No video

QAMAR SUUGAANI | MARYAN AHMEDEY | OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 2,432,985

Y3A FILMS

Y3A FILMS

Күн бұрын

Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/...
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretra...
Fly Cheap
www.isavetrave...
Download App:
play.google.co...

Пікірлер: 4 200
@NimishMohazomar
@NimishMohazomar Ай бұрын
From Tiktok illuminated😂
@mawlidaxmedtaahir3944
@mawlidaxmedtaahir3944 Ай бұрын
From tiktok aniga 😂😂
@user-yo7os3mz8j
@user-yo7os3mz8j Ай бұрын
From TikTok ileyn waa run kwrn 😮
@ikramomar113
@ikramomar113 Ай бұрын
Wrjecel lee noo geysy😂
@hoodomaxamed8424
@hoodomaxamed8424 Ай бұрын
😂wax mad maqashaY
@Ina.othman
@Ina.othman Ай бұрын
War maxa ka soodoontay cawa Yaa ii sexanayo 😅😢
@deqahmedjama226
@deqahmedjama226 4 жыл бұрын
Hinta jacelye quranka ilahaye iyo nabigeni mohmed scw ismuujiyaaa
@NoName-uq3vh
@NoName-uq3vh 4 жыл бұрын
Ilaahay ka baqo waxba ilaahay iyo nabiha scw like ha ku raadinin ee hdd like doonayso wax kale ku hadal 🙂
@niciimalove803
@niciimalove803 4 жыл бұрын
War alle qabaq😏
@MohamedAhmed-nr7dk
@MohamedAhmed-nr7dk 4 жыл бұрын
صلي على وسلم
@haliimacigaal1339
@haliimacigaal1339 4 жыл бұрын
Wll ilhay kabaq meshan okale quran hakenine Like wax Kutari mayse Bisinka
@fooscali644
@fooscali644 4 жыл бұрын
Scw
@user-fy9xq2pu8b
@user-fy9xq2pu8b Ай бұрын
From tiktok to illuminated😂😂
@Goatamiin17
@Goatamiin17 Ай бұрын
Daqiiqa deh😂
@naag-weyn
@naag-weyn Ай бұрын
​@@Goatamiin17 4:05😢
@liina3528
@liina3528 27 күн бұрын
😂
@XaawoMuxiyadiin-pw1zv
@XaawoMuxiyadiin-pw1zv 26 күн бұрын
Wali wax ma maqlin idinka ma maqasheen
@ilhaan734
@ilhaan734 26 күн бұрын
Haa wlhi wan maqlay​@@XaawoMuxiyadiin-pw1zv
@user-wf9zl8zi6d
@user-wf9zl8zi6d Ай бұрын
Xan Baan soo raadiyee yaa Ila socda rer tiktok 😂😂🎉
@user-uo1ni2gt2t
@user-uo1ni2gt2t Ай бұрын
😂😂😂😂😂ani
@user-ik1cq7fk1k
@user-ik1cq7fk1k Ай бұрын
Waa kula soconaa 😂❤
@IbrahimCali-ig4yn
@IbrahimCali-ig4yn 29 күн бұрын
Aniga kow1
@maxamedmuhto
@maxamedmuhto 27 күн бұрын
Aniga kula socda 😂😂😊
@ashwiisaed
@ashwiisaed 11 күн бұрын
😅😅😅😅
@darklighter7173
@darklighter7173 4 жыл бұрын
Adigoo heest dageesanayo Maxaa kugu kalifay rasuulka scw iyo quranka inaad like kuradiso 😠😠
@juweeriyahaybe1065
@juweeriyahaybe1065 4 жыл бұрын
Haa wlhy wllo waqalad
@abshiroabdulahi3639
@abshiroabdulahi3639 4 жыл бұрын
😥😥😭😭❤❤
@shakipbigman6193
@shakipbigman6193 4 жыл бұрын
Hhhhh... ilahay amarkiis...mxa kadeeday
@ruru5570
@ruru5570 4 жыл бұрын
Scw
@hooyomcnallownoodaa944
@hooyomcnallownoodaa944 4 жыл бұрын
Scw scw
@samiirosafoon2816
@samiirosafoon2816 4 жыл бұрын
Inta qur aanka kareemka jecel io nabigena like😪
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 4 жыл бұрын
Scw
@jeico__al2530
@jeico__al2530 4 жыл бұрын
@@kingnakhlan674 nabiga iyo quraanka waan jecelahay lkn like kuma siinayo aadbaad iskaga raali ahaan bilaa caqliga halka laga marayo eeg nabiga iyo quraankaa like lagu raadinayaa
@beerxoodyare742
@beerxoodyare742 4 жыл бұрын
Asc walal ilahay Dartiisa subscribed igu saar
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 4 жыл бұрын
Adiga no like meesha fiiri bal wxa fisqi ka socda markaas baad soo hdl qaadeysa sii dhameystri adi wx fahan abyo
@zupeerfarxadzameh5491
@zupeerfarxadzameh5491 4 жыл бұрын
Scw
@MukhtaarCali-y5g
@MukhtaarCali-y5g Ай бұрын
Heestu markay marayso 4.6 ellimunite baa la dhahaa subxanalah🥺😭😭
@xamdiismaaciilxasan2070
@xamdiismaaciilxasan2070 Ай бұрын
From tiktok😂❤
@Coofle90
@Coofle90 Ай бұрын
Ma maqashaa ehlu manaati daqiiqada 4:06
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
WAXAN LA YAABAY DADKA MAGACA XABIIBKENA SCW IYO MAGACA ILAHAY KU RAADSADA LIKE_TA😢😡
@salimqarandoonartistdraw6401
@salimqarandoonartistdraw6401 3 жыл бұрын
Scw
@xamariyare5697
@xamariyare5697 3 жыл бұрын
Sc w scw scw scw scw swc scw
@barafkashiilan3096
@barafkashiilan3096 3 жыл бұрын
just like u
@suhaybmahamud9712
@suhaybmahamud9712 3 жыл бұрын
Haa waa runta wll
@sportscap24
@sportscap24 3 жыл бұрын
Scw💖
@shabcaanahmedmousse5535
@shabcaanahmedmousse5535 4 жыл бұрын
Intii Nabigeena Jcl Like
@yonisabdirashidosman9970
@yonisabdirashidosman9970 4 жыл бұрын
MeshaN Maxa nabiGa U keene Loox yahow
@mohammetothman518
@mohammetothman518 4 жыл бұрын
Itaqulaah 🤦🏻‍♂️gaalnimo wlh wee ka drn thy inaad shraf bdnaha aad meshaan ku soo hdl qadid 😶😶
@zeytunabdullahi786
@zeytunabdullahi786 4 жыл бұрын
Those who love the prophet s.a.w ....cannot come here....stop your nonsense
@shabcaanahmedmousse5535
@shabcaanahmedmousse5535 4 жыл бұрын
@@yonisabdirashidosman9970 Miyaanad Jcleen Nabigeen Oo Ku Xasuusiyay
@shabcaanahmedmousse5535
@shabcaanahmedmousse5535 4 жыл бұрын
@@mohammetothman518 Zxpo Nacas ma Yihiyee Ee Is Xasuusin ahyd Noxow
@abwaanadsafiyochannel3264
@abwaanadsafiyochannel3264 3 жыл бұрын
Inta markey illuminates soo maqleen soo cararay like ❤😂
@reshma.reshaz4261
@reshma.reshaz4261 3 жыл бұрын
Waxba kama arg
@7yz708
@7yz708 3 жыл бұрын
@@reshma.reshaz4261 4:6 Sifican Udhegyso Hadad Dhagool Aheen
@nasracabdi3765
@nasracabdi3765 3 жыл бұрын
@@7yz708 aniģaba ma fahmin music miyaa mise hadal
@PlzSubscribe_Like
@PlzSubscribe_Like 3 жыл бұрын
@@reshma.reshaz4261 Codka gaabi si aad si fiican umaqasshid.
@PlzSubscribe_Like
@PlzSubscribe_Like 3 жыл бұрын
@@isabelajonathan1018 🤔🤔
@kawsarmaxmed5013
@kawsarmaxmed5013 3 жыл бұрын
Hestan marki sheydan iyo afarahs so maqlen so radisy war jecl dartii like😂😂
@kingninja9465
@kingninja9465 4 жыл бұрын
wax walbo oo ladhageysto waxa ufcn quraaaanka kariimka ee an hesaha iska dhafno wllyl
@abdirashiidali866
@abdirashiidali866 4 жыл бұрын
Allah naga madoobeeyo sxp munkarka waa wax xune 💘🙆🏻‍♂️🙏🏼👌
@kafi5501
@kafi5501 4 жыл бұрын
@@abdirashiidali866 😂😂 kadaa
@hanadinaabdikariin5249
@hanadinaabdikariin5249 4 жыл бұрын
Niyad ma tahay hadalkan,😶
@zakiomar470
@zakiomar470 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wa wax fican lkn adiga ina dhageysto maxa ugu so aaday heesta
@kowthermohamed7756
@kowthermohamed7756 4 жыл бұрын
Hadaa ba adaa quraan dhagaysanayey markaa commenting qoraysay .....waraa gabkadhe 😂🤣
@zakariyezultan3350
@zakariyezultan3350 3 жыл бұрын
INta Markey zHeko iLominatiga maqlen zideyda ZØø yacdy like hyla dhafiNa😁😁😁
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 3 жыл бұрын
Waa ikan
@mohamedahmet5199
@mohamedahmet5199 3 жыл бұрын
Wykne
@mohamedahmet5199
@mohamedahmet5199 3 жыл бұрын
YUNA BADRAANI way ila Tahey inte runtahee
@entertainments99-x91
@entertainments99-x91 3 жыл бұрын
@YUNA BADRAANI 4:6 daawo markay marayso heeesta
@bushrodiamon122
@bushrodiamon122 3 жыл бұрын
@@entertainments99-x91 waana kan 🤣✋
@mansoon5785
@mansoon5785 3 жыл бұрын
Inta Ila fahansan in heesta 1M la gaarsiin rabo like ta isara 😂😂😂😂
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Aniga Laftayda Waan Ka Shakiyay
@enggarantinmedia9253
@enggarantinmedia9253 3 жыл бұрын
WAX AAN UMALEYNAYA IN MAR LABAD LEYNAGA GADAYO 😂😂😂😂
@heegansports3818
@heegansports3818 3 жыл бұрын
Wayna gadanye 🤣🤣🤣🤣
@MAI_1234
@MAI_1234 3 жыл бұрын
Wallahi aniga horta ku fikiray iska dawa yaqay waba nagala gaade 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@kadrakadra903
@kadrakadra903 3 жыл бұрын
Heestaan sheydaanka dadka umacaynayo subxaanalaah
@Aliiza21
@Aliiza21 29 күн бұрын
Hello 👋 tiktok aya ka imid wiliba ano xan radis ah😂😂 subxanallah
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 3 жыл бұрын
Inta intay xanta soo maqashay soo yaacday farta taaga 😂😂😂😂
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@muniiraomer7797
@muniiraomer7797 3 жыл бұрын
Somali warjecli🤣😂
@mohamedabdi4803
@mohamedabdi4803 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 wlh anigaa kamid ah
@saamiyamustafe3284
@saamiyamustafe3284 3 жыл бұрын
Ani xiligaa dawanyaa lkn ninka benta halga dayo
@7yz708
@7yz708 3 жыл бұрын
Aniga ✅✅
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Hdd ogtay in *Heesuhu qalpigay dilaan* *Quraankana quluubtaa ku xasisha* like saAr 👇🙏
@nuuneyare7890
@nuuneyare7890 3 жыл бұрын
Adiga maxaa ku keenay meshan hadaadba ogtahay in ay hesaha sidaas u xunyihiin. Damn stf
@profjamaalawaare8571
@profjamaalawaare8571 3 жыл бұрын
Quraaanku meel ku hboon buu leeyhy ee ilaali wll ixtiraamkiisa
@hudapeipe2927
@hudapeipe2927 3 жыл бұрын
Waryaa wlllo. Waa maxay meesha aad magaca rasuulka scws keeneso. Furuq haku dila rabtaye
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 2 жыл бұрын
Maxdkaso doontay waabad ogtahye
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
@@hudapeipe2927 waaxay habaarku.kkkk
@Lifeishard90
@Lifeishard90 Ай бұрын
From tiktok 😭😭 Qamar sheydaanow Nolosha lagugu hayaa😂😂😂
@Lander_girl1
@Lander_girl1 Ай бұрын
Wara heesta waxa ku jira waba run fanaan muslim ah maba jiro 😭
@Coofle90
@Coofle90 Ай бұрын
Nimcaan Iyo Mursal Noga Reeb wll😂
@user-yo7os3mz8j
@user-yo7os3mz8j Ай бұрын
Haa wllhi 😢
@RamlaMahamed-if5fc
@RamlaMahamed-if5fc Ай бұрын
Ani dhagaha mala ahy wx lashegaye aso radiye wxna maba kadhax maqline se cml he😂
@Coofle90
@Coofle90 Ай бұрын
@@RamlaMahamed-if5fc markay Daqiiqada 4:06 Mareyso Caadi Ugu Fiirso Waxba Fanaaniintii Qaate🙋‍♂️😂
@Lander_girl1
@Lander_girl1 Ай бұрын
@@RamlaMahamed-if5fc ufiirso😂😂😭
@abdirahim4955
@abdirahim4955 3 жыл бұрын
Inta soo raadisay ereyga illuminati sideeyda o kale hit the like bottom
@ugbaadismael6673
@ugbaadismael6673 3 жыл бұрын
Wxpa man maqlin anigu walee
@Decoz292
@Decoz292 3 жыл бұрын
War Waanba maQLay
@Decoz292
@Decoz292 3 жыл бұрын
@@ugbaadismael6673 siriican ugu fiirso wLl 4.6
@mukhtaarindho6829
@mukhtaarindho6829 3 жыл бұрын
Waan zoo raadiyey ila hadaNa waxpa ma maqLo
@soomaalibaanahay7310
@soomaalibaanahay7310 3 жыл бұрын
@@mukhtaarindho6829 4.6 marky marayso cod hoose dhagayso
@apdrahmanqanciye2003
@apdrahmanqanciye2003 4 жыл бұрын
Wax walpa o maCan waxa ka maC kalaamka ilaaHay hadad igu racsantaHaY Like🥰❤
@ProTips109
@ProTips109 3 жыл бұрын
Dadka ereyga elemunaati soo radisey sideyda oo kale like😂
@faadumofilsan3697
@faadumofilsan3697 3 жыл бұрын
Day abowe elemunaati erayga uu dhahaayo miyaaa
@abdikadir4kadan746
@abdikadir4kadan746 3 жыл бұрын
Ninka waa laga been. Abuurtay wax toos loo dhahayo ma jirdo
@faadumofilsan3697
@faadumofilsan3697 3 жыл бұрын
@@abdikadir4kadan746 wuu dhahaya samiicad Ku dhagayso adaa caadi umaqlin
@abdikadir4kadan746
@abdikadir4kadan746 3 жыл бұрын
@@faadumofilsan3697 waxas musica lkn dadka maladodey ku xukmiyeen waxa jira dhawaaqyo badan saa adi u fasirtid ey noqo nayaan maskiinka dadka ka waalooya
@faadumofilsan3697
@faadumofilsan3697 3 жыл бұрын
@@abdikadir4kadan746 saa rabto ufahan waa ok
@ahmedhassan3604
@ahmedhassan3604 3 жыл бұрын
Hadaad Tiktok ka soo aragtay magaca Ilomanti oo halkaan ku soo oraday Like😂😂😂
@HaniMaxamed-du1yh
@HaniMaxamed-du1yh Ай бұрын
😂😂😂
@suhaybsacad668
@suhaybsacad668 3 жыл бұрын
Inta MarkaY ELumintE Soh MaqLen Hesta Ku Soh CararY LikE 😂😂👉
@Akhayaar
@Akhayaar 3 жыл бұрын
Haaa kula midaa layhay lipx waana maqlay
@abdirahmanabib737
@abdirahmanabib737 3 жыл бұрын
KuLa mid ahy
@shukrishacni8002
@shukrishacni8002 3 жыл бұрын
Kula mid ahay
@fardusmahamoud7488
@fardusmahamoud7488 3 жыл бұрын
👆😂😂
@princesssamiyadiamond4336
@princesssamiyadiamond4336 3 жыл бұрын
WhatsAppka kusoo arkay waana maqlay
@farhanhdhimbil4998
@farhanhdhimbil4998 4 жыл бұрын
Iam from 🇹🇼Taiwan we love SOMALILAND War wallay Ka tahee burcaan dhex galgalanayaaye shaqadina qabsada😂
@abdirahimhassan8544
@abdirahimhassan8544 4 жыл бұрын
We Love somali songs dheh 😂🤣😂🤣😂
@beerxoodyare742
@beerxoodyare742 4 жыл бұрын
Asc walal ilahay Dartiisa subscribed igu saar
@dhegjarchannel5854
@dhegjarchannel5854 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@abdulfatahahmed4331
@abdulfatahahmed4331 4 жыл бұрын
U will be part of somalia as a small minority tribe
@asmaali5997
@asmaali5997 4 жыл бұрын
😂😂
@adenyaciin1136
@adenyaciin1136 3 жыл бұрын
I VERY LIKE 😍 QAMAR THE WAY THAT HE EXPRESS THE BEAUTIFUL MESSAGE FROM MARYAM WE LIKE THE BOTH OF YOU #MARYAM AND #QAMAR FROM DJIBOUTI 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 WHAT A VOICE I CAN'T STOP LISTENNING
@granitxhaka2550
@granitxhaka2550 Ай бұрын
Wlhi waan maqlay bas weyan intanu qabil ku maqneyn diintanda io dhaqaka naga lagu maqna Somalay an isdaba qabana.
@barbayare1747
@barbayare1747 Ай бұрын
Halkee waaye wll itusi😭😭😭😭
@user-fb4wq9gi8m
@user-fb4wq9gi8m Ай бұрын
​@@barbayare1747daqiiqada 4:6😢
@najaadhazzan5193
@najaadhazzan5193 4 жыл бұрын
Maryan Ahmadey Huuno Hibo Noogu Nolow🔥❤💯 From Hargeisa🥰
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*Maryan Axmed waa magaca hooyaday qaali Alle cimriga iyo caafimaadkaba ha u siyaadiyee*
@saedsudi
@saedsudi 4 жыл бұрын
Amiin amiin wllky Labadeena hooyo waa isku magac
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Hooyo iyo adigaba Alle ha idin sharfo wllo
@fardowsoabdirahman2620
@fardowsoabdirahman2620 3 жыл бұрын
Sidoo kale my hooyadeey macaan Maryan Axmedeey ❤
@ducaysanchannel1325
@ducaysanchannel1325 28 күн бұрын
From tiktok wa maqlay walee subxalla
@hallimoqarni5243
@hallimoqarni5243 3 жыл бұрын
Inta tiktok kaso carartey sey wax u saxda like isar
@mohamedjama9258
@mohamedjama9258 3 жыл бұрын
Wax walba waxa ka macaan Hadalka ALLE❤
@khadaraguero6138
@khadaraguero6138 4 жыл бұрын
Y3a nin shaqadu hayo aan marna kacaajisin keep going brother
@rahmamohamud8106
@rahmamohamud8106 3 жыл бұрын
Inta markey illuminates soo maqleen soona cararay sideyda cml ike sara❤😂
@andregamming3536
@andregamming3536 3 жыл бұрын
heestan maryan ahmedey markay marayso 4:06 waxa si hoose loo leeyahy ereyga Ellumanati. !!! Ugbaad aragsan heesteda (ha iga dhiman geerida horteeda) markay marayso 0:16 waxay sitoosa usameyneysa calaamada Ellimunatiga !!! Weliba si aad umalayso In loogu tala galay !!! Cali saki heesta (Xubigeena laga yaab) markay marayso 0:50 wuxuu kudul istagsan yhy calaamada pyramidka oo ay caanka kutahay ururada maansoniyada ay ugu weyntahy Elluminti. !!! Wax weyn baa qaldan wllhi!?
@xamdiliiro1613
@xamdiliiro1613 3 жыл бұрын
🙆‍♀️🤣Somali war jecli
@neymahagio5222
@neymahagio5222 3 жыл бұрын
4:06 walalo ma ofka codka weyn kudhahaya
@safiyamohamud1572
@safiyamohamud1572 3 жыл бұрын
Ilumunatig maxa laga wad wall i sheego ball mell leyga jiro ma aqane
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@neymahagio5222 maya qofka Hoos ka hadlaya weeye
@safiyamohamud1572
@safiyamohamud1572 3 жыл бұрын
@bulbul media ma biloga hesta ama dhamdka waye garan mayo anu hesah inta badan
@ahmettxarago3896
@ahmettxarago3896 3 жыл бұрын
Ilmunaati Mrkd Fb ga kuso aragty hdd so orady Warr Jacyl Dartiis Like saar🤣🤣🤣 ReplY dana wx kigu reeb
@abdulwahabahmedyussuf7659
@abdulwahabahmedyussuf7659 3 жыл бұрын
Hhhhh sxp ilaaa hadaa wali mamaqal
@mohaosman9651
@mohaosman9651 3 жыл бұрын
23 minutes iga horeysa bas kk
@mustafmohamedali8559
@mustafmohamedali8559 3 жыл бұрын
Nio tik tok kuso arkey
@hothanmohamed5118
@hothanmohamed5118 3 жыл бұрын
😂😂😂
@bilanxasan2794
@bilanxasan2794 3 жыл бұрын
😀😀
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 4 жыл бұрын
inta soo aragtay Maryan axmeday oo bila makeup like saara 😂
@habonsaed4047
@habonsaed4047 4 жыл бұрын
😂😂😂
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
Kkk
@qeyrtoqeyre6951
@qeyrtoqeyre6951 4 жыл бұрын
Kkkkkk si fcn
@abdirahmanabib737
@abdirahmanabib737 4 жыл бұрын
Hhhhhh aniga zo arkey
@princessqurux404
@princessqurux404 4 жыл бұрын
UptirahMan WEdhZaMe 😂😂intee kusoo aragteen
@KhadroSiciid-ky2nv
@KhadroSiciid-ky2nv Ай бұрын
Daqiiqada 4 dhagaysta codka hoos kaso baxaya alla hoogay 😢😢😢
@shaaaficinaasir4657
@shaaaficinaasir4657 3 жыл бұрын
Marka hore waad salaamantihiin soomli maxamed marka labad heesta intaas yar ee ku jirta ee laga shakisan yahay anuu waxaan odhan lahaa intaan lagu dag dagin fanaanka waa in lasoo waydiiyaa qofkii vocal recordinka sameeyay sababtoo ah waa gaf in qof islam lagu yaqaanay lagu aflagaadeeyo jinbu caabhdaa waana danbi mahdsanidiin
@Konamipro
@Konamipro 4 жыл бұрын
Nin aan walaal Lahaynbuu waraabuhu cunaa Hadaad fariintan aragtey walal ifkaa Laguyahay walaale SUBSCRIBE iyo LIKE kaliYa waad iiawoodaye haigaLa bakhaYLin
@sumayanur7139
@sumayanur7139 4 жыл бұрын
Warababa kuma cuno walaalo guuleeyso huuno
@abdirashiidali866
@abdirashiidali866 4 жыл бұрын
Kuu saaray aniga wllkyg waraabe uma quuro noolaw Somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gomeyre6320
@gomeyre6320 4 жыл бұрын
zeraar waa kuu saaray adna ii saar hee
@mulkiahmedomar7016
@mulkiahmedomar7016 4 жыл бұрын
Waankuu saaray walal
@gomeyre6320
@gomeyre6320 4 жыл бұрын
Mulki ahmed Omar ana ha i ilaawin sis igu caawi subscribe plz
@Mariamm34
@Mariamm34 4 жыл бұрын
Omg hestan maalmo badan wa sugay inkasto magcayga yahay mariam hadana wlshy maryan ahmedyy hambalyo abayo gushada iyo hestada macanba
@King____zaki
@King____zaki 4 жыл бұрын
Wallo wlahy subascribe isar wakusarye mahadsanid
@cksaedabdiomar2123
@cksaedabdiomar2123 4 жыл бұрын
Lkn la soco wll inaan kaligeed loo qaadin heesta ee dhamaan maryan oo shan loo qaaday
@cksaedabdiomar2123
@cksaedabdiomar2123 4 жыл бұрын
Lkn la soco wll inaan kaligeed loo qaadin heesta ee dhamaan maryan oo shan loo qaaday
@zninja1
@zninja1 3 жыл бұрын
Inta ila maqashey ELLIMUNATI oo Ah Dinta Maansoniyada 🙄
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 3 жыл бұрын
Please gorme waye dqiqadaha iisheg ay kudhawaqayan magacan
@zninja1
@zninja1 3 жыл бұрын
@@quruxleyqalanjo5485 #4:06 markas ayuu ku dhawaqaya
@mariasmera4583
@mariasmera4583 3 жыл бұрын
Ani wallo😥
@sugalesalebaan2064
@sugalesalebaan2064 3 жыл бұрын
Markay heestu marayso hana rago cimrigagu co hoose hayaa lagu odhanayaa Ellimunati
@ugbaadswety1859
@ugbaadswety1859 3 жыл бұрын
Daqiiqada 4 aad lixda second ee ugu horeeya wye wxa xigtay sadex xagalka tinta uu ku sameyay dee qamaraw xagee ku racnaa ader heesahagna qayb ayaa danbi ah horta erayga iluminate wn maqlay aniga lkn wax aan qarsoonayn hadu yahay maxa toos loogu oran wayay wliba qof aad moodo american ama british oo somali ahayn ayaa ku dhawaqaya erayga iluminate subxaanallah hadad akhrisay like dhac kusii
@kareemabasheer9586
@kareemabasheer9586 3 жыл бұрын
Inta markay alluminatiga maqlen so yacay like ta😂
@xidigamuqdisho2643
@xidigamuqdisho2643 3 жыл бұрын
Kkk
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 жыл бұрын
Tiktok baan kasoo cararay 😅😂😂
@caamirmuuse3689
@caamirmuuse3689 3 жыл бұрын
Qofyahey meesha dad badan kaga horeyay oo soo dhikeen adne xaa is dhahday dhik mia 🤣🤣🤣
@tapliiqpoi1425
@tapliiqpoi1425 3 жыл бұрын
Kareemka basheer isoo qabo huno
@wardaadam0165
@wardaadam0165 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 naa waxba ma arke
@waqalwstudeo5094
@waqalwstudeo5094 4 жыл бұрын
Inamadi hargsia leH hibO ku nolawwww🥰🥰
@cagayarecagayare6511
@cagayarecagayare6511 4 жыл бұрын
Qamarkoow Hanagu qadhaaban nio anigu Kuma jiro Filnkaaze 😂 Keep going prother Duriydii ayatahy khalad iyo saxba waa ku sharabsanay prother
@HoyaZak
@HoyaZak 4 жыл бұрын
cagayare cagayare oo ma gabadha kamaseyrsantahay hadey oran hibo kunoloow
@Bulshaawie
@Bulshaawie 3 жыл бұрын
yaaa ereyga ila soo radiyay yaana iga danbeeyo bal like dhckusiya
@QueenRasha-k4x
@QueenRasha-k4x Ай бұрын
Shekada tictok kasocota ikeenty 2024😂😂
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 Ай бұрын
Siddo kale😂❤
@zhacrawiroi1379
@zhacrawiroi1379 Ай бұрын
Same😂😂😂😊
@Lander_girl1
@Lander_girl1 Ай бұрын
Ani xata😂😂😂
@calihanadvlogs3566
@calihanadvlogs3566 4 жыл бұрын
Qamar sugaani 100% Laxanka iyocid ma 100 % Dubista 100% Muqdisho bidixda 100 % Maryan axmadeey 100% Adiga akhriyaya like hadaad sarto 100%
@muqtarosman5754
@muqtarosman5754 3 жыл бұрын
Xidiga fnka
@AbdullahAbdullah-sn6pt
@AbdullahAbdullah-sn6pt Жыл бұрын
Hhh hye
@ducaysan5262
@ducaysan5262 4 жыл бұрын
Hablo inantina ukala kiciya wlhi inagu aan istaageerno❤❤❤☝️👊macha allah maryan ahmadey❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹Somaliland
@sumayoasalan1031
@sumayoasalan1031 4 жыл бұрын
Waa runta kuwii rag ahaa hba iska cabadeene anga waan ku frxsnhy
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 3 жыл бұрын
@@sumayoasalan1031 somaliland nacaybaa haya ppe
@zakariyemohammed9808
@zakariyemohammed9808 27 күн бұрын
From tiktok 😂😂🎉xabiyayal i iwarama 😂
@MandekAbdi
@MandekAbdi Ай бұрын
Inta tiktok imaade omaar jiradiisa kadib😂😂😂😂
@awaare7458
@awaare7458 4 жыл бұрын
Hablaha Hargeisa Alle ha hafido wan idin jeclahy ❤️👑
@zackjunior5349
@zackjunior5349 4 жыл бұрын
Inamadi Hargeisa Farta taga 😹☝️
@nuurtayga438
@nuurtayga438 4 жыл бұрын
☝️
@_aa2561
@_aa2561 4 жыл бұрын
Hablahi hargeisana😁
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
☝️
@user-dc3fq5nj7r
@user-dc3fq5nj7r 29 күн бұрын
From tiktok 😂😂😂😂 ya fahmi karaa
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE
@GENERAL-GEEL-HOLMIYE 3 жыл бұрын
Waxkastaa Waxaa Igala Wayn Quruxda Iyo Qaayaha Xeebta Dheer Ee Caasimadda Somalia Muqdisho Adinka Eliminated Raadis ayeey idinkaga dhagatay anigana waxaan ku raaxeysanayaa halkaan ku dhashay Alxamdulilaah heliwaa Alcadaala gobolka banaadir Muqdisho alcaasimah 🙏❤️
@wassyumar9083
@wassyumar9083 3 жыл бұрын
I don't understand a word but i loved this because of Maryan, I actually love somali people 😍 from 🇳🇬
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
So how do u know maryan
@vector_vector__
@vector_vector__ 2 жыл бұрын
We also love Nigerian 😘☺
@Aafraax
@Aafraax 2 жыл бұрын
Woow
@sharmaakeubdiqdirismail9231
@sharmaakeubdiqdirismail9231 Жыл бұрын
Here we go 😅
@EngSharmarke1
@EngSharmarke1 4 жыл бұрын
Walaahi waan hubaa in muuqaalkaa daawashadiisa dad badan oo aragti qaldan ka haysatay dhulka somalia ay kuso dhiiran doonaan una dalxiis iman doonaan. I am very proud to be somali.👌😘 Maryam walal hambalyo🧁😉❤💟 quruxeey.
@AladiYare
@AladiYare Ай бұрын
Walhi sax waye from rer tiktok😂😂😊
@sabbymo
@sabbymo 29 күн бұрын
From TikTok 😭😭omar barbar
@faaraxcabdiraxmaan3887
@faaraxcabdiraxmaan3887 4 жыл бұрын
iNtii Rasuulka jecel Ha iZ Muujiyaan✌❣
@adammohammedkhassim547
@adammohammedkhassim547 4 жыл бұрын
Heesta madhagesto waxn ujooga quruxda xamar cadey inta igu raacsan like
@abdallebaaruud3830
@abdallebaaruud3830 3 жыл бұрын
illuminate Haddaad MaQashaY Like iSiiii😂❤️
@updyrahman4927
@updyrahman4927 3 жыл бұрын
Sdo kle
@aamiinyare7849
@aamiinyare7849 3 жыл бұрын
daqiiqada ii sheeg bal nio
@fatimaaxmed5003
@fatimaaxmed5003 3 жыл бұрын
4:6 aniga kula maqlay wllo🤣🤣🤣
@samiraaliabdirahmanfirdhiy5600
@samiraaliabdirahmanfirdhiy5600 3 жыл бұрын
@@updyrahman4927 4:6 waye
@nimcoabukar1490
@nimcoabukar1490 Ай бұрын
From tiktok 😅
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 4 жыл бұрын
GREETING FROM HARGEISA REER MUQDISHO ONE LOVE🥰🥰
@ikraanikraan6716
@ikraanikraan6716 4 жыл бұрын
Hargaisa mjqdisho
@faraxinaabti1082
@faraxinaabti1082 3 жыл бұрын
Love hergeisa 🥰🥰 from mugadhishu
@vector_vector__
@vector_vector__ 2 жыл бұрын
@@faraxinaabti1082 waxaan adiin rajaynaya amni reer muqdhisho 😘😘😍 insha Allah
@newgenerationmusic8741
@newgenerationmusic8741 3 жыл бұрын
Heestay markay marayso 4 mint 6 sec inta maqashat eliminayt like ku qabo
@qoryaliqe9070
@qoryaliqe9070 3 жыл бұрын
Haaa wleee
@mabrukkahiye8782
@mabrukkahiye8782 3 жыл бұрын
Was maqlay ma qoladasu kubiiray waa yaabe
@hanaabukar7422
@hanaabukar7422 3 жыл бұрын
Alla waa run ma qoloda shaydaanta caabuda ayuu ku biiray inaa lilaaah
@asiyamoha8181
@asiyamoha8181 3 жыл бұрын
maa wan maqly
@amsanaragsan7494
@amsanaragsan7494 3 жыл бұрын
Wllo anuu waxba ma maqal
@ogleproduction9771
@ogleproduction9771 3 жыл бұрын
Inta ereyga ilimuni iney maqasho u ii imaato liketa 😂😂😁
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 5 ай бұрын
GoaTka 2024 xita dib udaawanaya❤
@JannahAbdirashid
@JannahAbdirashid 4 ай бұрын
Sido kle
@iimaamoadam2330
@iimaamoadam2330 4 жыл бұрын
Dhaqan dhaqan carbeed weeye saxarahan iyo khaymadan iyo ibriiqyadaba waxaa ka qurux badnaan lahaa Aqal soomaali iyo dharkii hidaha iyo dhaqanka just my opinion 💙💙🇸🇴🇸🇴
@nuuneyare7890
@nuuneyare7890 3 жыл бұрын
Yh ur opinion it’s bad
@mustapheibrahim3
@mustapheibrahim3 3 жыл бұрын
Kugu raacsanay 💯
@saafimedia3589
@saafimedia3589 3 жыл бұрын
Iyada ayaa ku abtirsato o waa reer aala bakri ama cad cadka sida loo yaqaan
@iimaamoadam2330
@iimaamoadam2330 3 жыл бұрын
@@saafimedia3589 inntani ma inay soomaali tahaa layku hayaa
@iimaamoadam2330
@iimaamoadam2330 3 жыл бұрын
@Vector Vector inaad wax fahanto iskuday mid carbeed iyo midkale toona ani iima kala duwana kaliya inay dhaqankeena muujiyaan uu baan kahadlay
@Oodwayne566
@Oodwayne566 4 жыл бұрын
Inantaaasi Maryan Axmeday waxaanu ahayn isku galaas waxaan ku xasuuusta waa qof wanagsan oo aad u furfuran. Waxay hada ka dhabaysay xerfadeedii ooo waxay samaysay Horumar.mar walba waan xasuustaaa siday u jeclayad cilaan saar
@nimco2891
@nimco2891 4 жыл бұрын
Sandkee wll
@hamdaafjanno4594
@hamdaafjanno4594 4 жыл бұрын
2008 ahayd
@nimco2891
@nimco2891 4 жыл бұрын
@@hamdaafjanno4594 haa sax
@asmacrisaaq3613
@asmacrisaaq3613 4 жыл бұрын
Hada ma yara qofta 2008 wax cilan saar baranaYsaY Always keep going xbbti Wadanka quruxdiisa
@Hamdaartiofficial
@Hamdaartiofficial 3 жыл бұрын
Inta erayga markay maqadhay xanta firsha kuso oroday like ta
@anisanisa4820
@anisanisa4820 3 жыл бұрын
Heesta wadanbi ilahay kacabsada walalayaal🔹
@abaadircabdile7983
@abaadircabdile7983 3 жыл бұрын
Adiga maxaa meesha ka qabanaysaa haday danbi tahay
@musicandvidioquelity1806
@musicandvidioquelity1806 3 жыл бұрын
@@abaadircabdile7983 Wll Qofka Waa La Wayaanin Kara😅
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 4 жыл бұрын
Hdaad ree Hargeisa tahy Like ta isar *From Hargeisa*
@xamdakiin164
@xamdakiin164 3 жыл бұрын
Waw
@nimcoabdilahi3519
@nimcoabdilahi3519 3 жыл бұрын
re
@najmahussien8944
@najmahussien8944 3 жыл бұрын
Hargyasa hadhwanaag 🤩
@mohedabdi242
@mohedabdi242 4 жыл бұрын
Muuqaalka 100% Erayada 100% Codka 100% Laxanka 100% Musicga 100% Wow hore usoco soo saare Y3a PRODUCTION
@omaarihaji2906
@omaarihaji2906 4 жыл бұрын
Laxanka Kadaa Adeeer
@siyadganeey7848
@siyadganeey7848 4 жыл бұрын
Heestan maryan axmadey looma qaadin lkin shanta soomaliya ayaa loola jeeda micna ku duugan العاقل يفهم الإشاره
@mariahassan5940
@mariahassan5940 4 жыл бұрын
sorry laxanka iyo musicba way hurdaan markaa kada bahasha ha u jiifine
@iskufilana2734
@iskufilana2734 4 жыл бұрын
Laxanka eber weyan
@foziyoabdi2992
@foziyoabdi2992 3 жыл бұрын
Heesta 1M in laku gaarseeyo larbaaa wax lasheegoooyo inta ila fahantay lik🤣😅😁😉
@Zuhuur7
@Zuhuur7 Ай бұрын
From TikTok illuminated😳😂
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 4 жыл бұрын
jigjig hal wiilo qudha ku arko wuu ku jecelahy 😂😂 form burco Qamar mucjisda fanka ka
@muqtarosman5754
@muqtarosman5754 3 жыл бұрын
*Intii dib looso fasaxay heestii maryan* ahmadey like ii sara wlloh 🥰🥰🤩
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 3 жыл бұрын
Eraaygaa caadii uu dhageystaa Intaa eynaad danbabiin.eraygu waa Dheemaanay!!
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 3 жыл бұрын
Haa waa sidaa dheemaan soomaliyaya ilahay halaga cabsado
@firdousabdii3166
@firdousabdii3166 3 жыл бұрын
Ha dhemaneey waye eryga illumati xteer uma dhawo
@sakariyesayid
@sakariyesayid 28 күн бұрын
from tiktkk😂oowaaba Rune subxanalah
@mohahmed5985
@mohahmed5985 4 жыл бұрын
Inta soo dhiagaysa quraanka inta jecel like saara plz meel hees taalo waxba hakeenina qur’aan iyo kalaam alle ee kadaaya plz and plz 🙌. Alle haydin sharfo ❤️
@Gu7ed
@Gu7ed 4 жыл бұрын
I am from Colombia we love Somalia musica
@WardaMaxamed-sm9ii
@WardaMaxamed-sm9ii 4 ай бұрын
Inamadii hargeisa inta ila jecel❤❤
@XamdiAdam
@XamdiAdam Ай бұрын
Allah Ba Ayey Run Wye Heesta Waxa Kujira😭
@Xabalsuge
@Xabalsuge 4 жыл бұрын
Hadaan lays xaqireyn Y3A wa video soo saraha ugu wanaasan xitaa hadaan heestu kugu soconayn video giisa qurxon ba kugu soconaya -- keeep going Y3A Production
@mustaqimmedia1306
@mustaqimmedia1306 4 жыл бұрын
soomaha
@rayaanmohamed3905
@rayaanmohamed3905 4 жыл бұрын
@footballfurious8456
@footballfurious8456 4 жыл бұрын
Hadeey gabdhoo dhan maseeraayan wlhi🥰😂 maryan ahmadey quruxdada adoon wax ismarin ayaan arki jirey huuno 🥳😘 hibo noogu noolow❤❤
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
Abigaba gabadh ban ahy wana ku faraxsanhy wlshy hormarkeda way u qalantaa wax kasta
@maqsuudhassan3882
@maqsuudhassan3882 4 жыл бұрын
Gabar gaari wesay iyo wiil heli waayay ayaa Maryan qiri waayay quruxdeeda
@hannajihaan6203
@hannajihaan6203 4 жыл бұрын
Mashllah wey u gaadhay wlal Blse Gabadho ahantyda wax Aan ka Hinaasno Meesha ma yaalin waa Hees Heesna wax Lugu farxo maha🙄
@sainabfarah4176
@sainabfarah4176 4 жыл бұрын
Hana danbaaaji nina hadaaa alle taqaanaan
@samsammohamed5157
@samsammohamed5157 4 жыл бұрын
Gabar ayaan ahay kamana masayrin wiliba hormar intaan ka badan ayaan ilaahay uga baryayaa
@user-oc8zs8wh1s
@user-oc8zs8wh1s Ай бұрын
Dad kii 3 sano kahor commentiga qoray waxba ma ogyn come back dagdaga
@MulaykaMahamed
@MulaykaMahamed Ай бұрын
Yaa🙄 Oo caadi Aaba loo maqlaaye😂from Tiktok
@Samiirka
@Samiirka 4 жыл бұрын
Fanankasta oo hada heesihisu shidanyihin inu Somaliland inu kaso jeedo hadad igu racsnta like dhac kusi
@anwarkhalid6236
@anwarkhalid6236 4 жыл бұрын
anaa ugu horeeya ee dar illahey like isiiya hadad subscribe ta igu dartana balayo alle idinma tuso
@anwarkhalid6236
@anwarkhalid6236 4 жыл бұрын
Minute yada kaliya fiiriya cid tartan igula jirtaa ma jirto
@AbdikariimAbdullahi-oz7wk
@AbdikariimAbdullahi-oz7wk Ай бұрын
From tiktok inaa ahy ma la iga dareema😂
@diinialanle2824
@diinialanle2824 2 жыл бұрын
Alfanaan qamar hirgalay waxan leyahay aar inantaas anagaa is daawanayna oo hargeisa dajinaya waliba xaafada ugu qaalisan ee masalaha ee ha ila soo xidhiidho ( isaaqii oo dhan ayaa ku yidhi huuno hibo ku nooolow) waaba mid aanu u ducaynay
@nasramohamud3764
@nasramohamud3764 4 жыл бұрын
JIgJiga hal wiil oo mar arkayba ku jecel hno 😂😂ree JiG Jiga❤❤❤mnCha allH maryan ahmdey❤
@nasseranisofficial7410
@nasseranisofficial7410 4 жыл бұрын
Maryan Ahmadey huno hibo noogu nolow 🙏🙏 From Djibouti 🇩🇯
@hamzehck6494
@hamzehck6494 29 күн бұрын
Wlahi wa run ilmunaati bu le ya hay😮
@idilazhari5513
@idilazhari5513 29 күн бұрын
Ala ba ayeey illuminated aya hoos laga dhahay subxana allah from TikTok ka so maqlay mise waba run. Somaliyey akhir zaman an ku jirna walhi heesahan an dhagesaneno ujeedo kale laga leyahay
@sollywoodmovies9219
@sollywoodmovies9219 4 жыл бұрын
Gobta soomaaliyeed reer Somaliland weeye waa dadka soomaali ugu fur furan ugu xikmada badan allah ha dhawro❤
@quruxleydasandka8422
@quruxleydasandka8422 4 жыл бұрын
Thnk you wllo qli
@nasiimnimcaannasiimnimcaan8570
@nasiimnimcaannasiimnimcaan8570 4 жыл бұрын
Amiin amiin 🤲 wllo QaLi Thanks 😘 WLLo 💓
@faraxkhalif6713
@faraxkhalif6713 4 жыл бұрын
Waa runta wll masha Allh
@bishaaroabdulkadir384
@bishaaroabdulkadir384 4 жыл бұрын
Somali odhanba gob ah
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
@@bishaaroabdulkadir384 Xppi is daji 😂 somaliland ha ka xnqinee
@abdihakiim1854
@abdihakiim1854 4 жыл бұрын
Wan u xiisey xamar cadeey Video iyo cod aad u qurux badan. Viva ciyaal xamar one love❤️
@user-bp3hz5ek9q
@user-bp3hz5ek9q 27 күн бұрын
inta xanta so radisey from tiktok😂😂💔
@XamdaAhmed-b9u
@XamdaAhmed-b9u 26 күн бұрын
me 😂😭
@aizhamaali3573
@aizhamaali3573 Ай бұрын
From tiktokga xan lee soo doonay😅😂
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 38 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 3,7 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 53 МЛН
Qamar Suugaani - Waa lay taagay - (Official video)
4:05
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
Qamar Suugaani Show - 2021 - Fadumo - Official Music Video
5:20
Nassin Soraan
Рет қаралды 2,9 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Qamar suugaani ft deeqsan |ALLA ALLA|official music video 2021
3:48
Fiyaaska Official
Рет қаралды 943 М.
QAMAR SUUGAANI FT DEEQSAN ABDINASIR | WAAD ISTAAHISHAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:20
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 38 МЛН