Naciimoiy Qubuska sida uu qasaayo Maxamed manoo soo galin kartaa ,he is a Chef . Lacala hadii uu Sameenayo mar kale noo geli fadlan. Jasaakalaahu qeyran. ❤❤❤
@aaramoow2 ай бұрын
Haye walaal!
@mali-dy4yj2 ай бұрын
Jazakalaah khayran reer aaramow caafimaad ku cuna. Allah ha idiin ziyaadsho nomcada Allah ha iskiin batakeeyo
Asc Abaayo hadhihin fara dahab ee dheh dheyman raged masha allah Allahuma Barig fii Xayatak
@XawoMaxamedCabdi2 ай бұрын
Mansha Allah xoogiisa maxamed Allah haw barakeeya raga soomaliyeed saan Allah haka dhigo
@AfiyaIbrahim-tn8fn2 ай бұрын
Asc. Abaayo waan ku slmy dhamaantiin. Aniga ilmaheyga Muufo iyo Canbuulo galey iyo digir aad ey u jecel yihiin Maansha Allaah aney iga barteen,laakiin ayaga dibada ay ku dhasheen. Maansha Allaah hooyo Allaha u naxariisto iyo intii Islam ah waan xasuustaa sheekadeeda. Waad mahadsanid tihiin saad wax noo bareysaan Jizaaka Allaah.
@aaramoow2 ай бұрын
Aamiin Allaha u naxariisto hooyo iyo hooyooyinka dhintay ee Soomaaliyeed, mahadsanid!
@ummuisra62712 ай бұрын
Masha ALLAAH nacima ALLAHA idin xifdiyo famil qurux badan aya tihin wax dhiba iLLAHAAY idin ma tuso berahana ALLAHA idin barakeyo cafimaad kucuna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@نونومحمد-ر9ض2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يبارك ❤❤❤ بل عافيه عليكم❤❤
@shankaron-w6v2 ай бұрын
M.a Allahuma baaarik 🎉 ha dhaafin cuntada ilmaaha ka barowey Dhadhanka
@fartuunmohamed10622 ай бұрын
Maasha allah Allah ha idiin barakeeyo aqligiina iyo caafimaadkiina aamiin caafimaad ku cuna aamiin Allah ha is fahansiiyo reeraha soomaaliyeed owlaadana Allah ha noo wada xifdiyo meel walba ay joogaan aamiin
Masha Allah walasheen waad nadhiiri galisay mahadsanid❤❤❤
@sucdiali2700Ай бұрын
Maasha Allah
@muayadsaid84942 ай бұрын
Masha Allah
@mulkihaji94542 ай бұрын
Masha Allaah tabarak bil càfi in sha Allaah ❤
@hanamulah2591Ай бұрын
Masha,Allah,
@noraadan89632 ай бұрын
Mashallah Maxameed Waa Nin Xarfleeh ❤
@maryanmaxamuudcumar67122 ай бұрын
mashaa allah
@fartunabdi8521Ай бұрын
Masha Allah tabarkalah
@HALIMO-e7o2 ай бұрын
naciima deriskaada ALLH IGA DHIGO ADUUN IYO AAKHIRA❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aaramoow2 ай бұрын
Walaal qaali mahadsanid soo dhawoow inoo imoow!
@dahaboosman12282 ай бұрын
Manshaallah tabarakallah Asc rer Aaramow 🥰
@filsanaadan27612 ай бұрын
Masha Alah
@fooshassan13792 ай бұрын
Allaha idiin daweeyo intaad noo faaiideeyseene Allaha idinka ajar siiyo Aamiin
@FatumaDj2 ай бұрын
Masha Allah ❤
@farhiyoabdi16042 ай бұрын
Masha Allah Ameen yarabi 🤲🏼 🤲🤲🥰🥰
@KhadijaRobleh2 ай бұрын
Masha Allah ilahay ha idin barakiyo.
@sadiahussein3982 ай бұрын
Mashaa allah allahumbaarik
@kayftahlil44612 ай бұрын
Mansh Allah Allah Idina xifitiiyo dhaamaatiin xabitii inshallh
@Farhia_ali2 ай бұрын
Maasha. Alaah Howsha. ILAAH. Niifududeeyo❤❤
@fadumonur2726Ай бұрын
Mashaa Allah ❤ ❤ ❤
@habiiboabdalahussien2 ай бұрын
Maasha Allah tabarak Allay
@safiapepsicali15472 ай бұрын
Msha allah walashey rerkaga hagu barakeyo❤❤❤❤❤❤❤
@Bintuabdala2 ай бұрын
Mashaallah naciimo allah idin xafido wax badan idinka faaiidney 😊❤
@fadumoxasan8882 ай бұрын
Habo qubus ka sidaa u sameyseen nala soo wadaaga. Masha allah aadoo u qurux badanyahay
@ayanahmed-n5v2 ай бұрын
❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن
@fatimaali43432 ай бұрын
Maa Shaa Allah may Allah bless your family abayo macaan
@halimafarah8148Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله waa qoys somalidu in ay wax ka barato ku fiican
@fadimoabdirahman91252 ай бұрын
Masha allah ilahey ha idim barakeyo ilmaha sii laga dhigto le waye maxa lagu darey rootiga wa ka heley
@aaramoow2 ай бұрын
Waa soo gelineeynaa dad badan ayaa soo codsaday!
@LeylaHassan-n3h2 ай бұрын
Naciimow waan kusalaamayaa walalo marka hore Allah akuu barkeeyo reerkaaga,xoogaaga iyo diintaa intaba. Xaan jeclahay sidad dadka ugu faa iidayso dhinac kasta. I like farming but I didn't have land to grow it because I live in an apartment. I wish we live same county so I can visit you same times. Thanks again.
@aaramoow2 ай бұрын
Layla walaal mahadsanid soo dhawoow!
@munaismail20192 ай бұрын
Naciima Kalaakaaliso fariid ah Maasha Allaah ❤❤
@nasteehshariif2502 ай бұрын
naciimo waan ku salaamey caruurteyda wey cunaan canbuulo soor bukurey
@aaramoow2 ай бұрын
Good!
@RuqiyoSaid-wb4cg2 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤
@fatmahmohamed50682 ай бұрын
Ar Naciimooy dhareerka iga socda, hana wa shifa ❤
@aaramoow2 ай бұрын
Inaad noo dhawdahay ayaa fiicnaan leheed!
@fatmahmohamed50682 ай бұрын
@@aaramoow ,haa waleen beentaa maahan,caafimaad ku cuna Maalin uun waa rajeynaa inaan idin soo booqdo walaalshey Insha Allaah.
@AyanWarsame-j2m2 ай бұрын
Masha Allah sister ❤❤❤
@baismail75212 ай бұрын
Masha Allah qurbaha khibrad iyo waayo aragnimo ayaad la timadeen waanad tacabteen masha Allah hore u socda wll ❤
Mashallah family Aarimoow .Mahamedna Waa Aabo Reerkiisa Aad u caawiyo ahna wax Kasta Yaqaan mashallah bro Mohamed Illahay ha kuu Barakeeyo Cilmigaada.
@umuabdirahman9612 ай бұрын
Mesha allah illah ha kuu dayo xajigada iyo carurteda wlhi wan ku farxa markan arko video walbo ad so gelisan janalka aramow wan ka jeclahay dhaman jalada kale illah il iyo ilaco idinka hay
@aaramoow2 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@UmzakiUm2 ай бұрын
Maasha allah ceeshkaan qaabka u qasteen nala wadaaaga bilcaafiya ❤❤❤
@hamdiahmad21162 ай бұрын
Masha Allaah barakalaah qoys Aaramow waxaad u tihiin bulshada soomaaliyeed sharaf,, waxkasta oo wanaag ah hadii la dhaho hala qariyo waa khalad , kuwii xumaanta iyo cayda faafiyana ay noqdaan kuwa inta ugu badan la fiirsado waa mashaakil , markale barakalaah fiikum
@aaramoow2 ай бұрын
Mahadsanid walaal sax waaye hadalkaada!
@munir694202 ай бұрын
Masha Allah sister ilaah ha idiin daweeyo ❤❤
@fatmahmohamed50682 ай бұрын
M. ALLAH Waxa tusaale fcn u tihiin Islaamka iyo Somaalida Mahadsanidiin ,Maxamed wiilkayga uu ku magacyahay Wa idin Salaamay.
@amaalahmed97342 ай бұрын
Manshalah tabaarakalah maxamed Good chef👍
@saadanoor93312 ай бұрын
Caafimaad ku cuna, Allaha idin xafido.
@KhadijaNur-f6xАй бұрын
Abaayo guuleysta helsinki baan kasosalamay
@luulabdi62732 ай бұрын
Mashaa allaah tabarakallaah saxa wacaafiya❤
@xaawoyacquub88602 ай бұрын
Mashallah❤❤❤❤
@Qurux002 ай бұрын
Naciimo odeygaaga shariif sakiin chef kiisa muu ahaa,😂😂😂 mashalah ilaahy ha barakeeyo xaajiga.
Scw eedo aluumilyamka maa kahoos marisiin wargada cad oo laga xijiyo cuntada carabta waxaydha haan waraq subda adooraali ah
@aaramoow2 ай бұрын
Maxamed hoosha uu hayo qof uga aqoon badan ismalihi wuu jiraa! Adigana waad mahadsan-tahay!
@SacdiyoaxmedYuusuf-fj8py2 ай бұрын
Maansha allah nimco karti badan iyo familygeeda ilaahow noo xafid ❤❤❤❤❤
@sahroali25472 ай бұрын
masha Allah family isku duuban Allaha isukiin daayo ❤
@NasroNasro-c9j2 ай бұрын
Masha alla ilahy ha idin barakeyo wixina abaayo nicimo ninkagu ma ogola galas inuu ii keeno iskada inuu wax kale iga cawiye hadu fasax yahy iyo hadi kalaba hadan umul ahy iyo hadi kalaba marka bal wax aan kubadali karo ma ii shegi karta