No video

QAMAR SUUGAANI NEW SONG KAMBALA ABDIKARIN ALI SHAAH SHOW HARGEISA 2021

  Рет қаралды 1,549,015

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Qamar Suugaani New Song Kambala
Music Madar Saacadaale
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 593
@maxamedahmed6807
@maxamedahmed6807 3 жыл бұрын
Ninkan codkiisa waxaan kaJeclaHay laxamadiisa intii iLa taageerta xariir iyo laxamada qamar liketa Sara wllo
@ahmedbashii4448
@ahmedbashii4448 3 жыл бұрын
Laxamada wax kale ah lawadas qof
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
Sxp fanan heeso waa fananka uku jeclahay wlhi muqdisho marku NalajoGay horta labo mar xaflad aya sikadisa uku arkay anoo aad utageero waan lhadlay ina aad utageero wlhi waa qof aad uficiican siqalbiyana ayuu iku mhd celiye marna showgii muqdisho uku dambeeye aya aaday wlhi Waa boqorka fanka qamar
@abdullahiiman4523
@abdullahiiman4523 3 жыл бұрын
Kamahelo ninkan ani fikradayda
@mobzofficial4312
@mobzofficial4312 3 жыл бұрын
@@abdullahiiman4523 fikirkagu wa minority marka wax micno ah samayn mayo
@abdullahiiman4523
@abdullahiiman4523 3 жыл бұрын
@@mobzofficial4312 𝚖𝚒𝚌𝚗𝚘 𝚊𝚢𝚞𝚞 𝚜𝚊𝚖𝚊𝚢𝚗 𝚔𝚞𝚖𝚊𝚊𝚗 𝚊𝚍𝚑𝚊𝚗 𝚗𝚒𝚗 𝚠𝚊𝚊𝚕𝚊𝚗 𝚋𝚊𝚊𝚝𝚊𝚑𝚊𝚢𝚎 𝚚𝚊𝚢𝚕𝚊𝚍𝚊 𝙸𝙶𝙰 𝚊𝚊𝚢𝚊𝚛
@hodanahmed3504
@hodanahmed3504 3 жыл бұрын
Qamarka Djibouti 🇩🇯 🔥🔥 walaguu sugaya Kartee 6 , Kartee 4 , Kartee 3 kulankeenu waa gudka kempeski yeah ❤❤🇩🇯🇩🇯
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
Iwanna visit djabouti insha allh form hargeisa ❤
@taxaneofficaill6965
@taxaneofficaill6965 3 жыл бұрын
Reer djibouti thepes
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 3 жыл бұрын
Wuxu ma saasaa ayantanba wan yabnaaye🤦🏾‍♂️😅mahadsanid 👍🏾
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Wuxu ma xaafdaba meelan uqaadan garan wayo ma afsomliga lagu soo daran islaha😂😂
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 3 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 hhh wa jabuti huno xafadahedii
@deganali7669
@deganali7669 3 жыл бұрын
Reer Kampala hadad tahay like Qamarow wanu ku sugayna indr 😂❤
@mohhamettelawil9563
@mohhamettelawil9563 3 жыл бұрын
Qamar inuu kampla yimado malaga yaabana wllo
@mukhtaarbashiir758
@mukhtaarbashiir758 3 жыл бұрын
Sociol center 😂
@abdifitahmohammed1165
@abdifitahmohammed1165 3 жыл бұрын
Mesha ana uso socda kwrn mashidantahay ❤😂
@fastregionaltransitfastreg3837
@fastregionaltransitfastreg3837 3 жыл бұрын
@@abdifitahmohammed1165 j?x?jjx?jjjx?je?x?x?je?x?jjx?x?jjx?x?jjjjjjjjjjjaaa
@kingceyda3193
@kingceyda3193 3 жыл бұрын
Ilaahaybaan kugu dhaarshee isaar sabiskaraab
@ibnuarab5015
@ibnuarab5015 3 жыл бұрын
Hush
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 2 жыл бұрын
shp dhaarta aad idhaarisay wan is idhi u samee wuxu rabo lkn waxd i waydiisay ayaa meelan u qaado garan waayay😅
@iligmuuse8883
@iligmuuse8883 2 жыл бұрын
War tag
@ericapdalaofficial1865
@ericapdalaofficial1865 2 жыл бұрын
Ku saray wll
@muparakarachid634
@muparakarachid634 3 жыл бұрын
Ninkaan heesaha wuu qandarraastay wllhi 👑👑🔥🔥🦁💚
@apdiali690
@apdiali690 2 жыл бұрын
999k almost 1m qamar fans ismujiya
@ubaxmaxamuud8653
@ubaxmaxamuud8653 2 жыл бұрын
Adi maa og
@muhidinabdi8678
@muhidinabdi8678 2 жыл бұрын
@@apdiali690 aà
@caydaruusxuseen5237
@caydaruusxuseen5237 Жыл бұрын
​@@ubaxmaxamuud8653 from from t
@abdirawy1224
@abdirawy1224 3 жыл бұрын
Wll shaqo la aan ayan ahy wxn ku nolahay wadanka south Africa iso duceya shaqo wng San in an helo hello somali weyn 😭❤🔥🌍
@aragsanali949
@aragsanali949 3 жыл бұрын
Mid aan dhibaato kaso gaarin allah ku sahlo wll insha allah niyada kheyr usheeg🥰
@abdirawy1224
@abdirawy1224 3 жыл бұрын
@@aragsanali949 amiin shukran wll qli ❣💎💞🙏💯🙏
@idilali1932
@idilali1932 3 жыл бұрын
Allh hku siiyo wll waxd ku farxdo
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Ilaahy mid khayr qabta haku siiyo wll waad helysa
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@idilali1932 amiin wl
@kabyarofficiall2486
@kabyarofficiall2486 3 жыл бұрын
Wadnaha korkiisay kutaal muqdisho Waa inaan kubaraa oon kugeeyaa bondhere Kuna dalxiisnaa dayniile Ismuujiya ciyaal xamar like
@laylamahmed1040
@laylamahmed1040 3 жыл бұрын
😍😍😍😍
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 3 жыл бұрын
Qamarka Duula Nin Qalbi Wanagazan Nin Kazte Oo show Qabzada Garabkiiza AYaad TaaganTahaY
@abdallaeid045
@abdallaeid045 3 жыл бұрын
Qamaroow miyaad na waaleeysaa waxaN laxan lama oran karo awoowe🎹🎬🎥 legend waN ku wataa 24-28sec falaysa minaa✔
@nouradinemed8458
@nouradinemed8458 3 жыл бұрын
Mercis pour le dédicace pour le djiboutien 🇩🇯❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
olaaly qamarku wa ina waalaya 😂🙈 Viva duriyada isaxaq (garxjis) ❤🦁
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
🥰🥰😘😘😘garxajis mey abtiyashey from muqdisho 🥰🥰😘💪
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@cabdirahmaansiciid7723 habo mcn soo dhowow 😍
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@cabdirahmaansiciid7723 ma habar gidir batahy habo hhhh
@rithwankiikoh9197
@rithwankiikoh9197 3 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@soumeya806
@soumeya806 3 жыл бұрын
Quartier 6, Quartier 4 , Quartier 3 Kulan Keenu waa guudka kimpenski 🙌👏😍😊
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 3 жыл бұрын
quartier4 igukaly😋😅 guudka nagadaayoo
@umalqueen1247
@umalqueen1247 3 жыл бұрын
Qamar waaa inbaadhitan weyn lagu sameeyh waxoogah ragaa kudhex bakhtiyay sidan isdhahay imisa codbuu kolbh nooo saaaarayh Naga waashay qamaroow wlhi
@zoyaofficial9586
@zoyaofficial9586 3 жыл бұрын
MashalH Qamar waxan ka Helay sidad xamar ujeceshahy anaguna wanu ku jeclnhy wallo Noolow Qamarkii Hirgly
@hamidaali372
@hamidaali372 2 жыл бұрын
fanaan aan jeclayn xamar majiro anaguna wanu idin jecelnahah
@mawliidcabdi9956
@mawliidcabdi9956 Жыл бұрын
Waa SIDA wll qaali
@kiinhindi3542
@kiinhindi3542 3 жыл бұрын
Cauduruus baaba lamoodaaa heesta in ii qadayo eshcalaaa ax ilma abti 🥰😘
@hothoapdi7028
@hothoapdi7028 3 жыл бұрын
Q Qa Qam Qama Qamar S Su Sug Suga Sugaa Suugaan Suugaani ❤
@ikraanyuusuf8255
@ikraanyuusuf8255 3 жыл бұрын
Waar caydaruus maxad samaysay anu aduban ku dawanaya legend nin aan aad utaageero 👑🥰
@caydaruusasonto8745
@caydaruusasonto8745 3 жыл бұрын
Mahadsanid hno macn
@abdiassissamatarrage1266
@abdiassissamatarrage1266 3 жыл бұрын
En
@verified_mali
@verified_mali 3 жыл бұрын
Allah yaa Allah, Qamar fan nooleeye waxba lagama qaban karo❤.
@madiinagalaydh123
@madiinagalaydh123 3 жыл бұрын
Qamarkii hirgalay Kulanki kambala hees yabkeda wadata🤩🤩🤩
@fadxixaashi3282
@fadxixaashi3282 3 жыл бұрын
Xeero awr xaafadaydii izmuujiya nio pilaacaleek
@ClrisaaqAxmed-tl5db
@ClrisaaqAxmed-tl5db 4 ай бұрын
Who listen 2024
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Kama marmo hargeyso fankeygey kor uqadey My Home🏠Hargeysa hadh wanaag wan kugu fana 💚💭❤🌎💪
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Oyyoyo goormuu heesta xafiday umadeena maahee😂😂
@hamsenour2326
@hamsenour2326 3 жыл бұрын
Oyoyooy Wa macjisadii geska
@nasruden1420
@nasruden1420 3 жыл бұрын
Lama xifdiye wa la duuba yada oo buug laga akhriayayo
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
@@nasruden1420 haa wn ogahay wll lkn fanaanka ma jeedo caydaruus asonto ayan leeyay heestu haddayba cusubtee goormuu xifdiyay
@nasruden1420
@nasruden1420 3 жыл бұрын
Haa thnks sharafey...i understood
@nasruden1420
@nasruden1420 3 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 😊
@asmahibrahim8438
@asmahibrahim8438 3 жыл бұрын
Qamarka hir galay waxad samayso yaa samayn kara fanaan aan jecelay❤💯
@zadkey21
@zadkey21 3 жыл бұрын
wadnaheyga korkiisey ku taala muqdishee qamarka😍
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Hees iyo badH 🎵💙 Laxanka Saaran iyo Toonanka Laga kaLa Heesayo dadkii wxn loogu taLo galay 💪🏾🤍
@farxanyusuf3726
@farxanyusuf3726 3 жыл бұрын
Qamar fan noleye markii wan yara salugsanaa lkn hadan cabay hestan layabay laxanka usary dadkena maha tagerayasha qamar meya lek kuwal😅😅
@hamidaali372
@hamidaali372 2 жыл бұрын
ciidagale boy 😍 wiilkayagi maxamed wardi
@asmodhaaki43
@asmodhaaki43 3 жыл бұрын
Bal Waxaasu Heesta Siduu U Qaadayo Eeg Fanka Siduu Rabuu Ka Yeelay Qamarka Iyo Laxankiisu Waa Wareer 😳♥️
@hoodohassanaxmed2525
@hoodohassanaxmed2525 3 жыл бұрын
Qamarka fanka shida💯
@wllkaboy5022
@wllkaboy5022 3 жыл бұрын
0:50 🤣🤣 qamarow waxaan laxan Waa dhaafay nio
@zacadcazanyoo7162
@zacadcazanyoo7162 3 жыл бұрын
Habeenka Waad na shiday wllhy Qamarka🥰🤴🔥
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Q qa qam qama qamar S Su Suu Suug Suuga Suugaa Suugaan Suugaani Big respect 🙌 👏 🙏 💯 👌
@ciyalpubg4007
@ciyalpubg4007 3 жыл бұрын
Qamar Jin Ba Laxanka u Sara🤣
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Mid waaweyn walipa😂
@ciyalpubg4007
@ciyalpubg4007 3 жыл бұрын
@@mumtazmohamet5758 🤣🤣
@dgarb8353
@dgarb8353 3 жыл бұрын
Wa jin😂😂😂
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@shamsjamaal529
@shamsjamaal529 3 жыл бұрын
Can't deny that 🤣😂
@MohamedAhmed-im7cx
@MohamedAhmed-im7cx 3 жыл бұрын
Qamar sugani xildhibaan isku soo sharax 😄😄
@nimc_8
@nimc_8 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hakoahmed7488
@hakoahmed7488 3 жыл бұрын
Xeero awr xaafadaydii qamarka duula nin adag
@MURAADXAYAAD
@MURAADXAYAAD 3 жыл бұрын
Caydaruus ankala jaaskii 💯💯
@deeqmaxamed8378
@deeqmaxamed8378 3 жыл бұрын
Wax laga qabankaro maleh igaarkaan kitaabka gacana utaagay nuuci la rabo loo so heesa hadana waaba hit heesihiisu woow what a talented guy wow
@khadarmustafe739
@khadarmustafe739 3 жыл бұрын
Walhi qamar fan nooleeye isagan ku dawada fanka heerka uu qamar ka gaadhay ismalihi fanaanba la gaadhay heerka qamarka qamarka
@nouramahamad9308
@nouramahamad9308 3 жыл бұрын
Quartier 6 quartier 4 quartier 3 😂😂😂😂 this french bravo frère fromz Djibouti 🇩🇯♥️
@awdichanel5869
@awdichanel5869 3 жыл бұрын
Hees
@cabdicasiisjamac9535
@cabdicasiisjamac9535 3 жыл бұрын
war waxaan laxan wadhafay laxanki ugu macana an maqlo abid
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
Qamarka xidiga hargeysa❤🤍💚👋🏼
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
😡😡maya xidiga ama boqorka fanka Somalia dheh waraa qamar ana tagero from muqdisho 💪
@suhaybjama8151
@suhaybjama8151 3 жыл бұрын
@@cabdirahmaansiciid7723 somaliland weeye❤💚
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
@@hamzamohamud1 wara daya abtiyalow gabobashada iga dayee Qamar suugani waa fanan Somaliyeed Cid gooni umaheeso pro ana waa fananka kaliya aan Tageero
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 3 жыл бұрын
@@suhaybjama8151 mya waa fanan Somaliyeed dhamaanTeen noosiMan qabiil goni uleh qamar suugani maleh Hdee dhaci laheed Maba Tageereen Lkin qamar waa fanka uku jeclahay fananiiTa Somaliyeed
@asharfmohmet3640
@asharfmohmet3640 3 жыл бұрын
Qamarka fanka 👏👏
@zirgollos2756
@zirgollos2756 3 жыл бұрын
Meheradii reread ka dhex arkaa heeska Viva Star Qamarow inader hhh
@sundus__suus3034
@sundus__suus3034 3 жыл бұрын
Xafadaha cebaaye maad ilwday😐somaliland qamar suugaani 😉
@najimfilmsvlogs4471
@najimfilmsvlogs4471 3 жыл бұрын
fanku hadu inun samcad leyahay cid kale mahan ee waa Qamar suugaan wllhi abtirsinimada fanka inta ugu abtirisa ismujiiiya wllayal 🙏🙏🙏❤
@queenallisa5107
@queenallisa5107 2 жыл бұрын
Kampala, Uganda 🇺🇬 - 3rd Jan 2021 📍
@Waryagang1
@Waryagang1 3 жыл бұрын
0:54 background dancer amazing 🔥
@Rakio618
@Rakio618 3 жыл бұрын
Kampala melan uxiisay wakhti qurux bdna ku qaatay rer kmpla waa idin salamay 🔥🔥🔥🔥🙌
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 3 жыл бұрын
Quruxey jukumandhu Miya u xiistey
@zalmanuura3951
@zalmanuura3951 3 жыл бұрын
😭😭😭
@khalidtafolegend2778
@khalidtafolegend2778 3 жыл бұрын
Qamarka legend wankuwadana 👏👏❤
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 3 жыл бұрын
Ninka kaliyee siduuu doono uheeesa legend tagay Qamar suug
@jimcaale4143
@jimcaale4143 3 жыл бұрын
Qamar nin laxamda aan loo gu tagin Hory usco shp🤩
@Susu77125
@Susu77125 3 жыл бұрын
Ninkan wan ka hary ani😅🔥❤
@munamohamed8361
@munamohamed8361 3 жыл бұрын
Xera Awr ban ku dhex fadhiya qamarow xpp🙈😂💋👊🏻
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Oo Halkeeya Ma Jaamac Gunti Baad Liinta Ku Iibisa😅😅
@hamsemohamed5565
@hamsemohamed5565 2 жыл бұрын
Wow qamarka wan ku wadana pro keep going
@sucadosimanofficial6014
@sucadosimanofficial6014 3 жыл бұрын
Waw re muqdisho💘💘💘💘 Im from daynile
@inaabdi511
@inaabdi511 3 жыл бұрын
Wadnahayga korkiise ku taala muqdishe Waa ina ku baraa on ku geya waaberi kuna dalxiisno daynile🥰😇
@mohamuthgamer9154
@mohamuthgamer9154 3 жыл бұрын
First like first comment like igu cimaamada azhpta
@samiiraezmail2035
@samiiraezmail2035 3 жыл бұрын
Hello reer kamapla jacladiinii reer kamapla ahaa heestan u dira niyada ha u dagtee🤣🤣🖐
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 жыл бұрын
Kampala iminka laga yaaca walal CANADA ba la aaday😓
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 3 жыл бұрын
😒ani dhex jooga
@abdallayusuf4823
@abdallayusuf4823 3 жыл бұрын
Qamarka Hir GaLay❤🎼⭐✔
@sadiiqmahamed1930
@sadiiqmahamed1930 9 ай бұрын
9 ❤t😊
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Hero-Awr Xaafadaan Hargeisa Kaga QaangaadHay😅😅
@nasracumar8728
@nasracumar8728 3 жыл бұрын
Xafada ku barbaray
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@nasracumar8728 Adba Waad Igula Qaangaadhay😅 Barbaar Waa Macanayne
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 3 жыл бұрын
Xaafada Barigaan Hargeise Ex 26june Secondary and 17 may Waaba la isku caayi jiray iyaga iyo ciyaalo qoobka
@nasracumar8728
@nasracumar8728 3 жыл бұрын
Lamaj wa siida sheegtay
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@abdisalammahdi3576 Ciyaarta Dhaaf YakHeey X.awr XaafadaHa Ayay Casimad U Sii TaHaye😅😅
@YOUNG_ABDALLAH7
@YOUNG_ABDALLAH7 3 жыл бұрын
Waxan laxan wet dhafeyn wlhi🤩halaag baa tahy qamarow keep up🤩
@faryaadhussein
@faryaadhussein 2 жыл бұрын
Hhhhh hag wu dhafe
@ajaaaajiiina9384
@ajaaaajiiina9384 3 жыл бұрын
Reer kampla is muujiya 🥰🥰
@maanxaabsey3003
@maanxaabsey3003 3 жыл бұрын
Sxb walaga ken sadey
@64yearsago59
@64yearsago59 3 жыл бұрын
Ninkan waa iga yaabiyay 😃😃😧😧🤔🤔waa imisa qof codkiisu
@zuzumahamed5525
@zuzumahamed5525 3 жыл бұрын
Qamarka mesiga fanka 🙏🎤❤
@salmandixarago3128
@salmandixarago3128 3 жыл бұрын
Can someone write down the lyrics I can’t get what he is saying? But it’s bunge ❤️❤️❤️
@ahmedshafii5888
@ahmedshafii5888 3 жыл бұрын
Qamarow jinku kuguma dhexjiree adaa ku dhex jira o saa doontid uga laxamaystay heesaha 😍😂👌🏾
@omarladane
@omarladane 3 жыл бұрын
😂😂
@shukriahmed739
@shukriahmed739 2 жыл бұрын
Woow Qamar sugaani fananka sanadka😍😍🤩🤩
@Shabco_qaadi12
@Shabco_qaadi12 3 жыл бұрын
Guudka mesha jabouti ugu shidan.❤
@xamdabaashe1130
@xamdabaashe1130 3 жыл бұрын
Keep going mr Qamar suugani❤❤❤💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Qamar Suugaani Layaab Layaab Laxanka🔥😱 Mucjisada Fankaan CasriGaa👏💖
@saeedlover2457
@saeedlover2457 Жыл бұрын
Qamarka fanka waan ku wataa 🔥💯🔝🥇
@maan9058
@maan9058 3 жыл бұрын
Qamarow waafmd na waalaysaa😂😂😂🥰
@hamzehfabrigaz8554
@hamzehfabrigaz8554 3 жыл бұрын
Ninka kaliya aan fankiisa taageero keep going pro 🤩😘🥰
@omarladane
@omarladane 3 жыл бұрын
Shacabka & xero awr 💪
@Max-ii3pj
@Max-ii3pj 3 жыл бұрын
Qamar u daa heeso
@cabdullecumar4116
@cabdullecumar4116 3 жыл бұрын
Ninka kaliya aan ka taagero hargeysa ❤❤
@hoodoahmed9239
@hoodoahmed9239 3 жыл бұрын
Qamar HirgalaY go going pro♥️🙏🏻🙏🏻
@yacquubdheeg8042
@yacquubdheeg8042 3 жыл бұрын
QAMARKII FANKA🔥🔥💯💯👑 ciyaarta aydarus waxkale
@saredoahmedsareedo8688
@saredoahmedsareedo8688 3 жыл бұрын
Qamarka yes Djibouti 🇩🇯❤ wadankeyka love you 2
@amusalman120
@amusalman120 3 жыл бұрын
aidaruus ayaan ku haystaaa😘😘😘😘😘
@caydaruusasonto8745
@caydaruusasonto8745 3 жыл бұрын
Hayga xishodsiin 😂😂😂😂😂
@amusalman120
@amusalman120 3 жыл бұрын
you are the best dancer wlloh keep going🖒🖒🖒🖒
@ismalurto2479
@ismalurto2479 3 жыл бұрын
Wadneheyga korkiisey kutaala muqdisho ilove my home muqdisho muuq wanag mahadsanid qamarow yaqay
@mohamedamiinamiin3161
@mohamedamiinamiin3161 3 жыл бұрын
Waxani hees maaha waa kamacaantahy Qamarka duuula aduu fanku kuu xiranyahay
@zakariyecarab6483
@zakariyecarab6483 3 жыл бұрын
KAFAYGAA IGA WAALAY WAX KALE SULDAAMAN QAMAR SUUGAANI
@sayidkachannel8958
@sayidkachannel8958 3 жыл бұрын
Ninkaaan iyo sharma boy wllhy marba waxbay la imaanayan
@shihaabshb9017
@shihaabshb9017 3 жыл бұрын
Fananka kaliya an heesaheesa ankawada helo legend qamar my pro
@amiiramaxamuudcabdilaahi429
@amiiramaxamuudcabdilaahi429 3 жыл бұрын
❤️❤️🔐👑Keep going qamarka🥺❤️
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
wuu ina waalaya hppti qamarka hirgalay😂😂🔥
@nuseebabintsheeq1617
@nuseebabintsheeq1617 3 жыл бұрын
Ww my favvvv qamar sugani😭😭😭♥️
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- 3 жыл бұрын
𝗔𝘄𝗮𝘆 𝗿𝗲𝗲 𝗗-𝗝𝗮𝗯𝗶𝘁𝗶 𝗶𝘀𝗺𝘂𝗷𝗶𝘆𝗮 😆 𝗤𝗮𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗮 𝘁𝘂𝘂𝗿𝘁𝘆 🇩🇯
@xamdayar8776
@xamdayar8776 3 жыл бұрын
Kkkkk🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@queenmuqdisho4921
@queenmuqdisho4921 3 жыл бұрын
DJ_JABUUTI🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌🏻
@abdoukariinsaviola8313
@abdoukariinsaviola8313 3 жыл бұрын
@@xamdayar8776 ¹1
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 3 жыл бұрын
😂muu TuurinE way so socoTaaYe suGa
@asmahassan7621
@asmahassan7621 3 жыл бұрын
Kkkkk ree Q 6 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️
@WararakBararak
@WararakBararak 3 жыл бұрын
Wadnahayga kurkisa kutaalaa muqdisho Wan ku baraa wabari dayniile ❤️❤️❤️
@guuledjerar4136
@guuledjerar4136 7 ай бұрын
Ninkan galadaynu kula tartamayna ❤
@xamdaaxmed2111
@xamdaaxmed2111 3 жыл бұрын
Qamar suugani walhi nin cod macaan weyan kep going pro
@xamdaaxmed2111
@xamdaaxmed2111 3 жыл бұрын
Qamar suugani best song kep going pro
@pablogariomosalah2897
@pablogariomosalah2897 3 жыл бұрын
Qamar the Legendary King 👑🏆 Likes intee❤️❤️❤️
@zakariaAwil3
@zakariaAwil3 3 жыл бұрын
Qamar ku waa na waalayaa @Sugaani on 🔥🔥🔥🔥🔥
@xasanabdi6533
@xasanabdi6533 3 жыл бұрын
Yuuu xildhibankiisi soo baxay sidaydoo kle
@hodanahmed414
@hodanahmed414 3 жыл бұрын
Aniga wuu dhacay😀😀😀
@ayaanaden7978
@ayaanaden7978 3 жыл бұрын
Waaankujeclhiy codkaaagaa
@znijr2062
@znijr2062 3 жыл бұрын
Rer wabari like ma uga dhagan thn legends
@xayaadcismaan6862
@xayaadcismaan6862 3 жыл бұрын
Gar iyo gardaraba waan Kuwataa qamarka ninka
@mahadfaysal9975
@mahadfaysal9975 3 жыл бұрын
Qamar on fire💪
@umusalahudin4998
@umusalahudin4998 3 жыл бұрын
Kama marmo gargaysa muqdisho wadnahay ku taala❤❤❤❤❤
@geeljireofficial9173
@geeljireofficial9173 3 жыл бұрын
Sxb codkaaga wuu sii lumaayaa ee laxankii hore soo celi sxb Waa iga talo heesahaaga hoos bay usii dhacaya yaan Mahadsanid
@abdirahimashuur160
@abdirahimashuur160 3 жыл бұрын
Waan kugu raacsanay wll weliba inuu hal cod ku eekaadana fankiisa ayay qurux u tahay wuxuuna noqonayaa mid aan marnaba fankiisu hoos u dhaco
Qamar Suugaani Show - 2021 - Fadumo - Official Music Video
5:20
Nassin Soraan
Рет қаралды 2,9 МЛН
QAMAR SUUGAANI NEW SONG SIDAADA QOF AH LIVE SHOW CAAQIL YARE 2019
5:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,4 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
QAMAR SUUGAANI | JINKAAGIIBAA IRAACAY | FANSAN SHOW 2019
4:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
QAMAR SUUGAANI | JASIIRADA DHEEMAN LUULA | HEES CUSUB 2021
4:18
Karan Yassin Official
Рет қаралды 4,4 МЛН
QAMAR SUUGAANI BEST SONG SHOWGII DJIBOUTI 2023
3:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 516 М.
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН