DIGNIIN- QALIINKA DHALMADA

  Рет қаралды 6,128

Dr faris Al attas

Dr faris Al attas

Күн бұрын

Пікірлер: 23
@zamzamabdirahman210
@zamzamabdirahman210 3 ай бұрын
Qaliinka wax fudud maha hooyo so maray ayaan xanunkisa og lkn alxamdulilah rabi aya no qadaray ilaahey waxa ka barya aniga iyo inta muslim ah inu naga badbadiyo qalin dambe hada commentkan aqriso walal aamin i dheh o si niyad igu ducee
@DekaApdi-hz8ri
@DekaApdi-hz8ri 3 ай бұрын
Aaaamiin Aamiin wll ale ayaan ka baryaynaa mar danbe inan nala qalin
@mulkiabkey3150
@mulkiabkey3150 2 ай бұрын
Aamiin abyo illhy hanaga najeeyo markle inta nala midkane haka najeeyo
@sacda323
@sacda323 Жыл бұрын
alxm 3 days ayaan qalnahay wlhi qalniin waa dhib wayn Allah swt hay boogo dhayo aniyo intii ila mid ahba Qofkii sidii hooyoyinkeen inoo dhali jireen u dhala wax ka fiican male ee qaliin haku dagdagin ayaan odhan lahaa
@caashomaxamed1237
@caashomaxamed1237 9 ай бұрын
Wlhi beenta ma.ahn aniga waley qalay 7bil qalanahy ilaahada dhabarka ixanuunayo mar neh caloosha ilahey caafimad taam ah Hana siiyo
@NafisoAbuukar-k9d
@NafisoAbuukar-k9d 6 ай бұрын
Ani 5bil qalanahay dhabarka i xanuno markey calosha i socon weysana xanun ayan darema colosha ah allah na cafiyo​@@caashomaxamed1237
@Samratt651
@Samratt651 Жыл бұрын
M.a Dr allha ku sharfo 🥰
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 Жыл бұрын
Asc doctor jizakalahu qeyr inbadan wan ka faidnay
@princessroseofficial9557
@princessroseofficial9557 Жыл бұрын
Alleh ha no fududeyo inta uurka leh Yaa rabbi
@AishaRashid-bh5sy
@AishaRashid-bh5sy Ай бұрын
Teacher. Asc wax raba sharax in aad online ah. Cashar igu. Sharaxadidi. Teacher
@DekAElmi-mb7jq
@DekAElmi-mb7jq 2 ай бұрын
Dr placenta previa kaso hadal
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 10 ай бұрын
2sano io 8bilood lagajoogaa uur kale maqaadikaraa isojab doctor
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 10 ай бұрын
5mar baan galay qalliin wllo maxaan sameeyaa bal ilsotali wllo
@mowsarjabane364
@mowsarjabane364 Жыл бұрын
Asc Dr ilmahayga hal xiniinyo ayu ku dhashy cilad maukeeni karta isoo jawab waiga codsi plz
@ashwaq2269
@ashwaq2269 Жыл бұрын
Mya abyo wllkay baa saas ah wax cilad ah malaha
@UbahAshar
@UbahAshar 10 ай бұрын
abaayo kulamidan aha waa 4 jir wali dr matusin
@qaaliqurux939
@qaaliqurux939 Жыл бұрын
dr plz iso jwb 37 week ahy ilmaha awal mdaxisa normal waye dr i dhehn manta aaday wuu yaraday oo dheheen mizankana waa 2500 kg mxaa sababay madaxa inu yarado mizankana kordho plz ugub ahy iso jwb🙏
@najlamuse1226
@najlamuse1226 Жыл бұрын
Dr 2 ayan normal ku dhly lkn 3 ayan c/s ku dhly al xmdu hada gabadeyda 11 months ayey jirta xalada la iqalay waxey aheyd placenta upraptio 2 sano ka dib markale normal maku dhalikara dr
@ifraaxsaciid4351
@ifraaxsaciid4351 3 ай бұрын
Haa abyo Aniga sidan noqdy caadina wa udhaly
@DekAElmi-mb7jq
@DekAElmi-mb7jq 2 ай бұрын
Abayo 2 cadi ayan u dhalay lkn 3 qalin ayan ku dhalay sababtuna waxay ahayd placenta previa 4 cadi ma u dhali kara
@SahroSalebab-gj9qu
@SahroSalebab-gj9qu Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 Жыл бұрын
Dr uur 4bil ayan leyahay hurd na ma sexdo maxad igula talin lahayd
@beerlulahassan7827
@beerlulahassan7827 Жыл бұрын
Abyo hospitalka ada
Barnaamijka Caafimaadka: Qaliinka Dumarka| Dr. Awkoombe
26:10
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Faidooyinka & Qasarooyinka Cirbada Dhalmada |Epidural
22:36
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 28 М.
A Refugee's Journey
3:24
International Refugee Assistance Project
Рет қаралды 81 М.
QALINKA MAXA KENAY ?  #my_rajo
17:28
MY RAJO
Рет қаралды 141 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Baro Sujuudu sahwiga iyo sida Salaadaha loo qaleeyo.
7:32
Nasir Cadceed
Рет қаралды 120 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31