Qado Dhamestiran Bariis Iyo Hilib Ari 😋/Somali rice&goat meat||Chef Hussein

  Рет қаралды 53,629

Chef Hussein Officials

Chef Hussein Officials

Күн бұрын

Ingredients
Goat meat
One onion
Hot water
2tbsp vegetable oil
Half jumbo
1tbsp beef masala
1tbsp soy sauce
One large onion
For the rice
Vegetable oil
2 onion cut into cubes wait until golden brown
1tbsp cumin powder
3 cinnamon stick
Corriandor,garlic and capsicum blended
2 cups basmatic rice
2tbsp coconut powder
4 cups goat broth
1tsp salt cook it on a low heat when ready cover with a Aluminum foil and put it in the oven for about 15 to 25 minutes
For the viazi karai
3tbsp all purpose flour
1tsp food color yellow
Corriandor,garlic & chill blended
1tsp salt
2tbsp vinegar and little water mix
2 potatoes
Thanks for watching don’t forget to like share &subscribe Enjoy 💕

Пікірлер: 130
@fawsiyoshekh822
@fawsiyoshekh822 2 жыл бұрын
Waaw bariiskaan maanta kariyay ookale🥰🥰🥰🥰🥰😋
@natramohamed8233
@natramohamed8233 2 жыл бұрын
Masha allaah waaw yummmy yummmy cadi mahin waqado dhames tiran keep going walaal👍
@busharoismail1882
@busharoismail1882 2 жыл бұрын
Masha allah llike your videos chef may allah bless your hands👍👍😘
@samiiryare4290
@samiiryare4290 2 жыл бұрын
War iskaabulo oo Qurba joog ah kuugu xeran lagend keep going
@Geenyo2025
@Geenyo2025 2 жыл бұрын
I’m the first one to give you like, subscribe, and share weliba. Manshaallah siimple and nice
@AishaAli-bc5jq
@AishaAli-bc5jq 9 ай бұрын
Mashallah tabarakallah❤
@indho2294
@indho2294 2 жыл бұрын
mazha allah Hussein allaha ku barajeyoh
@fadumosiyake6812
@fadumosiyake6812 2 жыл бұрын
Manshall ado macan keep going asc
@munocawo4088
@munocawo4088 2 жыл бұрын
Walalkay mahdsanid ugu horayn wax badan ban kaa faaiday codsi walalkay sharaabka ama cabitaanada noo soo badi mahdsanid walalkay
@ummuabooth347
@ummuabooth347 Жыл бұрын
maasha Allah ❤❤❤
@AyaanMaanka
@AyaanMaanka Жыл бұрын
Masha allh wallkey ilahey ha noka daayo ❤
@cadeyosman4106
@cadeyosman4106 2 жыл бұрын
MashAllah Always my fav chef.Make alot of bariis iyo hilib😘
@hawohadafow9554
@hawohadafow9554 2 жыл бұрын
Www qofki ugu horeyay ahy
@zuhoercali3173
@zuhoercali3173 2 жыл бұрын
Mashallah Allahu mabarik Amazing it looks delicious 😋
@fardowsaadan3685
@fardowsaadan3685 2 жыл бұрын
MashAllah I like your videos chef...may Allah bless your hands🥰🥰😘🤲
@fatumabashir7036
@fatumabashir7036 2 жыл бұрын
Mashaallah
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 жыл бұрын
Waa kusaamey aboowe marwalba iifuranyahey ganbaleelka
@bilanmaxmed
@bilanmaxmed 2 жыл бұрын
Masha Allah wll Alaha gacanta kuu barakeeyo Thank you
@nejma551
@nejma551 2 жыл бұрын
MnshaAllah wiil cunto sanaynaya wlhi waxlagu farxo waye wiilasha somaliyeed ku daydan ayaan lenahy hore usoco hno cadimatihid
@muslimchannel3902
@muslimchannel3902 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍👍😍
@deganmahamed8715
@deganmahamed8715 2 жыл бұрын
Masha allah wa qada qurux badan jizakumulah khayran walal
@shukrisheik4403
@shukrisheik4403 2 жыл бұрын
Masha.Allaah walaalo horay usoco.
@abdumalikabdullahi5529
@abdumalikabdullahi5529 2 жыл бұрын
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ MashaAllah it very good meal chef Hussein thanks
@asmamohamedasmamohamed8200
@asmamohamedasmamohamed8200 2 жыл бұрын
M.a gacmha ale ha ku barakeya
@jzeynap
@jzeynap 2 жыл бұрын
Good job brother......mashallah
@saiddirshe6018
@saiddirshe6018 2 жыл бұрын
Masha allh sxb keep goin
@filsanmohamud3468
@filsanmohamud3468 2 жыл бұрын
Maxakawanagsan waxataqano hadakushaqaysato dadkanaka Amanhelaan illahay hakuxafido wll dantisa yaqan
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 2 жыл бұрын
Mansha Allah SW hakuxafido ha ku illaaliyo diintana hagusugo. Keep going one day IA you'll be very famous
@Geenyo2025
@Geenyo2025 2 жыл бұрын
Manshaallah, alaabtaan nooso badiya, inta dadka laagu muushquli laha. Wax kariiska noogu dadala
@munaadan8824
@munaadan8824 2 жыл бұрын
Mash allha
@cayniabdi6817
@cayniabdi6817 2 жыл бұрын
M.a wll
@nimcocabdicusmaan8761
@nimcocabdicusmaan8761 2 жыл бұрын
Masha alaaah
@hasanaden4805
@hasanaden4805 2 жыл бұрын
🇸🇴 thanks brother, you are awesome , Respect , I will try next time
@amiincumar8067
@amiincumar8067 2 жыл бұрын
Masha allaah chef walxa ka sa meneysid ayoo list nagu cawi
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan
@sadiyasadiya2907
@sadiyasadiya2907 2 жыл бұрын
MashaAllah looking yummy
@yasin7517
@yasin7517 2 жыл бұрын
Manshallah rag Iyo dumar badan bad wax bartay jasakallah saaxiib
@cookingwithsakinaabdullahi9353
@cookingwithsakinaabdullahi9353 2 жыл бұрын
Wow mansha Allah @🤗😘
@ifrahkhalif589
@ifrahkhalif589 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah. It looks delicious....
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 2 жыл бұрын
MAnsha allah
@qadancumar6071
@qadancumar6071 2 жыл бұрын
MAsha allha Allha ha ku barakeeyo hore u soco
@maymuunnuur2373
@maymuunnuur2373 2 жыл бұрын
Mashaa allah walaal allaha kuubarakeeyo gacantaada
@nucheycadey1371
@nucheycadey1371 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah
@najuumcabdifaarax988
@najuumcabdifaarax988 2 жыл бұрын
M.a wlky hore u soco❤️❤️❤️❤️
@ifraaxabdi1327
@ifraaxabdi1327 2 жыл бұрын
Masha allah wllkey guuleyso❤❤❤
@sumayadualeh7230
@sumayadualeh7230 2 жыл бұрын
Thank you bro waxan kaa codsanaya ina nosogalisid cuntada macmacnkaa
@نوريوعدن
@نوريوعدن 2 жыл бұрын
Masha Allah beautiful 😋😋😋😋
@sarahassan7959
@sarahassan7959 2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@farhiaabdullahi7135
@farhiaabdullahi7135 2 жыл бұрын
Mashallh gacmahaga Allah haku barkeyo my chef ❤👨‍🍳
@xasuumacabdi2619
@xasuumacabdi2619 2 жыл бұрын
Mazhallah
@mohasiad6639
@mohasiad6639 2 жыл бұрын
Masha allah ustad jazakallahu qeer wax badan ayaan ka faaiday anoo wiil ah mahadsanid
@naimayussuf660
@naimayussuf660 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey hakubarakeyo gacmahaaga kamadaalo dawashada vedio yadaada Shukran our special cheaf🙏
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 2 жыл бұрын
Barakallah 🙏🏾❤️🙏🏾😋
@indho2294
@indho2294 2 жыл бұрын
Hno waxa bariska dusha kaga dartey e cad magici ado raliya☺
@asli1087
@asli1087 2 жыл бұрын
Maasha Allaah
@sahroomar8149
@sahroomar8149 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 2 жыл бұрын
MashaAllaah
@nasrajaamac4714
@nasrajaamac4714 2 жыл бұрын
masha allah
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 жыл бұрын
Mashaalaaah isoo boqo wala
@marmaar7959
@marmaar7959 2 жыл бұрын
Masha allah abowe hory usoco
@halimamohamed5110
@halimamohamed5110 2 жыл бұрын
Nice 😊
@raxmomaxamedyalaxow2122
@raxmomaxamedyalaxow2122 2 жыл бұрын
Masha allh barakallahu fik
@fatal2340
@fatal2340 2 жыл бұрын
MaanshaAlah, gacantaada Alaha kuu barakeeyo
@abiyowfaqi4588
@abiyowfaqi4588 2 жыл бұрын
Masha allah
@rahmaabdi1458
@rahmaabdi1458 2 жыл бұрын
Asc brother hada ayaan kugu soo biiray Mashaa Allaha gacantaado Allaha kuu xafido ❤️👍🏽
@faizamohamud3380
@faizamohamud3380 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@mawliidmohamed698
@mawliidmohamed698 2 жыл бұрын
maashaa allaah tabaarakallaah macalin xuseen
@hafsahshariff5370
@hafsahshariff5370 2 жыл бұрын
Mashaallah😍
@farhiasiad4562
@farhiasiad4562 2 жыл бұрын
Masha allah wll gacanta allah kuu barakeeyo keep going 🙏 💖
@mudanchannel1578
@mudanchannel1578 2 жыл бұрын
Masha allah bariis shidan iga dheh
@hiboyonis938
@hiboyonis938 2 жыл бұрын
Mansha Allah waaaw
@anisacabdicali7398
@anisacabdicali7398 2 жыл бұрын
Masha allaah 😋💝
@nimcoali3237
@nimcoali3237 2 жыл бұрын
Well done brother Aamiin Alaha ku xafido
@haniyusuf2289
@haniyusuf2289 2 жыл бұрын
Maansha Allah wlhy wallo sifiican ayan kaagabartaa cuntada mahadsanid
@munamuna9039
@munamuna9039 2 жыл бұрын
Masha Allah alle haku barakeryo cilmigagana alle hakuu ziyaadiyo
@fatimaomar165
@fatimaomar165 2 жыл бұрын
msh allah
@foziaaqaadir8547
@foziaaqaadir8547 2 жыл бұрын
Masha allh
@umalkhayreid7954
@umalkhayreid7954 2 жыл бұрын
Mashallaah
@qadroomar4143
@qadroomar4143 2 жыл бұрын
Usttaad ma.allha gacantada allha ku barakeyo iskolobo fish aad uxiseeya inaa barto hada ifaideen kartid ifaideee
@khadijaibrahim6795
@khadijaibrahim6795 2 жыл бұрын
MashaAllah cunada an ugujeclehe walahi💕💕
@hafsoaxmed9
@hafsoaxmed9 2 жыл бұрын
wllkey 😍😍
@shukrhasan9770
@shukrhasan9770 2 жыл бұрын
So yummy
@faadumomaxamed2731
@faadumomaxamed2731 2 жыл бұрын
Ax booweh mcn ka hely ilaahy gacant hakuu bara keeyoh
@falisgacal5289
@falisgacal5289 2 жыл бұрын
Wcs Masha Allah chief Hussein gacanta rabi haku barakeeyo
@foosnoor7368
@foosnoor7368 2 жыл бұрын
👍👍👍💯💯💯💯👍💕
@fartunfarah2918
@fartunfarah2918 2 жыл бұрын
Masha Allah gacmahaaga allaha kuu barakeeyo waa ka helay wlhi waa baris inaba caadi eheyn keep going walal
@alkhalilaqueen
@alkhalilaqueen 2 жыл бұрын
Masha allah plzz put translation for us that love the food but don’t understand the language ❤️
@ChefHusseinOfficials
@ChefHusseinOfficials 2 жыл бұрын
Please check the description box below 👇
@saaafishAhmed
@saaafishAhmed 2 жыл бұрын
Masha allh 😋😋😋😋💖
@KhadraXasan-ut6ru
@KhadraXasan-ut6ru Жыл бұрын
@هنأأحمد-د8ص
@هنأأحمد-د8ص 2 жыл бұрын
Masha allh wll sare allaha ku xafido sida wcn aad inogu faaideyso 💛
@khadijadaud9406
@khadijadaud9406 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤️🤲😍
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc mashallsh shukrn
@aminaibrahim5320
@aminaibrahim5320 2 жыл бұрын
Walalo inte jogta inan kabarto cuna karinta ayan rabaa
@axmedibnuhaykalaxmedibnuha7315
@axmedibnuhaykalaxmedibnuha7315 2 жыл бұрын
Wllo day burka marka ku darayo kan guduudan maku badalan karaa haruud
@maryamaomar155ruuxi6
@maryamaomar155ruuxi6 2 жыл бұрын
M alh wll shukran 🥰😋
@abshiromaxamedmaxamud8273
@abshiromaxamedmaxamud8273 2 жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH 😗 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252613712029
@umunajma5704
@umunajma5704 2 жыл бұрын
Masha Allah Waxa bariiska kor uga dartay mxa waye
@ChefHusseinOfficials
@ChefHusseinOfficials 2 жыл бұрын
Almond
@mohasiad6639
@mohasiad6639 2 жыл бұрын
Waa loos wll umu najma
@lakijaamacxasan104
@lakijaamacxasan104 2 жыл бұрын
Abwe canjeero itoobiyaan no soo gali
@sundusabdi8274
@sundusabdi8274 2 жыл бұрын
Tnx Macalim 🙏 ❤
@hanitifow502
@hanitifow502 2 жыл бұрын
Soy maxa waye ifaidey pls
PART 2: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? 24 SANO JIRA WAXKASTA IQABSAN KARE
26:15
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
special breakfast in Makkah
16:54
Aliya_Ali88
Рет қаралды 8 М.
SABAAYAD SOMALI MACAAN BADAN OO FUDUD     HADA QAS HADA DUB 👌👌
6:32
Luul Cooking channel
Рет қаралды 96 М.
sida loo sameyo buskut
7:56
Fadimo abdi channel
Рет қаралды 8 М.
ODEYGA GABAR UU DHALAY OO AFKA FURTAY
29:47
Toos Radio
Рет қаралды 154 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН