Heestan Mar wlban dhagaysto waan ilmeeya wllhi😢qofban kuso xsuusta 😭❤frxd ku nolow Mel wlba joogto🥺
@cabdirisaaqkamaal575011 ай бұрын
Thanks❤
@nasteexmaxamad51506 ай бұрын
Taariikhdu waa 16/july/2024 mUcaashqii iga danbeeya love ha iisaaro❤😢
@mohacademohacadde99995 ай бұрын
Queen ❤
@AbdiQani_GaraDkaАй бұрын
Wll❣️🫶
@SihaamXiish9 ай бұрын
Jacaylka anoon aqoon nafteyda adaa baree💋❤️🥺👸🫶
@kamaalcarab12157 ай бұрын
Aduunyo kala malaha ka soo anbatee ogoow❤️
@UbaxMouse-xm7xd5 ай бұрын
💯🫶🫶🫶💗💗🫵🫵👀👍🩵🩶💜💜💞💞💞🖤💯💟🤣❤❤
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
Xasuus ayaan galay Emotional Memories 😟😥 runtii weligayna xidhiidh jacayl ma yeelan misana mr walpan heestan dhagaysto ilin iyo ooyin ba iga timaada 😟😥
@YurupAyuup-zd1vn Жыл бұрын
Samey nasibkaga tajibi bowe😢❤
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
@@YurupAyuup-zd1vn ok sxo
@maniroAbshirsiciidАй бұрын
Wllo inta noshahy qof aan qimahga garnyn ha daba galin qof walba bowe ula dhqan si wangsan kole qof walba markad tusto wang kugu danbysa❤ lkn wllo nasib waxan🫡
@nemoabdi9479 Жыл бұрын
💔😑ayantad iga tagtaaa Qalpiggu murugoonaya Hadii anan ku arag Indhuhu ma awodayn Inay ceshadan ilmada💔😭 2023/8/20 bad days🥲
@bisharougas1226 Жыл бұрын
😢😢😢
@WardaRuwayda10 ай бұрын
M❤jaceylka aqoon nafteyda adaa baree😢
@UbaxMouse-xm7xd5 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉💯👀🫶🫵👀
@ayanxasan22812 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 xasus aan galay wlhi manta marxldan ku jiro aniga kaliyaa ayaa daremaq
@sadedhagaburo5157 Жыл бұрын
Izka dulqaado walal tani waa aduuN maalin ayaa dhici doonta marxalada aad ku jirtid uu ku sugnaaN doono adigaHa Farxad aan dhamanen ayaaN kugu ogahay inkastoo aan aqooN kuu lehayN wllzHy❤️🙏
@sihaammohamed61115 ай бұрын
Heestaan dhagaysigeeda kama daalo waxaa ku xasuustaa wiil aan jeclaa blse aynu is fahmi Wayne cimri dheer iyo cafimaad Aadanow😭🫀🏅🤴
@suhaybsiciid11054 ай бұрын
Sidoo kle dhipkaas wxa dareemi kara uun qof sidasi ku dhacdy🥲😔
@AbdiwazacMohamed11 ай бұрын
2/24/2024_🎉❤
@PasheHiisАй бұрын
Aniga oon qof jeclayn ayaan hadana il maynayaa markan heestan dhagaysto
@AyaanFaarax-yp2kj11 ай бұрын
Jcylka Anon Aqoon Nafteyda Ada Baree 16/2/2024 😭💔🤲
@ZuhuurHirse19 күн бұрын
2025ya iga dnbenya talow ❤😢
@AbdirashidAbdirashid-l2l18 күн бұрын
Inbadan oo taageera qamar sugani ah 🐐
@NemoAhmed-z5l3 ай бұрын
Indhuhu ma Awoodayan inaY ceshadaaN ilmada❤😢
@Ikhlaseyyy Жыл бұрын
Indhuhu ma awodayane🥺❤️
@AxmedApdiqaadir-v3sАй бұрын
Weligay xidhidh ma yellan lakin waa daren naxariis iyo dadnimo dhan tahay igu soo duceyaa asxpta
@wlladesh4183 Жыл бұрын
14/ 9/ 2023 / 14:40/ Hasus malin igu xumed aan ilowi karin 😢😢
Hees Khaas u ah Qalbiyada dunidada kale lagaga soo duulay
@SafaMohmet-lq1nc Жыл бұрын
15/2/2024 hbeen xasuus I leh oo aan qurxooon wax la kulmaYe qofkii aan aduunka ugu jecelaa ee aan mudo labo sano ah aan hurdoda iyo jiifkaba u didaye anigoo farxsan isagoo farxsan ayaa wado dhagaysane waxanin ku baLane in aan dhagaysano malintaan is helo ee aan xalaashiisa noqdo malintasina wa 9/4/2024 iLahy malintaas igu sin oo aan arkaa qofkayGii oo farxsan aniguna aan farxsanhy❤😢
@252soomali6 ай бұрын
Ma midowden wll😅
@HooyoMacan-y8u5 ай бұрын
Nolol qurxon ku rajaynaya
@XamdaXamda-l6s5 ай бұрын
Hada ma is gursateen waa 6 bishii sagaalad 2024 😢❤
@SafaMohmet-lq1nc5 ай бұрын
@@XamdaXamda-l6s haaa curadii reerka soo biiri doonta dhawaan indhaygii
@kumeelgaadh34383 ай бұрын
Mays hesheen wll illay hayskiin fududeeyo
@AbdiQani_GaraDkaАй бұрын
Qamar io QaraMi 🎻❣️
@Fadxiiina-ed6xw11 ай бұрын
2 march 2024 hben axad sogaleyso 2:38 ayaan heestan dhageysan wiiL aan xirir wadaag aheyn oo ixuneyey ayaa cwa iLaso hadley😢waan is xaaL wareysaney wuuna i caLacaley iney nolashu xumeysey dabadey ana ber wax jeclaa ba ahe waan so dhaweyey😢iLa taLiya saxipayaL mxa sameya hda hezkan yaa idaran😢😭😭
@theironlady600911 ай бұрын
Waxaan Dhaho ma aqaan But sida Roon rabaa oge marka hore sxbnimo uso dhawee inta muda ❤ halkaan igala soo hadal abaayo @Yusra Hodman inagraamka Iso Follow garee