Allahu akbar yaa Allah yaa raxmaan Ilaahow doorkan doorkan 2024 doorka xiga ee 2025 anagoo sidan ka wanagsan iyo soomali oo wlla ah oo didan ka wacan anagoo caafimad qabna na gaadhsii 26/December
@maryanabdimohamed133418 күн бұрын
God bless you
@Xaswawa-rz2et18 күн бұрын
Dadku iyaga oo qollo qollo ah ileen qof walbo reer buu ka dhashay ee, ayeey nabad ku wada noolaadaan laakiin, hadii aan Soomali nahay waxa na dhibay waa Hogaan xumo iyo tallooyin qaldan oo madaxdu mar walba ku dhaqaaqdo ee madax Wanaagsan allah na siiyo.
@khaliddev658918 күн бұрын
Ilaahahow midee Somali wayn, Shekhana alle Haka abaal mariyo.