QALIINKEYGA DHALMADA SIDUU AHAA| 24SAAC U HOREEYSE EE ISBITALKA AAN KU QAATE

  Рет қаралды 21,553

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 205
@dridilmohamed7867
@dridilmohamed7867 3 жыл бұрын
Asxbteyda qaliga bil ayaan idinka maqnaa maanta maalinteydi ayaan dhlay sidaa dharteed jawiga cusub ayan la qabsanaaye. Hadii aad qabtaan sual la xariiro qaliinka iso dira Wan idinkaga so jwbayaa Wa idin jeclahay Mahadsanidin
@maymunsaid6827
@maymunsaid6827 3 жыл бұрын
Oh Allaha kuu fududeeyo abaayo Ani qaliin baa ku dhalaa ilmihii sadexaad allahamdulillah
@codergirl8977
@codergirl8977 3 жыл бұрын
Abaayo alxmdllh calaa salaamatik aniga camaliyo ku dhalay before 3 month si private inan sualo ku weydiyo ayan rabaa ee instagram iiga so jwn
@maymuungabaradag
@maymuungabaradag 3 жыл бұрын
Abyo Subscribe isaar
@maymuungabaradag
@maymuungabaradag 3 жыл бұрын
Abyo idil Subscribe isaar
@maqdishenna8491
@maqdishenna8491 3 жыл бұрын
masha allah xabibty wan ku towey illeen xamilaad ahayd ok mcnto umul fiyow allaha kaa dhigo aamiin burhaan yare soo barbaar
@yaaasalaamu1320
@yaaasalaamu1320 3 жыл бұрын
Masha Allah wallashey sida wanagsan e nogu so gudbisay wanaga wadanki ka jirah intan heysanin uso duce ubad qer qabo inu alle siyo adigane allaha ku barakeyo
@xamdixuseen3078
@xamdixuseen3078 3 жыл бұрын
Masha Allah qaali qofta kaliiya aqoonteda bulshadeda uso gudbiso Allaha idiin xafido Adiga iyo Owlaadaada
@ayaanshekhabdullaahi2561
@ayaanshekhabdullaahi2561 3 жыл бұрын
Maashaa allah allaha idin barakeeyo walaalshay Dr idil iyo walaalkey
@safiaibrahim39
@safiaibrahim39 3 жыл бұрын
Masha allaah drs idil ilahey ha idin barakeyo adiga iyo familyga olaaadana baariyaaal allaah Kaaba dhigo wxaaa thy hooyo+ drs cilmigaga mid ku anfaco allaah kaga dhigo qof ku dayasho mudan thy wxaaan ku lee yhy go forward drs🙏🙏🙏🙏🙏
@shugrihashi3208
@shugrihashi3208 3 жыл бұрын
Strong women Drs Idil maashaa'aallah
@faisomaxamed3636
@faisomaxamed3636 3 жыл бұрын
Masha allaah hambalyo abayo waxa iso xasusisay qalinkeygi iyo Dr osoble gacantisa allaha ubarakeyo
@Chocolatepieil4730
@Chocolatepieil4730 3 жыл бұрын
Mashalah drs idil Hambalyo adoo nabad qaba kusoo celiyey Mashalah dhaqtaro fcn hubaal waxd thy dhirigaliso🔥🥰👏🏼👏🏼👏🏼
@naimodahir2444
@naimodahir2444 3 жыл бұрын
Mashallah dr idil guuleyso
@faduma.mahamuudnaciimo3607
@faduma.mahamuudnaciimo3607 3 жыл бұрын
Maasha alaah ilaah ha ku xafido dr
@drcaabidiin8540
@drcaabidiin8540 3 жыл бұрын
Alxm inta ku dhiman noloshada ilahay haku fududeyo ربي بحفظك
@mahdoabdulhiabdulahi2145
@mahdoabdulhiabdulahi2145 3 жыл бұрын
Maasha allaah illaahy caafimaad haku siiyo dr idil canugana allaah haka dhigo kii diintiisa iyo dadkiisa anfaca
@munocabdilahi4701
@munocabdilahi4701 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo abyo mcn umushi is xambarato Allah kadhigo Aamiiiin
@igafilonoface4154
@igafilonoface4154 3 жыл бұрын
Msha allah abyo allaha kaga dhigo ku baariyaal ah iyo dhamaan hooyoyinka 🤲🤲
@ayaanmaxamed1038
@ayaanmaxamed1038 3 жыл бұрын
Allah yabarik fiik ukhtii
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 жыл бұрын
Maaasha Allah Alxamdu llilaah Cimraan Cabdallah kuso habo dhowoow dunida noqo kii DDD anafaca intuba, Dr Idil Rabbi haku barakeeyo Umushii is xambaarta Alle ha idinka dhigo
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 3 жыл бұрын
Mashallah tabarakallah wl hambalyo alle nuunaha alle hagadhigo awlad baari ah mashallah 😍
@NimciishaMaxamed-gy4li
@NimciishaMaxamed-gy4li 9 ай бұрын
Wlhi manta Lee tagee mashallh waye wadad wada culus Drka iyo tiimkiisa Allha barakeeyo
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 3 жыл бұрын
masha allah tabarak allah welcome mammo ku soo dhawoow duni lagaa jecel yahay alle hakaa dhigo ilmo bariyaa adna wllshay alle cafimaad deg deg ah haku siiyo
@ahmedmohammedali7265
@ahmedmohammedali7265 Ай бұрын
Maasha Allah
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ilhaya ha ka dhigo umu cafimaad
@hafsaali6158
@hafsaali6158 3 жыл бұрын
Mashallah abyo. Allah idin xafido.....
@nasramohammed2626
@nasramohammed2626 3 жыл бұрын
Maasha Allaah hanbayo umul caafimaad qabta Allaah hakaa dhigo cunugana illaah haka dhigo mid diintiisa iyo waalidkiisa anfaca
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Abaaayo macanto illahay haku boogdhayo waxwalbo naftada kubadbadeyso maha dhib mana lakarahsankaro xita ku shukri illaahay alxmd
@iskufilanahmed2572
@iskufilanahmed2572 2 жыл бұрын
Masha allaaah dr abdirahman Osoble ilahey haku barakeyo dr walshey masha allaah Baby allaah kuu daayo
@ugaasougaaso9078
@ugaasougaaso9078 3 жыл бұрын
Umushi cafimad qab isku qaadata alle haka dhigo hbbti
@caynicadeey7997
@caynicadeey7997 3 жыл бұрын
Masha allah dr idil allah haku xifdiyo
@user-rt4jq7jx1v
@user-rt4jq7jx1v 3 жыл бұрын
😍 الحمد لله على سلامتك حبيبتي ان شاء الله بالسلامه
@user-ep3jp9wr9r
@user-ep3jp9wr9r 3 жыл бұрын
Alle cafimaad taam haku siiyo adiga iyo nuunaha
@ruunhaaji5487
@ruunhaaji5487 3 жыл бұрын
Mashallh dr allh kubarakeeyo bababy , Momoyin badan ine wax ka faidaan rajeena
@fartuungalti3433
@fartuungalti3433 3 жыл бұрын
Masha Allah umul caafimad qabto alaha ka dhigo aniga hal qaliin an maray cabsi weyn ayan ka qabay xanuun kasto i qabto qaliinka inu i kenay ayan u haystay thanks abayo
@munaabdulhayiaden65
@munaabdulhayiaden65 3 жыл бұрын
Alhamdulilaah💕🤲ustd qali ustd idil Qaliin ma adko sida dhabta ah alhamdulilaah aniba qaliinka 3aad ban maray lkn waa cunugaygii iigu horeeyay kahor buro iyo qabsin bay ahaayen alhamdulilaah 🤲💕ilaahay wax dhib iguma tusin intaba 💕❤wan kufaraxsanhy qaliinkayga 3aad inaan hooyo kunoqdo 💕💕❤❤💟😍intaan owlad haysan allaha siiyo💕❤.
@aminaahmed1538
@aminaahmed1538 5 ай бұрын
Allahuma aamiin ruuuxi muna😢 Allah kuu naxariisto abaayo qaliinki 5 bay KU dhimatay C-section iyo qabsin baa ka danbeyay 3dee so shegtay hadana almost 9month bay Sii duugan thy fadlan qofkasto qoraalkan arkay waxa SI naxariisleh ugu codsanaa inuu wlaasheey iigu duceeyo awlaaday ka tagtayna uu alle baariyaal ugu dhigo o uso duceeyan😢
@drsnadiroali520
@drsnadiroali520 3 жыл бұрын
masha allh drs idil hamablyo habo so barbar ayan lenahy wilkena❤️
@hodanqurux9467
@hodanqurux9467 3 жыл бұрын
Masha'Allah Tawaraka'Allah abaayo hombalyo hombalyo baby yar oo nagu soo biirey haberyar mcn Ilaahay hakaa dhigo kii nawada anfaco sida hooyadaa Idil oo kale InshaAllah aamiin 🙌❤🎉
@aizhasharifabdi9976
@aizhasharifabdi9976 3 жыл бұрын
Masha allh dr idil alle haku dhaafo
@umumustafe5014
@umumustafe5014 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallaah allaahuma barik abaayo MCnto caafimaad taam ah alle haku siiyo bi'idnillah waxan KU weydiina Kaba fiican in lagu wada suxiyo iyo in Nux lagu suxiyo kaba wanaagsan
@zeitunhashim2955
@zeitunhashim2955 3 жыл бұрын
Masha Allah cafimadka Allah haa ku siyadiyo abayo
@fatimajimale5729
@fatimajimale5729 3 жыл бұрын
Hooyo adag❤ allah ku dhawro abyo
@faraxmaxmedxirsi4896
@faraxmaxmedxirsi4896 3 жыл бұрын
Alle haku caafiyo wll umushii is qaadata Alle hakaa dhigo
@safiyasafiya7822
@safiyasafiya7822 3 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الرحمن 💯💕
@mariamabdul7391
@mariamabdul7391 3 жыл бұрын
masha Allah dr abyo Allaha idin xafido adi iyo baby
@xamdagaaboow3523
@xamdagaaboow3523 3 жыл бұрын
Quick recovery abayo
@fardowsaugaas8684
@fardowsaugaas8684 3 жыл бұрын
Masha allah
@maryamahmed9518
@maryamahmed9518 3 жыл бұрын
M.a ilaahay caafimaad taam allah ku siiyo
@AidarosHassan
@AidarosHassan 3 жыл бұрын
Illahay Ha Ku Cafiyo wlal Macan Waxad tahay Qof Calol Adag
@hamdiabdirahman8403
@hamdiabdirahman8403 3 жыл бұрын
maasha allah umul fiyow allaha kaadhigo
@fatmaosman7432
@fatmaosman7432 3 жыл бұрын
Alx masha allah cafimad alle ha idnsiyo abayo mcn
@sahrokhalif7421
@sahrokhalif7421 3 жыл бұрын
Asc maansha alaah abayo ale hakadhigo umushii isxabarata adi iyo nunahana caafimaad ha idinsiiyo abayo
@roodaabdirahman1861
@roodaabdirahman1861 2 жыл бұрын
Masha allaah abyo mcn
@alii8721
@alii8721 3 жыл бұрын
Nuuran yare welcome to the new world 🌎
@fatmadahir2717
@fatmadahir2717 3 жыл бұрын
Allaha ku xafido abyo
@SimraanQurux-mq5mz
@SimraanQurux-mq5mz Жыл бұрын
Qalin wax fecan maha Ana 5 laigu qalay kii 6xaad wadna kuqado wa waye igatag allihii iiqadara mahadleh ii kasay in alle igabadbabdiye qatartiisa marwalba alxamdulilah cala kulixaal alow umadada isku buuxdo qalin aa kamaggalay
@yuusufcismaan6323
@yuusufcismaan6323 3 жыл бұрын
Masha allh hamplyo hamplyo adiga iyo nuunaha yar drs idil waxan kuweydina aniga halmar aya leqalay wana kabaqa qalinka hada waxa joga sanad Marka ha alle isiyo caadi ma udhalikara marki Horana caadi aya udhalay 2da' abyo talo isi adigo mahadsan
@safahaji1635
@safahaji1635 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك حبيبتي الحمد على سلامتك انشاء الله على السلامة
@user-ss7ls5mc7p
@user-ss7ls5mc7p 3 жыл бұрын
Mnsh alh ithy cafimad haku siyo
@deeqoali3277
@deeqoali3277 3 жыл бұрын
Masha allh hambalyo soo bar bara habo 😍😍
@MrMusic-pb1oy
@MrMusic-pb1oy 3 жыл бұрын
Mashaballah farxad ayaan idin rajyna
@khadiijamohamed1436
@khadiijamohamed1436 3 жыл бұрын
Masha allah hmblyo xbbti
@badriyocismaan5629
@badriyocismaan5629 Жыл бұрын
Alx bil ban qalanahy drs maxad igula . Talin lahayd wayo waa babygaygih ugu horeyey
@suaadmohammed3914
@suaadmohammed3914 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo
@najmaibrahim6338
@najmaibrahim6338 3 жыл бұрын
Mansha Aallah alxmd weeyan wllshay mcnto
@luulyusuf7836
@luulyusuf7836 3 жыл бұрын
Masha alh umul fiyow allha kadhego a baayo
@nasrohasan1585
@nasrohasan1585 2 жыл бұрын
Mashaalha hamblyo habo mcn adiga iyo bbyga soobarbaar
@abdillahisaid54
@abdillahisaid54 3 жыл бұрын
Abaayh mansha aalh ilhy hakaa dhiigo umushii isqadataa aamin aamin anigaa hda 5 bilood ahy first baby hdanh ilhy haa ifududeeyh waan cabsaanh
@daganabdi6856
@daganabdi6856 3 жыл бұрын
Abayo ilahy ha ku dhib yareyo qalin ma fududa ana ilmihi 1 laygu qaly sadex sano kahor dhib badan ban ka mary alxm adna ilahy haku caafiyo abyo
@faadumocabdulaahi3279
@faadumocabdulaahi3279 8 ай бұрын
Masha alaah cusoble miyaa
@Difaacqaranmedia
@Difaacqaranmedia 2 жыл бұрын
Allha ha ku cafiyo
@drfadumaibrahim9402
@drfadumaibrahim9402 3 жыл бұрын
Abayo Allah ku fududeya mahada leh 🤲 C section ma aha wax dhibadn halka gabdhahena u dhimanayan ayado lagu bdbadin karo
@umuriim261
@umuriim261 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 walhi qalinkeyga iso xasusisayy
@farhiyocabdi8159
@farhiyocabdi8159 3 жыл бұрын
Masha Allah alle mahad leha aniga 4 bila aa qalanahay dhiba uma arko
@ummuhuda7513
@ummuhuda7513 3 жыл бұрын
Caafimaad alle hakusiiyo
@deeqcabdi9115
@deeqcabdi9115 3 жыл бұрын
Masha allah hambalyo abayo
@idilaxmed3279
@idilaxmed3279 3 жыл бұрын
Masha allaah shrfey rabigi ku fududeyey ayaa mahad dhamanteed iskaleh , cafimad tam ah rabi jirkaga odhan hakugu dhameyo oladadana rabi bariyaal hakaga dhigo amin amin
@abdullahisalad1361
@abdullahisalad1361 3 жыл бұрын
Maashalah
@ashoelmi3185
@ashoelmi3185 3 жыл бұрын
Masha Allah hanbalyo xabibti
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 3 жыл бұрын
Alx ilah haku xafido wll
@safiyasafiya7822
@safiyasafiya7822 3 жыл бұрын
ربي يحفظك اختي
@muminoali5582
@muminoali5582 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo qofkii ilaah talada saarto dhib ma arkaayo ilaah ayaan amuurtaada kuu fududeeynaayo alxamdu lilaah mabruug abaayo
@layaansamih989
@layaansamih989 3 жыл бұрын
Msha allh
@fahiimacadaawe3535
@fahiimacadaawe3535 3 жыл бұрын
Oh my idil quick recovery
@ayaanabdullahi1
@ayaanabdullahi1 3 жыл бұрын
Eedaday macaanto DR.Faaduma Hussein iyo dr. Osoble Gacanta allaha idiin barakeeyo abaayo idil iyo nuune Cimraaana cafimaad taamah allaha noo siiyo🤲❤
@fartuunabdala1464
@fartuunabdala1464 3 жыл бұрын
Isbitalka osoble intu xamar kaga yala qali
@shuushuuabdiqani5154
@shuushuuabdiqani5154 3 жыл бұрын
Masha allah ani cml 3 wiilaa isku xijisay 4 aad gawar ayaan dhalay adna sidookale insha allah
@qadroxasan7921
@qadroxasan7921 9 ай бұрын
Wooow mash Allah mash Allah anigaba waa dhaqatrakeeyg❤❤❤
@faadumoali8095
@faadumoali8095 3 жыл бұрын
Asc abaayo aniga waasoomaray alaha kuu fududeeyo
@khadiijamohamed1436
@khadiijamohamed1436 3 жыл бұрын
بارك الله لك فالموهوب وشكرك الوهاب وبلغ أشده و رزقت بر٥ 😊❤
@anisahassan6496
@anisahassan6496 3 жыл бұрын
Asc abaayo aniga waxaan Rabah inaan ku laaso xiro palees nabarkaga ISO Dir aduu mahadsand
@user-bf2xx2mx9t
@user-bf2xx2mx9t Жыл бұрын
الحمد لله على سلامتك😊🤱💞
@nagrumaismacil5812
@nagrumaismacil5812 2 жыл бұрын
Waa sidan marku Dr.muslim ah ku jexo
@drkadradahir5472
@drkadradahir5472 3 жыл бұрын
Cafimaad taam ah xabibt
@umuriim261
@umuriim261 3 жыл бұрын
Mansha abayo illahey haku barakeyo lkn anaga aniga leba saxixday cid leyguMa xerin
@sweetamla2058
@sweetamla2058 3 жыл бұрын
Walahi wa iga geesi santahay MashaAllah tabarakallah
@xalimayusuf4123
@xalimayusuf4123 3 жыл бұрын
Alxamdullah hadu illahay ku fududeyay
@hibomohamed3507
@hibomohamed3507 2 жыл бұрын
Mnsha allah wllo aniga waxala iguqalay 5 cunug alx alle mahadii
@filsanahmed1569
@filsanahmed1569 3 жыл бұрын
Xbbti wan ku salamay adiga family kaga Waxan kuweydiiyey walashey mcn wayahan danbe maxa qaliinka so badiyey dadka ebal caadi udhali jireen mida labaad sababo qaliinka fadlan ino so faahfahi xbbti
@amalibrahimomar1962
@amalibrahimomar1962 3 жыл бұрын
M.a abaayo geesiyadaa tahe
@sacdiyaali3641
@sacdiyaali3641 3 жыл бұрын
Abayo idil meqo sano u dhaxaysa ilmahaga ilahay ha Ku caafiyo
@caaishacadey1487
@caaishacadey1487 3 жыл бұрын
Abyo idileey inshalaah cfmad waara adi iyo nuunaha
@Shugricumaraahmed7293
@Shugricumaraahmed7293 2 жыл бұрын
M.a ❤️
@ruqiyaabdullahi5774
@ruqiyaabdullahi5774 3 жыл бұрын
Abyo Allah kuuu booga dhayo ani xata August 1 ayan ku balan sanahay allah ino fududeeyo
@fartuunxassan6587
@fartuunxassan6587 3 жыл бұрын
Alx abayo ilah haku cafiyo kula mid ayan ahaa midki 3aad aya la igu qalay alx
@ahmedmoalim3422
@ahmedmoalim3422 Жыл бұрын
Abyo ilmahaga meqo udhaxeyso gabar aheya
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Barbar "hada ka hor ayaa waashay maxaa dhacay ka dib" Qosolka Aduunka"
28:47
Antipsychotic Drugs | Typical vs Atypical | Pharmacology💊
3:14:21
Dr. Najeeb Lectures
Рет қаралды 177 М.
SUUNKA CALOOSHA LAGU YAREEYO MARKA DHASHID
14:38
Amira Qurux
Рет қаралды 113 М.
FOOSHA IYO DHALMADA ADNA || LABOR AND DELIVERY FOR ADNA ||
10:17
Adna Channel
Рет қаралды 478 М.
Sababta Cirbada Ugashtay Iyo Dhibka Aan Kamaray…
12:28
Fartun Happy
Рет қаралды 122 М.
Illaa Iyo Intee Mar Ayaa Lagu Dhali Karaa Qaliin
30:41
mamawaano
Рет қаралды 7 М.
DIGNIIN- QALIINKA DHALMADA
6:19
Dr faris Al attas
Рет қаралды 4,9 М.
XANUUNKA & DHIBKA AAN QALIINKA FOOSHA KASOO MARAY PART2
19:55
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 33 М.