Qaabka Somalia loo jarjaray - Hadal muhiim ah

  Рет қаралды 70,755

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 135
@Thekeystothecolor
@Thekeystothecolor 6 жыл бұрын
Allahu Akbar such a powerful speech from macalinka. Let's raise our hands to Allah to unite us all as one nation and in sha Allah.
@mohamedsuleiman948
@mohamedsuleiman948 3 жыл бұрын
Aaway Somalinimadii iyo dadnimadii 🥵🥵🙏
@ahmedqanciye4997
@ahmedqanciye4997 7 жыл бұрын
somalia allaha aqli u yeelo oo isku xiro mahadsanid sida xikmadaysan ee aad wax ugu sheegtay umadaan dhaga beeshay
@xamseawga
@xamseawga Жыл бұрын
Maanta ayey dhibaatadi odayga ka hadlayo tagan tahay 📌 mar hadu HADAL kiisa ku idhi borame 2013 gaadhi caasi ka soo raacey OO wiilka gaadhi wadeyy hees Amharic ayuu shiday maanta ayey gopolada hoose somalia 🇸🇴 hadda isku magacaabey Somaliland iney Ethiopia 🇪🇹 la safan yihin xaqiiqta somalia 🇸🇴 maanta WAA aragtaa kaliya qofka damiirka leh waaa daareemi karaaa 🙏🏼 alalha dalkeena ha u gargaaro OO qabyalada qudhunka ha ka saaaro 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@somalipanzer8097
@somalipanzer8097 7 жыл бұрын
Somalis let's unite we need or we might be cease to exist tomorrow. Let's put aside our greed, clan, fake loyalty, and put the loyalty on the Somali coat of arms. We need to be tigers on lands, falcons in the air and sharks in the seas. Today they knock on the door of people in Mogadishu tomorrow AMISOM will come to Hargeysa and knock on our doors.
@ogadenbarawajecliya9128
@ogadenbarawajecliya9128 6 жыл бұрын
Somali Panzer lets be honest somalis were never united south had ajuran empire while north adal ogadenia was controlled by xabashi so unity is a fake dream lets hope for peace in south and somaliland will go british somaliland and italian somaliland were different so now high time leave somaliwyn dream look jigjiga ppl are happy hargisa ppl are happy with somaliland only south has problem djibouti is doing well too
@ogadenbarawajecliya9128
@ogadenbarawajecliya9128 6 жыл бұрын
Mø Nälayé as long as somaliweyn exist somalis will never find peace i mean if we separate we can have peace bcz now if u bring every region toghther war like somaliland somalia united what happened war clanism look djibouti happy they could join somalia but didnt thank they made it ogaden is under xabashi nfd is kenya now atleast we can find peace if not united i mean it
@ogadenbarawajecliya9128
@ogadenbarawajecliya9128 6 жыл бұрын
Mø Nälayé lets be honest what unity when somalilanders hate somalis to core abuse them daily and somalia sells onlf daily to ethippia are they not somali why seel them they faighting for somali soils from ethippia but u stap them from back even us Ogadenians had that dream but its immposilbe let Somalia be somalia Somaliland for somalilanders djibouti for djiboutians Ogadenia for ogadenians simple we can have peace in that but unity has coused hatred fight i hope u undertand i had that dream of somaliwyn but no longer i have now
@hamzacise3350
@hamzacise3350 6 жыл бұрын
Somali Panzer alow kuda cimri dheer alow kusiih
@quranforu2739
@quranforu2739 6 жыл бұрын
Ogaden Barawa Jecliya walahi you are mad and the abuse got to your head the only solution is unity don't be qabiili you just want to hold onto ogadenia, Somaliand entities left by the brittish when we all know that ogaden is not the only sub clan of western somaliya ( legitimate name) and can see you have brought into the losing idea of federalism balkanisation decentralised rule aka divide and rule mentality of colonialism . Together we are Strong Together we are Somali 🇸🇴🇸🇴Somaliweyn🇸🇴🇸🇴
@dmgproduction5
@dmgproduction5 7 жыл бұрын
Soomaali way kici wayna midoobi ilaahay wuxuu u gargaara kuwii aan raxmadiisa ka quusan ee dadaala dadka niyada jabanoow ka baxa oo ogaada guushii iyo raxmadii Eebe way inoo soo dhowdahay Soomaaliyeey toosa oo isku tiirsada. ..
@luulmacalin8348
@luulmacalin8348 6 жыл бұрын
Wallaahi soomaaliya god dheer ayey ku dhacday ilaahoow waan ku barinaye waddankaan rag wanaagsan usoo saar
@UbahAbdulkadir
@UbahAbdulkadir 8 жыл бұрын
Adeer Cumar Xikmad kooban baad dalkaaga iyo dadkaaga ugu sheegtey xanuunkooda. Marka aad xanuunkaaga ogaataad dawa raadisaa. Allaha ku xifdiyo. Aamiin #Taariikhbaaqormaysa
@axmadabuukar527
@axmadabuukar527 4 жыл бұрын
Magaciisa oo dhameestiran ila wadaag abayo
@haar91
@haar91 6 жыл бұрын
so sad this story
@faadumiinayusus7672
@faadumiinayusus7672 6 жыл бұрын
😓😓😓😓😓😓 Ilaahay haku daayo shiikh runtaa sheegtay
@Ilyas-b7m
@Ilyas-b7m 18 күн бұрын
Thanks , Hasan this vedio is so informative and extremely essential 🤔
@بنتالعقيدة-غ3ص
@بنتالعقيدة-غ3ص 8 жыл бұрын
xalka mideeynaayo Soomaali Maxamed Waa diinta alke oo xaqa ah oo loo laabto jzk
@PuntitePort
@PuntitePort 8 жыл бұрын
25 years of Pain and Xanuun. Let's stop blaming Kenya and Ethiopia and the E.U. Saarra Wa Anaaga! Saarra is us. The blame is on us. And the youth are tired. Waan Daalney
@MohamedHassan-ni6un
@MohamedHassan-ni6un 6 жыл бұрын
Stevens, the Land of Punt predates so called European Union. We have your foreign policies figured out but the point here is that the Somali youth are tired of hearing excuses from the elders. We the youth are taking a different approach to the success of our future and we are working together whether from Kismayo or Punt or Zaylac. We all banana loving Malis don't get it twisted. So J Steven, kindly step back and don't let the door hit you on the way out neefyahow. Next time you visit bring your shopping bag cause Somalia will be open for business!
@mohammedabdimahad3117
@mohammedabdimahad3117 6 жыл бұрын
PuntitePort that all bro
@fadumohassan1540
@fadumohassan1540 6 жыл бұрын
Maansha allaah Waa Runtiis Caqliga Ha shaqeeyo. IlAahoow Soomaaliweyn Midee oo kuwo isku meel u wada socdoo is ku Qalbi ah ka yeel yaa Rabi.
@quruxsomali7970
@quruxsomali7970 5 жыл бұрын
🥺😭😭😭😭😭😭😭dadkeyga waa kala faanayaan wlhi yaab ilaheyow somali oo mid ah ayaan ka baryaa
@abdulrahmanmahamud6328
@abdulrahmanmahamud6328 6 жыл бұрын
Masha allah runta ayuu ka hadlay dowlado shisheeye ayaa nagu dhaxjiro oo walaalaheen noo soo adeegsaday waxaan kaga bixi karnaa dhibkan naheeysta anagoo is cafino oo mid noqona
@AJeesow
@AJeesow 6 жыл бұрын
alle hanoo badiyo dadka caqliga iyo garashada u saaxiibka ah
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 5 жыл бұрын
oo mahaduu soo baraarugey wadaadku mise haduu caqligu usoo noqdey somali waa horey ayey kala yaacdey Allaahu Akbar”
@mmmnnn7875
@mmmnnn7875 6 жыл бұрын
Somalia somalia somalia somalia somalia somalia somalia somalia somali somalia (الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر لا إله إلا الله وحده لا شريك له إلها واحدا ربا وبالإسلام دينا وبمحمد صلى الله عليه وسلم )
@shamishussein9447
@shamishussein9447 Ай бұрын
You are right Llc professor I'm Lewis and James Mail Imet them in Nirobia that time
@deeqamahamed8055
@deeqamahamed8055 8 жыл бұрын
saxiix
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 7 жыл бұрын
Hargeysa maxaad ka dooneysey?
@aljazeerabookshop3020
@aljazeerabookshop3020 7 жыл бұрын
goormayno toosaynaa
@najeebjudoka6948
@najeebjudoka6948 7 жыл бұрын
wax garadka allah habadsho
@ismailahmad4429
@ismailahmad4429 6 жыл бұрын
asc waa taa inantaa yar iyo boqor buur lagu xirey soomaalinimo wixii dhiig lahoow kaca
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 6 жыл бұрын
Maalintiii la cunay dibiga cad baa laycunay anigana
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
Waa guul inaynay waxa layidhaa somaliwen inanay jiriin saax somalikushega konfured wa qudhuun iyo gudafade
@kafiwarfa3362
@kafiwarfa3362 8 жыл бұрын
allow Ku barakee adigoo kalana umada allow yaan laga waayin nacabka na allow naga qabo.
@Afalaa
@Afalaa 6 жыл бұрын
Could any body tell me were I can get this book. Please let me know.
@MMNAALA
@MMNAALA 6 жыл бұрын
Allah kheyr ku siiyo macalin wax badan ayaa fahmay waxana wan arkaa waxna ii dhiman
@omuayuub4809
@omuayuub4809 5 жыл бұрын
Ala somaliyey ninku waxuu sheegay oo dhan waa run ee ilaahay ka baqa dalka noo badbaadiya
@cabdiqani3446
@cabdiqani3446 6 жыл бұрын
the came back power of somalia Again.inshaa.allah
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 жыл бұрын
Ragga Soomaaliyeed intey qaadka (cawska Ariga) cunayaan, kuwa masaakiintana qarxiyaan, iyo intaa dumarkooda sacab iyo Durbaan Qabiilka Qurunka ah utumayaan, ayaa dad go'aan gaareen oo Soomaaliya utashadeen. Soomaalida ismaixtiraamaan, ismamaqlaan, kaladambeen maleh, aqoontana aad kuyar. Kii aqoonta leh-na lamatexgeliyo oo shaqo meesha u kuhaboon lamasiiyo. Waxaase wadanka Soomaaliya oodhan (30 yrs) hogaaminayaan dad Qabiilka Qurunka ah usujuudaan, wadankana kalaqaybiyeen 10,000 Madaxweeyne iyo 50,000- calamo aanlagaranaynin waxayihiin oo Qabiilka Qurunka ah kuduugan. Wadanka Soomaaliya wuxuu ubaahanyahay in Soomaalida oodhan iscafiyaan, qabiilkana dhafaan, oo shaqooyinka xukunka lasiiyo kii uqalmo shaqadaas. ( meelkastaba hajoogaan dadka cilmiga leh - gudaha wadanka iyo dibadaba) Qabiilkaan aan wax faaido ah lahayn dhaafa, yuu Intixaan idinkunoqon oo Jahanamah kuhoydaan) qofwalba XILKIISA sifiican ha uga baxo oo xaq halagu socdo, kii gardaran (sidaa alshabaab oo kale) in maxkamada lakeeno, si qarxinta masaakiinta ah ee maalinwalba loojoojiyo.
@ayare8820
@ayare8820 8 жыл бұрын
masha allah xikmada allah ku siiyay somalida inteda allah siiyo si an uga xurowno cadawga nagu geerarsan
@khadariidle1862
@khadariidle1862 6 жыл бұрын
dhmn masega aan aqriyey dadku bixi yeen hal qof oo qadiyada somaliyeed ka hadlaya manan arag dhmn waa kuwa cadiifad hayso hankgu maha dawladnimo ee waa qaabiil iyo buur buur ayay ka raali yhn inta dadka xanuun san nagu dhex jiran dad somaliyeed heer gaadhi mayaan dal somaliyeed iyo dad somaliyeed oo mid ah lama helayo ilaa iska qabto qof ka xuun ee somali diidka ah
@qulex9844
@qulex9844 3 жыл бұрын
Hadii Somali heshiin waydo dalna dantiisa Somali kama hiraysiinayo. Djibouti baa inoogu dhow oo inoo damqanaysa iyaga laftooduna dadtooda ayey ka horaysiinayaan ta Somaliyeed (the end of the day). That's natural.
@MOHAMEDABDI_01
@MOHAMEDABDI_01 8 жыл бұрын
alle haku suyaadiyo cilmiga
@mahdijama9928
@mahdijama9928 4 жыл бұрын
Midnimo = intaydana anhaysto intiinana noogu soo dara sidii caadadu ahaydna waxaan doono an idinka yeelo! Maya Maya Maya taasi markale dhicimayso ee intiinu ha'idinku filaato haddaad Caqli leedihiin! Alxamdulillahi Rabil caalamiin Rabiyow Adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeeda wanaagsan ee wax Garaaka ah dhowr Cadowgoodana Danbas Dabayli qaaday ka yeel Amin Amin Amin SCW
@haajaraede1hashi446
@haajaraede1hashi446 6 жыл бұрын
shukran adeer.
@theworldjsm9715
@theworldjsm9715 3 жыл бұрын
Mansha Allah
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 8 жыл бұрын
Awowyageen Xilkoodii way gutee rag kama danbeen Daba qoodhi baa dhaqoodii noqdeen.
@africanlion8585
@africanlion8585 4 жыл бұрын
Our problem is very simple, we only act and say we're Muslims for lying reasons. But we don't fear Allah and do everything else backwards. Somalia has been divided prior and now it's been claimed that's all. Only Allah can stop not Somalis.
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
NFD maxa loosoo gaabiyey
@qulex9844
@qulex9844 3 жыл бұрын
Somali buug ay Cadaan qoreen iskumay dilyin ee Somali baa heshiin wayday oo isnacday waxaana taas u sabab ahaa AHU Siyad Bare.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 4 жыл бұрын
Walaahi bilaahi talaahi waa runtiis Ninkaan👈 Somaaliyeey iskumaqaneey lagumaqanyahayeey toosa toosa toosa.Waad Hurdaysane toosa👈🙄🙄🙄 Oo isku tiirsada. Somaali iskumaqaneey toosa oo dalkiina Utabaabushaysta. Alloow Somaali Midee Oo Aqli Uyeel amiiiin amiiiin
@caishacuud9403
@caishacuud9403 5 жыл бұрын
Adeer cilmi iyo garshaad ledahye allaha ku Danni dhaafo
@ismaaciilahmed7665
@ismaaciilahmed7665 3 жыл бұрын
Wlhi waxa maanta taagan bu ka hadlay
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 5 жыл бұрын
Wllhy wxaan si buuxda uu qirayaa dadka Dunida ugu liita in aan nahay hdii aan Somali nahay ilaahay wxaan ka fa"ilaayaa halyeey caqli badan in uu ilaahay Naga saasaro
@mohamedhussein6289
@mohamedhussein6289 6 жыл бұрын
Welcome to Somaliland
@abdullahab2137
@abdullahab2137 5 жыл бұрын
Waxba shisheeyaha yaan la eedeyn soomaali iyadaan waxba isu ogoleyn is xaasida
@abdoukaderhousseinabdi4065
@abdoukaderhousseinabdi4065 6 жыл бұрын
MashaAllah verite sur verite
@qulex9844
@qulex9844 3 жыл бұрын
Maaha in guuldaradeena somali dhexdeed qof kale madaxa laga saaro. Dabcan dalalka aduunkoo dhan waa tartamaan kii dhulka ku dhacana wadamo kale o danahooda wata ayaa ka faaidaysta
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 6 жыл бұрын
War dadka ha waalin, Af Ingriis kaagaaba jacbur ah si aad u fahamto waxa buugga lagu falanqeeyey! Khuraafaadkaad ka aad akhrinayso iyo sidaad uga hadleysidba kuma qorna buugaas!
@mohamedhussein6289
@mohamedhussein6289 6 жыл бұрын
YOU VISA to Somaliland.
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 5 жыл бұрын
WAX SOOMALIYA LA ODHAN JIRAY MABA UUSAN JIRIN, Somaliya waxay dhimatay isla maalintii ay dhalatay 1st July 1960 Markii la xaqiray xuquuqdii gobolada waqooyi (ex British Somaliland) oo ay noqdeen 2nd class citizens within waxay moodayeen dalkoodi. Markaasuu sheekhanu ku leeyahay isku xuquuq bay ahayd soomaaliyi. Tallow Miyuu iska indho tirayaa??? mise waaba kaa dhab??? Subxaana Allaah.
@ahmedgellah2286
@ahmedgellah2286 6 жыл бұрын
To achieve Somali Unification We, Somaliland people, had handed over our sovereignty to Somaliya but, actually, it proved to be total FAILURE and that merger between SOMALILAND REPUBLIC and Somaliya turned to become occupation of Somaliland Replic by Somaliya because Somalilanders have not received any portfolio in the Aden-Adde/Sharmarke regime which they formed after the so called union. No more fake union.
@twenibaby6567
@twenibaby6567 6 жыл бұрын
Ahmed Gellah keep your somaliland before the 60s somalia told the waqoyi keep your independece i dnt kno why we accept it
@Imamkoshin
@Imamkoshin 2 жыл бұрын
What is somaliland republic you just heard the macalin sat it will be part of Ethiopia
@sadakhassannur1442
@sadakhassannur1442 3 жыл бұрын
😭😭😭
@aminaahmed4863
@aminaahmed4863 7 жыл бұрын
midkastaaba afkuu ka noolyahay , adigu maxaad tartaa ?
@Waris668
@Waris668 7 жыл бұрын
Amina Ahmed hadal waxma taro soomaali hadalmaahee ficilma jiro
@Waris668
@Waris668 7 жыл бұрын
Amina Ahmed hadalmaahee ficil soomaali mahayaan
@allemagan987
@allemagan987 6 жыл бұрын
ilaahiw kubarakee
@ridwaanmohamoud2
@ridwaanmohamoud2 6 жыл бұрын
Adeer aadbaad u mahadasanty talo wacanbaad nooga tagaysaa kurwaayeel waa wada indhwe
@soomalicadowgeduwakayga5774
@soomalicadowgeduwakayga5774 5 жыл бұрын
Haaa wllhi waa runtaa
@sportschannel6987
@sportschannel6987 5 жыл бұрын
😭😭ciil badna
@warsuganmediaproduction4415
@warsuganmediaproduction4415 5 жыл бұрын
Ninkinan waa iska hadle
@allemagan987
@allemagan987 6 жыл бұрын
bishaan ayay ahayd qareen kenyan ah in uuyiri kenya iyo soomaaliya waa iskudaraynaa
@abdikarimshdayib7773
@abdikarimshdayib7773 6 жыл бұрын
odey noolaa barigii somalidu riyoon jirtey iga dhe!!!
@ugaaaskaxafada1939
@ugaaaskaxafada1939 6 жыл бұрын
Wadmahadsantahey adeer
@haajaraede1hashi446
@haajaraede1hashi446 6 жыл бұрын
waxay ahaayeen dad somalia oo aan xaran cunin bay ahayeen. kuwana waa kuwa lacag lagu shubto tuga aha ayaaaaaaaaaaaaa na haysta .
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
dhibka waan garanay xalkii goormaa laga hadlay sammen
@salanahmed1364
@salanahmed1364 6 жыл бұрын
Qaranimadii waxa ciday wixii dadka lagu sameeyey waayo waxa soxukumay nin aan waxba xeerineyn tiisa mooye. Markaa adeer calaacal waanu daafney iyo wareer keedaba
@khalifaas1104
@khalifaas1104 6 жыл бұрын
Waa waxa hada socda muwadinkan runtis waye
@niceman26
@niceman26 6 жыл бұрын
ax yaa wadani. ninkan waa wadani dhab ah
@hajidabcasarofficial226
@hajidabcasarofficial226 5 жыл бұрын
Adeerow hdl wax tarimaayo Ha biqleeyso🤣 Meesha aan Ku danbeeno aan aragno Taas aan sugi la'ahay
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 6 жыл бұрын
Isagoo xanuunsada ayuu doonayaa inuu dadka wax u sheego. Adeer hadaanu Somaliland nahay inaanu idinka wax idinku darsano waxaa nooga wanaagsan inaanu kilalka lixaad ee ethopia noqono. Aduunka ilaahay waxaa ugu daran walaalka oo aan waxba kuu ogolayn yaahuu.
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 6 жыл бұрын
Ahmed Yusuf .isa soo cadeey sxb. Amxaaraa wax kuu gashay.
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 жыл бұрын
AMXAARO MAWAXBAA KUGALAY
@alisaidmohamed3996
@alisaidmohamed3996 7 жыл бұрын
muxuu run shegay maxaa nin taarikh madoow hadhow la dhihi doonaa wuxuu ahaa mujahad
@iglanaxmed962
@iglanaxmed962 6 жыл бұрын
Walee waa runtiis lkn Somali weey hurudaa waa dhuuni raac waa bilaa damiir ilahay baan leenahay federal wixii nookeny cancer hakudhoco
@luulmohamed1476
@luulmohamed1476 6 жыл бұрын
Alla. Odaygu. Wacana
@haajaraede1hashi446
@haajaraede1hashi446 6 жыл бұрын
cuquubada la geleya weyee. . barwaqada la casiya ilahay waa burburiyaye.
@mahadmohamedali2377
@mahadmohamedali2377 8 жыл бұрын
masha Allah
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 7 жыл бұрын
wadanka waxa rogay maaha ingiriis maraykan yurubiyaan iyo carabtoona ee wadanka waxa rogay waa qolada loo yaqaan HAWIYE iyagaa diiday in ay nabadeeyaan muqdisho iyagaa keenay faderaalka iyagaa amxaaro iyo afrikaan kaloo ka sii liita keenay wadanka, iyagaa ilaa hada dowlada farmaajo ku mucaarida oo diidan in ay wadanka nabadayso, ee waxba yaan lagu xoqon ingiriis iyo dad aan waxba kaa ogayn
@alamtiaale3274
@alamtiaale3274 6 жыл бұрын
DUQAN, muxuu ka ogyahay waxa ka socda aduunka? Bal dhagaysta af-ingiriiskiisa iyo sida uu bahalka u jajabsanayo!!! "Waar, oday-yahow, misjiidkaaga iska gal yaa ku yidhaahda miskiinkan jibaysan ee bilaa jihada ah! Siyaasad waxba kama garanayside............
@najahahmed779
@najahahmed779 6 жыл бұрын
Hawiye waxmagarato ayuuku sheegay siyaadbare askarna wuukadbigtay waayo weycadahay cida somalia loo adeegsadaa waa uun hawiye putland waanabad somalia na madiidana somalilana waanabad laakiin cida maanta dawlada xamar kadhaqaaqiweyday waa dadkeeda adeer Ethiopia mayadaa kuqarxisa maya waa dhalinyaro heer Mogadishu ah runta isusheeg cida waxwaalasaa waa siyaasi somalinimo kadoortay dolar war idinku dib isugunoqda cidina cidmaqasabto
@mohamedhussein6289
@mohamedhussein6289 6 жыл бұрын
Welcome to Somaliland. VISA FOR $56 for 30 days.
@whome4851
@whome4851 6 жыл бұрын
Dad baaba'ay ayaad ka hadleeysaa, war bal dadkaan isku jeeda eeg hana cadowga badan leh
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 7 жыл бұрын
dadkan gumeysi iyo dhib badan ma ogiye wano wax uma tarto marka Wa in la xasuqa Somali sidey u dhantahay dalkana lala warega
@WEELEEMAHADHADA
@WEELEEMAHADHADA 6 жыл бұрын
Keep Dreaming Greater Somalia?
@mahadjama1481
@mahadjama1481 6 жыл бұрын
It's not true. Not true.
@mahomedali3406
@mahomedali3406 7 жыл бұрын
Somalia is not soomali
@mocalaale4263
@mocalaale4263 7 жыл бұрын
#Kilka_6xaad it's hurts me a lot walaahi😡
@abdisamadmohamed3887
@abdisamadmohamed3887 7 жыл бұрын
Decumentigaas waaye dhibaatada soomaaliya haysata kuguma raacsani owalba cadowgeena waan kafilaynay laakiin dhibaatada waa anaga oo Kuala gogonay qabyaalaysi yo gobolaysi. Hadaan rabno inaan midowno gaalada maanaga hor istaagi karto marka aan is eedno anaga
@aaminosaalax6991
@aaminosaalax6991 6 жыл бұрын
Mashaa allh allh ku barakeye
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
madaalow khayrka haka daalin murti nin leeyihiyo war lagu samaadaba noo soo gudbisaye.
@mohamedhussein6289
@mohamedhussein6289 6 жыл бұрын
We are from SOMALILAND not from SOMALIA. YOU need visa
@mohamedal-ziadi5640
@mohamedal-ziadi5640 5 жыл бұрын
Somaliland kucontai war athi caqli malihid? hado wadanka saas ahado idonkuna hagagi meysaan anaguna hgagimeyno gaalduna saas bey raban
@rahmanuur2830
@rahmanuur2830 5 жыл бұрын
We are come from Somalia
@FarahFarah-jp9yv
@FarahFarah-jp9yv 6 жыл бұрын
Idoor markaa ka qustay waa markay ku dhawaaqen salaada ciida adisababa way diineynaa ayakoo xamar ku xumaynaya waa dad duli ah
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 7 жыл бұрын
viva somaliland kilalka lixaad
@guuleedyusuf7268
@guuleedyusuf7268 7 жыл бұрын
Cuqubo Halki Lagu galaay Caw ku hurudaa Ninki cano baas dhamay caruurtay ka Leeysaa 😂👈Adr odeygagan Aqonyahana wa Sheganaysa ye S/land Is not Somalia 1991aya S/land Ku Dhqday Inay dib Ulasolabatay Xoriyadedi Waxan Adkashekeynasana 1995 Hadalkaga maskaxda so mari Fadaralisamna Idinka idintalaa waxad gashen Aya Leydinka Jarayaa
@twenibaby6567
@twenibaby6567 7 жыл бұрын
Guuleed Yusuf 27 years later you still nothing your still a refugee if this guy is your enemy or you call him your isaaq slander term 'faqash' you have a serious problem
@calixaaji5231
@calixaaji5231 7 жыл бұрын
Ninka wayn ee duqoobay xaasidnimada uu u qabo Somaliland iyo nacaybkeedu halka uu ka gaadhay, waxu isku-xidhayaa hees axmaar ah (oo cid kastaaba dhagaysan karto) iyo Somaliland! Isaga oo cadaw u arkaya Itoobaya, halka uu Kenya u haysto saaxiib! Wax kalena ma ahee, waxa uu ujeedaa inuu yidhaahdo;"J.Somaliland, waxay noqotay kililka 6aad oo Itoobiya ayaa haysata!"Su'aashuse waxa ay tahay, maxaa isaga ka galay Somaliland!. In VISA LA WAYDIIYO AYAY AHAYD AMA LAGA MASTAAFURIYO DALKA SOMALILAND..... Waar, Miskiinkan, waxan u sheegi lahaa, adeer, Somaliland waa dal xor ah oo caalamka oo idili uu joogo, kana shaqaysto, cida ay doontana u ogolaanaysa daalkeeda, haday yihiin reer Itoobiya, reer Soomaaliya, reer Kenya, reer Yurub iwm. Markaa, jaahil baad tahaye afkaaga ka-jeed j.SOMALILAND-ta barakaysan.
@hamisare6735
@hamisare6735 7 жыл бұрын
Cali Xaaji hooyada iyo somaaliland ba was
@calixaaji5231
@calixaaji5231 7 жыл бұрын
Moha Yar(gabdh/mise wiil?) Waxan filayaa in aad ka mid tahay Ubaxii Kacaanka oktoobar, oo uu ninkan dawakhsan ee bilaa ujeedada ah ee lunsanina (odaygan youtube-ta dadka isku baraya) abtigaa yahay, ilayn aabo ma lihide! Afka-qadhmuun ka daa JAMHUURIYADDA Somaliland, hadii kale is-jir.......! Gabogabo; aan ku siiyo yarkoow talo; ha la sheekaysan ragga kaa waawayn waaba intaasoo ay ku-taataabtaane!!! lol
@xamdicadeey6103
@xamdicadeey6103 7 жыл бұрын
Cali Xaaji doqonoow xgee ka soo jeedaa calankaa koobigaa baa ku indha tiray
@atopro6296
@atopro6296 6 жыл бұрын
ALa neefsanida bol shit 😠
@kilipjoiner1216
@kilipjoiner1216 6 жыл бұрын
Cali Xaaji waryaahe mamarqaan santahay
@UbahAbdulkadir
@UbahAbdulkadir 8 жыл бұрын
Adeer Cumar Xikmad kooban baad dalkaaga iyo dadkaaga ugu sheegtey xanuunkooda. Marka aad xanuunkaaga ogaataad dawa raadisaa. Allaha ku xifdiyo. Aamiin #Taariikhbaaqormaysa
@mahadmohamedali2377
@mahadmohamedali2377 8 жыл бұрын
masha Allah
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 4,6 МЛН
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 49 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 79 МЛН