Qaraxii xalay xog halis ah iyo abdikadir boss oo qatxiyay sir culus

  Рет қаралды 47,090

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 417
@CabdixakinAadan-e1i
@CabdixakinAadan-e1i 2 ай бұрын
Waa sax sxb boos guuleso sxb sare Waliga runta kudadaal sxb inuu ilahay uu ku.barakeeyo
@fowziasheekibrahim8998
@fowziasheekibrahim8998 2 ай бұрын
Anaka reer Somaliland ah qof xun yaan naloo racin qof kasta oo damir lihi muu seexan xalay wllo anaka ka raligalinayna waan ka Xumahay subxanalah ❤❤❤❤
@aminakediye462
@aminakediye462 2 ай бұрын
Illahey ha u naxariito in tii dhimatey inta dhaawacana allah ha caafiyo adigaagan hadlayana allah haku caafiyo somaliland iyo garooweba wey ka xunyihiin dhibaatada walaalhood qof iyo laba xun ma metelaan inta damiirkoodu noolyahey aniga oo ah reer somaliland aad baan uga damqadey dadkaa waayo waa ehelkey waa walaalahey!!!!!!!!😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 illaahey alshabaab ha dhameeyo waa cadowga somali oo dhan 😢😢😢😢😢
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodaaden6463
@roodaaden6463 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@iskufilan1223
@iskufilan1223 2 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤
@Asiya441
@Asiya441 2 ай бұрын
Ilaahyo xamar nabda ka dhig waaa casimada umad soomliyey❤
@AsuumHossain
@AsuumHossain 2 ай бұрын
Waa caasimada somalia
@AsiyaBerger
@AsiyaBerger 2 ай бұрын
Alllah how naxariiso intii qaraxa ku dhimatay. Somali oo dhan baana ka xun. Mdx weyne doorta wadani ah.
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 2 ай бұрын
Reer muqdisho anoo ah xaal qaata walaalaha soomaaliyeed somaliland,garoowe,baydhaba hadalka boss ,cid aan ku heysano maxey noogu tacsiyeyn waayeen ma jirto doorashada adinkaa leh ,muhiimada aan u baahanahey reer muqdisha hadaan nahey waa inaan ALLE raali gelino kaliya,qof kastoo naga mid ah.
@marhoraansameeyaykingdom6355
@marhoraansameeyaykingdom6355 2 ай бұрын
Wlaalaheen rer muqdisho...wa la damqanayna..hda rer puntland nahay.dhiigoodana kuma faraxsanin.....ilaahay na ha unaxariisto inti dhimatay.....dadkana beenta kadaa.....sidee ugu faraxna dhibta wlaalaheeen....dhiigoodu wa dhiigeena.....
@zamzamsalahcilmi2413
@zamzamsalahcilmi2413 2 ай бұрын
dadxumi qabiiil mamatalaan wllkay anaa daarood kasoojeeda allaahy kuma farxayo dhiiga walaalahay reer muqdisho alllaah ha unaxariisto intii dhimatay inta dhaawacaanah alllaah hawboogadhayo amiinamiin amiin😢
@liibaanismaail6618
@liibaanismaail6618 2 ай бұрын
Aamiin yaallaah
@dhamme0
@dhamme0 2 ай бұрын
Reer Hargeisa hadanaa nahay wlhi murugada wa idinla darremynaa😢😢😢😢😢
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
❤❤❤
@xakiimocabdule
@xakiimocabdule 2 ай бұрын
alaha unaxaristo dhamantod
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
Anigo ah nin reer S/land oo somali ah qaraxii liido ee xamar wuxu igu abuurey murugo iigu xanuunka badneyd nolosheyda xalayna ma seexan ALLAH haw naxariista inta dhimatey ehelkoodii iyo dhamaan somalida samir iyo iimaan hakasiiyo dhaawacana haw boogo dhayo
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
Jazzakalllaah khayir walal❤
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 ай бұрын
@@JaamacAdheere-xm6xu Amiin Walal Idinkana Abnigina Allah Idiin Adkeeyo
@sahromacaan2912
@sahromacaan2912 2 ай бұрын
Amiiin amiiin yaaa rabi
@suleimanabdi4437
@suleimanabdi4437 2 ай бұрын
Somaliland ❤loves y’all Somalia 🇸🇴 people there’s not hate
@fadumojama4670
@fadumojama4670 2 ай бұрын
May tagersabana Beeta joogi boss you ayaa ugu horeyey intii faraxsanayd Somaliland way jiraysaa anagu oo Somalilanderisa ayaa kaxun sorry reer muqdisho ilaahay nabad haidinsiyo❤
@lionsxxx3968
@lionsxxx3968 2 ай бұрын
Illahey ha u naxariisto janatul fardowsa Allaha Ka warabiyo amiin yaa rabi amiin yaa rabi
@fadumosaid114
@fadumosaid114 2 ай бұрын
Intaad umad aan wax idiin dhimin wax ka sheegeysaan khayr arki maysaan cabdulqaadiroow.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 ай бұрын
Ilaahoow unaxariiso umadii halkaas ku halaagsantey allhuma amin
@siciidali4034
@siciidali4034 2 ай бұрын
Kan oo miidhan ayaa ka dhashay muqdisho xoolo laandheere ayuu ka sheekaynayaa dadna tacsi ayaa u taal 😢😢😢
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up 2 ай бұрын
Aaaaaamiiin yaarabi Aaaamiiiin yaarabi ilahey hanaxariisto
@sahramohammed9669
@sahramohammed9669 2 ай бұрын
Tuugsasho ma jirto .Umadan ha loo dhuceeyo. Inta dhimate Allah ha u naxariisto Amiin😢😢😢😢😢
@abcbc4008
@abcbc4008 2 ай бұрын
Asc Reer muqdisho Aqligiina ha shaqeeyo indhahiina fura la shaqeeya ciidanka .mid kale Reer muqdisho Aqrista Quraanka kariimka ah saliga Nabiga waqtigiina ku Qaata masaajidka maalinta jimcaha please.cadowga Reer muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Allah
@geelleafrax8238
@geelleafrax8238 2 ай бұрын
warka cadulqaadir boos warkiisa waa Run Reer xamarow aragti fog yeesha
@OmarAadn
@OmarAadn 2 ай бұрын
Ha whli Mel dalxis wa leysks ilaaliya😢
@ahmedmahamed9676
@ahmedmahamed9676 2 ай бұрын
Waryas puntland baan ka soo jeedaa walaalahayna waan la murgay dadkaygii ayaa xamar dagan waalid iyo walaal maxaa noo eedaysa bosow mana qabataa
@LubnaAli-x2y
@LubnaAli-x2y 2 ай бұрын
Asc ilaahey ha u naxariisto inta Ku dhimatey inta Ku dhawacantey ilaahey ha caafiyo
@abdullahimohamed3066
@abdullahimohamed3066 2 ай бұрын
Amiin amiin
@alhanaatravelagency8071
@alhanaatravelagency8071 2 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉haye
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HAWIYE HURDADA KA KAC XARUNTA XALANE WASHAMSI KU QADA WAX ALLA IYO WIIXI SO GALA BARA MUQDISHO
@FaadumoxassanFaadumo
@FaadumoxassanFaadumo 2 ай бұрын
Cadulqaadir boosoow dadkaan waa fooraraan alaha u gargaaro
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 2 ай бұрын
Aamiin ya raaaaabi dhamantoda ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@FjrjrAsr
@FjrjrAsr 2 ай бұрын
Alle ha u naxriisto waan la dareemeynaa xanuunka dhib ma leh ninkii ku farxa asna meel ayaa alle ka siin doonaa masiibo iska suga
@CaliSalaad-si6sq
@CaliSalaad-si6sq 2 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@faaisoxashi7446
@faaisoxashi7446 2 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@umumuhamed6683
@umumuhamed6683 2 ай бұрын
AAMiin yarbiy
@hawafarah2410
@hawafarah2410 2 ай бұрын
Intii dhimatey alaha unaxariisto geeri xanuun badan badhacdey walidiinta qalbiyadayooda alaha qaboojiyo
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 2 ай бұрын
Allaha Unaxristo, Shacabka Reer Muqdisho Somalia wake up Insha Allah!!
@AbdimalikAdan-c7w
@AbdimalikAdan-c7w 2 ай бұрын
Ilaahow reer muqdisho dhibka ka saar yaa allaah boss anigoo wiil daarood ah baa ka naxay dadka dhuntay waa dad inaga wada dhintay ee iska dhaaf hadalda deelqaafka ah yaa ku farxaya qof walaalkiis oodhintay ilaahow unaxariiso intii ku dhimatay untii dhaawaxantay ilaahay ubooga dhay yaa rabi adigaa qafuuru raxiib ah from afmadow jubaland
@yusufbeder3
@yusufbeder3 2 ай бұрын
Aslmc waxan ka xumahay dhibka inagu dhacay waxan ahay will Somali ah oo reer puntland ah waxan Allah uga barya yaa shacabkayga reer muqdisho ilaahay in uu Idina ka siiyo Samir iyo iimaan waxaaa LA bay ba shed waa ubixii dalkena soomaliyeed waa jilka hada jooga jiilkii Bedeli lahaa wlaahi and Ayaan uga xumahay Lakin waxaa iga su alla aaway sirdon keeni waxaan Allah ka baryaa yaaa in San kazoo dego soomalia oo nabada ku dangiig sanaysa oo ku nalonaysa
@AbshiroIbraahim-w2n
@AbshiroIbraahim-w2n 2 ай бұрын
Garoowe muslin kuma faraxdo illaahay ha u naxariisto inta dhimatay
@AbiikarKeynaan
@AbiikarKeynaan 2 ай бұрын
A.BOSS WAAD KU SAXAN TAHAY LAKIIN LAGAMA YAABO IN ISLA XISAABTAN UU SAMEEYO xassan shielh
@abdullahimohamed3066
@abdullahimohamed3066 2 ай бұрын
Allaylahe runtad kahadashay manta wana sidad ushegtay
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 2 ай бұрын
Amiin allaha ha u naxariisto shacabkas
@yasminali5763
@yasminali5763 2 ай бұрын
Boos illahay kabaq qofku faraxsan majiro dir iyo darood ee kaxishood dadka dhintay soomali oo dhan ayay dhinteen waa ubixii wadanka soomaaliya 😢
@hodanaden6681
@hodanaden6681 2 ай бұрын
Dad badan anab arkay
@FaadumoxassanFaadumo
@FaadumoxassanFaadumo 2 ай бұрын
Ilaahow maskax fiyow nasii inta dhimatey u naxariiso
@safiyocismaanyuusuf1898
@safiyocismaanyuusuf1898 2 ай бұрын
Boss mahadsanid balse muqdisho waxay ubaahanrtahay in marka hore laganadiifiyo cayayaanka dadku weey kuqaldanyihiin in siyaasada kumilmaan manaloobahna taas
@MarianAhmed-p8g
@MarianAhmed-p8g 2 ай бұрын
ASC Walaal ilaahay ha unaxareesto walaalaheen qaraxyada lagu dhameeyey Aamiin yaa Rabi walaal meeshaas dhalinyaro badan baa ku dhamaatay Iyo shacabkeene Somaliyeed Somaali waa Hal kuwa ku farxay shacabkeena Somaliyeed ee laynaayo waa dameer laawayaal ilaahay xaqa ha fahanseeyo dhalinyarada waa mustaqbalka wadankeena inta dhimatay ilaahay ha unaxareesto inta dhaawacana ilaahay ha noo caafiyo Aamiin yaa Rabi walaal yaalow nagadaaya qabeelka cadowga umada Somaliyeed loo soo deray meel aan uga soo wadajeensano Wadankeena cadoga gudaha iyo kan debadaba ilaahay ha na qabto Aamiin yaa Rabi
@MalyunHasanwarsame
@MalyunHasanwarsame 2 ай бұрын
Aamiin
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
ASKARTA BALWADA LEH CIIDANKA HA LAGA SARO
@DayfuRaxmaan25
@DayfuRaxmaan25 2 ай бұрын
Wal waa runtaa alle how naxriisto waan ka xunahay Somali land waan nahay
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun Lkn boosoow ninkii seexdaa siciisaa dibi dhala ayaa la dhahay Dad markey hunguri rabaan ama dan ay lee yhna soomaali weyn kuugula daarsanaaya Markii kalana Qabiilka uu la weyn yhy
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 ай бұрын
Ilahey hunaxaristo kacdoon iyo mudaharad umabahano xamar mudaharidki shalayaa noogula soo dhuuntayan dhihkara ismaahil haniya alaha unaxaristo mudaharad danbe looma bahan cadaga aya kafa idesanayo
@Ismacil-k8o
@Ismacil-k8o 2 ай бұрын
Boosow waxan joognaa somalilad waana ka xunahy inaalilaah wainaa ileyhi raajicuun kuwa halkaa ku dhintayna cidkastay lahaayeen ha odhan cidbaa isku raacsan inlagu farxo taasi waa gaal nimo
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
Mahadsanid❤
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
In leyska laayo dadka diin iyo dhaqan midna maaha dadka caqliga xun ee tiri waxay faraxsan yihiin haku ceebeyn beelaha somalida
@Dagan721
@Dagan721 2 ай бұрын
Allaha u naxaristo
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 2 ай бұрын
Boss,waxaad dad kale ku maagto ayaa gardaro ah ,dantaada qabso uun adoon cid ku mashquulin inaad dad ku qabsato maahan maa ii tacsiyeeysid bossow marka weynoow wll ,maxaa soo harey xasan sheekh iyo inta dhinac fadhisa oo cida ah maxey jidka u xirtaan markey magaalada socdaan iyo markey dhoofaayaan oo waxa iyaga ay ka xirteen anigoo muqdishaawi ah maxaa ii diidey ama laamigoo furan ayaan wada mareynaa xasanoow adiga iyo inta hawiye amase wiiwdii yeertaa yaan lagu walahoobin.,maxaa dhcy yaan leys weydiin ,war waa dhamaadey.
@sadiajimale1022
@sadiajimale1022 2 ай бұрын
Inaa lilahi waa inaa ileyhi raajicuun. War kan doqonsanaa war iska Ilow qabyaalada ku heesee, u ducee dadka dhintay iyo inta dhaawaca ah. Ilaahey ha u gargaaro ummadda soomaaliyeed. Dadkaan leynaya ummadda soomaaliyeed siiba dhalinyarada soomaaliyeed ilaahey ha naga qabto.
@nimasahal8599
@nimasahal8599 2 ай бұрын
WAAR SHACBKA MASAAKIINTA AH CIDI KUMA FARXIN DAD AYDAN DHUL WADAAGIN OO TALO WADAAGIN HA KU QAFIIFIN WAA LAGA XUMAADAY LAAKIIN KASYARAN BAAD HADLAYSA ILAAHAY HAW NAXARIISTO UMADII MASAKINTA AHAA ISLA XISHOOD OO QALADKAD SAMAYSAN DAD KALE HA KULA DHICIN
@joyaahmed6701
@joyaahmed6701 2 ай бұрын
Ameen yarab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@GoldiMum-mw4jx
@GoldiMum-mw4jx 2 ай бұрын
Aammiin guuleyso boss guuuuuuuuuuuuuuuuul
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 2 ай бұрын
Waan ka xumahay ubaxii mustaqbalka in la gumaado! Waa wecel kan siyaasadeeya dhalinteena la laayay!
@AshaIbraahim-e1e
@AshaIbraahim-e1e 2 ай бұрын
Ilaahay haunaxariisto intii kudhimatay intii dhaawacantay
@Wardhere77
@Wardhere77 2 ай бұрын
Ciidamada 1000 dollar ha la siiyo bishii plzz madaxdeyidoow" Fariid boosow👏👏👏
@AshaDiriye
@AshaDiriye 2 ай бұрын
Alle hau naxarito
@isninoali9533
@isninoali9533 2 ай бұрын
Xasan waa tuuuga dalka gatay
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 2 ай бұрын
Masuuliyada Weydii Adeerkaa Xasan Kuur-kuursade
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
ALLAHA U NAXARISTO INTA DHIMATEY INTA DHAWACANA ALLAHA CAFIYO
@MariamAd22
@MariamAd22 2 ай бұрын
Amiin allahhu amiin allahha unaxariisto dadkena
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 2 ай бұрын
Hawiye kaligood Madhiman ee Somali oo dhanbaa meesha kudhamaatay
@KhadarBor-i7e
@KhadarBor-i7e 2 ай бұрын
BOOSAW HADAAN NAHEY SHACABKA SOMALILAND WAAN KA XUNAHEY WALAALAHAYO WAXA KU DHACAYA JIDHKAA NOOGU YAAL
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 ай бұрын
Kani waaa nacas idinkaaa Alshabaaab adeerkaaa Hassan dalxaaashe baaa ka mid ah
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo intii dhimatay. Inta dhaawaca ahna Allaha caafiyo. Amni ummadeed waa Amni Qaran, waxaana lagu sugi karaa waa Qorshe Qaran Ama Amni Qaran, laakiin Qabyaalad Qaawan,eex , qaraabo kiil laguma sugi karo. Waxba yaan la qabyaaladeeyn ,xal sidaas kuma imaanayo. Laandheer waa waxa asalka u ah Halaagga iyo nabad la'aanta haysata Shacabka Soomaaliyeed.
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
boosoow kuwa idinku farxayaa waa kuwaad shalay irirsamaale lahaaydeen
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 2 ай бұрын
ILLAAHAY HA U NAXARIITO. INTA DHIMATAY INTA DHAAWACNTAYNA. ILLAAHAY HA CAAFIYO AAMIIN.
@QalbiFarah-jn6fk
@QalbiFarah-jn6fk 2 ай бұрын
Asc c/qaadiroow ma ahan sodas Xalane dhibaatada xalane
@anshurAden
@anshurAden 2 ай бұрын
Inta dhimatay kariib kuwii weerarka Soo qaaday ducada hakudarina kuwii Soo weeraray kuwaas waa ahlu naar ee inta kale oo shacabka AK allaha u naxariisto
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 2 ай бұрын
Allah u naxaristo intidhmatay
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 2 ай бұрын
Armey qarxiyeen kuwii ceelasha laga saaray
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 ай бұрын
Intii Dhimatay Allah U Naxariisto Intii Ku Dhawacantayna Allah Caafiyo
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 2 ай бұрын
Somali meel ay joogtaba way ka naxday xasuuqa liida ka dhacay aun intii dhimatay dhaawacana alla ha bogsiiyo, dowlad ku sheega xasan sh baa kuu jeesjeesaya
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 2 ай бұрын
Dowaladii hore ee faramajo oo ahead shabasb ugu tagey dalka shacabkii uu dhameeynayry dal xoreye waa heynayaa 20 sano soo socoto ayuu heyanayaa labo sano ayaa lagu dhameeyey inata harstryna waa la dhameena
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ 2 ай бұрын
Cidananka wamahadsan yihin cadaw inow koow dhinto dakana salfado raba wadhib waxan dhihi ❤
@AbdishakurAdanMohammed
@AbdishakurAdanMohammed 2 ай бұрын
Amin ya Allah
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 ай бұрын
Kan digir buu ka soo dhargay, caqligiisa digir Kama weeynaada
@ismalure7850
@ismalure7850 2 ай бұрын
Aameen
@baismail7521
@baismail7521 2 ай бұрын
Reer xamarow intaad is qarxisaan maxad hargaysa iyo garoowe ugu sheegaysaan bilaa damiir baad tihiin idinka is dhameeyay walahay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Bal adba. Yaab
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
Kuwii wax qarxiyey reer Baydhabo ayey ahaayeen, waxa mar waliba wax qarxiya waa reer gobol, waxa ku digta kuna farxa dhibka reer Muqdisho waa reer gobol. Madaxda Shabaab waa reer Somaliland, ku xigeenada waa Daarood, kuwa qaraxa lagu xiro oo is'qarxiya waa dhalinyarta Raxanweyn !!!
@baismail7521
@baismail7521 2 ай бұрын
@@boosteeyorooble5287 badbaadadu waa xag alle lakin u fiirsada waxa reer gobolka ah ee idin madhiyay oo meel uga soo wada jeesta
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 2 ай бұрын
uma baahnid dad inaad eedeyso ,ee dantaada qabso uun ,maxaa kuu diidey inaad is fiiriso waxa kuugu wacan is xisaabi intaad dad kale ku mashquulin walaalo runta isu sheeg kaliya adigaa meel gaarayee.
@FarxaanXidig-d9m
@FarxaanXidig-d9m 2 ай бұрын
Aaamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
kkkkkk cawaan hawiyoow caasimada iska soowareejiya dameeraar tihine
@baismail7521
@baismail7521 2 ай бұрын
Anaga oo reer hargaysaa baa xalay oo dhan ilaa maanta ka naxsan umadaa somaliyeed ee la halaagay
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 2 ай бұрын
Wan kugu raac sanahay BOSS
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 2 ай бұрын
war kuma faraxsanin salaamad dad islaam ah hano sheegin dad xanuunsan hadaan nahay reer somaaliland waan ka xunahay masiibada dhacday hoy dadka hasku dirin inta xun yay kumuqan eg inta fiican reer somaliland mawada xuma ufiirso
@IstarMuuse-m3i
@IstarMuuse-m3i 2 ай бұрын
Caawa lee aad run sheegtay wllhi booska xaq ayad kahadashay
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 2 ай бұрын
MR.BOSS WAZIIR AMNI BAKUSHAQOLEH EE CUDUR WAXA KUHAYA TALIYAHA BOLISKA AWAYE AMNIGA GOBOLKA BANADIR LOXILSARAY 😢😢😢.
@abdirahmanafrah9751
@abdirahmanafrah9751 2 ай бұрын
Inti dhimatay alaha u naxariisto
@siraadcali8636
@siraadcali8636 2 ай бұрын
BOOSOOWW MIDNIMO IYO DAWLADOO LA GARAB ISTAAGO IYO XARBAASH MUCAARADKA BAAN KAA CODSANAYAA MIDNIMO MIDNIMO PLZ
@sser4622
@sser4622 2 ай бұрын
Qofkaan maddksh la leeyagsy sanbslolshe xasan intubah wa mooryaan caruurah an ka naxaynin dhimansysdh ilHay ha u naxariusto
@AbdirizakSelel
@AbdirizakSelel 2 ай бұрын
Boos hawiye dowlad marabo Alshabab nima ayaay raban ee islaya
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 2 ай бұрын
Muqdisho kama noxo neyroobi waa kanaxaa horey buu u yiri
@abcbc4008
@abcbc4008 2 ай бұрын
Gobolka banaadir waxaa ka mas uul ah ciidanka boliska wasirka Abniga .maxaad ka Rabtaa madaale
@Shuluq105
@Shuluq105 2 ай бұрын
Cabdul qaadr bosow xamaraa waxyaal garowe waxmayaal sanco iyo karaan fadlan sifiican ufiiri
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 ай бұрын
Oo Maxaa Yaal Xamar?
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 2 ай бұрын
​@@Cici_mimi Haddaaney wax oolin, maxaa loo qarxiyaa; ??
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 122 МЛН
Will A Basketball Boat Hold My Weight?
00:30
MrBeast
Рет қаралды 99 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 34 МЛН
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 390 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 122 МЛН