No video

Barnaamijka Heello | Heesta Baalgoray | Daa'uud Xanfar | Astaan HD 2020

  Рет қаралды 471,586

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Erayadii Axmed Muxumed Xayd.
Laxankii Axmed Muxumed Cawad.
Xasuustii Axmed Mooge Liibaan
Astaan HD 2020

Пікірлер: 252
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Cidi aanan nasiib u yeelan in ay aragto cumar dhuule oo heesaya hadda ayeey nasiib u heesataa in ay daawato daa'uud xanfar Golden voice👌👌
@colmlander3447
@colmlander3447 3 жыл бұрын
Axmed moogaa lahaa sxb heesta basl goray
@koreasalaad
@koreasalaad 3 жыл бұрын
Ma keeni karo codkii cumar Ahun
@AhmedKilwe
@AhmedKilwe 2 жыл бұрын
Who's still listening this amazing song?. What a miracle voice Da'ud Xanfar horey u soco sxb
@superlula2674
@superlula2674 4 жыл бұрын
Daauud Xander inta taageerta ama jecel sida aniga farta ha taago
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
Xasuustii AUN AXMED MOOGE caku hadduusan axmed mooge fanka ku jirin waligaa qof dhintay ma ucalaacashay oo matiri alla maxaad u arki wayday 😭😭😭😭😭😭 aad baan axmed mooge u taageeraa wan xanfarow heestiisa ahayd Ma ogtahay daraadeed Riyo inaan ku daaloon Aan bad wayn dabaashoo Ka baagiyey daruuraha Soo gali
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Walaahay waxaan jeclaan lahaa inaan maruun arko 😭😭 ax alaw u naxariiso
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 4 жыл бұрын
@@Axmeddaahir_ alla walaalow way noqon waydaye rabbo jannada nagu kulansii
@farhanabdullah5118
@farhanabdullah5118 4 жыл бұрын
Ka baafiyey daruuraha maanay ahayn ?
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 3 жыл бұрын
@@inventoralimahad8874 Wlle youtupe kay ku jirtaa ee ka raadi
@inventoralimahad8874
@inventoralimahad8874 3 жыл бұрын
@@marisacillahi1537 wllo waan ogahaye saas kama wado ee xanfarow soo qaad baan leeyahay kaliya
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Daa'uud Xanfar waa tiir muhiim ah oo ku taaganyahay fankeenan casriga ahi. Waa kabaniiste, mullaxan iyo fanaan cod macaan. Boqortooyo
@fadumaalixusein2326
@fadumaalixusein2326 4 жыл бұрын
تقتظمفصحل
@siraliyoonsiraliyoon6611
@siraliyoonsiraliyoon6611 4 жыл бұрын
Wa runta waxad garan sida u yaqan godadka laxanka iyo su kenay codki axmed moogee
@qoshwannaag63
@qoshwannaag63 3 жыл бұрын
@@siraliyoonsiraliyoon6611 eesh cala cod Mac =✓✓✓💯
@idrissguelleh1183
@idrissguelleh1183 4 жыл бұрын
I am ethopian I lov you somali
@murtiileyare9494
@murtiileyare9494 4 жыл бұрын
DAAUUD XANFAR Nin Uu Fanku Ubaahanyahay Kalsoonida codka Ee uu haysto waxaaba Kasii daran Kalsoonida uu ka haysto kabanka Ee uu ku cayaarayo xargaha libaaax Nool dheh 🙋‍♂️❣
@mahadmahad1055
@mahadmahad1055 4 жыл бұрын
Daa'uud xanfar waxa uu ka haray dadkii hore! Waa fanaan degan kuma haboon heesaha kabanka. Waxase iga dardaarana boowow inaadan ku noqon meeshii biyo kulule ahayd waayo waad qurux badatay ee halkaada ku Jay. Nabadey.
@almisofficial3705
@almisofficial3705 4 жыл бұрын
Inbadan fanka wn jecelhy lkn wxn xiseya hesaha ay ku jiran kawanada team astan Like isaara hadii kale cimad ima sarno😫 halay cimamado 🥰
@aliyasin4467
@aliyasin4467 4 жыл бұрын
xanfar yare umaleyn maayo qof la cod ah in uu hada joogo fanka🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩👌
@mohamedyousuf4410
@mohamedyousuf4410 Жыл бұрын
Baal goray haldhaa iyo Biyo dahab la moodyeey Buuraha dhexdeeniyo Badda yaa intuu dhuro Berri laga gudbaayiyo Bar cidla ah ka wada dhiga Bakhooloo ku beegsada Belad kaygii hooyoo Barta ay ku nooshahay Baxsanaa allahayoow Ninku waa bariistaaa Ninku waa bariistaaa❤❤ Baadidoonka awgaa Boholyowga caashaqa Anigoon bukaan qabin Boqol jeer habeenkiiiiii Inta aaan baraarugay Saw bidixda daymada Eegmda kumaan badin Beladkaygii hooyooooo Barta ay ku nooshahay Baxsanaa allahayoow Ninku waabariistaaa Ninku wabariistaaaa Ninku waabariistaaaaa💥💥
@bowsi9
@bowsi9 11 ай бұрын
Thanks
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Xaadaa idhaqaaqdeey 😢😢 I love my people dalkeeni waa lagu cayaareey
@aliyasin4467
@aliyasin4467 4 жыл бұрын
xanfar masha allah wan hubaaa qarnigaan nin la cod in uusan jirin🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴😴😴 waa ninka kaliya ee xilyada nasashada iyo dalxiiska aaan dhageysto👌👏👏🙏👂👏👏👏👍👍
@mansuurjalamad2041
@mansuurjalamad2041 4 жыл бұрын
War ninkaan legend weeye heeso badan kaqabta
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 4 жыл бұрын
Xusuustii Allaha u naxariisto Ahmed Moge liban
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
One Of The Best Talent Wxaa Fanaanka Kaliyee bedeli kara Xidigihii Cuudka Ahmed Cali Dararamle Iyo Boqorkii Cuudka Maxamuud Ismacil Xudaydi
@najahsed1708
@najahsed1708 4 жыл бұрын
Yaa salaam qofkii u horreeyay baan ahay fadlan igu caawiya like walaalnimo ah
@maovlogs1
@maovlogs1 4 жыл бұрын
Walal subscribe isaar
@zermaahir186
@zermaahir186 5 ай бұрын
Axmed Mooge Liibaan midka mida sedexdii fanaan ee ugu shacbiyada badnaa waagiisii, hada inankiisii ayaa maayirka ka ah magaalada Hargreisa oo aanu ku kulanay, alle ha u naxariisto isaga iyo walaalkii iyo fanaaniintii horeba
@mxm273
@mxm273 2 жыл бұрын
Da'ud is another level singer Still listening 12.3.22 Ather!!!!
@mohameddiiriye1653
@mohameddiiriye1653 3 жыл бұрын
Lengend Ahmed mooge liiban. Alle ha u naxariisto
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto janno fardowsa ha geeyo qabrigana haw nuuro Ahmed Moge
@kaysenur1592
@kaysenur1592 4 жыл бұрын
Daa uud xanfar waa fanaan aad u cod macaan laakiin heestan waad kufsatay wallee. Iyadoo original ayaan dhagaystaa axmed mooge anaa YA raxma.
@sadiyowarsame3837
@sadiyowarsame3837 4 жыл бұрын
Fanaan ku codkiisa waa in uu Adeegsadaa ayaa ka wanaagsan in uu iska yeelyeelo fanaan kii kale
@MohamedAhmed-nu9vg
@MohamedAhmed-nu9vg 4 жыл бұрын
Xasuustii ahmed mooge liibaan alle haw naxariisto Daa,aud xanfar hobol ka mida ehelkii fanka
@waqalhure3710
@waqalhure3710 4 жыл бұрын
Masha Allah may Allah bless you all ❤️I enjoy this.
@mohamedfarah593
@mohamedfarah593 2 жыл бұрын
Xasuustii Axmed Mooge iyo Codka dahabiga ah ee Daauud Xanfar Alle ha barakeeyo
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Thursday 16 july 2020 habeen saq dhexaa ❤ Goobta Glkio 😊 axx yaa hees 😘
@xiishcabdulahi3967
@xiishcabdulahi3967 4 жыл бұрын
Hello galkacyo yaqe wan jecelahy
@apdihakimchess3951
@apdihakimchess3951 4 жыл бұрын
Ma ado rer mudug ah ayad cid like ka baryeysa dadku ayagaba iska sin hhh Gobolka wax garadka
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
@@apdihakimchess3951 hhh wllky like ba ma baryin
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
@@xiishcabdulahi3967 Mhdsanid wllo so dhawoow adi magaladee kaso jeeda
@xiishcabdulahi3967
@xiishcabdulahi3967 4 жыл бұрын
Abayo waxan kasojeeda galmudug gaar ahaan guricel
@KAYDKA-HAG
@KAYDKA-HAG 3 жыл бұрын
Yaa salaam Daauud waad i jiidstay runtii dareenka xaaskayga aan kala fognahay baad xaqiiq taataabatay❤️💋
@aabdi8896
@aabdi8896 Жыл бұрын
Axmed mooge ilaahay ha unaxariisto
@qoshwannaag63
@qoshwannaag63 3 жыл бұрын
MashaAllah I really enjoyed the lyrics....#DAUDXANFAR🎸🎸🎸
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
duhurnimo talaada ah 2:23 pm 22/3/2022 somalia,sool,lascanod Waan xasuus dhegeysnaya😥
@MohamedAli-hj3mz
@MohamedAli-hj3mz 4 жыл бұрын
fanaanka kaliya muqdisho jooga from hargeisa
@bowsi9
@bowsi9 11 ай бұрын
Xasuustii a.n Axmed mooge who is in my top 10 list of Somali singers.
@momoney00can
@momoney00can 4 жыл бұрын
I watched this 20k times 👍🏾
@kamiila3941
@kamiila3941 4 жыл бұрын
Daa uud xanfar waa fanaan buuxa inaba caadi maha cod kiisu woooooow wooooow 👍👍👍👍👌👌👌👌🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@hassanmahedolad5884
@hassanmahedolad5884 4 жыл бұрын
Ninkan heesaya waxaan soo wada ciyaarijirnay kubada ama banooni boosaado minisaariyo ama ciid gaduud 20 sano kahor sxb waa ku salamay
@windows2730
@windows2730 4 жыл бұрын
fanaanka somali weyn dauud xanfar herey u soco
@barshiyare-ij1bc
@barshiyare-ij1bc 2 ай бұрын
Codka iyo xirfada macalin daud respects 🙏
@cabdiqani6185
@cabdiqani6185 4 жыл бұрын
Yaa keeni kara axmed mooge allow kunaxariiso
@abdihakemqurbo5712
@abdihakemqurbo5712 Жыл бұрын
Calayk calayk yaa Daa’uud barteedii ayaad dhigtey haddii aadan dhaafinba. Runtii waan u xiisay dalkaygi hooyo, Eebboow mar uun nabad aan ku waaberistaa.
@daadirdaahir447
@daadirdaahir447 4 жыл бұрын
Ileen qofku wuxuu heybad kuleyahay wuku raxestaa mararka qaar daud xanfar cimamada lagama heyso karo
@abdiazisalihagi783
@abdiazisalihagi783 3 жыл бұрын
Absolutely true
@Galayr131
@Galayr131 4 жыл бұрын
Xanfar yare cidina wax kama Qabankarto Codadka kabankiisa uu u isticmaalo baan jeclahay waa mid kaduwan kabanada kale. Horay u soco ustaadul umah🙏🤟 Viva Kooxda Bada cas ☝️
@abdirahmanmohahanshi5770
@abdirahmanmohahanshi5770 4 жыл бұрын
Muqdishu cadeeY Alle maxaan uxiizaY ✔✔👌
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 Жыл бұрын
17/7/2023 Wa hees an laga dalayn dhagaysigeda sabatuna tahay Erayo,laxan dagan iyo jawi qurxon oo uu ku qadayo daaud xanfar
@saviolahamud4526
@saviolahamud4526 4 жыл бұрын
Axmed mooge ayaa horay u qaaday heestan lkn xaqiiqatan fikirkayga anoon ixtraamaya aabbaha Fanka axmed mooge Heesta waxaa ila cod mcn daud xanfar siduu ugu raaxaysanayo ayaan aad ola helay
@mohamedabdiisse8877
@mohamedabdiisse8877 4 жыл бұрын
Wooow👌👌hadii aad kabanka jeceshahy like io subscripe iisaar 🙏
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Astan tv aniga aad ayan idin jeclahay Wana idinku xiranahay rer muqdisho
@halimasacdia6038
@halimasacdia6038 4 жыл бұрын
Fanaan waa kan inta kale been waxaa ku soo xiga dhanka kabanta qadar keeyo wow daauud xanfar aaax aax asal fanaan
@ugasxirsi2452
@ugasxirsi2452 4 жыл бұрын
Daauud xanaf waa boqorka fanaaniinta ee qarnigan
@abdirahman.d2574
@abdirahman.d2574 3 жыл бұрын
Ahmed moge liiban allaha uu naxariisto legend buu ahaa
@daacadyare321
@daacadyare321 4 жыл бұрын
Heesaha qaaraamiga m.a waan ladhacay runtii
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Axmed mooge libaan❤🌹 allah yaraxma
@xuseencabdisuldaan4441
@xuseencabdisuldaan4441 2 жыл бұрын
Habeen sabti ay soo galayso 27/05/2022 weli waan dhagaysanayaa xanfar
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
Daa uud xanfar waa nin sharafta fanka fahansan ciyaalbackasii baase fankii muqdisho kharibay
@apdirizackmohamed3437
@apdirizackmohamed3437 2 жыл бұрын
Somali ed sheeran 💙
@guledahmed8545
@guledahmed8545 3 жыл бұрын
Baal goray haldhaa iyo biyo dahab la moodyeey Buurahaa dhexdeena iyo Badda yaa intuu dhuro Barri laga gudbo iyo Ban cidla ah ka wada dhiga Boqool ku beegsadoo Baladkaygii hooya iyo Halka ay ku nooshahay Baxsanaa Allahayaw Nin ku waa bariistaa Baadi doonka awgaa iyo Boholyooga caashaqa Anigoon bukaan qabin Boqol jeer habeenkii Inta aan baraarugay Sow bidixda deymada Eegmada kumaan badin Baladkaygii hooya iyo Halka ay ku nooshahay Baxsanaa Allahayaw Nin ku waa bariistaa. Xigasho: Maxamed Cabdi
@nadyami6514
@nadyami6514 4 жыл бұрын
Xasuustii axmed mooge liibaan waad yara keentay
@abdiwalisiyaad1546
@abdiwalisiyaad1546 4 жыл бұрын
Fanaan tusaalihii fanaaniitii hore heesto waye halyey baatahy
@ahmedanalyser2114
@ahmedanalyser2114 4 жыл бұрын
Xanfar cod kiisu caadi maaha kamankiisu caadi maaha farshaxanimo cajiib ah baa ku jirta kor u soco Xanfar
@user-oc1mv3nd4n
@user-oc1mv3nd4n 7 ай бұрын
Heestan waxa iska lahaa Ahmed muxumed xayd
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Baal goray haldhaa iyo Biyo dahab la moodyeey Buuraha dhexdeeniyo Badda yaa intuu dhuro Barrin laga gudbaa iyo Ban cid la'ah kawada dhiga Baqooloo ku beegsada Barta ay ku nooshahay Baxsanaa allahayaw Nin ku waa beriistaa Baadidoonka awgaa Boholyowga caashaqa Anigoon bukaan qabin Boqol jeer habeenkii Inta aan baraarugay Saw bidixda daymada Eegmada kumaan badin Beledkaygii hooyiyo Barta ay ku nooshahay Baxsanaa allahayaw Ninku waa beriistaa Allaw u naxariiso axmed mooge liibaan Ninkani heesta barteedii muu dhigin Weligiina gaadhi maayo
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 4 жыл бұрын
Hadaanu dhaafinba waxba muu yaraysan.
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 4 жыл бұрын
Wan isu dhegeystey koley ani xanfar ba kaga cod wanaagsan
@ismailabdirahman2685
@ismailabdirahman2685 4 жыл бұрын
Sheeduu kadhigy alle ha unaxriiste
@nourfarah8968
@nourfarah8968 4 жыл бұрын
Woow j'aime cette chaîne Astaan tv❤❤❤❤🙏🙏🙏💯💯
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 4 жыл бұрын
Tres bein
@afuufoowflims1161
@afuufoowflims1161 4 жыл бұрын
Dauud xanfar big fanaan
@samaalesamawade6062
@samaalesamawade6062 4 жыл бұрын
Daauud Xanfar waan jeclaa codkaaga . Laakiin heestan AHN AXMED MOOGE LIIBAAN qaadi jiray waad la weyday ee tu ka fudud doondoono.
@housseinfana5065
@housseinfana5065 4 жыл бұрын
Beenta maha
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 4 жыл бұрын
Ahmed mooge remember
@abdirahmanismail3570
@abdirahmanismail3570 4 жыл бұрын
Waaw xasuus aan inaba caadi ahyn 😍😍
@abdikarimfeytin312
@abdikarimfeytin312 Жыл бұрын
Erayada heeska waxaa iska leh “axmed muxumed xayd, hargeisa ayuu degen yahay Wuxuuna ku shaqeysta bas ka dhex shaqeeyaa hargeisa Gabadhii uu heeskan u qaaday ayuuna qabaa iyadoo sodoh ah, wakhtiga uu heeskan sameyey qiyaas Ahaan waxy Aheyd 1984tii isaga oo ku sugan dalka qatar oo muddo ka soo gayoon waayey gabdha uu jeclaana hargeisa ayuu kaga tagey waliba xaafada golajno, heeskan waxay isku album yihiin heeska la yidhaaa “ meel uu gacal ka dheeryoo la yidhaahdo gadarbaa intaan gaadhay waa Hore,
@allweather7847
@allweather7847 Ай бұрын
Today 29/07/2024 17:00 in Kampala ❤❤❤
@mansuurjalamad2041
@mansuurjalamad2041 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa horey ugu luuqeeyay alfanaan ahmed moge liibaan wuu keenay xanfar
@salaancawad1138
@salaancawad1138 2 жыл бұрын
Midhiih Ahmed muxumed xayiid Ahmed Gadar iyo codki Ahmed mooge
@ramlacabdi4852
@ramlacabdi4852 4 жыл бұрын
Www allow anon xamar tagin ha idilin 💗♥🙏
@suleeqo0163
@suleeqo0163 4 жыл бұрын
Saas laguma duceysto xabibti nabad iyo naxariis Eebe ku imaaw
@aminam1535
@aminam1535 4 жыл бұрын
Ilahay kuma dilaba nabad ku tag xamar cadey nabad ku noloow sister😢🥰
@ramlacabdi4852
@ramlacabdi4852 4 жыл бұрын
@@suleeqo0163 insh alh qalideydi💗🙏
@ramlacabdi4852
@ramlacabdi4852 4 жыл бұрын
@@aminam1535 insh alh my sis💗♥🙏
@feysalmj3349
@feysalmj3349 4 жыл бұрын
Manta ani ayaa u ku horeyo i arka he like dhac waye
@maovlogs1
@maovlogs1 4 жыл бұрын
Subscribe isar walal
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 4 жыл бұрын
Dhan kastaba dhameys weeye, indhaweyd dhagahay waxa uu dhaan daban gaal dhaabacay, sida dhool rob da,ay dhowr dharaar , dhedadii dhirta oo dhammaan wada dhogor dhibcinaya, dheeh maaha udhalad weeye dhabanna hays dhimir cod dhoofsaday, dheelmad saq dhaxe dhiraan dhirka weedhaha, dhageysigii ina dhuux, carrabey, dhoodaan, iyo qamaan ina bulxan dhameys weeye aan kadhaca hayn xanfar yare dhamaantood.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 4 жыл бұрын
Perfect Waa Heesihii Ahmed Qatar
@farhiaahmed8198
@farhiaahmed8198 4 жыл бұрын
Waa fanaan qaran daauud xanfar Cid gaarto maleh
@Fowzia69
@Fowzia69 4 жыл бұрын
MY FAVOR MAN NOOLOW INTAY NOLOL JIRTO HUUNO💚💙❤
@osmanhashi2578
@osmanhashi2578 4 жыл бұрын
Fanaan buuxo waaye ninkan daud xanfar keep going bro
@abwaanheersare1
@abwaanheersare1 3 жыл бұрын
Nin aan tageero buuxa u ahay nolow inbadan🙏🙏💯🥰
@abdirahmansalah3643
@abdirahmansalah3643 3 жыл бұрын
yaa daawanaaya heestan 2021 dhac like ii saar.
@moharned5103
@moharned5103 4 жыл бұрын
Barta ay ku nooshahay, Baxsanaa allahayoow, Nin ku waa bariistaaa Waah waah Xanfar codkiisa caadi maaha.. Ku taageeraa, Socod socod..
@apaazhasan5201
@apaazhasan5201 Жыл бұрын
Nin Ku waa bariistaaa
@moharned5103
@moharned5103 Жыл бұрын
Thanks Abbas, waan saxay, mar kale ayaan dib ii xusuusisay waan dhagaysanaysaa mahadsanid.
@ugbadm6075
@ugbadm6075 3 жыл бұрын
Ala waan suuxi raba cad macaana masha allah
@kabbiilatube6800
@kabbiilatube6800 4 жыл бұрын
Daa,is xanfar waa fanaan aan aad utaageero alla yaa ila kulansiiya guulayso waligaa sxb
@farxiyodiria8807
@farxiyodiria8807 4 жыл бұрын
Waaaw fanaan iga dheh
@Ugasomj22
@Ugasomj22 Жыл бұрын
Watching now
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 4 жыл бұрын
Waligay cod kamacaan badan iyo luuq cajaaiba ax daauud xafar buuraha dhaxdeeniyo bada yaa intu dhuro barri laga gudbaayiyo ban cidla ah kawada dhiga ....yaa salaam ♥️♥️🦃🦃🦃🦃🦃🦃🦃🦃
@bashirabdi3723
@bashirabdi3723 3 жыл бұрын
Sidey sadexdaa ugu raaxeysteen heesta ayaan ugu raaxeystay
@abdifitahcali5867
@abdifitahcali5867 4 жыл бұрын
Daud xanfar fankiisa waa tilabsaday cajib wye codkisa
@afarxaanuleex4506
@afarxaanuleex4506 4 жыл бұрын
Legen Daauud xanfar Fanaan haduu jiro waa isaga
@bileboss-ka9454
@bileboss-ka9454 2 жыл бұрын
Eshcalla hees alfanaan xanfar yare sxb long time
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Daud xanfar legend
@maovlogs1
@maovlogs1 4 жыл бұрын
Walal subscribe isaar
@Hargeisalyrics00
@Hargeisalyrics00 3 жыл бұрын
MashaAllah love this 🔥🔥🔥🔥
@amiinyarehassanali9620
@amiinyarehassanali9620 3 жыл бұрын
Balgoray haldhay iyo Biyo dahab lamodyey Buraha dhexdeniyo Bada yaa into dhuroo Barin laga guda iyo Ban cidla kawada dhiga Baqolow kubegsadaa Baalad keeyi hoyoo Barta ey kunoshahay Baxsana allahayow Maku waa bariistaa 💋❤💋💋💋❤💋💋💋❤😀
@Caruurtaofthekorn
@Caruurtaofthekorn 4 жыл бұрын
Rageedi. Heesta wa karbash dey. 100%
@abdirahmanjiin1720
@abdirahmanjiin1720 2 жыл бұрын
wow golden voice
@mumshadali3829
@mumshadali3829 4 жыл бұрын
Waaw wallee waxba ka dhacay. Ama side ama mic iska dhig adeer
@mohamedomar52
@mohamedomar52 4 жыл бұрын
Heesta qoraalkeeda soo raaciya astaan tv fadlan
@sali3492
@sali3492 4 жыл бұрын
Waa hees ka turjumaysa ififaalada Nabada ka jirto Dalkeena Soomaaliya
@raahoabdi6094
@raahoabdi6094 4 жыл бұрын
Waaaw👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚘
@Caska143
@Caska143 4 жыл бұрын
Sharafey itahy inaan live ulasocdo astaan 🙏🙏
@maovlogs1
@maovlogs1 4 жыл бұрын
Walal subscribe isaar
@abdullahimaxamed3445
@abdullahimaxamed3445 4 жыл бұрын
Waaaw xasuus aan caadi eheen
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 2 ай бұрын
Kalabadhka sanadka 2024 01/07/2024 habeen isniin ah Goobtu waa burco xarunta Gobolka togdheer Saacudu 00:23... hapenimo
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 20 МЛН
Axmad Mooge Baal gorey with lyrics kaban original
6:33
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 73 М.
Daa'uud Xanfar Heesta | Maryaneey | Astaan Music Heello 2020
6:52
Astaan Music
Рет қаралды 125 М.
Daauud Xanfar ( Naf Afduuban Baan ahay ) 2018 Hd Video  Music
6:04
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 519 М.
SICIID QALINLE BAAL GOREY QAACI DAYAX BAND 2020
5:18
Hawraar Music Production
Рет қаралды 871 М.
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 21 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
QAACI NUUR CADDE BAAL GOREY XASUUSTII AXMED MOOGE
5:30
Digaale Music
Рет қаралды 88 М.
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН