Qeybta Seddexaad ee Sheekadii Amiina Al Mufti

  Рет қаралды 189,171

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 217
@Mehras143
@Mehras143 9 ай бұрын
Hadaad sheekadan dib usoo booqatay sidaydoo kale like iisaar❤
@KaamilCarab-f9d
@KaamilCarab-f9d 5 ай бұрын
Waraa majaceshahy sirdoonka 😢
@Aljasiira4200
@Aljasiira4200 5 жыл бұрын
Xaalkii Reerkeeda iyo xidhiidhkoodii xaguu ku danbeeyay Amina
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Dad Anigaa ugu Horeeyey walahi waan sugi Kari waayay sheekada 😢😢😢😢😢😢😢😢
@hoodoqueen5073
@hoodoqueen5073 5 жыл бұрын
Waxan kugu hamblayeynay inuu dhiigaga B+ posstive yahay
@baxsanhaajijanaale5444
@baxsanhaajijanaale5444 5 жыл бұрын
me too wlhi lkn waa hbn dhaaaf😭😭😢😢😢
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
hoodo marwo Walal O+ ahay
@abdirahmanjboy7770
@abdirahmanjboy7770 5 жыл бұрын
Ka dibnah boweh
@abdisamadguuled2208
@abdisamadguuled2208 5 жыл бұрын
Aad ayaa umahad santahay wll ilahey janada hanagu kulansiyo amin iyo inta muslin ah
@aaliyahilojano1117
@aaliyahilojano1117 5 жыл бұрын
Sheekadan waxay ledahy xasasi ay a maraysaan qaybaheda kalan waan sugaynaa waxan ahy qofkii ugu horeya ee dawaday sheekadan waan kahelay runa ahantiii Ramadan Kareem
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 жыл бұрын
Cajiib. Brother sida quruxda badan ee aad sheekada noogu soo guddbisay aad baad ugu mahadsan tahay. Waxaanad Tahay Afmiishaar MaashaaAllah callayka bro.
@mulkiibrahim5719
@mulkiibrahim5719 5 жыл бұрын
MOHAMED ABDI KAADIR kkkkkkk afmiinshar iga dheh
@khadirdahir7730
@khadirdahir7730 9 ай бұрын
This best intelligence reports story. Please continue and share with us many others.
@MareegMedia
@MareegMedia 5 жыл бұрын
Mohamed sxb marka hore aad baan ku salamaya barnaamjikan aad baan uga helay waxaan ka mid ahay dadka sida aadka ah ugu xidhayn waanan kaga mahadcelinya turjumaada qurux badan sxb hore u soco
@bashkacade4432
@bashkacade4432 4 жыл бұрын
Ma daawatay 2020 👍👍
@somaliboy8819
@somaliboy8819 5 жыл бұрын
Sheekadan Aamiina Almufti, markii igu horaysay ee aan akhristay waxay ahayd 2008, jariirad la odhan jiray Geeska Afrika oo Hargaisa ka soo bixi jirtay ayaa si maalinle ah ugu soo bixi jirtay sheekadani. Waxaan xiligaa ku jiray sanadkaygi ugu danbeeyey ee dugsigga sarre. Waxaan xasuusta nusasaace waxa laysiin jiray 2000shilin, 1500 oo ka mida jariiraddan Geeska afirika, ayaan ku iibsan jiray si aan ula socdo sheekadan Aamina. Intaa wixii ka danbeeyey waxaan qabatimay sheekooyinka ama buugagta la qoray basaasiinta aduunka, waxanan sas ka qaaday shaqada basaasnimo.
@ummumawaahib70
@ummumawaahib70 5 жыл бұрын
Hada maxa ka shaqeesa wll marka
@somaliweyn4864
@somaliweyn4864 3 жыл бұрын
@@ummumawaahib70 basaas
@abdallaal_qaasimi8528
@abdallaal_qaasimi8528 5 жыл бұрын
Niyow wllahi alle haku daayo ee maskax furan aya Lee dahy ee wadanka hoyo wax u qawo kumanaan adoo kale aya ku fican Somalia oona isku day inad soo dhigto caqawad walbo oo soo wajahan dhulkaaga hoyo.
@amilaabdirahmanshekh8035
@amilaabdirahmanshekh8035 8 ай бұрын
Subxaanallah Allah damiir xumeydaa Naaakto uf nacalatulah caleyk
@foolcawo
@foolcawo 3 жыл бұрын
Markii labaad ayaan dib u bilaabay dawashada sheekada Amina
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 5 жыл бұрын
Ma shaa Allaah walaalkey habka aad wax usoo gudbiso aad baan ula dhacay cod cajiib ahna waad leedahay nasiib darrose kuwa daawanaya magaranayaan qiimaha waxa aad soo gudbisay waxay kabixi la,yihiin like io saar iyo waligey like mahelin iyo wax aan uqalmin muuqaalkan quruxda badan. Aqoonyahananadu waa laga faaideystaa dadoow. Keep it up bro.
@queenbatrish1135
@queenbatrish1135 5 жыл бұрын
Www.kzbin.info hakaa booqo walaal Sheekadoo dhan baa ka heli
@mohamedissemaracadde1685
@mohamedissemaracadde1685 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal inbadan
@ardouzumusafa3179
@ardouzumusafa3179 5 жыл бұрын
Marka hore waad mahadsantahay wall sidaa aad waqtigaag qaliga aha. Inoogu so diyarisay sheekadan dhinaaca kale hadii laga firiyo ilahay awoodo gaar aha ayu siyayay dumarka waa awooodasna waa quruxdeda lakiin Quruxda hal qof aya loogu taala galay kaasna ahato midkii ilahay u qoray maa ahaan inaaad xumaaan kuu sameeyso ee waaaa inaad ilahay oga mahad ceeelisaaa quruxda ileen isaag kuu siyay adigu madan sameeysanine
@zakidaud9843
@zakidaud9843 5 жыл бұрын
Maryacade waan ka haray taliye sheekada sida dareenka leh ayaa iga Dan Ramadan mubarek
@djalaska6253
@djalaska6253 5 жыл бұрын
Zaki Da ud 🤙🏻
@zakidaud9843
@zakidaud9843 5 жыл бұрын
Waaan kula socda dj Alaska
@abdifatah8706
@abdifatah8706 5 жыл бұрын
First ahay like ta haila dhafin 👍✔
@mohamedmakhtal7791
@mohamedmakhtal7791 4 жыл бұрын
Sheekada Amina Al mufti waxaan ku xasuustaa sxbkay mawliid cali mucalim oon ogahay inuu xiiseeyo lkn qadka itoobiya oo adag awgii aandhagaysigeda dhamaystiranin
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 5 жыл бұрын
Asc Ramadan Kariim Manshallah war bixintaan Iyo kuwa kale ee aad noosoo gudbisay mahadsanid jazakalaahu khayran.
@عبدألنافععبدألقادر
@عبدألنافععبدألقادر 5 жыл бұрын
Aamiina al-mufti qisadeeda kama daalo ilaahay amarkiis si baan u jeclahay sheekooyinka sirdoonka I.A mar uun waan noqon
@wlljiito4779
@wlljiito4779 3 жыл бұрын
Zubxanalah alle ha noo hanununiyo hambalaha waa laf dhabarka noloshe
@maryancabdi4424
@maryancabdi4424 5 жыл бұрын
zxp noo soo dadaji qaybta afraad
@husseinabdidahir8325
@husseinabdidahir8325 5 жыл бұрын
Waliga dumar ha aaminin
@samsamkhadar1820
@samsamkhadar1820 5 жыл бұрын
Soo kle raggana yaan la aaminin
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
Waligaa rag ha aamini
@yasirok500
@yasirok500 5 жыл бұрын
Maanta anigaa ugu horeeyo like iisaara "Ramadaan Kareem"
@macshuuqofficial3684
@macshuuqofficial3684 5 жыл бұрын
Masha Allah Thanks Macalin Wax badan Ayaan Kaa faaidaystay Qeybaha Kalana Noola soo dhakhso insha Allah
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 27 күн бұрын
22/ 8/ 2024 habeen jimco ayaan daawanayaa waa mahadsantahay maracade❤
@thegaming85
@thegaming85 5 жыл бұрын
Maasha Allaha ILAAHAY ha ku barakeeyo
@HagarlaaweAcademy
@HagarlaaweAcademy 2 жыл бұрын
Saddex sano kadib caawa ayaan ku ceshatay. Illaa berrina waan dhammaynayaa i. A The best.
@kemilkamal4364
@kemilkamal4364 Жыл бұрын
Kula mid baan ahay Ana cawa 3 xalqadood dhamaystey
@kemilkamal4364
@kemilkamal4364 Жыл бұрын
Kula mid baan ahay Ana cawa 3 xalqadood dhamaystey
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Thankx marka 1 aad waxan ahay sxb kuxiran chanalkaga horay usoco
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 5 жыл бұрын
this is amazing episode story
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 5 жыл бұрын
شكرا جزيلا يا اخي الكريم..
@abdisalamabdulahi4386
@abdisalamabdulahi4386 5 жыл бұрын
Wow. Really. Shekada. Waxa ee idiiday. Ina seexdo. Sida wcn. Aad u sodiyarisay. Kaga mahad celinaya. Boss,
@zalmaancade1432
@zalmaancade1432 5 жыл бұрын
Sheekadan iyado dhamaystiran wxy ku jirtaa Chanelka #DUGSIIMO
@abdikarimabdulahiali9424
@abdikarimabdulahiali9424 5 жыл бұрын
Asxaabta qaaliga ah naagtaan sawirkeeda. OK dhoor ah hadii ad heesaan isoo dira fadlan
@asmamuse6325
@asmamuse6325 5 жыл бұрын
Waxan maqlay sheekadan 2012 macalinkaygiii ilaahay khayr ha siiye somaliga
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Asma walaal waa ku slmy
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 жыл бұрын
Qabta geerid nin keeda aad bn oog jirircoody waayo waa dareemysaah qof waayay qofkiiis lkn naagt dhaqan xumadeed um bogin sheekdan inaa dhamystoh ayaan rajan insh allh
@dr.abdirahmanmoalimhassan5324
@dr.abdirahmanmoalimhassan5324 5 жыл бұрын
thanks si wangsan baan ula socdaa waqti badan oo galin lahaa buuga ayaad ii baajisay aad iyo aad ayaan kaga mahadcelinayaa wlal
@mwajeer
@mwajeer 5 жыл бұрын
Waa isla soconaa Abdirahmanow
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 5 жыл бұрын
Taasi waxay ahayd mid marba derbi ku dhacaysa oo si xun looga FAA'iidaystay belo kugu dhacday. Thnks bro.
@samsamkhadar1820
@samsamkhadar1820 5 жыл бұрын
Waxa ka daran raggan ay iyadu wx uadoogsaneyso acuudu meel lagu uray
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 5 жыл бұрын
Hhhhh Waa gabar ka badisay.
@shaaficimaxmed2519
@shaaficimaxmed2519 5 жыл бұрын
Mahadsanid Sxb wx badan baanu kaa faa'iidnay runtii
@alihusmoha9961
@alihusmoha9961 5 жыл бұрын
Thankz zxb noogusoo dhakhso insha allh alle mazkaxda hakuu barakeeyo wll waxaad tahay xubin aad u muhiim ah waxaan kaa faaiidnaa waxyaabo badan guulayso waligaa
@AbuYussuf
@AbuYussuf 5 жыл бұрын
excellent saaxib
@Shortstories59
@Shortstories59 5 жыл бұрын
Ax yaa sheeko siilkeedii iyo dhabankeedii ayay ku shaqaysanaysay Alla ragooow
@samsamkhadar1820
@samsamkhadar1820 5 жыл бұрын
Ragga wxni isticmalaya ee la dagayo ayaa kadaran wllhi In aad diintada iyo dalkaaga aad ulumiso wxyar oo wliba xaraaana ilaahow naga qabo wllhi ninwlba meeshu ujilcanyhy ayaa laga soo raggana xoolo ha ah intasey kudagman bdnkoodu
@waayoqofkaatahay7496
@waayoqofkaatahay7496 5 жыл бұрын
Mashaa Allah
@mohametgorgor8325
@mohametgorgor8325 5 жыл бұрын
Qeybta Afaraad waan kaa Sugeynaa Mudane
@user-zo5tb4hm3q
@user-zo5tb4hm3q 11 ай бұрын
Mashaalah
@مؤسسةفلاح
@مؤسسةفلاح 3 жыл бұрын
Qaybta koowaad soo daa wllo Privite
@ridwaanshiine7978
@ridwaanshiine7978 5 жыл бұрын
Dun carbeed tv kala soco qaybihii kale
@dalha252
@dalha252 5 жыл бұрын
Waxaa ka mudan in badan dugsiimo oo si cajiib ah iyo qeybo badan noosoo diyaariyay
@ahmedwarsame3798
@ahmedwarsame3798 5 жыл бұрын
Asc.carab iyo huhuud wa labo mushkilood
@damalaboodimediapro8333
@damalaboodimediapro8333 5 жыл бұрын
waa markii labaad ee aan dib u bilaabay daawashada video ga amina Almufti
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 5 жыл бұрын
Very nice story
@abdisalaad8000
@abdisalaad8000 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll qeebta xigta inoo soo diyaari
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
wcs mahadsanid sxb
@daariqmaxamedwarsame291
@daariqmaxamedwarsame291 5 жыл бұрын
Waad nagala soo raagty pro maalin walpa soo geli waa taxane macaan runtii
@walalahalayrics3724
@walalahalayrics3724 5 жыл бұрын
Ilahy nagana dhgo kuwo ka lma Dintoda io dhaqnkoda
@multitechgraphicsdept92
@multitechgraphicsdept92 5 жыл бұрын
runtii waxbadan ayaan ka faaidney shekoyinkaaga marka mahadsanid sxb wakugu dhiiragalinayaa inaad bulshadaada usoogudbiso waxyaabo anfacaaya mahadsanid markale
@mohamedissemaracadde1685
@mohamedissemaracadde1685 5 жыл бұрын
Mahadsanid Walaal
@ismakadie7155
@ismakadie7155 5 жыл бұрын
runtiii waa qiso muhiiim waxyaalo badana laga fahmikaro cilmi ahaaana aad umiiha aad ayad umhdsanthy wlalkeeen
@cabdiraxmaan1861
@cabdiraxmaan1861 5 жыл бұрын
Lkn.nuxurka ma
@hoodoqueen5073
@hoodoqueen5073 5 жыл бұрын
Walaaalo please soo dhakhso waaban sugi Kari laayey sheekadan
@dalha252
@dalha252 5 жыл бұрын
Halkan kadaawo ayadoo qeybo badan ilaa 35 qeyb walina way socotaa kzbin.info/door/Zlt6jW7V6TCt0g14TuLcDA
@naadiyonalka8858
@naadiyonalka8858 5 жыл бұрын
Wlhi si niyad ah ayan ku firsanaye wllkey horey u soco waxa bdn aya ka faidey aniga ahan 😜😜
@ismahandahirmohammed6912
@ismahandahirmohammed6912 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@imanyare5776
@imanyare5776 5 жыл бұрын
wa mahadsan tahay sxb qaybta dhiman wan ku xiranhy Insha-Allh
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 Жыл бұрын
aniga riyadayda jaamacaded waxay ahayd inan sirdoonka barto lkin meesha aan joogo tayo fiican malaha sidaas darteed waxaan bartaa political science and public administration waana ku farxaa dhageysiga basaasnimada slland waa u noqon doonaa sirdoonad daacad ah maalin uun Insha Allah
@caynaanaadam3631
@caynaanaadam3631 Жыл бұрын
Aad Ayaan kuugu amaanayaa mahigaaga sare iyo sida fiican ee aad maanka ugu hayso waajibaadka kaa saaran dalkaaga SOMALILAND hore u soco wll guul Baan kuu rajaynayaa
@bilaaldarwiish9708
@bilaaldarwiish9708 5 жыл бұрын
Pro qaybtaa kale waan kaasuganaa
@canabmuxumed2723
@canabmuxumed2723 2 жыл бұрын
Mara cadde sHow sHp qaaliYa😢🖤👋
@HargalTv
@HargalTv 5 жыл бұрын
Maracadde waad mahadsantahay marka hore sxp Qeybaha kala ee taxanaha inoo Soo boobsii si aanan iga xiisa dhicin maadaama uu channels kale uu ka socdo taxanaha
@zolaabdi5729
@zolaabdi5729 5 жыл бұрын
Cali xasan salama ayaa xashar u dhigaya aakhirka 10 ka hor ayaaa sheekada kala socon jiray wergeyka geeska
@gunduz5097
@gunduz5097 2 жыл бұрын
mahadsanid saxiib
@axmedshcusman303
@axmedshcusman303 5 жыл бұрын
Xaqiiqatan wax badan ayaan ka faa idnay oo ku saabsan sida wax loo basooso iyo la naftaadabada loo ilaaliyo
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 5 жыл бұрын
Sheeko cajiiba weeye... Yuhuud Belaayo Badanaaa
@xamseyuusuf-pb4my
@xamseyuusuf-pb4my 5 ай бұрын
tanks maracadde
@IsrahXusen
@IsrahXusen 10 ай бұрын
❤😢
@sadiiqcabaas2952
@sadiiqcabaas2952 5 жыл бұрын
Magacu waa Cali xasan salmaan
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 5 жыл бұрын
Waan ku sugayay, saxib
@mohamuudabdulahi113
@mohamuudabdulahi113 5 жыл бұрын
Thnks you bro
@barbaariyechannel2539
@barbaariyechannel2539 5 жыл бұрын
Mansha allaah walal manta ayaan ku soo biiry chaannelkaga waana kahelay waxan rajayn adna inaa isoo boqon doonto
@abdulaahikismaayo7113
@abdulaahikismaayo7113 3 жыл бұрын
Buuga waxaa akhriyay 2018 ee hal hbeen Ku dhameeyay xasuus bay thy
@xafso3612
@xafso3612 3 жыл бұрын
Luqadee Ku qoranyhy
@abdulaahikismaayo7113
@abdulaahikismaayo7113 3 жыл бұрын
Luqad walba waa lagu turjumy wlo somaali waa Heli kartaa
@xafso3612
@xafso3612 3 жыл бұрын
@@abdulaahikismaayo7113 hye thanks abwe
@xafso3612
@xafso3612 3 жыл бұрын
@@abdulaahikismaayo7113 hye thanks abwe
@ahmedkhayr1902
@ahmedkhayr1902 5 жыл бұрын
Amiina ma nooshahau hdda
@bahjaismail8936
@bahjaismail8936 5 жыл бұрын
Sxp thnks wna lasocda shekda plz ino dhameye shekeda
@omaryusuf1821
@omaryusuf1821 5 жыл бұрын
Waxad ka dawan karta Amiina almufti
@laabqaboojiye143
@laabqaboojiye143 Жыл бұрын
0:58
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 3 жыл бұрын
Waa ii xiligii labaad ee aan daawado sanadkii hore Bologna Italy yaa Ku daawaday sanadkan France weeye 5 November 2020
@asmaahmed5709
@asmaahmed5709 5 жыл бұрын
Amiina argosiga meel xun buu mariyay
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 5 жыл бұрын
Qaybta afaraad nala soogaar bishaaan barakaysan dartees waa sheeko ixiiso galisay
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 5 жыл бұрын
ISAR SUBSCRABTA
@istarhassan4586
@istarhassan4586 5 жыл бұрын
Mahadasanid huuno
@ahmetraash2181
@ahmetraash2181 5 жыл бұрын
Sheeko xiiso leh
@marcusnasri2618
@marcusnasri2618 3 жыл бұрын
Wll sheekda soo padi ee sirdoinka calamka
@hunaynali7733
@hunaynali7733 5 жыл бұрын
Masha Allah si weyn ayaa usugayey qaybtan mhdsnid wllo
@siromaardhawal2889
@siromaardhawal2889 5 жыл бұрын
Allah maxkaxda hakuu siyaadiyo
@ayanabdirashid9679
@ayanabdirashid9679 2 жыл бұрын
Si aad iyo aad u fiican bad qisada usojedisay
@mmbbulle2823
@mmbbulle2823 5 жыл бұрын
Shekadan waa ku heystaa part 4
@sulekholove1646
@sulekholove1646 4 жыл бұрын
Sheekdan iyo mid kle oo socotab hda waxa ii sheegay wiil dhagystah soo dhagyso ayuu igu dhahy qiyaanda dumrk qaar ay ku dhaqamaan
@SomaliNiikoMedia
@SomaliNiikoMedia 4 жыл бұрын
Maracadde Show wlhi Taageran Kuu hayaa wll
@abdirahmanshawkaani9103
@abdirahmanshawkaani9103 5 жыл бұрын
Asc wuu mahadsanyahy walaalka no so gudbiyy xogtaan Suaal ; sidee ayaa lagu helay xogtan dhameyska tiran ee aamina al mufti ?
@zaphamukhtar2473
@zaphamukhtar2473 5 жыл бұрын
Buuga amiina al mufti ka helysaa
@urur1445
@urur1445 5 жыл бұрын
gabdhaha ya la niyajabinin ragow gabadhan in ay halagan ay gasho waxa o sabab ah ilahay kaso kow wilki jacaylka uga baxay uguna daray caydi iyo ka tagi oo ka tagay
@madiinamuusa8747
@madiinamuusa8747 5 жыл бұрын
Asc walal Amiga sheekadan and ayn u xiiseya
@ahmedsomali2502
@ahmedsomali2502 5 жыл бұрын
cajiib weeye sheekadan
@omarabdullahi409
@omarabdullahi409 5 жыл бұрын
Walaalow qeebta 4 nooso boobsii please
@dalha252
@dalha252 5 жыл бұрын
Ayadoo qeybo badan ilaa 35 qeyb ah ayaan kuu hayaa meel aad kadaawan karto booqo halkan kzbin.info/door/Zlt6jW7V6TCt0g14TuLcDA
@omarabdullahi409
@omarabdullahi409 5 жыл бұрын
Brother aad ayaad umahad San tahay sidaad ii caawisay
@kaamilcabdi3061
@kaamilcabdi3061 5 жыл бұрын
DUGSIIMO CHANNEL ayaa tabiya iyadoo 35 xalqo maraysa isla qaabka aad usoo tabinayso
@quruxdafamilkaofficial3778
@quruxdafamilkaofficial3778 5 жыл бұрын
M.a
@quruxdafamilkaofficial3778
@quruxdafamilkaofficial3778 5 жыл бұрын
Sxb waan ku taageera wlh ee dadaalkg halkgi kasii wad sxb
Qeybta Afaraad Sheekadii Amina Al Mufti
25:34
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 181 М.
Qeybta Shanaad ee Sheekada Amiina Al-Mufti
24:09
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 154 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 85 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
Jaasuusadii ugu halista badnayd Sirdoonka Mossad | Qaybtii 2aad
12:56
Waaberi Media
Рет қаралды 168 М.
Jamal Osman - Waxay isku diyaarinayaan dowladdnimo!
1:26:19
HANOOLAATO
Рет қаралды 634 М.
Qeybta Toddobaad ee Sheekada Amina Al-Mufti
23:15
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 159 М.
Qeybta Sagaalaad ee Sheekada Amina Al Mufti
33:54
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 173 М.
Qeybta 17 Sheekada Amina Al-Mufti
32:45
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 196 М.
Qeybta Siddeedaad ee Sheekadii Amina Al-Mufti
17:23
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 133 М.
Qeybta Lixaad Sheekadii Amiina Al-Mufti (Q-6)
13:39
MARACADDE SHOW
Рет қаралды 127 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН