xasan aadan samatar (sidu yahay gudgude roob)

  Рет қаралды 247,923

mahamed liibaan

mahamed liibaan

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@haajifayte7759
@haajifayte7759 3 жыл бұрын
Waxaan Dhegeystay Aniko Yr Oo Baburtaa Qaadka Wada Bosaso To Lasqoray 2003 Dii O O Markaa Kuso Biiray baburta Qaadka Wlhy Inta Bsso Iyo Laasqoray Udhaxaysa Iyadaa I bixi Jirtay Gud Gude Roob Hadana Waa 2020,11,02 O An Jabanahay Cusbital Denmark Ah Ku Jiro Ayaan Xasuus Galay Like Isaar Bowe
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 2 жыл бұрын
Allha kucaafiyo wall dambi dhaaf Allha kaga dhigo
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Ilahay haku cafiyo sxb
@haajifayte7759
@haajifayte7759 2 жыл бұрын
@@rukiaabdi8824 Mahadsanid Quen Kunjeer
@haajifayte7759
@haajifayte7759 2 жыл бұрын
@@ayaanlemohamud3024 Mahadsanid Bowe
@rukiaabdi8824
@rukiaabdi8824 2 жыл бұрын
@@haajifayte7759 so dhowow wll Setahy xanunki hada
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Its January 2022 let's see how many legends are listening to this masterpiece 😍
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 2 жыл бұрын
Wow
@abdixasan1230
@abdixasan1230 2 жыл бұрын
ar waxan hees wa dhaftay
@najaaxmaxamed5911
@najaaxmaxamed5911 Жыл бұрын
Fri, mar 2023 9:14 subax safar iyo dhul rooban 😍❤
@BUUXWhat
@BUUXWhat 5 ай бұрын
.Hn.. ..sb... . ...... ...a.oa.dnjm9jmggooo​ki
@MohamedAbdirahman-hx1fc
@MohamedAbdirahman-hx1fc 2 ай бұрын
​@@warsamebadar3526😊😊😊😊😊😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅😊😊😊😊😊😊😊😊
@ishardek
@ishardek 3 жыл бұрын
Heestan sawirka ay bixinayaan erayada uu fanaanku ku heesayaa markaan dhagaysto waxan xasuustaa bari meel ban cidlo ah uu gudgude roob nagu da ay oon xataa waynay geed aanka galno oon dabayshii iyo reenkiisii ku hafanay 1998 iyo banka wayn ee u dhexeeya jijiga iyo magaalada gobyar la yidhaa marwalboon dhagaysto waan xasuustaa
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Gobyar ma aha sxb ee wa bogyar
@ahmedmoh5341
@ahmedmoh5341 2 жыл бұрын
Bankaasi sxb waa cidlo wlahi nin roob ku helaa garan
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 Ай бұрын
Anigoo dhax dabaalanaya mawjadaha heesaha qaraamka ah kana mid ah mucashaqiinta fankii hore waxan dul imi hees aad u miisaan culus codka erayo laxan kaban aan la cajabay iskugu biireen. 8/14/2024 qaraamiga ma dayn karo. 🔥🎸
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Yaa salaam codkii macaanaay xassan aadan iyo kaban daauud iyo dorbankii Aweys goobe allah ha u wada naxariistee daauud goobe
@BashirMursalIssaBotan
@BashirMursalIssaBotan 2 ай бұрын
Yet another incredible song by Ali Warsame Afloow
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 ай бұрын
Absolutely incredible
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 Ай бұрын
RIWAAYADII Hablaha Maanta Erayadii Abwaan cali aflow
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirtay Ruwaayadii Hablaha maanta iyo nin u holladay guur. Annigoo 20jir ah ayaan 1985kii ku daawaday Hargeysa. Ereyada iyo dhammaan riwaayada waxaa allifay Cali Warsame Aflow oo Reer Hargeysa ahaa ama reer Arabsiyo. Anna gooha reenkiyo Gocoshada ma daayee Weli 20jirkaygii baan xusuustaa
@guledmohamed7875
@guledmohamed7875 Жыл бұрын
Berigii aad cudurada caashaqa ka fayoobeyd ayaad daawatey riwaayada.
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 2 жыл бұрын
Heestan iyo aroos miyiga maxaa iskaga wacnaa Old is gold ❤️
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
KABANKII - Ustaad Daauud Cali Masxaf 🔥❤️
@somalitoday4962
@somalitoday4962 2 жыл бұрын
Daauud sxb
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
@@somalitoday4962 Maad iga rumaysan Daauud waa Ninka aan ugu jeclahay inta Kaban garaacda Lkn Heestani way iga hoos baxday Thnaks sxb
@ayubahmed3151
@ayubahmed3151 2 жыл бұрын
Libaax miyaa codkaan ciyaayo. Walee ninkaan hobol waa ahaa. Waxaa sii dheer intaa Daa'uud Eebe ha u naxariisto kabanka wuu ku xaragoon jiray . Adduun ahaa
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒: #Page1 ➪𝐒𝐢𝐝𝐮𝐮 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐝 𝐠𝐮𝐝𝐞 𝐫𝐨𝐨𝐛 ➪Gaydh iyo dabayl badan ➪Banaan geed Lahayn iyo ➪Dhul gel gelina kaa helay ➪Jacayl igu gadaantoo ➪Markuu ganafka heeryada ➪Guudka iga saarayee ➪IGur igur guriyey caashaqu ➪Ee Uu gibisha ugu xidhayee ➪I Gar waaqsan waydoo ➪Gacantaydii igu saydhee ➪Ana gooha reenkiyo ➪Gocashada ma daayee ➪Meel ay ku geysaba ➪Godobteeda La carow. ➪Godobteeda la carow. #Page2 ➪Nin gunaad ku maqan Yhy ➪Dadka Laga abaaree ➪Laga galay ma Moogee ➪Aday geystay nabarada ➪Haygu gaaxsanaadiyo ➪Aramidaan U go'ayee ➪Adna garasho daraneey ➪Waad igu waa igu ➪Gacan togaalaysee Anigoo dartaa gubanee ➪I gar waaqsan waydoo ➪Gacantaygu saydhee #Chorus: ➪Ana gooha reenkiyo ➪Gocoshada ma daayee ➪Meel ay ku geysaba ➪Godobteeda La carow. ➪Godobtayda la carow. ===============𝑬𝑵𝒅. ☞︎︎︎Hees xus iyo xasuus mudan mid ☟︎Ka mid ah Foolaadka heesaha hirgalay. ➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪➪ ⠀⠀⠀⠀⠀⠀⠀ ⠀⠀⠀ (\**/)** ⠀⠀⠀ **(•ㅅ•) NO PAIN _ノヽ ノ\_ NO GAIN. / / ⌒Y⌒ Y ヽ (  (三ヽ人  /  | aspirations come true. | ノ⌒\  ̄ ̄ヽ ノ ヽ___>、__/** ⠀⠀ **|( 王 ノ〈** ⠀ **(\**/) ⠀⠀/ミ`ー―彡\ ⠀ (•ㅅ•) ⠀⠀/ ╰ ╯ \⠀ ⠀ / ☆꧁༒ĹєǤ𝒆𝐧𝐃༒꧂☆ ➪𝐂ᴀʙᴅɪsᴀʟᴀᴀɴ 𝗤ᴀᴀʀᴇʏ✍︎
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
~Godka laga abaaree ~Laga ganay ma moogee waad dadaashay jalle..,👏
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
@@fardushurre1668 Mahadsanid
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
@@SuugaanSafaari cafwan bro 🙏🏿
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
@@fardushurre1668 Hee maxaa dhacay?
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
​@@SuugaanSafaariwaxba walal ee mudnin ereyada wakhti badan baad galisayba
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
فنان قامه وكلمات اروع ...... متعك الله بالصحه والعافيه استاد حسن اذم سمتر
@reyneckmohlala6847
@reyneckmohlala6847 2 жыл бұрын
Axmed beebe to bashiir abdi sxbkey baan ku soo xasuustAa digfeer to.carwo
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 9 ай бұрын
Waa mac salaamaye fankii
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 3 жыл бұрын
Laxanka Heeskan Ismaciil Cabdi geri (Ismaciil Yare) AHUN ayaa leh Oo macalinkii Waabeeri ah.
@muxiyadiincali5249
@muxiyadiincali5249 8 ай бұрын
Yaaa goobeh ceesh calaaa hees xasan adan samatar ❤❤❤
@Ruun-ii4rz
@Ruun-ii4rz 4 ай бұрын
Ahun Ali warsame muse waa adeerkay waa reer hargeysa iyo jabuuti riwaayadn waa lagu xidhay waxaase dib loogu dhigay hargaysa 97kii waa abwaan weyn ha loo duceeyo
@hanadalaas1779
@hanadalaas1779 8 ай бұрын
Adna garasha daraaneey waad igu ........waad igu..... waad iguuu guraacantee ❤❤❤❤
@sahraali3410
@sahraali3410 6 жыл бұрын
Heestaan markaan maqlo jirkabaa i dibaaxaye.
@HassanMohamed-tc7si
@HassanMohamed-tc7si 6 жыл бұрын
sahra ali
@0797-i1k
@0797-i1k 6 жыл бұрын
dooq ayaa lee dahay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Wallee dookh fiican baad leedahay
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Ilaahay baa raalli ka ahqofka intan soo geliyay.
@munamahamud6211
@munamahamud6211 10 ай бұрын
Ban aan geed lahayniyo Dhul galgalina kaa helay
@xis7762
@xis7762 5 ай бұрын
Waa ereyadii cali aflow waa nin adaraxman sacada sacad muuse habar awala
@QaadiroSaleeban
@QaadiroSaleeban 19 күн бұрын
Abwaan.qaadito.salebaan
@hanadayusuf
@hanadayusuf 4 жыл бұрын
Marwalba oo an dhagaysto waxa xasuustayda ku xardhan cidii heestan i xasuusisay oo anan garanaynin sababta ay xasuustaydu usii dayn laadahay!
@bashirabdi3723
@bashirabdi3723 4 жыл бұрын
Aniga waxaan ku xasuustaa sxbkey oo xaaskiisa ay dhibaateysay oon goob joog u ahaa markan rabo inaan danqo ayaan ku tuuri jiray
@hanadayusuf
@hanadayusuf 4 жыл бұрын
@@bashirabdi3723 ma dhintay saaxiibka adiga nool iminka e Aboowe?! Niic weeye xasuustaadu cid kale la hoos carar
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 ай бұрын
​@@hanadayusuf😂😂😂
@0797-i1k
@0797-i1k 6 жыл бұрын
ishcalaa hees kaba niis taha ween yaa dauud viva yaaqe
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii cilmi afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar
@mohamedabdirahman5123
@mohamedabdirahman5123 5 жыл бұрын
fadlan mudug boy waxaan kaacodsanayaa inaad sohesho hees kamid ah kuwa xasan aadan magaceeda maxasuusto lakin miraheeda waxa kamid ah (geelaa nin dhiirrani dheel meeynin galabtiye)waan kaheli waayey
@mohammedh1120
@mohammedh1120 5 жыл бұрын
Mohamed Abdirahman waxaa layiraa heestaas jaceylkaa dhigiisoo dhaqaalaha ubaahan
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 4 жыл бұрын
ilmo dhowr habeen jiray heesta ad raadinayso magaceeda layidhaa
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
March 8 2023 daawanaya
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 4 жыл бұрын
whenevar whatevar kama xiiso dhaco Axyaa samatar iyo shekii heesta sameeyay
@subeershiine5141
@subeershiine5141 5 жыл бұрын
who's watching 👀 2019
@hamzemoha4458
@hamzemoha4458 5 жыл бұрын
hala gaadho 2019
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
Subeer shiine me 😭
@hadiahussein7279
@hadiahussein7279 3 жыл бұрын
2021 watching 🤪
@abdirasakelmi1236
@abdirasakelmi1236 6 жыл бұрын
Macalin samatar daa uud
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Heestaan aad baan ujeclhy
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 9 ай бұрын
Markaan waxaan umaleeynaya waa marka daaud tumayo cuudka Laxankii ismail abdi gari Aun iyo bahdii fanka intii dhimatay 😢
@suldaanofficially
@suldaanofficially 10 ай бұрын
Godobteyda la carow😢
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 2 ай бұрын
21_6_2024 ___ kismayo Meeley ku geysaba godobteyda la carow
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 жыл бұрын
I gaarwaqsan wedoo gacanta igu saydhee
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 4 жыл бұрын
Eash calaa hees waa malab heestani
@dayahbile2796
@dayahbile2796 2 жыл бұрын
Waxaan dhageysana hestan 2022 2/22 hmalin talada wana xuus qaaliya yaasideydo kale dhageysanayo waliba adigo muroga daremayo ajiga cml frta tagag hada anokale tahy
@user-nh9ds1ru2x
@user-nh9ds1ru2x 8 ай бұрын
Eesh calaa hees
@hanadalaas1779
@hanadalaas1779 8 ай бұрын
23rd December 2023 @kitale town, kenya
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 жыл бұрын
Inaba caadi maha
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 5 жыл бұрын
hees aad u macaan masha'Allah
@saidhajinour2271
@saidhajinour2271 2 жыл бұрын
1982 hargeysa
@Daadirabdi121
@Daadirabdi121 28 күн бұрын
Markaad isku fiiriso labada gacmood oo eey heestaan kuwada tumeen goobe iyo daauud AUN sow kuuma muuqata in aweys goobe la yiri kaban shaqadaada maahee boongaha iyo darbuugada noo haay 😅😅😅😅😅😅 runti waxay ahayeen labo xariif oo gacmahoda maalay😢
@husseinahmed7265
@husseinahmed7265 2 жыл бұрын
July 2022
@abdiqadirhusseinmuhumed9918
@abdiqadirhusseinmuhumed9918 5 жыл бұрын
Gaydhe Gudgude
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Heestaan samatar waxaa kaga wanaagsan qoomaal
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Hhhhhh yaa lagu maqlin hoos u hadal
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
@@abshirpepe4130 sida wax looqiimeeya ayaadna garaneyn dhibtaasaa kuheyso
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Shut tour mouth dameer Yahiw
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Halkas wad ku dhacday sxb Iska sax
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Guyaal sxb murti xumida yaan lagu cadabin xita la Iskuma Barbar dhigi karo labada fanan aqoon la an wa iftin la an sxb
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 3 жыл бұрын
😘☺😔🥰
@user-nr4ch8eu8f
@user-nr4ch8eu8f Жыл бұрын
Xasan aadan samatar
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
1993 iyo hargeisa
@munestervlog4500
@munestervlog4500 4 жыл бұрын
Axyaa barisamad wuu badna nololbase biisay hees dareen gaara iileh meelay kugaysaba .!!!!
