет қаралды 129 М.