Qadada Beri ee Familkaaga Sameyso Kalaamude Macaan badan Daawo Sida aan u sameeyay una sharxay.

  Рет қаралды 47,815

Ifraax Bashiir Kitchen

Ifraax Bashiir Kitchen

3 жыл бұрын

#IfraaxBashiirKitchen #Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 80
@naimanicma5352
@naimanicma5352 3 жыл бұрын
Mansha Allah gabadhaan Cunto macaan Iyo deganaansho sey u sharaxeyso waan kugu soo biirey habibty guuleyso😘
@maryamhusein670
@maryamhusein670 3 жыл бұрын
Maasha allaah laakiin ushaan xagee laga heli karaa
@user-ng3bt8oo1p
@user-ng3bt8oo1p 3 жыл бұрын
Masha allh jadiid kugu ahay keep going xabiibti albi ♥️♥️♥️
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 3 жыл бұрын
Masha allah gacanta allaha kuu barakeyo walasheey waa tijabinaa insha allah 👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰🌺🌺🌺❤️❤️
@edabsan1308
@edabsan1308 3 жыл бұрын
Masha allah abyo wlhi waan kugu cusubahay wana ka helay tiisameyso ahay allah nafta hadoow idaayo thanks xabiibti
@nadiiraomar5932
@nadiiraomar5932 3 жыл бұрын
Wll daqiiqdu yaanay caloosha kaa qaban waa cuntada aduunka intaan joogay iigu wiswiska badnayd ma daqiiq biyo lagu kariyaan cuni karaaa
@ifraaxbashiirkitchen4421
@ifraaxbashiirkitchen4421 3 жыл бұрын
Walaal daqiiqda waxa laga suubiya baastada waxaa lagu kariya biyo, kalamudo waa baastadiiyoo kale lisku kariyey , karso waad kaheli doonta hana kawalwalin kuma xanuunsaneysit waa cunto caafimaad leh macaan said Soodhawoow qaaliyey😘
@faysaltimacade670
@faysaltimacade670 3 жыл бұрын
maanshaa allaah sister
@hooyocooking
@hooyocooking 3 жыл бұрын
Maasha allaaah xabibti Horay u soco adigana ISO booqo qaali
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah wow I have never seen and eaten such type of food
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 3 жыл бұрын
Galamuda sanasubisay ما شاء الله تبارك الله
@sayruuqsheikh
@sayruuqsheikh 3 жыл бұрын
Maaasha allaaah tabarkaallaah abaayo caafiimada igu cuuna guuul iyo goobaniimo igu noolow
@hubaaltv5778
@hubaaltv5778 3 жыл бұрын
Masha allha walaal hore u soco.
@Halimoboolay
@Halimoboolay 3 жыл бұрын
Mashaa allah aayo gacantad allah ku barakeyo
@dunyaali7412
@dunyaali7412 3 жыл бұрын
Mashallah gacato kuma good ii Noolow Waan kaa faaiiday shukran
@farhiya1234
@farhiya1234 3 жыл бұрын
masha allah abayo mahadanid sida noola wadagtey
@haawadegan9301
@haawadegan9301 3 жыл бұрын
maasha allah i love kaalamoodu
@somalifood6935
@somalifood6935 3 жыл бұрын
Mashallah manta arkay chanalkan waan kusoo biiray inasoo dhaweeya lagayaabee hèrkaan inaan gaaro inshallah ♥ ❤ 💖 💕
@maandeeqbarise2148
@maandeeqbarise2148 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo Helsinki ayaa kula daganahay so dhawaw abaayo
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh abayo qaali plz asxaabtaada ku xiran abayo plz iisoo boqo youtobkiiga iina shergareey plz wllo
@zahramoalin2516
@zahramoalin2516 3 жыл бұрын
Masha allah gacanta ilhay haku barakeyo xabibti macan. Markan imado helsinki iigu casumee💖👍
@munamohammed4352
@munamohammed4352 3 жыл бұрын
Mashaaallah 😍😍😍
@ashaelmi1663
@ashaelmi1663 3 жыл бұрын
Maansha allah thanks sister
@annaahmed2564
@annaahmed2564 3 жыл бұрын
Thank you very much xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha alaabtan yummy yummy yummy thanks very much for sharing qaaliyeey.
@filsanaadan2761
@filsanaadan2761 3 жыл бұрын
Masha Allah
@barlinqaale5762
@barlinqaale5762 3 жыл бұрын
From Samira Omar
@abdihamidelabe3358
@abdihamidelabe3358 3 жыл бұрын
maansha alaah mahadsanid
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته،، ياسميتي،،
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله،، يعطيك العافيه يارب
@afrahalsomali6954
@afrahalsomali6954 3 жыл бұрын
انا اعرف اعملها،، اتعلمت من جدتي الله يرحمها
@hodanfarah4405
@hodanfarah4405 2 жыл бұрын
masha allah
@fatushmahmud3540
@fatushmahmud3540 3 жыл бұрын
Gabdh youber an cuntadeeda ka helo inantan jirta mashalaah
@kafiyoabdullahi3468
@kafiyoabdullahi3468 3 жыл бұрын
Masha allah allaha ku barakeyo
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Maasha alaah abaayo caafimaad kucuna dhamaantiin
@abdirizaq-altesooffical7219
@abdirizaq-altesooffical7219 3 жыл бұрын
Mansha Allah guleyso
@deeqamaxamed691
@deeqamaxamed691 3 жыл бұрын
Asc Abaayo maasha Allaah hori uso co macanto
@hawaluulamohammed1058
@hawaluulamohammed1058 3 жыл бұрын
Mashallah abyo jazakallah kheyr
@maryanosman4076
@maryanosman4076 2 жыл бұрын
Masha allah beautiful
@farhiyajumaale4915
@farhiyajumaale4915 3 жыл бұрын
MashaAllah keep up hinoo
@ibraahimsaid1085
@ibraahimsaid1085 3 жыл бұрын
Wll marka burkii seenoqonayaa ma jileec ama adeek
@ifraaxbashiirkitchen4421
@ifraaxbashiirkitchen4421 3 жыл бұрын
Walaal waa sida baasto makarooni oo kale cajiin kaama noqonaayo insha alh
@caishadoobiyochannel343
@caishadoobiyochannel343 3 жыл бұрын
Masha alaah xabiibti ilaah ha ku xafido
@sumayayusuf2918
@sumayayusuf2918 3 жыл бұрын
masha Allah
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 жыл бұрын
Masha Aallaah walaashen 🙏🏾❤️😋👌
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 3 жыл бұрын
Mashalha Allha tabrkalha Allha walsheey guleeso inshalha
@aminaomar1882
@aminaomar1882 3 жыл бұрын
MASHALLH TABARAKALLH ABAAYO GACANTAADA ALLE HAKUU BARAKEEYO EE WAXAAN RABAA KASHAAS INTEEN KAHELAA
@manaosmanmalube5358
@manaosmanmalube5358 3 жыл бұрын
Maasha alaah waan sugeynay gacantaada alaha kuubarakeeyo
@fadumohilowle6298
@fadumohilowle6298 3 жыл бұрын
Masha allaah 😋
@hooyomcn3627
@hooyomcn3627 3 жыл бұрын
Www msh Allah sis qali shukrn gacntada Allah kuu barakeeyo
@anabali1926
@anabali1926 3 жыл бұрын
Maasha allaha 🌹♥️♥️🌹
@foosomaromar3036
@foosomaromar3036 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@jootuogp6777
@jootuogp6777 3 жыл бұрын
MashaAllah
@yousefhassanomar5780
@yousefhassanomar5780 3 жыл бұрын
ما شاء الله تسلم ايديك
@zaynabzaynab3349
@zaynabzaynab3349 3 жыл бұрын
ماشاء الله
@hawamuktar290
@hawamuktar290 3 жыл бұрын
Calool xanuun allahey waka Allah
@sahrahassan1902
@sahrahassan1902 2 жыл бұрын
Masha alaah
@saidasaida8741
@saidasaida8741 3 жыл бұрын
🥰
@yasminismael1643
@yasminismael1643 3 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@fosiyacali9212
@fosiyacali9212 2 жыл бұрын
Bahadhaas waa jecelahay laakiin waxaa iidiidey aniga burka cad macuno maxaan ku badalan kataa abaayo
@saanichannel8732
@saanichannel8732 3 жыл бұрын
walalayaal waxaan ahay walalkiin pleasa isoi boqada dhamantiiin
@hayfaaass2583
@hayfaaass2583 3 жыл бұрын
Waasameesane
@zuzaanqali4699
@zuzaanqali4699 3 жыл бұрын
Cajiiiib waaye😍😍😍
@kamiila365
@kamiila365 3 жыл бұрын
Mansha alah gacantda alaha kubarakeyo
@museruqiyo2437
@museruqiyo2437 3 жыл бұрын
Asc Masha Alaah qurux
@salwaabukar1812
@salwaabukar1812 3 жыл бұрын
Abayo hore usoco 😘
@abdiwaasacdaahir1392
@abdiwaasacdaahir1392 3 жыл бұрын
Mashalla ❤❤❤❤
@anab5131
@anab5131 3 жыл бұрын
Maansha Allah mahadsanid intaas ka yar masameyn kartaa
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 3 жыл бұрын
Waku dhahay subscrbe
@updycaziiz9422
@updycaziiz9422 3 жыл бұрын
👍👍👍👍
@ayushahiiraan8799
@ayushahiiraan8799 3 жыл бұрын
😋😋💯💯👍🤩
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@faadumoaxmed9928
@faadumoaxmed9928 3 жыл бұрын
Naa yuu beerka kaaga dhagin
@raxmoguhad5428
@raxmoguhad5428 Жыл бұрын
Kkk
@amalo8798
@amalo8798 3 жыл бұрын
ManshaAllha tabarikala🙏
@fatxichannel5890
@fatxichannel5890 3 жыл бұрын
M.a walaalahey channel geyga sooboqda waadku qanceysaan 👎👍
@afnaancabdiraxman1378
@afnaancabdiraxman1378 3 жыл бұрын
Mansha allah
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 3 жыл бұрын
Masha allah
@mamadabibto1834
@mamadabibto1834 3 жыл бұрын
Mansha allah
@shaakirmaxamedxasan7638
@shaakirmaxamedxasan7638 3 жыл бұрын
Shako gkjjggfdfğpyrģtgyuouuiiuiy888yxyyoy9yoy9yop6po6pyoyypyuppu
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 55 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 66 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 206 МЛН
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 18 М.
Si fudud u baro sida loo sameeyo maraq garoor lagu karıyay oo aad u  macaan badan
13:20
🌶️ Traditional Lavash Bread: Baking Bread on a Barrel Over Wood Fire
28:44
Shuwaarma iyo ceeshkeeda oo macaan badan baro sida fudud ee  loo sameeyo.
12:52
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 4,7 М.
Unique Dish of Azerbaijani Cuisine - Shakh Pilaf
28:10
Cooking In The Wild
Рет қаралды 597 М.
Soo Dhaweynytii Fanaanada Farax Kaftan Helsinki iyo Ifraax Bashiir Kitchen.
18:59
MAXAMED BUSKUT WUXUU SAMEEYAY SIXIR MIYAA?!
27:32
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 14 М.
Sameyso Casiriyahaaga Maanta Daawo Mash Mash  Macaan Badan
15:52
Ifraax Bashiir Kitchen
Рет қаралды 86 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН