Filimkii - Aar Gudasho . Awkuku / Maki Xaji Banadir/ Siyo toon/ Oday Cabdule

  Рет қаралды 646,592

Faisal karate

Faisal karate

2 жыл бұрын

News | Education | Entertainment | Film and Animation | Comedy |News | Sports Travel | events | Welcome | Like | Comments | Share | Subscribers
Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Bulshada | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Waxii Cusub | Horumar | Taariikh | Waxbarasho | Cilmi | Aqoon | Diin |
Caafimaad |

Пікірлер: 174
@nucmaanofficial484
@nucmaanofficial484 Жыл бұрын
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰😘😘😍😘😘
@mohahasan1395
@mohahasan1395 2 жыл бұрын
Waa film xasuus ah in tadhimatayna Allah haunaxariisto
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 жыл бұрын
Awkuku allah ya Rahman shactirole legend ah 😍💪💪💪🇸🇴🙏
@abdullaahiali4387
@abdullaahiali4387 2 жыл бұрын
Inta Dhimatay Allow u naxariiso janadada ka warabi yaa Rabbi Aamiin Aamiin ya Rabb 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@daudwayne3724
@daudwayne3724 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dadka tariqda kuleh ee Somalia🔥 maki xaji banandir buur fuule iYo awkuku iYo ilkacase iyo dadkale🙏
@xamdixasan2389
@xamdixasan2389 2 жыл бұрын
Allahu akbar alle haunaxariisto waxaan soo xasuus lacagta shanta boqol oo mudo aanan arag😭
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 2 жыл бұрын
Inta dhimatay allaha unaxaristo dad wa dakii hore ruwayadan wax baa kala baxay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo intooda dhimatay
@mohamedabdi5353
@mohamedabdi5353 6 ай бұрын
waayo waayo hada ka hor waan daawaday 2009 iyo hadeer oo an joogno 31/12/2023 wallahi waa taariikh inta dhimatay alle ha'unaxariisto
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 2 жыл бұрын
Maki xaji banader legend wye mansha Allah illahay u naxaristo inti Muslim ah🙏🙏🇸🇴💪😍❤️
@maxamedmuuse4665
@maxamedmuuse4665 2 жыл бұрын
waa filim casuus badan intii dhimatay allaah unaxariisto
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Dad waa dad kii hore aduun gabo gabo ah baan ku wareeray
@galmudugisted3462
@galmudugisted3462 2 жыл бұрын
Waa kuu shee gaa yay kuye ar cabdulaa1😂😂😂🤣
@xaashicade4875
@xaashicade4875 2 жыл бұрын
yaa kuu shee ga yee maxa la dhimatay funny walahi 😅😅😅
@farxaanmohamed7806
@farxaanmohamed7806 2 жыл бұрын
Kudos to the camera quality 🎥 wow just wow amazing
@Abshir-Ahmed
@Abshir-Ahmed 2 жыл бұрын
Looks like Digitally remastered of the original. Super crispy & HD
@farahdabalato3536
@farahdabalato3536 Жыл бұрын
@@Abshir-Ahmed Qq⁶7
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Ruuxta way qosashaay
@waaqorneetofficial7701
@waaqorneetofficial7701 2 жыл бұрын
Iidoo lagu yaasiimin lama dhinto inyaa kulahaa hhhhhhh oday cabdule qosolku iga dhameyay ha ii sheegin ee dadka u sheeg kulahaa
@fahmoifka5346
@fahmoifka5346 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto inta dhimatay 🥺
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
Baba siyo ALLAHA URAXMADO
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 2 жыл бұрын
Walbal Arag sakaraatkaan tacbaanku dhalay kulahaa ilkase aad ayaan u jeclaa wlhi AUN dhamaantood🥰🥰🥰🥰😢😢
@EGO-kenner
@EGO-kenner Жыл бұрын
🥹🥹🥹🥹 caadi ma aha wlaahi inta dhimatayna allaha u naxriisto
@AndoulkarimAhmed-rc8pk
@AndoulkarimAhmed-rc8pk 9 ай бұрын
Waa qiso dhan ah oo Muqdisho ka dhacday.
@sadiqabdullahi2061
@sadiqabdullahi2061 2 жыл бұрын
Illhow u naxaristo 🤲
@khadarmire6658
@khadarmire6658 9 ай бұрын
Legen haddii la sheego makki weeye waa libaax cod kar ah
@salmancade8875
@salmancade8875 10 ай бұрын
Alle haunaxariisto oowkuke iyo ilkacase iyo intiidhimatay ooislameh
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 2 жыл бұрын
Ilaahayow intii dhimatay U Naxariiso Ruwaayadaan Yaraanteydi Xasuustaa #2009 kii Ayaan Daawaday Still dadki Waqtigaas daawan jiray #LIKE ii Saara
@ahmedhussein265
@ahmedhussein265 2 жыл бұрын
Sidhokale
@zadamfarahdiriye6664
@zadamfarahdiriye6664 Жыл бұрын
Maki xaaji #banaadir iyo asxaabtisa Xasuus Waxaan daawaday 2009 ilaa 2010 Caawana Waxaan daawanayaa 18/11/2022 Friday 💯👏 Xasuus wlhi 😥😢
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
Awkuuku ALLAHA URAXMADO
@abuukarlaki716
@abuukarlaki716 2 жыл бұрын
Majilita....somaliye....inta...ugu...ficna...ala..yaraxma...inta..nool...cimri..dher..alha..siyo
@tygakoli3174
@tygakoli3174 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 8 ай бұрын
Allah unaxrsto Aw kuku dhinty 25/3/2008 Ziyo toom dhinty 2012 Ilkacase dhinty 21/11/2014
@kaliforce7130
@kaliforce7130 2 жыл бұрын
Shir xun qofkii socdo iyo show ruux aaday koleey shar waa la kulmaa shaydaan ma waynaayo.
@user-mk4eh3yy6h
@user-mk4eh3yy6h 2 жыл бұрын
Aduunka mel dad noojirin maleh yahuud lee nola jirin mana aadeyno kulaha caadi ma ahan wlhi abwaan maki xaji banadir wanka yaabay wlhi
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 8 ай бұрын
Maki ninxikmaawiya weeyi Allah macaadaabo
@khalidmohamedwrestlingbray9762
@khalidmohamedwrestlingbray9762 2 жыл бұрын
I used to a dvd player of this riwayd my best friend broken it and burned my whole dvd player and this riwayd I love oday cabdulle rip awkaw Marshall iklo Cass ail
@muhameddahir8262
@muhameddahir8262 2 жыл бұрын
77
@khalidmohamedwrestlingbray9762
@khalidmohamedwrestlingbray9762 2 жыл бұрын
@@muhameddahir8262 slam to you
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 2 жыл бұрын
Af Soomaaliga ma qori kartaa walaal
@abshirfaarax2420
@abshirfaarax2420 2 жыл бұрын
𝘄𝗮𝗮 𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝗯
@adanrashid1953
@adanrashid1953 2 жыл бұрын
@@khalidmohamedwrestlingbray9762 qq
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Maki xaaji banaadir waaku raaxestay wlhi flmkaan hhhhhh
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Masha allaah waa fasiix wlhi
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 8 ай бұрын
Buur fuule banaadir 😁😁😁 reer galmudug hadaa nahay💕💕💕💕 we love you legend 👍👍👍
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 3 ай бұрын
adiga kalay xir waan ku maqala wana ku arkaa baraweeynee Borka iska jaafjaaf sxb wanaad igaranenin ❤❤❤❤
@selfdiscipline296
@selfdiscipline296 Жыл бұрын
Ninka beer adagaa, nin gabar laga filaayey soo habar ku dhiibay 😂😂😂😂😂
@abdisalansalat7315
@abdisalansalat7315 Жыл бұрын
Rowayada xigmad badan
@ahmedhussein265
@ahmedhussein265 2 жыл бұрын
Wa qola fican # wanbakubaabaee
@liibaanliibojo5525
@liibaanliibojo5525 2 жыл бұрын
Allah unaxariisto
@dayibhussein2235
@dayibhussein2235 Жыл бұрын
Xasuus cajiib ah 27-1-2023
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Awoto jacfaan sarirti ay kudhimati 35 matalo mesha ogu rasey meshale haka dadksado
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
ilaahay hawnaxariisto intii dhimatay
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Ай бұрын
Dad wadadki hore
@mastermind.252
@mastermind.252 Жыл бұрын
Still watching 2023 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕
@husseinjeilani5220
@husseinjeilani5220 2 жыл бұрын
Haddii garoob lee kusiiyo kulahaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Walagu mehre dheno
@pepe-kx2jt
@pepe-kx2jt 2 жыл бұрын
Love it Mashaalah💙
@mussemohammed6148
@mussemohammed6148 Жыл бұрын
Xusuusin filmkaan magaciisa wuxuu ahaa ( WADCI ) Waa mahadsan tihiin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Aww, insaaamii su ah.eeeeeeee maihi Nafsadayda manaqaatoaqbalo.yartaaan yaawaaye khatraaaayqarancadayfaraxsaney.khayrqabto
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 жыл бұрын
Oday cabdula markan ayuuba duq yahay see camal mise waa oday cabdule kale
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
Waa isagii Lee 😂😂
@cumaraamin8025
@cumaraamin8025 2 жыл бұрын
Marabtaa inaadsifududwaxudhisho_AK_47,iibba
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Seskaga dhali
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Yaska dhali
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ilka case ALLAHA URAXMADO
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Waxi dubmayo le laduwa
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Shuto iyo sheno iyo sharaxatbo kuqado .maki liwax waye wllhi
@xaliimosacdiyo5250
@xaliimosacdiyo5250 2 жыл бұрын
Gabarta meeqa jir waaye adi weykaa weynthy😂😂😂
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ilahoow unaxariiso adigaa awood hadane
@abfatah9173
@abfatah9173 2 жыл бұрын
Andrey igartay
@cabdulahixasan4759
@cabdulahixasan4759 Жыл бұрын
Inti dhimatay allahu naxaristo
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Xasan maxamuda idhali
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Sankane waka qosle Afkane waka hin dhise
@ahmedabdulqadir7227
@ahmedabdulqadir7227 Жыл бұрын
Filmkaan waxaan daawan jiray 2009 hadana waxaan daawaa 2023 14 Ka dib allow adaa I gaarsiiyay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Yareydaanqiiyaaaaah waan uwadataa hablaha dhigaa khayrtaashay waan dhaaafaaa yartaan yareydhaaafaaa sedexaad yareey dumaaarcadceed.
@quenmaida1376
@quenmaida1376 7 ай бұрын
Ruwayada waxa la jilay 21 sano ka hor waxad ku garataa maki xaaji banaadir marku leyahy 12 sano ayaa burbur ku jirnaaaa 12 sano ayuu abwaanku ka qeylinayy 23 sano oo burbur ah ayaa la jogaaa allow yaa manta wax ka weydiiya
@Seeker0.1
@Seeker0.1 3 ай бұрын
21 sano kahor maaha maxaa yeelay lacagta fiiri ay oo loo keenay waa shanta boqol 2003 shan boqol xamar malaga isticmaaleenin anaa oh
@quenmaida1376
@quenmaida1376 3 ай бұрын
@@Seeker0.1 wll waa sax ma socon 2003 balse waqtiyadaas lacagta wey dhacday balse wadanla wey taalay qiyasteyda
@Seeker0.1
@Seeker0.1 3 ай бұрын
@@quenmaida1376 haa waa sax aniga 27 jir ahay shanta boqol weligey waxba kuma gadan inti aan yaraa xitaa
@quenmaida1376
@quenmaida1376 3 ай бұрын
@@Seeker0.1 aniga ku gatay 2002 anigo 5 jir ah wan xasustaa waxan joogay magaalo layirahdo hobyo
@Seeker0.1
@Seeker0.1 3 ай бұрын
@@quenmaida1376 malaha gobolada woo kashaqeynaayi marki laga diiday Mogadishu
@ismacilcqaadir5577
@ismacilcqaadir5577 2 жыл бұрын
hadba wixii dubmaaya Aa ladubaa,Aaaa😂😂
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 2 жыл бұрын
Shee uwees tii kutagnay suufi wye m a
@nuuribrahimmaxamed4190
@nuuribrahimmaxamed4190 2 жыл бұрын
Wagii kunka qiimaha lahaa
@DhukowChannel23
@DhukowChannel23 Жыл бұрын
😄😄😄😄 ar makiyaa lacagtaa badanaa
@odaycabdillewiilkisa1897
@odaycabdillewiilkisa1897 Жыл бұрын
Old school memories 😢
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Hooyadey dheno
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Sheekosheeko.yaaayah waywayway.
@user-ow2wf1xr7k
@user-ow2wf1xr7k 7 ай бұрын
Filimkan you mid kale oo an jabuti ka sameyay oo Maki you jilitankiisa up ii ahaa mid heerlen Sarre ah Filimkan waxaa Mareynayay SAHAL
@abdulfitahjrabdulfitah6081
@abdulfitahjrabdulfitah6081 2 жыл бұрын
Oday cabdule hada iyo xiligi hore haduuba yar yahay see ku dhacday
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaaamaya.
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Shiinees aa ka dadaal badisay
@MaxamedCali-bv3fe
@MaxamedCali-bv3fe 11 ай бұрын
Ma yaasiin la,aanaa dhimanee 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@user-pu5xw9kp6g
@user-pu5xw9kp6g 6 ай бұрын
Buurfuule
@CabdiSalaan56
@CabdiSalaan56 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂(love ❤❤)
@ahmedhussein265
@ahmedhussein265 2 жыл бұрын
Burfule wise man
@edmondlondon1615
@edmondlondon1615 2 жыл бұрын
Beesa ureeyso aa isiisi 🤣🤣🤣🤣
@mustafahmed1690
@mustafahmed1690 9 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk ku baashaal sagaal jeeraad dhalin kartaaye kkkmkk
@omgwolrdtodays2035
@omgwolrdtodays2035 2 жыл бұрын
XAMAR /MUQDISHO AYAA LA SOO GALAY 1991 QORYIHII IYO HUBKII DAWLADA GACANTA WUXUU U GALAY SHACAB AQOON U LA HAAYN ILAA DHIMASHO DHAMAAD LAHAAYN LAGA DHAX LAY🤔
@gureyxaji6112
@gureyxaji6112 2 жыл бұрын
Way way salaan ma ahan lakin labadeenaa kuheshiinay.....😁😁😁😁
@mohamedabdulkadirhaji8641
@mohamedabdulkadirhaji8641 2 жыл бұрын
2002
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
2009 waye
@abdijodari1440
@abdijodari1440 2 жыл бұрын
Kurtunwaarey maxan uxiisay
@taaha1680
@taaha1680 9 ай бұрын
25:07
@sabriyeaweys1464
@sabriyeaweys1464 2 жыл бұрын
Rer xamar wale Dadkan wey ku so raxesten Xamar cadey
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Xamarcaday wadajiree, khatraaaaycaday qalbi u roondumaaar gabadhan yartaaan.5
@Afnaan199
@Afnaan199 Жыл бұрын
Hees kadaran wilka iyo kabada ayaan raba igu cawiya
@aidarusmohamed877
@aidarusmohamed877 2 жыл бұрын
Wllhi ninkii muuqaalkaan sidaan u qurxiyay amaan iyo Boggaadin ayey mudan yahay 😳
@kamaalhaiy4292
@kamaalhaiy4292 Жыл бұрын
2023 😂
@hassanwanaga8627
@hassanwanaga8627 2 жыл бұрын
Watch 20 yrs ago
@shariiflaki6404
@shariiflaki6404 Жыл бұрын
Wayo wayo
@user-ih7jj7gl7i
@user-ih7jj7gl7i 4 ай бұрын
Yakudhali
@WiiltuuloCafimad
@WiiltuuloCafimad 6 ай бұрын
Waaw
@MohamedOsman-re5yt
@MohamedOsman-re5yt 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@kosafare-om5mc
@kosafare-om5mc Ай бұрын
😂😂😂😂
@omardanyerow8449
@omardanyerow8449 10 ай бұрын
Awkuuku aayfaay cadeey muufeey dubtaa maraqay kudartaa xusuus 80 ayuu ixasuusiyay
SHEEKO XIISO LEH TARTANKII  AWKUUKU IYO AWDAANGO
15:22
Halgan Media
Рет қаралды 95 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 57 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 161 МЛН
SHORT FILM QISA DHAB AH | LABA XAASLE
20:25
FAM TV
Рет қаралды 1,2 МЛН
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 88 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,4 МЛН
SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE
50:49
aashaano
Рет қаралды 1,7 МЛН
Jawaan iyo soraan
10:02
BAARUUD MEDIA
Рет қаралды 202 М.
Sheeko Gaaban Kala daran
22:51
hamareymedia
Рет қаралды 609 М.
sheeko Shaqo DHM-TV
29:18
Dhacdooyinka Maanta
Рет қаралды 380 М.
Basadiir iyo mataan weer filimkii darbijiifka tuuga noqday🤣🤣
10:21
hon farhan Diraac
Рет қаралды 1,6 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 57 МЛН