Qaaci Hasan Aden Samatar iyo Heestii HAADba Haad (Kaban-kii Jiim Sheekh Mumin)

  Рет қаралды 40,207

Qaaci iyo Qaraami

Qaaci iyo Qaraami

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
Laba halyey laba hiboole Jiim AHUN Iyo xasan waa Laba ka mid ah kuwii ugu fiicnaa ee sooyaalka fanka Somaliyeed soo mara Raxmaanku haw naxariisto MR wonga 84 Fourka Jiim Sheekh Muumin.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Caleeeeeek Xasan iyo Jiim awlaadul gobolada dhexe ee somalia 👑🔥
@cabdicasiis.germany7601
@cabdicasiis.germany7601 5 жыл бұрын
Kabanku waa Jiim sheekh mumiin Nio ee wax iska hubso bro
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Kabanku waa *jiim sheekh muumin* ✌💘2020 Gacanta jiim ninkii garan waayayoow Fan mxd ka ogtahy 2 legends 2020 ✌💘
@qaaciiyoqaraami9024
@qaaciiyoqaraami9024 4 жыл бұрын
Alahh aya cisak waaruntaa hadaan dib ugu fiirsaday qof fanaan ah ayaa igu waa daauud lakiin taqsiinta waxaa ku caan ah jiim keliya soomaali oo dhan
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
@@qaaciiyoqaraami9024 Nin wx badan jiimc gacantiisa ka og baa tahy sxb Jiim siiqo ugaar ah oo wali xitaa waaberi kala tirsanaa keeni waayeen buu leeyhy Mhdsanid Plz Noosoo qab qabo Heesaha samatar ee kabanka ah Goobbe iyo Daauud Noosoo qab qabo oo ay . Utumayaan ✌
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 жыл бұрын
@@qaaciiyoqaraami9024 aad iyo aad sxb jabaqda xargaha kabanka ee jiim shiiq mumin waa iska caan Allow maxaa rag badan ku soo findhicishay (qaad)
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 жыл бұрын
Kuwaa ku doodaya kabanka waxa garaacaya jiim shiiq mumin iyo waa da,uud cali masxaf Kabanka jiim shiiq mumin uu garaacyo gacan qof kale kuma qaldamo Bal eega 2:23 sida uu uga hadlinayo kabanka Legend wayn xasan aden samatar codkiisa iyo kabanka jiim shiiq mumin iyo miraha heesta waa wada top Cajab
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Kaban ku waa jiimi
@Rageedii
@Rageedii 5 жыл бұрын
Kabanka dauud maahn waa jim
@abdixamuud4086
@abdixamuud4086 3 жыл бұрын
Mucjisadii kabanka garaciis looga hadhay jiim shiekh mumin 🤙🏿
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 Жыл бұрын
Fan waa fankii hore
@muktarali2311
@muktarali2311 5 жыл бұрын
Please fanka been haka sheegin wax iska hubso kaban waa jiim sheekh daauud ku Soo qorine 🤔🤔🤔🤔🤔
@aq_ahmed
@aq_ahmed 4 жыл бұрын
0:00-2:27 wax la siisto maleh waa "Masterpiece" Jiim Sheikh Muumin farahaaga malag lagu shub
@Fadan613
@Fadan613 Жыл бұрын
Axyaa JIIM waxa igu maqaalo ah in heeskan oo uu sameeyay Abwaan XASSAN GANEY uu XASSAN AADAN saluugay ereyadeeda, balse uu dib ka jeclaaday markuu JIIM garaacay.
@umarabdi5814
@umarabdi5814 3 жыл бұрын
Amiiral cuud Jiim shiikh mumin✌🙏🎻🎻
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 6 жыл бұрын
Kamanka waxaa haraacaya JIIM SHEEKH MUUMIN
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
I have been listening Jiim’s Oud of every stanza he has played. I can asure you this is not him! I can say this is Daud Ali Masaf. Jim makes crying, mourning, and exited in between his fingures and the strings. He never let it go. He was so Legendry with it. Daud was by the way better giving a space to the Drummer. Unlike Jiim who took all of the introductory bu him self. Who can proof if this is Jiim rather than Daud? Common? RIP both of them.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
This is Jim's Masterpiece! kzbin.info/www/bejne/pXzcYYqFaJVqbrs
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
This completely seems Daauud Cali Masxaf 🔥 but it is jiim Coz he was the teacher of the great oud players. Daauud, Goobe, Maxamed Mooge And Cabdinaasir who loved him for the way he performed ♥
@muuseshire7487
@muuseshire7487 9 жыл бұрын
samatar fanan can baxay ya u babac dhigi kara jawabtu wa may
@jamahassan4485
@jamahassan4485 7 жыл бұрын
Woooow ama sidas u hes ama naga aamuus
@nimcoaragsan1313
@nimcoaragsan1313 6 жыл бұрын
Yaasalam yaasalam
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 6 жыл бұрын
Waaya waayo
@engineerahmed9356
@engineerahmed9356 7 жыл бұрын
Yaa Salaam
@kaliilmoktar8594
@kaliilmoktar8594 2 жыл бұрын
Cadan iyo madow majiro cid lamid ahayd jiim mucjiso wuu ku hadlyaa
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 4 жыл бұрын
Halac halacdii muuqii indhuhu waxay u heesteen Dayaxoo
@abdijalilmohamed1244
@abdijalilmohamed1244 9 жыл бұрын
HAS
@abdullahi1988
@abdullahi1988 9 жыл бұрын
caadi maaha daauud waxuu garaacayaa 3 minutes kaban before heesta uusan soogalin samatar
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 4 жыл бұрын
Kabankaasi waa Jiim sheekh muumin ..siiqa ugaar ah buu leeyahay Adna qof fanka Wx kayaqaano baad ahayde show kuwan daauud kusoo qoray baa ku khalday ⁉⁉😁
@mahir6410
@mahir6410 3 жыл бұрын
Not daaud cali He is jiim shiik
@abdullahi1988
@abdullahi1988 3 жыл бұрын
@@mahir6410 waad iga saxan tihiin
@mahir6410
@mahir6410 3 жыл бұрын
@@abdullahi1988 ok bro
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
Kani waa Daauud. Takhsijnta Jiim barta waa tanaa; kzbin.info/www/bejne/pXzcYYqFaJVqbrs
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Waayo waayo
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,2 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Raaxeeye kuluc geddii jiim sh muumin
7:16
Qarami Media Pro
Рет қаралды 9 М.
Hassan Aden Samatar Best Songs
18:24
Somali Spot
Рет қаралды 350 М.
Heestii Haadba Haad Kici Lyrics Samatar Kabankii Jiim Sh Mumin
7:45
laylis channel
Рет қаралды 421 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 115 М.
Qaaci iyo Qaraami Volume 3
24:04
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 2,4 М.
xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)
9:20
mahamed liibaan
Рет қаралды 313 М.
Xasan Aadan@(dhito subag) kabankii macalin jiim
12:02
Qarami Media Pro
Рет қаралды 29 М.
TAARIIKHDA DAAUUD CALI MASXAF IYO ABIIB IIMAAN XASAN
50:27
Hawd joog
Рет қаралды 83 М.