xidigaha bilaha maalmaha Cali qamar iyo axmed idaaja isku raadinta xidigaha qaybta 1 aad

  Рет қаралды 5,959

Daaraan

Daaraan

Күн бұрын

magac Yada xidigaha dayaxa lasocda iyo kala bahaynta afarta xili okabilaba nayah guga iyo xagaa iyo dayr iyo diraac
xidigaha guga waxaa ladhahaa RAQOH
xidigaha xagaga waxaa ladhahaa NAAFOH
xidigaha dayrta waxaa ladhahaa DALALI
xidigaha diraacda waxaa ladhahaa CIRIR
1 RAQOH wa GUGA waxa la arkaa 7 xidig oka koban 1 ila todoba xidigaha magac yadooda
1 godan
2 lisan
3 urur
4 gargaar
5 agali cad
6 agali gaduud
7 afagaal
2 NAAFOH wa XAGAGA
1 naaf dadde
2 naaf madoobe
3 afqooys
4 majin
5 kooxdin
6 dirir day
7 dirir
3 DALALI wa dayr
1 garbo
2 bayaxow
3 gudban
4 libcas
5 mareega dheer
6 xoor
7 damera jogeen
4 RAQO wa DIRAAC
1 jid dhiriqle
2 jid gabare
3 did gacanle
4 rab hore
5 rab dame
6 mecaad
Waxaan ku jirnaa waqti fiican. Kaalay oo nagu soo biir.
heeganidea.blo...
welcome sodhawaada asxaabta sharafta leh
halkaan qof walba waxuu kaheli doona waxuu rabay
Wixii faallo ah ama su'aalo ah, fadlan noogu reeb qaybta hoose ee komentiyada. Lana wadaag asxaabtaada ama sheer garee. Ha ilaawin inaad fiidyowgan aad layk garaysid. Haddii aadan wali sabiskarayb garayn janalkan, wax badan ayaa ku dhaafay ee fadlan sabiskaraybta la raac gambaleelkana furo si aad mar walba noola socotid
cabdulaahisiciid0@gmail.com
onlineheegan@gmail.com
waxaan ibina guryaha dhulaalka fomaleerro bulukeeti
nagala soxiriir 0907505828 0611495309
waxaan wax barnaa ardo badan odhigta farsamo gacmeed online ahaan
waxaan qabanaa kasii badan waxaan idin tusnay xogo kusabsan heegan company ♥

Пікірлер
Wednesday VS Enid: Who is The Best Mommy? #shorts
0:14
Troom Oki Toki
Рет қаралды 50 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
Xilliyada, Bilaha iyo Roobabka Soomaalida
4:37
Abdirahman Abtidon
Рет қаралды 781
SILSILADA DEELEEY
1:31:27
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 41 М.
Abwaan cali Qamar
3:37
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 10 М.