No video

Qaabkii loo xidhay Ilig, Andar iyo goobta la geeyay.

  Рет қаралды 60,614

Galaydh Media

Galaydh Media

Күн бұрын

Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh

Пікірлер: 211
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 ай бұрын
Ilaahay SWT ha u soo celiyo xoriyadooda wariye maxamed ilig iyo samafale cabdimalik sheikh muse coldoon iyo intii xaqdarada ku xidhan, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb😢😢
@axmadcali950
@axmadcali950 7 ай бұрын
Basaaski ugu weynaa ee siyad bare ama somaliya ee cabdi maalig oo mar labaad laqabtey
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 7 ай бұрын
hhhhhhhhh siyaad bare iyo cabdimalig goormaay kulmeen oo uu basaas u noqday
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 7 ай бұрын
masha allah dawladnimo ficana shaqo wacan somaliland wada siya liinta wixi faqashta u raxkeya meshu wa somaliland kii raba ha tago somalia 🇸🇴 ku sheekh iska dhigo mustafe la yidha hala si qabto isna 💪🏼
@rakbah.c
@rakbah.c 7 ай бұрын
Ma oramdii la sheegayee afsoomaaliga baraty baa.
@sahnim7481
@sahnim7481 7 ай бұрын
Qaranku Rabi iyo Ragbaa ilaalinaya. Laanderisku ha'ilaashadaan qarankooda cadawgu midabo badan ayuu leeyehee. Guul somaliland ❤❤🎉🎉🎉
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 7 ай бұрын
Qaar Badan oon comments kooda dib u raacay waxay ku farax san yihiin amba ku jees jeesayan qof la mid ah oo si xaq daro ah loo xidhay hadii uu qof kasi ehel kooda noqon laha ka waran dadki damiir kii iyo wax garashadi ayaa dhintay somalia meel lagu nolan karo maha dadka mesha jooga na alle ha u gargaaro
@safiabdilahi
@safiabdilahi 7 ай бұрын
AAMIN AAMIN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@zakirboss143
@zakirboss143 7 ай бұрын
Adeegaha bulshadu waa Abaanduulaha xukuumada maanta jirta Samafalahu waa sakhraanka xukumadan maanta jirta. Alleh xaq iyo xoriyad ayuu qofka Aadamaha ah siiyey, taasina waa mida ay ka soo hor jeedo xukumada taagta xabsi leh ee maanta joogtaaa
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 7 ай бұрын
Muuse waa mujrim yahuud ah
@safiabdilahi
@safiabdilahi 7 ай бұрын
Wariyaha ALLAH so nabad celiyo iyo coldonba
@mukhtarmahamedcilmi9650
@mukhtarmahamedcilmi9650 7 ай бұрын
Tuuug baan tihiiin hala idin xidho
@user-rx8jz7zu5b
@user-rx8jz7zu5b 7 ай бұрын
Illig weligi ha xudh nado
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 7 ай бұрын
Hashtag #FREEABDIMALIKOLDON #NOTONEINCH
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 7 ай бұрын
Ileen Farmaajo dadbaa markasta ku riyoodo 😂😂 bel eeg communities waxay soo qoraayaan team farmaajo ayey ku haayaan allow isha xaasidka ka ilaali farmaajo 😂😂 hooyadii wiil bey dhashey
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 7 ай бұрын
Amiin Amiin
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 7 ай бұрын
MM TV SOOMALIA AYUU SHAQEEYAA FAHAD YAASIIN BAANA AASAASAY.
@Shankaroon266
@Shankaroon266 7 ай бұрын
You right
@hishamnur
@hishamnur 7 ай бұрын
somali iney qabiiil u dhimato waxad ku garanysa nin hadlay ayaa lagu xidhaya mxd u hadashay yaab wlhi
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 7 ай бұрын
Farmajo dawooyin haekeeno inamadan makarafoonada la yaacaya sharciga hala horgeeyo
@KhadarCilmi-wv9cn
@KhadarCilmi-wv9cn 7 ай бұрын
WAR HALA XIDHO O XATA WALIGII YAAN LASOO DAYNIN WAA DABA DHILIF
@aminajama160
@aminajama160 7 ай бұрын
Xidha wixii Nabad galyada khalkhal galinaya
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 7 ай бұрын
MMTV maxaa lagu hastaa waba TV ugu wanagsan Buu ka mid yahay Maxaa lagu hastaa ma fahmin
@faizaali2889
@faizaali2889 7 ай бұрын
Ciidanka jeelku way ku mahadsan yihiin inay idin yaseen😊
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 ай бұрын
faizaal kkkk waa runtaaa
@timowayne6993
@timowayne6993 7 ай бұрын
Muse Bihi waa dictator jaahil ah. Hooyidi wasahan jaahilka yaa ka dhigay madaxwayne 😠
@timowayne6993
@timowayne6993 7 ай бұрын
Muse Bihi waa dictator jaahil ah. Hooyidi wasahan jaahilka yaa ka dhigay madaxwayne 😠
@jasminfarah69
@jasminfarah69 7 ай бұрын
You are ignorant person!!!
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed 7 ай бұрын
Somaliland journalists should respect the dignity and sovereignty of the republic otherwise 🍋🍋🍋🍋🍋
@waberibouh3978
@waberibouh3978 7 ай бұрын
Xamar baby ushaqeeyaan
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
WERYAASHA SL KHANIISIN HALAGA DHIGO WAYO XISHOOD WAY DHIGEEN HALA KUFSADO
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
SAKHLAAN BAA SIDAA U HADLA EE Adiga ALLE KAA DHIG MAKHRUUD.
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
@@niyaaladem DHILO FARMAJO XAMAR WERIYASHA CUQASH WALAWASA SO IYAGU XAMAR UMA SHAQEYAN WA RAG XAMAR SOWASTAY KONFUR DHAYAL BESO MALOGA QADA
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 7 ай бұрын
Pleaase, ciidamada amaanka waxaanu ka codsanaynaa in Hassan Galaydh aad ka daba gaysaan Illig, huwanta gudaha dhamaan jeelka ha la dhigo
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 7 ай бұрын
Aaad baan uga xumahey cadaalad darada ka jirta 😢
@Shankaroon266
@Shankaroon266 7 ай бұрын
Hala xidho nimanka Somaliland nacaybku daashaday 10 sano inloo jaro werye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
Ilig iyo gawsba waa la xidhayaa iyo mici iyo dhool
@user-ms4gd4kk9b
@user-ms4gd4kk9b 7 ай бұрын
dhibaato sool iyo sanag inagu filan hadeyrto hadane dhibaato togdheer iyo dhibaato awdal karimeyno walaale arinkan bada lasiinayo itopia waa waali
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 7 ай бұрын
​@@user-sz7sn2rv9r😂😂😂😂😂😂😂😂 qosol baad tahay nio
@jaamacnuur4004
@jaamacnuur4004 7 ай бұрын
Kkkkkkkk mad ayar iska fadhidan waaryada shaqaa socta
@ahmedmahamoud2082
@ahmedmahamoud2082 7 ай бұрын
4:21 😮😮
@amnoali8348
@amnoali8348 7 ай бұрын
MM TV 👹👹👹👹team Farmaajo🤧😷😷😷😷
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 7 ай бұрын
Xadhiga suxufiyiintu waa astaan Kali talisnimo
@cabdirisaaqshagti1991
@cabdirisaaqshagti1991 7 ай бұрын
Afkiina foosha xun kadhiga Dawlada hadii kale liintu waa lama huraan
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 ай бұрын
inshalaahi meeshaa ayuu ku dhiman inshalaahaa iilig futaa qadhmuuneeee
@Yeskos
@Yeskos 7 ай бұрын
Adigu hada kahor dhimato kawaran
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 ай бұрын
Adaa kahor dhiman!!
@farxiyafarahmohamed1202
@farxiyafarahmohamed1202 7 ай бұрын
Alah mayee kaneeco ayuu leyahay maxaa idebdarada ugu wacan waxan rajaynayaa in adigan lagugi xejiyo xasan afqashuushle
@user-hs3uu1gy1f
@user-hs3uu1gy1f 7 ай бұрын
Farxiya ma sidaas Baad leedahay waa xaq maaha Walahay sidaasi xaq Jaale Mohamed Siyaad bare baa sidaa wax ku waayey Walahay
@ikraanahmedxasanikriito5642
@ikraanahmedxasanikriito5642 7 ай бұрын
😂😂
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 7 ай бұрын
Guulaysta sirdoonka Qaranka Somaliland. Ayda kasoo xareeya suuqa.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 7 ай бұрын
Kan nac nac leh, hadii si fiican shaqo looga qaban lahaa iminka halkan kama hadleen Ilig waxaa loo xidhay waa nin u shaqeeya cadawga
@yonisman2089
@yonisman2089 7 ай бұрын
war wixii dhiig lahoow kacaaa
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 7 ай бұрын
Ah laa tookto ilik iyo cadowga issaq👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@june6206
@june6206 7 ай бұрын
Oromo da gudaha suga ta dibada
@abdiali319
@abdiali319 7 ай бұрын
Baga Baga Bagaa la’idin xidh xidhay. Waayo waxaad u adeegtaan Huwanta.
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 7 ай бұрын
Wallee waxay u egtagay hangashti Ina Siyaad bare! Intimidation
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 7 ай бұрын
Weligiin ma maqasheen puntland galmudug jubaland ama federalka baa weriye xidhay because waxay qoreen ama sheegeen wax dawlada ka soo horjeeda jawaabtu waa maya hadaba Somaliland maxaa maalin walba weriye loo xidhaa war midaan hadii ay aqoonsi qaadato walahi shacabka dhan waa wasaysaa
@Abdulkga
@Abdulkga 7 ай бұрын
Argagixisada, alshabaabka, dabadhilifka, doqonka la kiraystey, ka cadowga la saftay ee Hargeisa ku nool , ee nabadgelyo iyo bashbash ku haysta, ee hadana hagardaamo iyo xumaan maleegaya, waa in la qabtaa oo 10 sano uu liinta cabaa. Ilig iyo Coldoon waa tusaale, iyo qaar kalo badan!
@abdihussein9554
@abdihussein9554 7 ай бұрын
Farmaajo Group oo isla ooyaya.Waa nacab leynagu soo dhextuurey (Galeydh iyo MMtv)
@IsmaaciilXasan-dy1jr
@IsmaaciilXasan-dy1jr 7 ай бұрын
Waw
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 7 ай бұрын
Nasiib daro weye marka aad qaran dumiye kasta aad tidhaa xoriyadiisa ha la siiyo. Waxa ka haboon in aad tidhaa waxa lagu haysto si deg ah ha loo hor keeno maxkamad. Qofkasta oo la xidho waxaan xoriyadiisa ha la siiyo ayuunbaa af somaaliga ka taqaan
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 7 ай бұрын
Kkk wuu xanuunsanaya Gastirid ayuu qabaa Marka hore muu aadyar joogo Waxaaa la yidhi I gabadh garcatey Wasmo hore ku nabad gashey Doorman si fcn ayuu liinta usoo cabaya
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 7 ай бұрын
KA WARAYSANAYA IYO KA WARAYSANAYAABA WAA USGAGII XARMAAJO SIRTA KA HAYEY
@Yeskos
@Yeskos 7 ай бұрын
Siyaad bare miyaanu adeerkay muuse cashar yar wax kabaran waa yaabe😂
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 ай бұрын
Isagaa KADARAN!!
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 7 ай бұрын
Siyaad bare asgaaba dalka dhisey mana iibin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
Awayne awlahaar wax ka xun lama arage Alle naarta haku fogeeyo Amiin
@june6206
@june6206 7 ай бұрын
@@shukrinoah3987siyad nacas ma ahayn sida muuse ehlu nar
@milgoawad5206
@milgoawad5206 7 ай бұрын
Kan galeydh laftigiisacayaa fidmo wada ah. Ha la qabto.
@user-yk2oy3zq8v
@user-yk2oy3zq8v 7 ай бұрын
ilig darbi buu kaboodaa layiri. kkkkkk iligow farmaajo iyo fahad hakaasaaran.
@waberibouh3978
@waberibouh3978 7 ай бұрын
Anigaa dad ugu dhaaw wanan ku faraxsanahay in la xido waa bilaa edaab
@nazdalaan
@nazdalaan 7 ай бұрын
SIYAAD oo dalkooda dhisay ayey qabyaalad uga carareen maantana KORON BIIXI ayaa soo xirxiraya. NABSI
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 7 ай бұрын
Weriye soomaali=ciyaal makarafoon la ordaya oo qabyaalad ku waashay Weriye=dadka oo kale
@user-zp2wx5jl4t
@user-zp2wx5jl4t 7 ай бұрын
$5k ayaan kaqaataa Puntland Somalia
@husseinmiami
@husseinmiami 7 ай бұрын
North Korea miyaa meshan
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 7 ай бұрын
Haayoo wixii afku dheeraado ee hadal badan iyo xukuumada oo ay kasoo horjeestaan kicin bulsho iyo xidhidh koreada konfured ( somalia) lagu qabto waa liin +liin +muus kkkkk madama oo ay halkani tahay korea waqooyi waa mamnuuc warbahinta afka dheerlwh 😂😂😂😂
@siciidali4034
@siciidali4034 7 ай бұрын
Isma lahayn isaaq dhulkoodii oo xor ah shaqaysanaya ayaa ummadoodii basaas iyo xoolo intay soo qaataan cadawga u niikin TV MMTV hawada ha laga saaro wadankana ha la dhaafiyo anigoo ah ilig indrkii
@timowayne6993
@timowayne6993 7 ай бұрын
Wll marka qof jaahil madaxwayne laga dhigo waa sidan
@FarahAbdimuhamud
@FarahAbdimuhamud 7 ай бұрын
Madaxwaynnihii baaba basaas itoobiya u ah ee yaryarka mxd umalayn
@Sowsow0
@Sowsow0 7 ай бұрын
markaasay xanuun wada sheegtaan
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
WUU XANUUN SAYAA MARKUU NISA USHAQAYNAYO MU XANUN SADO 4000 OFOLAR BAA PER MOUNTH UU QADANAYEY
@waberigirehmusa2873
@waberigirehmusa2873 7 ай бұрын
Ma yihiin suxufiyiin waxad yihiin u adeegayaaø cadowga somaliland.
@user-ih5ip1xo1b
@user-ih5ip1xo1b 7 ай бұрын
Guul. Cabdi maalig ❤❤❤❤❤
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 7 ай бұрын
MUSA JUDAN SIYAAD BARE MUXU DHAMA WARIYE ILIK XAMAR HA ISKA IMADO ASIGA IYO TIFIGISA MESHAAS XORNIMO MATALO
@fa1765
@fa1765 7 ай бұрын
Maxa u hadasheen ba lo xirey o xaqa runta ah ugu hadasheen. Muse wa Oroma caada Qaata Ah. Shisheeye kal kaal ah
@ninkaculus1555
@ninkaculus1555 7 ай бұрын
Ilig dowlada fadaraalk ayuu xil kahayaa
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 7 ай бұрын
Bilaashbaa laynooga buuxiyay Cuqdada Siyaad baraa sidaas iyo sidaas yeelay maxaa u dhexeeya bal ii sheega
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h 7 ай бұрын
Huwan ilaa huwandhe
@ia5159
@ia5159 7 ай бұрын
Mmtv should be banned from Somaliland
@salaadcabdi6226
@salaadcabdi6226 7 ай бұрын
Rer waaqooyiii waa dad bhibaannn oo nimaaann tuuug aah ba Mel ku xirtaaayy digaaa ka jaqaaaa waaa gangag cadi aah shaaqooo ma leeeh hoormaar ma leeeh nooloolll ma leeeh.
@mukhtarmahamedcilmi9650
@mukhtarmahamedcilmi9650 7 ай бұрын
Marka la xidho ayay xanuuun ku sheegaan
@Qalanbawi
@Qalanbawi 7 ай бұрын
Faqashtu la Shaqeya
@ikraanahmedxasanikriito5642
@ikraanahmedxasanikriito5642 7 ай бұрын
Suxfiyiinta qaarba faqash lashaqeeya wala xidhya wixii ixritaami waya somalilandetnimada
@user-kg2gd3lw4q
@user-kg2gd3lw4q 7 ай бұрын
Wlhi dulmiga illahay naftisa iyo islaamla dhexdiisaba alle waa ka xaaraamtinimeeyey markaa illahay hala baqo oo dulmiga dadka ka daaya marka horeba xag alle uun bay ka noolaayeene oo waxad tarayseen ma jirtee xadhig macno daro ah ha ugu darina dadkani reero ayay uso shaqo tageen dad baa ku dhixan aan cidkale lahayn caruur iyo waalid Malin aan manta ahayn ayaad ka jawaabi dontaan waxasi hadad intaad noshihin is garan waydan maydan aakhiro ka baqayn
@haronomar474
@haronomar474 7 ай бұрын
Waa la ogyahay waxa la idinku xidhigey jaajuusiin
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 7 ай бұрын
Saax saax war uska amusa caadowka guudaha aya tihine guul somaliland guul sirdonka somaliland
@hajiabdi5927
@hajiabdi5927 7 ай бұрын
😢
@iftin2024
@iftin2024 7 ай бұрын
Wel done sirdoonka somaliland ✅️✅️
@kbpost6947
@kbpost6947 7 ай бұрын
Heego wakhtigeedii inyar ba ka hadhsan
@user-nr2sl4if1s
@user-nr2sl4if1s 7 ай бұрын
☝️☝️☝️😭😭😭
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 7 ай бұрын
Adeer Xamar wa la dila suxufiinta kuwan wa lara idbiya uun
@MohamedAli-qi4bo
@MohamedAli-qi4bo 7 ай бұрын
Waa lawasayaa maahee kuu ku dhimanayaa meesha ee adigu mar danbe haku soo noqon meesha wixii dadkooda iyo dalkoidaba gatay waa laxidhayaa oo lawasayaa ee maxaad ka qaadi futo xume
@albaaniali7387
@albaaniali7387 7 ай бұрын
Kkkkkkkk Waar AAYAR soco laga waa 😂❤😂ILIG Halkaas ayaa uhoy
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h 7 ай бұрын
Bal gardarada intaa leeg ee weriyasha madaakiinta ah lagula kacayo eega
@mukhtarbirshe
@mukhtarbirshe 7 ай бұрын
Markaas yidhaahdeen gaastari ayuu qabtaa waa yeesho
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
ILIG GANAAX 100000DOLAR 5 SANNO XADHIGA HASOO DHAMAYSTO
@DekaLul
@DekaLul 7 ай бұрын
War moose waxuu hastaa tageero badan waxa hadlaayo dhanba waa dadkisa tolow dadka.kale maxa.aamusiyay dadka abdi malik iyo wilashan muuse waxa.u haaysa dad hadii dadka dhan lalayo wali tageero war iska qabta dulmiga
@ahmedmahamoud2082
@ahmedmahamoud2082 7 ай бұрын
Muse.shaanii
@maryanali6192
@maryanali6192 7 ай бұрын
Maxa lagu xidhay qof aan dhib wadin cidina ma xidho waa denbiile
@user-bu1wz4tw6i
@user-bu1wz4tw6i 7 ай бұрын
Muse biixi hala xidho xasan shiikh buu lakulmayi hadayi cadaladi jirto
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 ай бұрын
Allow kaso daa mujrim gabalkoodi dhacay coldon isa waa tol la an oo wa ajinabi yacnii garxejis
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 7 ай бұрын
Walhi waa ayaan daro sufiga xadhigisu wayo waa muwadin wangsan oo dadkis iyo dalkis u hiilay mmvt waa tiviga cadalada sorry sorry sorry suxuf waan idina jecelnahy hadan naha shacabka somaliland ❤❤❤❤❤❤❤I love you so much suxuf mmvt gulesta walala qali
@abdit8270
@abdit8270 7 ай бұрын
Suxufigu ma sharciguu ka weynynyahay. Waa Day Day saxaafadeed.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 7 ай бұрын
@@abdit8270 maya kama ween ee waxuu ubahayahy cadalad abti
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 7 ай бұрын
Iige xadhiga halaga daayo
@loo6837
@loo6837 7 ай бұрын
I salute the courage of all these journalists, women and men, who have dared to brave the dangers imposed by authoritarian Musse Bixii
@mdh8066
@mdh8066 7 ай бұрын
Free Hooley !
@aminafarah7494
@aminafarah7494 7 ай бұрын
Faqasha ka ahaw waxa
@loo6837
@loo6837 7 ай бұрын
@@aminafarah7494 You have no arguments so you use your scapegoat ( Faqash ) When debates don't include words, but physical altercations are preferred to settle disagreements. Opposition to debate is then punished by jail or worse that is what is Mussee army is doing now. This is why the press is the first group to look at now, they are the front lines and defenders of liberty. When they are not trustworthy everyone suffers. Media is giving the facts and dictator Mussee calls this misinformation so this is form of banning free press.
@minursa02
@minursa02 7 ай бұрын
Dhaalimiinta Illig iyo Cooldon hadiintaan, duuliyiin cadoow raarto.
@Shaakaal252
@Shaakaal252 7 ай бұрын
Ilig iyo coldon xabsiga muse mxa ku jirabay
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 ай бұрын
(ALHAMDULILAH)🤲🤲HADAAD JEELKII JASOO BAXDEEN🤲🤲🤲WAAR USKAGA HEEGO ISAGA KAALAYA!! !!!! HEEGO QADHMUUN!!
@FjTi-wn3qm
@FjTi-wn3qm 7 ай бұрын
Qiiq Qiiq Qiiq
@rakbah.c
@rakbah.c 7 ай бұрын
Kuwa ku racay comment ka ama afba hadda oogoobeey waxaad kamid tahy dulmi falayaasha
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 7 ай бұрын
Ilma xarmaajo Fahad Yasiin sir idinka haya wadanka dadbaa ilaashanaya
@milgoawad5206
@milgoawad5206 7 ай бұрын
Ilig waa faqash ina farmaajo wuu eede lacaghii uu qaadanayey.
@ugasougaso6091
@ugasougaso6091 7 ай бұрын
Well done sirdoonka Somaliland❤Nacalaa ku yaal idinka iyo Ilig ba
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 7 ай бұрын
Hada maanta itoopiya waxaan ka jeclan lahaa inaan dilo dadka Somaliland u taliyo
@ashafarah4621
@ashafarah4621 7 ай бұрын
Weli uubaqayaah Ninka dulmiga LaguXiray Indoor waazuun Idoor Waakuwaas
@ikraanahmedxasanikriito5642
@ikraanahmedxasanikriito5642 7 ай бұрын
Naa maxa kagalay adiga idoor wala iibinya hadii la doone
@barrewarsame1520
@barrewarsame1520 7 ай бұрын
Ninkan Uma eeka nin la xidhayba
@Kariimaog8u
@Kariimaog8u 7 ай бұрын
Andar waa nin halyey ah🎉 ilahy ha. Daye
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 26 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 85 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 3,9 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 15 МЛН
Shacabka Hargeysa ayaa la waydiiyay labadan su’aalood
14:15
Galaydh Media
Рет қаралды 4,9 М.
MASAR MJ DM HG HG XAWAADLE AMAR ALLE LAAKIIN
20:05
Dow tv 24 Extra
Рет қаралды 408
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
War culus Dagaalka laftagareen iyo xasan sheekk
17:18
Kaafiye TV
Рет қаралды 244
XANUN WAA LA I AFDUUBAY WA LA IXUMEYEY STRESS IGU DHACAY
47:19
Ridhwan Issack
Рет қаралды 356 М.
Jabhaddii Balli-gubadle oo heshiis qaadatay.
12:51
Galaydh Media
Рет қаралды 37 М.
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 26 МЛН