QAMAR SUUGAANI 2022 | WAXYIGII XUBIGA | NEW BEAT RIMEX

  Рет қаралды 988,647

Mattan Pro

Mattan Pro

Күн бұрын

Thank you for watching !!!

Пікірлер: 170
@abdimajiidaliawale5319
@abdimajiidaliawale5319 2 жыл бұрын
Markaan dhageestay aad baan ula dhacay kuwa gadaasheyda dhageesan doono soo dhawada🥰
@ibtisamhassan5295
@ibtisamhassan5295 4 ай бұрын
Waan dhownahay 🥺❤️
@KHALIDCade-id1mp
@KHALIDCade-id1mp 4 ай бұрын
​@@ibtisamhassan5295😢
@nawalali7934
@nawalali7934 2 жыл бұрын
Hibo gaar ah leeyahay ninkaani😌💯 abwaanimo fanaanimo laxameysto iyo cod sixir ah luuq aan caadi ahayn🥰 nafta waxa ku weyn wacadkaan galnoo💪
@hanadqalab-jaan803
@hanadqalab-jaan803 2 жыл бұрын
Heestani way iga gadantahay anigu 👍👍👍👍👍🤲🤲👌
@nasramahamed718
@nasramahamed718 2 жыл бұрын
Nafta waxa ku wayan wacadkaan galnoo Waxaan dhawraya waxyigii hupiga🤴❤
@boqoradasomaliland5695
@boqoradasomaliland5695 2 жыл бұрын
Qamar wa fanan qaaliya waxan ugu duceya markasta inu ale ubad siiyo 🥰🤲💋
@nuuraelmi2512
@nuuraelmi2512 2 жыл бұрын
Ameen
@fjmavio4072
@fjmavio4072 Жыл бұрын
Anigabo Wllhi Waxan jeclahay inu Eebe ubad siiyo 🤲😰
@baarbejaamacdahir5986
@baarbejaamacdahir5986 Жыл бұрын
Aaamin
@najmamursalmohamuud9974
@najmamursalmohamuud9974 Жыл бұрын
Alle wuu siiyey allaha aduunka u keeno isago nabad qaba
@fayroozaqaliofficial2381
@fayroozaqaliofficial2381 10 ай бұрын
Allaha siiyo ubad khayr qaba iyo jaceel oo kuu nasto amiin yaa rabo ❤❤🎉
@abdirahmanmahad9399
@abdirahmanmahad9399 8 ай бұрын
2024 yaa ila daawanaya ❤
@Najmaxasan-v4r
@Najmaxasan-v4r 6 ай бұрын
Ani❤😊
@SundusCkarim
@SundusCkarim 2 ай бұрын
Mee❤
@BileSuleymaan
@BileSuleymaan Ай бұрын
Mee❤
@UsaameCabdiwahaab
@UsaameCabdiwahaab Ай бұрын
Ani zxp
@MaryanDaahir-q9v
@MaryanDaahir-q9v 24 күн бұрын
Me❤
@mohamedheykal5837
@mohamedheykal5837 2 жыл бұрын
Waanba u warami lahaaye war badan baanba u hayaaye ee hadmaanu dib u kulmi oo aan ugu yaraan aan dib ku xasuusiye safaradaan wada galnay iyo wada joogeeni xiisaha mudna
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 10 ай бұрын
Dhamaadka sanadka 2023 hdaa daawanyso like dhac kusii 👍 06/12/2023😢 02:41❤
@NajmoCadey-s7b
@NajmoCadey-s7b 7 ай бұрын
22/2/2024😢
@najmamursalmohamuud9974
@najmamursalmohamuud9974 Жыл бұрын
Dhagaysigeeda Kama Daalo qamar HirgalaY gcn Ban ku tagay Legend🥰❤️
@NourApdiqadir-kd9sq
@NourApdiqadir-kd9sq Жыл бұрын
Layap Layap❤ pest wlhi
@GorGor2023
@GorGor2023 9 ай бұрын
Fanka hada jira wa qamar iyo baabah Saluto Legend 🫡
@hazardole2349
@hazardole2349 Жыл бұрын
the most underrated song ever😳
@cocodirastamoney1725
@cocodirastamoney1725 2 жыл бұрын
Commentigaan markaad aragto like saar si aan Mar kale u dhageysto heystan macaan🔥🔥✌
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 2 жыл бұрын
August 2022 kadib markuu xirirki dhamaday ayaan dhageysanoyaa heestaan Qalbiga ayey tabatay runtii 🥲 Aboweyal gabadhaha idin jecel hadhibina please 🙏
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Jah Sorry WlloH Qrxeyy Laba Wacad Wada GaLay Mid Uunbu Ku Wayn YeHe🙏
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 11 ай бұрын
Sorry wiilasheena gadhaha idin jecel hadhibina wlahi xalad adag so maray 😢se hada axllaa waa ladanahay se heesaha qaar markan dhagaysdo ayaan dareema in aan cidlo ahay anan dhawacanay😢
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 11 ай бұрын
@@Hamdadahir-gd4lq sabar sii naftada oo is adkeey abyo waadka gudbi doonta Insha Allah ❤️‍🩹
@Hamdadahir-gd4lq
@Hamdadahir-gd4lq 11 ай бұрын
@@nasramohamud1629 inshallaaa se walhi si kasdaan isu adkeeyo hadana way igu adagtay oo waxan isga cel celiyaa calkiis inkasdoon sidii hore dhamo oo aan nafdayda samirka usheego
@engmustafemehamed8233
@engmustafemehamed8233 4 ай бұрын
❤❤❤ gabah an u aad jeclahy ayan san u aminijirey 😢😢😢araydu dhahyan adegsan jiray intayna so bixin hestani
@maxamedxrd8509
@maxamedxrd8509 2 жыл бұрын
Legen Qmarka fanka shida Iyo tabiyaha gacanta fudud mattan pro hore u zocda🇦🇪🙏
@ShukriEid-fs5ve
@ShukriEid-fs5ve 3 ай бұрын
Way iiga gadanthy heestani❤😊
@mohamedismail6494
@mohamedismail6494 2 жыл бұрын
War nio ninkaan qamar suugaani ah waxba lagama qabankaro, wuu tagay✌🏻
@HodanYar-gp2jc
@HodanYar-gp2jc 2 ай бұрын
haaa haaa🎉🎉
@yaasiinCadde-c9e
@yaasiinCadde-c9e 7 ай бұрын
Inta dawanaysa 2024😂😂
@RaymanAhmed-f5e
@RaymanAhmed-f5e 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@abdishakureid795
@abdishakureid795 2 жыл бұрын
3 hours later aan arkay the best singer of 2022
@saabir4452
@saabir4452 Жыл бұрын
2023
@Hajji_sacad
@Hajji_sacad 9 ай бұрын
😊😊😅😅⁰00😊⁰​@jaymashup
@hannansheikh441
@hannansheikh441 6 ай бұрын
2024​@@saabir4452
@RaymanAhmed-f5e
@RaymanAhmed-f5e 6 ай бұрын
2024 😂
@mohamedismailaaden8279
@mohamedismailaaden8279 2 жыл бұрын
Heesta inta og in uu Malyuun maanka la qaadey Like me
@varixazaed5557
@varixazaed5557 2 жыл бұрын
Wllhi dhe malyuun manka wan jeclahay meeday qaybteedii
@Xanaans
@Xanaans 4 ай бұрын
​@@varixazaed5557malyuun maanka iyo qamar suugani ku qor waa ay kuu soo baxee🥺
@mustafecabdirisaq3303
@mustafecabdirisaq3303 2 жыл бұрын
Fᴀɴ Wᴀ Qᴀᴍᴀʀ Aᴍᴀ Wᴀᴀ Qᴀʀᴀᴀᴍɪ Yᴀᴀ Iʟᴀ Qᴀᴘᴀ 😊❤️🎻
@Osmanjr2114
@Osmanjr2114 8 ай бұрын
02/02/2024 jimco Go, aan baan qaatey allah ha igu gullesiyo hadii aad iga danbeyso isoo ducey🤲😢😥
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 8 ай бұрын
Kii uu go’ankisu u hirgalo inshallah
@Osmanjr2114
@Osmanjr2114 7 ай бұрын
@@badriamohamed6610 amiin
@XamseGeeele
@XamseGeeele 6 ай бұрын
School laxanka lagu Baro fanaaniinta inuu furto ninkan ayaa u wacan
@yuruphaype1423
@yuruphaype1423 Жыл бұрын
Qamarka.hirgaly😢❤
@BarkhadCllahi
@BarkhadCllahi Жыл бұрын
Codkiisa aniga wuu uga gadan yahay❤❤❤
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 8 ай бұрын
2024 ba heskan dhagysnyaa Nafta waxa ku wayn Wacadkaan galnoo❤️ Wxan dhawrayaa Waxyigii xubiga❤️ Ina Husein❤️🥰
@aniizashubedaacad1752
@aniizashubedaacad1752 Жыл бұрын
Ma ogtahy wll kuLaha😂😂😂😂
@jimcaalecumar4650
@jimcaalecumar4650 Жыл бұрын
Muxuu odhan lahaa hadaa😂
@QamarAxmed-v4n
@QamarAxmed-v4n 6 ай бұрын
😂
@djmuniirmaxamad391
@djmuniirmaxamad391 2 жыл бұрын
Fanaan ka fanka shida qamar sugani iyo channel ka shida heesaha xulan mattan pro 💫💥🏅🔥🔥🎶🎵
@awoawil3428
@awoawil3428 2 жыл бұрын
Srtyuiopzxv💖💗💓💞💕💟💌💘💝💔🖤🤎💜💙💚💛🧡❤
@ibrahimbuthul1596
@ibrahimbuthul1596 4 ай бұрын
GOATKA 🐐 FANKA 🔥 QAMAR 🎶🎸❤️ WYE 🥰:::::::::: 👍
@KhadarIsmaciil-ed8fr
@KhadarIsmaciil-ed8fr 6 ай бұрын
From tiktok 😂
@omarisse7007
@omarisse7007 2 жыл бұрын
Waaw qamar is a legend Boy .
@CabdiqaniCawil-y3k
@CabdiqaniCawil-y3k 3 ай бұрын
Kuwardiyi jiree aan ku waalanjirayey❤❤❤❤❤❤
@whoami3986
@whoami3986 3 ай бұрын
Number 2 ❤
@Freeworld213
@Freeworld213 9 ай бұрын
Who’s listening 2024 😻
@abdulbarizubeyr5345
@abdulbarizubeyr5345 9 ай бұрын
Me 😅
@raxmamahamud8728
@raxmamahamud8728 8 ай бұрын
Wlhi aniga 😢
@saamabdi6158
@saamabdi6158 5 ай бұрын
Its me 😂
@MuxuyadiinAadan-w8y
@MuxuyadiinAadan-w8y 4 ай бұрын
It's Me what you feel this song 😢😢 I am feeling my dear when stay me just she gone my hear
@maxamedadan-v7n
@maxamedadan-v7n 10 ай бұрын
Goatka fanka qamarka
@moalpha4995
@moalpha4995 2 жыл бұрын
Weekgaan helin Codkaagii wacnaa Wax inaan maqal Ma ogtahy xbbi
@asmarfilimss9892
@asmarfilimss9892 2 жыл бұрын
Nio qamarkii uu kacay
@zuzuelmi3919
@zuzuelmi3919 2 жыл бұрын
wil zaaid isku jecelnhy ayaa dhexdeena gabar so gashay wA isku dhacsanen wlhi saas eythy hada alxm wn heshinay gawadh dhexdena ku jirtay wu jarY bAlse intan kala maqnen😔wuxu ishegay inu hestan dhageysn jiray malmaha kala maqnen walibo isago wuxu igu dhahay intan kala maqnen xita waxa igu adkeed inan rashin qato😔sidas dartet hestan iska dhageysanaye anigo nafis karadinayo marka aniga xita hestan wan jeclhy qofkeyg isagane wu jecel yhy waa hes darenkeda wadata
@Ladan12345
@Ladan12345 9 ай бұрын
Qaliyy farah dhel dhelka hdd ku aminto adile guban😂rashinkn dayn jirey kulaha qof wlidku dhintey xta rashin madayo jnabtiyy yan laga walin naag hdu kufiro kadhaqaji bc ninka kujecek kliga bu dumar kuhyzta hdn idin qld fhmyna alle ha iskukin barakeyo❤😂
@zuzuelmi3919
@zuzuelmi3919 9 ай бұрын
@@Ladan12345 taladan wa hore inad ka hadashe ehed hda comantigan muxu itaraa qoralkan so wore one year ago u ahaa sorry
@hurfemavio5806
@hurfemavio5806 6 ай бұрын
Hada ka waran muxuu xaalkiinu ku dambeeya😅😅
@farduuzshakuul4701
@farduuzshakuul4701 2 жыл бұрын
Ana u horeyey
@Apdiqanibahdoon
@Apdiqanibahdoon 5 ай бұрын
From tiktok
@jaawecaanka6825
@jaawecaanka6825 2 жыл бұрын
Qamar danbi 🔥
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
😅🤥😹
@sadaambollo8290
@sadaambollo8290 2 жыл бұрын
Waa ayaamahaan magacaga weyn Ee wanaaga badan Ku wardiyi jiree Aan ku waalan jiray Like team 2022
@cabdixaafidcalinuur1526
@cabdixaafidcalinuur1526 2 жыл бұрын
😍🥰❤🌹🥰 mudadaaanan arag wajigaga Arag🥲❤
@APDULLAHIAFDHEERE
@APDULLAHIAFDHEERE 5 ай бұрын
2024 still my singer
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 2 жыл бұрын
Heesaha aan raadiyaba adan kaa helaa
@abdirahiimartan4285
@abdirahiimartan4285 10 ай бұрын
Goat 🐐 fanka
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Qamar suugaani fankisa caadi ma aha waa xidig buuxa heesaha si layaab leh ayuu ugu baashaala
@Zhatiyayyy
@Zhatiyayyy 9 ай бұрын
2024🤚🏻😂
@Adeyhaji
@Adeyhaji 2 ай бұрын
Top wlhi❤
@hanikhadar7600
@hanikhadar7600 2 жыл бұрын
31july 2022 ayan dhagaysanyaa mud 11hrs ah eray wlba wuu itabayaa wxn la noolahy xanun jcyl qofkn jeclaa runtii waxwlba on ku aqanay wey bedel men xtaa wxnka baqaa inan waco wlhi friimahyga wu furaya wuna dhafayaa anigna wxn noqday bukaan socod wxn ahy qof intaaso nin jeclyhin inay bartaan Ana isaga I ah adunkygaba wxn kuleyahy maaalin malmaha kmida wnku ilaabi dona xanunkna wnka bogsan doona lkn waxad iska fogaysay dheeman wxwlba onku ahaa runtii wad dareemi doonta still wanku jeclahay 😭😭😭😭😭😭😭
@yasmiincabdicasiis2162
@yasmiincabdicasiis2162 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺😰😰😭😓😓💔💔
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Hays Liidin WlloH Hana Waxad TaHay Boqorad Isaga Loga Baahna Inuu Daneeyo Wada Joogiina Adigu In Lagusoo Raadsado Ayay Quruhdu Ku Jirtaa Qof Adagba TaHay Go'an Ka Qaado Still Iyo Waxan Ka Bax Tomorrow Isagoo LuuL Kugu RaadiNaya Ayad Arki Doonta Marku Arko Inad La'aantii Farahsan TaHay❤
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 Ай бұрын
Kawrama shekadiinii
@drogolyris17
@drogolyris17 9 ай бұрын
Heestan kolpa waa soo radiya
@hamdamohamud7915
@hamdamohamud7915 Жыл бұрын
😫wadnah i yidhi waxan doonaYaa doonaYaa wehelkaYgiyeee😫
@abdinurahmed8406
@abdinurahmed8406 9 ай бұрын
@abbasalishueyb1039
@abbasalishueyb1039 2 жыл бұрын
Legend 🙏
@hassanturki7784
@hassanturki7784 2 жыл бұрын
Best song🎵🥰
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 9 ай бұрын
Qamar suugaani big legend
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 10 ай бұрын
Woow best song wlhi
@timoibnumahad6126
@timoibnumahad6126 2 жыл бұрын
QAMARKAH BEST FANAN😣
@abdiqaniciin4941
@abdiqaniciin4941 2 жыл бұрын
QamaR sugaaNi legeNd
@hamsemuumin8282
@hamsemuumin8282 2 жыл бұрын
Qamar nin aan siwayn utaageero
@canabcabdideeq
@canabcabdideeq 4 ай бұрын
2024 anigo qayilaya heesta dhagaysanaya somaliyey like Sara wixi iga dambeyow😂❤
@Baria0595
@Baria0595 2 жыл бұрын
Caadi maah 👌👌👌
@subeermaxamed574
@subeermaxamed574 2 жыл бұрын
QaMarKaH HirGaLaY 🥰
@sahiilstudio3065
@sahiilstudio3065 2 жыл бұрын
Waaw waaxkaale mattan keep going 👀
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 2 жыл бұрын
Qamarka duula
@nasiibnasiib6127
@nasiibnasiib6127 2 жыл бұрын
War ninkan waa walan yahay heesta marki uu malyun la qaadayaya ayay codki u ku qaaday bay ku ficnay hada laxanki io codkiba wuu badalay iyado dhan wa xumeyay
@Sharma22Sharma22
@Sharma22Sharma22 4 ай бұрын
Godka sanadka 2024 fans
@NiciimaMaxamed-q4s
@NiciimaMaxamed-q4s Жыл бұрын
22 7 2023 habeen igu dheer
@JUNIOR-10.
@JUNIOR-10. 2 жыл бұрын
Qamar suugani❤️❤️
@cabdirizaq2
@cabdirizaq2 4 ай бұрын
2024 inta dawneyso like❤️
@hamdamohamud7915
@hamdamohamud7915 Жыл бұрын
😢Kumee wiiLashan wax ku egaYaaaY😫
@Nuura-n6d
@Nuura-n6d 11 ай бұрын
Goat fanka
@AD-gj1sz
@AD-gj1sz 2 жыл бұрын
Masterpiece 🔥
@mawliddeeq7657
@mawliddeeq7657 9 ай бұрын
We We we😊
@akemonelmi7686
@akemonelmi7686 2 жыл бұрын
Qamar ka duulo boqorka laxamada nolow
@iprhimadnen5244
@iprhimadnen5244 2 жыл бұрын
Malyuun maanka niyada ayaa loogu dhisayay in ay laqaado qamar lkn hada usaga Lee Ku raaxaysanaya tiiyarayd kama daba ooyayso 🥺🤣😂😂😂
@Degaliah
@Degaliah 10 ай бұрын
😂😂😂
@QamarAxmed-v4n
@QamarAxmed-v4n 6 ай бұрын
😂😂
@mohamedcumar3982
@mohamedcumar3982 2 жыл бұрын
Atooraha fanka intaan arkaayay fanaan
@aboudichannel6196
@aboudichannel6196 Жыл бұрын
03 :18pm habeenimo 2023 sunday |23july Weeding my cousin khalid 🙋‍♂️ this song 🔥🔥
@hodanarche6992
@hodanarche6992 2 жыл бұрын
Heestan😭
@salahbashiiraden9558
@salahbashiiraden9558 2 жыл бұрын
Laxanki khaalid kaamil miya anaa xisaabaad isku dhufsaday
@ShoolaCade-fe8tc
@ShoolaCade-fe8tc 6 ай бұрын
Waxe waaye heesTaa
@QamarahmedQamarahmed-ub6nh
@QamarahmedQamarahmed-ub6nh 3 ай бұрын
Horta ina wahsado ma ogtahay mcnow😢
@asmcadey2759
@asmcadey2759 9 ай бұрын
dhamadka sanadka 23/12/2023🥰❤️🫶
@dalmarabdi994
@dalmarabdi994 2 жыл бұрын
Nin naga waaly qamar
@abdidoolarinaismaacil4067
@abdidoolarinaismaacil4067 2 жыл бұрын
Qamarka lala sida haada
@YaasiinYasto-z9v
@YaasiinYasto-z9v 3 ай бұрын
Who's listening 18/ 06 2024😊
@nourahmed5547
@nourahmed5547 Жыл бұрын
Fanka ninkanaa u sareeya ❤️🫶🏻
@cabdishakur4610
@cabdishakur4610 Жыл бұрын
Beede😂
@mahamedmoustapha9763
@mahamedmoustapha9763 Жыл бұрын
Qamar is special ❤
@kalgacal123
@kalgacal123 Ай бұрын
24/8/2024 11:17pm💔🥹 Kumee wiilashan wax ku eegayow...
@drabdirisakali1253
@drabdirisakali1253 2 жыл бұрын
Wax inaan cunin zalmaay ax ax
@ikranmaxamuud6143
@ikranmaxamuud6143 Жыл бұрын
Heesan darenkayaga ka hadlaysa
@darajaaleFilms
@darajaaleFilms 2 жыл бұрын
Midhaha my teacher hello ilaa sannad raadinayay inuu sooqaadayo🥺😭
@khadarogity4588
@khadarogity4588 2 жыл бұрын
Fanka sixirtay pro🥲
@AmranaxmedYusuf-m2b
@AmranaxmedYusuf-m2b 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@NiciimaMaxamed-q4s
@NiciimaMaxamed-q4s Жыл бұрын
Kumee wiilashaan wax ku eegayaay
@AmranaxmedYusuf-m2b
@AmranaxmedYusuf-m2b 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ruweydamohamed8295
@ruweydamohamed8295 Жыл бұрын
Xasuus😢
@shiineaxmed8470
@shiineaxmed8470 Жыл бұрын
Wax Inana cunin wll 💉 💊🥺
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 Ай бұрын
2024❤😊
@IbrahimAli-uf3tu
@IbrahimAli-uf3tu 11 күн бұрын
2025 hadad wali dageysani like saar
@suldandiaze8399
@suldandiaze8399 Жыл бұрын
Hestan qof Ayan unace 😂😂
@MaxamedAadan-y9r
@MaxamedAadan-y9r Ай бұрын
War Qamar maxa Tiraahdeeh
@MaxamedxasanIbraahim-xf7tx
@MaxamedxasanIbraahim-xf7tx 7 ай бұрын
Wax inaaan cunin miyaaa ku waramay
QAMAR SUUGAANI 2023 | MA HELO NACABKA GUUSHA | HEES CUSUB
6:39
Mattan Pro
Рет қаралды 628 М.
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,7 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 53 МЛН
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
ABDIRISAQ SICIID - CARSHIGII XUBIGA OFFICIAL VIDEO 2024
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 886 М.
QAMAR SUUGAANI JUPITER IYO MAARS BARNAMIJKA CAAWIYO QAMARKA
4:01
Qamar Suugaani
Рет қаралды 139 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 23 МЛН
Dareen Caashaq
4:40
QAMAR SUUGANI - Topic
Рет қаралды 569 М.
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,7 МЛН
Qamar suugaani Hees Cusub | Xariir Dahabo | Hees Cusub 2020 lyrics
5:57
YOUNGER LYRIC'S
Рет қаралды 1 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 14 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,7 МЛН