Deg-deg Q2aad Sh Umal oo Dhulka ku Jiiday Koox Diimeedka Cusub

  Рет қаралды 20,988

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

Күн бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 33
@nadiamohamed2514
@nadiamohamed2514 7 жыл бұрын
sheekh mohamed cabdi umal rabiga weyn ha ku xafido amiin adiga iyo waalidkaa jantal fardows rabi ha ku geeyo amiin man'shalaa waa sheekh aad u qiimo badan waana muftida culimada muslinka ah xaqa wada jazkalaa khayer Allah akber
@amaroosaamaroosa7202
@amaroosaamaroosa7202 7 жыл бұрын
sh.umal qayr allah siiyo
@hassanyussuf7235
@hassanyussuf7235 7 жыл бұрын
masha Allah alle ajir hakaasiyo anagana kuwi qaata alle hana dhigo.wixi dinta alle kahordena alle hanaga qabto amiiin
@sharmyf3456
@sharmyf3456 7 жыл бұрын
Hassan Yussuf kkk
@fauziaabdillahi545
@fauziaabdillahi545 7 жыл бұрын
Hassan Yussuf
@saharlibaha3377
@saharlibaha3377 7 жыл бұрын
Mini{muna}Muni .
@SahroAAli
@SahroAAli 7 жыл бұрын
Hassan Yussuf Tuqiya
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 7 жыл бұрын
Ma sha Allah sheikh khayr Allah hakasiyo, kuwa diinta badaliraba Ilahay sharkoda hakuceeliyo. amiin amiin
@ubaxabdi7815
@ubaxabdi7815 7 жыл бұрын
manshaallaah
@ik708
@ik708 7 жыл бұрын
maasha Alaahu xaq ayaa sareeya
@aslimohamed7096
@aslimohamed7096 7 жыл бұрын
mash allh
@abdidahirosmanjamaah8934
@abdidahirosmanjamaah8934 7 жыл бұрын
qolada sheikha wax kasheegaya illahay hasoo hanuuniyo sheikhna illahay hanoo xiftiyo. markuu hargsisa noogu yimid jaamacada hargeisa ayaan dhiganaayay waxaanan kayaabay sidii hbn kaa dadku udoonayeen inay arkaan
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 7 жыл бұрын
shiica iyo tima weyn baadhilka ayee jecelyihiin waxaa dhibeyso bidcadaan laga hortagaayo ilaaheyoow sunada cidii noleysa nolol sharaf nooleysii .kuwa iishay oo wadada midig iyo bidix uga leexday aloow hanuuni shiico,suufi iyo takfiiir ay ugu horeeyaan
@아리파리
@아리파리 7 жыл бұрын
allaah waxaan waydiisaneeeyna in uu na sugo caqana na tuso
@qamaromar8673
@qamaromar8673 7 жыл бұрын
mowliid xaaji jaahilnimo ayaa kugu xaartay afkaagana uraayo shekha haku soo labin
@mawliidxaaji8442
@mawliidxaaji8442 7 жыл бұрын
Sida uu UMAL halkaan ku xusay, waxaa la wada ogsoonyahay xarakaaul-islaamiya (Salafiya, Ikhwaanul-muslimiin, Al-ictisaam, iwm) waxey soo bilowdeen xiligii caalamul-islaam ay gacanta u galeen gumeysigii reer galbeedka.
@abdishakurhassan274
@abdishakurhassan274 7 жыл бұрын
allow.qatumada.nosed.dhalinyaroy.dintina.Bart a.yanledin.kalumeysanine.samanka.fitanbajira.allow.nabadbadi
@mawliidxaaji8442
@mawliidxaaji8442 7 жыл бұрын
UMUL waxa uu ka mid yahay wadaadada uu sida aadka ah u saameeyay MXD BIN CABDIWAHAAB. Waxaana xusid mudan in UMAL oo si aad ah u daraaseeyo kutubta Bin CWahaab, sida kitaabut-tawxiid, usuulus-salaasa, kashfush-shubahaat, iwm.
@mawliidxaaji8442
@mawliidxaaji8442 7 жыл бұрын
Waxaa nasiib daro ah in Umal(WAHAABI/TAKFIIRI) oo ay ahayd in laga digo uu isaga wax ka digaayo. Taas waxey keenaysaa in dadku ay jahwareeraan oo ay aaminaan in WAHAABIYADA qaarkood sida UMAL ay saxsanyihiin !!
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 7 жыл бұрын
Umal haduu wadaad quman/fiican yahay Kuukuuye kuma dhex laafyoodeen, balse Wahaabiyo" tariiqdooda aqri " weligood ayay Gaalada heshiis la ahaayeen, Muslimiintana Seef qoorta uga guri jireen!!!
@mawliidxaaji8442
@mawliidxaaji8442 7 жыл бұрын
Waxaa xusid mudan in FU'AAD SHANGOLO (OO KA MID AH HOGAAMIYEYAASHA WAAWEYN EE ALSHABAAB) uu dhalinyarada u aqriyo kitaabut-tawxiid iyo kutubta kale ee qoray MAXAMED BIN CWAHAB !!
@faisalaahassan8986
@faisalaahassan8986 7 жыл бұрын
Mawliid Xaaji ugu horeen akhi adi ilaahey hakusohadiyeyo sheikhana ilaaahey hanohifdiyo
@abshircadaan5875
@abshircadaan5875 7 жыл бұрын
Umal oo Wahaabi "Khawaarij " ah baa Takfiir Soomaali uga digaya! Aduunyo!!! " Duf ku baxeen ileen caamo waa Dumarka noo cooda " micnihii kii Camamad wayn soo huwada waa u SHIIKH!!!
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 7 жыл бұрын
Abshir Cadaan ahlu quraafa tuf ku bax oo tarakaat naareed ku jadboo bidca badneydeene
@mawliidxaaji8442
@mawliidxaaji8442 7 жыл бұрын
Waa waxaan caqliga aan marnaba galeyn in UMAL ku andacooda inuu la diriraayo TAKFIIR, isla mar ahaantaas uu dadka u aqriyo kutubta MAXAMED BIN CWAHAB !!
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
Waar waxani waa isku mid oo waxba isma dhaammaan.
@Raadhaye
@Raadhaye 7 жыл бұрын
SH.Umal dadka u sheega waxa taariikhda wahhabiya tahay iyo in aad wahhabiya faafiso. Heshiiskii ibn saudi and Muhammad ibn ʿAbd al-Wahhab 1703-1792 waxa uu dhigayey in a) In Muhammad ibn ʿAbd al-Wahhab uu diinta asaga loo dddayo. b)In ibn saudi qaato tallada wadabka iyo ciidamada c) Waa wada dagaal galaynaa dhamaan qabiilada iyo suladaana dhulka manta loo yaqaan saudi arabia, oo xilgaad mandaqado iskood isu xuma ahaa sida Makka iyo madiina waa ku duulaynaa. Heshiiskaa waxaa la saxiixay sannadkaa 1744kii, waxayn markaas duulamo ku qaadeen dhamaan madaqadihii kale, waxayn laayeen culumadii aan wahaabiyada haysan sida suufiyaa ama culimadii kale een maka iyo madiina joogay intii ka baxsatay maahe...sida muftigii makka oo ka baxsaday, asagoo qaxooti ahna dibada ku dhintay. Afkaarta wahhbiyadu waa mida saudi arabiya, lama ogola afkaar kale. qofkii lagu arkna waa dil. Saudi arabia dhaqaalaha shidaalka iyo midka makka& madiina, laakiin ciidanka difaaca reer alla saudi ayaa leh. Waxii diin ah iyo makamadaha iyo dhaqalah makka iyo madiina ka soo galsha oo 30 billion dollar sannakii ahna waxaa qaata Wahhabiyiinta,waxayna lacagtaas ku faafiyaan qaar afkaarta waxaabiyada....waayo dadka kale diin maleh, waa in afkaarta wahhabiya la faafiyaa. Wahaabiya maaha diin waa sida dimoqoraadiyada iyo shuuciyada.
xasan takar oo been abuurkii kulaabtay By sh umal
1:43:02
Salafmedia
Рет қаралды 14 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 267 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 19 МЛН
SU'ALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 || Sh Maxamed Cabdi Umal
59:56
Daacad Production
Рет қаралды 29 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Calaamadaha Waaweyn Ee Qiyaamaha Ka Soo Horeeya Sh.Umal
1:18:18
Baraarug Media
Рет қаралды 94 М.
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 22aad
46:26
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 3,5 М.
MUXAADARO CUSUB ASTAAMO KU TUSIYA JIDKA XALINTA DHIBAATADA SH MAXAMED UMAL
2:06:00
Qisooyonkii rer banii isra'il  Sh. Maxamed Umal
1:24:02
KaAflax
Рет қаралды 178 М.