Qaybtii 2 aad ee Suugaantii AHN Abwaan Cabdi Gahayr waxaana inoo marinaya Cabdi Dhuux Cabdi.

  Рет қаралды 38,456

Qalin soor

Qalin soor

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
wallaahi waan ku raaxaysanayaa taariikhda cabdi gahayr alle ha u naxariisto aamiin
@mawliidcabdi9956
@mawliidcabdi9956 2 жыл бұрын
Wewa sodo kale
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
@cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 жыл бұрын
Jaadka tixda: [Gabay]. Hal-ku-dheg: [Hubso talada]. Xaraf-raac: [H]. Curin: Cabdi War-same Baanje [Cabdi-gahayr]. Alle u naxariiseyyoow wuxu yidhi: Heellada Gahayroow raggii, heesi jirey daaye! Aduun baa hagoogane xarrago, laga hunbaaleeye! Hul-guduuden Haaruunnadii, kama hirweeyaane! Habeenkii wal-waal kama tumaan, hoobalkii bariye! Bah-xawaadle hoobaan war-dheer, ugama heesaane! Haleeladan irmaan iyo nirgahan, hogobka daaqaaya, Waay[y]adan hor-weynkii shishlaa, nooma soo hoyanne! Hal marti ah, habaas kuma dhameen, sida Huruufaane! Hillaabteyda uun baad arkiye, hiil ma goyn karo'e! Anba waxan hangoolka-w-sitaa, waan habranayaaye! Sidii hooyedaa kuu dhashaan, hawli kuu imanne! Hadhuubkii laguu buuxiyaad, haysataa weliye! Hawiyaa Af-meer kugu xukumi, haabka kuma hayne! Hindisaha Marreexaan qalbigu, way halcanayaaye! Hubso talada kayntaa yar baa, hadal ka joogaaye! W/Q: C/salaan Yuusuf Faarax [Caynsane]. Xigasho: Qalin-soor [kzbin.info/www/bejne/poPSlqJsfb1rjrs].
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
qabyaalad maaha ee waa taariikh cid calooshu bugto mooyiye cid ka xajiimooneysaana ma jirto sidaa abwaanku sheegayana iyagoo dad isugu xiga oo ilmaadeera ayay dhoola cadeyntaa ku kaftamayeen markaa billaahi calaykum suugaantaa quruxda badan ee badankeedii inaga luntay intaa yaree aynu faraha ku dhignay hasii kala baandheynina ee sideedaa ku wariya ay tahay tusaale dadyowga aynu jaarka nahay waxaynu kolkaad dhaqankeenii miyiga eegto aad iskugu dhawnahay nimankaa carabta sideenay samanu jaahiligii jilib jilib isku leyn jireen oo geela kala dhici jireen ooy isku gabyi jireen maanta markay ilbaxeen taariikhdoodii jaahiliga aheyd way qoreen xumo iyo samo waxay laheyd waxba kamay tagin gabayadodiina way diiwaan galiyeen xumo iyo samo waxay lahaayeen waxyaabaha cajiibka ah waxa ka mida inay dhacdo inaad aragto nin jilibkiisa hoose ee uu yahay buug taariikheed ka qoraya oo magac uga dhigaya (taariikhdii iyo gabayadii ree habel) cid kula yaabaysa iyo cid ku dhaleeceeynaysa arki maysid iyo cid qabyaalda baad wadaa ku odhaneysa bal iska daayoo waa lasoo dhaweeyaa waana lagu amaanaa nin baal taariikhda ka mida diiwaan galiyey ayaa loo arkaa markaa tolkay waxaan leeyahay biseylkaa ilbaxnimo muujiya oo gabaygii rageenii hore diiwaan taariikheed ayuu ahaaye wixii aynu ka gaadhno wariya oo qora marmarsiyahan qabyaalada ahna maankeenu haka bislaado bahda qalin soor ee juhdigan barakeysan bixineysa ayay tusaaleyntani si gaara ugu socotaa dhamaan soomaalina si guud mahadsanidiin
@jazzmoha6468
@jazzmoha6468 3 жыл бұрын
.
@sumahwaagullweyn196
@sumahwaagullweyn196 3 жыл бұрын
Asc Abwan cabdi gahair iyo Abwan qawdhan ducale waxay ahayeen Herroyada issaq ee wakgtiga joogay. Illahay Haw Naxariisto dhamantood
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
juhdigiinu mid barako leh idamka ilaahay gacantiino ma daasho insha'alla 👍👍👍
@fadxibarre6283
@fadxibarre6283 4 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahdsntiin Tallo- waxaad inoo samaysaan facebook page
@sali6052
@sali6052 3 жыл бұрын
Abdi allh how naxariisto
@Walaalo-mohamed
@Walaalo-mohamed 4 жыл бұрын
mr odowaa nin ku dayasho mudan ayaad tahay waxad so noolaysay fanka awoowyaashii somaliyed in la xusaana waa muhhim hore u soco bro
@mohanhamud6110
@mohanhamud6110 4 жыл бұрын
Mashllh maanso culus weeyi
@naasirhaajiciise3490
@naasirhaajiciise3490 4 жыл бұрын
Taariikh dhaxal gala Aadbad u mahdsantiin
@mukhtaribrahim4035
@mukhtaribrahim4035 4 жыл бұрын
Cabdi ciise ilaa faysal cali warabe Khadyaan ayaan idinka taaganay
@mawliidcabdi7620
@mawliidcabdi7620 Жыл бұрын
Cabdi gahayr gabayadisu ka xamasad badan gabayada kale
@axmedibraahimdaahir353
@axmedibraahimdaahir353 2 жыл бұрын
Axmedibraahirdaahir
@saidjama7840
@saidjama7840 4 жыл бұрын
Cabdi ciise iyo reer caynaashe qorta waxa u sudhan s cabdi gahayr shegay ha iska saran
@abdiilahiahmed-zl9es
@abdiilahiahmed-zl9es Жыл бұрын
Noi gabayada dhamays tira ilayn waataariikhe
@abdimalikmaxamed5979
@abdimalikmaxamed5979 4 жыл бұрын
Waar Laba jibaara Taariikhda Cabdi Gahayr
@haladayg9850
@haladayg9850 2 жыл бұрын
Nadal Fil caalamiin taariikhda siday tahay uga shekeeke ama Iska aamuus cabdi gahayr geeluu guuyoobe ka xaday waxa lahaa habaryartii OÖ Nin guuyoobe ahi qabo waanu U caano doontay cabdi gahayr geelaas wuu xaday markaas muu dhicin subixii markii geelu foofay ayuu xaday OÖ kaxaystay
@salehbasha5970
@salehbasha5970 4 жыл бұрын
Halkaa kawada baryi dhexdii ah wuu yar hakkaday baan filayaa
@mawliidcabdi9956
@mawliidcabdi9956 2 жыл бұрын
Cabdi gahayr nin baas
@caabicaabi813
@caabicaabi813 3 жыл бұрын
Roobda ay
@sali6052
@sali6052 3 жыл бұрын
Balayaa qowdhan halaka ka racday
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
Mid aan idinka codasdo qalin soor horta wad mahadsantin niyow miyaad haysaan gabayga qawdhan uu ku odhanayo gahayr isago qawdhan ugu yar fanaya gahayr xaga abaaha ama saldanada *Diintaan baan kugu dhariyay iyo dacada ilaahe* *Ducaale iyo warsame iiyamuu ciidagale doortay*
@khadarnambar3811
@khadarnambar3811 4 жыл бұрын
Isagoo dhamays tiran ha laydinka helo gabaygan bahda qalin soor
@XamseCabdi-nd1fj
@XamseCabdi-nd1fj 5 ай бұрын
G
@sali6052
@sali6052 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Tuug baa habeenkii gudee talax miyuu qaaday.
@mohamedabdirahmansahil8092
@mohamedabdirahmansahil8092 4 жыл бұрын
rag is tuur tuur ka dhaxeeyay AHUN
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 27 МЛН
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 577 М.
Kite Fiqi: Qabashadii Afxakame iyo aabbihiis Cabdalle Cumar
28:36
Kite Fiqi Yuusuf
Рет қаралды 2,8 М.
Gaariye Iyo Saddex Maanso.
18:10
Tixraac
Рет қаралды 502 М.
Gabaygii Cabdi Gahayr iyo Qawdhan
11:54
Tuurta Channel
Рет қаралды 31 М.
40 Qiso┇40 Qiso Ee Ygu Saameynta Badan 2023ᴴᴰ┇► Sheekh Musdhafa Xaji Ismaciil
3:26:03
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41