Taariikhda laga been sheegay ee Beesha Abgaal Cusmaan iyo Abwaan Cabdi Faarax Dhuunkaaal.

  Рет қаралды 21,447

Qanso SomaliTv

Qanso SomaliTv

Жыл бұрын

Ka beensheegida Taariikhda Beesha Faca weyn ee #Abgaal Cusmaan iyo Xaqiiqada ee yihiin.
Barnaamijk Gaar ah Wadanka iyo Wadaniga Qeybtiisii Saddexaad iyo Abwaan Cabdi Faarax Dhuunkaaal.

Пікірлер: 49
@TheSamale
@TheSamale Жыл бұрын
Viva Abgaal, Cismaan.
@ustaadahmed1911
@ustaadahmed1911 Жыл бұрын
Beelweynta Abgaal ayuu caayey, maantana wadaadadi ayuu caayey Ee Beesha Ceyr naga ceshta odaygaan
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 Жыл бұрын
Quruxeey ceeyr Xalaall ah maaha 💯💯..
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Жыл бұрын
War yaaya dalka soomaaliyedow Runtii waa masiibo hala raadsho firkii cali saman tar xagee somalia kaso galay ( waa Maharto Tariikh xanun leh Sideedtan iyo 82 Laba hogaamiye Ninka dilay hadana Dubka ama diirka ama dadka Kula sheeganaya Subxaanaaallaah
@mikejones8974
@mikejones8974 Ай бұрын
🫏😂🤣
@dahaboiman3550
@dahaboiman3550 Жыл бұрын
Maansha alaah 👌👌👌👌👌🥰🥰🥰🥰❤❤💪💪👡
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Жыл бұрын
Magool ilaahay ha unaxariisto ugaas cali muxumad calina ilaahay waa siiyay waxoow Aabo dhaho alx
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
SABAR ABWAAN ALLE MABAAJIYO BALANTA UU QAADO.
@Rayanahmedthegirl
@Rayanahmedthegirl Жыл бұрын
Masha allah awoowe
@thorntonheath.croydon.3431
@thorntonheath.croydon.3431 Жыл бұрын
War kan habargidir maaha Munaafaq weeyaan👇
@ilyaasafraxculaad2771
@ilyaasafraxculaad2771 Жыл бұрын
Qeybta kle no galiya plz
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 Жыл бұрын
Fadkan taariiq buu hayaa abwanka ee halaga reebo masha allah
@luuleymuxumadluuleymuxumad2395
@luuleymuxumadluuleymuxumad2395 Жыл бұрын
Sax waayay adeer
@osmangiire1349
@osmangiire1349 3 ай бұрын
Aniga waxaan kasiwaayey duqa!? Abgaal Harti majeerteen maadhaley😊? Mise Warsangali mise Dhulmahante😊?! Waxaan umaleynaa in Aabihiin makeerteen ahaay😊
@dahaboiman3550
@dahaboiman3550 Жыл бұрын
Maansha says 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💪💪👌👌👌👌👑👑👑👑🦁🦁🦁😎🦁🦁🦁🦁🦁🦁🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪❤❤❤❤💪💪💪
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Very good
@MaxamedCabdi-yj7lj
@MaxamedCabdi-yj7lj Жыл бұрын
Being learning your ethnic Somali are 80% of Gush -nabruud -- samruud - isir - Berber and others 20% of four ethnics such as Bantu ,Arabia Hivties and sinhalese
@abdiroble2576
@abdiroble2576 9 ай бұрын
Agoonyar iyo sacad in ay hiraab Aakhiro u direen kumanaan kun Midkoodna muu qaban Jen Caydiid iyo cali mahdi.
@hilowlesheekh2827
@hilowlesheekh2827 Жыл бұрын
walaalkeeyow alaha ku xafido
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
ABWAAN HADAL WAX BADAN BAA KA FAAIIDNEY HADALKAAGA DHABNA WAA KA HADASHAY TAARIIKH AH THANKS
@muhubojama1231
@muhubojama1231 Жыл бұрын
Abti waan ku salaamey taariikh wanaagsana waad heysaa mashaa Allah tabaraka allaah waxaa wanasgsan dadka taariikhda leh waa in aan madax saarnaa walaahey waxaan markasta taariikhda aad heyso waa in la qoraa walaahey mrkaad taariikhda itoobiya walaashey labo wiil oo ay dhashey dhimasho iyo nolol midna lama arag dagaal 77 inay galeen ayaa u danbeeysey dadkii taariikhdaas soo marey ayaa maantey la leeyahay taariikhda maleh ilaahow somaali magacooda kor kayeel abti xamar ayaan ku korey marka aan. Maqlo wax baa xamar ka dhacey ilaah subxaanu watacaala ayaan u baryayaa nabad
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 Жыл бұрын
Abwaan tariikhda noosoo badi please
@edbankhalif587
@edbankhalif587 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 Жыл бұрын
Masha allah raganimo waa udhaladho4 abwaane
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 5 ай бұрын
Noolow walaal.
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 Жыл бұрын
Abwaan guulayso
@zamzamali4347
@zamzamali4347 Жыл бұрын
Asalkaahu meeshuu ahaa waadigaa maray
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
Madaxweyne Aaden Cade Aun Aa 2bo Mar Ladoortay (1960-1968 )8 Sano Oo Haaye Madaxweynie Abdirashiid Aun Aa La Doortay 1968 Waxaana La Dilay 1969 March 2da Madaxweyne Ee Soomaaliya Soo Marta Laba Laba Mar La Doortay Waa Madaxweyne Aaden Cade Aun Iyo M/W Hassan Sheikh 2da Waa Mudulood Masha-allah
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 Жыл бұрын
abgaal naceybka ay habagidir u qabaan waxa keenay jeneral caydiid markuu cali mahdi la dagalay ayey neceen habargidir ilaa hadana ma jeclo hada maxay kaa haystan o hadalkoda u wadwadaa oday aflagaado badan ayatahay
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
Mudulod haddu kaco waa carado kacday wlhi 🆎☠️
@FarxiyaMMc
@FarxiyaMMc Жыл бұрын
Islaanka ilaahey kaqabe y
@MaxamuudCismaan-pj5hc
@MaxamuudCismaan-pj5hc Жыл бұрын
Abwaan Nimankii Waxaa Ka Badbaaday (1)nin oo Med Ahaan Looga Tegey
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Жыл бұрын
Caayrna eber maahan ee waaa daacad
@mohamudmuseaden8453
@mohamudmuseaden8453 5 ай бұрын
War ninyahow ilaahay ka baq wax aadan aqoon iyo ogaal midna u lahayn haka hadlin oo hadalkaaga ka fiirso nina lama yaso nina lama yaraysto ,cidna haku jeesjeesin ma garanayso sida beri xaal noqonaayo
@AbdihersiWarsame-kq2wi
@AbdihersiWarsame-kq2wi Ай бұрын
Niman waxba ogeyna tahay aderka galalba layey askartas codkasta og tarikhda Ben hakadhegin
@idman-bt3tf
@idman-bt3tf Жыл бұрын
Oday waayo soo joogay oo in badan og baatahay
@abdullahiwarsame3211
@abdullahiwarsame3211 Жыл бұрын
Dhibaatada Afweyne u geestay dalkeena wax la koobi kara maaha . Ciidamadi aqoonta u lahaa xirfadda ayuu ku beddelay kuwa jufadiisa ah juhala ah .
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 9 ай бұрын
Waaubagay biradan lafta laheen cabuladana inaa kushubataan keenteen hakuarooso abgaal dadbilaxiro isjirooy dadka hoostoda kudhamanooy hubka soodurjiya jahawalbo geeyaa bilaaxisaab meshan fadhigaga mayahay intas saaidah kidhibo kaqaad geey meshi kugudhow uushegto kiikale kushaqshaq geesi turki daweyso kalabax kilida hubka diiday teeydi wadiday tudadow kudhiba dhaqan celin cunugey maqanasan kari dowlad manihin
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Jinsiyo bilaa basabor kafil iganoqota sacudiga xaq mase xeer togasho yaaidhalay wadanka jinsiyada sacudi soomali
@munamahamedabdulahi948
@munamahamedabdulahi948 Жыл бұрын
80 jir cisha dhawo waad dhimaneysaa man baqaysid waxad tahay oday khasaarey inaad leke hesha aya akhiro ku ilow sisay diin lawe yaarubo dheer
@deqah
@deqah Жыл бұрын
Aderow kaxishood Abgaal tankale Xasan Sheikh Majirto Abgaal kasohorjedo ma fahantay. Marka jooji waxyaban aad wado.
@mohamedibrahim6013
@mohamedibrahim6013 Жыл бұрын
Muqayil weynaadey cidii cagaarkii maandooriyaha u qaada ayuu amaan kala dul dhacaa.
@deqah
@deqah Жыл бұрын
@@mohamedibrahim6013 Waa runtaa haday dad waxtar ah yihiin ma aysan sii dayeen kismaanyo. Odaygan hada u hadlay afka ifuran muu ka hadlo Sacadka u balanqadayo ogadenka In ay Hobyo yimadan oo nafaqada kala dhuqan halkas. Markuu rabo in uu Abgaal dhaxdiisa ka qaraabto.
@somediscovery5988
@somediscovery5988 Жыл бұрын
@@mohamedibrahim6013 Waxaan meesha kalatag siwanaagsan uhadal ama iska aamus waxba lama socotid abwaankana kaxishoo
@kariyesoomaaliye9642
@kariyesoomaaliye9642 Жыл бұрын
Nooloow
@fawziaalisalad64
@fawziaalisalad64 4 ай бұрын
Adeer waa saxan tahay dad jaahiliin ah oo iska fataatacaaya oo beenta faafinaaya kuma gaareen ee codkarnimadaada bey ka maseersan yihiin soomaalina waa qabiil qabiil qofkastana asagoo soomaali ah bey hadana qabiil ku aftirsadaa ee anagaa kuugu jecel taariikhda aad sheegtay ee noo wad taariikhda ninkii wax galay ee ka hadal nimankii wax galka ah ee hawiye!!
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Abwaan Dhuunkaal "Suugaanta Faarax Shiiriye wax la koobi karo ma'ahan."
9:18
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 48 МЛН
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
Qisada Gabdhihii Gaaljecel abtiyaalka u ahaayeen ee ka lumay Abgaal Cismaan
4:58
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 3,3 М.
Abwaanada Beesha XAWAADLE  Macawisley Maafiyadii Madhiyay
30:47
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 29 М.
Taariikhda XAAJI AXMED FIQI iyo isbarashadii SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN - Qaybta 1-aad
11:26
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 48 МЛН