No video

XASSAN WADO BEST QARAAMI HILAACA ROOBKA NEW SOMALI MUSIC Official Lyrics 2019

  Рет қаралды 1,617,349

Kornel Abdi

Kornel Abdi

Күн бұрын

Ereyada mahaned omar buux
Ottowa kabanka
Laxankii Xassan Wado
Lyrics By Rafiid
Vocal Recording Ahmed Sheeno
Farsamadii Kornel Abdi
Soo saarista Kornelstudio
SUBSCRIBE COMMENT AND SHARE
FLLOW ON SNPCHAT @KORNEL-20

Пікірлер: 350
@AyaanlecaliJaamac-lm6yy
@AyaanlecaliJaamac-lm6yy Жыл бұрын
Heestan wxbadan waan ku murqaamay mantana aniga oo qayilaya dhagaysanaya 20/6/2023 jawi fiican wixiiy iga danbeeya leegta iysaar
@saamabdullah8710
@saamabdullah8710 5 жыл бұрын
Heestan ilaa hadda xanuun jacal oo isoo maray ayaan isku ilawsiiya wehel bay iitahay ila hadda xili hurdo iyo maalinba dhagaygha waxkle ma maqln😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭xanuun Jacayl kii arkay ba daremaya wlhi😭😭😭
@afcagaagtv9962
@afcagaagtv9962 5 жыл бұрын
Ad iyo aad masuul Anba waan soo arkay lkn forget ayaan iri hada
@hamz3apdirhman975
@hamz3apdirhman975 5 жыл бұрын
Hmm -WaLigaY WaxaN HabeYo MoyaNe Jacayl Ima Galin Marka Hore Lays Dhadha Miya KadiB Jacayl WaliYa Ayaa Kuqa Daysa Lkn SaaN FiLaYo Xabbi & Macn Hupi UnbaaD LadaBa KasheN Kadib WaxY Dona Tay Nin 100 HaYa
@salmiitasalahsiyaad4181
@salmiitasalahsiyaad4181 4 жыл бұрын
momokiller361 khadar aniga markaste dhageystaa 😭😭
@najmaapdillahi2662
@najmaapdillahi2662 4 жыл бұрын
@@hamz3apdirhman975 Reall¥✌️😅😅😅😆
@sabiriinmoha5450
@sabiriinmoha5450 4 жыл бұрын
ax anaa ku ilowsiine iso qabo hppi
@maxamedabdi787
@maxamedabdi787 Жыл бұрын
Hesta inta markay qayilayan dhagaysta 🙌🏿🥺😂
@abdiftaahali6100
@abdiftaahali6100 Жыл бұрын
Anaa ka mida saa hdaa ufadhiyaaye😂
@Royalshorts76
@Royalshorts76 Жыл бұрын
Anaa kamid ah saa haddan dhageysan anigoo marqaamaye😂
@RASHKA__BOY
@RASHKA__BOY 11 ай бұрын
Hada iibaxysa nio 22/9/2023 12:49 jumco iyo marqaan🥱🤣
@user-uv5ch9st5c
@user-uv5ch9st5c 10 ай бұрын
Me zxb anaa kamida mr axmed cabdi laahi hayaan burao togdheer Region
@najiibyare9174
@najiibyare9174 8 ай бұрын
Wax kaleba ya dhagaysan kara😂
@zubeyrlyrics8606
@zubeyrlyrics8606 5 жыл бұрын
Inta nabiga JCL like iyo sabcribe ha iisaraan waa wallkiin mazkiin ah
@NimcoMagan
@NimcoMagan 3 жыл бұрын
Q
@muhyayussuf7422
@muhyayussuf7422 3 жыл бұрын
, ဩဩ. Zjl
@mariaabdi806
@mariaabdi806 3 жыл бұрын
@@NimcoMagan k
@abdixakinqurbo594
@abdixakinqurbo594 2 жыл бұрын
Waraa neef bathy meel munkar ka socda dhax keene kwrn
@ishwaaqcabdi4002
@ishwaaqcabdi4002 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan iyadoo iminka xaladu igu xuntahay ilhow farxad iyo caafimaad kaa baryay murugo aniga ayaa arkay iyo qalpi xanuun 3sano ilhow dhibka iga saar runtii jacaylku waa dilaa qarsoon dhibka aan ka marayo waligay ima soo marin ilhow qof aan nolosha isku fahmeyno isiii
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 Жыл бұрын
Xaaladaadii ma dagtay bil ka bacdi wll? Kolay khayr ayaan filayaa inaad la kulantay.
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 Жыл бұрын
Ishwaaqey ina anaa laabta kuu qaboojinayee ila soo xidhiidh quruxley oo whatsappkaaga ila wadaag.
@MustafeCmadoobe
@MustafeCmadoobe 2 ай бұрын
Aaamin wll❤❤❤😂
@soojirainaabdirizak1426
@soojirainaabdirizak1426 3 жыл бұрын
Saacadu waaa 2:00 Waxaan jooga liido Anoo iska fikiraya ayaa heestan soo gashay haloow Habaaid hawlahan gaaray Naftan u heelan hadmaad u hiilin🤧🤲 iyo marxalad markaa igu taagnayad 15/8/2021 habeen sabti muqdisho iyo dalxiis😭
@cabdulaahiaxmed7035
@cabdulaahiaxmed7035 2 жыл бұрын
Wall qabiga Allah noo wada qaboojiyo
@CabdisamadRashid
@CabdisamadRashid 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysatay anoo xaaladu igu cakiran tahay oo jooga dagmada aweere dabadeed waan is badaylay oo garxad ayaan dareemay bajka uu leeyahay 😪allow habaabid hawlaan igaadhey maftan u heelan hadmaan uhiilin hadmaad uheelin😏 Dabadeed salaad maqrib ayaan tukadey ilaahay ayaan ka baryey inuu hawsha ii fududeeyo guul uu gacants mifig oga siiya Horumar wacan kornel abdi✌✌👌👌
@cabdirashiidcaweys8867
@cabdirashiidcaweys8867 Жыл бұрын
Ok
@fowzaanxaaji1060
@fowzaanxaaji1060 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 Anigoo Og in Godob Weyn Keeyga Galay Hadana waxaan jeclahay in Eey Cafimaad iyo Faraxad ku Noolaato
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
iyadoo dumar ah haday ku xasuusan wayday seed adoo nin ah qalbigaaga ugu haysaa ?
@faadumomaxamed4055
@faadumomaxamed4055 3 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 saxip jacaylku rag iyo dumar malehe orod jahilnimada mesha kala tag markuuw jacayl kugu dhaco ayad arkeysa xanunkiisa
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 3 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 Rag iyo dumar si dabiiciya looga hadlimaayee jacayl baa laga hadlaya Jacaylkuna waa xaalad gaara.
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial Жыл бұрын
Waa hees qiiro iyo xanun badan run'ahaantii 😟🥺🥺😭❤🩸💉😩 12/10/2022.
@msrentertainment8711
@msrentertainment8711 5 жыл бұрын
Badii qaramka anoo ku dhex jiraad Adna soo dhacdey Old is gold😍
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 жыл бұрын
"I was righteous man on his right path but then I was deceived by wicked all covered satan in the name of love". I can relate to that wise words of butthurt man.
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 3 жыл бұрын
Anoo Hanuunsan Hilinka toosan Hagaag uhaysta Shaydaan hagoogan Ma ii horseeday. Axyaa hassan Wado waan ka xiiso goi laa'ahayba.
@rafiiid5321
@rafiiid5321 2 жыл бұрын
3 Sano Kadib Muqaal Aan sameyay Inaan Daawado Oo Caawa Ku raxeysto Wlh Waa ii Farxad ♥️♥️
@mohamuddaahir5620
@mohamuddaahir5620 2 жыл бұрын
Asxan yaasalaam
@gudomiyeyaxyeyusuf7681
@gudomiyeyaxyeyusuf7681 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaya
@jimcaaleismacil9954
@jimcaaleismacil9954 2 жыл бұрын
Alle ayaa xaal aduun og .waxaan dhageysanaya heestan Anigoo ardey from 4 ah oo imtaxaankii 3 month uga hadheen .haddana niyada laga japsey .lkn every thing is possible our live .jimce/24feb/2022
@anzalmoha391
@anzalmoha391 2 жыл бұрын
Inaad gshay ayaan ku rjeynya wll iyo wlibo ntiijo qrux bdan i.a
@mohamedeidbuux2969
@mohamedeidbuux2969 11 ай бұрын
Wuxuu ku bilaabay ‘’Hilaaca roobka’’ anigoo masallaha dushiisa fadhiya roobna hillaacayo, halmar ayay sadarkaas iyo Hillaacu kulmeen. 2023/9/21 12:45 daqiiqo 😮
@AbdihakimAbdulahi-ef5it
@AbdihakimAbdulahi-ef5it 6 ай бұрын
🎉😂😂😂😂
@cabdulaahiaxmed7035
@cabdulaahiaxmed7035 2 жыл бұрын
Waa hben sabti ah tariikhdu tahay 11/3/2022 saacadu waa 11:06 Noloshu waxee ibartay malin malmaha kamidaa gabr walibo aan iskool isla dhigano waan jecladay waan la xiriiray wee iiga aqbashay waxan ehen faslka G8 ugu danben waa wada soconay ilaa f2 marki danbe waxan ka arkay dib ugurasho iyadoo wax walba ee jeceshay usameyey 😔waxan ka go,ay walba waxaa iigu dhacay cudur/sonkor wallhi alx wali wan jeclahy Waxan urajeynaa nolol qurux bdn i.a 🥰ilaabi madoono naxariistii aan ka helay intii aan wada soconay🥺noloshu waa imtixan qof walba wuxuu jecel yahy Alle hasiiyo Anina mid wanagzan Alle ha,isiiyo
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 2 жыл бұрын
💔🥺👏
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 Жыл бұрын
Noloshaa noocaas ah Nevermind
@sharmarkejibriil6026
@sharmarkejibriil6026 3 ай бұрын
Sxb meel baa ixanuntay markaa tiri sonkor baa igu dhacday sxb alha ku caafiyo hadaa 2sano kadib qoraalkeyga aragto wx wlba aad jeceshahay alaha kusiiyo 😢😢
@efatoyare4643
@efatoyare4643 3 жыл бұрын
Heestan aadban ugu cod macaanahy Wlhi Waa nii qaada qofkii rabo haiga soo qabto whaspka😁😙🙏
@hiboabdirahman8535
@hiboabdirahman8535 3 жыл бұрын
Aniga ii qaad hno
@efatoyare4643
@efatoyare4643 3 жыл бұрын
@@hiboabdirahman8535 waa diyaar Whaspka 618829030 iga soo qabo🙏
@hamdijamac7402
@hamdijamac7402 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😁😁
@mohawaade4380
@mohawaade4380 2 жыл бұрын
@@hiboabdirahman8535 ana ka badayi nio hadaa qaado wlhi
@hiboabdirahman8535
@hiboabdirahman8535 2 жыл бұрын
@@mohawaade4380 😅😅😅 oo runa
@halabuurbuuxa9658
@halabuurbuuxa9658 3 жыл бұрын
Anigiy0 zxpkey axmed b0q0le meel cidlaa laba midh00 sigaara n00 shidan yahay ah ah jawi sax ah from hargeysa all0w gabdh0 fiican na ziii naftan kuu heelan hadmaad u hiilin 2021 bishii shabcaan bil0wgeeddi ha illa dhaafinna commentga iy0 like ta ✋😍😍😍😍✋✋ somaali maxamed meelkast00d j0gtaan wAa idin salaamey
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 3 жыл бұрын
Eesh calaa sowt. Waa fanaanki weeyna ee reer Djibouti.
@nasteexomaxamed1987
@nasteexomaxamed1987 3 жыл бұрын
Heestan waxa aad ujecla jecylkygi kowad sanad ka hor geeriyooday allha unaxariste😭 Xasustada igama go'in wali
@zakiqeys3750
@zakiqeys3750 2 жыл бұрын
Amiin Allow u naxariiso
@Abdirahman_speed
@Abdirahman_speed 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u nxaaristo jacayl cusub miyaad ledahay imika
@ahmadlajeclow9917
@ahmadlajeclow9917 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❣️❣️💗wlh qofaa jecel naga dhaxeyay mudo dhan 4sano aya kala tagnay wlh maba ijecleen anilee iska dhaadhiciyay iney ijeceshahay dadka qaar marka siso qalbi daacada u noqoto qalbi saafi ah aad siso wax walbo u sameysid kaliged aad boqorad ka dhigtay sotaa cidlada iga ga tagtay 😭😭😭😭😭😭😭😭
@ugaasogacayte2673
@ugaasogacayte2673 3 жыл бұрын
It's huuno khireka ku jira maybe inashalh wd hali qufkaag
@ahmadlajeclow9917
@ahmadlajeclow9917 3 жыл бұрын
Thanks wallo insha allH
@siciidjava4216
@siciidjava4216 3 жыл бұрын
Marba is oranasa dumarka abaalmaleh bal kawaran qof aad koolkolinasid wax walba usamaynasid, ta aan ogaday waa in aan laga badbadin qofka hadii kale waa eedasa❤👍
@ashuuhajiaraxmaan8526
@ashuuhajiaraxmaan8526 2 жыл бұрын
😭😭 sorry yaaqey mid ka wngsn I.a
@feisalnuur1416
@feisalnuur1416 4 жыл бұрын
Wa hees dad badan qira galisay😰😨♥️
@alii7792
@alii7792 3 жыл бұрын
Alow habaabid, Howlaan igaadhay, Naftan uheelan, Hadmaad uhiilin. 😓 Heeskan maalmahan buu iishidanyhy, waxan dhagaysanaya anigoo diyarinaya assaignment research ah, oo 2 chapter ah. 🖐 Arday jaceyl haya.😥 Subax talaado, 09:15, 25 May 2021. Mogadishu, Somalia.
@mahadmuuse1065
@mahadmuuse1065 Жыл бұрын
Howlaan igaadhay ❌️ Hawl aanay gaadhayn ✅️ Naftan u heelan
@user-kh9ii7ch8l
@user-kh9ii7ch8l 6 ай бұрын
HeestaaN waxa iso direyyy qofkayga aan jeclaa l.aantis aan nolaan kariN lkn isaga iima oga aniguna xoga waan dabecaD xumahay😭💔
@ZaynabmocalinAhmedZuzu
@ZaynabmocalinAhmedZuzu 11 ай бұрын
Heestan waxaan dhageysan jirey anigoo joogo Yemen Ka dibna Safar u ah Saudi arbi wlhi sasuus baa ii tahy iyaadoo
@ZaynabmocalinAhmedZuzu
@ZaynabmocalinAhmedZuzu 11 ай бұрын
Qad I jirid
@Allamagane
@Allamagane 2 жыл бұрын
Masterpiece 2022 ⭐⭐⭐
@Maazim12
@Maazim12 2 жыл бұрын
3:47 saqdi dhexe ninka heestan kaniin ahaan usoo raadsaday bal kawaran? Jigjiga
@cabdulaahiaxmed7035
@cabdulaahiaxmed7035 2 жыл бұрын
@@Maazim12 haa wallhi waa xanuun aniba hda soo radsaday 10:58 habenimo
@zapnaagabarmudug4525
@zapnaagabarmudug4525 2 жыл бұрын
@@cabdulaahiaxmed7035 🥺😭
@cabdulaahiaxmed7035
@cabdulaahiaxmed7035 2 жыл бұрын
@@zapnaagabarmudug4525 abaayo waa qeb kmidaa nolosha marka inaa sabro dantaa iigu qasabtey
@user-ve2hk5mg1m
@user-ve2hk5mg1m Жыл бұрын
5/8/23
@caliashraf1270
@caliashraf1270 5 жыл бұрын
Asxan sowt xasan alle cimriga ha Ku dhereyo You are legend
@tiktokvideosofficial3097
@tiktokvideosofficial3097 4 жыл бұрын
Hilaaca roobka hoobaanta geedka ilayska hoyga gabdh hoyga Hees iga dheh kama daalo dhageysigeeda heestan 25 Aust#2020
@nasiib25
@nasiib25 3 жыл бұрын
Heestan wali masocaanbixin
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 жыл бұрын
Hilaca roobka hobaanta geedka ilayska hoga gabadh hagaag san yartaan uhaystay haween haween taan ka doortay miyaay hadaan hog ii qodaysay allaw habaabin hawlaha igaadhay naftan u heelan aadmaad uhiilin anoo hanuunsan hilanka toosan hagaag uhaysta shaydaan hagoogan ma ihorseeday duni duni halawsan hawaawi beena dad u hogaamsan
@Haraareofficial
@Haraareofficial 5 жыл бұрын
Top song👌😎 👇halkan taabo blue noqoney😂😂
@efatoyare4643
@efatoyare4643 4 жыл бұрын
Hhhhhh shaafto oo like ahaa🤣😎
@zadaammohamed8399
@zadaammohamed8399 3 жыл бұрын
Like ku qabo 2021 qofkiii dhageysanayaaaa. Caaawa taariikhdu waaaaaa 14 /1/201 habeen khamiis sooo galeyso
@apdleseid2574
@apdleseid2574 Ай бұрын
Xasan wado fanaan lawaayay
@10keey-RM
@10keey-RM 3 жыл бұрын
6 sano aya kaso waregaty codkaan inan maqlo mantana wan ku qayiloya 2021/2/28
@Yusu198
@Yusu198 Жыл бұрын
Same😂😂😂
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Duni duni halawsan hawaawi beena dad u hogaansan 😭😭😭
@hamzahassan1409
@hamzahassan1409 2 жыл бұрын
Never Get tired Of Listening 💯
@abdihakinibrahimofficial9120
@abdihakinibrahimofficial9120 3 күн бұрын
Waxa aan dhagaysanayaa waqti ay iga tagtay Gabar aan aad ujeclaa😢
@wizzyadesh3887
@wizzyadesh3887 Жыл бұрын
2023 still rocking 😢
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 Жыл бұрын
Yaa Salaam, waa Xasan Waddo oo codkiisiga halaasigaa ku qaaday heestaan ugu jevlaa heesaha Soomaliga aad baan u jeclahay. waxaa dhagaysanayaa annagoo Safar ah Muqdisho ayaan ka baxaynaa ciidamo dagal u socda ayaa safarka nagu wahelaya, annaga Dalxiis aya Caddalle iyo Warshiikh ugu baxaynaa annagoo ah koox ardey ah. Allow Dalkeena nabad nooga dhig oo Argagaxisadda naga saar.
@asiyomohahassan9622
@asiyomohahassan9622 Жыл бұрын
Gabar hagagsan 🤗
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
yartaan u haystee🤗
@asiyomohahassan9622
@asiyomohahassan9622 Жыл бұрын
@@Chadmali hillaca robka🤗
@asadkimmich6234
@asadkimmich6234 3 жыл бұрын
Heestaan waan layaaba markaan dhageeysto khiirad iyo jaceyl aan iheeynin baan iska dareema markaan dhageeysto😥😥😭
@mahadiadawe
@mahadiadawe 5 жыл бұрын
Good Song Thanks Kornel Abdi Ilke kabanka
@ahmettelqardhawi807
@ahmettelqardhawi807 5 жыл бұрын
Alow hababid naftan u helan hadmad uhiiln legend xasan wado
@ahmettabdirahman2309
@ahmettabdirahman2309 2 жыл бұрын
Legend xazan wado
@Dacar11
@Dacar11 4 жыл бұрын
Allaw habaabi Hawlaan igaadhay Naftan uheelan Hadbaad u hiilin⚘
@najaxadaahir9367
@najaxadaahir9367 2 жыл бұрын
Tfghdh
@mohahmed6423
@mohahmed6423 Жыл бұрын
He just lets the Kaban talk by itself, Great musician. I Just wish we had a visual on this!
@badrigass4135
@badrigass4135 4 ай бұрын
Germany ayaan ku daawanayaa heeskan Allow maxaan balad, Bar, iyo ibnu Aden kala duwanba Soo Arkey waayo aragnomo heestan waxey ku jirtaa heesaha Aan safarka kusoo galey meelo badan, Legend korneylka mahadi hakaa gaadho
@juariyackariin849
@juariyackariin849 2 жыл бұрын
Heestan mar walbo waxaa isticmalo wiil KZbin ka Caan ka ah Anna wa jecelahy wiilka dartiisa heesta u jeclaady ilahey haii ka daayo heestan marka dhageysto qalbiga I xanuuno aad iyo aad u tiiraanyodaa in sha Allah xasuus ayey ii noqon doontaa❤️🎧😭😭💔
@Bedri174
@Bedri174 Жыл бұрын
Qeys qeysar miya
@ilhanxarago9449
@ilhanxarago9449 10 ай бұрын
Qays qaysar somaha abaayo
@juariyackariin849
@juariyackariin849 10 ай бұрын
@@ilhanxarago9449 qays qasaaro dad jecel mia Jira🙄😂
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 Жыл бұрын
5/29/2023 Missouri USA. Gabar TikTok an heestan ka so raacay. Laakin nasib daro nin habargidir ban ahay jaceel ima karo
@skyabdi6226
@skyabdi6226 2 жыл бұрын
From qays qayser
@user-uj2py7lv2n
@user-uj2py7lv2n 4 ай бұрын
Anigoo jooga magaalad hargeisa ayaan dhagaystay wll iag hurdo saacadu waa abaar 10,47 bishii 5 4 2024
@abdiwaliodowamohamud333
@abdiwaliodowamohamud333 Жыл бұрын
Tani hees ma ahan e waqiso qofkasto tii somartay ukuxasusanayo Wayaha qar e igasomaray ducaqabtadan naf iyo malbo uhuray qadartana Nakala waday xasusaheda Ayaan ilaweyn
@dr.abdirahimhiz4569
@dr.abdirahimhiz4569 4 жыл бұрын
Hadaan Hog ii qodaysay.. Lyrics inta ku saxa
@caynaancaafi4881
@caynaancaafi4881 4 жыл бұрын
Miyay haadaaan fog ii qodaysay.
@menhee7408
@menhee7408 4 ай бұрын
Qabyaalada iyo dulmiga dhexdeena ah aan iska deeyno dhamaanteen qofna dulmi hakugarabsiin
@dabjacayl3314
@dabjacayl3314 2 жыл бұрын
We loved somali olld songs❤🧡
@morashka5778
@morashka5778 2 жыл бұрын
I'm a big fan of this song 😍
@hoodoahmed1707
@hoodoahmed1707 3 жыл бұрын
Heestn hda ayaan maqlaya, jawi kle by i galisy run ahaanti
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Heestan kama daalo dhagaysigeeda xasan wado
@abdiweliabownoor2733
@abdiweliabownoor2733 Жыл бұрын
2023 hadii aad iga dambeyso like isar kkk
@mudaneyarechannel1667
@mudaneyarechannel1667 10 ай бұрын
Wakhti adag ayaan dhageysa jiray anoo turky jooga duni halawsan hawaawi been ah dad u hogaan san. Cajiib
@fartuuncabdirashiid7338
@fartuuncabdirashiid7338 Жыл бұрын
Ereyada codkisa musolic,kada intaba cadih mahan 🥺💔qiro
@abdiazizmohammed7881
@abdiazizmohammed7881 Жыл бұрын
Old songs never get old ❤
@ahmedyusuf547
@ahmedyusuf547 5 жыл бұрын
Legend hasan wado $$$$$ Kormel abdi is the best as always 👍👍👍
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 4 жыл бұрын
2.9.2020 4:30 hbnimo ay walina an todobo kujirno aniga iyo xaskeega xalasha qaali axmed
@ioe6468
@ioe6468 4 жыл бұрын
Hambalyo sxb.
@zmaxamedzmaxamed-fp3pq
@zmaxamedzmaxamed-fp3pq 11 ай бұрын
Waayo waayo
@zmaxamedzmaxamed-fp3pq
@zmaxamedzmaxamed-fp3pq 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ .mmm❤😊
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 Жыл бұрын
.riyaaadu aduunkadhacyn maxaaka jiiraa isheegn hdl haku karabashiine adero
@Gu7ed
@Gu7ed 3 жыл бұрын
From tiktok 🇸🇴i am Somali
@xabiibcawil3601
@xabiibcawil3601 8 ай бұрын
Allow habaabid Hawlaanay gaadhayn Naftan u heellan Hadmaad u hiilin 😢
@naagadag4493
@naagadag4493 2 жыл бұрын
Naftaan u heelan goormad u hiilin💔🙇‍♀️
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
raaxada qudadeeda ayaa heestan ku raaxaysata. hassan wado . fanaan reer djibouti ah ! waa reer djibouti mar hadi la'idhi qalaas wax kale o la sheego ma hadhin. hadal ku intaa ayuu ku dhanyahay. ninki garaad leh u fahmaa in u amaan kale u baahneeyn
@Teambarmudo
@Teambarmudo 2 жыл бұрын
I can’t forget to this song 😢❤️👌
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 5 жыл бұрын
🌹🌹Axsan fanaaan xasan wado 🌹🌹
@hamdijamac7402
@hamdijamac7402 3 жыл бұрын
Waaruntaa heesigadheh👌👌👌👌👌
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Waah waah another lvel waaye🥰🦁
@mohmudjama121
@mohmudjama121 3 жыл бұрын
Heestan waxa uu qaaday 2001 dii ereyada maxamuud cumar buux oo hadana ka hawlgala radio jabuuti laxnkana way Iska kaashadeen sida uu sheegay xasan bile dhinbiil radio jabuuti aya Aad looga soo dayn jiray oo aan anigu kubartay 2004tii Xusuuso hore ayaanu galnay
@kokeee_athe2907
@kokeee_athe2907 2 жыл бұрын
My fav song🖤
@adenmigul3386
@adenmigul3386 Жыл бұрын
Ceesh calaa hees wallahi
@dimplesqueen3879
@dimplesqueen3879 3 жыл бұрын
My fav song...❤
@abukarhajji
@abukarhajji 3 жыл бұрын
Yaa kuu qaadi jiray
@muslimsarenotviolentbutpea4908
@muslimsarenotviolentbutpea4908 2 жыл бұрын
@@abukarhajji eedaday
@saddamkeyoowsaddamkeyoow6418
@saddamkeyoowsaddamkeyoow6418 Жыл бұрын
7.9.2023 jimco hbenimo sacadu thy 8.38
@zkiyaapoi9232
@zkiyaapoi9232 Жыл бұрын
Cotka.halasiga..🥳🥳
@hamdahasaasi1163
@hamdahasaasi1163 3 жыл бұрын
Heesta lagu murqaamo weeye nacalalaye
@Abdirahman_speed
@Abdirahman_speed 2 жыл бұрын
Ma murqaaantay gacaleY
@A__-lt5hu
@A__-lt5hu 5 жыл бұрын
Hees iyo badh horay usoco #kornel Abdi
@abdirazakmohamedmusa1684
@abdirazakmohamedmusa1684 2 жыл бұрын
Woow original ka maxa ka macaan mahadsanid ala fanan hasan wado
@laylafarahmohmutt6960
@laylafarahmohmutt6960 Жыл бұрын
Insh all heestn wllk caydrus inu so cusbnysiyo bn rajny❤
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 8 ай бұрын
Haween taan ka doortay miyey hadaan hog ii qodaYsy❤🎉
@fahiimacawil164
@fahiimacawil164 2 жыл бұрын
🤔🤔heestan si haddaan ufiiriyey waxaa is idhiba heestan adeykaa hadleysaaba marna waxaan is idhiba waxayka hadlwysaa zhpkey 😊😊😊
@easypoultry6747
@easypoultry6747 4 күн бұрын
Nice Music
@NajmaxaajiAbdi
@NajmaxaajiAbdi 3 ай бұрын
2024 inta daawanysa😢❤
@kalakiciso2653
@kalakiciso2653 4 жыл бұрын
2020 best heees🖤✌️✌️
@mohamettahmettjama4278
@mohamettahmettjama4278 2 жыл бұрын
Waah waah maxaa midho iyo laxan israacay
@Kharyeuk
@Kharyeuk 3 жыл бұрын
The best anan kadalin 2018 ila 2021 🙏🙏
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Hestan whli waa xanuun 😭😭
@najiibabdicisman7185
@najiibabdicisman7185 3 жыл бұрын
Ani inay iga hadlayso bay ila tahay 2021
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Nice❤.
@crisaqfarah7698
@crisaqfarah7698 Жыл бұрын
Heesaha qaar waxyaabo dhacay may ka hadlay sida qof ku Soo dhacayay
@mubaarikahmed6888
@mubaarikahmed6888 6 ай бұрын
9/3/224 ya dhagysana tolaw
@user-mo4rr9ke6f
@user-mo4rr9ke6f 11 ай бұрын
Old is gold ❤
@sacdiyaabdi9118
@sacdiyaabdi9118 Жыл бұрын
5:08 galabnimo 18 june 2023 maalin axad ah🤍
@sacdiyaabdi9118
@sacdiyaabdi9118 10 ай бұрын
9:38 habeen isniin soo galeyso 30th Oct 2023🤍
@jaallecabdicasiismmeegaar9729
@jaallecabdicasiismmeegaar9729 Жыл бұрын
Haween taan ka doortay Miyay hadaan fog ii qodaysay 😢
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 19 күн бұрын
Haadaan hog
@Mohaahmed45321
@Mohaahmed45321 5 жыл бұрын
Axya hees noo soo wad qaraamiga lpx
@abdullahiabbey
@abdullahiabbey Жыл бұрын
Gawadi ila Yaranti jecla Lega gursaday 😭😭😭😭😭 Hestan gathal tamba kaa arki Waxan isyiri rag ba kahorey saaan logali iska dul qaado 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xasan wado 2020 heestii Dam Dam  maxaa kuugu wacan ?
5:53
maxaan ku qoraa
Рет қаралды 337 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 68 МЛН
HASSAN WADO INKASTOO AYAAN | HEES CUSUB 2020 | DAVE LYRICS
5:01
KHAALID DAVE
Рет қаралды 202 М.
kastam iyo amina kuluc
5:09
hormal22
Рет қаралды 7 МЛН
SHAYGOOSH |king of DHAANTO Jaango 2023
5:59
Kornel Abdi
Рет қаралды 1 МЛН
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,7 МЛН
Hees Xasan Wado sida dayaxa nuurka
4:31
Sahan 24
Рет қаралды 1 МЛН
Lafoole Laxaw Caashaq Lyrics (Best Somali Love Song)
7:38
King Production
Рет қаралды 1 МЛН
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Mohamed Amin
Рет қаралды 9 МЛН
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 299 М.
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 7 МЛН