No video

ABDIKARIIM QASAAYE | labadeenu waan iska helnoo | New Somali Music Video 2021 (Official Video)

  Рет қаралды 6,327,245

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.youtube.com/...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2265060459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:ABNAWAAS
LAXANKA :HAMDI ROOBLE
MUSIC : NABIL MED
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR
want to support tusmofilms produce more high quality songs
paypal.me/tusm...
we constantly produce songs from your favourite somali artists
awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Пікірлер: 1 100
@housseinosman9237
@housseinosman9237 3 жыл бұрын
Warshad cuusub hamdi robleh farah reer Djibouti hala garab galoo wlhi wa muucjisii aad uwayn in qof qudhi waxaa so heesa ah hal barnaji aw ku so bandhigo insoo fanaan oo cuusub reer djibouti ah laxano aad u macan uu sameyay mashallah hada wa xiligi djibouti waxay halyayena heleen al ustaad hamdi robleh farah bro tusmo wa waxkaleh wlhi
@abdimajiidfaahiye2689
@abdimajiidfaahiye2689 3 жыл бұрын
🎶❤️❤️ keep going
@abdimajiidfaahiye2689
@abdimajiidfaahiye2689 3 жыл бұрын
💮Thank you thank you
@fahad_stylesh6351
@fahad_stylesh6351 3 жыл бұрын
Qqqq
@fahad_stylesh6351
@fahad_stylesh6351 3 жыл бұрын
Qqq
@aliaeleric3980
@aliaeleric3980 3 жыл бұрын
Mashalah Nice musique wowow well like 1000 Good 💞💞💞💞💞👏👏👏👏👍👍👍👍
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 3 жыл бұрын
We need more songs of this legend 🥺🧡🙏🏿
@iloveallah8618
@iloveallah8618 3 жыл бұрын
Yes 🥰🥰
@SamiaAhmed-q2e
@SamiaAhmed-q2e 3 жыл бұрын
Dayax iwaran
@malynali2704
@malynali2704 3 жыл бұрын
Agree 🎶❤️❤️❤️🔥
@drmohamed5946
@drmohamed5946 3 жыл бұрын
Qofka hadlayo Ma adiga mse Ayada 👋🥱🙆
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 3 жыл бұрын
@@drmohamed5946 🤣🤣🤣🤣
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Heesaha waxaa kamacaan kalamka Alle hadad igu racsan tahay likta SAR 😍🥰💯
@maxamedboosti3518
@maxamedboosti3518 Жыл бұрын
Mad aduu heesaha iska daysid naa bal daawoda
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 Жыл бұрын
@@maxamedboosti3518 abowe kan wuku qarabanaya maha isga😂
@Tusearday
@Tusearday Жыл бұрын
​@@sumayaamiin3640 wa saxe mu iska daayo heesaha😢😂😂
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 Жыл бұрын
@@Tusearday 😂isga usheg
@updykariimozmaanhuseinbood3316
@updykariimozmaanhuseinbood3316 Жыл бұрын
😂🤣🤣kkk markad dhagaysatay walina heesta so baadhay ayad leedahay kkkk hesaha iska da
@muparikupdy6985
@muparikupdy6985 3 жыл бұрын
Heestu aad ayay u macaan tahay lkn quraanka ka macan🥲😭
@hassanyare4311
@hassanyare4311 3 жыл бұрын
Hees iyo guraan mxad hal commenti goodhi ugudigeysaa Walal
@munaabdi9604
@munaabdi9604 3 жыл бұрын
Ma wax quraan loo dhigaa jiro
@muparikupdy6985
@muparikupdy6985 3 жыл бұрын
@@munaabdi9604 my wlal
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 3 жыл бұрын
*oo walaal imika ma Albaqra ayaad dhagaysanaysaa?*
@muparikupdy6985
@muparikupdy6985 3 жыл бұрын
@@Xikmaawi77 my hees
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
Yaasalaaam 🎶
@muhiyadinabdi993
@muhiyadinabdi993 3 жыл бұрын
Qayser my legend bro
@xandulechannel1855
@xandulechannel1855 3 жыл бұрын
Best song soo ilama aragtid
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 3 жыл бұрын
Abdirahman abdi wli oday somaliyed
@samiradan2
@samiradan2 3 жыл бұрын
Bidixo garac anagiibad magacii noo badalatay qays kulahaa
@nimoomar3606
@nimoomar3606 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️❤️❤️
@Nassinsoraan
@Nassinsoraan 3 жыл бұрын
Axsan sawt
@guledomer5997
@guledomer5997 3 жыл бұрын
MCALIN FANKAAD WAXKA TAQAANAA QAMARKAH KU SALAMAY MCLIN ✌🙏🌠 WAXAN QIRAYAA XIDIGAH 3.YEARS INAAD TAHY ⛱
@Tusmofilms
@Tusmofilms 3 жыл бұрын
Legend laxama lagaa raba 💯🔜
@maxamedhassan3769
@maxamedhassan3769 3 жыл бұрын
Qamarka hirgalaY
@arafoabadidofficial42
@arafoabadidofficial42 3 жыл бұрын
Legend qamar Waynu sosocona hargaisa
@sakariyemuuse1377
@sakariyemuuse1377 3 жыл бұрын
Qamarka fanka shida
@mohammedlarry4768
@mohammedlarry4768 3 жыл бұрын
التحيه للشعب الصومالي الشقيق من السودان 🇸🇴 🇸🇩
@abdulaziz-wj7dj
@abdulaziz-wj7dj 3 жыл бұрын
@@assiaomarali3743 cunsuriyad dhaga dheer somali inteekla jirtiin
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Tixgalin 👍🏿
@rahmamohamed9428
@rahmamohamed9428 3 жыл бұрын
@@assiaomarali3743 afkaa ku hadleysid jabuutiyaan miyaa war wuxu doqonsanaa
@imanofficial264
@imanofficial264 3 жыл бұрын
@@assiaomarali3743 waxan ku dhaho ma aqan
@mofarah6423
@mofarah6423 3 жыл бұрын
@@rahmamohamed9428 hadii aan mar simanahay somaali nimada loo kala sareyn saxar yuu ka maqanyahay? From Djibouti 🇩🇯.
@fahadabdi5584
@fahadabdi5584 3 жыл бұрын
Jabuti madaxa nosarantihin Shacab qalbi wanagsan Horay usocda
@amaaloinasaid5588
@amaaloinasaid5588 3 жыл бұрын
Mahadsanid hunno Sido kalay🌹🥰
@simanhoussein533
@simanhoussein533 3 жыл бұрын
Sidokale wllky somaliyed allaha kusharfo
@assaddubland2653
@assaddubland2653 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll adna sidokalee
@oumaimahoch4912
@oumaimahoch4912 3 жыл бұрын
Mahdsanid wllkey 🥺🥰
@wllvikram7745
@wllvikram7745 7 ай бұрын
2024 hadi aad soo boqatay like sara 😂❤
@user-wi1hy9tg4h
@user-wi1hy9tg4h 2 ай бұрын
Ma. shegee😂😂
@user-gh5hu1qw8p
@user-gh5hu1qw8p Ай бұрын
❤❤❤
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 27 күн бұрын
😂😂❤
@keekee1306
@keekee1306 3 жыл бұрын
Waa wareey rer DJIBOUTI 🇩🇯 mucjisaa tihiiin ❤ 5ta somaliyed Wllh Djibouti aan ugu jeclahay From Mogadishu ❤🇸🇴
@awalehmahamoud7134
@awalehmahamoud7134 3 жыл бұрын
Love u reer Mogadisho🇸🇴♥️ from hil walal🇩🇯
@ismah5122
@ismah5122 3 жыл бұрын
Same ana reer somali weyn 🇸🇴 ugu jecelahay jiro jooga 🇩🇯🇸🇴
@arafoguedi9449
@arafoguedi9449 3 жыл бұрын
Love you mogadishu from Djibouti
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Casimada xadarada Muqdisho cadey iyo dadkeeguba madaxay no saran yihin 💯❤❤❤
@ismaelsouber5421
@ismaelsouber5421 3 жыл бұрын
Me too
@nouraaay6163
@nouraaay6163 3 жыл бұрын
Wiilku dagana oo heestu dagana💯 Mahurankiii cod wacanoooow hiiiliyow fanaaniinta hada kacay hubaaal ada uhoreeeeya wll abdulkareeeem ❤🤴 From booorama jano wllaha qlbiga io hbryarahy io abtiyashy rer jbouti❤😫😫🥺
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 3 жыл бұрын
Hubal adiga iga mudan 🥲
@ilkacase8212
@ilkacase8212 3 жыл бұрын
Gaar shiikh Ali
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Sharafaka'llah abti
@kiindiriye5305
@kiindiriye5305 3 жыл бұрын
Ma wiilba mise waa nin aabaha ka wayn
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
@@kiindiriye5305 wa wiil yar oo si fiican u naaxay uun hhhh
@aichadarar1216
@aichadarar1216 2 жыл бұрын
Fanaankan codkan macaan leh waa macaalin ka dhiga jamaacad jabuuti ya salaam🥰🥰🥰🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@calixajarofficialchannel6985
@calixajarofficialchannel6985 3 жыл бұрын
heestan anoo hurda ayaan meel dheer ka maqlay hurdada iga toosisay waa cod iyo music cajiiba oon aad uga helay sidaan u raadinayay hadaan helay markiiba waan gartay laxanka iny reer jabuuti leeyihiin keep going waad tagteen wllhi ❤🙏
@ramadanadammohammed462
@ramadanadammohammed462 3 жыл бұрын
Szb kula mid baan ahan muddo saacad baadi goobayay
@abdirahmanmohamed254
@abdirahmanmohamed254 3 жыл бұрын
😅
@xamsebaatir4432
@xamsebaatir4432 3 жыл бұрын
😂😂😂
@zayncabdiraxman2502
@zayncabdiraxman2502 3 жыл бұрын
Wallhi yaaab waaye 😂😂🤣🤣😂
@nasrochehem6064
@nasrochehem6064 3 жыл бұрын
Thks dear bro Allah yacizak
@lebahdonniste5233
@lebahdonniste5233 3 жыл бұрын
C'est rare un professeur à l'université qui possède une telle voix. J'écouterai toujours cette chanson macalin. Macalin jaamacad ka dhiga o cod caynkan ah leh wa lama helaan, waligey wan dhageesan doona heestan🥳
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 3 жыл бұрын
Je ne savais pas qu'il est professeur de l'université. C'est magnifique !
@asmaidriss7498
@asmaidriss7498 3 жыл бұрын
Oui bahdon c’était mon Professeur d projet en 2019
@yahyamohamed9877
@yahyamohamed9877 3 жыл бұрын
quelle douce voix avons-nous à Djibouti 🇩🇯
@yahyamohamed9877
@yahyamohamed9877 3 жыл бұрын
quelle voix incroyable
@gafanehdek9578
@gafanehdek9578 2 жыл бұрын
Machallah nouveau voix
@umalkhayrabdirahman263
@umalkhayrabdirahman263 2 жыл бұрын
Hoy wada galkeenuna kii lagu farxee hirgala haka dhigø ilaahay💍🥰 I.a Wan zo boqon Dano after my.......😅😍
@wiilwaal310
@wiilwaal310 3 жыл бұрын
Iam leaving this comment here so after month or year when someone likes it I get reminded of this song And iam love with this I can cry with this😭
@shukriadenhassan49
@shukriadenhassan49 2 жыл бұрын
😭😭😭
@naaj2846
@naaj2846 Жыл бұрын
Yea you do remember RN
@MeymunaGerat
@MeymunaGerat 2 ай бұрын
😢
@mssdimple925
@mssdimple925 2 жыл бұрын
Kugu qoray halbowlaha qalpiga xiskaad hanatoo waan kugu hamiyayo waxa tahay had iyo jeer gaaridan u helanahay hees wey dhaaftay tan 🥺❤
@sirabdiwahidkj692
@sirabdiwahidkj692 3 жыл бұрын
Waxaan arkaa Jabuuti inay Soo Celisay Hobboladii Kasoo bixi jiray Ee Dhulka kaga gariirin Jiray. Waxaan Hubaa in aad Fanka somalida Doorkii Jabuuti lahayd ee Lumay Inaad soo Noolayn Doontaan. #Jabuuti🎵❤ #JabuutiMusic🎶🎵
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Waa hubaal dadki fanka iska laha baa soo laabtay🇩🇯🍯🍯💎
@iam_zalman0726
@iam_zalman0726 3 жыл бұрын
can't stop listening🥺🥺 whyy💞💕💕
@Mriam-m3n
@Mriam-m3n 3 жыл бұрын
🤦‍♀️ᴍ ᴛᴏᴏ
@maneytalk9296
@maneytalk9296 3 жыл бұрын
Ask yourself lolz
@CASKAFILMS
@CASKAFILMS 3 жыл бұрын
Abdoulkarim Qasaaye fankaa u baahan aller de l'avant
@samiyamustafe5986
@samiyamustafe5986 3 жыл бұрын
Labadenu waa iska helno wa iskuso hilownayo jaceyl buuxa hana qaadno sidan kugu hagar baxaybad adna ila haysa my❤️❤️❤️🅰️♥️
@Tusmofilms
@Tusmofilms 3 жыл бұрын
Mahuraanti nolosheydaay hiiliyay hablahaha kacay hubaal adigayga mudan - hooy wadagalkeenuna kii lagu faraxee hirgala haka dhigo ilaahaay ❤️my🌏S❤️
@samiyamustafe5986
@samiyamustafe5986 3 жыл бұрын
@@Tusmofilms my everything ale nabad ha igu kaa keno ♥️❤️
@Shamsudin01
@Shamsudin01 3 жыл бұрын
Hhh jaceyL ban arkaaye, Allaha isku kiin keeno Lamanahygi🔥
@isoahmed3857
@isoahmed3857 3 жыл бұрын
@@samiyamustafe5986 wlshy qurux iyo seedigey cabdi qani noqda labadi isku raga
@abdirashidosman4106
@abdirashidosman4106 3 жыл бұрын
Macha Allah Tabarakalah wow
@abdiraxmaanawil9708
@abdiraxmaanawil9708 3 жыл бұрын
Cajiib rer jabuuti fan cusub oo aad u macan ba ka so baxey horey u soco baa leyahay. Cod, erayo iyo music bu waa wax kale❤.
@abdirazakmohamedibrahim2281
@abdirazakmohamedibrahim2281 3 жыл бұрын
Hees waxani kawayn. Waa qayrul caadi. Hees iyo badh. Hadaad la ashqaraartay LIKE iigu qabo.
@zeinababdinor4886
@zeinababdinor4886 3 жыл бұрын
Hoy wada galkeenana ki lagu farxee hir gala haka dhigo illahay wow amazing voice ❤️💋
@hothanapdirahman1257
@hothanapdirahman1257 3 жыл бұрын
Tan hees lama odhan karo wey hees dhaaftey❤💞🥺
@HassanAhmed-kf2xx
@HassanAhmed-kf2xx 3 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯 waan idin jecelahay abtiyaal ninkaas cod halaashiyu leeyahay hala garab galo ✌✌
@radwanfouad1604
@radwanfouad1604 2 жыл бұрын
Wawarey heestan Wan la dhacay run ahanti coodkana kaba daran i love you so much reer Jabuuti 5ta somali💙🇩🇯🇸🇴
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 2 жыл бұрын
Heestan waxa iidaaray jcylkyga oon kala maqanahy sanado badan Allow nabd igu keen heesta aniga wan ka helly xasuus inaqone inshallh inaa midowno igu soo duceeyaa 🙏
@Shetty-fan-channel1
@Shetty-fan-channel1 2 жыл бұрын
Insha allah wlal
@hassanmohamed5662
@hassanmohamed5662 2 жыл бұрын
insha alaah malin un waan midoweyna bbe
@asmaamohamuudjimcale9239
@asmaamohamuudjimcale9239 2 жыл бұрын
@@hassanmohamed5662 ❤💋🫀💯
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 3 жыл бұрын
Abadan heees sidaaa ugama helin wlhi bilhi 🥰🤩🤩🥺🥺🥺
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Hahah War Wanku dhawaqay Inan Koxdan Wato 🔥💯 From Hargeisa ‘hamdi Rooble Laxamistaha Kooxda Shiday
@xamdiitoibrahim8723
@xamdiitoibrahim8723 3 жыл бұрын
1month 1 Million 👑📌♥️♥️ Ma Fav 🤴🏾❤❤❤❤
@miirkaboos7408
@miirkaboos7408 3 жыл бұрын
Waxan dabanaya 2021 .9.13 inta iga danbeso cafimad idin rajena io cumri dheer heestan ad aya u jeclhy dhankena leygama so mari karo😅🥰❤💔🙃
@Maanjamaall
@Maanjamaall 3 жыл бұрын
Heestan Caadi Maaha 100% Aad Ayay U Macaan Tahay❤️💯
@caawohazzan2483
@caawohazzan2483 Жыл бұрын
Heestah Markay soo baxday ilaah hadah wan dhagaysath ❤
@superzubeer1678
@superzubeer1678 3 жыл бұрын
Hees degan oo aad u macaan runtii Erayda 100 % Laxanka 100 % Codka 100 % Music 100 % Abdikarim Qasaaye Tusmo films Hore u socoda dhamaantiinba
@ahussein1623
@ahussein1623 3 жыл бұрын
Codkan iyo laxankan iyo muusigaba waxaad moodaa inuu shaydaan tumayo why baan uu ogaan wayay inay dhamaatay🔥🎤🎸✅♥️👑
@abdiaziizibrahimmohamed7203
@abdiaziizibrahimmohamed7203 3 жыл бұрын
Hamdi robleh mustaqbal ifayaad leedaY Legend Wxaad noqon doonta muunada fanka Djapouti👏
@Queen_girl4838
@Queen_girl4838 3 жыл бұрын
Waaaaw laxanki hamdi Robleh horey usoco walal fanan jibuti uso kacay alf Mabrouk 🇩🇯🇩🇯😘😘😘🥰
@asmamohamed1252
@asmamohamed1252 3 жыл бұрын
Inanka dhukuran ee waxan tumaya haley soo qabto best musician wlhi😇❤
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 жыл бұрын
Hayee wad heesha😂
@idilhassan4358
@idilhassan4358 3 жыл бұрын
He is my cousin Nabil i can get for you
@sumayayuusuf6796
@sumayayuusuf6796 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@hazard4514
@hazard4514 3 жыл бұрын
@@idilhassan4358 Ma somaali baa mise waa carab Hn
@omarmoussa5627
@omarmoussa5627 3 жыл бұрын
Kkkk nabil med salaah
@qaalisharaf410
@qaalisharaf410 3 жыл бұрын
