QAMAR SUUGAANI | PART 2 JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2022

  Рет қаралды 1,906,633

CASKA FILMS

CASKA FILMS

Күн бұрын

Jasiirada Dheeman Luula part 2
Hees Cusub 2022
Qamar suugaani 2022,Hanad bandz,Hees 2022, Guuleed Simba,Siciid Qalinle,saciid Qalinle,Rahma Hassan,Qamar Suugaani 2022, Abdikariin Ali Shaah, Xariir, Gulled Simba 2022, Kiin jaamac, Khaalid kaamil, Sharma Boy, Ilkacase qays, Gulled Simba, Ugbaad aragsan, Xaliye, Xariir axmed, Maslax Mideeye, Suldaan seeraar, Ismail Dannan, Somali Music, Hees Cusub, Qamar Suugaani,

Пікірлер: 408
@romaaalrihaaniofficial3646
@romaaalrihaaniofficial3646 2 жыл бұрын
@caska Films heetan markay 1m gaadho hamblyada an kula wadagne pin nagu sharaf lagend ❤️🖐
@tiktokbizoz3743
@tiktokbizoz3743 2 жыл бұрын
Ppppp0
@fadumohassan2653
@fadumohassan2653 2 жыл бұрын
9
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Meedey hambalyadii
@XikmaawiAxmed
@XikmaawiAxmed Жыл бұрын
T😮
@XikmaawiAxmed
@XikmaawiAxmed Жыл бұрын
​@@tiktokbizoz3743😒 😅0 2:29 ymjnl😅is ny
@ameinothman4098
@ameinothman4098 2 жыл бұрын
Beerihii io dhirtaa io ciraka ka dhmaan laahay qamaroow na waalaysaa ku wataa nio hadad comentiga soo gashay like 👍 ii saar please 🙏 😢 😭 😄 🙂 😊
@saadaqabdiazizabdullahi9390
@saadaqabdiazizabdullahi9390 9 ай бұрын
😊 😊
@saadaqabdiazizabdullahi9390
@saadaqabdiazizabdullahi9390 9 ай бұрын
😊😊😊😊😊
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
Songs points you problems but Qur'aan solves your proplems🔥✌🏿💯🙌✌🏿🙈💯
@sahraabdi8794
@sahraabdi8794 2 жыл бұрын
True
@youngyahye4765
@youngyahye4765 2 жыл бұрын
Indeed
@MohamedAhmed-bb9mv
@MohamedAhmed-bb9mv 2 жыл бұрын
Gulled waan ujeednaa lakin anku hees ahaan udhagaysan waxan wacneen ka baxaayo mesha adiga quraan mxaa ukeenin waa lawad kasin dadkan 2022 ku jidhaan see waayo boowe
@faysacawil1775
@faysacawil1775 2 жыл бұрын
A good 👍 hfjr
@nasriinahmed450
@nasriinahmed450 2 жыл бұрын
True
@mohammedgogle6692
@mohammedgogle6692 2 жыл бұрын
Much meanings while my somalian freind mohammed reacts while this music playing ... Much love from 🇪🇹 💗 🇸🇴
@rajadanoloshachannel7068
@rajadanoloshachannel7068 Жыл бұрын
Inta fahanty inay gabadh tahay like
@maniroAbshirsiciid
@maniroAbshirsiciid Ай бұрын
Ma nooli😂😂😂😂
@adnanhashi
@adnanhashi 2 жыл бұрын
Ereyada iska sax walal, Xalayto maraan yar dheelmay U dhoofay maraan yar gaadhay Jasiiradii dheeman luula Dhulkuu anta soo dawaafay Waxaa igu soo dhaweeyey Jacayl dhalinyaro jibaysan Dharkooduna uu casaanyey Waxaa ku dhex-yaalay beero Dhirteedaa kula qoslaysa Daruurta korkeeda dhooban Ayaa dhibta kula nacaysa Cadceed kaaga dhaaranaysa Ciideeduna maaha dhoobo Dhaliyo waa wada quraarad Dayaxa dhawr baa u daaran Ma dhacaan xidigaha dusheedu Mid dhexe hawadeedu weeye Kulayl iyo qabow ka dheere Maxaa jewi loo dhameeyey Waxaan dhaayaha ka qaaday Bad aan in yaroo dhanaana Lahayn milix laga dhirfaayo Ayaan dhamayoo la yaabay Waxaan heestii ku dhaafay Jasiirad u soo dhigmayso Dhaayuhu may arag horrayso Dhegtuna may maqal aduunka.
@farhanmoha2435
@farhanmoha2435 2 жыл бұрын
Copy in la dhihi karo bay ahaan lahyd
@xaliimoali4531
@xaliimoali4531 2 жыл бұрын
Jah 🥺
@zuhaibabdi8271
@zuhaibabdi8271 2 жыл бұрын
Ma dhacaan xidigaheedu weeye walal
@ckjumana2490
@ckjumana2490 2 жыл бұрын
Xaqal ciidkii ii soo dir qamarow
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 2 жыл бұрын
Anta ma abwaanka😋
@ayanarrmi2007
@ayanarrmi2007 2 жыл бұрын
Waxan kudexyaale beero dhirtedu kula qoslayso dharuur korkeda dhooban ayan dhibta kulanacaysaa cadhceedh kaga dhaaraneysa ciiideeduna maahan dhoobo 🥰🥰🥰🥰🥰Jaziiirada Dheeman Lulaa ❤️❤️❤️ in muda sugeynay jaziiradi meshay kabaxdi Qamarow 🥰🥰🥰🥰 Hambalyo walal
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 2 жыл бұрын
Qamar mucjisada laxanka weyan heestan wlhi wuu ku raaxeystay 🔥
@KowsaarMohamed
@KowsaarMohamed 3 ай бұрын
Ad iyo ad❤
@KhadarAyman-s8o
@KhadarAyman-s8o Жыл бұрын
Hadan fan ku birayo laxanka qamar oo kle smayna waa blan❤❤
@sakiyacosopcosop5775
@sakiyacosopcosop5775 2 жыл бұрын
Ninka kaliye fankisu igu soCdo Qamar ❤💕 nollsha herkad jeclay shay masuuL👳‍♂️
@QalbigaMadowcaqlileh
@QalbigaMadowcaqlileh 15 күн бұрын
Mash Allah Erayada dheemanka 💯 Masha Allah reer Hargeisa ❤️💯 Mashallah qamar suugaani ❤️
@iskufilaninadhoolayare8901
@iskufilaninadhoolayare8901 2 жыл бұрын
Jasiiradan qamar uunbaaa tagah by dream ❤ waanba ku hystaa qudhaydu🥰🥰😇
@muniirjamaal684
@muniirjamaal684 2 жыл бұрын
Zxpkay marna wllky MAHAMED WARDI marka danbe ee aan iz aragno waan iz raacaynaa nio xarabadkaagi baan u xiizay nio adiga io dumazhiday NAZIIM ABDILAHI nolada wllky 🥰 RONALDAHA FANKA
@kafiyasiciid463
@kafiyasiciid463 2 жыл бұрын
Waa riyadiii oo heees ah naga daa qamar waan wayne dunida kumataale🤗😅😅😅
@gaydhofficial
@gaydhofficial 2 жыл бұрын
laxanku waa another level💯
@sharmakesaleeban807
@sharmakesaleeban807 2 жыл бұрын
VMKLNSM
@Apdirisaqgulled-eq4ib
@Apdirisaqgulled-eq4ib Жыл бұрын
Hestu waxay ku sabsantahy gabdh qurux badn oo uu la yabey sa darted jasiirada logu magac darey waka leh inta u dambeysa ((WAXAN HEESTI KU DHAFEY JASIIRAD USO DHIGMAY)) lkn lkn beatka io codka soo lalabanaya cadi buu ku dhex galaya🫀🫀
@qalcadweyn378
@qalcadweyn378 2 жыл бұрын
Qamaroow kalay jasiirada ikeey jawiga macn so arge❤😃
@handeeq
@handeeq 2 жыл бұрын
Xitaa dhirta manala qoslaysaa rock star qamar waaba nawadaahe halke noo wadaa shb🤩🔥❤️ any way hit song🔥
@mahadaloore2657
@mahadaloore2657 2 жыл бұрын
Qᴀᴍᴀʀ sᴜᴜɢᴀɴɪ ǫᴀᴍᴀʀᴋᴀ ʜɪɪʀɢᴀʟᴀʏ ɪɴᴀᴛᴀ 🩸ageerta isoo raaca🎵🎶🎼
@mahadaloore2657
@mahadaloore2657 2 жыл бұрын
Full rezpect
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 2 жыл бұрын
Cid aan taageerin majirtaa
@Rasmi473
@Rasmi473 2 жыл бұрын
Jasiradu way nawashey😂😍
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 2 жыл бұрын
amaantu markay xadka ka baxdo khiyaali xad kabaxa bay kula galaysa 🤣🥰kusoco qamarow
@JordenKhadar
@JordenKhadar 29 күн бұрын
Who listens 2025😂
@yagta-n8s
@yagta-n8s 21 күн бұрын
@DeeqaMaxamed-y1q
@DeeqaMaxamed-y1q 16 күн бұрын
Same😂
@MUMTAZHAOZHANG
@MUMTAZHAOZHANG 12 күн бұрын
Ani😂
@JordenKhadar
@JordenKhadar Күн бұрын
Heestu waa malap😂​@@MUMTAZHAOZHANG
@kingkhalidxidigaaddisapapa8985
@kingkhalidxidigaaddisapapa8985 2 жыл бұрын
Wah wah MashaAllah qamar sugaani
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 2 жыл бұрын
legend halka ii istaag an ka dage dhirta qoslysa an ka oohiye😂😂😂
@mawliidcabdi9956
@mawliidcabdi9956 2 жыл бұрын
Hadagin ina mari jasiirada
@hodanhabi3179
@hodanhabi3179 2 жыл бұрын
Wlhi kal iyo laab ban u qoslay sxbw
@Kiikock423
@Kiikock423 2 жыл бұрын
Heestu horta waa qofayn aftahamada AMA humaaga ku jiraaa ee uu adeegsaday abwaanku Waxan uu inoo sheegayaana maaha jasiirad iyo waxaase waa qof dumara oo uu amaanteeda halkaaas gaarsiiyey wanaagan iyo quruxdan uu sheegayaana maaha jasiirad iyo waxane waa falanqayn uu ku falanqaynaaayo qofkaaas uu soo arkay ee uu wxbaaan garanaaayo waa aniga fikirkayga iyo macanaha aan heesta ka.fahmay
@Wacditv984
@Wacditv984 2 жыл бұрын
Waan ku racsanahay
@hafzaabdullahi465
@hafzaabdullahi465 2 жыл бұрын
Exactly
@NadaAhmed-qs3ko
@NadaAhmed-qs3ko 2 жыл бұрын
Taasa runa
@butterflies1248
@butterflies1248 2 жыл бұрын
Aniga xataa sidasan is iri hadana waxan isdhahy amaytahy riyo yacnii sometimes waxaa jirto riyooyin aad u qurux badan oo aad arkaysid marka waxan is iri abwaanku ma riyo uu arkay buu ka sameyay heesta
@suusanadan8108
@suusanadan8108 2 жыл бұрын
@asmoabdi:🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@stayblue759
@stayblue759 2 жыл бұрын
Waa JaSiiRaD HoDaNNa. Mnzha allah. Mar HaDii BiYaHeDa La CaBi KaRo Wa CaaDi’dhaF. 🔥
@haniahmed1256
@haniahmed1256 2 жыл бұрын
Yaa arkayba
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Jasiiradan iyo qamar illah isku diray Xita dhirta qosleysa waa socona xage u socona tollow😅😅
@safalula9169
@safalula9169 2 жыл бұрын
Heeso an adunkaba qosen lee shega kan
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
@Samiiro Adem astaqfurallah waa nin walan wlh
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Odayga jinbuu La hadla ban u malaynaya🤣🖐🏿
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 жыл бұрын
halkan usocono wali anba Ma fahmin 😂🤣😂
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
@@Alxmdullilah0219 meyska socona un ina mariyada hadaba😅
@suhaybpogba5677
@suhaybpogba5677 2 жыл бұрын
qamarka fanka ka yaabiyay 🗣♥️
@puntlandmediainc243
@puntlandmediainc243 2 жыл бұрын
"Dhulkuu Aan soo dawaafay" ma ahee waa" Dhulkuu Anta soo dawaafay" . Anta waa Cabdirisaaq Anta oo heesta jasiirada dheeman luula sameeyey .
@Asiya_collection
@Asiya_collection 2 жыл бұрын
Heesta qaybtii hore ayuu abdirisaq anta lahaa lkn qaybtan waxa iska leh abdiraxiim sidiiq heelo
@hamdiarashed5326
@hamdiarashed5326 2 жыл бұрын
0
@hamdiarashed5326
@hamdiarashed5326 2 жыл бұрын
L
@hamdiarashed5326
@hamdiarashed5326 2 жыл бұрын
D9v
@mataanibraahim4942
@mataanibraahim4942 Жыл бұрын
SAS weye
@hayatomar5763
@hayatomar5763 2 жыл бұрын
WARDI 😘 Misnagadheh Waa Buubi Rabnaa 🤩😍👍
@cabdiraxiinmaxamed6589
@cabdiraxiinmaxamed6589 Жыл бұрын
14 may 2023 Sunday Waxaan ku jiraa xaalado adag haddii laga baxo noqon doonaa raynrayn😢😢😢😢
@MariyaJamma
@MariyaJamma 27 күн бұрын
Maka baxday wall hadan 😢😂
@heersare3662
@heersare3662 2 жыл бұрын
Heeskan waa hees wax Kale ah Qamar |Mulaxan +Fanaan Muhammed Wardi! 2022
@a.rahmanfaahiye5278
@a.rahmanfaahiye5278 2 жыл бұрын
Jasiiradan waa ubaahany hanala geeyo😂
@Janno66
@Janno66 2 жыл бұрын
Dhirtaa qosleeysa eraygaaz wu iga qosliye wlhi😂🥰❤❤
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 жыл бұрын
Wxa ficnayd inuu abwaanku ka dhigo Dhirteeda kuso jiidanayso ama ku cajabinayso... Lkn xita mala awaal magali karto dhir qoslaysa😂🤣
@Janno66
@Janno66 2 жыл бұрын
@@Alxmdullilah0219 😂😂😂beenta mhin wlhi
@rashkamahamed6497
@rashkamahamed6497 2 жыл бұрын
Jasiiradan qamar baa yeeshe Ana wa inaan ka war doona si dhalinyaro jibaysani iigu soo dhawyso
@noradinmahat5428
@noradinmahat5428 2 жыл бұрын
This song is on 🔥🎵 👌, Caska films Production is the best 💯🙌
@mustafecraxman6816
@mustafecraxman6816 5 ай бұрын
Mucjisada fanka qamar sugaani ❤
@munaahmed949
@munaahmed949 2 жыл бұрын
Cazka films hore u soco lipax🙏❤🦁
@maryancali9552
@maryancali9552 2 жыл бұрын
Jaziradi dheman luula🎼😫🎼🎶
@bisadakhalidy7000
@bisadakhalidy7000 2 жыл бұрын
Me from Tanzanian but I love 💘 songs 🎵 of Somalia
@NasirMohamed-rf5xi
@NasirMohamed-rf5xi 6 ай бұрын
Not somalia its somaliland
@AbduweliabdukadirKashki
@AbduweliabdukadirKashki 3 ай бұрын
Ma xoog igu bartaa laguma yaqaan ​@@NasirMohamed-rf5xi
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 жыл бұрын
Qamarka ❤️🔥🔥
@nasrinoor8787
@nasrinoor8787 2 жыл бұрын
waaw qamar suugaani waan kuwadanaa zxp
@adheeshkijana2582
@adheeshkijana2582 2 жыл бұрын
HEESTAN WXEY ISKU# LAXAN EG yihiin Hees uu qaaday #cabdikariin cali shaah #Nolasheydah aduuunka
@mounaali4918
@mounaali4918 2 жыл бұрын
Waw waw khamar sougani inabtiii horee u soco
@ilhaancnaasir8275
@ilhaancnaasir8275 2 жыл бұрын
Wow mi fanan qamar ❤❤🔥
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 2 жыл бұрын
yaab 😭😭 wali lama arag dhir qoslaysa iyo meel dhawr dayax u baxan marka ay sidaa tahayna fanku waa gudbiyaha dhaqan ka ay bulsho ledahay iyo dhaqanka umada oo lagu soo gudbiyo marka fananka qaday iyo abwanka sameyay waxan filaya in ay asxabtii dubka yihin ama xeertii bob marley 😀😀
@craxiin_key797
@craxiin_key797 Жыл бұрын
Af soomaliganad cadi usoo dhigan waxani waa khiyaal
@inaabdi9128
@inaabdi9128 2 жыл бұрын
Qamarki hirgilaaay another level
@nachiipmohamed4744
@nachiipmohamed4744 2 жыл бұрын
Waar nio Qamar xidigahay is haysteene jaziiradan dheeman Luulina may usoo raacday dhirtuna waatan ku qoslaysee 😂😂😂😂😂
@SalmaanCabdi-w3c
@SalmaanCabdi-w3c Ай бұрын
Ugu danbayn 2025 ayaan fahmay in heestani gabdh ka hadlayso . Jasiirada la sheegayaba waa gabdh 😂
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
jasiirdii markale🤗❤💘 waxan raba inaan so arko jawiyada dhamayska tiran ee qamar so arkay😂
@khadarsaciidtimacade8801
@khadarsaciidtimacade8801 2 жыл бұрын
Madaxa uun furo adaa arki doone
@nimconadar2646
@nimconadar2646 2 жыл бұрын
waxa oku tagay hab manab ah
@shucaybabiib-gw3il
@shucaybabiib-gw3il Жыл бұрын
Mukh mukhrada wajle ugu wayn ayuu ku shikhramay habenka wan wada jognay qamar dhilinyaro jibisayn waa mudalabka dharakisuna wa casan cad ceduna wa laysrka casnaka dhulkuna wada qururad
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 9 ай бұрын
Qamarka hirgalay legendkaasay ina cali shah so barbardhigayan dadki oodhanba jaseerad mala’awaal ah udiray 🤣✌️
@Omaar_arture
@Omaar_arture 2 жыл бұрын
First comment biila replay aha wali maa araga
@apdishakourapdilaahi6932
@apdishakourapdilaahi6932 2 жыл бұрын
Jasiirada dheeman luula waa jasiirada diinta maansooniyada
@abdisalamdagal4149
@abdisalamdagal4149 Ай бұрын
Jaziiradii dheeman luula Dhulkuu anta soo dawaafay wye lyrics waaqalad Fg. Anta waa abwaankii sameyay jasiirada dheeman luula parta one
@Ymm12_.
@Ymm12_. 2 жыл бұрын
Qamarka duuula 🥰🤩
@israaahmed8555
@israaahmed8555 2 жыл бұрын
Mnsha Allh Qamar Hirgalay 🥰🥰🥰
@nimcocismaan-hi9tq
@nimcocismaan-hi9tq Жыл бұрын
Qamar fanka shiiday ❤❤
@Cabdiwahaab30
@Cabdiwahaab30 17 күн бұрын
2025 cid dagan doonta
@adnancorrea_____1087
@adnancorrea_____1087 2 жыл бұрын
Hees macaan weeye
@hibomahamoudegeh3789
@hibomahamoudegeh3789 2 жыл бұрын
Waaaaw abwan waxa bkale haba leh hesta qamar na waa eshcalaa sawda lakin mesha lashegay janaa lamodaa
@mushtaaqmohamed9732
@mushtaaqmohamed9732 2 жыл бұрын
waaaaa xageeee meeshaasi qamar isoo sheeg bal✋✋✋✋❤❤❤❤👌
@deqziofficial842
@deqziofficial842 2 жыл бұрын
Waa jasiiirada dheeman luul Xafadayada u dhawday wllo casarki dhirtan qososha😅🤣🤣
@maniroAbshirsiciid
@maniroAbshirsiciid Ай бұрын
😂😂😂​@@deqziofficial842
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 2 жыл бұрын
Eryada abwaan:A/risaaq xasan daahir bidixo Laxanka qamarsugani Codka qamar suugani🙏
@rahmacelabe401
@rahmacelabe401 2 жыл бұрын
waaa Heez cajiba❤
@sadaamahmedismail7076
@sadaamahmedismail7076 2 жыл бұрын
Hees mcn 🌹🌹🌹
@abdifatah__kaka__cade1128
@abdifatah__kaka__cade1128 2 жыл бұрын
Kagic Qamar!!!🔥❣️
@CadnaanAlawi07
@CadnaanAlawi07 2 жыл бұрын
Xalayto maraan yar dheelmay U dhoofay maraan yar gaadhay Jasiiradii dheeman luula Dhulkuu anta soo dawaafay Waxaa igu soo dhaweeyey Jacayl dhalinyaro jibaysan Dharkooduna u casaanyey
@saedilyaas
@saedilyaas 2 жыл бұрын
qamarka waad na waalaysa 🙋🏻‍♂️🥰
@ismoapdi8400
@ismoapdi8400 2 жыл бұрын
jaziiradii Dheman Luula waa la helaY😁🥰
@maniroAbshirsiciid
@maniroAbshirsiciid Ай бұрын
War ina mari waa xagee 😂💃🕺
@kulmiyesaed1716
@kulmiyesaed1716 2 жыл бұрын
Qamar Hbeen Kasta Goob Shaydaanba Loo Dheelmaa 😂😂🙆🌹
@relaxed4sleep44
@relaxed4sleep44 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@safaabduqadir3610
@safaabduqadir3610 2 жыл бұрын
😮
@nawaalyar9437
@nawaalyar9437 2 жыл бұрын
Hhhh dayax dhawr baa udaaran kulahaa
@umuaxlaam7735
@umuaxlaam7735 2 жыл бұрын
😄😄😄😄😄😄
@deqziofficial842
@deqziofficial842 2 жыл бұрын
🤣🤣 qamaraw ana riyo shidan xalay ku riyooday ma ku dhiibaa nio
@jaanuhanad8201
@jaanuhanad8201 2 жыл бұрын
Fananka kliya jin iyo insiga u heesa 🏃‍♀️ markey insiga soo gaaro isoo waca😂😂acuudka hal eray oo binu adam ah ma maqlo
@asmadaauud8228
@asmadaauud8228 2 жыл бұрын
Kkkkkk jinkay zxb yiin😂😂
@jaanuhanad8201
@jaanuhanad8201 2 жыл бұрын
@@asmadaauud8228 Haa wax yaabaha uu ka sheekeeyo aqli xoolo insi ma ahn😂
@asmadaauud8228
@asmadaauud8228 2 жыл бұрын
@@jaanuhanad8201 kkkkkk umadeena maha Lani wallhi dharcas iyo dhir qoslaysa le sheekadiisa sii maroysaa🤣🤣
@safaabduqadir3610
@safaabduqadir3610 2 жыл бұрын
😮
@ugaasali8554
@ugaasali8554 Жыл бұрын
Qisada ninba sameyay
@maxamed7258
@maxamed7258 2 жыл бұрын
Dayaxa dhowr baa u daaran Ma dhacaan xidigeheedu Wooow jaziiradas Waa xagee
@kalmoyyare1773
@kalmoyyare1773 2 жыл бұрын
Part 3 bro 🔥🔥✌🏾
@MaxamedXasan-yo5js
@MaxamedXasan-yo5js Жыл бұрын
Heeees dhaaaaaf🎹💙💎
@farhanmoha2435
@farhanmoha2435 2 жыл бұрын
Jaziradaaz hanala geeyo wlhi qamarow na danbaajizaye
@amaanimaxamuud416
@amaanimaxamuud416 2 жыл бұрын
Qamar wllo ilhy ayd izku dirayza adu mar walba ilhy ayd izku dirata e bal kaly an ige jazirad ad mar walba qabato
@AbdinorMohamed-bb4sc
@AbdinorMohamed-bb4sc 5 ай бұрын
Warniman yahow mataqanaan fanaanka waxuu ka hadlooyo ani ilmunaati uqaatey yaa ila mid ah Macnaha sidaan maqley markey dadka soodhoweynayaan dhar isku mid ah iyo waxyaabo dhaldhalaal ah dadka kusoo dhaweyaan maqley allahu aclam
@ramlacumar9157
@ramlacumar9157 2 жыл бұрын
Mucjisada fanka 🥰
@deganomar4889
@deganomar4889 2 жыл бұрын
WAA FANANKA KALIYEE WXY NA DADKU ARKIN ARKA 🤣🤣🤣
@mohamediid4876
@mohamediid4876 2 жыл бұрын
Another level Qamar suugaaaani
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 2 жыл бұрын
Qamarka fanka horay usoco Brather 😁✌
@Awaale
@Awaale 2 жыл бұрын
Fanankaan iyo erayadiisa anigu waan ka shakiyey! Heesihiisa waxba la socdan is iri o ay tahy halmar bey ku qaadanayaan khiyaal sawir ah oo dareemihisa wata bey maskaxdaada ku dhex furin, kolay heestan wa la ashqaraarey weyna i sidata aniga. Mahayo Erayo badan oo aan ku qeexi karo dareemahayga 🥲 Aad baan ula dhacay jasiirada dadow ino raadiya bal waan xiiseynaya anna inaan markayga tage
@hamdiarashed5326
@hamdiarashed5326 2 жыл бұрын
Fippppppppppppppppppppppppppppppppppll
@maniroAbshirsiciid
@maniroAbshirsiciid Ай бұрын
War waa jasirad ku taal dhulka jinka dad ka shaydanka cabuda baa la geya san maqly😮
@hamzahaali6649
@hamzahaali6649 2 жыл бұрын
Muxu sameyeyy ader😂🥰🥰
@nimcanurayoutube389
@nimcanurayoutube389 2 жыл бұрын
Waa Canada meesha maradeeda casaan yahay iyo jawi qabow iyo kulayl xiliyadan an ku jirno midna ahayn ayada dhan wa jazeerad iyo quraarad iyo dhalal wow iguso boqo gacliye wan kuso dhawaynaya
@bellamouna4355
@bellamouna4355 Жыл бұрын
😍😍😍😍😍🤩🤩🤩ciideeduna Maaha dhoobo😊😊👌👌
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel 5 ай бұрын
Heesaha khayaliga ahi samayn goniyay leyiihin xaqiiqdi🔥
@moonlightmoon5277
@moonlightmoon5277 5 ай бұрын
Calaamkan uu tagaay ma ku kubadishay real life kiba jasiradaasi kigala kamaso bexee.
@apdirahemhassan2893
@apdirahemhassan2893 2 жыл бұрын
Qamarka tha voice taj my heat
@UsaameMnuur
@UsaameMnuur 4 ай бұрын
Herar iyo hawaas hadaad joogto like dhac kusii hadi kale aanad joogin soy soy
@amiinhassan5827
@amiinhassan5827 2 жыл бұрын
qamar ama qaraami📝😁
@bahgaa.1676
@bahgaa.1676 2 жыл бұрын
Jasiiradi Waxa laysku racay inay tahay Sacada-Diin iyo Ceebad Saylac islanders in ay tahay ❤️❤️🫶🏻
@cabdiyasiin103
@cabdiyasiin103 2 жыл бұрын
Waaaw qamarka
@azuzhaji1331
@azuzhaji1331 2 жыл бұрын
Part 3 Waiting.............
@Enverbahar
@Enverbahar 2 жыл бұрын
Wax kale Qamar sugaani 🔥🔥🔥
@Asiajama-n5j
@Asiajama-n5j 7 ай бұрын
Heesta hadaa fahantay naar isu diyaari😂😂😂
@hamzerayaale7285
@hamzerayaale7285 2 жыл бұрын
Jaziirada Dheeman Luula onother Hand Meel dhirtu kula qoslayso Dhowr xabo dayax ah leh Iyo biyaha bada oo mcan la cabi karo 😅Qamar mrka Saddexad ee aadeyso kusii raaco bal mlaha tani adunka kuma taale🤣
@idmanmohaz6864
@idmanmohaz6864 2 жыл бұрын
Ana isheeg an horey idiin racee
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 2 жыл бұрын
Ma dhiirta qoslaysay qamroow😅😂
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Mar marka qaar😂
@Abdiwali-mr8ns
@Abdiwali-mr8ns 9 ай бұрын
Fav song😢
@suhaybomar6452
@suhaybomar6452 5 ай бұрын
The best song 🎵 😊
QAMAR SUUGAANI | PART 2 JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2022
6:07
Karan Yassin Official
Рет қаралды 1,4 МЛН
DONALD TRUMP Oo Maanta ILHAN OMAR IYOOO
13:53
SOMALIANEWS
Рет қаралды 4,5 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 6 МЛН
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,6 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail (Yare)
Рет қаралды 7 МЛН
QAMAR SUUGAANI || DHIBKEYGA KUWII JECLAA || 2020 LYRICS
4:51
KHAALID LYRICS
Рет қаралды 456 М.
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
Qamar suugaani Hees Cusub | Xariir Dahabo | Hees Cusub 2020 lyrics
5:57
YOUNGER LYRIC'S
Рет қаралды 1,1 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,8 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН