Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV

  Рет қаралды 708,481

Somali National Television

Somali National Television

3 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 428
@mohosm2210
@mohosm2210 3 жыл бұрын
Wariyaahaan waa wariyahii ugu horeeyey oo si cilmiyeysan wax usoo gudbiya oo hana qaadayna burburkii kadib. Wariyahaan aqoonta leh oo sida xirfadda leh wax noogu soo gudbiyey wuxuu tusaale marag ma doonta ah u yahay soo kabashada dowladnimadayada burburtay. Waa hubaal dalkaan inuu hayo tubtii toosnayd, maadaama shaqada loo xushay meelo badan dad xirfadle yaal ah!
@Somali-One
@Somali-One 3 жыл бұрын
Nacdalad haa ku dhacdo Alshabaab. Cadawga umada iyo cadawga nabada&horumarka
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 3 жыл бұрын
Subxaanka yaa cadiim ilaahayaw cilmi la,aanta iyo jahliga diiniga na hareer marin waa dhib weyn in dhalinteenii heerkaas ayey gaarsiin kuwo diinta islaamka sheeganaya waa mid subxaanalee alle ha hanuuniyo inta hanuunka dooneeysa aamin
@misszamzam4181
@misszamzam4181 Жыл бұрын
Aamiiin yaa rabi
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 3 жыл бұрын
ALXAMDU LILAAHI ILAAHEEY AYAA MAHADAAS ISKALEH OO UMADIISA KA BAD BAADIYEY DHAGAR QABAYAA SHA DULIGA AH
@maxamadiimaan3653
@maxamadiimaan3653 2 жыл бұрын
7777 B U6rea 7
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 3 жыл бұрын
Dad qaar la fududaa in dhiig la daadiyo, subxaana Allaah, Allow na toosi
@abdiafarah6237
@abdiafarah6237 3 жыл бұрын
Ameeen 🤲
@ramziyare1747
@ramziyare1747 3 жыл бұрын
dhiiga faasidka ah in la daadiyo waa waajib adeer
@abubakarsidiiq2514
@abubakarsidiiq2514 3 жыл бұрын
al shabaab ilahay dadka ha qabto
@ugbaadabdi725
@ugbaadabdi725 3 жыл бұрын
Kkkkk
@fardowsa55
@fardowsa55 3 жыл бұрын
I don’t see anything funny about that statement. Subhana’Allah
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 3 жыл бұрын
@@fardowsa55 wll waa ayagi hala yaabin
@user-kw7vn7jn5b
@user-kw7vn7jn5b 3 жыл бұрын
Amin walal
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 3 жыл бұрын
Aaaaamiiin yaaa rabi 🤲
@kamilismail4925
@kamilismail4925 3 жыл бұрын
I’m glad they did catch him
@mustafesheekhabdirahman7276
@mustafesheekhabdirahman7276 3 жыл бұрын
6 '7
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
Dhalinyarada waxaa badankooda looga faa’iidaystaa xagga shaqo la’aanta iyo jeebka oo eber ah. Ee Shaqo abuur haloo sameeyo.
@manlikezakaado6135
@manlikezakaado6135 3 жыл бұрын
Sax wye wlhi, school ladaneh laguma baro muhimada uu wadanka leyahy
@asmaibrahim122
@asmaibrahim122 3 жыл бұрын
Imankaa Bella eesh faido dad raidaa akiraa u xiir yaqiin humo shabab majirte waa yahuud somalii dabar goyiin Ayaan allow somalii hafiid somalii badii allah ayaa nagufilaan inshaa allah
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 3 жыл бұрын
Mee A/aziz Africa Barnaamijkaan asiga ayaa ku fiican
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Cabdicaziiz ✅ Afrika ✅
@fartunq3593
@fartunq3593 3 жыл бұрын
Guul ciidankeena iyo dowladeena
@akhanimohamedali8864
@akhanimohamedali8864 3 жыл бұрын
Mahadsanid c.qaadir ciise
@nuurcabdi9082
@nuurcabdi9082 3 жыл бұрын
Waa jaahiliin aan diin iyo dadnimo iyo aqoon midna lahayn
@honabdalahdekmohamed6503
@honabdalahdekmohamed6503 3 жыл бұрын
Kuwaan dhagaysti gooda faa ido malahan yaan umada loo soo dhigin bah waynta talafishinka qaran soomalideed waa iga codsi
@ramziyare1747
@ramziyare1747 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhh
@nickmic3728
@nickmic3728 3 жыл бұрын
Haddan inagu uu istaagin oo Aan gacan qaban ka bixin Waxaan yaa caawinaayo masakiminta Waa sida daroogada oo kale
@nickmic3728
@nickmic3728 3 жыл бұрын
Waa musalsal shaati badne been badan
@dr.m.shafi18
@dr.m.shafi18 3 жыл бұрын
I pray that I never wake up one day with thoughts of killing a fellow human for no reason 😒😭🥺
@obamalee9079
@obamalee9079 3 жыл бұрын
It's crazy I don't know why people do what they do something I don't get it wrong is wrong killing people is not Muslim like I can't imagine killing people
@husseinshukri4108
@husseinshukri4108 3 жыл бұрын
@@fatushbbe689 07122
@gdiamric3172
@gdiamric3172 2 жыл бұрын
@@obamalee9079 .
@user-gu5ts5nx8r
@user-gu5ts5nx8r 2 жыл бұрын
Ameen
@HalimaHassan-nl3jy
@HalimaHassan-nl3jy 2 ай бұрын
4⁴​@@obamalee9079
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Al shayaadiin
@ramziyare1747
@ramziyare1747 3 жыл бұрын
wey ku qabsanayaan
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 2 жыл бұрын
@@ramziyare1747 waad riyoonaysaaye hurdada ka'kac ama soo raac aanu aakhiro kuu xawilnee, argagixiso fooqal argagixiso!
@MohamedAbtiga
@MohamedAbtiga 2 ай бұрын
in latokto ficned xabsi dain waxba maha😢😢😢😢
@munayusuf4949
@munayusuf4949 3 жыл бұрын
Shaydaanka markup ku wato sidaan waaye, Allahayow kaa magan Amiin
@Easy_way1
@Easy_way1 3 жыл бұрын
10:17 Holaca (Dabka) in lagu dhinta wa Dambi 😃😂 Hada Qaraxa Ma Biyaa ka soo Daata? War Ninka maxaa ka qaldan,
@abdimoge3839
@abdimoge3839 3 жыл бұрын
KKK Wlhi wa layab.
@ifraaxbintuosman5849
@ifraaxbintuosman5849 3 жыл бұрын
Hhhh
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 2 жыл бұрын
Kkkk waa xoolo inuu is qarxiyo laga dhaadhiciyay awalba caqli lagama filayn!
@monahassan809
@monahassan809 3 жыл бұрын
Koonfur galbeed dad ka kasoo galaayo ex control yee ka soo gudbin qof aan Card wadan.
@abdirahmanosmaan2107
@abdirahmanosmaan2107 3 жыл бұрын
wax wanagsan ku hadal ama iska amus xamar cid cid ka xigta majirto
@mohamedabdullahi5592
@mohamedabdullahi5592 3 жыл бұрын
Hadii si loofiiriyo waa runtaa laakiin kaligood ma ahan ee waa dhamaan inta soogaleeso ugu yaraan saacado meel halagu hayo
@alisalad7141
@alisalad7141 3 жыл бұрын
Muunka. shuuba ku dhashey. Dadka kg afka kala bax cid shabaab idinnkaga badan ma jirto
@monahassan809
@monahassan809 3 жыл бұрын
@@alisalad7141 waalidka u jisee waxaa igu tiri.....Abtigey oo dagan xataa yuu soo galin ilaa la soo baaro Naftii halife dhab KG naga soo galaan.
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 3 жыл бұрын
Kulli waa Eelaay. Waa reer baydhabood
@youtubejesusiscamingsoon6636
@youtubejesusiscamingsoon6636 3 жыл бұрын
Allow soo hanuuni inta laqalday🤲🤲🤲🤲
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 3 жыл бұрын
Cabdicasiis Africa noogu dhiiba barnaamijka
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afrika ✅
@nadarabdul5895
@nadarabdul5895 3 жыл бұрын
ilaahay xaqa ha idin tuso
@anabbrattfjord2175
@anabbrattfjord2175 3 жыл бұрын
SubhanaAllah
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Subxaanallaah ✅
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 жыл бұрын
Bismilahi ilaahayow umada ka soo qabo dhagar qabayaaasha
@sabyesuugo7333
@sabyesuugo7333 3 жыл бұрын
Illaa Ugusta xabsiyada kabuuxda lalayn kuwa biyha iyo eheladooda lalayn Ugus dhammaan mayso.
@aminoaden9410
@aminoaden9410 3 жыл бұрын
Illahay ha ha hanuuniyo, waa shaydaamiin ku waan umada Allah ha ka qabto horor movie bay dhigayaan acuudu billah.
@boodboode80
@boodboode80 3 жыл бұрын
Caqli xumada iyo jaahilnimada diiniga ka muuqato iyo tan aduunyo. yaa u sabab ah sidaan jahiilintii jeeljirayaasha ay dhaleen. Geeljire caqli haloo doono.
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 3 жыл бұрын
thankx Abdi qadir isse and sntv somalia hanoolato
@ayaanlewaddani
@ayaanlewaddani 3 жыл бұрын
Xogta qaar in bulshada lala walaga fiicanyahay
@dahirkennaan6849
@dahirkennaan6849 Жыл бұрын
Waa warti garaas jeereet waaye
@ibrahimyusuf1695
@ibrahimyusuf1695 3 жыл бұрын
لا تقول الجبهه ليس مسلمين الوهابيين لانه الله عليهم.
@abdikadirmukhtar941
@abdikadirmukhtar941 3 жыл бұрын
Sharciga hal marsiiyo
@nimcaanchanel1156
@nimcaanchanel1156 3 жыл бұрын
😭😭😭😭wllhy waan ka xumahay wuxuu rabay waxa fiican maahan
@dhawaaqlaheeyn7137
@dhawaaqlaheeyn7137 3 жыл бұрын
Magacyada Dadka Muu sheego?. Taa baa fiican, Magacyada hadii la faafiyo.
@stohlengegestohlen168
@stohlengegestohlen168 3 жыл бұрын
MHD SANID 💯👍
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 жыл бұрын
Best journalist Abdulkadir Isse
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Power full of allah non stop alleh awoodisa shaqaynaysa abid idiinma qarxan inshallah mashallah good government kkk hore usocda ciidamada dalka
@shaunherbert7186
@shaunherbert7186 3 жыл бұрын
How do you convince someone they will go to heaven by blowing themselves into pieces, that's some next level brainwashing.
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
They use different techniques and one of them is to misinterpreting the Kuran and Sunnah. They only target ignorant people and we have lots of ignorants in Somalia.
@AliAhmed-rb3vi
@AliAhmed-rb3vi 3 жыл бұрын
Is illuminati shit they smoke some strong weed bro
@itsok682
@itsok682 3 жыл бұрын
@@SuperExcuse Are U one of them?😅😅😅
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
@@itsok682 silly banana 😊
@iababuuk7754
@iababuuk7754 3 жыл бұрын
Waa diimaha cusub wata shaar cusub lagu raadinaayo kursi.
@shaviabdirahman6538
@shaviabdirahman6538 3 жыл бұрын
Subxana allah allow naga bad baadi dhibaatada aduunka😭😭
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Waa dhalinyaro madaxa laga dhaqey waa in la radiyo kuwa xukuma al shabaab naaarta ku wara dhiiga shacabka dhameyey halaga xaqo somalia kuwa ka danbeyo hala radiyo
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 жыл бұрын
Nabi muxamed csw qofkii jaceyl iyo alle swt qofkii jecel dadka ma dilo dhiigoodana ma daadiyo subxaanalaah subxaanalaah aawey iimaankii aawey islaamnimadii subxaanalaah allow dhiig muslim ika badbaadi aniga iyo muslimiinta oo dhan
@zahomferrero1603
@zahomferrero1603 3 жыл бұрын
Waxa managa wajigoda lama arko kulaha subxanalah wabanago
@shakuuofficial8049
@shakuuofficial8049 3 жыл бұрын
Alle xaqa ha tuso dhalintaan la qalday
@mohamedyassinali5382
@mohamedyassinali5382 3 жыл бұрын
Shabaab ma aha kuwa qarxinay wadanka ee Qatar weeye
@zamzamcisman4760
@zamzamcisman4760 3 жыл бұрын
Waxan jeclaan lahay inaan ogaado dadka ee ushaqeyaan asalkooda halka aykasojedaan .waxan amisanahay in qof muslim ah dhiigiisa dadka udabaldagaayo inuusan aheyn qof muslim ah ama iigudhiig ah soomaali ah
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 3 жыл бұрын
Soomalidu saw kuwa qabiil isku xasuuqa. Xagaad ku aragtay soomali ku badbaadiya soomali kale soomaalinimo. Soomalinimadu waa wax dadka dhulkaa degaa ay iska wada sheegtaan, laakiin maaha dhiig ka dhexeeya.
@zamzamcisman4760
@zamzamcisman4760 3 жыл бұрын
@@jakeyphillip3031 siwalboo qabiil leyskugu dilo miyaad aragtay qabiil udabaldagayo qabiilka kale jabkiisa .ama intaas oo dad ah oo waxba galabsanin halmeel kuwada dilaayo
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 3 жыл бұрын
@@zamzamcisman4760 Waxaan u malaynayaa qof yar baa tahay. kumaanyaal soomaliya ayaa meel lagu wada dilay, oo qabiil ahaan loo dilay. Alshabaab weli 500 qof somaaliya hal meel kuma dilin. Gaalkacyo waxaa lagu dilay 700 nin hal maalin 1991. Alshabaabku waxay kasoo dhex baxeen dadka soomalida, waxayna wataan dhaqankii soomalida ee ahaa inay si arxan la'aan ah isu laayaan.
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
👍
@shaaydahir4943
@shaaydahir4943 3 жыл бұрын
warkasaara walayaalow barmaamushakan borogarmka loga hadlyo wlhi waa khatar xiisad cadi ag buu bxinyaahe
@shiikhdiinimaxamedcasayr3999
@shiikhdiinimaxamedcasayr3999 3 жыл бұрын
Subxanaallh
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 3 жыл бұрын
Like saara bhalka
@ilatijaabiwaxwaliba3224
@ilatijaabiwaxwaliba3224 7 ай бұрын
In la diloo ku fiicneed baastarkaas cadaabti allaha ku fogeeyee 😢
@maafaraxnaa5665
@maafaraxnaa5665 3 жыл бұрын
Subxaanalaah
@fartungutale9018
@fartungutale9018 3 жыл бұрын
Alshabaab illahay hoog iyo baa aba illahay ku rido
@user-zj6xu3cy4x
@user-zj6xu3cy4x 8 ай бұрын
xabash luqadaada ku hadal gaariga gaariga ha ku cel celine
@nailsissak3207
@nailsissak3207 Жыл бұрын
Subxaanalaha waa shadaabin, ilaahay umada haka qabto ciyaalkaan aan waxba ogayn ayaay adeegsadaan qawariijka cawaanta ah
@mohamedomar9726
@mohamedomar9726 2 жыл бұрын
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
@ibrahimadan6560
@ibrahimadan6560 3 жыл бұрын
ولا تقتلوا أنفسكم إن الله كان بكم رحيما
@cashacabdi221
@cashacabdi221 2 жыл бұрын
,
@SurprisedBarn-pz3ct
@SurprisedBarn-pz3ct 3 ай бұрын
Ey ey dale
@deeqoadamhussein5441
@deeqoadamhussein5441 3 жыл бұрын
Bismilah
@hibooog3601
@hibooog3601 3 жыл бұрын
Wadanbi ismi kabir kulah qashin umada dhiigooda daadineyso danbi ismi kabir ma ahan?
@sharmakeaden1999
@sharmakeaden1999 2 жыл бұрын
wa layaab walahi qof ilaahay caqli siiyay oo u sotosay in uu dad an waxba galabsan laayo subxaana laah
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
*Ilaahay dalkeena hanoo barakeeyo Ummadana hamideeyo Cadowgoodana hajabiyo dhanwalba,* *Dowlad oo islaam ah kitaabka iyo Sunnada (Suubanaha calyhi as salatu wasalam) ku kula saarta Ummada ilaahay hanasiiyo oo kuwa calaamka kajira hanoogu badal,* *Ilaahay dalalka muslimiinta oo idil hamideeyo Cadowgoodana habaabi'iyo dhamaantood*
@farahali
@farahali 3 жыл бұрын
BalaaYo allaha idinku rido oo cadaab ka idinku fogee
@ramziyare1747
@ramziyare1747 3 жыл бұрын
wallaahi adiga ayuu alle ku cadaabaa hadii war badan la dhaafo
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 2 жыл бұрын
@@ramziyare1747 goormee is qarxinee adiga? Lasoco aakhiro shaydaan baa naarta dhexdeeda dabada kaaga wasaayee!
@ibrahimali250
@ibrahimali250 3 жыл бұрын
Aniga waxaan kubaaqaayaa heyada sirdoonka iney raadiyaan dhalinyarada kuwa dumiyay ee ilaaliyo hada isqarinaaya in dabagal xoogaleh lagusameeyo kadib lalaayo hadiikale lama dhameyn Karo
@zeitunabdiabdi4522
@zeitunabdiabdi4522 3 жыл бұрын
Subxallah
@cabdulahicabdi7103
@cabdulahicabdi7103 3 жыл бұрын
Alpha kucadaabo
@zayddmohomed4787
@zayddmohomed4787 3 жыл бұрын
Waaar caadi maaha
@Cadeey
@Cadeey 3 жыл бұрын
Dadka program kaan so dayaaya hada nabada dadka iyo dalka ka talineeysaan maxaad informations ka eey ragaan bixinayaan aad umadaha lawadaagtaan waxa uu kabaraankara qofka cadoowga ah sida minooyiinka losameeyo ama coodka kaxera ama kajara siraha nocaan ah dhibatooyinka nocaan ahna nagama dhamanayaan aduunyada sirta nocaan ah waa laqariya sababtana waa in uu qofkale qishiin ama baraniin
@umusumayawabari4016
@umusumayawabari4016 3 жыл бұрын
Ugus hala dilo qofka aminsan hala dilo aad iyo aad ayan u nacab yahay
@monahassan809
@monahassan809 3 жыл бұрын
Kuwaan Cashar ayeee naga dul dhibeeen Yaa muslimiin Video gaan Ka saara Tv ga qaran ka Hadii ay kuwa kale soo gudbin lahaayeen waa dhibaateyn laheydeen Isku noqda waxaan waa Cashar Caadi ah. Telfan ka uu Qaas ka u cara baabay Ninka labaad Wadan ka inuu soo Galo Contra -ban ku sameya.
@yahyemohamed8609
@yahyemohamed8609 2 жыл бұрын
Subxanallah illahow nonaxariso Umada khalad ka ada aminsentihen Illahye umada illahye ha inega badbadiyo allahu ma aamin aamin yarabi 🤲🤲🤲
@ullasuutari313
@ullasuutari313 3 жыл бұрын
Ninkaan ma aheeyn Soomaali muslim ahaa
@baxsan698
@baxsan698 3 жыл бұрын
Subxanalaa illaahow kuwan umad kabadnadi Kuwan ma ayag inta indjah lagaxiro ma al shabab lahusoo qabqabto waaba sida ugusahlan ee lagudaba tirikate
@sulekhaahmed3550
@sulekhaahmed3550 3 жыл бұрын
Ilaahay amarkiisubadanaa waaa layaab war dalkaan iyo dadkaan yaa umaqan ilaahayoow nagaqabo cadowga ilaahayoow nagaqabocadoowga yaarabi 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dhoof2140
@dhoof2140 3 жыл бұрын
Subhanallah allah aa umada ka qabtay alxamdullilah
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Subxaanallaah ✅
@kaarimbindahir4882
@kaarimbindahir4882 3 жыл бұрын
Guuleysta jeeshkeenow.
@gaatirfamily3007
@gaatirfamily3007 3 жыл бұрын
Waa dhalintii la qalday waxaan ku faraxsanahay in aanu umada somaliyeed wax dhibata kaso garin yaa alaah dadka somaliyeed ka badbaadi kuwaan dhagarta nomalegaaya
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 3 жыл бұрын
عليه لعنة الله والملائكة والناس أجمعين. كم مثله خرج لنا ابن تيمية وابن عبد الوهاب أخزاهم الله. من دخلت جوفه بدعة نجد فلا يرجى فلاحه.
@nourismail4114
@nourismail4114 3 жыл бұрын
time for dialog with shababa peace is possible ,this youth need rehab not prosecution and long jail term ,may Allah bring peace amonge his umah
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Asc jale nuur subax wanagasan halkan mahan english Ee see camal ah Hereap miyad tahay
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Ай бұрын
You are stupid to say the least
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 3 жыл бұрын
Alshabaab waa Inoo naarta insha allah anaga jannada
@wardadhawrsan6649
@wardadhawrsan6649 3 жыл бұрын
Horta qabiilada laga tiro bdnyhy lee miya wax haleyo kuwa kle xukumka ma qabto miya
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf 3 жыл бұрын
anigaba waan layaabanahay taas dadka laga tira badantahay ayaa xukun markasta lagu ridaa
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 3 жыл бұрын
Alshabaabka 90% waa Eelay iyo jareer. Dadka kale waa ku yar yahay: 90% = eelay iyo jareer 6% = Hawiye 2% = Darood 0.6% = Isaaq 0.4% = Soomalida kale 1% = dad ajinabiya
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf 3 жыл бұрын
@@jakeyphillip3031 waryaa been baad sheektay waxa alshabaab aas aasay waa sheekh shariif shaydaan sheekh shaydaan axmed madoobe iyo sheekh shaydaan daahir aweys waxa dadka dilana oo dadka dhaco waa layawaanaa
@maanabdulkadir8627
@maanabdulkadir8627 3 жыл бұрын
Abaalkiina xag alle ayaad kahelaysaan
@wizzdale9505
@wizzdale9505 2 жыл бұрын
Allow dhalinteena nobadbadi
@zamzamcisman4760
@zamzamcisman4760 3 жыл бұрын
Horta wadanka aad kudagalameesid ma gaal baa dagan ama muslim kuladhashay
@hamzaabdi5320
@hamzaabdi5320 3 жыл бұрын
Waa midan layabi subxanallh waa baxalo
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b 3 жыл бұрын
حسبي الله ونعم الوكيل عليهم على كل ظالم😡😡😡
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
10:16 yaaaah 😂🤣
@anshaxa1752
@anshaxa1752 3 жыл бұрын
Haal reer maxey ugu badan yihin Allashabab
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
@MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf 3 жыл бұрын
waa reerkee
@saladomahamad5549
@saladomahamad5549 3 жыл бұрын
أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق يهديكم الله ilaah kabaqa ee iska dhaafa waxaan oo kale waad layseen umada soomaaliyed
@kamilaahmed5237
@kamilaahmed5237 3 жыл бұрын
Oluuyhyhffrr
@kadareyare9249
@kadareyare9249 3 жыл бұрын
Gungaar markaan wuxuu noqday sidii prank-yadii somalida ee la isla ogaa cml 😅
@Youth144
@Youth144 3 жыл бұрын
subhan allah illah hasohanuuniyo
@abukarali9472
@abukarali9472 3 жыл бұрын
as/c in.naa lilaahi.waa.in.ileeyhi.Raajicuun
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 3 жыл бұрын
Ifka wax hakaga tegin I dam.ill a ah Nacasoow Naar ku abaad
@rashiidibrahim8076
@rashiidibrahim8076 3 жыл бұрын
Laakiin umalyo xasaan oo macallimiintoodaa waad jeceshihiin waanad dhagaysataan. Balmarkaa is waafajiya!!!!
@nimohussein7123
@nimohussein7123 2 жыл бұрын
Wa dhalintii dalka dhisi lahayd😣baa dalkooda duminay alle idin cadaaab
@maxamadcabdulahi6298
@maxamadcabdulahi6298 3 жыл бұрын
Asc
@xaawocali3898
@xaawocali3898 3 жыл бұрын
Raxaweyn all wada shabaab
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
Waanu Ku Fahanaaan Umalaynaa Nacasyahow La Qalday..!!! Wxn Dhan waa Raxanwayn LaftaGareeen ciyaaalkan Qabso siyaaasad Ka baxoo..!!
@arfeym1428
@arfeym1428 3 жыл бұрын
Runtaadi miyaa
@arfeym1428
@arfeym1428 3 жыл бұрын
Adiga cml waye
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 3 жыл бұрын
@@arfeym1428 Anigu Jareer Caqliga Laga xado ma ihi baacow
@mohamudissak1889
@mohamudissak1889 3 жыл бұрын
Doqon bad tahay warya. Dadkas na somali dhan ba kujiro
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Iilaahow kuwaan shayaadiinta ah ummada muslimiinta ka badbaadi waa musiibo nagu habsatay
@abgey
@abgey 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan waxuu xiiso lahaa Marku abdiasiis africa wadi jiray
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afrika ✅
@ibrahimali250
@ibrahimali250 3 жыл бұрын
Gabadhii alshawaab guursata mustaqbal waxlayiraahdo haiska iloowdo mujrimka alshawaaka ayaa idiin dhameyay danbiyada kaladuduwan kagalay dalka iyo dadka, waxaa iga qoslisiisay inuusan aqoon lahayn waxaa kacad holaca in lagu dhinaa aysan banaaneyn bal malaweydiyay qaraxa ma boorbaa mise waa baraf
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 3 жыл бұрын
Wariye waa iga suaale markey farxada qabaan yey yihiin kuwa u imanaya unaqudbeynaya magacyadooda iyo meelahay kasoobaxaan
@homeh3455
@homeh3455 3 жыл бұрын
Rabiyaw shabaab baabii
@updiazizkadiye2895
@updiazizkadiye2895 3 жыл бұрын
Xeebaha Miami ayaa ladaawadsiiyey🤣🤣🤣
@sasqarimdiis8482
@sasqarimdiis8482 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh janadooda weeye
@abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735
@abdiqaniabdirisaaqshamsudi5735 3 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣🤣alla beerka 😅
@zahomferrero1603
@zahomferrero1603 3 жыл бұрын
Subxanala ilaahay hanaga qabato waxay adi lahayen jahanabo ku laha adaaa jahanabo adayo
@manlikezakaado6135
@manlikezakaado6135 3 жыл бұрын
Ee dab 🔥 in lagu dhinto adee ficnen mxa dadka uqarxineesin, asagaba holac maho. Waxuu kuhadlayo mayaqaano🤦🏽
@mudhumohaandra5163
@mudhumohaandra5163 2 жыл бұрын
Bal waydii waa qof hadalkiisu isburinaso
@subscribeforgoodluck1806
@subscribeforgoodluck1806 2 жыл бұрын
Nin lagu qanciyay inuu isqarxiyo miyaad caqli kasugaysaan akhyaarey, riyuhu hadday sayn leeyihiin dabadooday ku qarsan lahaayeen baa soomalidu ku maahmaahdaa! Kkkkkk
SNTV BARNAAMIJKA GUNGAAR 20.09.2019
26:48
Somali National Television
Рет қаралды 490 М.
小女孩把路人当成离世的妈妈,太感人了.#short #angel #clown
00:53
He tried to save his parking spot, instant karma
00:28
Zach King
Рет қаралды 23 МЛН
Dood adag garxajis iyo dhulbahante
20:21
Africani tv
Рет қаралды 1,6 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA
48:33
Somali National Television
Рет қаралды 815 М.
Maxkamadaynta Shabakad turufo iyo dhac ugaysan jirtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
25:49
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 134 М.
DEG-DEG:-Daawo Muujinta Cadaymaha ku gadaaman weerarkii Hotel SYL .
18:19
Somali National Television
Рет қаралды 166 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
Qaybta 5 aad ee AFMEER &  Kawaanle Maxamed Cali Kalaay
43:38
AF MEER
Рет қаралды 526 М.
Peace in Somaliland. Part 1
14:31
The Bartlett Development Planning Unit
Рет қаралды 107 М.