Walaalkay Nimaan U Haystay Maxuu Waddo Ii Fadhiistay - Aun Mohamed Mooge

  Рет қаралды 153,419

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

Пікірлер: 129
@Naasirjaama-o9p
@Naasirjaama-o9p Жыл бұрын
Walaalkay nimaan u haystay muxuu wado ii fadhiistay qof aan wehel kaayga mooday ka Qayb galay weerar kaayga ruuxaan la wadaagay oonta ku Wiirsaday dhiiladayda ❤
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Allahaw naxariisto marxuum Maxamed mooge liipaan heestan waxay ahayd Hees ka hadlaysa dilkiisa waayo erayada ku jira iyo siddii loo dilay way is waafaqeen bal u fiirso erayada ku jira WALAALKAY NIMAAN U HAYSTAY MUXUU WADO II FADHIISTA ninka xabada ku dhuftay wuxuu ahaa Inaabtigii rumaad oo ah qabiilka (ogaadeen) ninkaa waxan ku arkay Magaalada jigjiga sanadkii 2010 Wuu waalan yahay isagoo raamo leh Xashiish iyo garaabo sita oo ku dhawaaqaya anigu walaalkay ma dilin Ayaa lay tusay oo la ii sheegay inuu yahay ninkii Maxamed mooge dilay
@drhamariosman1232
@drhamariosman1232 2 жыл бұрын
heesta abti ayay eheed waxay ku socotay konfurta Somalia iyo dawladihii siyaad bare saa ufahan
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
Xaqiiq ku wlalakii mooday baa dilay 😢😢😢 iyo somali jacaylkii
@axmedshawqi6098
@axmedshawqi6098 6 жыл бұрын
ax yaa qaraaaaami waxan dhagaysanayaa 08/08/2018 allah haw naxariisto adeerkay maxamed mooge
@KhaledMohamed-vm6ss
@KhaledMohamed-vm6ss 4 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanaya heestan 2020 caadi Ma aha ilahay ha u naxariisto Fanaanka iyo umada muslimintaba
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 4 жыл бұрын
Axyaa Waddani♥️✍💯Alloow Mujaahid Maxamed Mooge godka ku jannee oo jannooyinkaaga sare hooy uga yeel. Barre iyo tusaalle wanaagsan buu Mohamed u ahaa sifaha wanaagsan ee dadnimada Ilaaheey Fardowsa ku dhaxal sii Macallimuu😰😇🌹🎸
@maxamedbarbar8339
@maxamedbarbar8339 3 жыл бұрын
P6
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi abalkagii ilaawi mayno😢❤
@burcotube4213
@burcotube4213 5 жыл бұрын
Ilahay ha inoosooce liyo fanaaniintii hore waxba INA jays tee
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 5 жыл бұрын
Erayada heesta abwaan hadraawi
@maulidomar7790
@maulidomar7790 5 жыл бұрын
Still 2020 Yaa ila dhagaysanaya Axyaa Qaraami 🤜🤛💉💉💊
@mohamedabuabdulah5436
@mohamedabuabdulah5436 6 жыл бұрын
alle ha unaxariisto mujaahid maxamed moge
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
Wllkey nimaan u haysty Muxuu wado I fadhiisty 😢 Qof aan wehelkeyga mooday Ka qeyb galay weerarkeyga😢😢 Waa tabtaa loo dilay AUN m mooge liibaan ku darsoo Marka la leeyahay AUN hadraawi waxoowka mid ah philosophy tirada yar ee dunida soo maray qaabka loo dili doono ayuu sii qiyaasay waana loo dilay m mooge alle ha u naxariistee xataa waxa jirty intaana la dilin inuu isku day ka badbaaday kadibne taliye xligaa joogay yiri meeshan joog asne yiri maya waa baxaa Lana socdeen koox shirqool waday kadibne dhex lagu dilay 😢😢 sidaas inaa ku maqlay ayaa u maleynaa hadaane qaldaneynin😮
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 4 ай бұрын
Waa sidas lkn ku darso waxaa sii dhawacay intaan gadhigiisa lagu gubin nin ciidagale ah oo ay isku hayb ahayeen
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 4 ай бұрын
Waliba heestan heeskale oo uu qaado ayaa sitoosa utilmamaysa halkuu ku dhintay heesta waxa layidhahda shilka cashaq weeyaan
@Xisoleh
@Xisoleh 4 жыл бұрын
Alle Ha u Naxirizto
@yaasmiinmaxamed9412
@yaasmiinmaxamed9412 5 жыл бұрын
Muj aun maxamed Mooge libaan allow kunaxariiso
@loukmanmoustaphabouh6094
@loukmanmoustaphabouh6094 Жыл бұрын
Walaalkay nimaan u haystay muxu wado ii jadhiistay heestii maxamed moge
@OG-O226
@OG-O226 6 жыл бұрын
Walaalkay Nimaan U Haystay Maxuu Waddo Ii Fadhiistay, truth wow wow wow. Long live somaliland my first and only love .ala yarxamak maxamed mooge liiban mujaahid. One love
@rahmaruhi8286
@rahmaruhi8286 6 жыл бұрын
alle ha ku naxriisto mohamed mooge libaan👐👐
@wayraxmohamed3094
@wayraxmohamed3094 4 жыл бұрын
Aamin aamin
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
Amiin
@hibonour9657
@hibonour9657 3 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto ameen yaarabi mujaahid mahamed mooge liibaan libaaxii snm
@ArabetoGaming
@ArabetoGaming Жыл бұрын
2024 January inta dhageysaneyso like ta iguqabta ❤
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya anigo fadiyaa hafadanada binankeda oo garabkeyga fadiyaan balala iyo laka tariqdu ay tahay 21/1/2024sacadu ay tahay 8:55 illahay waxan kabaryaya in oo janatul fardowso kawarabiyo AUN mohamed mooge😢
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 21 күн бұрын
Ilaahoow quluubta noo xooji.
@xamdasiciid1290
@xamdasiciid1290 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@GuleedIbrahim-s3x
@GuleedIbrahim-s3x 6 ай бұрын
Rabi naxariistii Jano ha ka waraabiyo mujahid ka isha Allah
@abdirahmanmuuse8953
@abdirahmanmuuse8953 6 жыл бұрын
Alle kuu naxariso maxamed moge liaban
@AbdullahiYuusuf-mn9hs
@AbdullahiYuusuf-mn9hs 7 ай бұрын
Wali wan dhagaysanayaa 2024
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan ilahay hakuu naxariito waxaad nooga tagtay murti dhaxalgal ah qofka 2023 dhagaysanayow 👋waku salamay
@Ahmed_jamhuuri
@Ahmed_jamhuuri 6 жыл бұрын
Mohamed mooga liibaan illaahay ha u naxariisto he was a legend for somali music.
@lolbob1906
@lolbob1906 4 жыл бұрын
Amiin
@saamiyacabdi405
@saamiyacabdi405 4 жыл бұрын
Alle haku naxariisto adeero adiga iyo inta dhimatay allah Yaa raxma
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
It's true absolutely maxaynu faqash walaalo moodnay
@wakinawakena
@wakinawakena Жыл бұрын
Cudur cuqdad la yidhahdo ku haya ee Allah cafimad haku siyo. Faqash dadka ad ledahay hooyadi ba ka mid ah oo darood ah. Darood waxba cay iyo habar midna kama qadi kartid.
@khadarxasanciid632
@khadarxasanciid632 Жыл бұрын
Ax man ku xasuusta heestan maxamed mooge liban
@cabdirisaaqyaasiin1293
@cabdirisaaqyaasiin1293 5 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore Raagna waa ino xoreeyay daLka ilahow uu naxriso maxamed mooge liibaan
@جمهورةصوماللند
@جمهورةصوماللند 5 жыл бұрын
Mujh Maxamed Mooge Liibaan
@GuleedIbrahim-s3x
@GuleedIbrahim-s3x 6 ай бұрын
Rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo isha Allah
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 6 жыл бұрын
Alah haku naxariiisto
@yasiinmaxamedibrahimproduc4541
@yasiinmaxamedibrahimproduc4541 Жыл бұрын
walahi waa hees murti ximbaarsan
@shaafiiromeo4057
@shaafiiromeo4057 2 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto
@farxiyahusen2633
@farxiyahusen2633 3 жыл бұрын
Alle qabriga ha uwaasiciyo M.mooge
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
qof aan wehelkaygamoody ka qayb galay weererkyga ruxaan la wadaagay oonto ku wiirsaday dhiiladayda.... waan arky runtii qof kaa xun
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 10 ай бұрын
❤heestani wacibaaro erayadeedu kutusinaysa arimaha iswaydarsane aadamaha ❤
@suhaibduco4496
@suhaibduco4496 4 жыл бұрын
2021 still we're watching
@mguraytv6732
@mguraytv6732 5 жыл бұрын
Hadaad 2019 daawanayso like
@xafsaapdirahmaan9491
@xafsaapdirahmaan9491 3 жыл бұрын
2021 still waa dhagaYsanaYna ilhy haw NaxariiSto ♥️💖
@mustafeamin9577
@mustafeamin9577 3 жыл бұрын
Ayaa sameeyey heestan marka hore insha allah hadii la xusuusto
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 2 жыл бұрын
Waxa eryad sameeyay abwaan hadrawii alle haa caafiye
@moremath3378
@moremath3378 4 жыл бұрын
Ml mooge the greatest
@alicubeyd2944
@alicubeyd2944 Жыл бұрын
M Mooge liban hesihiiisu waa heso dhabta iyo xaqiiqda nolasha tabanaya ma dhicin haabeen an dhageesan mar walba oo gogashayda tago waxaaan isku samirsiiiiyaaa dhaxalka moge
@aawad1260
@aawad1260 Жыл бұрын
Waxan heestan, markay cusbayd, ka dhegeysan jirey Maqaaxidii INA GAROW ee magaalada Hargeya, oo fiidka laga saari 1970s. welina waan......................!
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya anigo fadiyaa hafadanada binankeda oo garabkeyga fadiyaan balala iyo laka tariqdu ay tahay 21/1/2024sacadu ay tahay 8:55 illahay waxan kabaryaya in oo janatul fardowso kawarabiyo AUN mohamed mooge😢 7:45 7:45
@AbdirisakAhmed-me3ji
@AbdirisakAhmed-me3ji Жыл бұрын
2023 ban dhagesanaya
@MaxamedFabio-z6i
@MaxamedFabio-z6i 2 ай бұрын
Maxaan wabiyaal i jiidhay dhexdooda ka wab samaysteyy😢
@zeramoudofficial5175
@zeramoudofficial5175 4 жыл бұрын
Alle qapriga hku nuuriyo adigiyo wixi muslimaba ee dhintay
@abdiabdillahi9179
@abdiabdillahi9179 5 жыл бұрын
Heestan waa mucjisooyinka fanaanka aakhirkii waxa dilay nin ay inaabti isugu toosnaayeen caadina uu ugaranayay aya wado ugalay heestu iayada isturjimaysa
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Abdi m m waxa dilay ogaden arimo qabiil bana lodilay
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 4 жыл бұрын
Waar tariikhda hamarin bahaabin Mujahidka iyo 7qof ookale ba waxa dilay ogaden Wakhtigii jabhadayntii (Awaare) Agtiisa aya lagu dilay ale haw naxariste
@osmanbouhoul4370
@osmanbouhoul4370 4 жыл бұрын
AaX allaha unaxariisto med mooge wuxuu ahaaa mujaajid
@farhiyadayip4208
@farhiyadayip4208 4 жыл бұрын
waa runta inaabti ayay hayeen lkn nin ogadeenaha kama filanan
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
Laakiin faqash tii afwayne regime kiisi aya ka dambeyay dilka libaaxa Mohamed mooge libaan illaahay ha u naxariisto Ameen Ameen yaarabi
@cukurofficial2801
@cukurofficial2801 6 ай бұрын
2024 still i'm listening
@sahramohamed9335
@sahramohamed9335 Күн бұрын
2025 still i,m listening
@samirahassan794
@samirahassan794 2 жыл бұрын
Ssaka luugu dalashaadi waan arjii saandalool
@hassanahmed7917
@hassanahmed7917 2 жыл бұрын
Stell 2023 yaa ila dhagysanaya 🏃‍♂️
@NimcaanCabdi-p9f
@NimcaanCabdi-p9f 11 ай бұрын
Wah wah😮😊
@GuleedIbrahim-s3x
@GuleedIbrahim-s3x 6 ай бұрын
Walaalkay nimaan u haystay muxuu wado ii fadhiisatay
@samirahassan794
@samirahassan794 2 жыл бұрын
Shibaarah waa laawada yaaqaan maxaa macaalkii uugu istimashah shibir waan dilaayan waan disheeyi nax digaag lakeen isbaanish keen wadankaaga
@zubaydamaame842
@zubaydamaame842 2 жыл бұрын
Still 2022 aya dhagaysanayaa axyaa qaraami 🤍🥀
@mumtazdhakhane8548
@mumtazdhakhane8548 9 ай бұрын
12 April 2024 Maalinta ciidanka xooga soomaaliyeed ayaan dhageysanayaa heeskan ❤😢
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya malin axaad ahh oo isnin sogaleyso tariqdu ay tahay 21/1/2024 sacaadu aheyd 8:51 waxaa garabgeyga fadiyaan balala iyo aaday AUN Mohamed mooge janatul fardows illahay hakawarabsho
@ahmed676mohamed9
@ahmed676mohamed9 6 жыл бұрын
True
@shimberabedi4440
@shimberabedi4440 3 жыл бұрын
Wow
@shimberabedi4440
@shimberabedi4440 3 жыл бұрын
Aamin
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 жыл бұрын
Hadraawi baa leh ereyada
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Love
@hamzetubeec9724
@hamzetubeec9724 4 жыл бұрын
2020👂
@AbdicasiisQorane
@AbdicasiisQorane Жыл бұрын
Walalakaya nina uhhayasataya muxuu wado iifadhisataya wadaado maxaan uyeedhaya waxayeelo halkaaya walalkaya nina uhyasata muxuu wado iifadhiisatya
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Loves
@BahjoSalalmahamod-tp5fi
@BahjoSalalmahamod-tp5fi Жыл бұрын
4:1:2024 ilahay haw naxaristo
@mohamedHassan-xs9el
@mohamedHassan-xs9el Жыл бұрын
Aniga uunba kaa dambeeyay 5/1/2024
@BahjoSalalmahamod-tp5fi
@BahjoSalalmahamod-tp5fi Жыл бұрын
@@mohamedHassan-xs9el dherayse wagu hadu barye sxbow waa lagu hayaa 😁
@mohamedHassan-xs9el
@mohamedHassan-xs9el Жыл бұрын
Haaa malaha waa lay haya 😅🤣
@BahjoSalalmahamod-tp5fi
@BahjoSalalmahamod-tp5fi Жыл бұрын
@@mohamedHassan-xs9el allah hayna cafiyo Ina abti
@NasteexoMohamed-to6ls
@NasteexoMohamed-to6ls 3 ай бұрын
10/10 /2024 walaalkay nimaan u haystat muxuu wado ii fadhiistay🤔🤔
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 6 ай бұрын
Aun manta wa kugu hadal sin laheyn waxan idin sameynay iyo Waxa nogu abal mariyay idor Qarax nalagu dhigay thanks maxa wil iyo odayasha hawiye qabri dartin ugu jiro urur USC aha 😂😂😂😂😂😂
@maxamuudcabdimaxamuud6194
@maxamuudcabdimaxamuud6194 2 жыл бұрын
2022 8/9 malin salaasa
@mukhadarby7835
@mukhadarby7835 2 жыл бұрын
Listening in ramadan 2022😅😪😪😪
@medmedia9089
@medmedia9089 Ай бұрын
2024 still now novembre 29
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Walalkey niman u heysto maxu wado I faristay macnaha gobolada hawiye degan iyaga o saldhiga kacanka u maran ka helin idin ka iga hor jogo ka waday aun hesahisa anti xabsi u galay bulsho kicin somali dhan waday aun
@cabdisalaanxuseenjamac4072
@cabdisalaanxuseenjamac4072 2 жыл бұрын
Maxaan wacdara aduunka wayo usoojogay
@abdiabdillahi6052
@abdiabdillahi6052 5 жыл бұрын
Wa heestii hadraawi lagu xidhay
@maxamedxasan5872
@maxamedxasan5872 3 жыл бұрын
Mxd mg erayada makhuburaa usoshegijirtay abwaan wakaa alow unaxariiso
@abdinasir6269
@abdinasir6269 7 ай бұрын
waxaan Dhagyzaty 22/5/2024 Maalin Maalin Xilugu Uu Yahya caser
@abdigym1797
@abdigym1797 3 жыл бұрын
7/09/2021🤩👌🏽
@kamaheelomuraanka697
@kamaheelomuraanka697 Жыл бұрын
waxan dhagysanya 2023/8/26 mlin sabtiya 1:48 Dagaalki kadhacy somaliland ee lagu qabty feyzal bootan Nimanka qabashadiisa iyo iney intaso Ragi kudhinty kadaneeyayna Ay Ahayeen wlaladi😢 smaroon iyo G36 nimaan walalkay uu Haysty muxu......😢 Inzha Allah Guuuul wey danbeysa ninkii walalki Iibsadeyna isaga iibsadey naftiisi
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Wadeco maxan ilalsho warabe kaso kaxeyay lo weyda maxa u dhanshay walwal ugu so aroray Halkisa kuso warabshay wada do maxan u yeray u logay wankeyga fican wax yelo aneygu talo nafteyda maxa la wabshay qof an wehel keyga moday ka qeyb galay werar keyga ka wareg saday hiladeyda walalkey niman u heysto maxu wado I faristay maxa dacar ley walaqo an wayo ku wa baris tay maxa wacdaraha adunka uso jiray wayaheda warkeda ley dhameyay maxa waran leyla donay habenimo leyla wayay nasibka ku wa baris tay maxa dabin ley warejiyay wadkeyga ley shirqolay maxa dacar ley walaqo an wayo ku wa baris tay maxa wabiyal is jiray dhexdoda ka wab sameystay walalkey niman u heysto maxu wado I faristay wayahe dadow inan walana hay dunida wer sito weligedi dhintan warkeda idin sida heskan hawiye u qaday dadkena wa la qafali jiray abgal af cad ku diday shirib siyad bare uso shiren dalkaga dafac didi mayo isaq u dulna doni mayo dhahnay ragi abgal Diyaaradaha duliyaha ka aha diyarada yaman ku dejiyen baxsad kacanka ka baxsaday noqden manta muqdisho Waxa ku Dhamaday abgal u badan 😂😂😂
@salamnabeysalmanabey6987
@salamnabeysalmanabey6987 3 жыл бұрын
Kindly is not downloading us a offline
@xabiibcabdinasir1589
@xabiibcabdinasir1589 3 жыл бұрын
Heso waa kuwi hore
@maskaxshiilofficalcom
@maskaxshiilofficalcom 4 ай бұрын
31/08/2024
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share'S
@baylebashiir4363
@baylebashiir4363 2 жыл бұрын
Mm
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Facebook'S
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Lives
@DahirCise-p2p
@DahirCise-p2p 5 ай бұрын
Waxad Moda in dilkisi iyo hestan islayihin wayo nin ceesh ey wada cuni jiren aya dhawacey marki isogo dhawacana laqadey kuwa kala dhaxda usi galey very soryy😭
@HalimaGradali
@HalimaGradali 11 ай бұрын
2024/1/17 😂
@fanaxfaranacaab4149
@fanaxfaranacaab4149 2 жыл бұрын
F
@kosaryare473
@kosaryare473 4 жыл бұрын
ar watafaaful socdee heestaas waba tab tii loo dilay un bay ka waramay saa nio
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 3 жыл бұрын
Sxb waan ku salamaya waxansh tariikh baadhe somaliyeed waxan raab inaan dhawan sameeyo barmaamij cuusub oo anaa ku soo baan dhiigay haldoorka somaliyed waxan sii shaaraf leeh kugug casuumaya haadad waarbiixin fcn oo dhameeyes tiiran kaa haayeso macalin fanan haalabuur Musishan mujaaahid maxamed mooge liiban alle haa uu naxariisto Waxad igala soo xiidd Hussenabdilahi0@gmail.com mahadasanid
@BaasWareejiye
@BaasWareejiye 8 ай бұрын
Cawa waa cawo aduun wanted ban ahay yar police ah baa fuusto been ah ii riixay oo Waalaal moodaaye nacaladi dhashay ha wase
@shimberabedi4440
@shimberabedi4440 3 жыл бұрын
Garac inadhilo
@shimberabedi4440
@shimberabedi4440 3 жыл бұрын
🏞🕌🕌🕌🕌🕌🕌🕌🕌🍇🍈🍉🐽🐽🐽🦄🙂🤑🤑🤑🤑🤑🍈🍈🍉🐽🦄🙂🤑😂😃🏞🕌🍇
@hirsifaarah2944
@hirsifaarah2944 2 жыл бұрын
Y y dhy
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya anigo fadiyaa hafadanada binankeda oo garabkeyga fadiyaan balala iyo laka tariqdu ay tahay 21/1/2024sacadu ay tahay 8:55 illahay waxan kabaryaya in oo janatul fardowso kawarabiyo AUN mohamed mooge😢
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya anigo fadiyaa hafadanada binankeda oo garabkeyga fadiyaan balala iyo laka tariqdu ay tahay 21/1/2024sacadu ay tahay 8:55 illahay waxan kabaryaya in oo janatul fardowso kawarabiyo AUN mohamed mooge😢 7:45 7:45
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya anigo fadiyaa hafadanada binankeda oo garabkeyga fadiyaan balala iyo laka tariqdu ay tahay 21/1/2024sacadu ay tahay 8:55 illahay waxan kabaryaya in oo janatul fardowso kawarabiyo AUN mohamed mooge😢
@MohaaAbdi-l2t
@MohaaAbdi-l2t 11 ай бұрын
Hestaan waxan dageysanaya anigo fadiyaa hafadanada binankeda oo garabkeyga fadiyaan balala iyo laka tariqdu ay tahay 21/1/2024sacadu ay tahay 8:55 illahay waxan kabaryaya in oo janatul fardowso kawarabiyo AUN mohamed mooge😢 7:45 7:45
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
Ful Video ☝🏻☝🏻☝🏻
1:01
Arkeolog
Рет қаралды 14 МЛН
maxamed mooge liibaan |soo jiidh wanaaga
7:54
soomaali 24
Рет қаралды 311 М.
MAXAMED MOOGE| IYO HEESTII| DAR ALLAH U HURUDAA|
8:54
QalabJaan Tube
Рет қаралды 75 М.
Waayeel dadow | maxamed mooge | lyrics
7:20
ciiro warsame
Рет қаралды 30 М.
MOHAMED MOOGE LIBAAN A.U.N IYO HEESTII WALAAC ANIGOO KU SEEXDAY
7:17
GorGor Media Production
Рет қаралды 29 М.
Maxamed_mooge AHUN  || Abidkayba waan jiray lyrics Original
7:54
CADEYSI CHANEL
Рет қаралды 33 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 28 М.
Maxamed mooge liibaan Walaalkay dhab iyo.
6:06
FalloHD
Рет қаралды 34 М.
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 551 М.
Maxay Dantu Ciishay Wiiloo  Maxamed Mooge Liibaan HALYEEY
8:11
Duul Media
Рет қаралды 605 М.