Bulshada ku Xidhan Somali Drama aad baa umahadsantihiin sidaa Dulqaadka leh ee aa noo sugaysaan, Waxkasta Oo Qurux Badana waa Wixii Waqti Qaata Hadii aanu 2dii casho mar idiin soo Galin lahayn Tayada Ayaa Ka Dhiman Lahayd sidana umaydaan xiisayseen, Markasta Somali Drama Waxay u Heelantahay Sidii ay idinkusoo Bandhigi lahayd filimaan Idin Raali galiya, waana Mida Sababtay in aan waqti badan idinka maqanaano. fadlan Noo Dul qaata Somali drama na idinkuun bay idiin maqantahay ee Ka dhigo Wehel. mahadsanid.
@laylaabdiraxmaan83964 жыл бұрын
Hadal aan ku Qancay Aad baa ugu Mahadsantihiin sida aa noogu Dadalysaan Ani ahaana waan aminsanahay Wehelkaygana waa Tihiin. xushmad somali drama♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯
@daadiryare43904 жыл бұрын
Waa Runtiin Waxkasta oo Waqti Qaata Ayaa qurux Badnaada Lkn anaga waa nala Fududyihiin oo waxaanu Isleenahay aa mar wada Dhamaysataane yaa idiin soo wada Daaya lkn Runta ah In aanay ahayn wax Fudud Filmmaker nimadu Somali drama Inaa intan Kasii Horumartaano Hollywood ka naga Bareejaysaan baan Sugaynaa wlhy
@khalidyare88764 жыл бұрын
walahay Sifiican wax uwadaan Dedaalkiinana Anagaa ka maqraatiya
@nimcoismail5114 жыл бұрын
Waad mahadsan tihiin
@boqoradapuntland12504 жыл бұрын
lkn dee waxa badiya 11 ku muxu yahay week la maqnaada balse badsha asc
@muzahidulislam73294 жыл бұрын
I am from Bangladesh . Somali drama is very nice drama . It is Islamic culture. So, I love Somali culture. Thanks for good drama.
What a emotional movie 😪😪 It's so Amazing really!!!😰😰
@xiixmahamed11584 жыл бұрын
Mnsha allah somali drama aad ban uga helay barmamishkiina noosoo badiya fadlan
@jameelvlogs4744 жыл бұрын
Yaasmiin 💔😭☹ Qalbiga Ayuu Ka Jabiyey Lamey Jecleyn Noloshan Laakiin Waan U Garaabey Hadaanu Ka Fogaan Ma U Shaqeysan Kareen 😭😭😭😭
@khalilsandheereabdi26544 жыл бұрын
Runti waa qiso si cajiiba oo farsamdan qaab qurux badanna aad uso gudbiseen waxan kamid ahay dadka sida dhow uga taxan filimkan inshalah waxan rajayana in aad xalaqafaha Maalin le ka dhigtaan
@adenismailsanweyne33704 жыл бұрын
Fadlan soo badiya daqiiqadaha dhankle waqti badan baa qadanesii plz soo dadajiya.
@abdirisakjibril63314 жыл бұрын
Tirada daqiiqadaha oo yar, la soo daahitaan ayaanu kacabanaynaa. Karaameysnaada walaal oo noo soo dhakhsada walaal.
@abdulkadirdhagacade25034 жыл бұрын
Wa flim dhiri galin ah Team Somali Drama horey u socda
@khaliladani68374 жыл бұрын
Nice drama Creativity aad u sreysa lagu smeyay flmlan wkhti bdana u baahan layaab ma leh inuu wakhti qaato so saristiisu
@mohamedhassen79794 жыл бұрын
Runtii waan ilmeeyey. Lakiin goanka Yaasir waa mid Muhiim ah dhalin yaro badana u hoga tisaaleynaya Nosha gadgadoonkeega iyo gabi dheeceeda. Teeda kale waxaan ugu baqayaa bahda somali drama in ay ixtirman soo jeedinta iyo codsiga daawad yaasha. Mahadsanidiin
@zakariamkirih33354 жыл бұрын
This is really emotional vedio which caused to release tear from our eyes.
Filimkan xaqiiqatan waxa lagasameeyay dhacdo dhab ah waxan ka daawaday part one ilaa iyo three waxana garowsaday nolashayda in uu qeeb kataabtay waana la ilmeeyay dareenkas isaga ah ee aan xasuustay balse waxa lama huraan ah ninka raga ah in uu wajahayo caqalado badan nolashiisa gawadha jileeso weey kentay oo garab iyo kalkaceyl buuxa ayeey siisay walalkeed balse kawaran markaas hadiiba uusan jirin walal wiil ama gabar kuu danqanayo 😭😭😭😭 filimkan aad ayuu iisaameeyay waxa hubaal ah qofkasta in uu meel un kasaameen doono thanks inta jileeso inta soodiyaarisay ba 😭😭😭 xasuus gooni ah 😰
@maxamedcasse78714 жыл бұрын
Wuxu yaradee soo badiya wakhtiga intaaa sanad la maqnatanba hadana wxyar ka soo dhig waaad ku mahadsantihin lkn wakhtiga kordhiya ila 32 minid ka dhiga waa codsi
@malyuundaauudabdi31064 жыл бұрын
Yuurub genyo iyo mamda kale xasid waye saxib yasir ura usoco dulqad muji wan ku xiseya
@dhameys13784 жыл бұрын
Film damiirka taabanaya ayuu ahaa mahafsanidiin somali drama
Dee saxibayaal laba kaladaaya xalqada oo aad u kooban iyo waqtiga lasugayo oo badan
@omarsomali91323 жыл бұрын
Wlhi RUWAAYADAAN waa qiiro miiran waa ay iga Ilmaysiisay😢😢
@cabdirxmandhimbil56884 жыл бұрын
waan idin salaamay soomaali drama dhamaantiin waxaa jiro dad aad idiin ku xiran oo jecel iney mar walbo idin ka wr hayaan codsi waxaan jclaan laahaaa in aad Riwaaydo badan oo kala qayb ah isku wadaan saan ilama fiicna zxpyaal isku daya in aad barnaamijyo kale ku soo darataaan salaamu laahi💞👨💻💏
@smartmm62674 жыл бұрын
Walalayaal waad nagu raajiseene Sudan nagadaaya oo hore usoo galiya.
@abdiqadirali97044 жыл бұрын
Waa film aad u macaan ee soo dedejiyaa qaybaha kale
Marka hore waad ku mahadsantiin dhamaan tiinba sxb bayaal nookordhiya daqiiqadaha uu soconayo haday suurto galnoqoto fadlan dhib kiinaba hanoqotee sheekada aad bay iidamaqay ilmo ayaanay iga keenta sxb bayaaal mahasanidin s/d
@ahmedzahalaganje41274 жыл бұрын
Wlhi top film weeye part four goorma la soo galinaya
@Daryeelhooyo4 жыл бұрын
Mansha allaah best film noolaso dhakhsada
@mohamedabdiaziznor82704 жыл бұрын
Somali drama aad ban idiinka mahadcelinaya diyaarinta filmkan aadka u macaan una xiisaha badan Wan daawaday labadi qaybood ee la so dhaafay walow aad la daahdeen oo aysan isku dhoweyn. Anigo og in aad leedihiin siyaasad ku aadan soo daynta filmkan hadana waxan jclan lahaa in xalqadaha aad ka dheeraysan inta hadda aad ka dhigtaan waqtigana aad so dhaqsataan oo si maalinle ah ama maalin dhaaf ah u so galisaan. Mahadsanidiin.
@faaiso62464 жыл бұрын
Somali drama keep going walaaalayaal filmka isbuucale nooga dhiga
@abuukarabdiqaasim16984 жыл бұрын
Ar kan kale amoow soogalaa ii sheega waan ooy gaadhay
@suldanfurecali31994 жыл бұрын
xoogaa cabasho waxay ka jirtaaa daahitaan waad mahadsantihiin bahda Somali drama
@maxamedmacalim80803 жыл бұрын
yasmiiin waa ay qalbi fiiicantahy runtiii
@somaliforextrader6384 жыл бұрын
Aniga waxan aaminsahay in si fcn waqti u galisiin wx sosaarkina waana idin sugnaye maga fududeeya ilma adeeryaaaaaaaaalow
@xariiftuulolamaciilo73284 жыл бұрын
Igu danbeytii beri toole lasoo galinayaa tnkz guys 🙏🙏🙏🙏
@dahirsahal26924 жыл бұрын
Wlhy ilmo ayaa isku soo kay taagtay almuhiim aduunka ayaa saas ah shaqayso intaad qofku hoos noolaan lahayd
@saciidsulaymaan2214 жыл бұрын
waaa filim katurjumayaa waqicaa wlhi adbu iso jitay
@lipanmo64 жыл бұрын
Zooo daAya prother 🙏🙏❤
@abdiraaficcabaas73764 жыл бұрын
Fulinkaan waan kuheesta waani salaamay
@hooyomaanluula12364 жыл бұрын
Yasir Walhi U Iga Ilmaysiiyay 😭😭😭😭
@faroppeh83074 жыл бұрын
Ugu Danben wadno so daysan thanks xapipi yal
@nasracalisiciidmaxameddhar34214 жыл бұрын
Wlhi wa ilmiy filmk please part of 4 so day insha Allah
@HonAhmedGacal4 жыл бұрын
Aad baan u sugaayey qaybtii sadexaad ee sheekadan Inkasta oo ay soo dahday hadana ku faraxsanahay waxaan sugnaanaba waa bart4
@ahmedabdullahi72834 жыл бұрын
Filinka soo dheereeya
@zackyMoh4 жыл бұрын
Please qaybta 4aad noo so dadajiya 🙏❤️❤️
@AnwarAli-wh6gd4 жыл бұрын
Somali darama wllhi actor iyo actorad aya ku jira shukri shacni iyo yasir wan idin wata gar iyo gardaraba
Ruwayid 1 ee aan somali ka arko oo siidn dreen u lee ax xanunu baadn weeyi . Wayo anigaa aya kuso kooryi dhiibtaan oo kle wax aan laa noolan jiiryi abahyi gabdha laa dhaaltyi oo edo igu toosan dabcan hooyo waan laaha abo naa waan laaha lkn kala meel bayi ku noolayeen aniga edo aaya iso kaaxyistyi sii an wax u dhiigto ama an school fiicn u heelo ' iyada oo ku le hoyadyi ama abahyi waan dra yeeli o school baan idiin gayini.. dabdede hye bayi ku dhaahen wayi iso wadadtyi gurigeeda ayayi i keentyi ka diibna siida dameerah loogu xamaasho ayayi igu xamaali jiirtyi gabdho baana waayi laahyid school xata fiicn maa heeli jiiriin kabcdi gabdhaheega naa wayi iga ilalin jiirtyi ilhyi ayaan talo saaran jiiryi aadna waan u yaara waxs waxba kaama aan garanini odyiga qaba ayaa ah odyi aad u fiican ilhyi ha u naaxristo haada uu dhiintyi ee lkn waayi kaa adakyid isaaga oo uu xaq dhawuuri jiiryi iyada madma ayi caruru baadan u hayiso lkn wax jiiri jiirtyi gabdh ka mid ah gabdhah ayi dhaashyi oo siida gabdhaan oo kle i wanjiin jiirtyi miisna isku daa"a aan ahyin gabdhi wax ayi hesho ee laa siiyo lacg wayi isiin jiirtyi ax waan xasusuta waayi ila taalisyi xata wax ayi igu tiidhi tool ayaad ledahyi lcgta magage wayi ka biixinyaan ee taahriib aana waan kuu raci xata walipa waax ayi igu daartyi inta wanan ku jclhyi aniga waan naxyi wax an is dhaahyi hadi lagugu qaabto oo aad isa soo racdan ar maa edo kuu xaabdyisa wayo islaan aad u ad adga bayi ahyid miisna laaga baaqo gabdhi aad baan uga muurugoodyi wanan kaso baaxsadyi wanan soo tahriibyi magafe wax an kuu jiiryi 4 sano ano dadyidu jiirto 16 baan soo gaalyi magafa lacgna la igma biixin ee waan kaso baxsdyi isgna haada wax an ku noolhyi wadnka Danmrk ila mudo 4 sano ah waan shaqyista noolshiina waan iska ilawyi islntiina maraka ayi ila hdlyiso waayi ooyida iyada oo iga lee i saamx wayo gabdheedi baa wax walpa u sheegtyi xata wan isku kiin dari gabdhi bayi igu tiidhi wan ka didayi wayo wax an garnya in ayi aad u xuunthyi lkn gabdha ayan xiririya aniga oo ka lee inabti😢😢 ax waa qiiso mar walpa i dhiiri gaaliisa xata wakhtigyiga kuma ciiyaro wayo dhiib baan soo maryi xata balwadah waan ka dheerda sida siiharka khamriida wax walpa oo musqblkyiga iga xuumyin kaar waan ka dheerda😭😭
Mizki Apdidahir Ahmet waa runtata wllo walhi waan kaa soocoda mar walpa alx haada waan cafiimad qaaba wanana ka guudbyi noolsha aadka u xuumyiid😢
@xamdixarago19124 жыл бұрын
Wall walhi dhibtas ana mid la mid ah wan so maray o ayo aya adunka igu dhibi jiray wana ka naxa markan arko ilmo an hoýadi haysan hoyo laan wa nolo laan runti
Mahadsanid waa film aad u qurux badan soo daahitaanku dhib ma leh oo waan fahmi karaa in mashquulku badan yahay lkn daqiiqadaha noo kordhiya idinkoo raali ah
@ilyaazzola.81894 жыл бұрын
Thanks somali drama
@Salmaahmed-lr1vk4 жыл бұрын
Nolosha God godoonka iyo gebidhaca iska leh really 😰😰
@cabdiaar34804 жыл бұрын
Ninyahow filimkan waan sugaynay waad nagu ciyaarteen
@saadaq3264 жыл бұрын
nacalaa shedaan kuyal walba waxa so dheereeya hhhh mahadsanidiin sxbyaal
@abdiazizahmedhashi28004 жыл бұрын
waaaaa taxane fiicn hala habsaamine wll mahadsanidiin
@eshlahassan58993 жыл бұрын
ax waan oyey wlhi dhabanka I qoyan ba is arkey😭😭
@fardowsoabdikarim86054 жыл бұрын
Wlh aad baan ugu hely qaabka jiliinka
@asalasal57214 жыл бұрын
Gadgadoonka waahaya nin soo maray uunbaa fahmaya wllhi