Yaa daawaneyaa 2020 dhamadkiisa inta iga dambeysa like dhac isu siii wllo 😁
@abdiqanicadceed57593 жыл бұрын
Wll manooshahay anaa daawanaaya
@jacelkarunta6192 жыл бұрын
Aniga waxaan dawanoya 2022 damadkeda
@maxamedkhadar69055 жыл бұрын
Dhamaadka sanadka 2019 ama 2020 hadii aad daawanaysid like ii saar xaasid ha noqon 😄
@aliwarsame5515 жыл бұрын
Anaa kasii dambeya zhp
@ayaanabdulkadir59425 жыл бұрын
Anaa kaasii danbeeya waa 2020 bisha 1 aad 4
@macruufabdullahi95055 жыл бұрын
😂😂
@fadumahasan10802 жыл бұрын
Subaxanalaah Allaha Allahu Akabar yaa sidas maa dadka walan gebdhan weyka tobatd kentay heesaha iyo wax walaba oo mysiga ee allha kabaqa oo hasoo qadanina hesahii horo waa qalad
@fadximohafadximoha62342 жыл бұрын
2022 bishii october Hbeen isniin soogalyso
@husseinbarre34064 жыл бұрын
Walhi wan xasuusta anigo geel lajooga ayaan talephone chines ah kadaawaday 2012 may 15 i was remember walliba earophone manaan qabin hada waxan kunolhay magalada elecsandaria e gbolka varginia u.s waxaana iska dhigaa qof aan arag baadiyo waligis 15 feb 2020 bal like isaga qabo
@زهرةحسان-ع1ن4 жыл бұрын
Anigana saudi Arabia Ayan ku dhagaystay sided sano kohor
12 sano kadib ayan Dhegeysanyaa 2023 like isaar hadad iga danbeyso
@Mohamudbukhari6 ай бұрын
Xasusu gaar ah 2012kii heben jimco ah waxan u joognay meel duur ah waxan ahayen xoolo dhaqato aniga iyo asxiipo waqtiga jiiran ahaan jirnay waaan xasusta wiil igama mid ah ayaaa wuxu aday suuqa wxuuna hore u watay neef ari ah oo hooyadi ka soo gaaray wuxuna ku soo gatay mobile ka hebeenkaas aan ka dhageysanay heestaan qaali ladan inkastoo aan ka da,yara dhalinyara lkn waxaa isoo jiitay music heesta iyo inantaan yar sida ay waxaan ku sameysay Waqti fog kadib maanta 17/6/2024 15:37 galabnimo Salamn saxibayal
@kaireomersahoeritrea11138 жыл бұрын
I am from Eritrea but I love you Somalian song is the best one.
@najmacadey90688 жыл бұрын
kaire omer SAHO ERITREA thanks
@mohammedibrahim87357 жыл бұрын
kaire omer SAHO ERITREA hhhhh 😅✌🖕👏
@nuzeybahmoha46716 жыл бұрын
We love you two ❤️❤️
@abdallashow6 жыл бұрын
kaire omer SAHO ERITREA thanks bro We love each other we are Human being
@boqoradaboqorada75636 жыл бұрын
Biismilla naag tu burana maxey cuntay
@amineetaomar65174 жыл бұрын
Xasuus xalad kale ayaan ku jiray marka hadana oo ay tahay maliin arbaca bishinu ay tahay 26. 8.2020 sacaduna 19:55 hadad argto qoralka marka hore I duce marka labadna like Sar iyo subscribe ilove you all
@kingabdirixmaan59076 ай бұрын
2030 ayaan dib usoo booqon doona North America ayaan ka xamaalanaynaaa aniga io dhalinyarro kale oo aanu heestaan kuwada dhagaysen jirnay Muqdisho degmada Yaaqshiid Somalia nabad Alle ha inooga dhigo dunida meel aadan lahayn marti baad ku tahay 😢😢😢
@axmedxayoow7. Жыл бұрын
Who listen 2023❤
@NastoxAwala Жыл бұрын
@axmedxayoow7
@mohamedabdiweli4880 Жыл бұрын
I'm here
@adanowmaalim5784 Жыл бұрын
Me here
@mohamedabdiasis9546 Жыл бұрын
Me 11/29/2023😂
@Samiir_gamer123 Жыл бұрын
@@mohamedabdiasis9546Sem 😂😂
@mohametabdulkadir1597 Жыл бұрын
Inteena ciyaalkaa ee heestan mar dhw kuso baraarugtay gees inoo saara bal. 😂 What a talent Qali Ladan. ❤🎉
@naylo-qaad894710 ай бұрын
Lafihii hore qalas waan ku salaamin😂
@mohamoudomarasawe59816 жыл бұрын
2019 ayaan soo booqaday xasuustay weyaan wlashay oo iga wayn baa dhegaysan jirtya anoo yar
@abuu-abdulrrahmaanabdallah26395 жыл бұрын
Songs is haraam
@faizaabdirahman24265 жыл бұрын
Mohamoud Omar Asawe hhhhhhhhh adi saqiir ma ahed 😂😂😂😂
@clivekatikati87515 жыл бұрын
Wasmo
@clivekatikati87515 жыл бұрын
Hees
@xassanaxmed63395 жыл бұрын
Faiza Abdirahman 88
@asfuasdhkl35135 жыл бұрын
2019 aaqirkeeda hadaad daawaneyso like iisaar 👍
@MouradJMrotterdam7 жыл бұрын
i am oromia but i love somalia poeple and music/ songs
@01faisall7 жыл бұрын
Muraad Rotterdam. We love u Oromo Somali le tihin
@melaninqueen53447 жыл бұрын
faisal nur yaahoo war somali ma gaaraan
@aminahassan29357 жыл бұрын
+faisal nur 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdallashow6 жыл бұрын
Muraad Rotterdam me too we love each other bro
@maamadahabo2726 жыл бұрын
Muraad Rotterdam mmmmm
@ibraahimhassan142 Жыл бұрын
Taleefankeyga ugu horeeyay express ku dhageysan jiray 2012 xasuus wlhi hadaa 2023 soobaqaty wan ku salamay walaal👋
2020 Qaali ladan oo yar Omg 🙃 Xasuus heesTan heestay ku soo caanbaxday weyeh😂
@hassanseerbo65864 жыл бұрын
Markii iigu horeeysay ee taleefan memory leh qaato aa kudaah furta heeestaan shines aaa qolof danbe lahayn baaa markaa wata iminkana I phone baaa kadaawanayaaa 😬😁2020 like😄😄
@dr-abdala80415 ай бұрын
Sidey u yareyd markas iyo Abwaan nimada u raacdey Fankeeda gabadhan cajiib bay ahayd xiligeeda, lakin Alhmdullilah rabbi ayaa Fankii kareebay guuleyso Qaali❤
@prettylanda22722 жыл бұрын
Waxa cajiiba sida quruxda & hal abuurnimadu ku dhehaan tahay eey heesta u alifteey u laxamaysaay uguna luuqaysaay ❤ Talent inaad yelaataa waa mucjiso rabaniyaa 👏🦋
2012 iyo galkacyo ayan ku dhageystay Allah ha u naxaristo sxbkey mohamed dahir dhaman asxabteyda kale ee nool cimri iyo caafimaad 2024 marso kampala ayaan ku dhageystay mar kale kkk
@amiraabdi2474 жыл бұрын
2020 bisha 9aad adigoo daawanaya hadaad la yaabanthy sida ee quruxda ugu soo samirtay qali ladan is muuji 🤣🤣
Very talented and very young, very pleasant to listen. She is absolutely better than all those old women who force themselves to sing and who have no voice and no talent. I believe and I am convinced that this young girl is a brilliant singer who will certainly warm the spirits around the Somali music and I sincerely congratulate.
@abdikariinkeyse74212 жыл бұрын
@coolhaye wadani
@FarxaanFuture2 жыл бұрын
10 sano ka dib wll ma nooshahay?
@ismaijirmaa35442 жыл бұрын
very true not a joke for you to write a song at this stage
@farxaancabdullahi77572 жыл бұрын
Wll ma noshahy
@lailasalad63892 жыл бұрын
@@FarxaanFuture alx
@maryancali4318 Жыл бұрын
2013ti inta dhgyzn jirty izo raaaco💪😢
@ismaashaaofficial25953 жыл бұрын
2014 ilaa i hadda qofkii iladhageesanaayoo farta taag🙋♂️🙋♂️🙋♂️🙋♂️
@riyaasharma55082 жыл бұрын
www 2022 song 🎵 and beautiful music 😍
@Tayzar3032 жыл бұрын
Waaa ikan 🤣🤣🤣
@shimbashibaza20932 жыл бұрын
Waan joga
@nazzapdull21312 жыл бұрын
😂😂😂wanakan
@xiinkaboy1236 жыл бұрын
📱mobilkii iku horeeye oo shiinees,, ahaay ayaan ku daah furtay heestan 😂,,,,,, lkns sorri hore ayuuba dhulka ikaga dhacay maalma ka dib ,,😢 ,,,, now,, 2018 waye everything changed,,,,lol inta ila midka ah 👍sara
@aragsanaragsan38696 жыл бұрын
Xiinka Abdirashid いjごふぉg
@Joya112 жыл бұрын
Manoshahay wlll 😂
@Zahruush Жыл бұрын
@@Joya11 adi ma noshshy🥺
@Joya11 Жыл бұрын
@@Zahruush Haa baayo Alxmdullilah ❤️
@Zahruush Жыл бұрын
@@Joya11 alxmdullilah🥺🤲 abwe miya mise abyo ku dhaha😂
@MohamedHassan-wy8rq2 ай бұрын
qalbi wax jecel maquusto ee islaqabta jacelka somali weyney❤❤❤
@muusecilmi4596 Жыл бұрын
2023 inta daawaneyso oo waligood manta ugu horeyso like dhac ku sii 🤣
abdi mukhtar salam puntlander men I love all puntlanders from sland boorama
@abdimukhtar36806 жыл бұрын
Salaan lamid ah we love you 2 boorame
@mohamedissa70494 жыл бұрын
2020 hada dhageysaneso oo ay xasuus ku heyso sida aniga oo kale 😭😭😭like kuqabo
@faysalqays Жыл бұрын
Waan aamini la,Ahey inay qaali ladan thy 2023
@zakicarlos18902 жыл бұрын
Marka la furay inta daawanasa like dhac ku siiiya ani heestan waan dhagaysan jiray 5 sano kahor markii qalli la furay soo xasustay🤣🤔🙄sorry wll ana ku aroosa qali so diyar garow
Xiiisad physics ah oo aan aad u nacbaaa markuu macalinku soo galo baaan waqtiga isaga dhumin jirey heestaa xasuus 2014 hadana december 2019 ayaan dib u dhageysanaa🎧🎧🎧🎧🎧🎹🎹🎹
Xasuuus heestan iyo marka cadey ano joogo dhageysan jiray wlhi Qaaliladan allah ku xafido wllshey mcn Hore usoco😘 2018 hadaad dhageysaneysid big respect ku hayaa😊
@maarifacollege-kenya12646 жыл бұрын
Reer Marko cadey dadkii leega beerya
@saaraali54236 жыл бұрын
Apdullahi Boss kkkk ana kula mida shalampood ano joga o dugsileey ah maqlaye
@qatarcc78436 жыл бұрын
cabdulhi boss kula mid baan ahay walal marko cadey ayaaa jogaay markaan heestan maqlayay .
@nalkafarah18066 жыл бұрын
Anibo markaas Marko cdey joogy markey qaaty heestaan xasuus time
Xasuustayda hadaan dib u celiyo Shaleemo shariif bosaaso 2012 show ahaaan naloo daari jiray alxm 2024/11/19 waxn jooga isla magaade waa haben arbacaa murqaaan ban la socon la ahyn ilohw wakhti noo hagaaji. Bal like tiiigso🎶🙂↕️