Xasan Aadan@(dhito subag) kabankii macalin jiim

  Рет қаралды 27,818

Qarami Media Pro

4 жыл бұрын

Ama igu dheeridaa dhool gaaxdey baad tahey

Пікірлер: 52
@cumarcabdi6463
@cumarcabdi6463 4 жыл бұрын
Jiim shiikh mumin runtii heesaha ugu macan isaga tumay oo laxanka saray Gacantiisuna wa caan wa lagarankara Kabanka wuu cananta 😏⚘
@ibraahimjeegogoonyar3233
@ibraahimjeegogoonyar3233 4 жыл бұрын
Jiim waa cajiibul cajaaib garaacistaankiisu! Hada ma dhagtaydaa mise waa Xargo dahab waxaasi. Salaam Salaam!
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 3 жыл бұрын
Allow jiim gacan macaanaa ninkani muxuu ahaa yaabnaye
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Jiim shiikh muumin yaa kaban canaantay
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 2 ай бұрын
Jiim Sheikh Muumin AUN (Qoobka fardaha ) Ayaa lagu naanaysaa heestan iyo heeska layidhaah haadba haadkici 🔥 qaabka uu utumay waa heerka sare legend of the legendary jiim 😢
@salansacad
@salansacad 4 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin bacda xudaydi cid kaban ku gaadhaysa alaylehe waxa u dhaw ninka la yidhaa xasan gread waa mucjiso jiim heesaha ugu macaan isagaa garaacaya waanan ku raaxaystaa heestaa uu garaac Mohamed mogeh iyo magaool alla ha unaxariisto labadadbee ka dhergi maysid walaahi kun jeer ayaad dhegaysan waa heesta la yidhaa ololihii
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Aad iyo aad wa mucjisadii laxanka iyo tumista kabanka ila hada wa tuma2020 🤗🎻🎻
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Xudeydi isagaaba qiray in jiim uu yahay no1
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Jiim iyo Xudeeydi shaqo iskuma leheen Xudeeydi inuu soomaali ugu hor garaacday waa taariikh lamana dafiri karo lkn Jiim asna waxaa taariikhda u gashay inuu siduu u garaacay ay u garaaci waayeen raggii hore iyo kuwii dambaba
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 10 ай бұрын
Cid kaban wax uun ka taqaan oo dhahday cid baa Jiim kaga horeyso kaban ma dhicin. Cid kaban garaacday oo Jiim la mid ah ruux sheegay lama hayo.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Allh u naxariisto jiim Duni laka Oofsady jiim shekh mumin😭😭
@maguled
@maguled Жыл бұрын
Erayadii heestuba way i dhaafeen intaan kabanka la yaabanaa.
@mohamedabdulle9904
@mohamedabdulle9904 4 жыл бұрын
nuurdiin horay u soco inoo soo badi qaraamiga
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Okey
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Alle haw naxariisto AHUN JIIM Waa Erayadii AHUN OSMAN ASKARI.
@maxamedkhaliif9680
@maxamedkhaliif9680 4 жыл бұрын
yaa daawan haya 2019
@waarsamehirsi2731
@waarsamehirsi2731 4 жыл бұрын
Xasuus gaar ah ayay Hortayda keentaa heestani Sxb thnkz
@ahmedmahamuudfoolmadoobe9221
@ahmedmahamuudfoolmadoobe9221 3 жыл бұрын
Jiim sh muumin ilaahay caafimaad hasiiyo, boqorka cuudka soomaliyeed, iyo xasan aadan fanaankii fanka soomaliyeed, laba nin oo aad u culus ayaa is helay, ilaahay hawnaxariisto mahamed cali kaariye, abwaankii marna diktoorkii jacaylka.
@qaysismaciil8237
@qaysismaciil8237 4 жыл бұрын
Baqorkii.cuudka.ayan Maqlayaa Ax.ya.jiim.jiim.wuu.canantay.wlle.
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 4 жыл бұрын
Boqorka cuudka waa mooge sxb
@qaysismaciil8237
@qaysismaciil8237 4 жыл бұрын
Waaa.maclnkikii.mooge.zhb.isagaa.baray.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@qaysismaciil8237 war yaa laku qoslin Fankaba jiim baa ugu horeyay 1963 auu soo galay waresigiisa daawo jiim cida bartay jiim asika ayaa bartay waxa uuna ku bartay buule burde oo katirsan gobolka hiiran tarikhda baro wll
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Maanta aan u duceyno Ustaadkeena AUN 💔
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug 11 ай бұрын
1992 Bal Aan Dhowrno Waayahay
@apdirahmanmahamud2576
@apdirahmanmahamud2576 4 жыл бұрын
Adun baan wax dhaadine hees qisadeedu at run tahay axya dhayda
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Eryada waxa leh yusuf jafaal ihun reer somaliland gabiley
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Waa runtaa masuul
@waarsamehirsi2731
@waarsamehirsi2731 4 жыл бұрын
Boqorkii codka alxaag Hassan aadan
@Tinpadhussenqarri-mc3wb
@Tinpadhussenqarri-mc3wb 11 ай бұрын
Jiim ayaan kuso lexday boqorkii xadhiga 15/11/2023
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Caleek. Caleek caleek
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
"Dheel dheeli awgaa igu dhaafay maalmuhu"....... Cajiiib 🔥
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 4 жыл бұрын
ABWAAN kee iskale heestan
@eidomar5754
@eidomar5754 4 жыл бұрын
Yuusuf Jafaaal
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Jusuf jafaal gabiley ayuu ku geeriyoodey 1995
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 4 жыл бұрын
Earayada yaa sameeyey?
@eidomar5754
@eidomar5754 4 жыл бұрын
Yuusuf Jafaal nin la odhan jiray oo bodyguard u ahaa Axmed Saleebaan Dafle
@ahmedhasan7557
@ahmedhasan7557 4 жыл бұрын
Ayaa adunbaan wax dhaadine afku kuma go
@Cawaale2024
@Cawaale2024 2 жыл бұрын
Kabankani Jiim ma aha, waa CabdiNaasir Macallin Caydiid.
@mustafeMS
@mustafeMS Жыл бұрын
Maba tumi karo haduu 100 sanoo dambe joogo 😅😅 waa Jiim Allaha unacriisto
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 4 жыл бұрын
?
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug Жыл бұрын
Dhito Subag
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
Cuudkan aan maqlahayo cid kale magaraaci kadho wacadlla iyo quraancka waa cigaal
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 жыл бұрын
Al Ustaad Jiim sh Mumin Aboowe Rali noqo Cigaal ya la dhaha 😂😂😂😂 Saaxibul cuuuud Jiim
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
May sxb wa jiim shiikh mumin
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Cigaal sas uma tumo xudaydi cumar dhuule iyo bay isku wado yihiin lkin jiim wuxu jeexay wado gooniah oo macan
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Macallin jiim alla ma gacan cid lagu qaldo baa
@AhmedGagale
@AhmedGagale 4 жыл бұрын
Qabyaladda kala dhex bax fanka cigaal lahaane ! Al ustaad jiim sh. Muumin weeye la qabso
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 41 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН