Qaybta-1aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed.

  Рет қаралды 5,807

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t 6 ай бұрын
Maxaa Baafo ma wariye ayuu noqday?
@abdifatahawil3322
@abdifatahawil3322 6 ай бұрын
Barnaamijkiisa Dhaxalreeb waan daawadey just kaliya wuxuu kaso bilowdey 2000 wixii ka horeyey maxaa dhacay boobkii iyo qaxii burburkii maxaa usabab ahaa? 1991 buu Siyaad AUN kabaxay Muqadisho ila 2000 maxaa ka jirey Konfurta mise taarikh konfurta 2000 bey ka bilaabataa?
@hugdheh
@hugdheh 6 ай бұрын
inaad Xanuunsan thy yaa laga dareemin
@GeediAbdi-ue3zi
@GeediAbdi-ue3zi 6 ай бұрын
Burburka Somaliya meeshu ka bilowday hadaa rabtid waydii cabdullahi yey oo ahaa ninki ugu horeyay oo jabhad aas aasay 1978 halkaas oo burburka dalka uu ka bilowday
@abdifatahawil3322
@abdifatahawil3322 6 ай бұрын
Dhaxalreeb ku kooban Muqadisho somalia waxba u tari mayso baafo Mahadsanid ?
@Xaruntadhaxalreeb
@Xaruntadhaxalreeb 6 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay Faaladaada Qiimaha Baddan.
@abdifatahawil3322
@abdifatahawil3322 6 ай бұрын
Baafo iyo juxa weye, sida muuqata, Baafo waa aqoonyahan Barnaamijka uu wado ee kaliya ku kooban Shirkii Carta waa mid Konfurta kaliya u gaar ah Bey ila tahay, Juxa isagana wuxuu wadaa SSDF iyo aasaaskii Dowladdii Puntland, baafo waxaan dhihi karaa waa Juxa uso baxay Konfurta?
@GeediAbdi-ue3zi
@GeediAbdi-ue3zi 6 ай бұрын
Shirki Carta ee dowladnimada jiilkan lagu dhisay ma koonfur kaliya buu ahaa ?
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 6 ай бұрын
Rag 25 sano wax hagaajin waayay Ma hada ayay wax hagaajinsyaaan ?
@shabeel7467
@shabeel7467 6 ай бұрын
Kani waa Jaahil waxaana envoy ka dhigtay Hassan Fataal wuxuu yidhi gabaygii Timacade waxa sameeyey Abdillahi Qarshe. Qadaadweyntu ma Tawana suugaan taariikh cilmi baadhis gaan keliya ayeywyaqaanaan iyagoo Zero ah.
@sahraahmed50
@sahraahmed50 6 ай бұрын
Dowlada Galmudug 😮
@aladifmohamedabdi8694
@aladifmohamedabdi8694 4 ай бұрын
Dowlad waxaa la dhahaa maamul marka dal ma ahan Hagio 😂 waxbaro lagaama karo😂
@JamaaleAli
@JamaaleAli 6 ай бұрын
Wa teamki kacanka iyo shuciyada asiga iyo Juxaba. Wuxu Raba inu dadka yar yar u qoro in dawladi kacaanka somali wixi ay u qabatay waxii ay u qaban lahaydba la burburiyay.. adeer waxa fican khaatumadoda laga arkaaa...
@ahaloow9655
@ahaloow9655 6 ай бұрын
Urur diimeed ahaayeen wuu ka reebay
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 6 ай бұрын
Been reeeb, beenti horeba meel loo waaa😏😏😏😏😏😏
@mursalwarsame1981
@mursalwarsame1981 6 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waa iga qoslisey
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Juggling in the house ☠️
0:07
Khalid Noor
Рет қаралды 2,1 М.
Qaybta-2aad | Taxanaha | Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Cabdikariin Xuseen Guuleed.
39:39
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 2,3 М.
1/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
41:53
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1,1 М.
3/3 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Maxamuud Maxamed Guuleed (Gacmadheere).
31:31
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 1,1 М.
Wareysi Siyaasi Cumar Salaad : Dhalashadii taliskii kacaanka ilaa iyo burburkiisa
44:44
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 4,8 М.
Taariikhda injiyeeriyadda iyo Tiknoolijiyada Soomaaliya(qaybta 1aad)
26:50
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 2,1 М.
2/2 Taxanaha Xogta Shirkii Carta 24 Sano ka dib | Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
31:24
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 503