Abyo higsi waa siduu kushegay ee mid sidiisa okale niyada ku tajiyo allah ku sahlo abyo
@fardowsmaahad29972 жыл бұрын
M.a wll waa Ku wataa
@haniahmedmohamed70482 жыл бұрын
ciid Mubarak ha guulysato jclhka❤
@sucaadxuseensucaad37772 жыл бұрын
Abaayo mcn Manta Hadii aad qalbiga Kaa sartay Haa ku soo celin wayo Qalbi jab kale Maa awoodi isaguna Imika waa Qof xaas leh Marka Abayo Sidii xal ugu dhow uu qanci Isaga
@MuntaasAxmed-v6f Жыл бұрын
alle ayaa uqoray maskiinta😢😭
@hanicabdulahicilmi86092 жыл бұрын
Ax yaa allaah xaraam wllhi cadallad maahan sidaas ax aduungaan wax walba waad ku arkeesa run ahaanti 😔🥺😰🙏
@umukhayrmusdapha36722 жыл бұрын
Super carab wll wan ku salaamay waxan ku leyahay ciid mubarak caafimaad kuwi ku gaadha farxadda ciida alle haynaga dhigo dhamaanten musliminta dhibaatadu haysatona alle haka dul qaado wlll incha alh ciidka waxan ku rajaynayaa inaad maanta halka joogto 5 jibaar keed aad gaadho incha alh
Abyo waxad Ahat wllo wanaag Ka dhaxeyo Adigan Ale ha Ku siiyo qof Ku qalma
@cameyofficialchannel7952 Жыл бұрын
Jacayloow💔💔
@xasankaafi17542 жыл бұрын
Wllhi wax ka xanuun badan malaha aniga kula talin lahaa gabar dhaas inee ika dhaafto oo uu ka badnaando walaalnimo ayadanah Allah garab hasiiyo waxee ku faraxdo hatuso