QALINKA MAXA KENAY ?

  Рет қаралды 139,144

MY RAJO

MY RAJO

Күн бұрын

Пікірлер: 1 200
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 жыл бұрын
scw scw scw
@mulkialiroble4087
@mulkialiroble4087 2 жыл бұрын
Alxm
@farxiyoyusuf3299
@farxiyoyusuf3299 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم❤️
@habiibahaji2311
@habiibahaji2311 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 2 жыл бұрын
ALLAHUMA SALI CALA SAYADINA MUXAMMAD ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@munaismael
@munaismael 2 жыл бұрын
Subhanallah sister I got emotional with you while watching/listening to your birthing story wallahi. Alhamduallah Allah pull you through so you could come back to your family safe and sound. I'm so happy for you and Inshallah you will heal and get back to your healthy self in no time. Take good care of your body and mind while your in your postpartum recovery. Congratulations once again!!!!
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Alxamdullillah yaa Allaah Qadar ayaa ku heshay walashay Hadii Alle idin badbaadiyey farxad ayey noo tahay, qalninku dhib maleh xbbti hadii xal noqdo, waxaad tahay hooyo adag oo wanagsan, mashaa Allah, ilaahay ha idiin xifdiyo baby Amir iyo dhamaantiin, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️❤️
@fanimohamedali3740
@fanimohamedali3740 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah haddu intas Alle kugu simay abyo umishii isxabaarato Allaha haidinka dhigo Allaahuma Aamiin
@Maryanruun26
@Maryanruun26 2 жыл бұрын
Alhamdililah
@khadradioman8843
@khadradioman8843 2 жыл бұрын
Alxamdulah Cala kuli xaal qadarallahu masha’a abayo muniiro wlhi calosha ixanuntay ilmadi ayan ceshan wayey😭😭😭😭 lkn alx hadaba no cafimad qabtid oo no shekenaysid inta ku dhimana alaha ku dhamestiro anaga noso duce insha allah dhalmadu ma howl yara
@farhiyahasan6707
@farhiyahasan6707 Жыл бұрын
Alxamduliilah ilaahay mahaad leeh alxamduliilah
@zuleeqa6733
@zuleeqa6733 2 жыл бұрын
Abaayo muniira indhahayga waxaa ku soo istaagte ilmo allah swc oo ku kala badbaadshe mahadleh Waxaan xasuuste markaan dhalaaye nuunahayga oo qofna ila joogin iska dhaaf hooyo iyo walaal iyo nin toona garabkeyga joogin oo xitaa ii dhawayn qof somali ah hadane alhamdullilah illahey swc ayaa iiga dhigay dad Muslim ah walaalo oo igarab istaage hadane alhamdullilah wuu iikoray alhamdullilah mar walba oo arko qosolkiisa waxa ilaabaa dhibkii foosha aan maray
@ayaanahmed6114
@ayaanahmed6114 2 жыл бұрын
Wlhi waa ilmeeyay wlhi abaayo sidii qof iladhashy ama aan dhalay cml ilanoqty 😭❤️💯✅
@hamdahoney7480
@hamdahoney7480 2 жыл бұрын
Alxm abayo, wax walpo qadr illahey umul fiyow Allah kaga dhigo, quraan is saar, xoga neh nasino badi, routine ka joji mudo, xooga leskuma quuro.
@nimcocabdullaahi8690
@nimcocabdullaahi8690 2 жыл бұрын
Waa sax wlhi apyo muniiro Allaha kakucafiyo
@umuilyas97
@umuilyas97 2 жыл бұрын
Masha allahaa Ilahay ayaaa mahadleh ado cafiimad qabto babyka alxm tas ayaa farxad ah wax walbe xaga alle ayaa ka qornaad in lagu qalo Ilahay waxaa ka baryaaa inaa adi family farxad ku nolatan Iyo cafamiid taama ilahay ha idin xifdyo adun Iyo aqiro
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
My rajo wan kutagerah
@asmaaomer2176
@asmaaomer2176 2 жыл бұрын
Abayo muniro waligey comment maku soqirin lkn manta wa iga oysisay wa alxdulilah hado ilahey kukalakeenay ilahey ha ku bogo dhayo alahuma amin
@nurtaadan4373
@nurtaadan4373 2 жыл бұрын
Waa ooyey walahi, kheer iyo cafimaad, insha Allah.
@iqromaxamud673
@iqromaxamud673 2 жыл бұрын
Alxamdulilah abayo walhi wa iga ohisay teydi ayan so xasustsy 😭😭
@wardihmohomed4902
@wardihmohomed4902 2 жыл бұрын
wah oyay wlhie😭😭😭🥺
@minahonestchannel9866
@minahonestchannel9866 2 жыл бұрын
Allah akbar, anyway Alxamdulillah cala salamatika, walahi wan ilmenayey qasadayda ayan soo xasuutay Alxamdulillah hadiiba laga noolyahay tabtaas ayaan maray canugayga 1waad Alxamdulillah sikasto ay noqoto ilahay wuu nakala badbaadiyay hadan xaamilo ayan ahay bisha 9 laad ayan kujiraa aniga iyo inta ila mid ah Allah noo saqiro amiin yaarabi
@qalbiqurax9263
@qalbiqurax9263 2 жыл бұрын
Abayo iskumiid ayan eehen Amiin ya rabi
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 жыл бұрын
U make me cry abayo sami qali wa calol jilcanahy wa murugoday lkn alxmd wa so gudubtay marxaladaas qalinkana wa xal alle ku siyay adiga iyo baby ga wa nabd qabtan alxmd🙏
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
Wlhy wad naga ohisay munira wax kasta wa qadar alle mantase allah aya mahadleh hadad idinko cafimad qaba so baxden aniga iyo inta ay sigaysona alle hano fududeyo amiin
@caaishamohamedabtidoon9452
@caaishamohamedabtidoon9452 2 жыл бұрын
Masha allah abyo muniiro umul fiyoow allah kaa dhigo caafimad taam ah adi iyo babyga insha allah 🤲🤲❤️❤️
@bashiircigalle5198
@bashiircigalle5198 2 жыл бұрын
Maansh allah wll allah hakusiyadsho
@zamzamdaahir298
@zamzamdaahir298 2 жыл бұрын
Aamiin
@hamdiharako8961
@hamdiharako8961 2 жыл бұрын
Hah 😢😭 Alla xanuun badanaa abaayo jirka ayanka dareemay hadalkaaga subxanallah. Ilahow waalidkeen cafi oo dambigeena dhaaf. Walle waxa la dhalaayo ciyaar ciyaar laguma dhalo
@najmohappe9490
@najmohappe9490 2 жыл бұрын
الحمد لله hadoba brabi kufududeya cafimad tam ah Allh kusiyo adiga iyo babyga in sha Allh😢🤲
@sahro9428
@sahro9428 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى
@deeqaamed4104
@deeqaamed4104 2 жыл бұрын
😭😭😭 abayo muniro wallahi manta wanaga ohisay mardhaxe hadad naga qoslisay ALX alle ayamahad leh hadad nosolabatay adigo nabad qabo 😭😭
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Wlhi Cabsi ee i galise Anaa Qaliin isugooyo tii RABBI waa gooni
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
@@malabey197 walagu qalaya miya lagu yiri wll ilahay hano fududeyo 🥲
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
@@Aaamina12 Aamiin Aamiin Aamiin Cunuga 3ad Qalliin waye ee dheheen lkn Tii RABBI aa sugaaa
@halimakarshe9565
@halimakarshe9565 2 жыл бұрын
@@malabey197 Alle talo saaro abaayo wardigane badso iyo Saliga Nabiga Allhuma Sali calaa Muhamed Afar indhood oo nabada Allhuma Amiin
@Aaamina12
@Aaamina12 2 жыл бұрын
@@malabey197 marka cadi u dhasho aya wnagsan wad shaqaysan cidna uma bahnid ilahay haku fududeyo wll sidi ale ka dhigay ayu noqon
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 2 жыл бұрын
Manshallah 😍 alxamdulilah ilahay ayay mahad u sugnatey muniro wey dhacda sadex bari inad iska dhibtoto qalinka inta laga cararayo dhib ka badan wax kasto qoral alah qoray inla maro halahas alxamdulilah 🤔🙌✌
@afnanduran6524
@afnanduran6524 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wlshey muniiro alle ha kuu booga dhayo
@muminakelifa9576
@muminakelifa9576 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
@aminacookingandhenna7117
@aminacookingandhenna7117 2 жыл бұрын
😭😭😭 alx hadaa nabad kudhashay waan kanaxay wlhi rafaad badan kadib baby maanta dhabta kuheesataa alx umushii caafimaad qabta allaah kadhigo😭
@makoislaw
@makoislaw 2 жыл бұрын
Alxmdullillaah allaha kaa dhigo umul caafimaad qabto xabibti wax kasto waa qoraal waxba kaama dhibaayo qaliin inshaallaah
@warsanabdi2086
@warsanabdi2086 2 жыл бұрын
Asc wllo muniira waan Ku salamaya adiga caruurtada iyo xajigagaba Wllo sida kugu dhacday anigay igu dhacday 2018 inankii sadexad baa sida Ku noqday lkn Anu waxan Kaga duwana waxan noqday bila dhiig 3days baan xaalada Ku jiray kolkii danbe operation section bay ii geliyeen kolka dhiigi laygu shubay Way ii suxiyeen Alhamdulilah wllo waxad haysata qof Ku jecel oo Ku garan jooga xaalada wal Ku ilaw inta, ❤️
@haniladanchannel5825
@haniladanchannel5825 2 жыл бұрын
Subxana allah qof xanuun sano wax lagu sooxiray oo hadana guriga loocelinaayo holland laga helaa 1canug aan kusoo dhalay waan kaduceystaa noloshayda in aan mardambe kudhalin 🇳🇱 Nederland ilaahayna iimakaso sidee iigaleen lee anigoo 3dax habeen iyo3maalin hurdin bey idideen hospital ka Subxana allh ilaa aan tabar dhigay markaan dhalayay way iga hayaan maalin dambo kumadhalo holland ilaahayna waa iirumeeyay intaan noolahayna Ilaahaan kamagangalay 🙏🙏🙏
@sadiafidow2514
@sadiafidow2514 2 жыл бұрын
wcs Muniiro Alxamdulilah waxaan kugula talinaa inaad nasasho badan sameyso si uu nabarka kuugu reysto Insha Allah ❤
@fatxiyafatxiya8828
@fatxiyafatxiya8828 2 жыл бұрын
Qof laqalay nasiino umaba fiicna kaliya waxyaabaha culus in laqaado a la iska ilaalshaa
@israahooyo8401
@israahooyo8401 2 жыл бұрын
Alxamdulilah abayo qadar rabi ayee aheed umul fiyoo allah kaa dhigo qaali ❤️❤️
@xamiidasheikhdaahir6212
@xamiidasheikhdaahir6212 2 жыл бұрын
قدره الله ماشاء الله فعل ،wallh wada ig ohesy waxa ii sawerty ang xalad ku jeraa, wllo illah haku cafiyo, ilam yar illah haku dhego kii ku xiftanlah
@zamzamchannel9677
@zamzamchannel9677 2 жыл бұрын
Abayo munir wan kusalamey aniga waxan kudal qalin anigu kucusub qurbax oo 1sano bes joge wallahi dibwaye marki kaliga kutaxay hadan alhamduliha gabadeydho wa 9bil hada .abayo Allah hanawadha hafido inshaallah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Wan ku jeclahay abayo munira Guuleysta markasta❤️❤️😘
@mahadhussein759
@mahadhussein759 2 жыл бұрын
masha allha abooyo waxa kasto waa qadar illha haku asiyo
@aminahaji9076
@aminahaji9076 2 жыл бұрын
Hi🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️💋💋💋
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 2 жыл бұрын
wcs m.a abyoh muniir umushii is xanbarato allaha ka dhigo quen 200 ka bdn ayaad u qalanta guuleyso quen❤💯✅🙏🏻
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 2 жыл бұрын
aad ban ugu murugoday wlh abayo mcn munira. alx hadad manta kashekeyneyso abayo jifka kabadsan soco inta wiilkada garigisa ku kexasato taas baa kugula dardarmayaa
@fartuunaxmad3877
@fartuunaxmad3877 2 жыл бұрын
Wlhi bilaahi waan ooyay waan dareemayaa hooyo nimada maxayelay waxaan ahay hooyo habo muniiro ilaahey haku caafiyo amiirne ilaahey hakadhigo kii mako iyo Madiino kusoodawaafiyo HBO mcn waan kujeclahay
@queenmaryanali7055
@queenmaryanali7055 2 жыл бұрын
Mashalla abaayo macanto Alx dheh mar kasto wax allah ku qoray ayaa aheyd aniga iyo intee ila mid ka ah abaayo noo soo duceey aniga hada bishii 7 ayaan ahay waa canuugii igu horey
@holland-abdi7809
@holland-abdi7809 2 жыл бұрын
Alla haku fududeeyo wll qaali 🤰🏻
@hamdaahmed3904
@hamdaahmed3904 2 жыл бұрын
Abaayo kula mid ayan ahay 8 ku jiraa Allh ha ino fududeeyo dhamanteen
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 2 жыл бұрын
Allaaha kufududeeyo abaayo
@mariahassan2472
@mariahassan2472 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 Allow hooyoyinkeena cimri dheer iyo cibaada suuban inoo siii yaa rabbi 🥺😔 hooyo abaalkeda lama gudi karo wlhi 😭 Alxm abayo haduu alle inoo kaa soo celiye adiga iyo canuga oo cafimaad qaba boogahane allaha kuu dhayo in xune alle kuma tuso💯
@user-vu7zl3ts5v
@user-vu7zl3ts5v 2 жыл бұрын
الف الحمد الله علي سلامه قدر الله ماشافه
@munaalimohammed4838
@munaalimohammed4838 2 жыл бұрын
Hadal kanga caloosha I hurisey
@ayanifka2071
@ayanifka2071 2 жыл бұрын
Waaan ooyey wlhi waxan ka ooyey xanunkii foosha adoo maray o ilmihi inuu soo baxo mooyaane waxba ku harin in operatie lagu yri maar alxamdulilaah als jij en jouw baby nog leven en gezond zijn abyo.
@xafsatahaliil6828
@xafsatahaliil6828 2 жыл бұрын
Alla ha ku cafiyo abayo macto 🥰🥰🥰🥰🥰
@f.a.909
@f.a.909 2 жыл бұрын
Abaayo muniiro xanuunka kula dareemay walaahi wa iska ooyay 😥lakiin Alxamdullilaah mar adinka oo nabad qabo hadi ilahey idin so mootiyay,waana ku so ducehaa in ilahey ku caafiyo 🤲🏽✨🤲🏽❤️✨🤲🏽
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 2 жыл бұрын
Alxamdulilah 🤲
@fartunabdullahi7711
@fartunabdullahi7711 2 жыл бұрын
Abaayo wllhi ilinta waa ceshan waayey fool xanuunkeeda wan arkay lkn malmo bdn ayaa foolatay kadib qaliin ku dhashay allahu akbar allaha ku dhayo boogta baby allaha kaga dhigo mid baari ah
@maaknanuur2590
@maaknanuur2590 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo Waxwalbo wa qadar rabii Alxmdulillaah cala kuli xaal Wan kula qiiroday allah ha ku caafiyo Inta ku harsan cafimadkag ha ku so dhameystiro insha allah bi'iidnillaahi baari Aaamiin Yaarabiii
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Allaha 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲
@sabarincadey511
@sabarincadey511 2 жыл бұрын
Alxm habo muniiro ilaahay aya mahad leh waxa farxad leh Adi iyo nunaha hadi cafimad qabtin 😍
@shamsociise478
@shamsociise478 2 жыл бұрын
alxm abayo waxkasta waa qadar allaha kuu boga dhayo aaamiiin 🤲🤲yaa rabbi qalinkana waxma dhimo hadan allah kugu sharayn xanunka rafadka io qalinka aad martay cafimad io farxad allaha kugu badalo nunaha allaha ku barbarsho aaamiiin yaa rabbi
@user-kq4ot5ip3p
@user-kq4ot5ip3p 2 жыл бұрын
ما شاء الله الحمد لله على السلامه مبروك الف مبروك الف مبروك❤❤❤🥰🥰🥰
@xafsaali3651
@xafsaali3651 2 жыл бұрын
Miskin xanuun waso martey 9 adigo furan 2 beri foolaneysey hadii lagu qaley hadana qaliinka wa xal dadkena qar aya heysanin ine qalin helan afrika alxamdulilaah hada adiga iyo nunaha aa nabad qabtan cafimaad alaha kusiyo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲
@anisamohamed474
@anisamohamed474 2 жыл бұрын
alxmdulilah abayo munira qof so maray unba daremi kara 2018 ayan so maray xanunkas alxmdulilah abayo allah ku bogo dhayo cafimad iyo khyr ayan ku rajeyna adi iyo ilmaha yarba allah idin barakeyo macanto
@channel-bo7wq
@channel-bo7wq 2 жыл бұрын
Saaso kale Ana 2018. Ilmihi labad baa layidhi waa jasinkalii udanbeyay ee aad ku folan madama ilmihi hore an qalinn ku dhalay kan hada cadi udhashi qalitan danbe wad ka badbaadi lkn ilhu wuxu qadaray ano foshay oo minku 10 ifurmay baa ilmihi miskaha so dhafi wayaya Ana wan tamar dhigay wxy noqotay in nala kala badbaadiyo alx alx marka xanun ka walashay wan daremi Kara adoo foo dhamayt Ii hadana qalnin ku darsaday ax ax wa. Xanun wlhy alx alx calaa kuli xaal
@anisamohamed474
@anisamohamed474 2 жыл бұрын
miskin abayo ani ano ilmihi kobad cadi u dhalay ba ki 2 leygu qalay wax walbo wa qadar alxmdulilah
@safaodorosh286
@safaodorosh286 2 жыл бұрын
Alxamdullilaah alxamdullilaah alxamdullilaah alxamdullilaah ilaaahay haduu ku kala keenay walsheen qaali alxamdullilaah inkastoo qaliinka lagu gula degdagay .markii hore ahayd iney kululeyso kugu duraan lkn dhib malaha alxamdullilaah alxamdullilaah calaa kuli xaal hadaa nabad qabto🤲alxamdullilaah alxamdullilaah. Ani walashy ka khamiis ka khamiis bey foolaneyse oo aysan u kla nasaneyn foosha alxamdullilaah hadana iyadoon la qalin lkn miiskii loo wado bey dhasha alxamdullilaah ilmihii ugu horeyeyna wey aheed😰🤲alxamdullilaah. Hoyoyinkeena alle ha u dambi dhaafo dhib wey Nala soo mareene 😰🤲allaahuma aamiin yaa rabi 🤲.
@blackgiganosaurus
@blackgiganosaurus 2 жыл бұрын
Alhamdulilah abaayo Allah swt saved you and your baby lives may Allah swt give you a quick recovery amiin ya raab.
@bulshokulmiye8998
@bulshokulmiye8998 2 жыл бұрын
Abayo wan ooyeey 😢😢 walahaya hooyo ilahiy ba xaqeda gudi kara bees wan kula daremi xanuun ka mar to dhan ale ha ku fudiid sho kis ta ku dhiman na alxam dulilaah
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Masha allah abayo ilahey aya mahad leh idinko nabad qaba idin kala keenay alxm ubadka waa farxada qalbiga inta heysato ilahey ha ubarakeyo inta heysane ilahey ha siiyo aaamin yaa rabi 🤲🤲🤲
@axmedibarahim1142
@axmedibarahim1142 2 жыл бұрын
وما قدراللة حق قدره
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Saxiiix
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 2 жыл бұрын
🥺😭
@dheymancubeyd8737
@dheymancubeyd8737 2 жыл бұрын
Abaayo alx dheha
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa abaayo muniiro quruxey alx hadu alle ku kala kenay sharafey 🥰🥰🥰❤️❤️❤️
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 2 жыл бұрын
Wlhi fool iyo qalin isku darso waa dhibaato aniga 1week kaa horeye 42week aha 1/6 laigu qalay anoo foolba i heen ee i bilaben marki danbab qalin i dhaheen lkn fursada ee ku siiyen man helin madaxee iga qabsadeen
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 жыл бұрын
Ws walal Munira runtii maanta ilinta waa ceshan waayey xanuunkaa soo martay wiilkaaga Allah idhinkaga dhigo mid baari ah oo aad ku iloowtid xanuunka kasoo martay mid dadkiisa iyo diintiisa iyo dalkiisa wax daro Allah idhinga yeelo familjkaan jeceleyn 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️🌷💕💕💕🌹💕💕💕🌸
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 жыл бұрын
Abayo marka hore Alle cafimad haku siyo marka xigto waxaan xasustay malinkaan aan dalaaye daqtar laanta iqabsatay anigo walipa magala jooga iyo saxarita leey mariye ilin iga imaday markaa muqalkaga dawaday abayo marba hadii aad adiga iyo baby cafimad qabtaan waa Alle mahadii Alle cafimad taam ah Haa kusiyo inta xaamila ah Alle haa u fududeeyo inta owlad laan ah aan kamid ahay Alle owlad barakeysan Hana siyo inta owlad haaysato Alle hau daayo wax walipa waa qadar Alle Aniga kula hadlaayo waxaan dipkaas cml maray Halsano iyo 3 bilod kahore sidaas aay tahay canuga Alle iga jecladay Alhamdullahi kabadhan Alle karajeynaa Aniga iyo inta aan ilma haysan Mahmahda somaliyed ee aheyd Haan iyo harubkeda kala ron marba hadii aad adiga iyo canugaga is raacin waa malinki igu horeysi ee aan maqlo mahmahdaas anyway Alle haku cafiyo Abayo muniro umul fiyow Alle haka dhigo biiid ni Allah
@fadumoabdullahi8514
@fadumoabdullahi8514 2 жыл бұрын
Abaayo ilaahey awlada baari ah hakugu irsaaqo intaan heeysan sidoo kale awlad ha siiyo baariyaal ah waa runtaa caafimadka ayaa ka muhiimsan hadee, hooyada caafimad qabto
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 2 жыл бұрын
Badal qeyr qaba abayo Allaha kugu badalo
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 жыл бұрын
@@fadumoabdullahi8514 Amiiin Amiiin Abayo Fatuma dhaman intaan haysan Alle hasiyo shukran Abayo
@fatmazahraqurux2324
@fatmazahraqurux2324 2 жыл бұрын
@@saafiabdalla9448 Amiiiin Amiiiin wll Saafi Abdalla mhdsnd
@asmanura2956
@asmanura2956 2 жыл бұрын
Kulamid aan ahay wll waa lay qalay cunugiina waa iga saqiiray badal khayr qaba Allah ha ina siiyo
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 2 жыл бұрын
Allaha cafimattama hakusiyo yaraabi Allahuma yaraabi Aamiin Allaha aya mahadaleeh yaraabi Allahuma Aamiin
@maanomahamud7668
@maanomahamud7668 2 жыл бұрын
Alla ha ku cafiyo wllshey 🥰🥰🥰🥰
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Alxd muniira hadii adiga iyo cunuguba caafimad qabtaan Lkn wan ooyay ilma iga dhamaatay Waxan kasii ooyay mamo oo waagii u baryay iyo dhibtad martay Alle hooyooyinka hayno daayo Inta dhimatayna how naxariisto😭
@umuamiin1174
@umuamiin1174 2 жыл бұрын
Asc abayo wax waliba waa qadar aniga baybygi ugu horeyay waa laygu qalay hadana 8cunug caadi udhalay hadana cunigii 10 qalniin galay marka waa qiso layaab leh wallahi waa qadar alle abaayo oo lagu samro hada waxaa qalanahay 4 bilood alxamdulillah
@halimaabdi270
@halimaabdi270 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo ilaahey haku barakeyo aamiin
@ikramosman3137
@ikramosman3137 2 жыл бұрын
Amin yarabi
@shukri.Ali.Hassan
@shukri.Ali.Hassan 2 жыл бұрын
caloosha ayaa ihurisay abaayo ❤ allaaha ku saqiro inta kuudhiman
@muumintoosane3196
@muumintoosane3196 2 жыл бұрын
Asc abaayo. Calosha ayaad nahurisay waa qadar rabi. Allah kadhigo umushii isxabarsata ayaado nabada insha allah
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Dad dhalinyaro tihin wana ubahantii qof idin kaway
@dajiya5984
@dajiya5984 2 жыл бұрын
Anigaba 2sano isku xigta 2canug ligu qale alhamdulilah hdaa ilmaheyga hesto adigana Allah kucafiyo
@quenqadra2788
@quenqadra2788 2 жыл бұрын
Laa ilaaha illa laaaah Muniiiro wa iga cabsiisay abayooy bishii 7aad ku dhex jiraa wana cunugi igu horeeyay alla illahayow no fududeey.😭
@abdinajibmohamed5746
@abdinajibmohamed5746 2 жыл бұрын
Amiin abyo ana sidokle walhi cabsi cabsi daremooya
@queenmaryanali7055
@queenmaryanali7055 2 жыл бұрын
amin yaa rabi aniga xitaa bisha 7 ayaan ahay waa canuugii igu horey ilaheey hano wada fudueeyo
@umasuheyla4175
@umasuheyla4175 2 жыл бұрын
Abayo waxbad ha walwalin wa dhale insha allah niyada qeyr u sheeg
@mssafrica527
@mssafrica527 2 жыл бұрын
Abayo si nabad allha kugu kla keno ha cabsan
@Busines4354
@Busines4354 2 жыл бұрын
Abyo allha idn fududeyee niyda waxas ha iska Galina🥺
@luulali7231
@luulali7231 2 жыл бұрын
Abayo. Aniga wa. La igaliyey. Balonahaas Ilmo hore na wan soo dhalay. Lkn marka lagu folinayo Wey ka xanun badanahy Foosha dabiciga Ah Lkn muniiro. Hadu allha ku badbadiyey wll. Korso inta. Heysato ilmo. Allh haku barakeyo Dhil dheel maha marka la dhalayo Waxadan filen aya ku qabsan karo.
@fatmaabdikadir4421
@fatmaabdikadir4421 2 жыл бұрын
Asc walaalayaal kurbaa iheysa illaahey dartiis igu sooduceeya illaahey haiga feedo
@qadromohamed1541
@qadromohamed1541 2 жыл бұрын
Faduma alah kaa dul qaada akriso adkaarta
@queenmaryanali7055
@queenmaryanali7055 2 жыл бұрын
allah haka dul qado salad duko
@fatmaabdikadir4421
@fatmaabdikadir4421 2 жыл бұрын
@@queenmaryanali7055 Aamiin YAA RAXMAAN shukran wllo
@rahmokiin9710
@rahmokiin9710 2 жыл бұрын
Istiqfaarta iyo saliga nabiga badso abayo ilaahi hakaa dulqaado
@fatmaabdikadir4421
@fatmaabdikadir4421 2 жыл бұрын
@@qadromohamed1541 Aamiin YAA RAXMAAN shukran wllo
@Najmuuni
@Najmuuni 2 жыл бұрын
Allah akbar allah hooyo xaqeeda walhi lama gudi karo
@sacdiyobusuri2286
@sacdiyobusuri2286 2 жыл бұрын
Alx hadii ilaahay afar hindhood is jecel kaa dhigay quran is saar🥰🥰🥰🥰
@leilaali2449
@leilaali2449 2 жыл бұрын
Maasha allaah wax walba xag alle ayay ka qoran yihiin hadii adiga iyo cunuga aad nooshihiin illaahay ayaa mahadaas usugnaatay
@ummuisra6271
@ummuisra6271 2 жыл бұрын
Alxmdulilah dimbidhaf ALLAHA kagadhigo cafimad qer qabo ALLAH idnsiyo Adiga iyo nunaha
@zamsamyusuf11istahil19
@zamsamyusuf11istahil19 2 жыл бұрын
Wlhi aad bn mnta umurugooday abayo muniiro wn kula dareemaya aniguba kulamid bn ahy waa la iqalay alx hdana ilaahy waa iiboog dhayay abyo adna allha kaa dhigo umul fiyow insha allh cafimaad kuwaar
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey munira waan ku salaamay video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going my sister shaqo wacan ayaad heysaa guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey munira
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Qalinka wax sahlan ma ahan aad ayay u xanuun badantahay waliba markii aad maantoo dhan foolanaysid. Lkn waa wax laga kabsado hadii Rabbi idmo. Allah cafimaadka hakuu kordhiyo.
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 жыл бұрын
Abaayo qaliin was caadi Ee Alle ha dhigo umashii ii ximaartay
@aishachannel7098
@aishachannel7098 2 жыл бұрын
Wax maka dhibeyso muniiro qalin ana 2cunig kudhale Ilahay hakucaafiyo Ka boode
@naciimowarsame9231
@naciimowarsame9231 2 жыл бұрын
Abaayo waan jariiracooday, qiso adag waa, yaa rabi inta noo dhiman noo fududèy.
@simanmaxamed6435
@simanmaxamed6435 2 жыл бұрын
Abyo muniiro waa iga oohisay walhi cafimaad taama Allaha kusiiyo calooshaa walhi iyada murug igu heeso madama eheed qof hool badn ilaahey sidadii hore hakuugu soo celiyo
@maymuunmohamed5396
@maymuunmohamed5396 2 жыл бұрын
Alhamdullh abayo hadu alle ku fududeyey wlhi wa vediogi ugu horeyey o ano firsanayo an ilmenaayo wlhi abaayo muniiro Rafaad ayad so martey allaah aya mahad iska leh abaayo muniiro wan ku jeclahy runtii aad ayan ku jeclahy wax ku dhibo alle kuma tuso abaayo
@umuaisha2318
@umuaisha2318 2 жыл бұрын
Wlhi Abayo qalinka wa murug waxan kudhalay afar Allxamdulillaa marbalbo o ley balamiyo qalinka wan iska oyaa Allah ku bogadhayo Abayo
@luulacadey8401
@luulacadey8401 2 жыл бұрын
Alxm abyo wax qorna waye ilahey Aya mahadleh hada nabdqabtan adiga iyo bbyga ilahey cafimad hakusiyadiyo
@ikramosman3137
@ikramosman3137 2 жыл бұрын
Alxmdulillah alxmdulillah alxmdulillah
@suleekhofarax5597
@suleekhofarax5597 2 жыл бұрын
Abyo alle hakuu boogo dhayo umushii isxambaaratne alle hakaadhigo tacabki aadmartayna danbi dhaaf alle hkgadhigo quruxeey adiga owladaada iyo odaygaaga ilaahay ha idin xafido
@maryanmohamed4379
@maryanmohamed4379 2 жыл бұрын
Sometimes abaayo qalinka waa xaal anigaba number five ayaa legu qalaaye xalad emergency ah darteed marka alxamdullahi ilahay ayaa mahad leh adiga iyo babigada oo cafimaad qabo.
@umufartuunofficial6055
@umufartuunofficial6055 2 жыл бұрын
Anagabo hada ilmo ceshan la wlhi hoyo meshi ey fadhisay ayaa waaga ugu baryey markaa dhahday abaayo alx alx alx hadii allaah ku soo nabad kiciyey alaaaah ayaaa mahad leh
@shukrisugule6336
@shukrisugule6336 2 жыл бұрын
Alhamdulilaah abaya qalniin iyo fool waa dhib way dadaali kareen lakiin qadarka ka weyn umushi is qadato Allah ka dhigo
@fardowsocabdi5930
@fardowsocabdi5930 2 жыл бұрын
Asc abayo Alle qoyskaga haku barakeeyo hana ka dhigo umushi is qadata Duceyso abayo Allah bari sadaqana baxso allahna umad celi
@fatxiyafatxiya8828
@fatxiyafatxiya8828 2 жыл бұрын
Abayo alxamdulilaah hadii ad noo caafimaad qabtaan adi iyo nuunahaga waa qadar alle qaliinku
@omomuad9267
@omomuad9267 2 жыл бұрын
.mashaa Allahwll muniiro alxmdulillah wax walba wa qadar alle lkn walid ka ducadiisu wamuhiim waxba lagamaqariyo haduuna xanuun lahayn afar indhood ooisdhawri buu Allah idinka dhigay Allah hadin xifdiyo run tii wan iska ooyay manta dambidhaaf Allah kaagadhigo
@drsamrandagan3912
@drsamrandagan3912 2 жыл бұрын
Alxamdulillah
@dekaabukarmohamed3715
@dekaabukarmohamed3715 2 жыл бұрын
Alxmdullilaah illahey umushii isqadato Alle hakaa dhigo Abayo
@GudoonAhmed-ic8wj
@GudoonAhmed-ic8wj 2 жыл бұрын
Alx Abayo wax walba oo Alle ku qoray wad maraysa lama sharaysto qadarta anba laba jeerba laygu qalay laba carura Alx
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Walal wadnaha waxa ku kiciyey waa fooshi badneyd waa tii ani igu dhactey 2 sano ka hor marka dhalay ee foosha ku raafada la I qaalay alhamdoulilah walao an kuwa kaleh ka daba dhalay hadana alhamdoulilah qaalin wax xuun aya moodna lakine waa kala badbadin ilahay ha no barakeyo carurta inta haysan ilahay ha siiyo amin allah ha ku caafiyo
@aishahassan8575
@aishahassan8575 2 жыл бұрын
You made me emotional. Waan kula ooyey. Allah dambi dhaaf hakaaga dhigo. You are strong girl MashaAllah. Allah haku caafiyo.
@hanibeautysalon9014
@hanibeautysalon9014 2 жыл бұрын
Qaliin wax wayn ma ahan alxlih 3caruura ku dhalay kii afraad hada wadaa asna qaliina ahay allha ii fududeeyo alle wuxuu noo qaray maraynaa
@falastiinibrahim7516
@falastiinibrahim7516 2 жыл бұрын
Alx wa xanuun aniga so marey labo beri ayan folanayey an daley canuga hoos uso degi wayey 9 wan furna qalin lama filan dhig yari kooma galey alx wax walbo wa qadarta rabi
@fofoomer7557
@fofoomer7557 8 ай бұрын
ALXMDULILAH xabibti ❤🤲
@shamsaabdirahman3554
@shamsaabdirahman3554 2 жыл бұрын
Ameen Ya Rabbi
@hodanmuumin7515
@hodanmuumin7515 2 жыл бұрын
😥😥الحمد الله 🤲🤲🤲🤲
@caisha-qr2ts
@caisha-qr2ts 2 жыл бұрын
Alx abaayo wal walba waa qadar Rabbi mar hadaad na hor fadhido oo noo shekeynayso waa alx
@suhuramahamed1945
@suhuramahamed1945 2 жыл бұрын
M.a Shaa Allah Abyo umushii isxanarata Allaha kadhigo
@Hodanneta
@Hodanneta 2 жыл бұрын
Wlh waan dareemay ani xitaa cunigayga koobaad ayaaa madaxa gees la aaday waana la igu qalay ugu danbayn intii kadanbaysayna caadi ayaan u dhalay alx la badaba ilahay wax uu qadaray weeye wuuna nagu bad baadiyay ilahay ayaa mahadaas u sugnaatay abaayo umushii is xanbaarsata rabi hakaa dhigo culayska iyo for foorarsiga iska ilaali tankale xabad sawdada iyo xulbadana ka fogoow
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 1 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 47 МЛН
MALINTEYDA WAXA QABTO DAILY ROUTINE RER #my_rajo
11:36
MY RAJO
Рет қаралды 10 М.
MORNING ROUTINES KA UMUSHA ,#my_rajo
12:59
MY RAJO
Рет қаралды 113 М.
Barnaamijka Caafimaadka: Qaliinka Dumarka| Dr. Awkoombe
26:10
Talo Guur Gabadha 25 Sano Ka Weyn (Motherly advice )
8:25
Coffee and Tea
Рет қаралды 6 М.
PRANK AYAN KU SAMEYAY Abdirisaaq #team_rajo
16:08
Team rajo
Рет қаралды 78 М.
😂😂 Dalxiise Scotland udhashay oo Soomaalida ka yaabay 😂😂😂
14:59
Fatima Muna channel
Рет қаралды 3,8 М.
HISTORY TIME MANTA WAA SANAD JIRSANAY ALX #my_rajo
19:30
MY RAJO
Рет қаралды 45 М.