Juxa waa ku salaamay waxbadan oo taariikh ah baad duubta hada wareeysiga meeshu ka biloowdo iyo wax uu ku saleeysanyahay iyo qofka aad wareeysaneeysid waxa fiican inaad intoroduction u sameeysid
@lilcuzzwhitemoe Жыл бұрын
Ummad oo soomaaliyeed waxaa dowladda ka horkeenay waa sidii caddaalad darrada ahayd ee usoo dhoweysay oo umaamuustay raggii cadowga soomaaliya usoo horkacayey , bal qiyaas kuwii ku curyaamay , ku ogoontoobay difaaca dal ka oo dayacan oo kuwii sidaas badan hortooda magac maamuus lagu taxay Alleylehe wey istaahishay dowladdaasi in laga horyimaado
@maxamedxuseen1740 Жыл бұрын
Hadda Janaraale adiga oo mudan intiinii maamulka wax ka baratay waxa loo baahanyahay in talo aad keentaan dib wadankii loogu dhisaayo illayn qoqobkaan lagu jiri maayee.
@ladanesalwe8245 Жыл бұрын
Wlhi waa joogay malintaad ka qudbadeeynaysa xarunta eenoyo adiga iyo. Abshir muse iyo xasan abshir Abshir muse iyo xasan abshir cadan yeman waxa ka so qaaday markabkii bashiir cabdi madoobe iyo qoladii bahdir rooble. Maalintaas wax badan baa noo sheegtay waxad amaantay in bari bari waa safiirkii muqdisho lagu dilay. Waxas dhan goob joog ban u ahaa waxan jiray 18 sano