Qabiilada Digil & Mirifle Halka Ay Ka yimaadeen Asal AhaanAbwaan Abdikuus Juuni Ayaa ka sheekeynaya

  Рет қаралды 9,745

AFYAAL MEDIA

AFYAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@ZakariyeMohamed-y7u
@ZakariyeMohamed-y7u 4 ай бұрын
HUBEER CALI YAABUR SAMAALE 🦁🦁🩸🩸🩸🇵🇾🇵🇾🔥🔥🔥🇵🇾🇵🇾🇵🇾💪🏻💪🏻💪🏻🇵🇾🇵🇾⚔️⚔️
@ZakariyeMohamed-y7u
@ZakariyeMohamed-y7u 4 ай бұрын
HUBEER CALI YAABUR SAMAALE 🦁🦁🩸🩸🩸🇵🇾🇵🇾🔥🔥🔥🇵🇾🇵🇾🇵🇾💪🏻💪🏻💪🏻🇵🇾🇵🇾⚔️⚔️
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 4 ай бұрын
Hubeer wa Samaale saxiix indr
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 27 күн бұрын
war sow kuuma sheegin afka meyga waa af ka yimid itoobiya markey soomaaliya yimideen ayey af soomaali yar ku dhax dareen wax la dhaho digil iyo mirifle digilku waa jareer baantuu afrika ka yimid miriflaha iyo raxanweynta waa isku mid waa dad leysu keenkeenay ee ma ah qabiil wada dhashay waan oromo digilkun waa jareerta ka timid tanzaniya jareerti soomaaliya ka tagtay ee tanzaniya tagtay dib u dajin ayaa loo sameeyey wax dhaheen tanzaniya ayaan nahay soomaali ayaa na soo dhacday ka dibna guryo ayaa la siiyay soomaalin ma nahin ayey dhaceen dalkeen waa tanzaniya soomaaliyan ma maqli karno ayey dhaceen qofkii tanzaniya tago waa soo arki karaa aniga tanzaniya ayaan ku soo arkay iyagoo soomaali caynaayo oo dhahayo dalkeyga ayaan joogaa soomaali ma ahi tanzaaniyaan ayaan ahay ku dhahayaan jareer oo dhan soomaaliya jooga waa tanzaniya ayey ka yimaadeen ee ogaada
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 Ай бұрын
Waxaan ka bartay in ay wada dhasheen Digil iyo mirif ay yihiin Samaale waa Sab ito Samaale waa laba wiil oo walaala ah marka Hawiye waa Samaale waala wada dhashay . Daaroow asaga intuu ka yimid. Waxaan fahan Sab Iyo Samaale.
@MuslimoSheikhabdulahi
@MuslimoSheikhabdulahi 6 ай бұрын
Wowowo mashallah
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 27 күн бұрын
war digil iyo mirifle waxay ka yimaadeen asalkooda waa oromo itoobiya waa oromo oromo dhashay
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir 17 күн бұрын
English buu English noogu fasirayaa
@ahmedfarah5718
@ahmedfarah5718 2 ай бұрын
Horta intaan la gaarin digil iyo mirifle, waxaa iga su'aal ah:- Raxanweyn ma hal qabiil oo dhalasho ahaan isla dhashaybaa mise sida magac ka muuqata ayey yahiin?
@alijabuuti2922
@alijabuuti2922 2 ай бұрын
Waar Luqdan xeey aheed 😂
@jmk7b947
@jmk7b947 6 күн бұрын
Hubeer yubur samaalaa dhalay dabarana maqare samaale gare waa ina gardheere samaale why ey Raxanweyn u sheegtaan asalkooda u inkiraan (biyo maalaa) idiinka sharaf badan isirkiisa ma’inkirsana mana sheegto waana ladagaa
@xuseencageeyofficial4349
@xuseencageeyofficial4349 9 ай бұрын
Qalat badanaa kujira wadadka waxaa fiicneed in uu heesto bunga uu kasoo guuriyay
@cqaadirmaxamed6442
@cqaadirmaxamed6442 Жыл бұрын
Hhhhhh wah
@AbdullahiAli-pn8kh
@AbdullahiAli-pn8kh 7 ай бұрын
Wxssi waxa kamajir
@xuseencageeyofficial4349
@xuseencageeyofficial4349 9 ай бұрын
Waabeentaas Digil maa 4 dhalay
@zahroyussuf996
@zahroyussuf996 7 ай бұрын
Maba fahmin warkiisa
@maryamalinuur9337
@maryamalinuur9337 7 ай бұрын
Adkaatay hal xabo kama fahmin
@abdulkadirabdullahi8968
@abdulkadirabdullahi8968 6 ай бұрын
Odaygu waa abwaan. Abwaanada in la ururiyo baan fiican.
@xuseencageeyofficial4349
@xuseencageeyofficial4349 9 ай бұрын
Mida xikta aw digil caruurtiisa muu sheego
@samatartechnical2073
@samatartechnical2073 3 ай бұрын
Hal kalmad kaman fahmin 😂 yaa yidhi luqadani waa af somali
@siraha4837
@siraha4837 2 ай бұрын
ma aha afsoomaali waa af maay.
@abdiiahmed6339
@abdiiahmed6339 29 күн бұрын
Malaha dee lahjaddaadii uun baad ku raad joogtaye, bal mar kale dib u eeg oo magacyada intaad iska dayso, erayada kale u fiirso. Waa Soomaali laakiin waa lahjadda maayga 'gorodee =garasho, caawidee =caawin, saasaan han duubey = saasaan u duubay...... Soomaali waa Soomaali.
@AnisoXasan-n6o
@AnisoXasan-n6o 4 ай бұрын
F
@sssdddf8508
@sssdddf8508 20 күн бұрын
Waar yaa af garanaya
@AnisoXasan-n6o
@AnisoXasan-n6o 4 ай бұрын
Ala Ben badan digil wa jarer ninka sanka wey uu yiri waa jarerta kan dhalay wa boqorka mesha logu yimiday tuugsiga meelxunow kagalay
@siraha4837
@siraha4837 2 ай бұрын
mar kale daawo videoga , teeda kle jareer waa dad sharf leh oo xalaasha cuna , somalida muslinnimay sheegtaan laakiiin kuma dhaqmaan , teeda kle digil iyo mirifle waa qowmiyad gaar ah jareerna waa qowmiyad gaar ah haisku qasin . teeda kle hadalkaaga nacayb farabadan ayaan ka dareemey ee qalbigaaga nadiif kadhigl.
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 203 М.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН
24 Часа в БОУЛИНГЕ !
27:03
A4
Рет қаралды 7 МЛН
Война Семей - ВСЕ СЕРИИ, 1 сезон (серии 1-20)
7:40:31
Семейные Сериалы
Рет қаралды 1,6 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Ma dhalasho ayaa ka dhaxaysa beelaha Digil iyo Mirifle mise dhul iyo dhaqan?
6:20
Qabiillada 8 iyo 9 ee Mirifle?
8:45
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 7 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,1 МЛН
Maxaa Garre iyo Dabarre kala dhaxeeya beelaha Digil iyo Mirifle?
4:16
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 3,2 М.
Kaftanka Siyaasada 558 oo aad u xiisa badan
41:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 5 М.
Ozoda - Alamlar (Official Video 2023)
6:22
Ozoda Official
Рет қаралды 10 МЛН