Рет қаралды 6,783
QAMAR SUUGAANI | XULKII GABDHAHA | HEES CUSUB 2020
#Shakaa_252
Subscribe like share
Lyrics
Wuxuu Gaafkoodu Dhacay
Waxaa Aqal Galay Gobtii
Jacayl Laba Gardaadiyoo
Go'aansaday Nolol Qurxon
Waxey Gacal iyo Xigtaba
Sacabka U Garaacayaan
C.raxman Geesi iyo Nicima
Xulkii Gabdhahaa
Rabigu Gurigiina iyo Guurkina
Mid Khayr Leh Ka Yeel Ruul
Wiilal iyo Gabdha Leh
Garabkiina Ka Yeel ilaah
Aduunyada Guul Hantiya
Waxad Gaadheen Runtii
Halku Geedigu Ahaa Waxad
Goosateen Midhihii Geedki
Caashaqa Ka Baxay
Hadaan Bidix Garabka Hayn
Midigtu Wax Ma Goyn Kartee
Go'aanku Marku Mid Yahay
Ayu Guur Tacab Dhalaa