No video

ILA QOSOL: Kooxdii Waaberi Iyo Maxaa iiga Gadhiisha

  Рет қаралды 103,859

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 49
@aminaadan1151
@aminaadan1151 6 жыл бұрын
Waxaaa ay xikmad sidii qur'aan u shubayaan hadeer waxa abwaanada sheegta laba xaboo midba meel u jeedo mid w iyo q isu keenaya intii dhimatay ilaahay ha naxariisto jelaayadii iyo fanaaniinti qaranka
@gamasb8222
@gamasb8222 4 жыл бұрын
Alla yaraantu quruxbadanaa, eeg sawirada amazing.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 3 жыл бұрын
Daahir caaje allah ha u naxariisto iyo cabdile raage labo abwaan oo ciuluz bay ahayn 1972 rRiwayadii radio bay mateli jireen
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 6 жыл бұрын
Hargeysaa gubaneysoo qaadkiibaa laga gooyey, maxaa iiga gadiisha gowskeyskaasba ma saaree!
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 6 жыл бұрын
Jilaaga rasmiga ah ee riwaayada xiisaha uyeelay waa cabdule raage darwwish.
@zakiaabi3144
@zakiaabi3144 5 жыл бұрын
Wabari hada waa xidigaha geeska weeye Riwaayada unbaa🌹🌹🌹 kadhiman ololaay 🌹🌹🌹🌹🌹
@siciidcaramadoow981
@siciidcaramadoow981 3 жыл бұрын
Allaha.unaxariisto.dhamaan.umada. islaamka.ah
@salahkooreeye4171
@salahkooreeye4171 6 жыл бұрын
kkk waa jilaagii weynaa Daahir Caaje AUN. waxan kale oo codkiisa maqlayaa Cabdulle Raage Daraawiish.
@abdiyare5863
@abdiyare5863 6 жыл бұрын
Salah Koorèeye sxb AUN maxay utaagantahay
@mohamedabdirizaksheikhale118
@mohamedabdirizaksheikhale118 6 жыл бұрын
AUN = Allah ha u naxariisto.
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 4 жыл бұрын
Walaahi aad baan u qoslay, vandalen raage waxa uu ahaa majaajileyste heer saté ah. waxaan ku daawada riwaayadii ( dab jacayl kari waa).
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 11 ай бұрын
Waxa lahaa Ahu naxariistee xasan Qawdhan
@omarrespect6010
@omarrespect6010 6 жыл бұрын
Qoooto qooto ma ilaa barigaas bay yaqaaneeen acuudu bilaahi mina sheydaani najiim kkkkkkkkkkkk muqdisho khiyaamo badanaa walee waa caasimad maalin cad aa lagu iibsanaa igu salaama cida Bagaa la xidhey sheekh rusheeye hargeysa oo dhan buu leebaajo ku buufiyey
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 9 ай бұрын
Kkkkkkkk 1972 ayaa Muqdisho qooto qooto wax leysaga qaadanayey
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Asxabay ninka gaba radinayo sxbkis soo uma Cod eka Aun maxamed cali kariye
@maxamedyusuf5265
@maxamedyusuf5265 4 жыл бұрын
fara aan dufan lahayn wax maduugi karaan
@abdirahmanabdullahimohamed9794
@abdirahmanabdullahimohamed9794 6 жыл бұрын
Wlhi waa riwaayad qosal ah
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Daahir caane AHUN
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 2 жыл бұрын
Guryahaa soo jeedaa kuwa ka sii jeeda kuwa ku sii jeedaa Ka soo horjeedkooda. Kkkk
@thuglife6551
@thuglife6551 4 жыл бұрын
Gari dameer gortaan maqaley waxabana soxasustey wana kuqosley dad kusogaley xafad dameer iyo qori daba jeexa wata dadkina kacabsiyey ayaan soxasustey rabiy nacafi 🤣🤣🤣 wixii caqli leh ayaan fhmaya 🤗🤗🤗
@mahadfarah5914
@mahadfarah5914 6 жыл бұрын
Waw dadku Waa dadkii hore wale
@musemuse8734
@musemuse8734 6 жыл бұрын
mahad farah hada kuwa jiro isqarxis kaliyaa ayeey kasaayan
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
Marka cirka la hadlayo dadka dhulka raaali ha aha adan 😂😅😅
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 4 жыл бұрын
Riwaayad,Cajiiba Dardar iyo Dafira Fara an,dufan Lahayn Wax maduugi karaan
@maxamedcismaan9464
@maxamedcismaan9464 6 жыл бұрын
qosolka aduunka
@AyanSaid-n6x
@AyanSaid-n6x 2 ай бұрын
Kkk
@samsamadam9641
@samsamadam9641 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh fara aan dufan la hani wax ma duu duugi karaan walaahi waa qosol 2012 kii baan maqlay reer soomaalia telefoon telafoonada yey ku duubteen
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Malcuumadyahay madaxa wayn kulaha hhhhhhj
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Boowe Maxaa Kuu Baxay?
@farhantiano8474
@farhantiano8474 6 жыл бұрын
War gumarkeeda kaso saar
@mowliidcismaan5468
@mowliidcismaan5468 Жыл бұрын
sabrinajamal4
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
War islaanyahay daamanka weyn leh bal wax kuu daran sheeg kulahaa.
@aaminacartan7747
@aaminacartan7747 6 жыл бұрын
Kkkkkkk allyleh maxa uga kidhisha
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Boowe lmaad Fahmin
@fatimamuumin9364
@fatimamuumin9364 5 жыл бұрын
Hahahahahaha
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 жыл бұрын
siyaad bare aya lola jeeday ayan filayaa😂
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
GALMUDUG TV
Рет қаралды 310 М.
Maxaa Kala Qabsaday (Dar-Dar & Dejiya-Dafira
24:02
Hal Abuur channel
Рет қаралды 8 М.
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 34 МЛН
Kooxdii Waaberi 🔥Iyo Heesta "TAARIIKHDU DADKAY BARTAA"
12:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 17 М.
Riwayada Raadiyaha
27:12
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 М.
Majaajilo Gaaban 🔥iyo Abwaanadii kooxda Waaberi Hargaysa
14:31
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 34 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
waaberri-Maxaa Iiga gidhiisha
24:35
Hoodo Show
Рет қаралды 502
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 43 МЛН