@abwaanmidnimo3202
@abwaanmidnimo3202 Жыл бұрын
Taqsiintaan yaabkale iyo kabankan sidaytahay loo daadajiyay tolow ma jiim sh muuminbaa yaa amiiral cuud walee nin an la buunbuunin oo cidna magacyo ubixin lkn bulshada dareenkeeda asaagiis uga adkaaday
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 жыл бұрын
Jacaylkii yaa lagu misaalay gugude roob.gudgude waa roobka bodbooda
@mahadjama5674
@mahadjama5674 3 жыл бұрын
ka habeenkii da'a
@abdirisakowali2361
@abdirisakowali2361 3 жыл бұрын
Aryaa gudgude ma waxaad u taqaan roob bood boode armuu yahay midka niikiyah
@aamiiking3278
@aamiiking3278 4 жыл бұрын
Heestan waxaa alifey non a an aqoon ulayn roobabka
@jaamalarane959
@jaamalarane959 4 жыл бұрын
mirihii cali cilmi aflow laxankii goobe goobe iyo musigii kooxdii durdur waxaad kudiiday nala wadaag
@jaamalarane959
@jaamalarane959 4 жыл бұрын
mirihii cali cilmi aflow laxankii goobe goobe iyo musigii kooxdii durdur waxaad kudiiday nala wadaag
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 3 жыл бұрын
Laxanka Heeskan Ismaciil Cabdi geri (Ismaciil Yare) AHUN ayaa leh Oo macalinkii Waabeeri ah. Goobe (AHUN) shaqo kuma leh tumisteeda mooyee.
@abdikanimacalim9745
@abdikanimacalim9745 5 жыл бұрын
Nice
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 5 жыл бұрын
faa dar of I l o v m ali kaariye alaa yarxam aabihi jacayl ka iyo murtida
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Heestan kaariye ma samayn, waxa sameeyey ali abdi farah
@daacadonline9876
@daacadonline9876 5 жыл бұрын
Meel ay ku gaysab godobtayda LA carow
@mustafecalimustafe2960
@mustafecalimustafe2960 3 жыл бұрын
.
@Ruun-ii4rz
@Ruun-ii4rz 4 ай бұрын
Ahun Ali warsame muse waa adeerkay waa reer hargeysa iyo jabuuti riwaayadn waa lagu xidhay waxaase dib loogu dhigay hargaysa 97kii waa abwaan weyn ha loo duceeyo
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 300 М.
Xasan A samater @(Gudgude) kabnii macaanaa goobe
9:32
Qarami Media Pro
Рет қаралды 72 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 49 МЛН
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 436 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 443 М.
Hees macaan Saalax Qaasim Naaji WAqtigu Nacasaysanaa...
6:49
mahamed liibaan
Рет қаралды 149 М.
Heestii Haadba Haad Kici Lyrics Samatar Kabankii Jiim Sh Mumin
7:45
laylis channel
Рет қаралды 275 М.
Hees Qaraami ah Axad by Samatar
10:13
hassanjky
Рет қаралды 930 М.
HEESTII HARADIGEED XASAN AADAN SAMATAR
7:58
hilaac media
Рет қаралды 307 М.
Gudgude - Xasan Aadan iyo Kabankii Aweys Goobbe
9:33
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 27 М.
Heestii:- DURDURYAHOW ROGMANAYAA
14:30
Hal Abuur channel
Рет қаралды 27 М.
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 753 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН