Qarash badan ayaa uga baxay inuu isla guursado gabar & hooyadeed dhacdo yaabadan

  Рет қаралды 28,104

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qiso #Qalbitaabad

Пікірлер: 150
@aminaadam6479
@aminaadam6479 2 жыл бұрын
The best person the most knowledgeable the shyest of all Allah(swt) created prophet Muhammad (saw)❤️
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 2 жыл бұрын
Bismilaah raxmaani raxiim Yaarabi
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 2 жыл бұрын
Laaxawla walaaaquwata illaa.. billaah
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 жыл бұрын
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
@habibajamac9941
@habibajamac9941 2 жыл бұрын
Xasbiyaa laahi wanicmal wakiil.
@fouziyacomedian2144
@fouziyacomedian2144 2 жыл бұрын
That is wonderful story I wander oh my God God bless you Illahey XakacaFiyo
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 2 жыл бұрын
Allahu akbar wa wax lala yabo waxas O dhan waxa keney gurka la is qarsado subxanallah
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 2 жыл бұрын
Xasan waxaan kula talin lahaa xaaskaagii ugu horeysey iyo ilmahaad ingiriiska ku dayacday cafis weydiiso.
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah allah ha badbaadiyo dumarka soomaaliyeed hana iska ilaaliyaan guur la qariyo dhinacwalba waa dhibaato ee allah hooyadaas iyo gabadheeda ha u dajiyo qalbigooda aamiin
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 2 жыл бұрын
Subxanalah Subxanalah alow ha tusi
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 2 жыл бұрын
Sunaxaallaah Sunaxaallaah qiso yaale abdicaziz khayrow
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Share dhaha Mahadsanidiin
@kaysekaise5177
@kaysekaise5177 2 жыл бұрын
Acuudu bilaah
@rahoroble3224
@rahoroble3224 2 жыл бұрын
Manshaalah keep going walalkey
@umurufayda5234
@umurufayda5234 2 жыл бұрын
حسبنا الله ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم اللهم أغفر لنا
@munocumaryusuf8107
@munocumaryusuf8107 2 жыл бұрын
Qisadaan xanuunbadan ayeey igelisay.balsejawaab kama bixiin karoyaa rabi yaarabi
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 2 жыл бұрын
Subxaanalah guurka qarsoodigaa waa qurun asagana cashar ha u noqoto
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 2 жыл бұрын
Subxaala laah waaba aabaheed see u damci karaa illaahoow na astur
@khadijaqurux660
@khadijaqurux660 2 жыл бұрын
Subxana laah
@fitaaxnaani8371
@fitaaxnaani8371 2 жыл бұрын
Wlh wa sheeko xanuunkeeda wadata
@cumaraamin8025
@cumaraamin8025 2 жыл бұрын
Subaxaan.allaah.waligay.ma arag
@muhiadinhasan8040
@muhiadinhasan8040 2 жыл бұрын
Subxana allah waxan dhihilahaa waa dhib allaha cafis haweydiisto
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah ilaahay subxaana watacaal nama tuso laa xawla Walaa quwata ilaa billaahi caliyil cadiim
@abdifatahhassan8296
@abdifatahhassan8296 2 жыл бұрын
Subxaana Allah
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Waligay ma maqal subxaana alah
@fitaaxnaani8371
@fitaaxnaani8371 2 жыл бұрын
Yes mr really
@saynababdi8232
@saynababdi8232 2 жыл бұрын
subxaanalaah 😪soomaaliyeey joojiya guurka qarsoon diinteenu mabanayn waxa loodiidayna tanaa kamida
@hiboclaahi9064
@hiboclaahi9064 2 жыл бұрын
Subxana laah ilaahayaw ceeb astur
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Subxanallh Subxanallh Subxanallh
@sahra6279
@sahra6279 2 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Subxaanalaah
@deeqo123
@deeqo123 2 жыл бұрын
Cinwaanka iska sax walaal
@Salmancade10
@Salmancade10 2 жыл бұрын
Subxanallah waa qiso la yaab leh. Hassan waxaa wanaagsan inuu gabadha hooyadeeda xidhiidhiyo oo ku noqsado oo biilo.
@Aymaanhuruuse123
@Aymaanhuruuse123 2 жыл бұрын
Subxaan allh alle inakuma keeno
@alkenalken9460
@alkenalken9460 2 жыл бұрын
wuu dhargey sacii iyo weyshii buu isku wasay aabahaa alla gub 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Жыл бұрын
Subxanalaah Allaha subxaana watacaala anka magan galnay tano kale
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Waa calool xumo hal nin ha guursado gabadh iyo hooyadeed qudbo sir wakaasaa ka fiirsada dhalin yaro 😱😱😱
@abdulahiburhan1626
@abdulahiburhan1626 2 жыл бұрын
Shekadaan haday runtahay oo ilahy ku ogyahay dadka hawanaajiyo meherkooda iyo waliba xoolo fiican oo ay isaga meyraan hasiiyo hadii uu ugu talao galayna taaa alle ayaaa laka xisaabtamaaya
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 жыл бұрын
Subxaanallaah Alloow ummadda toosi yaahuu yaakaafi
@cosobabdule7991
@cosobabdule7991 2 жыл бұрын
Subxanallah
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep 2 жыл бұрын
Gabadha meherkeedi ayaa lasiinayaa, $10,000 oo suubis ahna waa loogu darayaa. Hooyadeed Mehekeeda waala siin canaan yaroo suubis ahna waaloogu darayaa. Asaga ilaa afar cidi ayaa laga siibaa si’uusan lixiyo toban jir dambe uqudba siraysan. Adiga halmalyan oo subscription ah ayaa laguu gaarsiinaa si’aad sheekooyinkaan ookale usoo badiso. Game over!😀
@ShaamsoMHajji
@ShaamsoMHajji 2 жыл бұрын
Subxanalaah
@faatumafaatuma8105
@faatumafaatuma8105 2 жыл бұрын
Subxaan allaah ilaahay hana asturo wll ilaahay ha ku cafiyo wll ilaahay u toobad keen ilaahayna bari
@nawaltifow2874
@nawaltifow2874 2 жыл бұрын
Wa qiso dhici karto Last week
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 жыл бұрын
Mushkiladaas oo dhan waxaa u sabab ah guur kaa qarsoodigaa. Xasan isna isbii umad kalana bii. Wax Allaah subxaanahu watacaalaa cadeeyay ayuu mugdi ka dhigay waana guurka.
@naciimocalimaxamuud2516
@naciimocalimaxamuud2516 2 жыл бұрын
Abahaa dawacadeeye gafoorka makagusaninoo
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Subxan Allah waxs laqarsanayaaba qudhunsh gabadhyar bay shady maxakukelifayinay wax awards to
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
SUBXAANALAAHI
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 2 жыл бұрын
Subxanallah dhibatadan ayey ledahay qudbi sirta
@samsamxasan9139
@samsamxasan9139 2 жыл бұрын
Iskudhaf wll quba sinaha mafino khladka oo dhan waa qarsodiga illahay hanacafiyo
@abdiqafarmohamed4214
@abdiqafarmohamed4214 2 жыл бұрын
wadhihi lahaa gabadhuu hakaxeeyo meelaha lagagaranayo hadhafiyo
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 жыл бұрын
Subxaan Allah 💔💔💔😱😱😢😭
@queen-ij4vy
@queen-ij4vy 2 жыл бұрын
War wax aan kadhaho xitaa ma aqaan subxaana allah
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Meher xadka hala joojiyo waa ceeb iyo qaracan
@aishamuhumed7924
@aishamuhumed7924 2 жыл бұрын
Subxaana laahii
@muniirmuniir2747
@muniirmuniir2747 2 жыл бұрын
Xasanow hadad I maqalyso waxn ahay cungta yar aabaheed iyo nin ku hore islaanta qabay aniga gurigygaga ka dhaman laday somaha had nolosha ku dhafi wayo isug cafimaadka ku dhibaye
@luulomar5117
@luulomar5117 2 жыл бұрын
Subxaanalaah ilaah ha utobkeene ilaahna cafis haweydiisto
@Sahan12341
@Sahan12341 2 жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم. سبحان الله سبحان سبحان wallaahi waa qisso yaab Iyo ama kaakleh dhibkaas oo dhan waxaa keen guurka qarsoo diiniyan waa Qalad in laga qariyo gabadha waalidkeed walibo waa gabar yar oo aad uyar gabadha na mehersanto illaa waliyul amrigeeda illaahay wuu noo cadeeyay. Maxaa nagu dhacay dadkeenoow way nagu badantahay arintaas war arinkaan halaga foojinaado ragg iyo dumarba Bissmillah. Wallaahi waa naxdin. 😪
@falisa576
@falisa576 2 жыл бұрын
Waxan kala fahmi waayey gabadha ninku Madàma uu hooyadeed qabay muxu u Guursaday miyusan aqoonin hadu yaqanay qalad weyn bu sameeyey mana Ku xiranto wayo wa adeerkeed hooyaded Qabay subxanallah.sideedaba guurka Qarsoon ama qodbo siradu faaxisho aya Ka yimaada sidedaba sababtuna wa wax Laqarinaayo marka wa in layska ilaaliya Waxyalahas oo kale
@nadiiroaxmedcadami
@nadiiroaxmedcadami 2 жыл бұрын
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 2 жыл бұрын
Walaahi waa qiso aad uxanuun badan
@luulsuuley1884
@luulsuuley1884 2 жыл бұрын
Somali waxay tiraa wax lå qariyo quran aa ku jiro ee alaha u yasiro xumaantana alaha naga dhowro
@shamsocaday8704
@shamsocaday8704 2 жыл бұрын
Ok
@sharafali3992
@sharafali3992 2 жыл бұрын
لانكاح إلا بولي Waa qosa yaab leh waxaana sameen kuyeeshtay guurka qarsoodiga ah gabdhahena waxan dhihi lahaay ka digtoonaada sheeka kastana cibra ayaa kusugan
@ibrahimmohamed9943
@ibrahimmohamed9943 2 жыл бұрын
Qalad waa dhacaa topat ayuu leyahay ilahey habaryo Insha Allah
@fatimanourahmed703
@fatimanourahmed703 2 жыл бұрын
Yaab badanaa
@ayatmaxamed
@ayatmaxamed 2 жыл бұрын
Bisinka Waxaa qaadato Waa ku qarsadan
@suadmire7450
@suadmire7450 2 жыл бұрын
Asc nimnkaan inteey ilmaha lacgtooda soo xadaan oo hadana gabdhah maskiinta ku guursanaayo qudbo sirada allaah ha ka cabsadaan
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 жыл бұрын
Islaan maseersan ilmo maxaa laga cadaa iyagaa la siiya 🤣🤣🤣
@shariifoaxmed9207
@shariifoaxmed9207 2 жыл бұрын
Subaxanalaah wllhi waa xanun saaaid ah ee allaah ha u dhib yereeyo
@ladanahmed7937
@ladanahmed7937 2 жыл бұрын
Tan waxay Cashar utahay dadka nikaaxa qarsoodigaah sameyah Wllkaa waxnleenahay ilaahay qalbiga hakuudajiyo gabadha cafis waydiiso hadaa awoodikartidna kaxay oodhoofi Abaalgud Ugadhig meherkeedanasii
@abdisharifmohamed9051
@abdisharifmohamed9051 2 жыл бұрын
Asc.abdiyow arintaan culumada ubandhig
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 2 жыл бұрын
Qudba sirada ayaa keentay waxas inay dhacaan walaalayaal aan iska dayno oo alle aan ka baqno
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 жыл бұрын
Suxanallaah hurka qarsonida markasto maa ficno al la an wa kucafina waayo sagaa muusan ogeen
@abdinasirahmed5837
@abdinasirahmed5837 2 жыл бұрын
Waxyaabaha dhaca cashir baa laga qaataa. Qudbo siro faaido ma leh. Allaha inaga badbaadiyee
@habibamursal3942
@habibamursal3942 2 жыл бұрын
Subxana Allah waa xanuun runtii ,gabdhahan yaryar ee kaligood lo dirayo Nairobi ama sacuudi oo daruufuhu haraynayan bilaacaleeg hooyoyinku ha ka waantoobano Allah aya irzaaqada baxsha lakin in ilmo yar oo dumar ah kaligeed dibad loo diro oo la dhaho noo so shaqee dhib waye ,gabadhaas waxaa u fududeeyay qodbasiro in ay noqoto nolosha adag ee taala kenya
@mohameselmi8308
@mohameselmi8308 2 жыл бұрын
Ninkaasi waaa raaxaystay inan iyo hooyadeed iyaa isla he laba baashaaalbaashaal dhaafay dheh kkkkkk
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Daalim buu ahaa maxaa ku kalifay in uu laba guur uu qodba siro ku sameeyo islaanta garoobka waa loo qaatwen laakiin gabadha yartaa muxuu waalidkeed uga doonan waayey nimanka dibada ka tagaaa in badan oo kamidi waa daalimiin waxayna ku cayaaraan dumarka iyaga oo ka faaiidaysanaya duruufta dumurka haysata oo been u sheegaya waa ku dhoofinyaa iyo wax la mida yey gabdhaha mustaqbalkooda ku baabiyaan qaaryaa hoteelada uga dhuunta qaaryaa uur u yeela oo ku inkira illahay haka jaaseeyo dulmiga ay dumarka u geystaan dumarka qaarkoodna iimaanla aan iyo doofin jacayl yey mustaqbalkooda ku seegaan
@maryanmohammed9927
@maryanmohammed9927 2 жыл бұрын
Allah ha ulaabto Mar dambe ha iska.ilaaliyo qodbo siro haduu mamada sifiican uguursanlahaan gabdhuu adeerka uyahay wuu barn lahaa
@mmamomucaad7570
@mmamomucaad7570 2 жыл бұрын
Dhibkadhan waxa usababa gurka qarsodiga hoyada marku gursanyy ilmaha hadilabarilahay sas madhacden
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
👋.
@abdirahmaanibra1054
@abdirahmaanibra1054 2 жыл бұрын
Asc my brother abdicaziz really waa aniga taageerahaga qaaska ah walaal runtii waxan tahay ruux ilahey ku maneystey caqli ee ilahey Haku xafido
@maryamduale7563
@maryamduale7563 2 жыл бұрын
Asc Walaal waxaa yaab ah sida aan Hooyadu isu barin ninkeeda iyo ilmaheeda.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Khaladka waxaa iska leh habarta ninka guursaday waa inay barto ciyaalka haday ayadii qarisay gabadh maskiina oo chance gaad ah maxay samaynaysaa??
@fadumo3290
@fadumo3290 2 жыл бұрын
WAx dhacay dheceeen soolaabasho malaha tobad keeen gabadha yar aabeheeedna dambi ayaaad ka gashay ma ogi sidaad cafis uga dalban karto laga yaaabo dambiyo hore inaaad qoskaaagi hore kagashay iqaaabteedana aad mareeyso marka naftaaada dib ugu noqo
@fadumaibrahim9394
@fadumaibrahim9394 2 жыл бұрын
Asc subxaana laah ilahay ka cabso marwalba qalibi jabita Dumarka daruufo haysto awgeed Ha uga faa iidaysan please 🙏 Jooji qarsoodiga guurka Maxaa qarinee Dheh runta dib danbana ha u Sameen jzkh
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Subxaana llaah ilaahey ma yaqaan miyaa kaas
@howareyou9702
@howareyou9702 2 жыл бұрын
waxan dhihi laha guurdabe ha qarin
@nafisomumin8146
@nafisomumin8146 2 жыл бұрын
Asc adeerka ma aheeyn inuu talka kaxirto oo waalid ayuuba noqday maadaama uu waalid unoqday waxaa larabay bes inuu qanciyo gabadha xitaa hadii uu uhelokara baxitaanka inuu wado سبحان الله waxaan maqlijiray waxaad qarsato weey kuqarsadaan qaladka adeerka maheee hooyada arooskeedii kadhiktay suuqmadoow
@hamdiibrahim9794
@hamdiibrahim9794 2 жыл бұрын
Sideen anigu ku ogaan wayay ninka Qaba Hooyaday?subxaanallah
@dadirmacow8289
@dadirmacow8289 2 жыл бұрын
Siido badan ayaan haya oo walibah Anigah ii dad aqon buxa uu leyyahay ku dhacday
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 2 жыл бұрын
Wlh waa qaracan iyo murugo wax aan sheegaba ma aqaan afkii ayaaba juuqda gabay
@halimoahmed2203
@halimoahmed2203 2 жыл бұрын
sc dhibatada gurka arson waa tan oo kale
@warisbiligaadan980
@warisbiligaadan980 2 жыл бұрын
Xasan waxan leeyahay markan kahadlo aragtidayda waa qiso xanuun badan oo qofkay kudhacdo lawaalankaro marka waxan ku oranlahaa gabadha yar xariir waxna uqabo ilaa meel cidla ayay kusoodhacdaye SI maskaxdeeda ubadbaado
@asmoasmo686
@asmoasmo686 2 жыл бұрын
Asc Marka hore somaaliween dhibka waxa kenaay qarsonida way layesmagaranayo ragow qodbasirada jojiya
@duniaibrahim9346
@duniaibrahim9346 2 жыл бұрын
Walal qalad wuudhacaa ee mamadii kulaabo ayan dhihilahaay
@howareyou9702
@howareyou9702 2 жыл бұрын
waxan maqli jiray wax la qariyo qurun aya ku jira
@imthehero76
@imthehero76 2 жыл бұрын
Naagahaan hoos laga mehersanaayo ha leyska joojiyo
@fartuunawaash3371
@fartuunawaash3371 2 жыл бұрын
Cinwaankaa kaa qaldan wll markaan cinwaanka arkay waxaan Mooday nin ula kac usameyay
@saidosman6114
@saidosman6114 2 жыл бұрын
Waligey waxaanoo kale mamaqlin mama Atkin sxbow lkn xasan qalaf weyn ayuu galay ee ilaahey ha itowbadkeeno gabadhiisane
@luqmaancqaadiraxmed3571
@luqmaancqaadiraxmed3571 2 жыл бұрын
Qudbo sirada hajojiyo denbigana hakatobadkeno Allah denbiyada dhan ayuudhafaa
@suleimanabdirahman1299
@suleimanabdirahman1299 2 жыл бұрын
Waxaan kula talin lahaa in uu qudbasiro iska daayo waayo waataa saa dhibaatadeeda
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 жыл бұрын
Cajiib waxaad qaraataa way kuqarsadaan waxan kulatalin lahaa mardanbe yuusan meher qarsoon kuguursan gabar
@anisamahad3875
@anisamahad3875 2 жыл бұрын
asc waxan leeyahay raga ama dhilnyada hada guur raba ha ilaaliyaan inta uu guurka ma baradha labada is raba in ay labada reer bartan Inta diinta la garab marin iyi Sunada R. scw
GAM CIIDAMADII MAANTA (4836)
1:10:32
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,4 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 42 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 39 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 10 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН