QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 6 HD

  Рет қаралды 295,033

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 215
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 6 жыл бұрын
SALAAN SHARAF ASXAABTEYDA QAALIGA AH . WAXAAN U TAAGAN NAHAY INAAN IDIIN SHAQEEYNO. NOOLAADA
@hafzaadan2671
@hafzaadan2671 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi ool ool maxaaa waye ladahay
@farhiyolucky8961
@farhiyolucky8961 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi kkkkkkkkkkkkkkkk sxbow sheikh qooto qooto muxuu sida qooleyda oogu qaylinaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ayaanahmed5658
@ayaanahmed5658 6 жыл бұрын
Lkn abokor soogali qaybta hargaysa
@tarezzacadey651
@tarezzacadey651 6 жыл бұрын
Waan kaa qaadnay Abuukar mahdi walaale ereyga ool ool IGA jaahil bixi cfwn
@shukribelle2030
@shukribelle2030 6 жыл бұрын
Abukar Mahdi 💗 sido kale 😍
@bille4955
@bille4955 6 жыл бұрын
Shaqo badn ayaa lag qabtaa anagana si dhib la.an ah ayaan isaga dawana thanks universal team specialy Abukar mahdi
@shaficinuune8032
@shaficinuune8032 6 жыл бұрын
hhh farah kaftan inta kuqososhay dabada dhacady like ii saara hhhhhhh
@yasminali74
@yasminali74 6 жыл бұрын
nasteexo indho iyo fadumiina waa funny wlhi 😂😂😂😂😂😂😂
@sowdaadan8133
@sowdaadan8133 6 жыл бұрын
Inta qaldka ka helo riwayada xata kama helo qosol iguma harin😂😂😂😂 dhagoolka la arki laha aya ka dhacday🙊🙊😂😂😂
@sumayocusmaan1998
@sumayocusmaan1998 6 жыл бұрын
Abuukar mahdi rabi haku ilaaliyo aadbaan bu ixtaraamaa thank u abowe sida nogu farxisit
@shakaal174
@shakaal174 5 жыл бұрын
Meesha fadumina iyo farax murtiila ku heesta aniga
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Jiinyarka Dr Qooto inuu furan yahy Gabartee aragtay horta 😃 👉 6:10
@fatimaalikhayre1571
@fatimaalikhayre1571 6 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Safa Ali adaa iga hor arkay yaah😃
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Dikhsi baa tahay ^Guri hagaagsan buu meel ureysa ka raadiya
@queenmunodiirsheomar1611
@queenmunodiirsheomar1611 6 жыл бұрын
Waraa dhagoolkaa la arkilahaa kulahaaa arkuwanaa😂😂😂😂😂muunyo 💋💋💋
@yasminali74
@yasminali74 6 жыл бұрын
munye irada ma ku haysa abaha cun kulaha so funny 😂😂😂😂😂😂 dhagoolka la arki lahaa kulaha😂😂😂😂
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 6 жыл бұрын
Ninka wad cebeyseen amaankii dhamaa baa ufurnaaa officer madan xirin inaad dhahdanba ekeed alla manooli wallahi qaladaadka MA qatarsan showga
@farxiyowarsame4372
@farxiyowarsame4372 5 жыл бұрын
Hhhhh alla beerka inta ku qososhy 6:00 buunye iridaa kuu furan likta😂😂😂😂😂😂😂
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
4:40 Mr aasbaro Gacanta daji nooh😃
@laylomohamud9404
@laylomohamud9404 6 жыл бұрын
Shaqo adag ayaad soomartiin anagane dhibla.aanbaan daawanaa waxkale oon idindhoho garanmaaye mahadsanidiin walaleheey
@odeygadaalan5825
@odeygadaalan5825 6 жыл бұрын
hhhh dhagoolkaa la arki lahaa munye waa ciyaalka xaafada allow muqdisho nabad ah
@odeygadaalan5825
@odeygadaalan5825 6 жыл бұрын
hhhhhh irida muu soo galay munye wa xarfaanteena
@cajamiboy
@cajamiboy 6 жыл бұрын
Muunye Qofkii ku qoslay like ii saar😂
@fathiahmed9428
@fathiahmed9428 6 жыл бұрын
Sheekaadaan qashmahooiyo ool ool munyee AAA meeshaa ugushiidan thanks all qooto qooto
@maryamajibriil6140
@maryamajibriil6140 6 жыл бұрын
Ruwaayadaba Qaladaadka ka fiican Walahi bhhhhhhhh
@saaqaabdikariim1458
@saaqaabdikariim1458 6 жыл бұрын
mariama chocolate
@ayaanalbiih6081
@ayaanalbiih6081 6 жыл бұрын
mariama chocolate kkk wlhi Run ayaad shegtay habo 😂
@abdikadirm.hassan5329
@abdikadirm.hassan5329 6 жыл бұрын
farax kaftan dabadii baa dhacday mexey ka wadaa
@nasteexoosman853
@nasteexoosman853 6 жыл бұрын
Qosolka adunka dhitare qoqoto caadi ma ahan wuu is ilaway salam buqortoyo abukar mahdi
@faraxsan7486
@faraxsan7486 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 dabada dhcday
@liibaanali7113
@liibaanali7113 5 жыл бұрын
WAA CUYAAR LAGA DHEELO GOBALADA DHAXO KUWA HOOSE BANAADIR AMA XAMAR
@jazmilaelmi4170
@jazmilaelmi4170 6 жыл бұрын
Saan ayaaba qosola wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😆😆😆😆
@caynaanhouno3741
@caynaanhouno3741 6 жыл бұрын
hambaliyo dhaaman jilayaasha qooqt qoot iyo hawol wadeenad
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Abukar mahdi noloow abid qaraaxa Deena aa ka shaqeysaa ❤
@fatxisaid5528
@fatxisaid5528 6 жыл бұрын
aasbaro ooqoslaayo caawa iigu horeso
@geediibnugeedi5068
@geediibnugeedi5068 6 жыл бұрын
Qaarbaa nabiga like ku raadinaya😂😂
@haykalyare5834
@haykalyare5834 6 жыл бұрын
Khalid Osman waa wax lala yaabo wllhi
@duniyamaxamed3314
@duniyamaxamed3314 5 жыл бұрын
geedi Marka nabiga magaciisa so hadl qaado ku sali Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@duniyamaxamed3314
@duniyamaxamed3314 5 жыл бұрын
Dad ka wax Lagu qosle Kathy wll inta danbi kaso gareeso MA oga
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 6 жыл бұрын
AWOOTATADAA U EEKAATEY😀😀
@ibromed7483
@ibromed7483 6 жыл бұрын
miina ,,, isda beeste ....i like her,,, real
@mohamedhersi8653
@mohamedhersi8653 5 жыл бұрын
Ninka mercelo u eeg misa wa isagii
@kadijalove4769
@kadijalove4769 6 жыл бұрын
Muunye Dirishadaa kuu furan kulahaaaa Ar Fadumina saaa u fiiiirisay lee 😂😂😂😂😂🙈🙈🙈🙈
@asmar3564
@asmar3564 6 жыл бұрын
Good qosol aduunka wakahelay
@zakixapiip6088
@zakixapiip6088 5 жыл бұрын
Nasteexa indha qosol dheraa muunyo see ugu qosleysay anaaba ka yabey
@mohanor9657
@mohanor9657 6 жыл бұрын
Ar faadumiina wn ku hysta igu salaaan
@bakar.colow99
@bakar.colow99 6 жыл бұрын
Ol ol wan uu xiisay wlhi Wan ciyaari jiiray waxaa cml wayee kaba kaba ciyarta laa dhahoo ee Hindiya laga ciyaaro
@hdA7573
@hdA7573 6 жыл бұрын
So badi kuwan oo kale
@hanicadey6947
@hanicadey6947 6 жыл бұрын
Dhagoolkaa la,arki lahaaa kulahaaa😂😂😂😂
@nimcaanabdi4643
@nimcaanabdi4643 6 жыл бұрын
zamu zamu hhhhhhh
@nurahafsa1948
@nurahafsa1948 6 жыл бұрын
zamu zamu hhhhh
@axmednuur9721
@axmednuur9721 6 жыл бұрын
Like iiigu qabta qofki afaraad
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Axmed Nuur iku qabo SUBSCRIBE
@axmednuur9721
@axmednuur9721 6 жыл бұрын
Mohamed Hasan Afgooye hsyr
@axmednuur9721
@axmednuur9721 6 жыл бұрын
Hayeh
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 жыл бұрын
Istaaqfuralhaa farax kaftan kulahaa sug dabadii ayaa dhacdi baxkin maa ugu jirti toloow
@salmaomar6074
@salmaomar6074 6 жыл бұрын
Mamadan faynuus waba iska jeclahy ilhy cimrigaga ha dhereyo
@samiaali8870
@samiaali8870 5 жыл бұрын
Hhhhhh farax kaftan dawadaa dhacaday ju lahaa
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
fadumina❤👌👌💯
@africansomaliqueen9432
@africansomaliqueen9432 5 жыл бұрын
Dhagoolka aan aragnee maad iska deysid hhhhhh
@quruxiyoqeyrofficial5414
@quruxiyoqeyrofficial5414 6 жыл бұрын
Thanks abuukar mahdi
@hayehaye4731
@hayehaye4731 6 жыл бұрын
Sifiican kamirada ugubahdil nacamleeyaha
@xamdinura6044
@xamdinura6044 6 жыл бұрын
magaalada ka seexo duluf yahoow qof xanuunsan baa tahaye ,nin nin kale ka maseeraayo aqas hhhhhhhh
@shukriabuukar8449
@shukriabuukar8449 6 жыл бұрын
Munye cadi maha dhagolka la arki laha dhagolka ala arko dhibwye kulaha rer london wanku heysta
@adnoaadan60
@adnoaadan60 5 жыл бұрын
farax kafta dabadiya dhacdy kulahaa
@minayartamuse2888
@minayartamuse2888 6 жыл бұрын
Kkkkkkjhhhhhhhhhhkkkkkkkkkkkkkkkkkk ala beerka waafuuray walhi sug sug dawadii waadhacdayeee kulaha
@abdihamiidnur8691
@abdihamiidnur8691 6 жыл бұрын
Dhagoolka la arki lahaa kulaha 😂😂🙊🙉
@BrithishBoy
@BrithishBoy 6 жыл бұрын
Mama Faynuuz wlh dhibleey waaye muunye dhagoolka albaabka furan muu dhaho 😂
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Kkkk munye
@ifrahifrah9733
@ifrahifrah9733 4 жыл бұрын
Ool Ool aniga aya yaqano
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 жыл бұрын
Isug dabadii baa dhacdee kulaha kkkkkkkkk.dabadu ma gooni baa rakibaad
@muniitamaanka3966
@muniitamaanka3966 6 жыл бұрын
Dhagolka La Arki lahaaa kulahaa😂😂
@wacanmedia6728
@wacanmedia6728 6 жыл бұрын
Wixii ika danbeyo LIKE IYo SUBSCRIBE THANKS
@umuistabraq7173
@umuistabraq7173 6 жыл бұрын
Dareshida kufuran kulaha alla manooli😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdiwahidsayidali8832
@abdiwahidsayidali8832 6 жыл бұрын
Oool Ool Waaa Cayaar Ladheelo Waaa mid orod ah qof ayaa ordaayo waa labursanaa kii taaabto ayaaa ordaayo hadane asagane waa labursanaa Abukar Mahdi Ool Ool Taaas Ayaa Ladhahaa
@caazhacuno9212
@caazhacuno9212 6 жыл бұрын
naasteexo indho wan kutageta
@umumaxamed9578
@umumaxamed9578 6 жыл бұрын
Asc walal abukar mahdi waan ku heeysanaa qootoqooto lkn please ka bixi qeybta muunye Uu surwaalka jinyeerka ku xiranaayo waayo ma aha anshax wanaagsan iyo aqlaaq toona thanks
@marwoabiibcige3992
@marwoabiibcige3992 6 жыл бұрын
Dhagolka la arki lahaabe
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 6 жыл бұрын
Fadumiini sey ufirisee aragbo naaag shaxaari kkkkkkkkkkk
@sofiamohsen668
@sofiamohsen668 6 жыл бұрын
liina haaji haaji ma ila aragti dhagool ka ayee ku maqneed😂😂😂😂😂😂😂😂
@wantahriibay691
@wantahriibay691 6 жыл бұрын
+Sofia Mohsen dhagool max laga wada ma fahmine
@sucdiokofficial
@sucdiokofficial 6 жыл бұрын
Hhhhh cadi ma ahan wad mahad san tihiin dhaman jilayaasha
@banaadirlandofficial7967
@banaadirlandofficial7967 6 жыл бұрын
Like igu caaawiya my dadkaeyga somaliyeedooow
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 6 жыл бұрын
Ana quruxa badan ku laaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasraibraahimhirad5962
@nasraibraahimhirad5962 4 жыл бұрын
Wlhi beerka I casaaday 😂😂😋😋😋
@liibaancade2968
@liibaancade2968 5 жыл бұрын
oil oil waa ciyaar laga ciyaaro hirshale
@omarmahmoodkasim5677
@omarmahmoodkasim5677 6 жыл бұрын
Dhagoolkaa la arki lahaa lol yaa ilafahmay asxaabey saan uqoslayi sariirtan kadhacay kkkkkkkkkkkkkk
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 6 жыл бұрын
Omar Kassim abayo shukri hahahahahahahahahshhahshshsha
@aragsan6552
@aragsan6552 6 жыл бұрын
Dhagoolka ii fahamsiya walaalayaal
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 6 жыл бұрын
dahabo luul hhhhhhhhhhhhhhhhhh nooo dhagoolka ma rabtaaa
@lababaarmedia7681
@lababaarmedia7681 6 жыл бұрын
Omar Kassim gabdha fahansii dhagoolka bhhhbhhhhhhhh
@aragsan6552
@aragsan6552 6 жыл бұрын
Layla Osman walal adiguba ii fahamsi plz
@mahmudhassan7005
@mahmudhassan7005 5 жыл бұрын
Ool ool waaa corad corad saaas AAA lagawadaaaaaa
@fardowsoabdiali7937
@fardowsoabdiali7937 6 жыл бұрын
Ool ool aniga ayaa a qaan orad orad waaye hhhhhh
@simangabeyre1410
@simangabeyre1410 5 жыл бұрын
Qooto qooto wan uxisnay
@yasminali74
@yasminali74 6 жыл бұрын
isbaro qoslayo iikow hhhhhh
@muktarosman9706
@muktarosman9706 6 жыл бұрын
qooto qooto qaybta hargeysa qaladaad keda noosoo daaya
@cabdirisaaqmaxamadcali341
@cabdirisaaqmaxamadcali341 6 жыл бұрын
dhagoolka la arki lahaaa hhhhhh
@caishamaxamed6138
@caishamaxamed6138 4 жыл бұрын
Hhhhhh Qaladaad kaaba kashidan riwayada
@anjehvlogs9101
@anjehvlogs9101 6 жыл бұрын
Faadumiina imtixaan waa 😂😂😂
@xabsaabshir5091
@xabsaabshir5091 6 жыл бұрын
Wll nosobadi qalada daka
@kabaluuswaye9641
@kabaluuswaye9641 6 жыл бұрын
Muunye dhagoolka la arki lahaayi hhhhhh
@reeqacarab
@reeqacarab 6 жыл бұрын
Warkaan qash maahoooo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 fatumiina caadi maaha kkkkkkkkk illahow inata qoota qooto noo socoto fadumiina iyo nasteexo indho hanaga qaadin
@shahidaabdilahi6721
@shahidaabdilahi6721 6 жыл бұрын
War wareeg
@manhaahmed1393
@manhaahmed1393 6 жыл бұрын
Dhagoolka la arki lahaa kulahaa 😂😂😂😂muney caadi matihid
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
dabada dhacday kulaha farah kaftan😂
@nimcohariiza1776
@nimcohariiza1776 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh kulaha amaan kaa ku furan hhhhh
@allemagan987
@allemagan987 6 жыл бұрын
kkkkkk waa shaqo adag
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 6 жыл бұрын
Nasteexo indho telephone ku damiska aneey iga kentaa u maleynaa isha farta ka gelu
@calaadiincumar6976
@calaadiincumar6976 5 жыл бұрын
La qooto qooto aaa kkkk
@kimjognun7268
@kimjognun7268 6 жыл бұрын
Hhhh dawadi wee dhacday 😂😂😂
@mohamoha-px5tu
@mohamoha-px5tu 6 жыл бұрын
WALAAL ABUUKA MAHDI WAXAN KA,CODSANA INAA DHOWRTO DIINDA IYO DHAQANKA SOMALIYED OO AAD XUSHMEYSO DUMARKA MA AHAYN INAA SO GALISO MARKA AY GABADHA DIRACA KOR UQADAYASAY WALAL XISHOW MAhasnid WAXA ku so diray WALALKA SOMALIYED Sahal JAWAB AYAN KA SUGAA
@zeinuofficial837
@zeinuofficial837 6 жыл бұрын
Farax kaftan iyo faiza amiir hhhhhh shego
@aragsan6552
@aragsan6552 6 жыл бұрын
Dabadi ayaa dhacdey
@monam7931
@monam7931 4 жыл бұрын
Muunye laydh baa qabsaday hhhhhhhhhjjj
@fartunali9311
@fartunali9311 6 жыл бұрын
Wan qoslay runti
@neyzajedelast9149
@neyzajedelast9149 6 жыл бұрын
qosal io qaraxo
@muna229
@muna229 6 жыл бұрын
Hhhhhh alle yaa ila qoslo dhagoolka la arki lahaay
@hayehaye4731
@hayehaye4731 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk sifiican ubahdil nacamleeyaha
@husseinaligeeseey7047
@husseinaligeeseey7047 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 ar maanta wan dhintay
@anisasharmarkeabdulle8061
@anisasharmarkeabdulle8061 6 жыл бұрын
Alla muunye kastuma la.anlee amaa ahayd darishada kufuran dhagolka la arkilahay kulaha 😂😂😂😂
@munamohamed8434
@munamohamed8434 6 жыл бұрын
Ool ool waa ciyaar 1:36
@fahimahinda1924
@fahimahinda1924 6 жыл бұрын
Hhhhhhhh beerka ma nooli walahay
@ayaansiman9117
@ayaansiman9117 6 жыл бұрын
Lool waxay i fahansiiya bal
@xamdinura6044
@xamdinura6044 6 жыл бұрын
hhhhhhhh dhagoolka in la arko dhib waaye
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 7 HD
6:00
Abukar Mahdi
Рет қаралды 278 М.
QALADADKA & QOSOLKA QOOTO QOOTO PART 5 HD
15:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 326 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1,2 МЛН
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 32 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 14 МЛН
Similarities Between Arabic and Sicilian
14:11
Bahador Alast
Рет қаралды 1,3 МЛН
dhoof jacayl
1:49
Asadmoh
Рет қаралды 4,1 М.
FILO PART 116
33:06
Abukar Mahdi
Рет қаралды 388 М.
NASTEEXO INDHO | WAR HADAADAN TUMEYN | "(Official Video)"
6:51
Haataf Abdi
Рет қаралды 7 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 538 М.
RIWAYADA DR QOOTO QOOTO QALADAADKII DHACAY QOSOL  PART 1 HD
7:36
Abukar Mahdi
Рет қаралды 280 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QOOTO QOOTO PART 2
6:14
Abukar Mahdi
Рет қаралды 501 М.
QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 4 HD
10:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 301 М.
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1,2 МЛН