CALAWIYIINTA Syria Maxeey Yihiin Halkey Ka imaadeen?::: Dr Ahmed Al-Yamaani

  Рет қаралды 53,744

Dr Ahmed Al-Yamaani

Dr Ahmed Al-Yamaani

Күн бұрын

Пікірлер: 118
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 28 күн бұрын
Jazakumulaah kheyr Ustaad waa cashar soo koobay waxa ay Calawiyiinta yihiin.
@jawahirmohamed924
@jawahirmohamed924 Ай бұрын
Sheikh Ahmed jizaakalaahu kheyran ilaabney haku xafido ❤️ ♥️
@Muniabdi
@Muniabdi 22 күн бұрын
Shehk Allah haku hifdiyo sidaa cilmigaa nofahanisinesid Jazaaka Allah kayree❤❤❤
@ZeinabIbrahim-v9i
@ZeinabIbrahim-v9i Ай бұрын
Masha ALLAH SHEIK AXMAD YAMANI
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ الله يحفظك ☝️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😔😔😔😔😔😔😔😔
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid Ай бұрын
Mashaalah ilaah haka abaalmariyo walalka.
@Muniabdi
@Muniabdi 22 күн бұрын
Selalahu Alayhi Wasalam❤❤❤❤
@zaytum
@zaytum Ай бұрын
Alaha Akbar alaha Akbar ❤♥️❤❤❤ shukran dr Ahmed🙏💯 waa maxey calaaweynta program ka soo samee
@AminJeilan
@AminJeilan Ай бұрын
Masha Allah sheikh
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Cadowgoodu waa badan yahaye Allaha u hiiliyo 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️
@SahraIsmaiil
@SahraIsmaiil 25 күн бұрын
MASHAALLAAH❤❤❤❤❤
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Ай бұрын
Kor haloo qaado kanaalka sheekha. Aynu gaadhsiino 500K.
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 Ай бұрын
Jizaka laah qeyr sheikh ahmed
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Masha Allah shiikh
@xasancabdi1905
@xasancabdi1905 Ай бұрын
Masha Allah wax badan baan ka faaiday mahsanid
@ahmedcade6804
@ahmedcade6804 Ай бұрын
Aaamiiin aaamiiin aaamiiin shiiq axmad allaha ka aqbalo ducada anagana wan uducey neyna
@SOMALIAUNEARTHED
@SOMALIAUNEARTHED Ай бұрын
casharro library loo tegi lahaa ayaad jeedisaa dr ahmed ilaahey xasanaad if iyo aakhiro ha kuugu bedalo Aamin
@rahmaqu
@rahmaqu Ай бұрын
Amin yaa Allah ☝️
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Aamiin yaa Allah
@rahmayarow3592
@rahmayarow3592 29 күн бұрын
Allaahumma aamiin jazaakallaahu khayran
@faadumaibrahim3335
@faadumaibrahim3335 Ай бұрын
Allahuma amiiin allahuma ameen 😢😢😢😢❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AbucubaydaDiin
@AbucubaydaDiin Ай бұрын
Mash allah my shikh indhah ayaad ifurtay ahlu bayd laygu gadi maayo aan sax ahayn
@HindaWali-f2y
@HindaWali-f2y 25 күн бұрын
Waa la akhristaa kutubtooda walaal Google waad ka akhrinkarta waad naxaysa waxay amin san yihiin hadada aragto ama aay cabudaan
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 27 күн бұрын
Jazaa aka Allaah khayr sheekh allah ku barakeeyo waa noo iftiimisay waa arin iga qarsanayd
@mohamedabdinasir245
@mohamedabdinasir245 22 күн бұрын
Khyr Allah haku siiyo Sheekh
@omarmounaya
@omarmounaya 21 күн бұрын
اللهم اميين يارب العالمين 🤲
@omarmounaya
@omarmounaya 21 күн бұрын
subhAnaLLAH ........AMIIN INCHALAAH😪😪😪😪
@fadumamohamed7727
@fadumamohamed7727 29 күн бұрын
Reagen aya ka horey oo actor aha oo siyaaso ma aqoon
@NacimoOmer
@NacimoOmer 26 күн бұрын
Allah haku barakeeyo🎉
@hodanismael2611
@hodanismael2611 Ай бұрын
Jazakallah khayir sheekh
@sacdiyadiriye584
@sacdiyadiriye584 24 күн бұрын
Subhanallah Subhanallah Subhanallah
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Jabuutiba akhlaaq tii uguxumeyd ayey barteen
@NeimaAden-qi8cw
@NeimaAden-qi8cw 28 күн бұрын
Adu taada hagajiso.
@seynabhassanguled1892
@seynabhassanguled1892 29 күн бұрын
Subxaanalaah. Walawiyiinka hadey u diidan yihiin Allash Rabbi nimadiisa. Calaamad run ayey ku sugan yihiin.
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb Ай бұрын
1982 xasuuqi magalada Hama waye
@iqroqaranQaran-dv2bo
@iqroqaranQaran-dv2bo 27 күн бұрын
Salalaahu caleyhi wasalim ❤️
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
yaa allah adigaa dhaafiyey umada reer asad ha ku soo celin
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 22 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah
@UmoMohamed
@UmoMohamed 27 күн бұрын
Allahuma amin.❤
@AbdisalamMohamed-m4g
@AbdisalamMohamed-m4g 28 күн бұрын
Jazaakalaahu khayr sheikh waxyaalaban yaad no iftiimisay
@jstvjimicsigasocodkatv4443
@jstvjimicsigasocodkatv4443 28 күн бұрын
Jisaa Kallaah Ajir Allaha Kaasiiyo
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Ай бұрын
Scw scw scw ❤️
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 22 күн бұрын
Cws dr sheekh ahmed yamani
@AadanCabdi-m1r
@AadanCabdi-m1r Ай бұрын
Amiin yaarabi I😊😅
@dunibille
@dunibille 26 күн бұрын
أحسنت
@nimcohusseinahmed5200
@nimcohusseinahmed5200 24 күн бұрын
Sawdaaay anigu markaan shaqada ka soo baxo een nasanayo ayaanneegaa inaad wax soo dhigtay markaasaan ku farxaa hadii aanad soo dhigina kuwii hore ayaan mid ka mid dhagaysataa❤❤
@fadumoabdi-mc7oc
@fadumoabdi-mc7oc Ай бұрын
اسلام عليكم ورحمه وبركاته
@engilyas44
@engilyas44 29 күн бұрын
Shekhow xiisbull shaydankii shicada Xiisbullah haa ugu yeedhiin
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Ай бұрын
Sheekh cilmi malihi laakiin shiico waa wada gaalo waxba ha u qiil dayin shiico waa yahuud shiico isllaam shuql kuma laha
@bashiirsugulle
@bashiirsugulle Ай бұрын
Shicadu mamuslinba shiikh
@ka.a4416
@ka.a4416 21 күн бұрын
Asm allah kuxiftkyo
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 28 күн бұрын
Sixid:-magaalada la xasuuqay waa Xamaa 1982. Mahad sanid sheekh
@fadumoabdi-mc7oc
@fadumoabdi-mc7oc Ай бұрын
Sheikh suu,aal iinaan kuweydiyo ayan rapay xageen kala soo xiriiraa
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 22 күн бұрын
Subxana laah. Lacnatu laah caleyhi .ninkii diley caliy ibn abi daalib radiys laah can wa karama laah wajhu
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Ай бұрын
Aniga hoyadhey waa muwallad from Hiraan Belet Weyne. Hamar aan deganeen sometimes waxaa u imaan jirtay deriskeedha aa nno soo martin jirtay. I remember islaan ayadhana Yemeni ah oo la dhihi jira magaceedha ma rabo in aan sheego heblaayo Calawi. Yemen ma deggan yihiin dad Muslim ah oo qabiilkaas ah ???🤔
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 Ай бұрын
shiico wa cadowga kowad hada Zuni ahy ddka wlwalo ka dhiganyow cadeen hakugu filnato suriya side yelen gaalada ka naxrsbdn shiico
@CigaalGeyre
@CigaalGeyre 22 күн бұрын
Suniinta falastin yaa cawiya
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 22 күн бұрын
@CigaalGeyre kuwa Suriya ya layy Dan le u cawinyan jcl kma aha
@FartunMohamed-g6e
@FartunMohamed-g6e Ай бұрын
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 29 күн бұрын
Sheikhow dadka soomaaliyeed salaanta wey khaldaan imbadan Waxey dahaan (salaa caleykum)maxaad ugu jawaabi Kara?
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 22 күн бұрын
Honey waxaan u maqley in calawiyiintu shiicada u gu hooseeyaan.waana gaalaba sida sheekhu inoo sheegayo 😊
@AminaAbdirahman-c3j
@AminaAbdirahman-c3j 22 күн бұрын
Sheikh ilahay dartes ayanraba intekulahadlo qisa igudacde ayanraba intekushega number isee 🙏
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 28 күн бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@shukricabdilahi5724
@shukricabdilahi5724 Ай бұрын
لا حوله ولا قوه الا بالله
@CabdiWali-be6tg
@CabdiWali-be6tg Ай бұрын
Waalagumaqlaa
@Qurux00
@Qurux00 Ай бұрын
Shiicada wa cadowga ilaahy l
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob Ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 29 күн бұрын
Palestina
@fadumoaxmedmaxamuud2417
@fadumoaxmedmaxamuud2417 29 күн бұрын
Asc
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Calaawiyiinta Muslim maaha markaa
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 29 күн бұрын
Shiiqaan hadalkiisa sidee lagu rumaysanaa waa nin dowladda maraykanka ku haysato is dawa Marin government welfare ama cayrta
@FeyrusCasowe
@FeyrusCasowe 28 күн бұрын
😂
@Thepitchview90
@Thepitchview90 29 күн бұрын
Isna waa la afganbiyay
@HasnaAbdallah-y3j
@HasnaAbdallah-y3j 29 күн бұрын
Djibouti somali kaliya ma dagana sheikh ok
@fifisaid6470
@fifisaid6470 Ай бұрын
Ahmed Al Yamani Allah ka Baaq Umadd dhan ayaad ku gaftee.
@haa8793
@haa8793 Ай бұрын
Shico dadka hafidneyn
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Ma shiicaad tahay waa adiga xumaan taas difaacaye
@mrfuga6041
@mrfuga6041 Ай бұрын
Cidna uma gafin maxad ka sheekaynaysa?
@AishaLadan-z1j
@AishaLadan-z1j 24 күн бұрын
Allahii dhibka kaqaadayow haku celin dhibkii oo kadhig dadkii islaamka duliga inaykabaxaan sababta aad ugadhigilahayd kadhig reer suuriya
@abwaandhagaafe
@abwaandhagaafe Ай бұрын
Wuxu inaysan islam caadi ah ahayn dhaqankooda ayaa laga garanayaa dhibaatooyinka ay dadka Suniga ah u gaysteen lama qiyaasi karo xabsiga Sidnaaya waxash nimo ayay ka sameeyeen
@mohamedbashiir8430
@mohamedbashiir8430 28 күн бұрын
Muuqaalka wuu dheeryahay gaabi
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 29 күн бұрын
Shiiqaan sheekooyinkiisa waa qisadii dhex martay Fircon iyo Nawi Muuse oo Fircon ku Yiri Nawi Muuse "bal iiga sheekeey qisooyinkii dadkii hore, oo Nawi Muusana Yiri dadkaas waa dhinteen ee kuwa hadda jooga an badbaadino. Marka shiiqoow Bashar iyo aabihiis waa ka tageen suuriya ee hadda wadankooda ha difaacdaan
@fardawsasamow2888
@fardawsasamow2888 Ай бұрын
Sheikh adi Ma Somali ba thy mise yamani
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Ай бұрын
Shiiqi xitaa qabyalada ma labaraa😂😂😂
@smile-db6bv
@smile-db6bv 27 күн бұрын
Haha waa Somali wareysi giisa so daawo
@fardawsasamow2888
@fardawsasamow2888 27 күн бұрын
@@Bulshodhamaanteed qabiil igama ah e badana yaman bu ka hadla yamni ban moday
@RuqaAhmed-t9w
@RuqaAhmed-t9w Ай бұрын
Runmataqaanid.
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 29 күн бұрын
Sheikhow lambarkaaga sidaan ku helaa su,aal baan qabaa
@muwaarakgroup655
@muwaarakgroup655 29 күн бұрын
Barnamijkan aad ayaan u daneynaayey calawi waxey yihiin in aan ogaado lkn zaaid ayaad u dheereysey sheekhow
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 22 күн бұрын
Ws
@duniyokulan3158
@duniyokulan3158 Ай бұрын
Sheikhow kuwaad ka sheekeynayso ma Habargidir bay kaxumaayeen 😢
@falisissahak
@falisissahak 27 күн бұрын
Asc Sh axmad waxan rabaa inaad iga jaahil bixiso Shiico illahay caabuda oo rasuulka csw aaminsan Oo muslim dhaba ah ma jirta Siiriya markaan soo qaxnay waxay dhihi jireen yatiin hadaad wadato ijaarka guriga ma qaadan jirin wayna caawin jireen waa dad aad u fiican iyo islaamnimadana ku adag ayey ahaayeen allaha bad baadsho cadawgana allaha ka wabto Sh axmed madaxweynihi eeran AUN Shirkii sacuudiga lagu shirayey wuxuu yiri islaamnimadi waxay noqotay in laga cararo oo reer galbeed😂la hoos galo Qolo walbana meelba lagu xir xiray qof walba😂waxad rabto aamin sanow ee jihaadkan mawada galna oo islaamnimada kor mow qaadna Maanta waxa falastiin waxa ku socda bari wadankasta oo islaam ayuu ku imaanaya Marka shiico sow maaha AUN Maa noo jilcisid
@Osmanali-w5c
@Osmanali-w5c Ай бұрын
calawininta iyo khawaarijta kee ayaa islaamka u roon
@shukrihasan6425
@shukrihasan6425 Ай бұрын
Please mar walbo naga so shekeey shicada dad ka dhahayo yan laga hadlin war kooda ka bax subxaana laah walahi aduunka wa lagu cadanay walalehen Sundi ilahow u gar gaar walahi wan la oyey ilahow xaqoda u so celi
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Ай бұрын
Warka sooda hadalka badan iyo gacmaha aad taagayso nagadayo
@MaxamudMaxamedCali-c7l
@MaxamudMaxamedCali-c7l Ай бұрын
Xasan caskari
@warismohamud8888
@warismohamud8888 17 күн бұрын
Wca
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 28 күн бұрын
ileen wuxu minority bay ahayen sas umada uga layey ciil bau dadka uqaban balayo idinku dhacday
@Hassanhandule
@Hassanhandule 26 күн бұрын
Wahaabi waji maleh waxuu dadka ugu shekaynayo fìri
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 28 күн бұрын
Yamaniyoow waakanaa CNN-Ka aad kasoo qaadatay kzbin.info/www/bejne/nGrEXmygba5qiqMsi=plB7yrYY0Pwf6pVc
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 28 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/f52se2lqZq9_rKMsi=nCTeOkIB3HtB9x0B
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 29 күн бұрын
Ninkaan waxa uu sheegaayo waa sheekooyinkii dhalinyarada baraja bulshada oo dhahaayo 1-Sida la sheegay 2-Sida dad goonjoogayaal ay sheegeen I'm. Sheekhoow manoo sheegi kartaa magaca ninka aad kasoo werisay waxa aad noo aheegayso?? Istaaqfurulah, waa propaganda raqiis ah. Tan kale waxaad tiri hayadda xaquuqul insaanka, aaway kkkkkk,
@selmanabd2782
@selmanabd2782 19 күн бұрын
Xisbu sheydaaan
@AbdisalaanSh.ismaaciil
@AbdisalaanSh.ismaaciil 29 күн бұрын
Beenaale
@asadmohamed2226
@asadmohamed2226 29 күн бұрын
Waa edeb darnthy 🚫❌️
@AhmedHassan-r9n
@AhmedHassan-r9n Ай бұрын
😂Maxaa naga galay. Takale sow dad muslin uun maaha
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid Ай бұрын
Hadalka ku hadleyso ma ahan hadal qof muslim uu ku hadlo ee ilaah ka cabso.
@falisissahak
@falisissahak 27 күн бұрын
Asc Sh axmad waxan rabaa inaad iga jaahil bixiso Shiico illahay caabuda oo rasuulka csw aaminsan Oo muslim dhaba ah ma jirta Siiriya markaan soo qaxnay waxay dhihi jireen yatiin hadaad wadato ijaarka guriga ma qaadan jirin wayna caawin jireen waa dad aad u fiican iyo islaamnimadana ku adag ayey ahaayeen allaha bad baadsho cadawgana allaha ka wabto Sh axmed madaxweynihi eeran AUN Shirkii sacuudiga lagu shirayey wuxuu yiri islaamnimadi waxay noqotay in laga cararo oo reer galbeed😂la hoos galo Qolo walbana meelba lagu xir xiray qof walba😂waxad rabto aamin sanow ee jihaadkan mawada galna oo islaamnimada kor mow qaadna Maanta waxa falastiin waxa ku socda bari wadankasta oo islaam ayuu ku imaanaya Marka shiico sow maaha AUN Maa noo jilcisid
10 Faa'iido Oo Laga Helo WAYSADA || Sh Dr Ahmed Al Yamaani
25:58
Dr Ahmed Al-Yamaani
Рет қаралды 3,2 М.
Maxeey Aaminsan Yihiin ᴴᴰ┇Firqada Calawiyiinta Loo Yaqaan?
5:12
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 20 М.
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
OCCUPIED #shortssprintbrasil
0:37
Natan por Aí
Рет қаралды 131 МЛН
$1 vs $500,000 Plane Ticket!
12:20
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
DAAHIR ALASOW XASSAN SHEEKHOWHADAADAN SOO QABAN AHMED MADOB...!!#somalia
10:01
Somali Tiktok live Streams
Рет қаралды 985
Bisha RAJAB: Fadligeeda Waa Maxay Iyo Maxaa La Sameyaa?:::Dr. Ahmed Al-Yamaani
1:04:07
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 236 М.
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН