Qaybii 2aad: Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca

  Рет қаралды 3,218

Farm Somalia

Farm Somalia

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@sahrahussein815
@sahrahussein815 2 жыл бұрын
Sax.walalkeey.mahadsanid sida.ad.noogufaaidaysi
@farhankajarfarhan6913
@farhankajarfarhan6913 2 жыл бұрын
Allah haa gubarakeeyo sxb
@abdulahigure2926
@abdulahigure2926 2 жыл бұрын
Masha Allah
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
mahadsanid yaa Abdallah
@MohamedHussein-bz3jo
@MohamedHussein-bz3jo 23 күн бұрын
Ustaadow casharada noso badi i.a arday ahey jamacad dhigto waxbadan kaa faaidey oo aan jamacadda kafahmi waayey mahadsanid ustaad❤
@farahlibah6570
@farahlibah6570 2 жыл бұрын
Mashaa allah ustaad hory u soco
@jaamacafrica5678
@jaamacafrica5678 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo ustaad Hot pepper 🌶 cashar nooga soo diyaari aadbad noo jeclaysiisey kulliyada beeraha kuma ilaawi doono ustadkyga
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal adigana ilaahay hakubarakeeyo. Barbarooniga ayaan kasameeyay waana isku famil iyo isku qaab. Waxaan filayaa in aad kaas fiirsatay
@axmaddaahirmakaalmukarama9002
@axmaddaahirmakaalmukarama9002 2 жыл бұрын
Masha allah mahad sanid sxb wana casharo faaiido noo leh wana ku bogaadinaynaaa
@AbdifatahMohamed-od8hx
@AbdifatahMohamed-od8hx 4 ай бұрын
Asc ustaad
@sahracumar8769
@sahracumar8769 3 ай бұрын
Asc dr cali aad auaad u mahadsan tahay madaama ay wax bafan basal naga xumastay
@suub879
@suub879 2 жыл бұрын
Sxb maanta oo dhan waxaan raadinaayey muuqaal aad uga hadleysid galeyda gamadiga iyo mazagada maamule hadii ay jiraan muuqaal aad uga hadleysid 3 daas geel fadlan ila wadaag
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
sxb kuwaas videos gooni ah kama aanan samayn ayaan filayaa lkn insha Allah waan kasamayn doonaa.
@suub879
@suub879 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey waan kaa sugeynaa insha allaaah
@cabdishakur3711
@cabdishakur3711 2 жыл бұрын
Walaal hore iigu soo jawaab aadban Uga baqaya dhul aan hanti badan galiyey on khasare igaga dhaco ma rabo
@AbdifatahMohamed-od8hx
@AbdifatahMohamed-od8hx 4 ай бұрын
Asc utaad
@AbdifatahMohamed-od8hx
@AbdifatahMohamed-od8hx 4 ай бұрын
Ustad what’s up lanbarkada ayaan raba ma heli kara
@cabdishakur3711
@cabdishakur3711 2 жыл бұрын
What. S app ka igala soo xidhiidh
@cabdishakur3711
@cabdishakur3711 2 жыл бұрын
Walaal iga soo caawi waxan beerey qamadi badan oo dhan 40 sacadood waxa beero aan iga fogeyn ilaa3. Ilaa5 km ii jirta calamadihii diirta ka hor tag ama iska difaaci maxan u isticmali karaa
@suleymaanaxmed3235
@suleymaanaxmed3235 Жыл бұрын
Maclimu namber kaga whats appka noso qor plz🙏
Farming Sesame - beerashada sisinta
2:49
Osman Mahdi
Рет қаралды 2,8 М.
Latest Goat Arrivals: Explore Our Fresh Stock! | Organic Goat Farm
4:59
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 35 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 93 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 71 МЛН
Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
21:20
Farm Somalia
Рет қаралды 4,7 М.
Sida aan Baradho Guriga ugu Beero #somali
7:19
Beertayda Somali Gardener
Рет қаралды 37 М.
فوق السلطة 411 - سيدة مصرية تلجأ إلى السِحر لإنهاء نتنياهو
28:07
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 544 М.
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
22:02
Farm Somalia
Рет қаралды 6 М.
Smart Farm: Onion Farming
2:13
Citizen TV Kenya
Рет қаралды 255 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН