QARAAMI SAWDKII XAAFUUN

  Рет қаралды 21,802

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@saidmohamed4735
@saidmohamed4735 5 жыл бұрын
Heestan wlhi si aan caadi ahayn ayan ula keenay ee ragan garaacaya haday arki lahayen way ka heli lahayen alah yaa raxma cumar dhuule cali
@disisfunny88
@disisfunny88 3 жыл бұрын
Masha allah Gacntu kuma Go'do 😍😍😍 Barteeda ayaad dhigtey zxb Gacantii saalax qaasim leedhy
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Nuradiin Ali amaan you are one of the most talent including somali oud players ✌️✌️✌️✌️✌️✌️❤️
@MrQaraami1
@MrQaraami1 4 жыл бұрын
Waaaaaw Gacan Degan iyo xikmad brother Nouradin Ali Aman ilaahay ha ku dhawro
@mariolakame731
@mariolakame731 5 жыл бұрын
Masha'Allah Ustaad Nuuradiin Cali Amaan eesh calaa Xaafuun
@moaden5186
@moaden5186 3 жыл бұрын
Kabankii level kale, heer kale ayuu walle geeyay woooooow
@abdala7882
@abdala7882 4 жыл бұрын
Sooowdki xaaafuun eey ku caan ahayen ogaalkey Aun cumar dhuule iyo khadra daahir Sidaa wax u tuntay cajiib waxaanba ku moodey iney farihii xudeydi kugu yaaaliin ama jiiim iyo ragi wa wayna ee lamidka ahaa❤🔥
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
Caleek caleek, yaa Nuuraddiin. Allaa yacizak. Waa qaraamigii la yiqiinay.
@omarhussein6806
@omarhussein6806 2 жыл бұрын
Caleek caleek yaa ustaad nuuradiin cali amaan camir shirdood waad ku Sara kacday heesta xaafuun.
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 3 жыл бұрын
Masha allah Caleek
@maxamedmire6550
@maxamedmire6550 2 жыл бұрын
Waaw
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Cajiib. Dunidaan maxaa dad jooga ilahey haybad siiyay caleek
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
USTAD NURADIN XARGAHA HALKUU KA TUMAYO AYAA AH HALKA KABANKA KU MACAAN WUUNA DAGGAN YAHAY...
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Alle cimriga ha u dheereeyee, waxa uu ku jiraa ragga naadirka ee cuudka sida yaabka leh u tuma. Alle ha u Naxariistee Maxamed Miyir baa isna ka mid ahaa ragga noocaasa. Waa in laga war hayaa fanaaniinta xidhiidhka faneed la leh fankii iyo fartii horre.
@farhanahmed2482
@farhanahmed2482 4 жыл бұрын
Nice 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 4 жыл бұрын
Waaw axyaa qaci
@samiofficial8410
@samiofficial8410 3 жыл бұрын
Heesta magaceed sxbayaal
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
XAAFUUN
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Xaafuun waata ku qoran
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Waxaa qaada Cumar Dhuule Aun Siciid Xamar Qoodh Aun Gaduudo Carwo Aun Haboon Cabdulaahi Aun Maxamed Yuusuf Aun Khadro Daahir Aamino Gacanla ................................................................... Cali Fanaan oo isku laba rogaya Laxankan Xaafuun halkaan ka daawo kzbin.info/www/bejne/bZOle2lje5t-arM
@garasyare4190
@garasyare4190 4 жыл бұрын
Macalinkan xaguu joogaa yaa iisheegi kara
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Addis Ababa ama hooyada fanka Hargeysa
@garasyare4190
@garasyare4190 4 жыл бұрын
Thanks 🙏
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
@@garasyare4190 hrgysa
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
Hooyga qabyalada & fasahaadka Hargaysa
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Nuuradiin cali amaan waa reer Gabiley walal lkn hada hargeysa ayuu jooga
@idirisali572
@idirisali572 5 жыл бұрын
Saw tu oud
Axmed saleebaan bide &qarbooshe&cabdi maxamuud
10:50
Qarami Media Pro
Рет қаралды 2,1 М.
Hees jacay ah faankaynii cabdi tahliil
7:16
danwadaag production
Рет қаралды 42 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 62 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 61 МЛН
Xusuustii samater iyo yuusuf jafaal by Nuradiin
10:47
Qarami Media Pro
Рет қаралды 15 М.
Beerdilaacshe  Nuuradiin iyo Nagiib
5:21
Hoyga murtida madadaalada
Рет қаралды 12 М.
Fiska iyo Yurub Geenyo Laxanka Xaafuun (Talantaali)
6:45
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 116 М.
Beerdilaacshe qaraami kaban iyo durbaan kaliya
5:21
Qarami Media Pro
Рет қаралды 50 М.
QARAAMI sawdkii jiib kaban qudha iyo durban
2:39
Qarami Media Pro
Рет қаралды 13 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Qaraami | Xaafuun | Codkii Siciid Kuuriya | kabankii Murjin
6:43
MURJIN OFFICIAL STUDIO
Рет қаралды 33 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 62 МЛН