QABIILADA KU BAHOOBAY BEESHA HAWIYE IYO HOGAAMIYEYAASHOODA

  Рет қаралды 193,078

UMMADDA PRODUCTION

UMMADDA PRODUCTION

4 жыл бұрын

WAX KA BARO BEESHA HAWIYE IYO HOGAAMIYEYAASHOODA

Пікірлер: 642
@ubahisse5337
@ubahisse5337 3 жыл бұрын
Viiv karanle hawiye murusade my dhiiga my tolkeyga one love ❤️❤️🙏🙏 l m from mareykan 🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️❤️❤️
@hayatsumya9193
@hayatsumya9193 3 жыл бұрын
Mashllh inader😍😘😘
@bashirsebriye
@bashirsebriye 2 жыл бұрын
From meel kale dheh wlashey Marykan shalaan nimide😁😁😁 intaasna waa kaftan
@donomar8517
@donomar8517 Жыл бұрын
Viva gidir karanle
@cabdalaboy7898
@cabdalaboy7898 3 жыл бұрын
Libaaxyada africa🦁 Abgaal cusmaan💪💯🏴‍☠️👌
@raaqiyahmohamedloved6312
@raaqiyahmohamedloved6312 3 жыл бұрын
Hawiye waxaan ka ahay udeejeen guul iyo gobanimo
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 4 жыл бұрын
Gugun dhabe hawiye dadka leyga beeray ♥️♥️♥️♥️
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 3 жыл бұрын
Niyow gugundhabe inuu hawiye yahay mala hubaa
@zamiitaaxaseyn2978
@zamiitaaxaseyn2978 3 жыл бұрын
noor hubsiino kaagama baahno ee ka dhamaaw
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
@@aslanalinoor3522 Hawiye waxbo kama oogid shib iska deh
@theconqueror1961
@theconqueror1961 2 жыл бұрын
@@aslanalinoor3522 hawiye lix will buu dhalay walal karanle gugundhabe xaskul rarane jambele gorgaate intaas ayuu dhalay waa lixda hawiye hadii aad tahay hawiyene mid unbaa ku abtirsanaysaa bro
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
Gugundhabe hawiye ❤❤❤ Baadicade, Jidle, iyo jajeele dadkeyga
@camaaridiriishussein2274
@camaaridiriishussein2274 3 жыл бұрын
Xawaadle
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
@@camaaridiriishussein2274 Xawadle hawiye mahn
@Rama____1
@Rama____1 3 жыл бұрын
@@aveboy7271 waa hawiye weliba gorgarte
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
@@Rama____1 Maxamud gorgarte ba sheegatin laakin ninkas wax ciyaal ma dhaalin beenta naga daaf
@Rama____1
@Rama____1 3 жыл бұрын
@@aveboy7271 may anu baadicade ban ahy lkn cida wa gorgarte mahamud ma ahn😌
@abdirizaknurali6311
@abdirizaknurali6311 4 жыл бұрын
Abdullahi ciise Maxamuud Aadan Cabdule cismaan Shiikh cali jimcaale J.Daa'uud Abdulle xirsi S.guud Salaad Gabeyre Kadiye Col.ibraahin roble Doonyaale J.Xussen kulmiye Afrax J.Maxamed faarax ceydiid Cali mahdi maxamed Cabdiqaasim salaad xassan Cali maxamed geedi Shariif shiikh axmed Xasan shiikh maxamuud Nuur xasan xuseen Xasan cali kheyre Abdiraxmaan cabdishakuur Abshir bukhaari iyo aniga oo ah Abdirizak nur Ali
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 3 жыл бұрын
General Maxamed ibraahim liiqliiqato ayaad ka tagtay
@halyeeyada7812
@halyeeyada7812 3 жыл бұрын
Kkkkkk co calasow dheere aya katagtay
@deeqabilan5946
@deeqabilan5946 3 жыл бұрын
G Daud cabdulle xirsi aaway halgamaayaashi cusmaan geedi raage
@jamha3683
@jamha3683 3 жыл бұрын
@@deeqabilan5946 j daud waa no2
@officialfaisalabdirahman5743
@officialfaisalabdirahman5743 3 жыл бұрын
Viva Gugundhabe Hawiye
@arbefutbol5338
@arbefutbol5338 3 жыл бұрын
Ciise mudulood udejeen ❤️✌️
@abdimohamed7915
@abdimohamed7915 4 жыл бұрын
Hawiye saana ilaahey ubadiyay mana isku xerna o wey kala tafaraaruqsanyihiin
@istarxasan2772
@istarxasan2772 2 жыл бұрын
Jajeele rer abtigey aad ayaan u jeclahay ilahey ha i daayo 🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘
@g3_wa
@g3_wa 3 жыл бұрын
Annagu waxaannu nahay mulkiileyaasha dhulka, annaguna waxaannu nahay boqorro iyo annaguba Landheere ah hawiye habargidir🇸🇴👑🌟
@somking901
@somking901 3 жыл бұрын
Libaaxyada geeska Africa Hawiye 💪🏾
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 3 жыл бұрын
Igu filan boqortooyo Ajuuraan💉❤️👑
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre Жыл бұрын
ajuuran hawiye ma ahaan shuqulna kuma laha wuunka facweyn yahey hawiiye daarood iyo diir
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 Жыл бұрын
Boqortooyada ajuuraan hawiye ma nihin
@tasmiinlovechelsea-gq3cs
@tasmiinlovechelsea-gq3cs Жыл бұрын
​@@sadiyaali9508usheek Ajuuran iyo hawiye inoow AJUURAN FACWÈNYAHY😢
@AdnanYare78
@AdnanYare78 2 ай бұрын
Adi yaa thy
@firidows7446
@firidows7446 3 жыл бұрын
Moobleen iyo Shiikhaal Dadkii leyga bedrag😍😍😍😍
@sabirinxusen2344
@sabirinxusen2344 Жыл бұрын
Jah hooyadaey aahe moobleen Jah my tolka
@Hayatabdalla3
@Hayatabdalla3 Жыл бұрын
Shiiqal😩🥺❤
@Layaali88
@Layaali88 4 жыл бұрын
Masha allah Boqortoyo Xaskul hawiye❤❤❤✋
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Soomaalida saxda Sagaalka Samaale iyo Sab oo dhameystiran. 🔻1. Gardheere Samaale (oo ah curudka, waa beelaha kale ah: Garjante, Garre, Cawrmale, Dagoodi Saransoor, Gaaljecel Saransoor, Masarre Saransoor & Ciise Saransoor). 🔻2. Irir Samaale (Waa Dir iyo Hawiye,: Dir waa Isaaq, gadabursi, ciise, gurgura, surre, gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, barsuug, wardaay, jiido, Layiile, Magaadle, jaarso & gabooye. • Hawiye wuxuu dhalay lix: 1. Hawiye Karanle ( waa 4 beelood kala ah: kaariye karanle, gidir karanle, sixaawle karanle iyo murursade karanle) 2. Hawiye Xaskul ( waa beesha Xaskul Hawiye) 3. Hawiye Rarane (wuu tirtirmay, hadeey jiraanna koonfurta somalia beey ku nool yihiin) 4. Hawiye Gundhabe (waa 3 beelood oo kala ah: baadi cade, jijeele iyo jiidle) 5. Hawiye Gorgaate (waa afarta mudulood oo kala ah: abgaal, wacdaan, moobleen & ujeejeen). + habargidir, duduble, silcis, wadalaan & sheekhaal. 6. Hawiye Jambeel ( waa beesha jambeel ama jambeele ee dagan gobolka bari ee puntland.) 🔻3. Meyle Samaale ( Waa beesha Xawaadle oo kaliya). 🔻4. Maqaarre Samaale (Waa Dabarre iyo Irrole, waa laba beelood, waxayna wada dagan yihiin Koonfur Galbeed state ama dhulka raxanweynta). 🔻5. Harmaalle Samaale (Waa beesha Ajuuraan oo kaliya). 🔻6. Xariire Samaale (Lama Hayo, weysa jiraan). 🔻7. Gurre Samaale (Waa beesha Gurre ee dagan Somali galbeed) 🔻8. Gariire Samaale (Waa beesha Gariire ee dagan Somali galbeed) 🔻9. *Yabuur Samaale (Waa beesha Hubeer ee dagan koonfur galbeed state ama dhulka raxanweynta). 💥 Soomaali waa Sab iyo Samaale. Sab oo ah Digil iyo Mirifle. Iyo Samaale oo ah sagaalka ilma Samaale. Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado. Maay waa lahjad Sab, Maxaa tiri waa lahjad Samaale. Sab iyo Samaale waxaa wada dhalay Hal oday oo layiraahdo Hiil Abroone, Odaygaanna waxaa sii dhalay boqorkii Cush, marka Soomaali waa dad Cushitic ah, Cush-na waxaa sii dhalay Ham Somalida sidoo kale waa dad Hamitic ah. Daarood asalkooda ma ahan Soomaali, ee waa dad Somaliyoobay. Asalkooda waa carab sida ay iyagaba sheegtaan!
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
@@q.n1629 Darood wa soqotrii
@anisaqaali1235
@anisaqaali1235 3 жыл бұрын
Hadad Gugundhabe hawiye tahay love ka ha hilmaamin my tolkeeyga leeyga beeray Love 💘
@amatallahbintuabdallah9900
@amatallahbintuabdallah9900 3 жыл бұрын
❤❤❤❤💜💛🤎🙏🙏🙏
@cabdulahiyare421
@cabdulahiyare421 Жыл бұрын
Jijeele ❤
@islamicdaawa1505
@islamicdaawa1505 4 жыл бұрын
Tolkeygi, jidle gugundhaba hawiye. Waan salamaay soomali dhan.
@nasraumumahir117
@nasraumumahir117 4 жыл бұрын
Xaskul hawiye ❤❤👌
@cazaamlocal2598
@cazaamlocal2598 Жыл бұрын
Dhigah
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Anoo Maxamed Gorgaarte Hawiye ah Tolkeeyga waan idin salaamaya from Hawd Waqooyi 🇸🇴❤️
@hassanmohammud4338
@hassanmohammud4338 Жыл бұрын
We love you madhiban from sacad HG
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 Жыл бұрын
@@hassanmohammud4338 HG cabtiyaaday weeyaan much Love ❤️🩸💪🦁
@hayatsumya9193
@hayatsumya9193 3 жыл бұрын
Viva hawiye murursade hilibi maxamed 😍😘😘😘💋💋✌✌my dhiiga
@aminam1535
@aminam1535 3 жыл бұрын
Viva boqortoyada ajuraan❤️❤️❤️
@baazicadecade269
@baazicadecade269 3 жыл бұрын
viva
@SmileFestival2013
@SmileFestival2013 Жыл бұрын
Viva
@abdixakimabdullahiosman9157
@abdixakimabdullahiosman9157 4 жыл бұрын
Viva xaskul hawiye 🥰
@nageeyemuhumed2156
@nageeyemuhumed2156 2 жыл бұрын
viva xaskul hawiye
@abdiomar7413
@abdiomar7413 3 жыл бұрын
Badicade waa 9 lafood maamiye .subeyr.ilaawe.xaamud . Afgaab.samaroon. carayahan. Cadowyar .Ibrahimbadicadd.
@luqmaancade956
@luqmaancade956 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@sucdixasan5232
@sucdixasan5232 3 жыл бұрын
Reer hoyadeey mcn
@Rama____1
@Rama____1 3 жыл бұрын
Hal bad ilowday qurweylo
@raghedanan3959
@raghedanan3959 3 жыл бұрын
Hiraab waa dadkayga Hawiye guulaysta.
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
waaw maasha allaah run ahaanti waad soo aruuriseen sxb keep going adinkana isoobooqda thnks
@amaalosmanali4130
@amaalosmanali4130 4 жыл бұрын
Xaskul hawiye dadki liiga beeray💕
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Soomaalida saxda Sagaalka Samaale iyo Sab oo dhameystiran. 🔻1. Gardheere Samaale (oo ah curudka, waa beelaha kale ah: Garjante, Garre, Cawrmale, Dagoodi Saransoor, Gaaljecel Saransoor, Masarre Saransoor & Ciise Saransoor). 🔻2. Irir Samaale (Waa Dir iyo Hawiye,: Dir waa Isaaq, gadabursi, ciise, gurgura, surre, gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, barsuug, wardaay, jiido, Layiile, Magaadle, jaarso & gabooye. • Hawiye wuxuu dhalay lix: 1. Hawiye Karanle ( waa 4 beelood kala ah: kaariye karanle, gidir karanle, sixaawle karanle iyo murursade karanle) 2. Hawiye Xaskul ( waa beesha Xaskul Hawiye) 3. Hawiye Rarane (wuu tirtirmay, hadeey jiraanna koonfurta somalia beey ku nool yihiin) 4. Hawiye Gundhabe (waa 3 beelood oo kala ah: baadi cade, jijeele iyo jiidle) 5. Hawiye Gorgaate (waa afarta mudulood oo kala ah: abgaal, wacdaan, moobleen & ujeejeen). + habargidir, duduble, silcis, wadalaan & sheekhaal. 6. Hawiye Jambeel ( waa beesha jambeel ama jambeele ee dagan gobolka bari ee puntland.) 🔻3. Meyle Samaale ( Waa beesha Xawaadle oo kaliya). 🔻4. Maqaarre Samaale (Waa Dabarre iyo Irrole, waa laba beelood, waxayna wada dagan yihiin Koonfur Galbeed state ama dhulka raxanweynta). 🔻5. Harmaalle Samaale (Waa beesha Ajuuraan oo kaliya). 🔻6. Xariire Samaale (Lama Hayo, weysa jiraan). 🔻7. Gurre Samaale (Waa beesha Gurre ee dagan Somali galbeed) 🔻8. Gariire Samaale (Waa beesha Gariire ee dagan Somali galbeed) 🔻9. *Yabuur Samaale (Waa beesha Hubeer ee dagan koonfur galbeed state ama dhulka raxanweynta). 💥 Soomaali waa Sab iyo Samaale. Sab oo ah Digil iyo Mirifle. Iyo Samaale oo ah sagaalka ilma Samaale. Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado. Maay waa lahjad Sab, Maxaa tiri waa lahjad Samaale. Sab iyo Samaale waxaa wada dhalay Hal oday oo layiraahdo Hiil Abroone, Odaygaanna waxaa sii dhalay boqorkii Cush, marka Soomaali waa dad Cushitic ah, Cush-na waxaa sii dhalay Ham Somalida sidoo kale waa dad Hamitic ah. Daarood asalkooda ma ahan Soomaali, ee waa dad Somaliyoobay. Asalkooda waa carab sida ay iyagaba sheegtaan!
@dhashiiirirsamaale6256
@dhashiiirirsamaale6256 3 жыл бұрын
@@q.n1629 maxamed gorgaarte away
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 3 жыл бұрын
@@dhashiiirirsamaale6256 maxamed gorgeete waa BEEN waa wax larabo in hada la sameeyo oo umada lagu jahwareeriyo.
@osmanmashaallahjama2853
@osmanmashaallahjama2853 4 жыл бұрын
Abdullahi iise Cabullaahi Ciise Hagamaagii Xoriyadda yaad illowdey
@xasangurmad1197
@xasangurmad1197 4 жыл бұрын
Asc wr wb waxaa ilowday halgamaa yaal ad ufara badan sida xasan geedi abtoow iyo ragkale oo farabadan
@bintcabdale4694
@bintcabdale4694 3 жыл бұрын
❤️Karanle hawiye murusade dhiigeygii
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 Жыл бұрын
Dhiigga
@veryboy4662
@veryboy4662 4 жыл бұрын
Mashallah Hawiye best leader for Somalia
@veryboy4662
@veryboy4662 4 жыл бұрын
@@truthwillsetyoufree4816 and u Special A
@farhannur7585
@farhannur7585 4 жыл бұрын
been badanaa taariikh lasameeyay war beenta dad kadaaya hawiye dadkaad sheegaysaan hawiye mawada ah
@salmanuur6397
@salmanuur6397 4 жыл бұрын
waa. Taariiq. Sax.
@veryboy4662
@veryboy4662 4 жыл бұрын
English please thx
@aishahussein4229
@aishahussein4229 4 жыл бұрын
@@farhannur7585 xanuna ku haye is dawey ninan hawiy ehen mesha laguma shegine 🤣🤣🤣🤣🤣
@abdikaniahmed105
@abdikaniahmed105 4 жыл бұрын
M.a wan jeclahay umadaa somaliyeed damatood , runtii wankufana in an kadashi beesha JIDLE oona ka'ahaay Murulle , kunol North Eastern kenya guuul wacaan Somali daaan
@SafiaTifow
@SafiaTifow 4 жыл бұрын
Mashaa Allah proud to be hawiye alxamdulilaah
@fahmaahmed3062
@fahmaahmed3062 4 жыл бұрын
Proud of them 😍
@abasyare7504
@abasyare7504 4 жыл бұрын
M.a bro wxaan ahay jidle kasii ah dalcowtire kasii ah saleebaan cade 😍😍😍
@nawalneyrus8887
@nawalneyrus8887 4 жыл бұрын
Abdi kani ahmed Muranle waxaa boqortoyo u ah dalcawstire .muranle wa langaab.
@nawalneyrus8887
@nawalneyrus8887 4 жыл бұрын
@@abasyare7504 Waryaa dalcawstire cade .suleman cade geeleey ogaden u raacan ooawowgey warfas aar ayey shaqale u ahaayen adiga ked aheyn ret qabridahre ma aheyd.awowgaa la janeeye.
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 4 жыл бұрын
Masha Allah shukran
@JibrilJohn
@JibrilJohn 3 жыл бұрын
Darbi Hawiye Boqortooyadi Mudulood Abgaal 🆎🩸
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Lixda hawiye karinle hawiye xaskul hawiye raarane hawiye jambeele hawiye gugundhabe hawiye gargaarte hawiye
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 4 жыл бұрын
War Hooy dheh hawiye waa Kuwii naga celiyay amerikan iyo xabashadii. Liberary aduunka ugu weyn ayay taariikhdeenu talaa soo barata
@adna-qv4bn
@adna-qv4bn 3 жыл бұрын
hada maad ka saartid xalane 🤔🤔
@ummualiisha3977
@ummualiisha3977 2 жыл бұрын
Xaskul hawiye ❤️
@nastexoadan8468
@nastexoadan8468 Жыл бұрын
Dhigah❤
@abshirdinow284
@abshirdinow284 4 жыл бұрын
amed nuur jimcaale ninka ugu taajirsan somaaliya hawiye
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 3 жыл бұрын
Shiiqal culumad xalsha hawiye geesiga Afrika 💟💟💟💟🇸🇴🌴
@masoorabiibiaminstudent702
@masoorabiibiaminstudent702 3 жыл бұрын
raarane hawiye
@masoorabiibiaminstudent702
@masoorabiibiaminstudent702 3 жыл бұрын
ani raarane ayaan ahay
@amatallahbintuabdallah9900
@amatallahbintuabdallah9900 3 жыл бұрын
student wll muu jiira rarane hawiye??oo halkee bay kuu nolyihin?
@aminam1535
@aminam1535 4 жыл бұрын
Masha allah boqortoyo ajuraan dadki leyga berayb❤️❤️❤️
@boqorkaxaafadatowfiiq9381
@boqorkaxaafadatowfiiq9381 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑Ajuuraan my blood
@abasyare7504
@abasyare7504 4 жыл бұрын
Hooyadey aan jclahy ayaa ah lkn wxaan ahay gugundhabe hawiye
@aminam1535
@aminam1535 4 жыл бұрын
Abas yare masha allah hbo so dhawoow 🥰
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Ajuuraan waa Harmaalle Samaale not hwye
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Soomaalida saxda Sagaalka Samaale iyo Sab oo dhameystiran. 🔻1. Gardheere Samaale (oo ah curudka, waa beelaha kale ah: Garjante, Garre, Cawrmale, Dagoodi Saransoor, Gaaljecel Saransoor, Masarre Saransoor & Ciise Saransoor). 🔻2. Irir Samaale (Waa Dir iyo Hawiye,: Dir waa Isaaq, gadabursi, ciise, gurgura, surre, gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, barsuug, wardaay, jiido, Layiile, Magaadle, jaarso & gabooye. • Hawiye wuxuu dhalay lix: 1. Hawiye Karanle ( waa 4 beelood kala ah: kaariye karanle, gidir karanle, sixaawle karanle iyo murursade karanle) 2. Hawiye Xaskul ( waa beesha Xaskul Hawiye) 3. Hawiye Rarane (wuu tirtirmay, hadeey jiraanna koonfurta somalia beey ku nool yihiin) 4. Hawiye Gundhabe (waa 3 beelood oo kala ah: baadi cade, jijeele iyo jiidle) 5. Hawiye Gorgaate (waa afarta mudulood oo kala ah: abgaal, wacdaan, moobleen & ujeejeen). + habargidir, duduble, silcis, wadalaan & sheekhaal. 6. Hawiye Jambeel ( waa beesha jambeel ama jambeele ee dagan gobolka bari ee puntland.) 🔻3. Meyle Samaale ( Waa beesha Xawaadle oo kaliya). 🔻4. Maqaarre Samaale (Waa Dabarre iyo Irrole, waa laba beelood, waxayna wada dagan yihiin Koonfur Galbeed state ama dhulka raxanweynta). 🔻5. Harmaalle Samaale (Waa beesha Ajuuraan oo kaliya). 🔻6. Xariire Samaale (Lama Hayo, weysa jiraan). 🔻7. Gurre Samaale (Waa beesha Gurre ee dagan Somali galbeed) 🔻8. Gariire Samaale (Waa beesha Gariire ee dagan Somali galbeed) 🔻9. *Yabuur Samaale (Waa beesha Hubeer ee dagan koonfur galbeed state ama dhulka raxanweynta). 💥 Soomaali waa Sab iyo Samaale. Sab oo ah Digil iyo Mirifle. Iyo Samaale oo ah sagaalka ilma Samaale. Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado. Maay waa lahjad Sab, Maxaa tiri waa lahjad Samaale. Sab iyo Samaale waxaa wada dhalay Hal oday oo layiraahdo Hiil Abroone, Odaygaanna waxaa sii dhalay boqorkii Cush, marka Soomaali waa dad Cushitic ah, Cush-na waxaa sii dhalay Ham Somalida sidoo kale waa dad Hamitic ah. Daarood asalkooda ma ahan Soomaali, ee waa dad Somaliyoobay. Asalkooda waa carab sida ay iyagaba sheegtaan!
@drsnaimahussein8109
@drsnaimahussein8109 4 жыл бұрын
Dalan dole cusman and iliwe my tolkeyga allow idaa
@saidmohamed6488
@saidmohamed6488 3 жыл бұрын
Walalahay hawiye wanjeclahay anigo Cumar mahamoud oo majerten kaa galkacyo baa islahaysana
@shaxshaxali4082
@shaxshaxali4082 3 жыл бұрын
Maxamuud hiraab duduble dhiigega ❤
@cadekacadeofficial4811
@cadekacadeofficial4811 4 жыл бұрын
Qofkii wacdan ahaw like ii sara
@norwegian_poi3780
@norwegian_poi3780 3 жыл бұрын
SHEEKHAAL LOOBAGE HIRAAB HAWIYE ❤
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Qabil fai lobage eh Aya jiraa marka waxan dihi Karna Somali way iskuqadantahay
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire 2 жыл бұрын
Shiikhaal hawiye maahan loobagana waa ina fiqi cumar waana carab abubakar al sadiiq ku abtirsada
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 2 жыл бұрын
@@Abdirahman_Shire bal sxb abtirso ilaa abuubakar aan ku barane hadaanad hawiye ahayn
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire 2 жыл бұрын
@@yahyeahmed4775 نسب الشيخال البكرية : آل الشيخ الفقيه عمر الرضا بن شمس الدين محمد بن يونس بن يوسف بن محمد بن أحمد بن تيم بن إبراهيم بن إسماعيل بن عيسي بن بكر بن عمر بن يعقوب بن يحي بن عيسي بن مرة بن زكريا بن تيم بن جمال الدين بن محمد بن عبد الله بن محمد أبي عتيق بن عبد الرحمن بن أبي بكر الصديق.
@user-ig9by2je1p
@user-ig9by2je1p 2 жыл бұрын
Hooyada iyo laangaabti kudhashay ayaa hawiya ah adeero anigu waxaan ahay nin loogoge ah oo laandhere ah hawiye walhi in aan aheyn.
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Mashallah beel weynta hawiya
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Soomaalida saxda Sagaalka Samaale iyo Sab oo dhameystiran. 🔻1. Gardheere Samaale (oo ah curudka, waa beelaha kale ah: Garjante, Garre, Cawrmale, Dagoodi Saransoor, Gaaljecel Saransoor, Masarre Saransoor & Ciise Saransoor). 🔻2. Irir Samaale (Waa Dir iyo Hawiye,: Dir waa Isaaq, gadabursi, ciise, gurgura, surre, gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, barsuug, wardaay, jiido, Layiile, Magaadle, jaarso & gabooye. • Hawiye wuxuu dhalay lix: 1. Hawiye Karanle ( waa 4 beelood kala ah: kaariye karanle, gidir karanle, sixaawle karanle iyo murursade karanle) 2. Hawiye Xaskul ( waa beesha Xaskul Hawiye) 3. Hawiye Rarane (wuu tirtirmay, hadeey jiraanna koonfurta somalia beey ku nool yihiin) 4. Hawiye Gundhabe (waa 3 beelood oo kala ah: baadi cade, jijeele iyo jiidle) 5. Hawiye Gorgaate (waa afarta mudulood oo kala ah: abgaal, wacdaan, moobleen & ujeejeen). + habargidir, duduble, silcis, wadalaan & sheekhaal. 6. Hawiye Jambeel ( waa beesha jambeel ama jambeele ee dagan gobolka bari ee puntland.) 🔻3. Meyle Samaale ( Waa beesha Xawaadle oo kaliya). 🔻4. Maqaarre Samaale (Waa Dabarre iyo Irrole, waa laba beelood, waxayna wada dagan yihiin Koonfur Galbeed state ama dhulka raxanweynta). 🔻5. Harmaalle Samaale (Waa beesha Ajuuraan oo kaliya). 🔻6. Xariire Samaale (Lama Hayo, weysa jiraan). 🔻7. Gurre Samaale (Waa beesha Gurre ee dagan Somali galbeed) 🔻8. Gariire Samaale (Waa beesha Gariire ee dagan Somali galbeed) 🔻9. *Yabuur Samaale (Waa beesha Hubeer ee dagan koonfur galbeed state ama dhulka raxanweynta). 💥 Soomaali waa Sab iyo Samaale. Sab oo ah Digil iyo Mirifle. Iyo Samaale oo ah sagaalka ilma Samaale. Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado. Maay waa lahjad Sab, Maxaa tiri waa lahjad Samaale. Sab iyo Samaale waxaa wada dhalay Hal oday oo layiraahdo Hiil Abroone, Odaygaanna waxaa sii dhalay boqorkii Cush, marka Soomaali waa dad Cushitic ah, Cush-na waxaa sii dhalay Ham Somalida sidoo kale waa dad Hamitic ah. Daarood asalkooda ma ahan Soomaali, ee waa dad Somaliyoobay. Asalkooda waa carab sida ay iyagaba sheegtaan!
@sheikhabdulle2416
@sheikhabdulle2416 4 жыл бұрын
Walaal haddaan nahey Sifaadle waan jirnaa waana curadka madarkicis waxeyna u kala baxaan Mariid iyo Daangaale. Mariidka waxey u badan yihiin koonfurta khaasatan Baardheere, Diinsoor, Saakow iyo Jilib. Daangaale waxey degan yihiin Hoobyo, Camaaro iyo wardhiigley Buurhindi. Walaal sax taariikhda oo ha dhihin Sifaadle waa la waayey masha ay ku danbeeyeen
@sahroxasan3547
@sahroxasan3547 3 жыл бұрын
Gorgaaate hawiye
@abdilahinor7414
@abdilahinor7414 4 жыл бұрын
Walall halkeeen ka heli karaa sawirada natusinaaya faracyada qabiilada
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Hawiye Guul From Maxamed Gorgaarte 🇸🇴🩸
@hassanmohammud4338
@hassanmohammud4338 Жыл бұрын
We love you from sacad HG
@legenddrift6395
@legenddrift6395 3 жыл бұрын
Baadicade.gaaljecel waa isku dhaqan iyo isku dhiig noolaada ❤
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
Baadicade waa gugundhabe hawiye gaaljecel waa saransoor isku dhiig mahn saxib
@Rama____1
@Rama____1 3 жыл бұрын
@@aveboy7271 way yhn naag baadicade ba dhashy
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
@@Rama____1 wan oog ahay laakin hooyo lagu ma abtirisado
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Waxaa ka tagtay labadii waxgarad ee taariikhda galay Xasan Geedi iyo Faarax gololey
@afnanqueen1162
@afnanqueen1162 4 жыл бұрын
Xaskul hawiye 💕
@nastexoadan8468
@nastexoadan8468 Жыл бұрын
❤❤
@faadumoabdinaasirmaxamed
@faadumoabdinaasirmaxamed Жыл бұрын
@@nastexoadan8468 ❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋
@Baladulamin12
@Baladulamin12 2 жыл бұрын
Tiktok kubahan nio hawiye lagu aflagadeya ada tariq yaqan ehe no imaw abwane🙆‍♂️❤
@nasriin2070
@nasriin2070 3 жыл бұрын
Wasirkii arimaha dalka iyo dibada Professors (AMAAN SHEIKH ALI SAMATAR ) dawladii siyad bare alaha u naxaristee 🤲
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Soomaalida saxda Sagaalka Samaale iyo Sab oo dhameystiran. 🔻1. Gardheere Samaale (oo ah curudka, waa beelaha kale ah: Garjante, Garre, Cawrmale, Dagoodi Saransoor, Gaaljecel Saransoor, Masarre Saransoor & Ciise Saransoor). 🔻2. Irir Samaale (Waa Dir iyo Hawiye,: Dir waa Isaaq, gadabursi, ciise, gurgura, surre, gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, barsuug, wardaay, jiido, Layiile, Magaadle, jaarso & gabooye. • Hawiye wuxuu dhalay lix: 1. Hawiye Karanle ( waa 4 beelood kala ah: kaariye karanle, gidir karanle, sixaawle karanle iyo murursade karanle) 2. Hawiye Xaskul ( waa beesha Xaskul Hawiye) 3. Hawiye Rarane (wuu tirtirmay, hadeey jiraanna koonfurta somalia beey ku nool yihiin) 4. Hawiye Gundhabe (waa 3 beelood oo kala ah: baadi cade, jijeele iyo jiidle) 5. Hawiye Gorgaate (waa afarta mudulood oo kala ah: abgaal, wacdaan, moobleen & ujeejeen). + habargidir, duduble, silcis, wadalaan & sheekhaal. 6. Hawiye Jambeel ( waa beesha jambeel ama jambeele ee dagan gobolka bari ee puntland.) 🔻3. Meyle Samaale ( Waa beesha Xawaadle oo kaliya). 🔻4. Maqaarre Samaale (Waa Dabarre iyo Irrole, waa laba beelood, waxayna wada dagan yihiin Koonfur Galbeed state ama dhulka raxanweynta). 🔻5. Harmaalle Samaale (Waa beesha Ajuuraan oo kaliya). 🔻6. Xariire Samaale (Lama Hayo, weysa jiraan). 🔻7. Gurre Samaale (Waa beesha Gurre ee dagan Somali galbeed) 🔻8. Gariire Samaale (Waa beesha Gariire ee dagan Somali galbeed) 🔻9. *Yabuur Samaale (Waa beesha Hubeer ee dagan koonfur galbeed state ama dhulka raxanweynta). 💥 Soomaali waa Sab iyo Samaale. Sab oo ah Digil iyo Mirifle. Iyo Samaale oo ah sagaalka ilma Samaale. Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado. Maay waa lahjad Sab, Maxaa tiri waa lahjad Samaale. Sab iyo Samaale waxaa wada dhalay Hal oday oo layiraahdo Hiil Abroone, Odaygaanna waxaa sii dhalay boqorkii Cush, marka Soomaali waa dad Cushitic ah, Cush-na waxaa sii dhalay Ham Somalida sidoo kale waa dad Hamitic ah. Daarood asalkooda ma ahan Soomaali, ee waa dad Somaliyoobay. Asalkooda waa carab sida ay iyagaba sheegtaan!
@saladdahir6762
@saladdahir6762 4 жыл бұрын
Walaal Gurre Samaale iyo Gariirre Samaale xaggee bey gaar ahaan ka degaan Soomaali Galbeed? Ma jiraa deegaan la tilmaami karo oo ay degaan?
@saladdahir6762
@saladdahir6762 4 жыл бұрын
Walaal Harmaale Samaale weli ma aan maqlin ee ma hubtaa inuu jiro iyo weliba inuu Ajuuraan yahay?
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Salad Dahir Haa mapka waan kaa tusi karaa. Dhulal waaweyn ayay ku leeyihiin Somali galbeed, waa beelo waaweyn. Pagekeyga instgram follow dheh kadib message ii soo dir, somalia_somalidrace Ama fcbokeyga Nasra Som Si fiican ayaan ku tusinaya waliba
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Salad Dahir Haa waan hubaa, inuu jiro oo ay ajuuraan yihiin, waayo iyagaaba sheegto oo ku abtirsado. Wuxuuna ka mid yahy sagaalkii uu samaale dhalay. Ajuuraan waa dadka ugu taariikhda dheer Somali oo dhan, waxay lahaayeen boqortooyo soo jirtay 4 qarni iyo bar.
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Everyone follow my facebok page: sagaalka samaale iyo dir isaaq hawiye
@estrdahir3788
@estrdahir3788 4 жыл бұрын
Xasan sheekh ayaa ilowdey
@husseinomarbood1959
@husseinomarbood1959 4 жыл бұрын
masha allaah
@hanaisak6261
@hanaisak6261 2 жыл бұрын
Wlll wxn doonay inaan wax ka ogadoo ujejenta m.a keep going
@saladdahir6762
@saladdahir6762 4 жыл бұрын
Walaal 1. Mayle Samaale waa Xawaadle. 2. Gardheere Samaale wuxuu u kala baxayaa: Garre Gardheere, Ibrahim Gardheere oo beesha Coormale ah, Garjante Gardheere oo ay ka farcameen ilmo Saransoor oo kala ah Gaaljecel, Dagoodi, Masarre iyo Ciise Saransoor. 3. Maqaarre Samaale waa Beesha Dabarre ee degta Diinsoor oo ka tirsan gobolka Baay kana tirsan Digil. 4. Yaabuur Samaale waa beesha Hubeer oo ka tirsan Digil iyo Mirifle waxayna degtaa gobollada Shabeellaha Hoose (Wanleweyn), Baay (Baydhabo iyo Qansaxdheere), Gedo (Baardheer) iyo Jubbada Hoose (Kismaay iyo Afmadow). Waad dadaashay ee intaanna ku darso adigoo mahadsan.
@hayaatibrahim2371
@hayaatibrahim2371 4 жыл бұрын
Salad Dahir wall xawaadle hawiye ma ahan miya
@salmanuur6397
@salmanuur6397 4 жыл бұрын
sax.
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 4 жыл бұрын
Salad Dahir Aderr Hawiye iyo Somali waxba uma dhexeyaan. Aderr waa dad isu tegay. Harti waa Daarood. Warsangeli Harti waaba iska cadahay waa Daarood. Cawramale waa Warsangali Daarood. Dhaqan iyo dhalasho kala barta. Hawiye wixi la dhaqan ah oo meel wada dega ayey qabiil ka dhigayan.
@omarisak5658
@omarisak5658 4 жыл бұрын
@@hayaatibrahim2371 maya walaasheyda anaa kuu sheegaayo hawiye iyo xawaadle waa ilmo adeer xawaadle waxaa dhalay mayle samaale hawiyana waxaa dhalay irir samaale marka waa ilmo adeer mayle samaale iyo irir samaale kala dhalay mahadsanid
@Abdikarim3277
@Abdikarim3277 4 жыл бұрын
war sxb wan kaa faideysanay macluumad wanagsan aa na siisay
@kotburothmanmuhamad2672
@kotburothmanmuhamad2672 4 жыл бұрын
Waxaan ahay isaaq wan jeclahay hawiye waa wallday dhabta ah dhulkaa nakala ke xeeyey 💪
@najiibsilver7206
@najiibsilver7206 9 ай бұрын
Waryaa raali ahow isaaq iyo hawiye ma wada dhalan waxna nagama dhaxeeyaan adeer ku kalsoonow carabnimadaada daarood ayaad la dhalateen
@gaarhadafkada8106
@gaarhadafkada8106 3 жыл бұрын
Dhanka wanagsan halaga fiiriyo hana labarto ceeb ma ahan Jaza ka allh
@ummaddaproduction
@ummaddaproduction 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@ilhaam6927
@ilhaam6927 3 жыл бұрын
Hawiye waxan ka ah silcis gorgorte ♥️
@XooshCade-bn4iz
@XooshCade-bn4iz 6 ай бұрын
Ina adeer from wadalan❤
@abdirashidahmedali6421
@abdirashidahmedali6421 4 жыл бұрын
Maxa ka faideysaa
@saacidabdikadirhassan768
@saacidabdikadirhassan768 3 жыл бұрын
Sheekha iLa 7ka badan ee ukala baxan kaliya 3 ma ahan
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 3 жыл бұрын
Zxp waxan haya cilmi ku saabsan asalka darood iyo hawiye
@bukhaaricabdi3180
@bukhaaricabdi3180 4 жыл бұрын
Waw masha allh soray usoco
@Saaboali
@Saaboali 3 жыл бұрын
Viva abgaal❤❤❤❤
@habiibochannel7512
@habiibochannel7512 3 жыл бұрын
Shiiqaal,xawaadle dakeyga😍
@aveboy7271
@aveboy7271 2 жыл бұрын
Labo Hawiye sheegto
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 2 жыл бұрын
@@aveboy7271 Hawiye iyo Darood Xawaadle wuu kataariq weyn yahay. Wax lasheegto aa badan shithole.
@Abdirahman_Shire
@Abdirahman_Shire 2 жыл бұрын
@@aveboy7271 Shiikhaal hawiye maba ahan abubakar sadiiq bay ku abtirsadaan
@aveboy7271
@aveboy7271 2 жыл бұрын
@@Abdirahman_Shire maxa Hawiye uu sheegatin marka 😂
@aveboy7271
@aveboy7271 2 жыл бұрын
@@mohamedhaajibaari8723 amuus maskiin yahow langaab ka tahay wasse magac Hawiye aya wax ku qadata markas aya ledahay wan idinka tariq weynahay 💀💀💀
@aryiamoha7040
@aryiamoha7040 2 жыл бұрын
Duduble taajirinta hawiye😎
@amatallahbintuabdallah9900
@amatallahbintuabdallah9900 3 жыл бұрын
Wll suaal baan kuu weydin horta somaalidu maa caraba miiso African qabilkan hawiyeha aad kaso hadashay waa somaali lkn asalkisu maa caraba miiso waa African ???
@abdirahmanmuktar3946
@abdirahmanmuktar3946 3 жыл бұрын
Waxan waa waxa na laga raacay. Aduunka waxa Naga reebey waa qabiil maantana wali wan hadal haynaa..anigo hawiya waxan ma ogoli😌
@qadraqueen3181
@qadraqueen3181 2 жыл бұрын
hawiye viva ilmo cisman 🥰🥰ilaaway cisman tolka lyga beeray🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sahroxasan3547
@sahroxasan3547 3 жыл бұрын
Elman ,xalane, aaway hee taariikhda u laabo hhh😎😎😎😡💪🤝🤣✌🚔🚔 H.w Abgaal aya tahay filaa hhhhhh
@sndddjgfjd5122
@sndddjgfjd5122 4 жыл бұрын
mash allah
@graadhobire5535
@graadhobire5535 4 жыл бұрын
Qabiilka waa lagu awr kacsadaa cidna wax ma siiso kursiga uunbaa lagu fuulaa marka saas u ogow caqligu ha shaqeeyo.
@Duuliye17
@Duuliye17 3 ай бұрын
War sidee wax u wada geel beela ani ayaad iga reebtay oo labo mar curad ah gidir karanle mar waxaan ahay curadka hawiye isla curadka oo si kala baxa ayaan hadane curad u ahay❤❤
@saacidugaas1395
@saacidugaas1395 4 жыл бұрын
Wacaal media aan ku saxo Curudka Xaaji Axmed Hawiye Karanle Hawiye wuxuu dhalay 1-Gidir (habargidir gabadha dhashay Aabeheed) 2- Kaariye 3- Saxowle 4- Wa Adeere(murusade)5-Fadumo faceey Karanle Hawiye waxaa ka dhashay Immam Axmed Ibraahim Mohamed (Axmed gureey) Waad ku Mahadsantahay macluumaadka iyo dadaalka Saacid Ugaas Bede Mahad
@raxiilali6665
@raxiilali6665 4 жыл бұрын
Subxaanallaah, imaan Ahmed gurey waa qabiilka sheekhaal, qudub, jilibka cumar diin, taariikhdiisa Harer ayey taalaa. Faraciisii ayaan ka mid ahay. Alla Somalida been badanaa. Ilaah ka baq. Awoowgay been haka sheegin.
@yes619
@yes619 Жыл бұрын
@@raxiilali6665 he is Sixawle karanale hawiye
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 жыл бұрын
Firi sxb sare..goondha waa kadada shay. Like sxb gaaljecel yaa waaye
@kadiirearly8999
@kadiirearly8999 3 жыл бұрын
Haskul Hawiye 😍😍😍
@mohamedalikadiye4726
@mohamedalikadiye4726 4 жыл бұрын
walaal xagaad geeysey Beesh xawaadle oo ka mid ah beelaha waaweyn oo hawiye
@muhamuudbille9158
@muhamuudbille9158 4 жыл бұрын
Maaha hawiye daarood ayaa lugu sheegaa
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Somali Production Xawaadle waa meyle samaale not darod or hwye
@dhaytacab7178
@dhaytacab7178 3 жыл бұрын
Wey isla qarabtan miyaa xawadle iyo hawiyaha oki ma ogeyn
@aveboy7271
@aveboy7271 3 жыл бұрын
Oo ka mid ah Beelaha waaweyn hawiye kulaha 😂😂😂 arr mesha ka carar xawadle hawiye mahn
@mmhabeb
@mmhabeb 3 жыл бұрын
Xawaadle waa meyle samaale, waxaa dhalay daaro Mudulood hiraab iyo afarta samatalis oo ay dhashay kheyra yaaquub oo udeejeen ah.ee saas ula soco.Hawiyana saaseey ku yihiin oo baryi maayaan.
@siidalimohamed9198
@siidalimohamed9198 3 жыл бұрын
Kenya & Ethiopia inaad dhaho waa nagu CEEB dadkeena & Dalkeena gumeystaha ha siinin
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 2 ай бұрын
SHIIKHAAL MAAHA HAWIYE MAAHA WAA TABLIQ KAYIMID XIJAAZ MAKKA WAA DADHII ABUBAKR BIN SIDIQ. Nairobi
@musababdirahman302
@musababdirahman302 4 жыл бұрын
Gardheere sammaale waa gaaljecel, mayle sammaalena waa xawaadle walaal ee taariikhda ha marin habaabin. wallaahu aclam,
@beerlula8876
@beerlula8876 4 жыл бұрын
Beeta jooji hana masabidan meyla samaale xawadle ma dhalin ee isdaji
@jmk7b947
@jmk7b947 4 жыл бұрын
Sky Ifka aryaa waa ka saxanyahay xawaadle waa mayle hooyo muhuloodna waa dhashay aabe kale ma u haysaa nin walba aaba dhalyaye
@kaafihassan8692
@kaafihassan8692 2 жыл бұрын
Beenlow xawaadle hawiye maha ee gabar abgaal ismaan ah aya dha shay
@kaafihassan8692
@kaafihassan8692 2 жыл бұрын
@@jmk7b947 kkkkk xawaadle meyla adi miya kudaray gabar abgaal ah aya dha shay xawaadle sax lakiin meyla ma dhalin iska sax
@halimasahal2643
@halimasahal2643 2 жыл бұрын
Yaa macnayn kara erayga ku bahoobay ma wuxuu namooday dad laysku soo aruuriyey afkiisa inuu suubsado ayaa laga doonayaa hadii laguu soo dhiibayna way ku qaldeen aqoon qof aan layna sidaas baa qaldaa ee ka fiirso waxaad qorayso geedkaad harsataaba waa nin magaciise.
@khadarahmed3153
@khadarahmed3153 4 жыл бұрын
War gidir karanle ayaa ilaawday oo habar gidir dhashay ,
@salmanuur6397
@salmanuur6397 4 жыл бұрын
Sax.
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 4 жыл бұрын
Hhhh bro rag lee laga hadlaayay habraha maalin kale baa laga hadlaa
@Abdulwadakhalaf279
@Abdulwadakhalaf279 4 жыл бұрын
Kkkk
@Abdulwadakhalaf279
@Abdulwadakhalaf279 4 жыл бұрын
Funny
@firidows7446
@firidows7446 3 жыл бұрын
@@halaalmedia3416 Hhhhhhhhh
@sadkanology4945
@sadkanology4945 4 жыл бұрын
Sheikh sharif sheikh ahmed
@mukhtarosman9483
@mukhtarosman9483 4 жыл бұрын
Walalow yadkasobaratay waxan xagedkasoxigatay wayab
@hindaahmed8412
@hindaahmed8412 4 жыл бұрын
masha alllah samaale wasomali asal
@abdallejama7086
@abdallejama7086 4 жыл бұрын
Benta fiiri ma odey somali layirhda jira hhh
@q.n1629
@q.n1629 4 жыл бұрын
Abdalle Jama Soomaalida saxda Sagaalka Samaale iyo Sab oo dhameystiran. 🔻1. Gardheere Samaale (oo ah curudka, waa beelaha kale ah: Garjante, Garre, Cawrmale, Dagoodi Saransoor, Gaaljecel Saransoor, Masarre Saransoor & Ciise Saransoor). 🔻2. Irir Samaale (Waa Dir iyo Hawiye,: Dir waa Isaaq, gadabursi, ciise, gurgura, surre, gaadsan, akishe, bajimaal, biimaal, barsuug, wardaay, jiido, Layiile, Magaadle, jaarso & gabooye. • Hawiye wuxuu dhalay lix: 1. Hawiye Karanle ( waa 4 beelood kala ah: kaariye karanle, gidir karanle, sixaawle karanle iyo murursade karanle) 2. Hawiye Xaskul ( waa beesha Xaskul Hawiye) 3. Hawiye Rarane (wuu tirtirmay, hadeey jiraanna koonfurta somalia beey ku nool yihiin) 4. Hawiye Gundhabe (waa 3 beelood oo kala ah: baadi cade, jijeele iyo jiidle) 5. Hawiye Gorgaate (waa afarta mudulood oo kala ah: abgaal, wacdaan, moobleen & ujeejeen). + habargidir, duduble, silcis, wadalaan & sheekhaal. 6. Hawiye Jambeel ( waa beesha jambeel ama jambeele ee dagan gobolka bari ee puntland.) 🔻3. Meyle Samaale ( Waa beesha Xawaadle oo kaliya). 🔻4. Maqaarre Samaale (Waa Dabarre iyo Irrole, waa laba beelood, waxayna wada dagan yihiin Koonfur Galbeed state ama dhulka raxanweynta). 🔻5. Harmaalle Samaale (Waa beesha Ajuuraan oo kaliya). 🔻6. Xariire Samaale (Lama Hayo, weysa jiraan). 🔻7. Gurre Samaale (Waa beesha Gurre ee dagan Somali galbeed) 🔻8. Gariire Samaale (Waa beesha Gariire ee dagan Somali galbeed) 🔻9. *Yabuur Samaale (Waa beesha Hubeer ee dagan koonfur galbeed state ama dhulka raxanweynta). 💥 Soomaali waa Sab iyo Samaale. Sab oo ah Digil iyo Mirifle. Iyo Samaale oo ah sagaalka ilma Samaale. Sab iyo Samaale waxay kala leeyihiin lahjado. Maay waa lahjad Sab, Maxaa tiri waa lahjad Samaale. Sab iyo Samaale waxaa wada dhalay Hal oday oo layiraahdo Hiil Abroone, Odaygaanna waxaa sii dhalay boqorkii Cush, marka Soomaali waa dad Cushitic ah, Cush-na waxaa sii dhalay Ham Somalida sidoo kale waa dad Hamitic ah. Daarood asalkooda ma ahan Soomaali, ee waa dad Somaliyoobay. Asalkooda waa carab sida ay iyagaba sheegtaan!
@adna-qv4bn
@adna-qv4bn 3 жыл бұрын
@@q.n1629 caqli hawiye lama yaabayo 🙄🙄
@alibahi2825
@alibahi2825 3 жыл бұрын
Xaskul hawiye me idle Xaskul 🥰🥰🥰🥰
@nastexoadan8468
@nastexoadan8468 Жыл бұрын
Dhiga
@abdurahimmohamedyousuf8395
@abdurahimmohamedyousuf8395 4 жыл бұрын
WAR WAXAAN XAYAWAANIIN TA OO HAWIYE BAHDILAY OO AH SHEEKH SHARIIF XASAN SHEEKH WAA LABA BAHDILAY HAWIYE OO DHAN HADANA U SOO TAAGAN INEEY XUKUN KA QABTAAN MAR KALE EE SHARAFTA ALLAHA KA QAADEE WAJIGOODA MEEY NAGA QARIYAAN WAAN WADA DHIBSANAY SHARAFTANA U HAYNAY MAANTA UMA HAYNO IYAGAA A IS YEELAY ANAGA MA YEELIN WAANA KA XUNAHAY WAXYAALAHA AY KU DHAQMAAYAAN
@abukardicey6991
@abukardicey6991 4 жыл бұрын
WAXANA SHEGIN JANARALKI UGU HOREYAY SOMALIA JANARAAL DA.UUD O TARIKH KU LEH SOMALIA
@mahdiwarsame6567
@mahdiwarsame6567 4 жыл бұрын
Please sheeg magaca qoraaga yamaniga ah ee aad sheegtay
@azhaaribrahimmahomed1149
@azhaaribrahimmahomed1149 4 жыл бұрын
Sxb please si Dag Dag ah ii ku la soo xarir aqbaar ayaan ku haa yaaaaaa
@akshcb9276
@akshcb9276 4 жыл бұрын
Sxb qali hadad cilmi lee dahay igu cawi ana sidan u helo inan Somalia dhab ahay iyo darod iyo hawiye meshey kasoo farcameen what'sapp +4917664656231
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
Masha-allah All Hawiye
@deeqjr6956
@deeqjr6956 3 жыл бұрын
Curadka hawiye murusade ❤️
@laazim692
@laazim692 9 ай бұрын
Shegshegista waxa umada maskaxda kasi dila waxa kaga ficnan lhed ina umada tustid dunida side isku bedeleso iyo somalida side uhuruda wax liita ba ku mashqushan tihin nin walbe cidu ka dhashay wu yaqana somaliyey toosa😢
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Raarane hawiye waxoow daganyihiin kilinka shanaad qaarna oramo oow noqday saaxiib
@haliimoaadab4401
@haliimoaadab4401 Жыл бұрын
Mashaa Alhaa Alaa iga betray beeswax jiidle
@baladweynehiiraan6204
@baladweynehiiraan6204 2 жыл бұрын
Wacweteen mudulood ❤️
@ayuubibrahim5798
@ayuubibrahim5798 2 жыл бұрын
Maxamuud gorgarte hawiye 💪🏼💪🏼
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 2 жыл бұрын
Ya ka tahay
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 79 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 20 МЛН
How Somali Cities dominated the ancient Spice Trade
2:41
Know History
Рет қаралды 97 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 31 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 23 М.
WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY
14:48
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 175 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 79 МЛН