Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha

  Рет қаралды 307,487

GALMUDUG TV

GALMUDUG TV

9 жыл бұрын

Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha

Пікірлер: 125
@cabdinaasir8087
@cabdinaasir8087 4 жыл бұрын
Imisan habar ficano Faraxey layiraahoo Fuursanoo isla reysa Far sucudi ku waaloo Fuud kuleyl ah kadaadshey Ilaahow kuu naxariiso cabdile raage tarawil
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Feedh sucuudi weeye Far sucuudi maaha
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
waxay tidhi acuudu bilaahi maqshaydani rajiim ilahay imanka idinka qaad
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 5 жыл бұрын
😀😀😀😀 Xasuus anigo Telephon Chines ah wata ayay iigu jiri jirtay 2005 ayaan dhagaysan jiray Ma jum jum baa Ma jooqa
@Wonderer224
@Wonderer224 7 жыл бұрын
Waa Shabeel naagood oo la dhigay 1969-1970-kii. Soomaaliya oo dhan ayaa lagu wareejiyey. Waa riwaayad la sameeyo tan ugu caansan, taariikna reebtay. Allaha u naxariistee Xasan Shiikh Muumin ayaa allufey. Waxaa lagu tarjumey afka ingiriiska oo uu qoray prof. Anrewitzsky ("Macallin Guus"). Waa riwaayaddii riwaayadaha, boqaraddii riwaayadaha iyo suugaanta soomaalida. Dadka ku jirey waxaa ka mid ahaa Cabdi Maxammad Amiin, Ahmad Cali Cigaal, Cabdalle Raage, Hiba Maxammad, Maryan Mursal, iyo fannaaniin kale.
@issehaile2698
@issehaile2698 7 жыл бұрын
ProGamer01 form 3 secondary schoolka oo dhan dalka ayaa lagu dhigan jiray suugaanta ruwaayaddan.
@dayibaxmed8115
@dayibaxmed8115 6 жыл бұрын
Sxb shabeel naagod maaha riwaadani Riwaayadan waxaa la odhan jiray YAAN LA WAALIN JACAYLKA waxaana Alifay XASSAN QAWDHAN Aun
@abdulkadirmoalin5672
@abdulkadirmoalin5672 5 жыл бұрын
Waa cabdulle raage ma aha cabdalla sxb
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Cabdule.Raage tarawiil.Allh kuu naxariisto Iyo.intii.dhimatay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Maansha Allah Galmudug
@Abdullahgii
@Abdullahgii 10 ай бұрын
‘’Islaanyahe feeraha weyn wax ma’isku darsana’’ Waxba leeskuma reeban walle🤣. Waa xikmad kaftameen😅. Dad waa dadki hore. 18/09/23🇪🇹🙋‍♀️.
@sadaqabdulahiahmed2321
@sadaqabdulahiahmed2321 5 жыл бұрын
Lcagta shilin Somaliga in ey qali iyo dheman ehed ayad ka garan karta ruwayada 8:40
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Aabahay ayaa iiga shegeyay Bari uu qalin gaale ku iibsaday 1000shilin (kun shilin) Oday an qaraaba nahayna Malin asagoo shegaynaya Ayuu dhahay waxan guur saday Gabar rer Ladan kaso jeeda Markaan geelii yardaha bixiyay Waxan kudaray 1000shilin(kun shilin) rerki an kabadha kagur saday Si aad iyo aad usaraysay iitixgaliyen Waxay layabeen ninka soor yada ubixiyay lacagta aadka utirada badan
@ugasaxmedwaqoyi3553
@ugasaxmedwaqoyi3553 3 жыл бұрын
@@abdulqadirabdulhamid4080 ¹
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Kolay way wada dhinteen dadkani aduunyo waa wax kooban ilaahay ha unaxariisto haday wax ka noolyihiina yaa igu dhaama uu Ii sheegikara
@munomankan8346
@munomankan8346 4 жыл бұрын
Allha ha wada naxariisto dhamaantood abwaan cabdule raage taraawiil dad wa dadke hore warna wa arki hore
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Hhhhhhh 😂😂xasuus iyo qosol baa iskukay darsamay wllhi anoo yar baan daawan jiry
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 6 жыл бұрын
Maashallah Somalia hore waa dad fiican ayey ahayeen waa mahadsantihiin galmudug tv
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Faafumo thanks
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 5 жыл бұрын
Allh ddka soomaray markii uu kunka iyo boqolka qiima lahaa nasiib badnaayenaa😭
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Waa fekeraayoo Wadnaha adigay fadhiya !!!!!!
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
☺😊☺😊👏👏👏👏👏👊👏👏👏👏 kol hadii guushba u guuxay heer qaran weybka gudubtey suugaanteenuye,, guuleysteyaal wada kacaanka dhaqanka☺😊☺👏👏👏👏
@yoonisaxmed4802
@yoonisaxmed4802 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso abwaan cabdulle raage taraawiil Guryahaas sis jeeda kuwa kusoo jeeda kuwa ka sis jeeda 🤣🤣🤣🤣
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 5 жыл бұрын
Asc aloow yaa alaah aloow dad keenii noocan ahaay walee ala wax kasta waa awoodaa lkn aloow yaa alaah alaahuma amiin amiin yaa alaah
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Calooshiisu xumaa!!! Maxaa ciil ku gadhoodhay!!!!
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Kkkkkhhh Maxaa ciil ku gadhoodhay
@MrXaguuga
@MrXaguuga 4 жыл бұрын
6 kumi baa taxi lagu raacayay waagaas mashallah
@mohamedmusse8140
@mohamedmusse8140 5 жыл бұрын
Illaahoow unaxariiso
@yaaskashaati3957
@yaaskashaati3957 6 жыл бұрын
Dad waa dadki hore
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Dardar cabdulle raage taraawiil allow ku naxariiso xariif ayuu aha xaga shactarida hhhhhhh
@xajiadankoofi7454
@xajiadankoofi7454 7 жыл бұрын
cabdule raage Allah u naxariisto
@halimaali8768
@halimaali8768 4 жыл бұрын
Amiin amiin yaa raabi.
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 3 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@midnimo3231
@midnimo3231 5 жыл бұрын
Tilmaan adagaa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 5 ай бұрын
Suxaan Lahaa Reer Galmudug Naagta Guurata Baasiin
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 Жыл бұрын
Waa Xusuus aan la iloobi karin.wax la dhaho Fan soo maaliyeed waqtigaa ayaa u danbaysay.
@sadiam.abubakar7822
@sadiam.abubakar7822 5 жыл бұрын
waleeee record cajal kadhaygsty riwayadan aadbaan ujeclaaaa 2007 ilaaa 2012 wn dhagaysan jirey
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
Abdi muxumed Amiin, fadumo muse wanaag, Abdule raage
@abdulfatahhassanidd5581
@abdulfatahhassanidd5581 4 жыл бұрын
Ninka islanta matalaya waa DAAHIR CAAJE
@omarabdi8403
@omarabdi8403 3 жыл бұрын
Ninka islaanta matalaya waa daahir caaje sido kale wuxuu habar ku matalay riwayadii hablayahaw hadmad guursandoontan Aunx
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
Allaa yacizak waxay kasoo gali jirtay VOA riwaayadan iyo barnaamijka hidaha Iyo dhaqanka ee Idaajaa aad ban u jeclaa walhi long time 2011/2022/11/19 Xasuus gaara ayay ii ledahay duqdaas 😂 hadii aad iga danbeysid like 👍 iisaar si aan usoo xasuusto qormadan MAHAD SANID kun jeer walaal
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 жыл бұрын
Iimaan alle kaa qaad ku lahaaa hhhhhhh ma taxi sanjada aha bay iibsanaysaaa
@saidabdulle668
@saidabdulle668 5 жыл бұрын
Meelcad kabaxee meel madoow kabaxa kulahaa....
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Yaa Salaam Yaa Salaam🎧🔐
@NingalbedNooryare
@NingalbedNooryare 4 жыл бұрын
War habarta ma reer Mudug baa lahjaddeeda ka yaabay???
@AhmedAhmed-cs9jg
@AhmedAhmed-cs9jg 4 жыл бұрын
Haaa 😂😂
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 4 жыл бұрын
Daahir caaje waa reer mudug Wuxuu ahaa oday habar ahaan riwaayadaha ku jila
@cabdifataax2566
@cabdifataax2566 6 жыл бұрын
Jarmal iyo yurub hadeeygoosate hee dhulka qotdana rageeda kuwa dibada mooye aqli kale jirin usheed
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 5 жыл бұрын
Ruwayada ugu shactarada padanle somalia waye
@MaxamadKhadar-yc3yc
@MaxamadKhadar-yc3yc Ай бұрын
2024
@Araga.dunida2023
@Araga.dunida2023 3 жыл бұрын
2021 yaa dhageysanaya like saar
@cabdinuurshiiqdoon555
@cabdinuurshiiqdoon555 4 жыл бұрын
Guulayso galmudug
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 9 жыл бұрын
mahad sanidiin saxafiyiinta tvga galmudug
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
Waxbaa ka dhaceyn
@baaskooladajoonamiinxaashi4741
@baaskooladajoonamiinxaashi4741 5 жыл бұрын
May jookha may dhulka joognaa may belayo yaaaap
@dalmarsheikhabdikarim9131
@dalmarsheikhabdikarim9131 6 жыл бұрын
Hhhhhhh Nadhageyso macluumad yahey madaxa dambiilaleh
@xafsayuusuf1287
@xafsayuusuf1287 6 жыл бұрын
Dad xigmad yaqan iga dheh
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 6 жыл бұрын
xafsa yuusuf , Murti iyo wanaagsan soomalinimo waala soo mareyn
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Afsomaliga iyo tajirnimadiisaa ka dafa
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 9 жыл бұрын
1974 ba ladhigey riwayadan
@AminoSpeaks
@AminoSpeaks 8 жыл бұрын
Waxan u maleynayaa riwaayadii Shabeel-Naagood. Ma tahay akhyaareey??
@cadnaanducalle1857
@cadnaanducalle1857 7 жыл бұрын
maya waa ladhaha maxa iika gidhiisha shabeel nagood oday cabdulle raage kamida raga jilayo
@mustafebinrashiid2877
@mustafebinrashiid2877 7 жыл бұрын
h
@mohammedmuhudinmoha1927
@mohammedmuhudinmoha1927 6 жыл бұрын
cabdi raxman moam
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
cabdi raxman 74 ayaad ka hadli ee xada waxan ku dhageysina 1253 ah besti Ruwayadah naga big me
@farxanfaarax2099
@farxanfaarax2099 2 жыл бұрын
Gabar baa wil.jclaaday waa lagoobayey maxaa iga gadhiisho
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 5 жыл бұрын
Kkkk lacagta xiligaas qaali bay aheed 100 shilin baa mushaar looqadanjiray
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 10 ай бұрын
350 shilin ayaan Mushar u qaadan jiray abiga oo macalin ah 1984 tii.
@cabdirizaaqmuxumad4125
@cabdirizaaqmuxumad4125 8 жыл бұрын
wwww hees riwaayadi kama dambeyn waaberi
@FunnyGuy353
@FunnyGuy353 7 жыл бұрын
Garowe roob malahen ugaadha ku go'eeyse waxar ima jogte maxa iga gadhiish ah
@rbcofficiall315
@rbcofficiall315 7 жыл бұрын
Amira Ali hhhhhh
@farxiyo1830
@farxiyo1830 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
@cabdiqancaleey6403
@cabdiqancaleey6403 6 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@abdihakinabdullahimuse7723
@abdihakinabdullahimuse7723 2 жыл бұрын
Reer nugaleed wye inantu
@rizak9956
@rizak9956 9 ай бұрын
😂😂
@jaamacsiciid4794
@jaamacsiciid4794 Жыл бұрын
Majunbaa ma ilbuurbaa waa shekada islaamaha fooxulahaa ku shaqaystan😂😂
@AhmedHassan-vl7uc
@AhmedHassan-vl7uc 9 жыл бұрын
Waa sheeko xiiso leh
@rbcofficiall315
@rbcofficiall315 7 жыл бұрын
Ahmed Hassan haaaaaaa
@bashel2161
@bashel2161 6 жыл бұрын
Waa arinta maanta na haysato
@UnKnown-lw9vy
@UnKnown-lw9vy 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@abdirazaagmohamedali8315
@abdirazaagmohamedali8315 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏
@yusufmuxudiin6516
@yusufmuxudiin6516 3 жыл бұрын
Madaq sheydamirajiimi
@abdinur9682
@abdinur9682 8 жыл бұрын
aan isku darsano duulasha cajb
@yaaskashaati3957
@yaaskashaati3957 6 жыл бұрын
Axsan
@kushish2749
@kushish2749 6 жыл бұрын
Acudubilah mireqshashedani kkkkkkk mireqsheydani
@rajasugefilims2956
@rajasugefilims2956 5 жыл бұрын
Siidii rajasuge77
@mahmoudhussein9363
@mahmoudhussein9363 8 жыл бұрын
hhhhhhh maxa iga gidhiisha hargesa qadka laga jojiyay gowskayga ma ana sara
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 5 жыл бұрын
hhhh waxba ka dhacay kkk
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 жыл бұрын
Waa sidaa
@hanaahmed2662
@hanaahmed2662 5 жыл бұрын
Uff. 20017
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Cabdulle Raage ma u yeera hada kuweyga ma u yeeraa 😂😂😂
@rbcofficiall315
@rbcofficiall315 7 жыл бұрын
subxaa nalaah
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 8 жыл бұрын
kkk saacad ban qoslaayay
@abdirazaagmohamedali8315
@abdirazaagmohamedali8315 7 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-pr8xw5fm6t
@user-pr8xw5fm6t 5 ай бұрын
Yaab
@wiilxordege2961
@wiilxordege2961 7 жыл бұрын
Kkkk Habar fuursan oo faraxeey la yiraahdo kkkk
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 2 жыл бұрын
Hhhhhkkkkk Calooshiisi xumaa maxaa ciil ku gadhoodhay Cadar bal aan kawaraabsho
@farhiyafarhiyacali4639
@farhiyafarhiyacali4639 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhnhhhhhh
@ahmedyusuf1377
@ahmedyusuf1377 8 жыл бұрын
kkkkkk
@saacidiabdullahi2177
@saacidiabdullahi2177 8 жыл бұрын
Kkkkk kkkk
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Kkkkk
@ciiltireahmed1389
@ciiltireahmed1389 7 жыл бұрын
hhhhhh
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 8 жыл бұрын
Anaguba dadka cirkaanu ka mid nahee na dhageeyso kkkkkkkkk
@libaankahin2757
@libaankahin2757 8 жыл бұрын
kkkkkkkk
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
Libaan Kahin kkkk
@aaminasheikhnurmohamud2038
@aaminasheikhnurmohamud2038 5 жыл бұрын
Eedo fadumo muse. Wanaag
@NuuxMuuse-yy1sp
@NuuxMuuse-yy1sp 12 күн бұрын
...b
@sheybaariiste
@sheybaariiste 7 жыл бұрын
hhhhhhh
@farahhabad1420
@farahhabad1420 4 жыл бұрын
Not Somalia Assefull read full top pricefull
ILA QOSOL: Kooxdii Waaberi Iyo Maxaa iiga Gadhiisha
29:18
Qarri Jiqood
Рет қаралды 103 М.
RIWAAYADII WAD IYO WACAD HEESO IYO MAJAAJILO QAYBTII KOOWAAD 1aad ORIGINAL MUSIC
31:22
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Maadeey Somali Week 1993
6:26
foorumka
Рет қаралды 564 М.
Hobollada Waaberi_Haddaad tashan weydo waa laguu talin.flv
8:59
Xildhiban Publications
Рет қаралды 93 М.
Riwayadii Dab Jacayl Kari Waa | oo Dhan |
1:36:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 177 М.
Qosolkii Aduunka: Wixii kala Qabsaday Wajji Iyo Reer London
31:25
Dhamays Media Production
Рет қаралды 426 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 706 М.