QAACI NUUR CADDE BAAL GOREY XASUUSTII AXMED MOOGE

  Рет қаралды 88,726

Digaale Music

Digaale Music

Күн бұрын

Пікірлер: 37
@haamidubaxle1491
@haamidubaxle1491 2 жыл бұрын
Maasha allaaaah my team Keyga waan idiin xiisey dhakhso waan idiin soo noqonayaa howl. Fiican digaale iyo nuur iyo qurbaani iyo sxbkey kuligiin
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 2 жыл бұрын
Libaah haamid ubahle zxb aan isisoooqabano nin aan aad utaagersanahay xogbadan inaan wadaagnana jeclahay ama raba ayaan ahay zxb good future
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Buurtaa Laysula baxay Legend nuur cadde
@Sir-apdrzak
@Sir-apdrzak 2 жыл бұрын
Heesta AHUN Axmed-Mooge yaa ku waaberiistaa may ahayn ee waxay ahayd, (Baxsanaa allahayow nin ku waaberiista).
@degelkhayr
@degelkhayr Жыл бұрын
Haa (baxsanaa allahayow barta ay kunooshahay nin kuwaa bariistaa taas sax ah oo ninka gabadhaaa latoosaa waa nin nasiib leh weeye micnaha lkn sida fanaanku udhigay micnihii wuu lumay qof somaligu ku adag yahay ma fahmayo waana kucaajisayaa heesta
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 10 ай бұрын
Agreed with you si fiican ayaad u saxday ee fanaanku dib ha u saxo si aanu macnaha heestu u lumin
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 2 жыл бұрын
Olax Hibadii Fanka Ayaa Is Heshay Digaale Yare, Nuur Cade, Qurbaani, Dhagihii Cufku Galay Ayaad Dib U Cusheen Ee Howsha Halkaa Kasii Wada.💥👍💥
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
fankii waa la qurxiyay topp weeyee heesta
@xasanaxmedolol1241
@xasanaxmedolol1241 5 ай бұрын
Digaale axlaaa music.
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Жыл бұрын
Naxariistii jano alle haka waraabiyo dhamaan fanaantii waabari intii dhimatay😢😢
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 жыл бұрын
Ragg ayaa is helay musiciankii ugu fiicnaa
@halimamohamed9615
@halimamohamed9615 Жыл бұрын
Fantastic. Barteedii ayuu dhigay heesta inanku. Guuleyso
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 2 жыл бұрын
All My team rag igu wada qaaliya sln shrf ayaa mudantihiin wllky digale yare horumar waynbaad samaysay wlhi oo cajiib ah
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 Жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam , waad naduuliseen ee janada meel wacan kadag.
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 10 ай бұрын
xasuusti fanaanki wayna ee AHMED MOOGE LIIBAAN
@farxaanqarasta9268
@farxaanqarasta9268 Жыл бұрын
Masha allah wll qli Nuur Cade
@mohamedosmanali916
@mohamedosmanali916 2 жыл бұрын
Perfect 100%
@abdiduse7014
@abdiduse7014 2 жыл бұрын
Haaayeey waaakaa fanaan salaan sare digaale iyo asxaabta dhamaan
@cabdiyare9123
@cabdiyare9123 2 жыл бұрын
Waa
@faadumomohamed6575
@faadumomohamed6575 Жыл бұрын
Eesh calaa fan fankii layaqaaney jira Oo jooga
@gabyamediaproduction4620
@gabyamediaproduction4620 Жыл бұрын
Maanshaa allah digaale yare
@sabahali1605
@sabahali1605 2 жыл бұрын
Woooow
@caashakous5906
@caashakous5906 2 жыл бұрын
Ma walal lahay nuur cade and digale Yare raga fanka iska xorayas tay
@mounaismail-ali546
@mounaismail-ali546 Жыл бұрын
Wey intee ka Hela Nuur Cadde😔
@cabdicali824
@cabdicali824 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@idile9450
@idile9450 2 жыл бұрын
Wow caleek caleek
@MamaSomali-g6m
@MamaSomali-g6m Жыл бұрын
Nuur madobe
@nuuramaax8275
@nuuramaax8275 Жыл бұрын
Waah waah
@nuurabdi7861
@nuurabdi7861 2 жыл бұрын
Woooooooow
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Guul
@nasrawilliams66
@nasrawilliams66 Жыл бұрын
Ash cala hees iyo mandar wanagsan iyo cod wanagsan
@kakaome7756
@kakaome7756 2 жыл бұрын
100%
@CSeerbiya
@CSeerbiya 2 жыл бұрын
Sida saxda ahi waa “ Lug koloon ku beegsado”
@muzthaphekunlizpayso1157
@muzthaphekunlizpayso1157 2 жыл бұрын
Heeso Qaraami Ah On Bulshada Caan Ka Ahyn Bn ku Hayaaye Ila So Xidhidh
@nnnnwowo9164
@nnnnwowo9164 2 жыл бұрын
Meesha haka dhicina
@Roobleh
@Roobleh Жыл бұрын
Laxankii heesta waad ku tumateen saaxiibataal.
NUUR CADDE DIGAALE QAACI XASUUSTII AXMED MOOGE KABANKII QURBAANI
6:40
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 125 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 51 МЛН
Sir Mohamud Xasuustii Axmed Mooge Liibaan 2018 4K
6:17
Xogmaal Media
Рет қаралды 1 МЛН
Axmed Aarshe - Heesta - Miiraale - Astaan Music 2022
7:13
Astaan Music
Рет қаралды 223 М.
MAXUBOW ADUUUNAYDO IYO FANAAN NUUR CADE
7:07
somalifocus
Рет қаралды 211 М.
SICIID QALINLE HEES XASUUSTII AXMED MOOGE KABANKII IBRAAHIN HABBAD
8:08
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 37 М.
nuur cade iyo heestii muxubo
6:56
MrDarwiish
Рет қаралды 387 М.
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН