Deg-deg Sh Umal oo Dhulka ku Jiiday Koox Diimeedka Cusub ee Asaaciduun Bil Xaq, Q1aad

  Рет қаралды 103,264

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

7 жыл бұрын

★ ★ ★Channel-ka Qarri Jiqood★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕
Fallow Me On Facebook / noorqorahay

Пікірлер: 263
@bintusomaliland317
@bintusomaliland317 7 жыл бұрын
Allahayoow xaqa natus nagu arsaaq inanu racno xaqana nagu dil oo noo xafid culimada aad raalida ka tahay Rabiyo nanxifti
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
Muna nur.Amiiin xabibti
@mohamednuuraadantaakoy646
@mohamednuuraadantaakoy646 7 жыл бұрын
ilaahayo nahanuuni
@xeynaan
@xeynaan 7 жыл бұрын
MUNA ILAAH TUUG LKN ADIGUNA WAX BARO AAD KU BADBAADID AAKHIRO IYO ADUUNBA
@claahisiciid4951
@claahisiciid4951 7 жыл бұрын
Najib Yusuf
@mohammedhassan5692
@mohammedhassan5692 7 жыл бұрын
XasbunaAllah Illahow khaatumada Noohagaaji,, Rasulkena NNKH wuxuu Yiri Umadeyda 70 & Dhoor Firqo Aye U Qeybsami dontaa 1 Firqo Unbaa Janada Galeysa illaahow Kuwaas Naga dhig,, Shekhena Mohamed Abdi Umal illaahow Cimrigisa barakee iyo Culamadena kale e Wanaagsan Dhammaan Allow Dhoor 👐👐 Amin Amin
@slaveofallah1833
@slaveofallah1833 7 жыл бұрын
A Real Scholar of the Islam, If you want of truth of Islam, stick to Sheikh Mohamed Umal, Xafidahu allahu.
@Gasawe
@Gasawe 7 жыл бұрын
Mudo 400 oo sano ah Islaamka tan oo kale sooma marin. Alloow Xaqa Na Waafaji. Allaah ha ku Xafido Yaa Sheik Umal
@maxamedcali7098
@maxamedcali7098 7 жыл бұрын
subxaanallaah .. ilaahayaw sharkeeda nagabadbaadi yaa allaah ..aamin
@user-wt3jc4xh1j
@user-wt3jc4xh1j 7 жыл бұрын
sh asc salàan kadib alle ku xafido
@MaxamedAxmed-np7ri
@MaxamedAxmed-np7ri Ай бұрын
Sh.umal hadda aan ku dhahno warkaadaa qaldan.dhayib hadda baraarujintaada hadda waa sax Waana muhiim si fiican yaa uga hadashay.izakallaahu kheet
@maxamedshukri8979
@maxamedshukri8979 7 жыл бұрын
ilaahay swt xaqqa hanagu oofsado firqooyinkan cusubna sharkoodo hanaga qabto culimadda xaqqa nala garab istaagana allaha noo xifdiyo الله يحفظك شيخنا الفاضل الشيخ محمد عبد أمل
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 7 жыл бұрын
Sh Umal, cimri dheer iyo caafimaad iyo barako Alle ha Ku siiyo. Ilaahay adiga iyo culmida ha idin xafido. cadowgiinna Eebbe ha qabto
@laylaqali9590
@laylaqali9590 7 жыл бұрын
marabno uruur diimed ee raabi hanawafajiyo diinta xaqa ah ameen
@abdiganunuur2069
@abdiganunuur2069 7 жыл бұрын
waxa nas ah quraanka axaadiithta iyo qoolka asxaabta nabigeena muxmed vin c/laahi bin c/mudhalib
@rahmoruun2641
@rahmoruun2641 7 жыл бұрын
sh mahamed abdi umal illaaahay dartiis ayaan u jeclahay wlh rabina cilmina wuu siiyey lkn kuwa caqliga fudud ayaa sikale u arka shiiqa illaaahay hanoo barakeeyo asigoo kalayna hanoo badiyo
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
ramo Mahz Amiiin qaliyey inta aqligaga Alaha kùu saaidiyo Alahna haku xifdiyo.
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 7 жыл бұрын
ilahay fidnadan cusub hanaga bad badsho. sheikh Jazakallah ilahay hakuxafido
@maxamedshukri8979
@maxamedshukri8979 7 жыл бұрын
ماشاء الله. الله يحظك شيخنا الفاضل
@sacdiyoabdllahi5466
@sacdiyoabdllahi5466 7 жыл бұрын
Ilaahey ahnaga: qabto Wixii daldan
@filsanmohamed2257
@filsanmohamed2257 7 жыл бұрын
shiikh jazakallh allha ku siiya cimri dheer yaa rabi
@itisaamcaraab9434
@itisaamcaraab9434 7 жыл бұрын
sheikh xafida humulah
@shucaybawcabdi7997
@shucaybawcabdi7997 7 жыл бұрын
alle haynaga badbaaadiyo firaqooyinka qaldan
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 5 ай бұрын
M.a sheekha Allaha xafido ❤❤❤❤❤❤❤
@fartunmohamud5583
@fartunmohamud5583 7 жыл бұрын
Allah ha naga badbaadiyo shartooda iyo dhibaatada ka soo socoto umadaan soomaaliyeed Allah ha dulqaado dhibaatada heysato xaqa Allah ha nugu duwo aamiin aamiin Allah umadaan ha u gargaaro hana naga qabto tagfiirta aamiin yaa allaah badbaado umadaan ha
@nurtanalka5602
@nurtanalka5602 7 жыл бұрын
illahey wadada haqa hanagu duwo
@deggannaruurojecliyaxajiga6522
@deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 жыл бұрын
alle ha naga qabto
@ahmedabdulaahi3705
@ahmedabdulaahi3705 7 жыл бұрын
mansha allaah sheekh umal xafidulaah
@mamafarhan4060
@mamafarhan4060 7 жыл бұрын
mshllh alah xafido shiqa
@qalanjadaqarniga5761
@qalanjadaqarniga5761 7 жыл бұрын
ilahey hanagu Sugo Xaqa waa Zaman akhar mid saxan iyo midqaldanba Wey Adagtahay inlakala garto, ilahoow Xaqa Nagu dil
@bullegsa3947
@bullegsa3947 7 жыл бұрын
Qalanjada Qarniga mshalah
@hanaqueen7254
@hanaqueen7254 7 жыл бұрын
xasbunallah wa nicmal wakila
@ilhanmohamedahmed3137
@ilhanmohamedahmed3137 7 жыл бұрын
Allah swt ha ku xafido si fiican ayaad noogu balbalaadhisay allah ayaan sharkooda ka magan galay
@abdallamiiney6976
@abdallamiiney6976 7 жыл бұрын
allah yaxfadka sheekhunaa mahamad abdi umal jazakallah qayran
@deqosheqdon5542
@deqosheqdon5542 7 жыл бұрын
mashaallah allah ku xafido sheekh umala
@xuseenabdi1786
@xuseenabdi1786 7 жыл бұрын
masha allah ilahy ha xafido sheikhena weyn
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 7 жыл бұрын
Allaah Yaxfadka sheekhunaa faadil
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 7 жыл бұрын
waa Shayaadhiin waxba Ma Qaadaayaan...Waa in la Xir-xiraa oo waddanka laga Suuliyaa...Scww.
@user-fl4fn8on6r
@user-fl4fn8on6r 7 жыл бұрын
asc ayaan daradena waxaa ka mid ah umadii oo diintii aqoon ulahayn hadan jahawareersan dhibaato darteet inay qoomkale oo lunsan iş iclaamiyaan nasiibdarada ayey ka mithy
@ilhanmohamedahmed3137
@ilhanmohamedahmed3137 7 жыл бұрын
Caisha Mowlid haday quraanka bartaan dadku cid khaldi kartaa m jirto
@sakariyesakariye8967
@sakariyesakariye8967 7 жыл бұрын
Allow xaqa na garan sii adaa awoodle e
@husseencagta2088
@husseencagta2088 7 жыл бұрын
Allah dariiqa toosan ha nagu hanuuniyo. aamiin
@nadiifoyare1950
@nadiifoyare1950 3 жыл бұрын
Vy
@umumastuurah2624
@umumastuurah2624 7 жыл бұрын
ilaahayow diintaada nagusug, galadana nagaqabo
@fowziaaxmed6706
@fowziaaxmed6706 7 жыл бұрын
thanks sheikh
@dropshipingupdate6743
@dropshipingupdate6743 7 жыл бұрын
Fowzia Axmed u wellcome
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 7 жыл бұрын
firqadii waa soo badanayaan allaw naga badbaadi sharkooda
@khadarjamaal6391
@khadarjamaal6391 7 жыл бұрын
ilahay hanaga qabto wixii khaldanba
@fowziaaxmed6706
@fowziaaxmed6706 7 жыл бұрын
khadar jamaal Aamiin
@nimcoyu6324
@nimcoyu6324 7 жыл бұрын
Syusupermn batmnhflashmen
@mohammedBille
@mohammedBille 7 жыл бұрын
khadar jamaal aaamiin aamiin
@anab121adan4
@anab121adan4 7 жыл бұрын
masha allah allaha xafido sheqa wax badan ayaan kafaa idnaye asxabey culimada yaan loogafin ee haladhageysto
@abdullahihussein3201
@abdullahihussein3201 7 жыл бұрын
masha aĺlah sheikh umal. Allah hakubarakeyo inbadan
@laylamohamudhassan6566
@laylamohamudhassan6566 7 жыл бұрын
asc dhaman walala musliminta horta yaaan culumada wax laga shegin marka xigta koox diiimed beena awalbay dalkeni rogtay eee illah hanaga qabto
@mohammedBille
@mohammedBille 7 жыл бұрын
culimada waa in latageeraa Mansha allah
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
masha Alah sheequnawa waalidana jazakalahu qeyra jaza
@khatraallaahyaxfidak9640
@khatraallaahyaxfidak9640 7 жыл бұрын
shekh Alle haku xifdiyo
@creativitydisplay3059
@creativitydisplay3059 7 жыл бұрын
iilahayoow culimada noo barakee
@munaumuaisha1012
@munaumuaisha1012 7 жыл бұрын
sheekh maxamed cabdi umal Ilaahay ilahy dartii ayaan kuujeclahy ilahay hakubarakeeyo
@abdimalikmohamud8802
@abdimalikmohamud8802 7 жыл бұрын
Shiikhunaa Alfaadil barakallahu fiik xaqu waa cad yahay ilaa cidii kaleexlexato maahee
@fadxiabdirhmn2698
@fadxiabdirhmn2698 7 жыл бұрын
mnsha allh sh umal alla yahfdka
@lulaa1113
@lulaa1113 7 жыл бұрын
ماشاء اللة الشيخ العلامة محمد عبدي أمل حفظك الله من كل سوء
@ibraahimcabdi992
@ibraahimcabdi992 7 жыл бұрын
شكران الشيخ محمذ حفظه الله
@haniahmed5547
@haniahmed5547 7 жыл бұрын
Allah naga qabto
@rashidmohamed4524
@rashidmohamed4524 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا الجليل
@hiboali8319
@hiboali8319 7 жыл бұрын
alle sheikhs caqliga hawbarakeeyo
@sadiaessa5590
@sadiaessa5590 7 жыл бұрын
Ilahay haku xiftiyo shekhena
@abdiganunuur2069
@abdiganunuur2069 7 жыл бұрын
sharaxa waxa lagaqadanay rasuulka iyo asxaabta
@nimoali8905
@nimoali8905 7 жыл бұрын
jazakalahu.qer.sh.abdi.umul
@abdishakurmahamedabdishaku362
@abdishakurmahamedabdishaku362 7 жыл бұрын
adun gadon waya todobatanka farqood lashegay ayalajoga
@waakomedia9861
@waakomedia9861 7 жыл бұрын
allaha hanaga qabtooo
@baashesports938
@baashesports938 7 жыл бұрын
alle hanaga duwo kuwaas
@user-hl4hr1lb7b
@user-hl4hr1lb7b 7 жыл бұрын
yaaab badanan Al shabaab le qabnay hadana hadana saciduni bil xaq maa somali imaday حسبي الله ونعم الوكيل فيهم
@cabdirisakmuuse5705
@cabdirisakmuuse5705 7 жыл бұрын
kuwa caaytamaayaw culumada carabkiina kadaaya xaqane alle wayne swc ha idin fahamsiiyo
@iftinsalah0110
@iftinsalah0110 7 жыл бұрын
aamiin muna mahadsanid wll
@soomaliweynnomorehawiye9442
@soomaliweynnomorehawiye9442 7 жыл бұрын
thanks shekh
@faysalhasan1832
@faysalhasan1832 7 жыл бұрын
masha allah
@abdiganunuur2069
@abdiganunuur2069 7 жыл бұрын
waxaa nas lahayn waa baadil quraanka iyo axaadiith ayaa asal ah iyo quulka asxaabta wixii kasoo hara waa baadil
@anisaabdishukri4697
@anisaabdishukri4697 7 жыл бұрын
jazzaka allah sheikh
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 7 жыл бұрын
subxaana laah sheekh umal subxaana laah sheekh yaavrab yaarab
@fardusyasin6389
@fardusyasin6389 7 жыл бұрын
subxanalaah Allah waakufilanyahay waxkasta Oo xaqakahoryimaada fadka uuqaatay shaydanku allow noogaqabo muslimiinta it's caaamada s dhalinyarada shacabka Somalia. diintiiina barta Allah hakucaabudina jaahilnimo sheikh umal cadwga alllah hakaaqabto aaamiin aamin
@hakumashquulinsaaxiib2199
@hakumashquulinsaaxiib2199 7 жыл бұрын
ALLOW NAGA QABO WAA MA SIIBEE.
@ruqiyoalixaahi5919
@ruqiyoalixaahi5919 7 жыл бұрын
Jakuma Allah ihr sheikh
@healthandbeyond1059
@healthandbeyond1059 7 жыл бұрын
walal runti aniga xita wankudhodi jirya arinkan lkn jahil ayan kaaha xita dadki buqa wadi ayan kujiray lkn aqon dhari aya igaysi hada wan arkay runti lkn makasayo inuyahay lacif lkn waxan kawanina afkada hakunartagin my brother wankujeclahy
@intadhafatoawogissaeed3224
@intadhafatoawogissaeed3224 7 жыл бұрын
msha Allah sheq uml🙏🙏
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
Hussein hilac thanks my brother
@zahradirie6695
@zahradirie6695 7 жыл бұрын
Ilahaay naga qabo kufaarta
@umumastuurah2624
@umumastuurah2624 7 жыл бұрын
allow culumadeena noo ilaali maxaa yeelay waa indheheena,waa kuwa noo ilaaliya diinteena
@safiyagabowafrax8866
@safiyagabowafrax8866 7 жыл бұрын
allah hanagu cafaco
@abdallaabdulkadir994
@abdallaabdulkadir994 7 жыл бұрын
جواب محمود نور عثمان
@dayuubaabdirahmandayuuba663
@dayuubaabdirahmandayuuba663 7 жыл бұрын
alahayow naga qabo urur danbe oo umada xaq daro ku gumaada ma karaynee alshabaabna jabi kuwana naga qabo
@ahmedn.h.m8505
@ahmedn.h.m8505 7 жыл бұрын
MachaAllaah
@muktarmacalim5052
@muktarmacalim5052 7 жыл бұрын
Thanks For Sharing
@aminafarax3407
@aminafarax3407 7 жыл бұрын
masha Allah I lah ayan kabarayanaha Dhabada xaaqaha hanuguduwo
@samsamcusmaan3475
@samsamcusmaan3475 7 жыл бұрын
ilaahay haynaga qabto fitnada
@safiyagabowafrax8866
@safiyagabowafrax8866 7 жыл бұрын
inan xaqa iyo badilka kala fahana
@IfrahMYusuf
@IfrahMYusuf 3 жыл бұрын
Hada waa kane yaa argagixiso naga bixiyo, albaabka sharta marki la furto lama xeri karo💔
@muldhisaahaqaa4611
@muldhisaahaqaa4611 7 жыл бұрын
Mana Aqbaleyno Wax Wadanka Masar Lagubeere, Waayo Wadanka Masar Waxa Ay Noqdey Meel Shar iyo kheyr Lagubeerayo,Suufiga Wax looyaqaano Masar Ayaa Noogu imaadeen,Marka kuwaan Mahadda islaam Nimadeena Noocusbeysiinayaan,War islaam Nimada Annagu Waan kula dhalaney Mana Aqbaleyno Dooral qaatada,قال النبي صلي الله عليه وسلم كل مولود يولد علي الفطرة فأبواه يهودانه أويمجسانه أوينصرانه Annagu islaamnimada Waan kuladhalaney Culamada Waan heysana Nagataga Gaal Dabagantaalee.
@yurubhassan2233
@yurubhassan2233 7 жыл бұрын
sheekh umal ilaahaybaa diinta fahansiiyay masha allh
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 7 жыл бұрын
ilaahey hanaga qabto waa fitno soo korortay
@eliyasuldan5332
@eliyasuldan5332 7 жыл бұрын
Eebe ayna wada hadeeyo.
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 7 жыл бұрын
waa isku mid waxayna uga qaylinayaan laydin dhagysan maayo Illaaahay sharkiina hanaga qabto khayrkinana hana tusiyo lkn wlhi ma kala jecli
@CM-xs7xt
@CM-xs7xt 7 жыл бұрын
shiiq aan mufti lawada yaqaan ama aan aqoonsi caalamiya heeysan oo dal iyo dibadaba laga aqoonin yaan la dhegeeysanin afkaarta ururada is ma gacaaabay ee mabaadiida xakjirka ah ku mideeysan ama ku saleeysan iyo axaadiista saxiixa ah halakala Barto urur diimeed dabe yaan lagu dedegin AL shabaab iyo AL qaacida halagu cibaaro qaato oo diin iyo caqiido ka dhigtay muslim la qalo in ilaaheey loogu dhawaado janadana lagu galo soomaaliya waa dad muslim ah kitaabka ale iyo sunada nabi muxamad caleeyhi salaatu wasalaam ee qeeyrku ku jiro haleesku ilaaliyo kuwa fidnada iyo gaaleeynta nagu dhex wada halaga hortago iimaamyada mashaaiiqda aan leenahay ee doowlada soomaaliyeed iyo caalamka islaamka wada ansaxiyeen aan ku xirano ilaaheeyna aan aamino oo yaan umada soomaaliyeed la baadiyeeynin sanadkaan laga bilaabo qof walba oo naga mida jaamacada masiibooyinka lagu barto waa ka soo wada baxnay maadooyinka aan ku soo qaadanay ama aan ku soo baranay waxaa ka mida kaligii taliye tuug iyo musuq maasuq dagaal sukeeye dagaal Uru diimeed dagaal qabqable dagaal jabhadeed U S C S S D F S N M S N A R R A S B M iyo qaar kaloo badan wixii la soo maray dib ha loo aqriyo shhaadooynkii aan ka soo qaadanay yaanan iska luminin ee aan isku baraarujino si aan qalad dabe u dhicin qatrtarna u imaanin dadka iyo dalka soomaaliyeed ilaaheey ha badbaadiyo diinta islaamka kor alaha ka dhigo aaaaaamiin
@healthandbeyond1059
@healthandbeyond1059 7 жыл бұрын
walal wlhi aniga kuguma racsani ninkan ilhay wusiayay cilmi kufilan waxa tiri nabiga ayu injir kutilmamay ani xita majecli inan maqlo hadalka lkn My brother xaqa miya leskudila ninkan waxu aqirayay waa xadhid ani ayan arkay xadhidka lkn maogi inu lacif yahay marka walala adii naar hakugalin hadalada ad ufirsanin wayo malin aya laguwaydinaya hadalka runti wankanaxay markan arkay qoralkada walal safar ayatahay marka camalkada wanaji
@maxamedcabdiqadirjama485
@maxamedcabdiqadirjama485 7 жыл бұрын
Abdirahman Tawane shurkan wllo waxa cayaa waa ashaciro,sufiyo shekhu shirkiyaadkoda uubananka sodhigay
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
Abdirahman Tawane shugran walal Alaha haku xifdiyo inta xuna xaqa Alaha tuso amiiin
@abdallaabdiraxman9326
@abdallaabdiraxman9326 7 жыл бұрын
wlhi diimihii ayaa bty allow nagu sug diinta xaqa ah
@adanbuulecali3913
@adanbuulecali3913 7 жыл бұрын
wale wa la in ogaday tugo xaged KU gabanaysan
@xaajiyare5486
@xaajiyare5486 7 жыл бұрын
sheey daan weenaday aaye ka n
@dheereeye5932
@dheereeye5932 7 жыл бұрын
Somaliyeey, qolo danbe si Fudud ha ku raacina please. Jahliga badan ayaa innoogu wacan inaan kii Quran ama Carabi akhriyaba iska daba saqleyno. Fadlan iska jira oo Nin walowba ugu yaraan sida ilaahey looga cabsado, loo cibaadeysto IDINKU lafihiina u Barta. Wallee waa la soo badanayaa! CAJAB.
@itisaamcaraab9434
@itisaamcaraab9434 7 жыл бұрын
hog odhan waxu ka imada imaratka Allah naga qabto koxdambe miya Somali qaldidono alshabab ayaba laga nasanlayahe urur dambe yaan laogalanin somaliyey
@Libanwolf
@Libanwolf 7 жыл бұрын
itisaam caraab sax walahi
@pathtosucceed..2368
@pathtosucceed..2368 7 жыл бұрын
ebe ha na wafajiyo waxi xaaq ah
@ibraahimibra4385
@ibraahimibra4385 7 жыл бұрын
first who are these people who dislike this video
@abdallaabdulkadir994
@abdallaabdulkadir994 7 жыл бұрын
((( أنت المردد ﻻسم وحديث شكري أحمد... هو لم يعلمني شيئا، ولم أقف على ما قاله أو كتبه.. إن كان شريرا، فالذين قتلوه كانوا شياطينا... وإلا كان شهيدا، وشابا أحب لقاء ربه... إن كان له شبه ب "الشراة" القدامى في دينه... فلقد كان أيضا كارها للشرك، ومن أصبح الشرك طابعهم... إن كان حقا قد كفر الشعب المصري... أليسوا شيوخ النجد من قد فعلوا مثل ذلك؟!!.. نحن شهداء على أنه كان أكثر شعورا منك (في الدين)... إنه عمل بالشورى والأنعام والشعراء... لم يتهمه أحد باتباع الدساتير وشراكة الكفار... ولم يشبهكم في الشر والتآمر والمكر والخداع ضد الحنيف (الحنفاء).. أقوام غرباء هم من كانوا يتحدثون عن التكفير (طويلا)... يخدع ب(شبهة التكفير) من ليس لهم باع في العلم ... هو الأنور (السادات) وشبكته من أشاع هذه الفكرة.. وقد جعلتموه (أنور) شيخا لكم إن أعطيتمونا (شكري).. ليش من الشرف أن تفتري في المحافل... وعليك قميص فضفاض وعشيرتك تقول لك (الشيخ).. يا هذا لقد هجر الحياء عنك.. اجعل شغلك في ميزان (دع ما لايعنيك) ولا تشتغل وتتعب نفسك من لم يأخذ منك شيئا (من لم يظلمك) الحق كالشمس المبصرة وكنور سطعه الله.. الشو-الشو (الغيبة وسوء الكلام والفحش) لا تقتل شيخا كما لا تقتله الأكاذيب المشحونة. وأيضا لا تقتله الشبهات والمؤامرات.. تب الى الشكور فالحق أكبر من أن يوضع في قفص...))) ذلك يقول الشاعر أو أقرب.. قيل الارتجال يقتل الرجال، وأقول الترجمة أكثر فتكا منه.. للشعر في الترجمات مقتلا ومهلكة إذ يزول المعنى وتذهب عنه الهيبة وتختفي عنه النكهة، كما يكون عاطلا عن اللغز والنقد.. وأحيانا يكون أهون من الكلام العادي.. وشكرا
@frdozahmd7319
@frdozahmd7319 7 жыл бұрын
xuriyatul qowl kulahaa adaaba dhiigaada labaneeste Lana lagadhigi gaalka doofarka cuna ee alle kushirkiye adoon waliga ushirigyeelin alle ,dadka xuriyatul qowlka kahadlo ayaga naftood makafikiraan 😕
@salhalmrese7517
@salhalmrese7517 7 жыл бұрын
Qawariji waya
@busaadmashalllah1418
@busaadmashalllah1418 7 жыл бұрын
mash allah
@raxmaahmed8967
@raxmaahmed8967 7 жыл бұрын
Allah xaqa hanagu dilo
@abdinur6152
@abdinur6152 7 жыл бұрын
somalidu waxay tiraa martidu ayadaa kala naxda, marka wadaad ma ogola inuu arko wadaad kale oo dhahaya diinta barayaa dadka. Alsaacidun Bil xaq waxay dhahen Towxid ka baraynaa dad ka ee maxay dhib leedahay?
@saacidsalebaan.bukhaari4694
@saacidsalebaan.bukhaari4694 7 жыл бұрын
sh.umalow kooxda ictisaam ee aad looyarka utahay iyo tani waa isku mid ee ilaahay ka cabso oo ictisaamkana raaci
@caashageedow8575
@caashageedow8575 7 жыл бұрын
Waa urur aan daad laayin uuni rabo in fakradooda si nabad ah dadka kulawadaaqaan ee xuriyatul qoolka yaan loo diidin
@caashageedow8575
@caashageedow8575 7 жыл бұрын
Sheeikh Umal wadaad fiican buu ahaan jirey ee ilaah hasoohanuuniyo
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
caasha geedow oo hada maxa u diide wanaga ood ku aragte adiga ayaa wagii hore fiicna malaha.
@alimanabdoo4671
@alimanabdoo4671 7 жыл бұрын
Diinta Alle ha ina fahamsiiyo
Deg-deg Q2aad Sh Umal oo Dhulka ku Jiiday Koox Diimeedka Cusub
1:24:45
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
Sh Umal Si Adag Ugu Hadlay Qoraaga Yiri Sheydaan Naarta Galimayoo
11:32
DHALINYARADA | SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
34:59
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Salafmedia
Рет қаралды 20 М.
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 21aad
53:45
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 16 М.
Risaalada Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq ( Eng.Maxamuud Yuusuf Ismaaciil )
22:14
Zinada iyo sidey ukala Dambi Weyntahay || Sh Maxamed Cabdi Umal
59:47