QAMAR SUUGAANI FT MALYUUN MAANKA WAXYIGII XUBIGA HEESTA QARNIGA 2022

  Рет қаралды 331,929

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Soo Saaristii Balanbaalis Studio
Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

Пікірлер: 116
@مأجي-ز8ض
@مأجي-ز8ض 3 жыл бұрын
gabadhan Malyuunka cod macaan oo xabeeb leh bay leedahay heesaheeda naxariis naxariisbaa ka darewmaysa❤️
@Xanaans
@Xanaans 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@majedismael6056
@majedismael6056 3 жыл бұрын
QamarkaH fanka. Kabtaaddu waa nooma gasho, maanka wax kale. Awood sheegasho fanneed😎
@somaliofficial4240
@somaliofficial4240 3 жыл бұрын
Qamar Teembadiisa qofkii la keena waa legend kale inanta Malyuun ah codkeeda waa heer sare.
@guuleednaaji
@guuleednaaji 3 жыл бұрын
Wawareey heestani cadi Ma Ahan Heestan Xaqeeda Hala siiyo 1M Views 🔥🔥🔥🔥❤
@aasiyoxabiib6929
@aasiyoxabiib6929 Жыл бұрын
Inta heestan 2024 baraty😂❤
@WÏÎŁŇĂXÃŔÎÎŚBÄĐÄŇ
@WÏÎŁŇĂXÃŔÎÎŚBÄĐÄŇ 11 ай бұрын
Kliga le 2024 brty anga my😂❤
@hibocabdirashiid3526
@hibocabdirashiid3526 11 ай бұрын
Sameeee wlh😂❤
@DekoIsman
@DekoIsman 11 ай бұрын
Same 😂
@Xanaans
@Xanaans 8 ай бұрын
Same😂😂😂
@AhmedKhaan-x4f
@AhmedKhaan-x4f 7 ай бұрын
Waxan ka qomameya 2sanee idhaaftay 😂
@hodanhapiofficial6627
@hodanhapiofficial6627 3 жыл бұрын
Anigaa ugu soo horay like ii sara
@cayuun
@cayuun Жыл бұрын
From TikTok 🎉
@dhamaysmedia1048
@dhamaysmedia1048 3 жыл бұрын
Subhanalah waxyi wax xage alle kasoo degay ayuunba loo isticmaali karaa .
@Nawalosman122
@Nawalosman122 3 жыл бұрын
Subhanalaah😥
@abdikachannel9777
@abdikachannel9777 3 жыл бұрын
Wlh laxankii qamar halkisii ay dhigtay
@mohawacanofficial1043
@mohawacanofficial1043 3 жыл бұрын
Naftan waxaa kuwayn Wacadkaan galnoo Waxan dhawrayaa Waxyigii xubiga Nafar kulama simo Taliso Waxan kuwardiyaa magacada Markaa Muqada arkin Muxibo fara badan baa Labtayda kuu jirtoh Adiga hadiyo kaaga dhigay Magacayga iyo Nolashayda
@tiriik454
@tiriik454 3 жыл бұрын
Gabadhan codkeeda waa woooow
@iklasabdi6200
@iklasabdi6200 3 жыл бұрын
War heestan video clup ayaay ubahan thy laba legends ayaa isku helaya👊😚tagere buxa
@abdinasirabdirashid681
@abdinasirabdirashid681 3 жыл бұрын
Waxyi kaliya waxa la yidhaa hadal xaga alle ka yimid Qamar haka fiirsado marku heesaha erayadooda samaynayo
@HodanDeeq-z6n
@HodanDeeq-z6n 14 күн бұрын
wxaan qariye mahaye hees iyo badh weye🎉❤
@IsmahanCalli
@IsmahanCalli 4 ай бұрын
NAFTA WAXA KU WEYN Heestan waxa dhagesan jiray marku igaxanaqo nolasheydii mader allow calaf nisku ken dar 🥺
@cabdulaahiibraahim1481
@cabdulaahiibraahim1481 3 жыл бұрын
Win balanbaalia istudio Whit share keeping going back 😍😍😍📱👩‍🚒
@isacksuugaani1235
@isacksuugaani1235 3 жыл бұрын
Heestan qamar wareysigi abwan hello baa ku dhax laxameeyey way ku jirta dib u eeg hadad rabtid
@hibodahir7161
@hibodahir7161 3 жыл бұрын
Halkee
@isacksuugaani1235
@isacksuugaani1235 3 жыл бұрын
Dayax films wareysigi abwaan abdiraxin sadiiq heelo ku qor
@Ayaanwadani
@Ayaanwadani 3 жыл бұрын
Wow 🤩 Cajab ❤️👌
@Mazcuui-vt3br
@Mazcuui-vt3br 3 ай бұрын
Naxariisto waxay ku jirta kutubka😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 3 жыл бұрын
Marwada fanka malyun manka laxanka qamar cadibay ola keentay wow
@sharmaboyfans7180
@sharmaboyfans7180 3 жыл бұрын
Guulayso wllkey saami cadde ❤
@-Y95
@-Y95 11 ай бұрын
Wadnahaa i yidhi 😢❤
@Fardosa869
@Fardosa869 Жыл бұрын
Hees Meela ka raaadin malmahn Iyado aad umacn TikTok ku arkay wan ku dawoooway❤
@IsraHasan-bw6td
@IsraHasan-bw6td 7 ай бұрын
Laa ilaaha ilala waar waaxan hees laaga dhaha Kuma wilaashaan wax ku egay😮😮😮😮😮😮❤❤❤😊
@anasbaban3501
@anasbaban3501 3 жыл бұрын
Pin igu qabo qof igama horeen daawashadeeda😱
@abdibaasidaliabdilaahi5166
@abdibaasidaliabdilaahi5166 11 ай бұрын
Qamarka jirjirka duula Waa heesaha aan ugu taageerada badanay
@tiriik454
@tiriik454 3 жыл бұрын
Laba aan kala dhici muuqaal heesta u soo sameeya
@CraxmaanCusmaan-js1qp
@CraxmaanCusmaan-js1qp Жыл бұрын
hestan hada tikok kaso arkay😢❤
@ridwaanofficial8024
@ridwaanofficial8024 3 жыл бұрын
M.a shallah 💋qamar suugaani and malyuun maanka cod mcn
@mohaanHassanaadan
@mohaanHassanaadan 9 ай бұрын
Wlhi heestan qiyro ayey igalisay 😢❤❤❤❤
@ridwaanofficial8024
@ridwaanofficial8024 3 жыл бұрын
Qamar suugaani iyo malyuun maanka m.shallah cod macan 💋
@Ayaanqurux.
@Ayaanqurux. Жыл бұрын
Heestan hada igu horeyso 2024😂😂😂❤
@Buni-f9w
@Buni-f9w Жыл бұрын
Kula mid ban ahy hdan arkay mid iska duubay😂😂😂
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
Heestan WaxaY wada Qaadeen Markuu Xamar JoogaY
@UbaxCabdijaamac
@UbaxCabdijaamac Жыл бұрын
Haa qurxoowo❤😮
@abbassalah3867
@abbassalah3867 2 жыл бұрын
Ppppp laxanka qamar sugaani qofki kenay lpx waye malyuun mnka codkga alle hku daayo
@maxamedfitaaxmaxamedfitaax5704
@maxamedfitaaxmaxamedfitaax5704 9 ай бұрын
Nafteyda waxa kuwen wacadka galnay igu kal sonow❤
@MahdiFarxaan-o2y
@MahdiFarxaan-o2y 9 ай бұрын
Magari😅
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 3 жыл бұрын
Qamarka and Malyuun Wax Kale🇸🇴❤🥰💪
@shuceybwashington7043
@shuceybwashington7043 3 жыл бұрын
Qamar mucjisada fanka😍
@dr-mohamedahmedabdullahiwa6449
@dr-mohamedahmedabdullahiwa6449 3 жыл бұрын
Qamar suugaani & malyuun maanka kep going
@queens5777
@queens5777 8 ай бұрын
Miyaan kuu waramay wax inana cunin😁😁 oo ma anaa gaajo isku dilaa❤❤😂😂😂
@aloredeeq
@aloredeeq Жыл бұрын
From tiktok 😂😅
@MizkiKhadar
@MizkiKhadar 29 күн бұрын
Heestii heesaha u macaaneyd
@ayaankampalla7869
@ayaankampalla7869 3 жыл бұрын
Ayy mucjisda fanka
@naciimocarab3192
@naciimocarab3192 Жыл бұрын
Mashalaha ilaha haa nixfiido waan dagara❤
@UbaxCabdijaamac
@UbaxCabdijaamac Жыл бұрын
Miyaàn kuu WARMAY C/LAHIYOW ❤😢
@kaahiye2125
@kaahiye2125 3 жыл бұрын
Qamarka hirgalay 🔥🔥🔥🔥💵
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 3 жыл бұрын
Malyuun maanka boqorada codka 😍
@aminyare9462
@aminyare9462 3 жыл бұрын
qaMarkaah 🤤🤤
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 жыл бұрын
Heestan inbadan baan sugay
@ubahhayaan6000
@ubahhayaan6000 3 жыл бұрын
Qamar&malyuun❤😍
@Ruun00gggg
@Ruun00gggg 3 жыл бұрын
Dumashi ayan tan shrma iska barejeyne heeso badanaa waku wata cod mcn ledahay
@hibodahir7161
@hibodahir7161 3 жыл бұрын
Mya abaayo tan halsano ama 9 Volos kahor aheed
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 жыл бұрын
Horumar Wacan oo Wanaagsan Subscr&Like Waan Kuu Saaray Weliba Share aan kuu raaciyay Waad Mudan tahay Wadda Shaqeyn Wacan 😊💯👍
@qeysofficial3968
@qeysofficial3968 3 жыл бұрын
Qamar waku wataa gar iyo gardaro
@raanadag9393
@raanadag9393 3 жыл бұрын
Qamarka cimamadiisa garabka Laguma haysan karo
@nastehobashir5592
@nastehobashir5592 3 жыл бұрын
Hees igaa deh🥺❤️😋
@whitediamond7568
@whitediamond7568 3 жыл бұрын
Song is fire🔥
@xamiidboy
@xamiidboy 3 жыл бұрын
Heestaan waala soodaahdeen waqtiga an arkaaye waxaa ksoo waregta 1yers
@manetosingham7510
@manetosingham7510 7 ай бұрын
Nafta waxaa ku weyn ......😢
@tiriik454
@tiriik454 3 жыл бұрын
Haye laba aan kala lolan anaa ugu horeeyay
@shiineestachannel4927
@shiineestachannel4927 3 жыл бұрын
Keep going
@DekoIsman
@DekoIsman 11 ай бұрын
Wxn modayey in hda la soo qadey mxeey😂😂😂😂
@abdihakiinfayood6118
@abdihakiinfayood6118 10 ай бұрын
Sanka❤❤❤ilove ❤you saamoolya❤
@beesoxaare4067
@beesoxaare4067 11 ай бұрын
Heetan saa uradiye. Alle ayaa oG hada wan hiley 😂😊
@yahyefamouz4663
@yahyefamouz4663 3 жыл бұрын
Macalinka culuumta Cirka Iyo bada qanar sugaani
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 3 жыл бұрын
2 legends maanka and suugani
@amiirka6885
@amiirka6885 3 жыл бұрын
Pageka qamar heesta laxankeeda waalagu raftay wllh ee hadii lagu noqon karo markii video loo sameynayo halagu noqdo
@abdulrashiidhassan2215
@abdulrashiidhassan2215 3 жыл бұрын
Top😚
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed
@FarhaanCabdi-l9g
@FarhaanCabdi-l9g Жыл бұрын
Lama Kala liito😢😂
@exgavi__poi9485
@exgavi__poi9485 3 жыл бұрын
Keep going up
@amalmohamud7250
@amalmohamud7250 3 жыл бұрын
Amazing zong 😎🤗🌸💋
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 3 жыл бұрын
Hees in badan sugaayay ay ay ay qamarka hirgalay legend
@shugrisharaf2549
@shugrisharaf2549 Жыл бұрын
Inta tik tok kasoo racdey 👍 likta haleysaro😂❤🎉
@ifrahabdi3413
@ifrahabdi3413 3 жыл бұрын
✅✅
@najmomurzal4616
@najmomurzal4616 3 жыл бұрын
Wax inaan cunin Miyaan Ku waramay kiiyoow🥺
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Labo kala aran ayaa is helay
@xafsacarab3059
@xafsacarab3059 3 жыл бұрын
💯💥
@halimamukhtar9550
@halimamukhtar9550 3 жыл бұрын
WAA ISKU COD WAAAAAAAW
@abdijabar_said
@abdijabar_said 3 жыл бұрын
👌👌👌
@hodaanqali2644
@hodaanqali2644 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@aminajelle7579
@aminajelle7579 Ай бұрын
2:46
@aliiyoka1107
@aliiyoka1107 5 ай бұрын
@Xanaans
@Xanaans 8 ай бұрын
2023😂😂❤
@Xanaans
@Xanaans 8 ай бұрын
2024😂
@MalaakMaxamed
@MalaakMaxamed 9 ай бұрын
2024 /24/4 ❤❤❤
@ezmarkhan9197
@ezmarkhan9197 2 жыл бұрын
Heez iyo bad
@MaahirjaamacAadam
@MaahirjaamacAadam Жыл бұрын
❤❤❤❤
@varaskavlogs5141
@varaskavlogs5141 3 жыл бұрын
Best Song Qamar Ft Malyuun Maanka “ Waxyigii Xubigaa..” 🎤🎶
@CabdiNaasirfaarax-g3r
@CabdiNaasirfaarax-g3r Жыл бұрын
👍👍
@halimamukhtar9550
@halimamukhtar9550 3 жыл бұрын
Caadi maaha isu cpd ekaa labadaan
@Amal_ahmett_18
@Amal_ahmett_18 Жыл бұрын
2024😂 from tiktok 🫀
@hodamustafe8658
@hodamustafe8658 11 ай бұрын
SaMe wLie 😂
@haw_6060
@haw_6060 11 ай бұрын
Waxyigii xubbiga
@shaaficimahdibille371
@shaaficimahdibille371 3 жыл бұрын
qamar sugaani 🥰🎹🎶🎼🎧❤💋⚘🌹🥀🌷💜💯😘
@UbaxCaliwaase
@UbaxCaliwaase Жыл бұрын
😅😅😅
@khadarjaylani2066
@khadarjaylani2066 3 жыл бұрын
2022 kulha
@halimamukhtar9550
@halimamukhtar9550 3 жыл бұрын
Waaaam
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Wow
@apdiwahidmohamud670
@apdiwahidmohamud670 Жыл бұрын
2024🤚🤎
@CwaxidIbrahim
@CwaxidIbrahim 4 ай бұрын
2029
@chelseafans8080
@chelseafans8080 3 жыл бұрын
All the pest
@MaxamedAsad-bb4kr
@MaxamedAsad-bb4kr 9 ай бұрын
😂😂
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,8 МЛН
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН
UFC 287 : Перейра VS Адесанья 2
6:02
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 486 М.
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
QAMAR SUUGAANI | WACAD KAAN GALNOO | HEES CUSUB 2022
4:36
Hassan Fapio
Рет қаралды 23 М.
KHAALID KAAMIL XAFLADII GUURKAA LA GAADHAY OFFICIAL VIDEO 2021
5:55
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 12 МЛН
ABDIRISAQ SICIID - CARSHIGII XUBIGA OFFICIAL VIDEO 2024
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
QAMAR SUUGAANI GAR IYO MA ILLOWDID XEERKA NEW SONG 2023
6:21
Mataan Films
Рет қаралды 37 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 22 МЛН
QAMAR SUUGAANI | MARYAN AHMEDEY | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:30
Y3A FILMS
Рет қаралды 2,5 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,9 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,7 МЛН
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
How to have fun with a child 🤣 Food wrap frame! #shorts
0:21
BadaBOOM!
Рет қаралды 17 МЛН