Wallee waxxani yar malaha Heesba maaha!!! (Luqadii Naxariista jaceylka) weeye 👌Axsan mirro,Laxan Iyo Codkuba wey is heystaaan
@Abdirahman.abiib22
@Abdirahman.abiib22 3 жыл бұрын
kun mar inka badan ayan ku cesh ceshaday heeskan wali wanka xiiso goyn lahay ba Codka 100% music 100% Erayada 100% laxanka 100% Heeska walagabsoo shaqeeyay 😍
@jamachasan8410
@jamachasan8410 3 жыл бұрын
Djabbuuti always is heaven.
@theunknownlover9691
@theunknownlover9691 2 жыл бұрын
today and for ever my other half kifaax elmi🥀🌹
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 3 жыл бұрын
Dadka wadaa qirodey quran miyo mesha kuu haya waan yabey wlhi
@asadlove1129
@asadlove1129 3 жыл бұрын
Waa Aroor 6:00 Waligey waqtigan hees ma dhageysan lkn this song is worth it 🤩❤❤❤
@fariidahappy1181
@fariidahappy1181 3 жыл бұрын
Anna hda dhagysnaya sdadokle scholadirapaa🥺😹🥺🥺
@RB-ns2cf
@RB-ns2cf 2 жыл бұрын
Waa iga qoslisay 😂😂😂
@nasrenkhadar3413
@nasrenkhadar3413 2 жыл бұрын
🤣🤣😂
@maajidabdi7112
@maajidabdi7112 2 жыл бұрын
Hhh
@mehdiabdi4631
@mehdiabdi4631 3 жыл бұрын
Inta heestan tiktok kuso maqashy Kadibna xagan timi like🖐😍
@kenedidhadi8701
@kenedidhadi8701 3 жыл бұрын
Fanaaninta reer 🇩🇯 djibouti wan idinku faana horee usocda
@amalugas
@amalugas 2 жыл бұрын
We need more songs of this guy ♥️♥️❤️‍🔥❤️‍🔥
@xaawamuuse8207
@xaawamuuse8207 2 жыл бұрын
We need
@Anynomouslyyyher
@Anynomouslyyyher 3 жыл бұрын
cod iyo waa dhaafay kani daganaanta heesta iyo ta wiilkuba caadi maaha #djibouti💯💖
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Heeskaan markii uhoraysay gaari caasi aha oo bi.il ah baan soo raaca oy ka daarnayd waxan arkay anoo dhaafay meeshaan usocday yaabka ay heeskani wataahi wa laxanka iyo daganida musica iyo codka fanaanka rer jabuuti qasaaye hada waan helay maalmahayga bay qayb ka noqotay 😍😍😍
@housseinosman9237
@housseinosman9237 3 жыл бұрын
Warshad cuusub hamdi robleh farah reer Djibouti hala garab galoo wlhi wa muucjisii aad uwayn in qof qudhi waxaa so heesa ah hal barnaji aw ku so bandhigo insoo fanaan oo cuusub reer djibouti ah laxano aad u macan mashallah hada wa xiligi djibouti halyayena way heleen bro
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Aad Iyo Aad This Guy Cumadiisa Wan Tuurey
@siciidfaandhe4159
@siciidfaandhe4159 Жыл бұрын
Hoy wadagalkeenuna kii lagu farxee gala haka dhigo ilaahay axyaa sawt🥰
@sportsseventh7313
@sportsseventh7313 3 жыл бұрын
From tiktok fananka kaliya magacayga wato qasaaye big man you are legand
@mustafyousuf3802
@mustafyousuf3802 3 жыл бұрын
Nin culus baa heesta qaadey waxey la degantahey axsan sowt🔥❤
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 жыл бұрын
Heestan kama xiiso Go'o ❤🇩🇯 FroM Hargeisa
@housseinosman9237
@housseinosman9237 3 жыл бұрын
Waaaaaw xidhig kaleh oo kamid ah xidigaha cusub ee reer djibouti hambalyo dulqaad team bravo
@mouslimosalah7974
@mouslimosalah7974 3 жыл бұрын
Hamdi Robleh iish cala Laxaan mach'allah. Beau travail mon frère 💯👍👌🎊
@Inasaid56336
@Inasaid56336 3 жыл бұрын
Mahsa Allah fière d'être Djiboutien waan ku farax sanahay inaan reer Djibouti ahay
@axmedmirecarlos3008
@axmedmirecarlos3008 4 ай бұрын
Who here 2024❤?
@user-uj9ki3zw4i
@user-uj9ki3zw4i 4 ай бұрын
☝️😂😊
@AyaanHaji
@AyaanHaji 4 ай бұрын
Me 😂😅
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 4 ай бұрын
Ani 😂
@ennahebal8013
@ennahebal8013 3 ай бұрын
yea😂
@monamonagobsan7741
@monamonagobsan7741 3 ай бұрын
Xaadirrrrr😂☝
@abdiraxmanamiin9948
@abdiraxmanamiin9948 3 жыл бұрын
Ileen Reer jubuti afka somaliga wali way sii hayaan in ay ka wada tageen baan moodayay From Somaligalbeed jigiga
@nastexocabdi695
@nastexocabdi695 3 жыл бұрын
❤🥺adna ila hysa hppi saki md i mqaleysa🌹😫
@134l3
@134l3 3 жыл бұрын
hedooy ku doonto ma hawaysto ruux kala oo adeey ku hawayn tahayoo haben iyo dharartiibaa aawadaa hadaaqaa 🫀🫀😍😍🌹🌹
@shaakiribnunaxar4243
@shaakiribnunaxar4243 3 жыл бұрын
Heeso iyo badh weeyee rabbi ha idin sharfo walalaheen jabuti
@hamduu11
@hamduu11 Жыл бұрын
ree jabuuri walallaheen aaynu jecel nahay hadaanu nahay ree Mugadisho ❤❤❤
@user-sl4fg1md7h
@user-sl4fg1md7h 3 жыл бұрын
Heedu/Naftu Weey Kudoontoo Mahaweeysta Ruux Kale Oo Adeey Kuu Hanween-tahayoo Habeen Iyo Dharaartiibaa Aawadaa Hadaaqaa. Waa Erayo Macquul ah Laxankuna Wuu Fadhiyaa Fanaankuna Cod Halaasiya Ayuu Wataa Musishinkuna Meesheedii Ayuu dhigay. ✋🏼from Baladweyne Guuleeysta Jaallayaal.
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi 2 жыл бұрын
30/6/2022😥😢😥 Hpen jimce zo galaYo aan murugaysnahy weligay gabar ima jeclaan 😥😥 Mr walpa waan iska ooyaa waana murugodaa wayo azxabtaydo dhan gabdhay lawada shekestan qaarna xaasasbay leyihiin 😥😥😥 anna weligay gbar ima jeclaan 😢😢 wxan rajaynayaa inaan arki dono qoralkan mr aan is bedelay oo aan sidan manta ahay ka fiicnhy i. A Waan so raadin donaa QoraaLkan
@rakiaabdikarim661
@rakiaabdikarim661 Жыл бұрын
Hadana
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
@@rakiaabdikarim661 weli sidii baan ahay 😥
@rakiaabdikarim661
@rakiaabdikarim661 Жыл бұрын
@@maxamedlaaskaawi why lagu jeclan wayay 😦 Niyadada khyr usheeg adiga naftaada jecloow kadibna qofkaga runta ah wow imaan doonaa
@maxamedlaaskaawi
@maxamedlaaskaawi Жыл бұрын
@@rakiaabdikarim661 hagaaag
@warsanfaaraxyusuf1318
@warsanfaaraxyusuf1318 Жыл бұрын
Walal manta is badashay oo wax ku jecladay ma heshy😢 warjecli iga batay laman maku noqda 😢🤔
@amenboss8633
@amenboss8633 3 жыл бұрын
Re djibouti✌ laga yaab LEGEND ka wan wata hit one another level 🔥👏
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Heestan siday suuqa u qabsatay aya igu kaliftay inan so radiyo. Congratulations al fanan Abdikarim
@fatoumoud4591
@fatoumoud4591 2 жыл бұрын
Al profesor weyaan ninkaan jamicada ayu macalin kayahay
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
@@fatoumoud4591 wan maqlay huno. Tu viens de confirmer.
@cabdirashidcawilcabdulahi208
@cabdirashidcawilcabdulahi208 2 жыл бұрын
Hees macan Waxan dhageysanaya kaligey Hbn khamiis so galaysa Tarkhiduna tahy 15/12/2021 Sacduna tahy 8:50pm 💥💥✌✌ I liked this song Hoy aqalkeyga kii lagu farxo ilaahey ha ka dhigo waw 💟💟✌✌
@Shetty-fan-channel1
@Shetty-fan-channel1 2 жыл бұрын
20/Dec/2021 2:00:pm baan dhagysanayh
@maajidabdi7112
@maajidabdi7112 2 жыл бұрын
3july 2022 01:44pm baan dhageesanoya
@dalmarcismaaanciise6516
@dalmarcismaaanciise6516 Жыл бұрын
Anigana 8/may/2023 22:07pm
@pauldybala6287
@pauldybala6287 Жыл бұрын
Heestaan say umacaan tahay shaydaan miyaa music ga ugaraacaya aad is dhahaysaa hees waa dhaaftay heart ❤️ touching 😢 ♥️
@xasnoali9688
@xasnoali9688 Жыл бұрын
Sheydan kulahaa 😂😂😂😂😂
@ismah5122
@ismah5122 3 жыл бұрын
Djibouti jano on est fière de nos jeune si talentueux qui nous représente fièrement ii nolada yakh 🇩🇯❤️
@legend01743
@legend01743 2 жыл бұрын
Machllh big love, I love Djibouti 🇩🇯 music from Canada
@amounetiti
@amounetiti 5 ай бұрын
@hannaahmed2618
@hannaahmed2618 2 жыл бұрын
Heestan qof Ku so xasuus taa ❤️🥺😩
@cabdulahicartan3365
@cabdulahicartan3365 3 жыл бұрын
Miraha100% Laxanka100% Music100% Jabuti fanka somali halka u kaso asasmayy keep going🔥🔥
@sumayayuusuf6796
@sumayayuusuf6796 3 жыл бұрын
Hoy wada galkeenuna kii lagu farxee hir gala haka dhigo ilalhy🥺❤️❤️
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 2 жыл бұрын
Heestan cawa soo maqalay wana soo raadiyay Sweet voice and good music 🎶 go on legend qasaaye 😍
@kadigaobakar7140
@kadigaobakar7140 11 ай бұрын
Me to Wn soraadiyay
@fartunosman7880
@fartunosman7880 3 жыл бұрын
rer jabuuti dumashiyal one love 🇩🇯🌺❤
@tolmoontube1842
@tolmoontube1842 3 жыл бұрын
Yasalam Reer jabuuti Halkaa kaga Haya wlhi wan idin wata Hobolo Jira ayaad tihiin❤
@cfataahmahdigangi1081
@cfataahmahdigangi1081 3 жыл бұрын
Nio heesi hii nuxurkalahaa inay dhamaadeen baa moodayoo pissostii isku soo hadhee legend BAA Ba soo bexee horay usoco dhe nio madaxaa noo saaranteheee
@farihamoshos4844
@farihamoshos4844 2 жыл бұрын
Best song aan maqloh iyo cod qiiro miiran intaba wey wdaaa heestaaani🥺🥺❤🤴
@AliHassan-mr1qr
@AliHassan-mr1qr 3 жыл бұрын
Heestn tik tok baan ku so arky inta ila mid ah like ta👍🏽
@virginiaharvey
@virginiaharvey 3 жыл бұрын
Lovely tracks artistes natural tones all best to all cree stay safe
@somalimemes1337
@somalimemes1337 3 жыл бұрын
Excuse me but are you even understand the song am curious 🤔
@hassansaid8826
@hassansaid8826 3 жыл бұрын
Wawww va u got it respect
@capdiaziizcade1365
@capdiaziizcade1365 3 жыл бұрын
Ax heestaan aney ika hadley😭❤
@abdirahmanabubakaribrahim5373
@abdirahmanabubakaribrahim5373 3 жыл бұрын
It would be nice for you to understand what it means.
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
It’s Somali music dear 🇸🇴 enjoy
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 3 жыл бұрын
Codka iyo laxanka heeskan ayaa isoo jiitay oo aan soo raadiyey wow cabdikariin
@muniishaabdimuniishaquen4062
@muniishaabdimuniishaquen4062 3 жыл бұрын
Labadenu wayksa helnoo hedu wayku doonto Ma hawysto ruuxkale😢😢😩😩my favorite song
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 Жыл бұрын
2021 ayan dhagaysan jiray until now 2023 wanku haysta waxan darema inuu jiro qof aan jecelhy oo saaid ii fahmaya waliba hadana aanan awoodin inaan isku so dhawano 😢❤
@najahhazzan9484
@najahhazzan9484 3 жыл бұрын
Mncho allah his voice is beautiful reer Djabuuti inaba caadi maaha wlhi 🇩🇯🥺❤️
@Biyo-dahabey
@Biyo-dahabey 9 ай бұрын
Qalbigeygu sidu daciifka u yahay mid naxariis badan ban illahow ku weydiistey😢❤
@mohakaraamo2187
@mohakaraamo2187 8 ай бұрын
Halaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa🎉❤
@nimcobintumahamad9528
@nimcobintumahamad9528 3 жыл бұрын
Wlllhi wan jeclhy heestan ❤waa qiso dhaba wlllhi 🎧💞
@saladbachir5918
@saladbachir5918 3 жыл бұрын
Waw fanaan bey baratey qofkaas oo kale uu codkiisa sidaas u furan yhy ayaa fanaan la dhihi karaa waw mar 2aad
@Ritajey23
@Ritajey23 3 жыл бұрын
Inta tiktok kasoo aragtey oo soo radiyey 👍🥰
@alii7792
@alii7792 3 жыл бұрын
walahi sidaan ugu hagarbaxay ineysan iila heyn, hadana wan jeclahay muddo 3sano ah io bilooyin ah...🥲 22 aug 2021. Mogdishu, Somalia.
@mariaahmed5434
@mariaahmed5434 3 жыл бұрын
Xariirkina kiilagu gulesto alle kadhigo
@alii7792
@alii7792 3 жыл бұрын
@@mariaahmed5434 aamiin walaal. mahadsanid.
@diinkaab
@diinkaab 3 жыл бұрын
tiktokta ka soo maqlay imika waan qiiroonayaa heesaha iskumaanaan fiicnayn lakin tan danbi igu filan heersare wlhi💯❤🙏
@warsanfaaraxyusuf1318
@warsanfaaraxyusuf1318 Жыл бұрын
😂
@mohaanyare5125
@mohaanyare5125 Жыл бұрын
waxaan dhagaysanayaa khamis jimce soo galayo waa aniga 3 nin oo asxaab nahay caasimada jamhuuriyada barakaysan Hargeisa jigjiga yar ❤️
@hammzehassan143
@hammzehassan143 3 жыл бұрын
What a Ammazing Voice This Guy His Voice is So Beautiful🥰♥️
@fathimoha8897
@fathimoha8897 Жыл бұрын
yes
@ardakcheikhhassan5817
@ardakcheikhhassan5817 3 жыл бұрын
Keep going proffessor Abdikarim ❤🇩🇯
@mohameddaud737
@mohameddaud737 3 жыл бұрын
Waawareey heestan waxay igarsiisay melwalbo kamaqlo ina istago dhagesto ugu damben wa aniga helay I can't stop listening wlh cajiib🥰🥰🥰💯👌
@mubaarakarmanmalik7766
@mubaarakarmanmalik7766 2 жыл бұрын
Mar marka qaar waxan is dhaha aduunyadan ma riya 07/07/2022 12:00 ended exam semester 2 year 1 feeling love😢
@sharifhanifa2910
@sharifhanifa2910 2 жыл бұрын
For the first time i'm obsessed with Somali song 🥰🥰big love 🇸🇴💙
@xandulechannel1855
@xandulechannel1855 3 жыл бұрын
Waaa hees macan . Cod macaan Qof degan Waa hees is macnaynaysa beautiful
@juleibibade
@juleibibade 3 жыл бұрын
Wow Wale Yarka (Abdirakim Qasaye )Aad Buu U Cod Macanyahy🔥🔥
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
habad muusa heesti xasiiliya
6:51
neima egueh
Рет қаралды 11 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
AWALE ADEN OO HEES U QAADAY XAASKIISA MISS XIIS I KAAMILA XIISEEY JIGJIGA 2022
4:04
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,9 МЛН
AWALE ADAN |  XAYAATI  | New Somali Music Video 2021 (Official Video)
4:29
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,7 МЛН
SHAADIYO SHARAF FT MAHAMED MAAME ( HAB ISA SIINAY) OFFICIAL VIDEO 2023
3:01
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 8 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,4 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН